Diiwaan - Axmed Biif 2010

  Рет қаралды 7,356,088

AxmedBiif2010

AxmedBiif2010

14 жыл бұрын

Diiwaan, waa hees kale oo cusub oo uu idiin soo saaray FANAAN Axmed CabdiKariin Maxamed "Axmed Biif", oo ku jirta albanka cusub ee NIMCO 2010 oo uu ku soo dhigay Dubai...

Пікірлер: 63
@MrYarow
@MrYarow 13 жыл бұрын
maan shaaa allaah markay duqoobee fanaaniintii waa wayneed baa alle noo soosaaray dhalin codmacaan maanshaa alaah sxb axmed guul baan kuurajay nayaa iyo in aad halkaas kasiiwado fanka keep up sxb by waa taageerayaashaaada america oo kuleh keep going
@IdrissMohamedIsmail
@IdrissMohamedIsmail 14 жыл бұрын
Waa hees aad iyo aad u macaan, waxaan is moodaa inuu aniga iga hadlayo!
@Akarrani
@Akarrani 13 жыл бұрын
Horaan u sheegney ahmed waa dhamac aan laga leexan karin
@elninoo1986
@elninoo1986 14 жыл бұрын
What A Talallent Song < Anigu < Adiga < Asagu Heeskaan Hadaan Horey Lo Qaadin Waxuu Noqon Heeskii Ugu Fiicnaa Ilaa 1980 Kii
@superugaaska
@superugaaska 13 жыл бұрын
waa heees ninkii dhagtaa oohin horsadee wa hees ninkii jacayl helin ciyaar la ahae
@amiin1980
@amiin1980 13 жыл бұрын
hadalba wuu soo koobay marku yidhi,danteena adaa hayee taldaan ku deenayaa adoo ii diir naxayaa qalbiga raxmad iiga doon,cajiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiib,woooooooooooow,yasalaam,woooooooooooooooooooow,,,,,,,,
@elninoo1986
@elninoo1986 14 жыл бұрын
Waa Igu Socotaa < Thanks Good Job Man
@najiibification
@najiibification 13 жыл бұрын
caadi mahan sxb heesta aad iyo aad ayaan uga helay
@Mrjubbafc
@Mrjubbafc 13 жыл бұрын
Biif aysh cala heeeeeeees,tnx alot
@superugaaska
@superugaaska 13 жыл бұрын
hees macaan weeyan wan ka helay hesha axmed biif
@abalcaraysane
@abalcaraysane 14 жыл бұрын
waaaaaaaaaao nice axmed biif fanaan soo maaliyeed oo soobaxay batahay mashaa allaah
@liband773
@liband773 13 жыл бұрын
biifoow adeer dubai intaad xaysiinayso maxaad boosaaso u xayaysiin wayday....u must b proud of ur land
@Samiira87
@Samiira87 13 жыл бұрын
Ahmed biiiiiiiiiif rageedii heesahaaga waan xiiseeya armuu i dilaa ishqugu armuu dihaal jacayl naftayda dugashadaa anigaa . haduu cilmi duubto dhigay armuu ana igu daraa qabriga ii daadahshaayoo diwaanka armaan galaa aniguu, dawooy anigoo ku jecel jidhkayguna kuu damaqado armaad iga doorsataayo ishqiga igu dayrisaayo dalxiiska meela kale adiguu waaaaaaaw.
@macaaneygirl
@macaaneygirl 13 жыл бұрын
armuu idila cishqiguu armuu dihaal jacayl naftada dugaalsada aniga haduu cilmi doogta dhigay armuu ane igu dara qabriga ii dadahshaayo diiwanka arman gala anigu aboowow anigu ku jecel jirkayguna ku danqado arma iga doogsatayo cishkiga igu deerisayo dalxiista melo kale dadntena ada haye taladan ku deenaya adoo i diirnaxaya qalbiga raxmad iga tuur
@youngmalibabe
@youngmalibabe 14 жыл бұрын
I think this the best song ever ! Walal masha Allah baa tahay cod caadi ahayn baa ilahay kusiye.
@superugaaska
@superugaaska 13 жыл бұрын
waxba cunay heestan walahi wa hees wareera marka isha laah mustaqbalka waan soo qadi doona markan noqda fananati ka ka dabq aaqda
@xabiib11
@xabiib11 13 жыл бұрын
armuu idilaa cishqigu armuu dihal jaceyl naftayda dugashada aniga
@Hibaaq2010
@Hibaaq2010 13 жыл бұрын
qatar ahmed biif heestan caadi mahan kieep it up bro
@msgreenxx
@msgreenxx 13 жыл бұрын
can somebody write the lyrics pleeeeeeeeeeeeeeeeeeease !!!!! at least some words !!!!! ?????
@Kaaaaskop
@Kaaaaskop 14 жыл бұрын
Ahmed BiiF Already Legend baad Noqotay with this few Songs Baal Dahab Ahbaad Gashay Fanka Somaliyeeed Good job Bro !!
@xabiib11
@xabiib11 13 жыл бұрын
armuu idilaa cishqiigu armuu diihal jaceyl naftayda dugashadaa aniga hadu cilmi dogta dhigay amuu Anna ku daraa qabrigaa iidaadalshayow diiwanka arman gala anigu dawoow dawoow anigu ku jeceyl armad iga dorsadayow cishqiga igu dayrisayow dalxista mela kale adiigu dantena adaa hayaa taladan ku daynaaya adoo iidir naxaaya qalbiga raxmad iga doon inaba cadi mahan abwanki heestan sameeye wallee abwan ayu ku banaan yahay ruuntii fananka qaaadayana aad ayuu u cod macan yhay masha
@liibaan1990
@liibaan1990 13 жыл бұрын
As a musician for the last 18 years then I should say Ahmed Biif is the Best Somali fanaan at the moment. Weldone Braav.
@psIronman
@psIronman 14 жыл бұрын
war naagaha somaliyed jacaylba ma yaqaanaan. qays bay haleeyeen cilmay luxudka dhigeen ana iilkay igu sii wadaan bariido haween ninkii u bukow, bogayga ka daawo biraha sudhan
@abdidini
@abdidini 14 жыл бұрын
waxa dareemi kara qof diiwanka kujira sida aniga ookale iyo qaar kaloobadan iam feeling this one n there will be more in this list !!!!!!!! waxan salayaa dhaman gabdhaha somaliyed ee quruxda badan ilahow hanaga qadin somali girls without them the life will be less
@maano20037
@maano20037 14 жыл бұрын
rageedi,armuu ku dila ahmed biifow cishqigu? nice sxp inader xagas kawad waaad haysa wadadii ahmed cali cigale.
@kuleeeliye
@kuleeeliye 14 жыл бұрын
Axmed Biif sxbkaay U r The Best man ,, Masha allaah Codbaa kugu Dhamaday sxb
@farhiyo25
@farhiyo25 14 жыл бұрын
wow ahmed biif looking good this song makes me fall in love and i dont who is kkkkkk
@sabaax20
@sabaax20 13 жыл бұрын
woooow the besest of this year biif i like this song soo much best song ever
@jesto12
@jesto12 13 жыл бұрын
axsan cod aboowe ahmed nolooooooooow hestan nateyde dhawacdaaaaaaaa
@abalcaraysane
@abalcaraysane 14 жыл бұрын
woooooooooooow nice axmed biif waa fanaan soomaliyeed oo imika soo maxay mashaaa allaah sidaas u wad walaal
@BreakSkateSoccer
@BreakSkateSoccer 13 жыл бұрын
masha allah I love this song qalbigay tabanee Ahmed biif I like ur voice is the best
@SomaliFMradio
@SomaliFMradio 13 жыл бұрын
caadi mahan
@wardi6
@wardi6 13 жыл бұрын
Probably he the best musician of our géneration and he earned respect from many somalis
@elninoo1986
@elninoo1986 14 жыл бұрын
Thanks
@muxsin59
@muxsin59 13 жыл бұрын
Caadi ma aha hestan jacel saan ayaa lakaa dhaha hadii kale ha kaa hamansado
@warergooye
@warergooye 13 жыл бұрын
Axmed Biif, inaba caadi mahan. VIVA Puntland. No one can't stop this dude. Axmed Biif. Abdifatax Raaxeeye. Abdicaziiz Iskaleeji. Cali Najiib. Shaymire Dacar. Inaba Caadi mahan all are From Puntland ka baq sxb igu soo carar maahan.
@airmes1
@airmes1 13 жыл бұрын
woow ahmed wad kabaxsatay ,,,,, axsaan fanaan
@gabalax1
@gabalax1 13 жыл бұрын
Respond to this video... caadi maaha heesta sxb mid ssc ah na noo soqaad looolz
@MrJimcalebadman
@MrJimcalebadman 13 жыл бұрын
@mushaafi loools waxaan u malaynaa inaadan fahmayn heesta iyo waxa ay ka hadleeso ama uusan kuu muuqan fanaanka soojiidashada iyo codka nadiifka ah leh, lkn hore ayaa loo yiri nina la toosan nina la tuur leh ,marka aniga ila toosan iyo koox kale oo mesha coment kusoo qortay qirtayna in ay tahay hees macaan . adiga lkn kula tuuurleh oo kula xun mahadsanid sxb
@awdallandi
@awdallandi 13 жыл бұрын
Armuu i Dilaa Cishqugu Armuu Diihaal Jacayl naftayda dugashadaa aniga Haduu Cilmi Duugta dhigay armuu ana igu daraa Qabriga ii daadahshaayoo Diwaanka armaan galaa anigu Dawooy - Daawooy anigoo ku jecel jidhkayguna kuu damqado armaad iga doorsatayoo cishqiga igu dayrisaayoo dalxiistaa meelo kale adigu Danteena adaa hayee - taladaan kuu daynayaa Adoo ii diir naxaaya - qalbiga raxmad iiga doon!
@guurremaalincolujoog
@guurremaalincolujoog 13 жыл бұрын
the lyrics are armuu i dilaa cishququ armuu diihaal jaceyl nafteyda dugaashadaa haduu cilmi duugta dhigay armuu ana igu daraa qabriga ii daadahshaa diiwaanka armaan galaa anigu , dawooy anigoo ku jecel jirkeyguna kuu damqado armaad iga doorsataayoo cishqiga igu deyrisaayoo dalxiistaa meela kale, danteena adaa hayee taladaan kuu deynayaa adigoo ii diirnaxaayo qalbiga raxmad iiga doon armuu doog igu noqdaa nimaan door iga mudneyn armey dantu caawisaa haduu caashaqu i dilo armaa adna
@shaneemo1
@shaneemo1 13 жыл бұрын
i love this song. he has deep and soft voice... ahmed Bif !!! keep the good work man.
@raalliyo
@raalliyo 13 жыл бұрын
HADDUU CAASHAQU I DILO ARMAAD ADNA DAALACDAAYO DOCDAADA KA YEELATAAYOO DARIIQII HODAN MARTAA ADIGU YAA SALAAM IS WAREYSI MALEH TAASI
@Djibouti3311
@Djibouti3311 13 жыл бұрын
caad maha
@Xaliimoozz
@Xaliimoozz 13 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw i love heestan
@sameysane
@sameysane 13 жыл бұрын
shay mire dacar, you rockkkkkkkkkkkkkk
@MakhtalDaahir
@MakhtalDaahir 13 жыл бұрын
@psIronman Waa runtaa sxb heestan exactly aniga ayay igu saabsantahay...aniga ayay igu dhacday...
@lol12344177
@lol12344177 13 жыл бұрын
sxb nooloow I can stop watching dis song
@muhudiinjini
@muhudiinjini 13 жыл бұрын
Maaaha allaaah hees waa dhaftay tan kkkkkkkkkkkkkk
@jiite1
@jiite1 13 жыл бұрын
heestanı caadı maaha
@jesto12
@jesto12 13 жыл бұрын
xxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx axsan cod aboowe ahmed
@kirkiro
@kirkiro 13 жыл бұрын
caanshaqa
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 14 жыл бұрын
sx caadi maha ee halkaa kawat bro
@Spider-Kids
@Spider-Kids 13 жыл бұрын
haaaaa
@Spider-Kids
@Spider-Kids 13 жыл бұрын
sxb nin kaan wafanaan weeyn lkn stell kaa ka qaldan cml
@Djibouti3311
@Djibouti3311 13 жыл бұрын
heeeeees mcnnn
@dhimbiil1
@dhimbiil1 13 жыл бұрын
heestan diiwan waa hees uu bililiqaystay fanan axmed biif heestan waxa ereyadeeda leh nin dhalinyaro ah o lagu naanayso BK , axmed biif sxb hestan shay aya kuu dhiibay oo tuugo ku heshiiseen wayo isaga laxanka saaray lakin wax aad leedaa mashrax lala yimaada
@mushaafi
@mushaafi 13 жыл бұрын
been ayaad kasheeg teen dhamaan tiin waxaana leeyahay heeshow xaal qaata hadii mid walba afka lataagayo
@jeermisman
@jeermisman 13 жыл бұрын
tuug waar raga heesaha ha ka xadin
@superugaaska
@superugaaska 13 жыл бұрын
hees macaan weeyan wan ka helay hesha axmed biif
Nacab Jaceyl - Axmed Biif 2010
7:30
AxmedBiif2010
Рет қаралды 1,5 МЛН
XARIIR AXMED | ASHQARAAR | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:25
XARIIR AHMED
Рет қаралды 9 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 3,8 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
axmed biif
5:08
youful1
Рет қаралды 1,7 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
Haduu Onkadyahay Jacaylku (Maxamed Siciid BK)
5:32
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Mattaanaha
Рет қаралды 6 МЛН
Djib Musique Qardho Ahmed A  Karim  Ahmed Biif    YouTube
5:08
nasrina050
Рет қаралды 240 М.
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Jibrilstudio
Рет қаралды 1,3 МЛН
Ma love kuu dhigmaa jira - Abduqaadir Saahil - 2010
5:41
Gacal & Xigaal
Рет қаралды 386 М.
Dusha Haygaxaganine
7:05
Cumar Shooli - Topic
Рет қаралды 605 М.
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Eng Sharma
Рет қаралды 7 МЛН
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 56 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,6 МЛН
akimmmich & bimo - SUIE TURA | official M/V
3:15
akimmmich
Рет қаралды 55 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН