Difaaca Somalia Naftan u Hurayna Taliyaha ciidanka Jabuuti oo codeyay

  Рет қаралды 180,733

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

6 ай бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 389
@nimcoyussuf2948
@nimcoyussuf2948 6 ай бұрын
Salatul layl walba Somalia 🇸🇴 iyo Jabuuti walahi sujudan ugu duceya alhamdulilah waxad moda inu ilahay aqbalay ducadi 🤲 mana jojinayo ducada inshallah.
@zalwadjama3037
@zalwadjama3037 6 ай бұрын
Mash'Allah, Allaha ka aqbalo wll. Ku dayasho mudan. ❤❤❤
@yonisxidiga
@yonisxidiga 6 ай бұрын
Msha alah wll qiimo badan ayaad tahay inoo duceeya anaguna dagaal baad nagu ogtihin gabdhaheenii
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 10 күн бұрын
@@nimcoyussuf2948 mncha Allah. Fariid. Qof caqlibadan
@user-em2cw9pk3q
@user-em2cw9pk3q 6 ай бұрын
I am from Djibouti 🇩🇯 guul somalia
@MimilakiHussain-th2km
@MimilakiHussain-th2km Ай бұрын
Anigaa ku jecel Xamarey 😢huno from Djibouti 🇩🇯 jano❤
@user-rj1md7vz4e
@user-rj1md7vz4e 6 ай бұрын
Insha allaah waa markii soomaali galbeed iyo nfd lasoo celin lahaa insha allaah
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
InShaaAllaah. NFD ❎ Soomaali Koonfur Galbeed.
@kingyussuf
@kingyussuf 6 ай бұрын
​@@m.k.7788NFD x mxa kwda dilo
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 6 ай бұрын
تحيا جمهورية جيبوتي 🇩🇯 وجمهورية الصومال
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 6 ай бұрын
❤❤❤hanolato somali
@user-kg7rv8nl7r
@user-kg7rv8nl7r 6 ай бұрын
Hanoolaato soomaaliya guul💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴​@@hasnanoordeman5828
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 6 ай бұрын
Asc
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 6 ай бұрын
@@AbdiFaatax-ph8ly wcs
@elmimaidal3999
@elmimaidal3999 6 ай бұрын
Waa ruun difaca dalka Somalia 💪😘🥰🥰 waa wada jiiir Djibouti iyo Somalia baa🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇸🇴😡💪💪
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
Waa Sidaas Walaalaha Soomaaliyeed Waa in Eey Garbaha isisaartaan. Soomaaliya, Jabuuti (Afsoomaali, AfSoomaaliga)
@user-qn8vb4ik8k
@user-qn8vb4ik8k 6 ай бұрын
Maansha alaah jabuuti walaalahayo noolaada hodon sanaag
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
Shalayna waad caaysy seen jabuuti
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 6 ай бұрын
Oo so kuwii muue lajiray maxaa dhacay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
@@CarfiAbdi Awelba lamuu jirine badiisaa ka xidhmaysa jabuuti
@user-bb1df3tr1v
@user-bb1df3tr1v 6 ай бұрын
❤❤❤Djibouti 🇩🇯 wa Somalie 🇸🇴 manihin 🇪🇹 Ethiopiya cadawgu wu Jabi dona iyaga go'don ku jira waxayna donayan iney xaqayaga qataan ooyna gumeystan Yeli meyno Waxan ku bireyna somalia sii fa sharciya wan ugamiid nahay Guuuuuul dawlada somalia insha'allah Munafiqinta musé bixi sii xunbu udhiman wana la arki
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
Waa Sidaas Jabuuti, Soomaaliya, ithiyoobiyaanka, ithiyoobiya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 13 күн бұрын
OGAADEEN WAA LAGU OGAA DOQONIIMO HAYEESHE JAMAC WAXAA U SII DHEER JAAHILNIMO!!!!!
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 5 ай бұрын
from djibouti xabashi wa tirtirna lafti naga sadaqada siina anaka afka no dhigan mayan soomalinimo wa sinjigayga
@cigalcali8546
@cigalcali8546 6 ай бұрын
Guul somaliyeed ❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jamesblack2577
@jamesblack2577 6 ай бұрын
One nation SOOMAALEEY
@mohamednurhussein5696
@mohamednurhussein5696 6 ай бұрын
Hambalyo jabùti umadda somaliya waa soomaali guul
@adanbile4237
@adanbile4237 6 ай бұрын
IMAARAAD waddanka ha laga saaro, Imaaraadku isagaa dabada ka wada sitoobiya
@halish751
@halish751 6 ай бұрын
Xaqiiq😢wlhi
@raqiasaid2031
@raqiasaid2031 6 ай бұрын
Maasha allah ilaahay ha xafido Somalië meel walba ay joogto
@sahroali1196
@sahroali1196 6 ай бұрын
Kumnaaaaaan ayaa kudhimatay difaaca Reer djabuuti somalia
@AbdirahmanMohamed264
@AbdirahmanMohamed264 6 ай бұрын
Viva somalia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
Soomaaliya Hanoolaato. Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga) Viva (Hanoolaato)
@user-gx6oo5lb7w
@user-gx6oo5lb7w 6 ай бұрын
Waa guul somali uhoyatay
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 6 ай бұрын
Gardara ma yeelaan Gefka uma dulqaataan Geeridu ma diidaan Guusha Guusha Guusha inagaa leh 👑👑👑🇸🇴👏👏👏👏👏👍👍👍👍 walaal nimo, Muslinimo iyo Soomaalinimo viva Jabuuti 🌹🌹❤️❤️❤️🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸dhiigu biyo ma aha
@africaeye3725
@africaeye3725 6 ай бұрын
Duhur wanaagsan maxadweynaha mustaqbalka soomaaliyeed jaamac galad
@hibo7569
@hibo7569 6 ай бұрын
Vive le Somalie Vive le Somalie 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️✊️✊️✊️✊️🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada
@kingyussuf
@kingyussuf 6 ай бұрын
Vise smskilie. Djobtijgf fsscrtt gobklak kindlirz
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 6 ай бұрын
Waa Soo Dhaweyneynaa 🇩🇯 Waa Udan Inay Umada Somaliyed Ay Mid Tahay ❤
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 6 ай бұрын
Jaamacaw fadlan gaadhsii fariintan waa in somali u midawdo waa in aan gurmad ka helo turkey eritrea masar qadar iyo algeria waan in u diro qaylo dhaan iyo weliba iran china xuutiyiinta iyo ruushka iyo cid kasta oo inoo gurman karta
@AhmedSadiiq-ue4om
@AhmedSadiiq-ue4om 6 ай бұрын
Masha allah caamac galad wan idinsalaamaya, wa war qiiro iyo farxadleh
@SadikAboubakersadik-jg5gg
@SadikAboubakersadik-jg5gg 6 ай бұрын
Vive Djibouti 🇩🇯 somali
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
Hanoolaado Dalka Jabuuti. Hanoolaato , Jabuuti (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
@user-hz9mu6ee2w
@user-hz9mu6ee2w 6 ай бұрын
محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 6 ай бұрын
Waa runtiis soomaaliya cod ayay ku difaacday ciidankii baylot yada soomaali ayaa cirka mugdi ayay ka dhigeen markaas ayay yaabeen faransiiska edaacadaha waa looga booteeyay arday faransiis ah ayaa la af duubtay sidaas ayaay ku xoroowday abtigey ayaa ku jiray baylootyada guuuuuuuuuuuul jabuuti waa hiil walaal ❤❤❤❤❤
@MouktarHassan-sh2gh
@MouktarHassan-sh2gh 6 ай бұрын
Wa sida djama midinimo Djibouti 🇩🇯♥️🇸🇴
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
Jabuuti badeeda ayaa ka xidhmaysa Soomaliya iyo midnimo dan kama lahee
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t 6 ай бұрын
Allaah hanoo hiiliyo hadan nahay soomali😢😢😢
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 6 ай бұрын
❤❤❤mashallah somali wa somali somaliya somali baleh jabuti wa somali umada somaliyeed e gumesiga kala qebiyay moyane dadk wa walalo daman umada somaliyeed difaca dalka Djibouti 🇩🇯 🇸🇴 somaliya wa dalkedi kobad xaq ayey uledhay iney difacato midnimada markan okale aya lobahanyahay ❤❤❤Love umada somaliyeed wa idin jeclahay
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 6 ай бұрын
Somalinimo 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴💉
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
Waa Sidaas
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 6 ай бұрын
Awdal State hala dhiso sida ugu dhakhsaha badan jaamacoow
@abdifatahyussuf5092
@abdifatahyussuf5092 6 ай бұрын
Kkkk awdal state ku dhakhsada
@Saajac2024
@Saajac2024 6 ай бұрын
AWDAL CIYAAR CIYAAR MAHAA SARAKII SHAA HAALKAA JOOGA WAA AWDAL IYOO KUWAA AAY DHAALEEN
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 6 ай бұрын
Somaali waa mid waana runta
@MiyirCabdi-lt1em
@MiyirCabdi-lt1em 23 күн бұрын
Waa run waa muqadas jiritaanka umada soomaaliyeed xabashina waytaqaanaa soomaali hableheena ayaa kufilan itoobiya
@yusufahmed6493
@yusufahmed6493 6 ай бұрын
Abudubai jabuti bay rabtaa in ay kaga aargoosato itoobiya.waza jiray khilaaf xagga dekadda jabuti ah oo maxkamad gaadhey taas oo abudubai rabto in ay qalalaase kaga riddo geeska africa
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 6 ай бұрын
HADII JABUUTI CIRKA KALIYA NAGA DIFAACDO WLHI OROMO IYO WIXII SOO RAACA WAA KA ADAGNAHAH IYAGOO BOQOLAAL TAANGIYO AH WATA BAAN JIDKA WARSHADAHA ILAA SUUQA XOOLAHA BAKHTIGOODA JIIDAYAY
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 6 ай бұрын
Waa ariin fican walalalaheena reer jabuuti guul iyo midnimo
@Rahma-pu3of
@Rahma-pu3of 6 ай бұрын
Masha Allaah tabarakallaah longue life too my country Somalia ❤❤❤❤❤❤
@user-zz9go7re6r
@user-zz9go7re6r 6 ай бұрын
Great chief of general staff of Djibouti for standing up for the defense of their brothers and sisters from Somalia
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
Faalladaada Waa Faallo Tayeeysan Laakiin Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada
@user-zz9go7re6r
@user-zz9go7re6r 6 ай бұрын
I'm a Somali Kenyan I don't no our mother tongue
@yahyaelmi8435
@yahyaelmi8435 6 ай бұрын
The little brother is awake while the big one is sleeping
@user-bw7dx3kl7r
@user-bw7dx3kl7r 7 күн бұрын
Salatul layl walba Somalia iyo jabuuti walahi sujudan ugu duceya Alhamdoulilah waxad moda inu ilahay aqbalaya Amin mana jojinayo ducada inshallah inshkha 😢😅
@MiyirCabdi-lt1em
@MiyirCabdi-lt1em 23 күн бұрын
Jaranaal mudane sakariye sheikh Ibrahim alahaku xifdiyo waxaad kamidtahay ilaahay kasakow awooda aan kufaano hadaanahay soomaali
@user-es6bw6gd8b
@user-es6bw6gd8b Ай бұрын
Jaduuti.guul..somaliy.guul
@bintusalah5449
@bintusalah5449 6 ай бұрын
Geesii. Somaliyeed
@wavyali5768
@wavyali5768 6 ай бұрын
Mahadsanid mamo❤
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf 6 ай бұрын
❤guul JAAMAC GALAD
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc Күн бұрын
DJIBOUTI 🇩🇯 WAA IN TAGERTO REER AWDAL UNA HUB KU TAGEERTO DJIBOUTI IYO AWDAL STATE GUUUUUL SOMALIA JAMHURIYADA DJIBOUTI HANWALATAN🇩🇯🇸🇴
@user-hx4mw4wm8x
@user-hx4mw4wm8x 6 ай бұрын
Viva Somalia
@user-hs4sg3ky4f
@user-hs4sg3ky4f 6 ай бұрын
Mash Allah wllaha jabuuti waan guulayisanayaan anga oo ah dhamaan soomali oo dhan
@nimcoyussuf2948
@nimcoyussuf2948 6 ай бұрын
Alahu Akbar Mashalah walaahen Jabuuti ❤❤❤❤
@user-tz4hy6tw8f
@user-tz4hy6tw8f 24 күн бұрын
Somali kale ha ku soo gaadhee ciisaha lagu xasuuqay garba ciise. Iyo leyuubooliskan i.soo gurmafay ee la igu wafa tegay mad u gurmatid ama kala hadadhsn iska hadlow ina igate
@HalimaMohamed-th2yv
@HalimaMohamed-th2yv 6 ай бұрын
Somali ha is raado
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 6 ай бұрын
JAMACOOW MADAMA CODKAAGA MEEL DHEER GAARAYO ISKU SOO CEL CELI SOMALI MEEL WALBOOY JOOGTO QEER AAN DHAMAAN ALLA HAKU SIIYEE
@nrcabdi
@nrcabdi 6 ай бұрын
🥺🥺🥺 @ ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* . Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay
@sahraismail2230
@sahraismail2230 6 ай бұрын
Wll maaxa kugu dhaacay maalin kaasta waaxad soo qoorta muuruugo ayaa I haaysa maaxa jiira dee🤔🤔
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo 6 ай бұрын
Lacagta khadka ku isticmashho wax ku gado ❤❤
@user-cw7nz7us4s
@user-cw7nz7us4s 6 ай бұрын
Maashaa Allaah sidaa weeye jaamacow somali waa mid ama jabuuti ha joogo ama somalia ha joogo ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🛳️🛳️🐬⚓⚓👮👮🧑‍✈️🧑‍✈️🧑‍✈️🇸🇴🇸🇴💪💪💪⚓⚓🐬🐋🐬🐋🌊🇸🇴🇸🇴💪💪🇸🇴💪💪🐬🐋🌊💪💪♨️♨️♨️💪💪💪🧑‍✈️🧑‍✈️🧑‍✈️⚓⚓🐬🐋💪💪♨️♨️
@khadraessa1265
@khadraessa1265 6 ай бұрын
Waa loo hiiliyey dhqaale,dhiig iyo sigaasadba 5000rag iyo Cumar ciidankii Soomaaliyeed baa ku dhamaaday.
@user-pn3jy1bb3m
@user-pn3jy1bb3m 26 күн бұрын
Jabuuti waa Somali dhab dhiig iyo dhuuxba u shubi doonta umada Somalia .
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 6 ай бұрын
Anigoo yar mudaharaatki xurnimada jabuuti aan udhaawacmeey cali caarif hadhaco 7jir ban aha markii dadkii soconayeey ee ordayey ijiiteen walee glkacyan kunoolaa waxna ahy qofka somali ee dhibka uyar gaarey baan ahaa dadaalkii loo galey
@rahmoismail8144
@rahmoismail8144 6 ай бұрын
Maasha Allah 🇸🇴 Djibouti ha Noolaato
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
Aammiin Jabuuti (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
@Fardowsa-ql3mr
@Fardowsa-ql3mr 6 ай бұрын
Masha Allah Somalia hamidowdo 😍👍
@user-pd4hf8xb2q
@user-pd4hf8xb2q 6 ай бұрын
Asc guulleysa geesiiyad libaxyad jabutii
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 6 ай бұрын
Eratareeya 2006 ilaa iyo hada waa dawlada kaliya oo jiritaankeeda kuxirtay jiritaanka soomaaliya orodoo bal soo waydiiya Eratareeya gumaysiga itoobiya qadhaadhkiisa
@adanbile4237
@adanbile4237 6 ай бұрын
Amniga waddanka waa in Turkiga lagu wareejiyo, Bad, berri iyo hawadaba. Ciidankana si dhaqsa ah Turkiga iyo ereteriya U dhisaan. Darwiish
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc Күн бұрын
MUUSOW TAKO MA SIIN KARTID DULKA SOMALIA 🇸🇴 AWDAL STATE WAA KAMID WEEYI SOMALIA 🇸🇴
@dodorara9532
@dodorara9532 6 ай бұрын
Allaah soomaaliya ha xifdiyo Soomaalaay yaan laydinku dirin dalalka dariska ah oo dagaal laydin ka galin fudaydka ha la joojiyo allaah baa og soomaali waa dawlad soomaaliyeed dad dal mustqabal u ah iyo dhalinyaro wax kasta halaga fiirsado
@mouktarospro91
@mouktarospro91 6 ай бұрын
Walahi hadan u dhimo wayo ceeb somalinimada ika been ah jiritanka jabuuti waxa ku dadaale somali weyn 1977 manta waa malinkeyqa wlhi
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
Jabuuti iyo geele shaluun baad caayay say
@muheodinismsilmose5514
@muheodinismsilmose5514 6 ай бұрын
Jabuuti iyadaa Somali Kala qaybisay, 4.5 ayaana laga dglhigay, oo jabuuti ukala qaybisay.Guuleed hada haka xaaxaabiyo.
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 6 ай бұрын
Somaali waa somaali dad walaala ah Muqdisho iyo Jabuuti Hargeysa waa mid kaliyah
@mahadabdi8938
@mahadabdi8938 6 ай бұрын
Bravo djama tu es un vrai frère somali bonne courage frère
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
Afsoomaaliga ku Qor Faaladaada
@user-hu7wm1sv5m
@user-hu7wm1sv5m 6 ай бұрын
Reer galbeeda Etopia futada ka riixayo balse injireey iney joogta u roon walhi Soomaalia🇸🇴❤️Soomaali baa leh Kenya iyo etopia dhulkii gumeeystaha siiyay yaan rabna waqti xaadirkan guul Soomaalia guul dunida Islamka oo dhan guul Amiin
@hasanhasandahir9836
@hasanhasandahir9836 6 ай бұрын
Wacanaan lahaayda inaay maalin somaalido dhameeystirani laga,bilaabo gosha Wajeer ilaa Jabuuti iyo Jigjiga aay xabada kuwada ridaan Xabashida ureeysa.
@ab.d2536
@ab.d2536 6 ай бұрын
بارك لله جبوتي ماشالله حفط لله جنرال زكريا❤❤❤❤❤❤❤❤❤ نصرن من لله وفتح قريب🎉
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 6 ай бұрын
Dowlada 🇸🇴 hayesho sissy Qadada iyo Libiya yelen kafana badbaden cadiwgi, Abniga dalka haku warejiso Turkiga haday rabto inay badbadiso dalka hadal yar iyo howl badan 🇸🇴
@khadija938
@khadija938 6 ай бұрын
Waa sax inay jabuti difaacdo somalia saa waa dad somali hilib baa igu yaal jabuti
@user-sv8ut3cb4i
@user-sv8ut3cb4i 6 ай бұрын
Saaxiib jabuuti inan Ereteriyada ayaa ilaa gadda dumeera ka haysata Jaamac Adigu xagaad joogtaa sawtii af weyne u saxeexay itoobiya , kala hadhimaynee bal qabso Af kanooloow, Somali goormaan, laga tegay warkaas,❤
@HalimaMohamed-th2yv
@HalimaMohamed-th2yv 6 ай бұрын
Adiga wariya ah waxaan kuu sheekayaa somalidu waa dad qabiilesta ah walaalow qabiilka mideyaha ka. Joojiya Walal Somali ha is raacdo mahadsanid
@nasraismail6061
@nasraismail6061 6 ай бұрын
Guul Guul Jabuuti hadaay ogaday siyada Maxaarada,
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 6 ай бұрын
Jeneraaku haddow Nafta agdhigasyo Difasca Somaaliyeed habillaabo ina geele inleyska hadlo waalahadlaaye Somasli weybaratay
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 6 ай бұрын
Xabad dhiigaaga ha noo hurinee gurigaaga ha ku deeqo adaa nakala dhantaaley. Maanta Nalama soo haweysteen
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 6 ай бұрын
من هاجم على الصومال كمن هاجم على جيبوتي 🇩🇯
@user-ib1cj7ms3t
@user-ib1cj7ms3t 6 ай бұрын
Allh ku sharfo allh idin xifdiyo reer jabuuti
@ashirabdi8135
@ashirabdi8135 6 ай бұрын
Jabuuti wey mahadsan yihiin waana ka fileyney laakiin hadda waxaan sugeynaa somali degaanka naga maqan iyo NFD…guul somaliweyn
@LJama6119
@LJama6119 6 ай бұрын
jabuuti iyadaa soomaaliya meesha ay taalo dhigtay. waxna iskama celin karto.
@Saajac2024
@Saajac2024 6 ай бұрын
Somalia maalinti aay burburtaay ayaan gaarab weenay .
@CabdikaafiCabdikaafichanell
@CabdikaafiCabdikaafichanell 6 ай бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴 garabkeena waaye jabuuti
@alinoorali4662
@alinoorali4662 6 ай бұрын
Asc jabuuti danteeda ayeey ka argtay arimahee ayeey ka dhex aragtay sodankee sano oo la soo dhaafay jabuuti dulaal beet ka aheeyd arimaha soomaaliya Kama aysan shaqeeyneeyn arimaha soomaaliya
@Waris668
@Waris668 6 ай бұрын
Ficil majiro hadal uunbay Kaga soohadhee Allaah ayaan leenhy
@hassan-zn7zz
@hassan-zn7zz 6 ай бұрын
Ethiopia ayadaba waa hadlaysa waxay sheegatey ha samaayso bal Ethiopia hadii laga yeelayo
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 6 ай бұрын
Masha allah ilahow umadda somaliyeed uhiili yaarabi
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 6 ай бұрын
Walaal jacel channel
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
Jaamac Neefo Jabuuti Shaluun baad caayeysee bal go aan lahaada,Jabuuti soomaaliya dan kama lahee badedaa xidhmaysa
@halimojama8925
@halimojama8925 6 ай бұрын
Jabuuti maanta iyadaa ciidan dhisan leh markaa waa wajib in ay difaacaan soomaaliya
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 6 ай бұрын
CADAWGA SOMALIYA gobolka SOL waxaykagaysatay manna ilaawin
@user-zk4gy2cx2w
@user-zk4gy2cx2w 6 ай бұрын
Guuuuuuuul 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 ❤ somali guuul
@warsamaabdi4295
@warsamaabdi4295 6 ай бұрын
Djama il travaille avec al shabab vraiment ..wa nin al shabab aah
@yaasiinjimcaanjemis7340
@yaasiinjimcaanjemis7340 6 ай бұрын
Jabuuti badaas I din kaqaata Allahu akbar guul iyo gowanimo
@suadabdi5
@suadabdi5 6 ай бұрын
Emaaraat aya waxa wada
@mohamedhussein7873
@mohamedhussein7873 10 күн бұрын
Somalinimo waa muuqadis
@olkoomarabdi6765
@olkoomarabdi6765 6 ай бұрын
Guul somaaliya somaalia baaleh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤
@guellehomari6555
@guellehomari6555 6 ай бұрын
WAa ruundta djama galaad
@ConfusedDominoes-ub9nw
@ConfusedDominoes-ub9nw 6 ай бұрын
Madaxwayne ismaaciil cumar geele mudane guulàyso Wana ognahay Ina nagarab taaganahay😊
@mohamoudkoshin3562
@mohamoudkoshin3562 6 ай бұрын
Jaamacow reerkiinu wuu taageeray heshiiska Adigu tareenka haka hadhin
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l 6 ай бұрын
You as representer YOU ARE MUQDISHATED macnaha waa lagu qaawiyey oo lagaa duubtay. Markaa iska hadal waa lagu khasbayaaye waayo social media ayaa lagu soo dhigayaa
@nimcanabdi9437
@nimcanabdi9437 6 ай бұрын
Jamac benale walagubartay dab munafiq shiday mumin bakugubta jamac dhulgub
@ahmedabdi8843
@ahmedabdi8843 4 сағат бұрын
Nothing all against Somaliland teritory...GuuL Somailand
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН
Sh Abdirahman Bashir''Soomaalidu Dawladnimo Waxba Kama Taqaanno''
31:51
Xasan Sheekh oo Xalay kacararay Villa Soomaaliya kuna hoyday meel kale.
10:19
Dood adag Isaaq daarood iyo samaroon
7:27
Baaz Tv
Рет қаралды 29 М.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН