No video

10 Qodob Qalbiga Ninkaada Ku Kasbo sidan ku soojiido Xaajigaada

  Рет қаралды 174,310

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

10 Qodob Qalbiga Ninkaada Ku Kasbo sidan ku soojiido Xaajigaada waa Lahubaa inaad Hantiyeyside

Пікірлер: 158
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 5 жыл бұрын
Maansha allah jasakum allah waa khayr sh astaad waan iska jacel ina dhegaysto eraydad iyo xaadista soo galiso waalo aan dhigto diinta ilahay haygaadhsiyo himildan rabbo ina ka gaadho insha allah
@hanaquen3842
@hanaquen3842 6 жыл бұрын
aniga wali ma guursan lkn hada insha allah waan rajaynaya alle ha inoo sahlo qoysas wanaagsan
@faisomahamad437
@faisomahamad437 6 жыл бұрын
Amiiin
@sahrohuseyn8402
@sahrohuseyn8402 2 жыл бұрын
Mashallah sheikh
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 6 жыл бұрын
Sheekh Abdulahi fadlan waanada kubadi Raga iyagaa Diintii,wadankii iyo Reerihiiba dayacayee qadyaan bilaahi baan kataaganahay qaasatan Qurbajoogta maxaa yeelay waxeey moodayaan ineey joogaan wadankii isaga lagu sootalaalay SubxaanaAlaah.
@zahrasheikh46
@zahrasheikh46 5 жыл бұрын
Mash alh wad noo aqliyey say wal kazaka alhu khar sheikh
@raaxaruun9032
@raaxaruun9032 6 жыл бұрын
inkastoo waajib isaaran ey tahay inaan raali galiyo lkn hadane niyada kuma siineyso maadaama uu qalbigaada dhaawacay balse kama quusaneyno naxariista Allah laataqnadhuu minraxmatillaah
@fartuunhussein3159
@fartuunhussein3159 6 жыл бұрын
Manshallah sheikh faaruq taaladan laagama sheeken kaaro ilahya haka abal mariiyo
@istarahmed9326
@istarahmed9326 6 жыл бұрын
wlh ani ninkeyga madhagesn jirin hda mr ka xanaqo wlh sheekh waad ii aqliyeesy allaha ku ilaaliyo
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 6 жыл бұрын
maashaa allaah wall howlahaan waxa looqabanayo waa in laga faaiido shukran
@asiyamohamed2324
@asiyamohamed2324 6 жыл бұрын
Istar Ahmed eyakalaqatae
@haboonadan
@haboonadan 6 жыл бұрын
Masha Allaah tabarakallaah sheekhan Allaah dartii ayaan uu jecelahay. Sifican ayuu ula dardaarmay haweenka oo uu ula hadlay. Allaahu Akbar. Allow janno firdawsa ugu busharee sidu noogu qudhay in uu nala dardaarmayo.
@rahmaandrtgismail2847
@rahmaandrtgismail2847 6 жыл бұрын
Sheikh waxaa ka wanaagsan inay Wada sameeyaan cuntada taasaa ka romanticsan oo huuno ku dareensiinayaa jacayl iyo kalgacal aad u qoto dheer. Diinteenana was iskaashi iyo wax Wada qabsi iyo istaakuleyn maaha inuu qofna dhinac ka rarnaado taasaa xidhiidh qoyska jiritaankiisa when ka ah lakiin soomaalideena qofna humans dhinac kararan weligeed haweenayda, haduu sad weydiiso dumarkeena soomalida inay guurkooda ku faraxsan yihiin walahi 100/98 waxay kuu sheegayaan inaanay wax farxad ku haysan ninkeeda we waxay u samreysaa wet meesha u joogtaa ay tahay kaliya ubadkaa Allah siiyey
@naftahaji4156
@naftahaji4156 6 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr sheikh
@ifrahhassan2916
@ifrahhassan2916 6 жыл бұрын
Allah ajir iyo xasanad ah ka siyo shaqow
@shamsaguhaad5176
@shamsaguhaad5176 6 жыл бұрын
jazakallaahu khaira Waa wano dhaxalgal ah meelabadan ayad tabatay oo fican in la is fahan siyo masha Allaah.
@sahrabile42
@sahrabile42 6 жыл бұрын
Masha allah allaha nagu sugo sifooyinkan
@abdulkadiribrahim2913
@abdulkadiribrahim2913 6 жыл бұрын
Sax maa sha allah
@ismailabdi4982
@ismailabdi4982 5 жыл бұрын
saax
@qadarlamaanewiilpoqortoyo8883
@qadarlamaanewiilpoqortoyo8883 6 жыл бұрын
masha Allah sh wllh wan wa naajiyaa nikeeyga lkn naak kale ayuuw ila qawaa oo xaqeygu ma i siiyo bes insha Allah qeer baan iska rajeeynaa
@bellalahmed3507
@bellalahmed3507 6 жыл бұрын
Masha allah sheeq jazaakalahu qeyra insha allah illahey haqa hainawada tuso
@adnamohamud1201
@adnamohamud1201 4 жыл бұрын
manshAllaah waa run jasakalaahu khayr👍🏼🙏🏻🙏🏻
@hassanamira5085
@hassanamira5085 6 жыл бұрын
Naagina ninkeeda ma hesho nin na naagtiisa ma helo...waa cajiib
@salwamohamed7888
@salwamohamed7888 6 жыл бұрын
Jazakallah qeyr sheq
@sabariinqalajo7657
@sabariinqalajo7657 6 жыл бұрын
aamiin walahi aniga ma gursan lakin shekan wax badan ayaa ka faiday waxan jecelahy in aan noqodo haweenka tan Ku raliyeysan wan sameyndonaa isha allh hadii ilaah idmo
@xasanbille
@xasanbille 6 жыл бұрын
sabariin qalajo اي wll waxa ahy wil gur don ah donayana allah dartis in wax waliba usameya marka waxa donaya ina is fahmno iso jwb hadi ad tahy qof gurdon ah oo nolosheda kuso biro lamane alla darti isku jcl
@xasanbille
@xasanbille 6 жыл бұрын
sabariin qalajo اي hadi ay jwbtadu tahy ha igala so xirir 5246722
@zainababu9806
@zainababu9806 6 жыл бұрын
shoqow mahadsanit waad udadashey ragii in aad reerkoda udhaqdo balse wan dadaleyna insha allaah ayagana alaha garadsiiyo iney dumarkoda dhaqaleystan waxlaqabsadan.
@ayanabdulle4899
@ayanabdulle4899 6 жыл бұрын
Maasha allah shiikh
@ishwaaqishwaaq7305
@ishwaaqishwaaq7305 6 жыл бұрын
Masha Allah shukran akhi
@asliamiira5476
@asliamiira5476 6 жыл бұрын
Masha allah jazaka allahu qeyr
@farxaanahfamilyxarago955
@farxaanahfamilyxarago955 6 жыл бұрын
Mashaa allah illahay hanaga dhigo kuwii waanada qaata ku dhaqmo insha allah
@fiicaneefaceedkaroon3629
@fiicaneefaceedkaroon3629 6 жыл бұрын
Aamiin wll adigana ilaahy ajar hakaa siiyo aw
@ifkafarasle9160
@ifkafarasle9160 6 жыл бұрын
Jazakallah khayr sheikhunal faadil miizaanka xasanaadka allaha kuugu daro
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 6 жыл бұрын
aamiin aamiin wall shukran
@hawoali6298
@hawoali6298 5 жыл бұрын
Maasha'allah Ilaahey haku xafido sheekh
@munibalovemuniba316
@munibalovemuniba316 6 жыл бұрын
jesakalaa kheeran shiikh ilahaay haku xiftiyo amiin
@habibaabdi7536
@habibaabdi7536 6 жыл бұрын
Abuur aale seela odhan Sheekh
@farhiyamarwo9438
@farhiyamarwo9438 6 жыл бұрын
Mashallah sheikh jazkallah khayr
@munamohamed4410
@munamohamed4410 6 жыл бұрын
Aamiin jazakallah qayr sheikh
@sahromoha6488
@sahromoha6488 5 жыл бұрын
Jasaa kumu laahu qayran shukran
@layloahmed6113
@layloahmed6113 6 жыл бұрын
Masha allh wlhi aniga waxn kafiday wax yalo ikamaqnay
@kaat1096
@kaat1096 6 жыл бұрын
nin soomali la ma soo jiidan karo. ha daalina
@caaishamahamud2127
@caaishamahamud2127 6 жыл бұрын
kkkkkk 😂 aniga waxan howa ninka wala sojidan kara walaahi ka At
@zakszaks642
@zakszaks642 6 жыл бұрын
Wuekspd,did if,I Awsdjdicmuplo Theocracy,b,iP Wesiccjff Ghcucifmvi Bhyepdua Icfkdid,m,
@zakszaks642
@zakszaks642 6 жыл бұрын
Wheodudkl 😂😅🙃🤗😨😈👿💩👺👹💀
@sucaadcbr369
@sucaadcbr369 6 жыл бұрын
Ka At hhh
@hanaquen3842
@hanaquen3842 6 жыл бұрын
maansha allah shiekh alle khayr haku siiyo
@nastexosiman8292
@nastexosiman8292 6 жыл бұрын
manshaa allh jazakulaahu qeer sheikh
@shukrazubeir363
@shukrazubeir363 5 жыл бұрын
mashalah
@monayousuf1116
@monayousuf1116 6 жыл бұрын
Sheekh Su.al ban qaba xagan kala so xidhidha
@filsancali1364
@filsancali1364 6 жыл бұрын
Jazakallah sheeq
@mayzunabellachanel5855
@mayzunabellachanel5855 6 жыл бұрын
Sheq sidee ku ogaan kara in an qawo I'll bani aaadam
@abdimohamed6903
@abdimohamed6903 6 жыл бұрын
qofkii cuno cusub dhibeysana maxaa lagu sameyaa oo kugu caroonayo hadii aad miska cunooyin kala duwan ka buxiso ku dhahayo anigaa waxan ma rabo ee cuntoyinka cadiga ii kari sida bariis iyo wixii la midah ama markad dhahdo cuntada waa diyaare cuntee ku dhahaayo ha igu qaban
@abdulkadiribrahim2913
@abdulkadiribrahim2913 6 жыл бұрын
Amiin yaa rab
@marwoxiilojaano8895
@marwoxiilojaano8895 6 жыл бұрын
Mansho allaha jaskala khayran sheekh
@user-db1wo5bp8h
@user-db1wo5bp8h 6 жыл бұрын
جزاك الله خير فضلة الشيخ
@xasanbille
@xasanbille 6 жыл бұрын
Masha allah sh allaha haku xafido sh aniga waxa igu ducesa xaas intas i sameso inan helo o an ayada o kaliya an ku ekado allow i sahal.
@kamilsmohamed510
@kamilsmohamed510 6 жыл бұрын
jazakala sheikh
@khaderabiibqawrax4559
@khaderabiibqawrax4559 6 жыл бұрын
Manshaalh ilahay ha naxafidiyo
@xamdiguled5974
@xamdiguled5974 6 жыл бұрын
Maansha allah walal
@mustafamga
@mustafamga 6 жыл бұрын
masha allah shukran wllo
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 6 жыл бұрын
mahadsanid wall
@mamasomalia4013
@mamasomalia4013 6 жыл бұрын
Jskmllh khyr shiiq insha allh sacadas lataganyahay ayan ku dhaqaqaya taladada 8nsha allahu tacala waxan ka codaanaya samirka iyo cafiska kaso hadal shukran
@ibadasaid6477
@ibadasaid6477 6 жыл бұрын
Hamdi Love mashaa Allah Rabbi hakubarakeyo
@mamasomalia4013
@mamasomalia4013 6 жыл бұрын
Faisa mohmed amiin mcnto allah hana wada barakeyo
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 6 жыл бұрын
masha alaah allaha kubarakeeyo arimahaan kalana wan soowadnaa inshaa allaah shukran
@fartunwarsame1453
@fartunwarsame1453 6 жыл бұрын
shukranwaalaalwadicaawisay
@ardoali1738
@ardoali1738 6 жыл бұрын
Alle hakuxifdiyo
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 6 жыл бұрын
Asalaamu caleeykum Sheekh Abdulahi,,,Dumarka waxeey oogu neceb yihiin Nin aanan masuul aheey oo aanan masuuliyadii uu ILAAHAY kasaaray reerkaas dayaca maanta waa loobadan yahay, marka qeyrka aad noosheegtay JazaakaLaah balse sheekada isma qaban karto iyadoon lahelin rageeda.
@ummmahamad1292
@ummmahamad1292 6 жыл бұрын
Wlhi mar walbo majecli inaan dhageesto waan dhibsada hadalkiisa
@fadumofadumo6602
@fadumofadumo6602 6 жыл бұрын
Mash Allah
@kaat1096
@kaat1096 6 жыл бұрын
sankaraad aa oo kaaleh nin ku ma curyaan baa misey wa ciyaal. ma karayo mid i cuskada oo i jabiya
@masnoqurux6630
@masnoqurux6630 6 жыл бұрын
mashalh ilhy khar haku siyo waxa badan noofadysay
@ayanahmed6589
@ayanahmed6589 6 жыл бұрын
Masha allh sheqi
@deeqoluul5442
@deeqoluul5442 6 жыл бұрын
Masha allah sheekh jazakallah please kasohadal ilmaha yaryar tarbiyayntoda aabaha sida laga rabo iyo sida ninka uladhaqmayo dulqaad yarida dumarka maanta
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 6 жыл бұрын
insha allaah waa muhiim taas waana soosocdaa insha allaah mahadsanid
@mayzunabellachanel5855
@mayzunabellachanel5855 6 жыл бұрын
Masha allh sheq
@najmanafta9340
@najmanafta9340 6 жыл бұрын
jisakalaha kheyr shikh
@maxbuubaali2703
@maxbuubaali2703 6 жыл бұрын
mahadsanid shekh
@hodanisman7598
@hodanisman7598 6 жыл бұрын
Dumarka waxamuhiim u ah inay diinta aad ubartaan taasi waxay kasaacidaysa inayfahmaan xaqa ninkoodu kuleeyahay iyo xaqa ayleedahay
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 5 жыл бұрын
Maansha allah waa runtaas waalo aan ahay gabdh balse maanta bila ina barto diinta go aan ku qaadtahay ina dhigto cilmiga wax badan fa iiday ka ah jaahil wlshy hadon waa runta ilahay ajar haka siiyo
@hodanhassan7704
@hodanhassan7704 6 жыл бұрын
Mansha allh sheeq jazaakallaah
@drsshankaroonmohamedcadawe2996
@drsshankaroonmohamedcadawe2996 6 жыл бұрын
mnshaalh sheq alh ku barakeeyo
@drsshankaroonmohamedcadawe2996
@drsshankaroonmohamedcadawe2996 6 жыл бұрын
wx bdn.ayaan kaa faidy wan rjeynaa gor.dhaw mustaqbal.wngsn
@nasraali7876
@nasraali7876 6 жыл бұрын
Shukran
@haboonadan
@haboonadan 6 жыл бұрын
Allaahumma amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaa Rabbi
@faadumacaluule7768
@faadumacaluule7768 6 жыл бұрын
nin somali waxas ma yaqan mana qoro
@itaqilaahiimaan4533
@itaqilaahiimaan4533 6 жыл бұрын
ASC NOLOSHA GUUR KU WAA TALAN TAALIN IYO TANAAZUL LOOGA BAAHAN YAHAY LABADA DHINAC JZK LAAH KHAIR SH.
@suleekhaxasan8946
@suleekhaxasan8946 6 жыл бұрын
Shukaran sheekh
@kaafisocumar5780
@kaafisocumar5780 6 жыл бұрын
wlhi ninkeyga ma dhagysti cuntada nocan raba kariya amarkeyga moye kiisa dameraha kama aqano ilahow iga cafi manta kadib sameyn mayi
@janankaafrica6453
@janankaafrica6453 6 жыл бұрын
Edo maqalifo matahay 😂
@zahrazahra-og8zs
@zahrazahra-og8zs 6 жыл бұрын
waaad ifurfurtay ooniyadayda wixiii gubayay ayan maanta tufay
@samiiromoliid7139
@samiiromoliid7139 6 жыл бұрын
🌼🌼🌼🌼🌼
@hanaadheemanhanaadheeman2234
@hanaadheemanhanaadheeman2234 6 жыл бұрын
masha alaah 👍👍👍
@asmaabiib8744
@asmaabiib8744 6 жыл бұрын
Sheekhaw waa runtaa
@bilanabdimohamed75
@bilanabdimohamed75 6 жыл бұрын
Shukran walalo
@qaliladan5335
@qaliladan5335 6 жыл бұрын
mashallah sheikh illahay hana barakeyo kuligenaba amiin yaa rabi
@ubahibrahim1840
@ubahibrahim1840 6 жыл бұрын
sheikh wan lahadlaa inbadan wax dantayada iyo danta ilmahayaga ah Ayan kala hadlijiray unbadan wuna igu gubaa hadalka intu lasaxibay rag xunxun oo nagohoda u ficnayn lkn wagihore wuronaa markaa hada wan nacay manarabo insha allaah wan iskafuri wan day
@chuchujaybaz1016
@chuchujaybaz1016 6 жыл бұрын
ubah ibrahim
@ardoali1738
@ardoali1738 6 жыл бұрын
Jasaakalahu khayran sheekh
@xusseensabaax
@xusseensabaax 6 жыл бұрын
Hat
@zynbhawaraya6958
@zynbhawaraya6958 6 жыл бұрын
Mnsha alaah Ma guursan lkn inzha alaah wn sameyn shiikh
@maysuucabdi2804
@maysuucabdi2804 5 жыл бұрын
shiikhow dumarka kaliya maxaad uga hadashaaa kasoo hadal raga xaquuqda ay dumarka kuleeyiin iyo waajibaadka masuuliya saaaran raguna naagaha wanwanaagsan lamaba joogaaan ooraliyada uh way kukibraaan oolaguursadaaan iyo isleh dhibkana wey idinku samri oo diinta ayaaa celinaysa reeruhuna waakaburburaaan
@aaminaxasan1053
@aaminaxasan1053 4 жыл бұрын
Jisakalah qeer
@nasriincabdichannel582
@nasriincabdichannel582 5 жыл бұрын
masha allah
@sabariinqalajo7657
@sabariinqalajo7657 6 жыл бұрын
sheko jasakalahu qer
@nashaadomermohamed8361
@nashaadomermohamed8361 6 жыл бұрын
kalaam saxiix Sheq shugran
@fartuunaxmad8028
@fartuunaxmad8028 6 жыл бұрын
Shiiqow nin kaamaqan see loosoojiitaa
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 6 жыл бұрын
Shiikh ragu mama dhgeestaan muxadaroo ilaheey wanaga hala donoo
@maariyamaxamed76
@maariyamaxamed76 6 жыл бұрын
Mahadsand igu Haley INA Sudan sameyo walalo
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 6 жыл бұрын
insha allaah jzaakallaah wall allaha kuufududeeyo amiin
@sacdiyonuurbocor4734
@sacdiyonuurbocor4734 6 жыл бұрын
شكر
@fardawsaibraahim1556
@fardawsaibraahim1556 5 жыл бұрын
شكر
@zahrazahra-og8zs
@zahrazahra-og8zs 6 жыл бұрын
mahayo kiii iku farxayay waxwalbo aan sameyo waliba intaas qof waxaan ahay intabadan dhakhtar kusisocota alhmd danbidhaafka aya iku badan
@nastexomohamed8788
@nastexomohamed8788 6 жыл бұрын
Sorry walashay allah haku sakhiro samir insha allah wuu is bedelayaa
@bintiabdiwaliabdiwali7088
@bintiabdiwaliabdiwali7088 6 жыл бұрын
Jazakallahu khayral
@chuikhrigolle7149
@chuikhrigolle7149 6 жыл бұрын
Waxaad ka warantaa sheekhoow marka ninka iyo naagto wada shaqeeyaan oo mid ba dhinac u shaqo tago maxaad ka odhan leed
@nashatosman9684
@nashatosman9684 6 жыл бұрын
M,a
@salmamahamed322
@salmamahamed322 6 жыл бұрын
Sax wllo
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 6 жыл бұрын
shukran wall
@libanon7424
@libanon7424 6 жыл бұрын
1
@hooyojecel6992
@hooyojecel6992 6 жыл бұрын
مشاالله
@chanelkabulshada7977
@chanelkabulshada7977 3 жыл бұрын
Walaal wax Bulshada faaido uleh ku hadal
@simanqaliali4320
@simanqaliali4320 6 жыл бұрын
hadu San lacag fican udhibine cuno mc macaanerabo selayelahe
@muslimsbrothers6616
@muslimsbrothers6616 6 жыл бұрын
Sheekh hadii aad channel leeday cudur raad faldan sawir gabadha ka qaad ma asturen
@faizoancam4043
@faizoancam4043 6 жыл бұрын
abtiyow lkn waxaa jira raga qar oon xuquqdoda kasobaxen xata hada sameyso waxkasto
@idmancabdifitaaxmaxamed8482
@idmancabdifitaaxmaxamed8482 5 жыл бұрын
Faizo ancam abyo illlhqy aya weydinayo ee adi taada bes gudo
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@zahrazahra-og8zs
@zahrazahra-og8zs 6 жыл бұрын
agtiisa kuma gam-iikaro intan danbeee maxaa yeelay inbadan ayu ika oohiyay oo iku wacad furay. wa geesi furfuran dadka way jecelyihin.magaranayo talo way ikawaafsantahay.sh Eebe haku dhowro insha allah
@ayaanarragsan9059
@ayaanarragsan9059 6 жыл бұрын
zahra zahra wll ana isoo ducee inan helo nin fiican adna iska cafiyoo ilahay bari
@zoyamukhtaar6399
@zoyamukhtaar6399 5 жыл бұрын
Zahra zahra Ax wl Ilahay khayr ha kuugu badalo Isagaa boqoree
@haawaabdulqadir6644
@haawaabdulqadir6644 6 жыл бұрын
An NBA Ubaahan Markasta.ilay.barxabeeyo.markasta.inlaydhaho.qalanjoo.qaaliyeey Maxad.rabtaa.xagee.kugeeyaa.anan.asuuroodo.
@nawalashraf4840
@nawalashraf4840 5 жыл бұрын
Sheekh inten kaso waca waxan kuweydin raba
@iidaadiiidaadi4854
@iidaadiiidaadi4854 5 жыл бұрын
Inchallah me pas encore marie enfaite
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 6 жыл бұрын
Ar cunto makariyo 😕 nin kana cunto lee muuu rabaaa😦
@naleya6550
@naleya6550 6 жыл бұрын
Sh waxaan kaa codsaneyaa xaq ay haweenka leeyihiin ka hadel iyo caruurta xaq hooyada waa la difiraa
@raaxaruun9032
@raaxaruun9032 6 жыл бұрын
waa talo wanaagsan lkn ninkaaga haduu xaas kale qabo oo waliba uu kugu qiyaameeyey o qalbiga kaa jabshay ma astaaho in siduu jecel yahay loosameeyo waayo asba sidaan rabay kama helin oo naag ayuu ilaguursaday
@ayanahmed8948
@ayanahmed8948 6 жыл бұрын
Raaxa Ruun calafkisa waye abyo kasoo jiido adi kaliga kuu jecel dona iyada wuu nacaa
@knvhmx5288
@knvhmx5288 6 жыл бұрын
Raaxa Ruun صمالي
@knvhmx5288
@knvhmx5288 6 жыл бұрын
صماليRaaxa Ruun
Matahay Guur Doon Dhagayso Casharkan sir Gabdhaha loo Sheegay
12:50
Badbaado Channel
Рет қаралды 64 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 32 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 42 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 8 МЛН
Qofka Danta kugu wata ee naf jacayl kuu raba seed ku Garan Khiyaaliga
20:53
Gabadha aysan Ragu Hilmaamin ee ay Ku Ducaystaan Waa Tuma
7:07
Badbaado Channel
Рет қаралды 273 М.
Ma ogtahay jacaylka Qoysaskena nooca uuyahay Maqal Sirta ugu wayn
10:56
Badbaado Channel
Рет қаралды 20 М.
Duco Dumar Badan Ka Farxin Doonta Cabsi Maanta Kuugu Danbaysa
9:14
Badbaado Channel
Рет қаралды 246 М.
Dumarka Buuran ragu maxay ku jeclaaden Sirta ay Goonida Latahay
21:57
Badbaado Channel
Рет қаралды 351 М.
Calaamadaha Ninka Ku Guursan Raba Si Run Ah
10:53
Badbaado Channel
Рет қаралды 272 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 32 МЛН