No video

MARKII IIGU HORAYSAY EEN HARGAYSA TAGO IYO WAXAAN KALA KULMAY

  Рет қаралды 229,579

Dirisle Abdi

Dirisle Abdi

3 жыл бұрын

MARKII IIGU HORAYSAY EEN HARGAYSA TAGO IYO WAXAAN KALA KULMAY,DIRISLE ABDI,HARGAYSA,SOMALILAND,DIRISLE IYO HARGAYSA,
LINKIGAN KUDUL DHUFO SI AAD JOIN AMA MEMBER U NOQOTO THANKS TEAM DIRISLE⬇︎
/ @dirisleabdi
: For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
teespring.com/en-GB/stores/di...
SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
KUSOO DHAWOOW KZfaq CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
/ @dirisleabdi
KZfaqKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
/ @dirisleshaadhcade
Snapchat ➡️ Abdirisak1
Instagram ➡️Dirisle
Facebook➡️Dirisle

Пікірлер: 2 600
@fatimamohamed7620
@fatimamohamed7620 3 жыл бұрын
Dirisle cabdi waa isla weyn yahay ha iga harto wlhi waa nasab qaabka uu dadka ula dhaqmaayo mansha allah🥰🥰
@ahlamchannel323
@ahlamchannel323 3 жыл бұрын
abaayo channel key soo boo qo hada hori usoo boo qa nin codsi waaye magacis waxa waye احلام بنت محمد ilaahey haku xafide
@ismail.mo77
@ismail.mo77 3 жыл бұрын
Ha inaga wada hadho sis🥰🥰🥰🥰
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 3 жыл бұрын
Ha inaga wada harto abayo
@cabdicasiismaxamud3560
@cabdicasiismaxamud3560 3 жыл бұрын
Dirisle waa nin gob ah shalay ayaan arkay sidaan ka aamin sanaa ee ahaa isla weyni malaha wlhi soo dhawoow sxb ❤
@mustafekaraama8199
@mustafekaraama8199 3 жыл бұрын
Usheg bro mel an ku arko
@idiriscumar3420
@idiriscumar3420 3 жыл бұрын
Dadku Kali ya waxay dadka ku qiimeeyaan hiba da fanka Lkn shakhsiyadu saa wayka duwantahay welcome hargeisa Cabdirisaaq cabdi 💖💖💖💖💖💖💖💖
@nafiisacisman2175
@nafiisacisman2175 3 жыл бұрын
Nolow intay nololi jirto C/ dirisaaq
@nafiisacisman2175
@nafiisacisman2175 3 жыл бұрын
Nolow intay nololi jirto
@amiiroahmed4986
@amiiroahmed4986 3 жыл бұрын
Old fashion waa wax fican
@MrMe-lj2jx
@MrMe-lj2jx 3 жыл бұрын
One thing i like about Dirisle he doesn't brag about his life... His looks and living is just simple. Humbleness at its highest order❤
@IS-ANFAC
@IS-ANFAC 3 жыл бұрын
Waa run waana muhiim in qofka Muslimka ah uu ahaado hamble.
@ibrahimhussein9021
@ibrahimhussein9021 3 жыл бұрын
I really wanted to say what yu exactly said.....I liked him of his simplicity and humbleness
@MrMe-lj2jx
@MrMe-lj2jx 3 жыл бұрын
@@IS-ANFAC xaqiq
@AK-wm9uq
@AK-wm9uq 3 жыл бұрын
You r so humble. spotlight ain’t your thing evendo u r one of the most famous somali youtuber
@shardihazzanali4335
@shardihazzanali4335 3 жыл бұрын
Dadka caanka waxay dhahaan hanala so dhaweeyo wxayna raacaan dadka caanka ah Lkn derisle dhalinyarada ayu waqti laqaadanaya GOAT ❤✌✌
@hoodoabdisalaan7935
@hoodoabdisalaan7935 3 жыл бұрын
Anoo shaqynya yaan faraha ka qaadey shaqadiii idirsle awgiis saan video gan u daawado welcome wllo hargeisa .........Mr labaaadna 👏👏👏👏💯
@dirisleabdi
@dirisleabdi 3 жыл бұрын
Thanks wll idinkaan wax idinku nahay
@hoodoabdisalaan7935
@hoodoabdisalaan7935 3 жыл бұрын
You are welcome wll again and again 👏👏👏👏👏
@jeybinusam5004
@jeybinusam5004 3 жыл бұрын
@@dirisleabdi big man the legend am happy with your achievement🔥🔥
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
@@dirisleabdi dirislow ani lacagtaa iga goday oo waan ku soo shubty
@socotodholayare5389
@socotodholayare5389 3 жыл бұрын
@@dirisleabdi ader mcn cimri dhere iyo cafimaad Guuul iyo gobanimo laaandhere
@ayaanabdi9895
@ayaanabdi9895 3 жыл бұрын
Dirisle inuu nasab kamil yahay awalba wan ogaa🥰🔥
@qalbiqurxonofficial9180
@qalbiqurxonofficial9180 3 жыл бұрын
Ha
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 жыл бұрын
Masha alh darisle cabdi waa nin furfuran aan lahayn wax islaweyni ah masha alh waankutagera darisle legend keep going waxaan kadawanayaa from galkacyo ❤✌💯
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 3 жыл бұрын
Maasha Allah dirisle waa qof iska simple ah, ma ahan sida dadka kale ee caanka ah ee ku faano in lasoo dhaweeyay iyo waxas isagoon la ogeen ayuu meel walbo iska tagaa welibo dhalanyarada iyo kuwa aan waxba heeysanin ayuu raadiyaa si uu waqti ula qaato, meeshuu tago wuu iskala qabsadaa keep going sxb.
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 3 жыл бұрын
Waa runtaa wll
@ahlamchannel323
@ahlamchannel323 3 жыл бұрын
Walal channel key soo boo qo hada hori usoo boo qa nin codsi waaye magacis waxa waye احلام بنت محمد
@xamzacadde4722
@xamzacadde4722 3 жыл бұрын
Muqdisho imaaw wll drsle haada iku raacsanthy love saar
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
@@xamzacadde4722 Adinkoon Ogeen Buu imada 😂
@zamzammuhumed255
@zamzammuhumed255 3 жыл бұрын
Dirisle waa qof hamble ah waayo dadka caanka ah waxay ku fanan in la soo dhaweyo lkn izaga waa ka duwan yahay mncha allah uneaq guy
@abdifatahmoh8505
@abdifatahmoh8505 3 жыл бұрын
Can you make part two plz for this beutifull vlog 🌹♥️
@mohabaye6865
@mohabaye6865 3 жыл бұрын
Mawaxaan ka aminsanaa Mise waxaad noqotay waxaa tahay qof insaana allaha kusharfo bro keep going
@shankaroon4847
@shankaroon4847 3 жыл бұрын
Idirsle waa qof Aan kibir badnayn youtub kale markay hargaysa imanayan waxay doonan in la soo dhaweeyo isaguna dadkiisi lamid yaha dad nimada laysku dhaafay💪
@fahemamuhammad6623
@fahemamuhammad6623 3 жыл бұрын
Wa gobtii jigjigoo wa duntii iyk dhuuxii iyo waliba dhiigii🥰
@mohayare8356
@mohayare8356 2 жыл бұрын
aniga waligey intaas waan arki joray lkn daka kiborkisa ayee arkayen kibirkisa waxuu iskala kibor badan yahay dadka kiborkabadan ee maaha dadkiisa
@sorry-uj4rj
@sorry-uj4rj 3 жыл бұрын
Legend wxaan kugu tagerayaa inaadan isku koobin inaad kaliya dadka caanka ah isku koobtid ood dadka kalana aad qadarisay legend💟
@sukhraabdilahi4983
@sukhraabdilahi4983 3 жыл бұрын
wan jlc in aaan ku arko
@hebelmaxamed4169
@hebelmaxamed4169 3 жыл бұрын
Suma wllhi dirisle waa nasab weliba reer magaal ah Ck ayad ku waalateen ninkan ayaa mudan in lagu faano keep up from somaliland🙂
@bisharaali5986
@bisharaali5986 3 жыл бұрын
🤨🤨🤨🤨
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 3 жыл бұрын
I agree with you ninkan dirisle waa nasab aan isla weyneyn dadka caanka ah ka jecel shicibkisa somali dhalad ah oo qalbi wanaagsan
@cabdalemaxamed7090
@cabdalemaxamed7090 3 жыл бұрын
ᴅɪʀɪᴀʟᴇ AᴘDɪʜ 😋✌️❣️
@mazyadam3687
@mazyadam3687 3 жыл бұрын
is only me or everyone is fall for him 🥰💞
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 3 жыл бұрын
Dirisle HargEiza Joogaa 🤴🏾💚💬♥️ Waa TalYaani Roma Jooga meY dhihi Jireen 😂🤞
@CumeerHassan27
@CumeerHassan27 3 жыл бұрын
Subscribe saar wll qli please adoo mahadsan
@engbirlaqe6507
@engbirlaqe6507 3 жыл бұрын
Talyani Milan joga dheh roma moqdhiso waye 😁
@kingtv9589
@kingtv9589 3 жыл бұрын
@@engbirlaqe6507Muqdisho Waa Maxeyna Hargaisa Cadey Uun Baan Naqaana 😆
@nuradienali7910
@nuradienali7910 3 жыл бұрын
Waxaaa layso sheegay inaad thy qofta kaliye comantiga iga caan san
@farsamoofficial4614
@farsamoofficial4614 3 жыл бұрын
Mansh allah wllhi dirsle kudayashu mudanyahay wuxuu awooday inuu xaragodo uu siida dadka canka ah udhax maro magalada lkn wuxuu ka door biday inuu sida gobta ula dhaqmo shacbka waa inaan 1m gadhsino
@hanaahmed3824
@hanaahmed3824 3 жыл бұрын
Wow 😮 waar niyow Dirisle inaad sidaa tahay maku moodayn wlhi waxan is odhan jiray xooga wuu is weyneeyaa yacnii isla wayni caanimada darteed lkn waxad tahay qof aan hawlahaas ku jirin arinkaas halkaas haygaga hadho inaad gob gob dhashay tahay way cadahay😍 ilove you my brother from burco 🥰
@Tahira7400
@Tahira7400 3 жыл бұрын
So humble love how you put the cups back to the kitchen.
@najmaaxmed8439
@najmaaxmed8439 3 жыл бұрын
Dirisle waxaa weeye Shaqsi humble ah ,naxariis Dabacsanaan ka muuqato wllo waligaa sidaa ahow ha,ku faanin waxaa tahay waayo shaqsiyda caana baatahy hadana lagaama dareemo waa sifaadka dadka wanwanaagsan weligaa dadka danyarta ah u gargaar siduu adiga Alle swt kugu gargaaro . We are with you our brothers ❤
@ahmedhassanali5606
@ahmedhassanali5606 3 жыл бұрын
Idirisle Sxb sayidka barakayn soo qabo
@hibomaxamud5629
@hibomaxamud5629 3 жыл бұрын
Dirisle Cabdi waxa aan rajaynayaa in uu ku qaabilo Madaxweynahayaga Sharafta badan mudane Muuse Biixi Cabdi Oo aad la kulan tid ❤❤❤
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 3 жыл бұрын
Bisinka namaxatidhi?
@deqoali5101
@deqoali5101 3 жыл бұрын
Dirisle meel ay lah jadiisu ka soco naysa buu yimi😂🥰
@abdiaziz.r6763
@abdiaziz.r6763 3 жыл бұрын
Welcome to the peaceland 💚☺️
@mutawakil9167
@mutawakil9167 3 жыл бұрын
Dirisle waa legend wlhi soo dhawayn iyo buuq ma samaysto waa iska sidaa markad iska u socoto oo anay istusnimo ka ahayn
@ugaasoyarey2442
@ugaasoyarey2442 3 жыл бұрын
Video aa lee dahy saa usugaye waa daale🥰😍😍
@hickmanofficial4247
@hickmanofficial4247 3 жыл бұрын
Tageeridaa sidaa ah msha alah
@ugaasoyarey2442
@ugaasoyarey2442 3 жыл бұрын
@@hickmanofficial4247 😰😰 been ma'ahan wlhi
@ahlamchannel323
@ahlamchannel323 3 жыл бұрын
abaayo channel key soo boo qo hada hori usoo boo qa nin codsi waaye magacis waxa waye احلام بنت محمد ilaahey haku xafide
@Abdiraheamoscar
@Abdiraheamoscar 3 жыл бұрын
Qof dadnimo ku dhaqan iyo dabeecad wanaag intaba wejigiisa ay ku dheehan tahay qalbiga wanaagsan leh welcome to Hargeisa Abdirizak👏
@ahmetsalaan2274
@ahmetsalaan2274 3 жыл бұрын
Wlhi biLahi Videogan ano amisan dirisle ayan haday si kaso daran u aminay Kaliya dhaweeyaha lacgta u u dhipay Ee u dhahy ka qaado inta rapto iga gadan 😪 dirisle is humble wlhi
@fuaadmohamed8643
@fuaadmohamed8643 3 жыл бұрын
Nin raged la sheego maha ka dadka caanka is tustusa oo la kulma lkn nin rageedku waaka dadkasi la farxa oo la qosla maha in wax lagu siyo farxad lkn hadii lagula qoslaayo oo si kal iyo laab furan kuso dhaweyyey wax ka fican ma jirto prother wanu ku tageersanahy wana ku tageersnaan doonaah reer hargeisaH😍
@Amal_UK
@Amal_UK 3 жыл бұрын
❤❤❤❤
@salmaali2142
@salmaali2142 3 жыл бұрын
I love how you gave those little boys watermelon so little but so thoughtful ❤️❤️
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
Dadka Rer Burco Sualo Soweydii
@ayanserar9513
@ayanserar9513 3 жыл бұрын
ddh
@Mohamedweli3
@Mohamedweli3 3 жыл бұрын
Dirisloow Anigoo gaadhi wata ayaan ku arkay aragtidaada bireegi baan haleeli waayay 😌❣
@matagaaye1231
@matagaaye1231 3 жыл бұрын
Dirisle plz Mugdisho Kaalay wlhi inta guriga ila joogto oo dhan io dafka mugdisho waa ku wataan wlhi m.allah horay usoco
@Qisas154
@Qisas154 3 жыл бұрын
Dirisle abdi wax Yaabaha Ku Taagero Waxa Ugu Horeyo He's humble not Errogant ✌❤💯🙏🏿
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 3 жыл бұрын
Maansha Allaah dadkadi baad niyada u dhisaysaa, Mamo Illahay haku barakeeyo
@abibradwan
@abibradwan 3 жыл бұрын
legend keep going bro form djibouti🇩🇯🇩🇯
@onepeopleoneworld5323
@onepeopleoneworld5323 3 жыл бұрын
Mashaa allah rer somaliland allaha nii barakeeyo wlhi wa isku tashateen 🥰🥰²
@quruxbadan4333
@quruxbadan4333 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@simansahal4722
@simansahal4722 3 жыл бұрын
Ninkaan waaa aan ahayn sida dadka caanka ah islama wayno ma faano waa sida dadka wanagsan lagu yaqano waan kuwataa idirisle nolow intey nolol jirto
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 3 жыл бұрын
Reer hargeisa xaflad soo dhaweyn ah u sameeya dirisle oo haloo kaco waa legend
@mohamedibnuahmed7298
@mohamedibnuahmed7298 3 жыл бұрын
Nin yaraan isku maamulay saasuu u maushaaxaa noloshiisa keep going wll dirisle
@hipomaxamett3385
@hipomaxamett3385 3 жыл бұрын
Omg inyar baad I jirtay dirisle wlh masala vuyuuu 🥺💙💙💙💙
@barwaaqocabdirahmn1298
@barwaaqocabdirahmn1298 3 жыл бұрын
Dirisle wllo hargaysa jooga inan ku arka jeclaye lkn well ku leyay hdan is arki wayno♥️😘😘
@apdicazaanyo1333
@apdicazaanyo1333 3 жыл бұрын
Hotel ali jirde ugu tag sis
@mustafekaraama8199
@mustafekaraama8199 3 жыл бұрын
@@apdicazaanyo1333 al jirda hagu kayal bro
@apdicazaanyo1333
@apdicazaanyo1333 3 жыл бұрын
@@mustafekaraama8199 gob store sekedaha ka dambeeya waa caan cali jirde
@dirisleabdi
@dirisleabdi 3 жыл бұрын
Waan joogaya bil
@apdicazaanyo1333
@apdicazaanyo1333 3 жыл бұрын
@@dirisleabdi Derisle maalin aad ali jirde joogtay baan cabaar kula hadlayoo waad i maqli wayday insha alah hadaad weli degan tahay mar baan kugusoo booqan zhp. Legend inaad dhumasho noogu timaado may ahayn 🥰😁😁
@Anne66898
@Anne66898 3 жыл бұрын
Alla rer Hargeysa gob weeyaan sida dabacsan ee u yara so dhaweynayaan eeg😍
@khaalidkhadarahmedtaani2569
@khaalidkhadarahmedtaani2569 3 жыл бұрын
Dirisle cabdi only legend welcome to hargeisa brother 😍😍😭🙏💗
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 жыл бұрын
Dirisle is a humble guy🥰
@shugriqali5248
@shugriqali5248 3 жыл бұрын
M.a dirisle ninkii magalada Isla lahaa🥰sodhawoow hargaysa
@abdiqafarabdilahi7167
@abdiqafarabdilahi7167 3 жыл бұрын
Bishii 8 aad wuu yimid dirisleh rashka boy away talow mayna ku balan sanaynin🤣🤣🤣
@cilmiboodhari272
@cilmiboodhari272 3 жыл бұрын
Welcome sxb mar labad iyo mar sadexaad war ree hargeysa noo soo dhaweeya wiilkayaga inaguna hdn nahay ree jijiga waa wiilka kaliye nala dhashay somali youtube❤😁
@hafsaabdi8827
@hafsaabdi8827 3 жыл бұрын
Wlhi dirisle waa wiil aad u qalbi wanagzn waxan jeclaan laha in aan ku arko oo aynu wada kulano.hargeisa adiga iska leh ku bashaal pro
@sihammohamud493
@sihammohamud493 3 жыл бұрын
He's good person really ❤welcome to hargeisa bro dirisle i wish to see u
@saadiqarabsio6254
@saadiqarabsio6254 3 жыл бұрын
dydidexuug
@fardowsaabdi2295
@fardowsaabdi2295 3 жыл бұрын
Soo dhawaw wllky qli 🔴🔴🔴⚪⚪⚪⚪🟢🟢🟢🟢🟢
@habimahamuud247
@habimahamuud247 3 жыл бұрын
Hargesa
@iamk3977
@iamk3977 3 жыл бұрын
Welcome to Hargeisa bro much love🙌
@najahqaliqurux4569
@najahqaliqurux4569 3 жыл бұрын
Wlhi bilhi tolhi wxn raba inan kula kulmo wligy ma tageerin qof caan inan la kulmo lkn wlhi wx ku ducaysta inan kula kulmo alle hay ka tuso mlinta wll
@adnaosman9722
@adnaosman9722 3 жыл бұрын
Wlhi shaLay ban ku arkaYay wiiL qlpi wngsan Oo BuLshawiya Tagerihisana respect Siiya Sharf bad naga mudanTahy Hadnu reer Hrgeysa Nahay ❤️🥰
@CabdisamadRashid
@CabdisamadRashid 3 жыл бұрын
Waanngaranaayey inuu dirisle abdi uu la kulmaayo music shanka caanka ah ee maftuux cadceed from hargaysa
@aadancadde9678
@aadancadde9678 3 жыл бұрын
Ww
@hoodocu5674
@hoodocu5674 3 жыл бұрын
Maasha Allah idirisle cabdi Ku sodhawu hargaysa cadey hoygi fanka iyo xadarada nabada duriyadi 💚❤️😘
@Mr-Shariif
@Mr-Shariif 3 жыл бұрын
Ilaahay wxn ka baryayaa inaan is aragno Insha Allah Legend Dirisle Abdi, waa hadii taageeranimadaydu daacad iga tagay oo aan dar Ilaahay kuu jeclahay. Welcome to Hargeisa, your home bro.
@Muslimah536
@Muslimah536 3 жыл бұрын
8:06 hhh wlahi daacad u qoslay wiilka intuu garabka ka taabty bu dhafay dirisle kula maficanthy wll qaali hda wajigisa xata muu arag wx taaby un buu arky 😂😂😂😂
@inamahamad9428
@inamahamad9428 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Uu SalamY Dirisle Cabdi Buu Ku Idhi😅
@mohamadomar9227
@mohamadomar9227 3 жыл бұрын
Waa nin adag dirisle abdi legend weeye Burcana waa lagugu soo dhawaynayaa
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️😘Hargeysa My Family Roots 😍😍😍😍😍 In Shaa Allah I can't wait to visit it with my Friend🙏🏻🙂❤️SomaliLand❤️ . Love Wllo Dirisle 😍😍😍😍🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@sosossjjsje1069
@sosossjjsje1069 3 жыл бұрын
Mashalah idirsla Abdi dhulkage hoyo ku so dhawooow mal laga jaclahy somalind 🌹
@AkChenalofficial11
@AkChenalofficial11 3 жыл бұрын
Waan idin salaamay somali maxamed
@mohamedibrahim-bd4dx
@mohamedibrahim-bd4dx 3 жыл бұрын
m.a
@mohamedibrahim-bd4dx
@mohamedibrahim-bd4dx 3 жыл бұрын
waaw
@MohamedIbrahim-lo3lx
@MohamedIbrahim-lo3lx 3 жыл бұрын
haye
@adnaabdirahman6742
@adnaabdirahman6742 3 жыл бұрын
Dirisle 😭😭😭🤩maxan kuu arki waayey waxan kabaqanaya inaan suuqa ka dhamaan waayo
@ade2336
@ade2336 3 жыл бұрын
😂👟
@jamaibrahim6110
@jamaibrahim6110 3 жыл бұрын
This Video I watched more than 10 times . Is just simple video but is Organic video , hore usoco Libaax you tottaly different person
@amalsuldaan7305
@amalsuldaan7305 3 жыл бұрын
Dirisle legend ❤️🙏🙏
@hodanherer3681
@hodanherer3681 3 жыл бұрын
Oh omg dirisle hargeisa miyd ila jogtaa welcome bro❤💯🥰🥳
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 3 жыл бұрын
xta ana kuLa joga oo hadda imipee
@hodanherer3681
@hodanherer3681 3 жыл бұрын
@@maxamedlaaskaawi hhh mahe so dhawoow adna bro✌😅
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
@@hodanherer3681 😁😁😁hye
@abdifarhan9939
@abdifarhan9939 3 жыл бұрын
VIVA DIRISLE ABDI FROM DJIBOUTI 🇩🇯
@maxtomataanchannel7443
@maxtomataanchannel7443 3 жыл бұрын
Asc dirisle sxp waxan Ahay nin hargeisa kugu sugayay sxp isoo qabo
@madoo199
@madoo199 3 жыл бұрын
You made my day whem you speak Arabic man 💜😇🥰
@igatasho1073
@igatasho1073 3 жыл бұрын
Dirisle sxp muqdisho maimahee inta jecel like sara
@noura0tym770
@noura0tym770 3 жыл бұрын
Welcome bro magaaladu wa magaladaadi hays martiyeyn😂❤❤
@xamdaxariir3589
@xamdaxariir3589 3 жыл бұрын
Welcome legend capital city off somalianD
@maxamedamiin2392
@maxamedamiin2392 3 жыл бұрын
Dirisle borama adon iman dalxiska Somaliland kamad bogon
@Mahad_apthull
@Mahad_apthull 3 жыл бұрын
ᴡxᴀᴅ ᴅʜᴀʜᴅᴀ ᴡᴀʟᴀᴀʟ ᴡᴇʟᴄᴏᴍᴇ ᴛʜᴇ sᴇᴄᴏɴᴅ ᴄᴏᴘɪᴛᴀʟ ᴏғ sᴏᴍᴀʟɪᴀ
@muniirmazhkuurtiens7929
@muniirmazhkuurtiens7929 3 жыл бұрын
@@Mahad_apthull somalia waaxagee yaa neeef
@user-ee6gz6ew5m
@user-ee6gz6ew5m 3 жыл бұрын
@@Mahad_apthull 😹😹😹😹
@abdulmohamed3983
@abdulmohamed3983 3 жыл бұрын
Bro we waiting u in gobolka ragga Team drisle we in top 💚💬❤
@zubaydaofficial1718
@zubaydaofficial1718 3 жыл бұрын
Dirisle abdi legend wye wlhi ❤
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
Welcome pro inkasto dhumatay😂😂❤
@xoosh9377
@xoosh9377 3 жыл бұрын
Legend dirisle.
@ahlamchannel323
@ahlamchannel323 3 жыл бұрын
walal channel key soo boo qo hada hori usoo boo qa nin ilaahey haku xafide codsi waaye magacis waxa waye احلام بنت محمد
@gulettcarlozz7507
@gulettcarlozz7507 3 жыл бұрын
La kuLanKa Dirisle abdi wllhi aaD Ayaan ugu farxay ❤️
@ridwancazka7787
@ridwancazka7787 3 жыл бұрын
Dirisle legend🔥🔥❤️
@kaydkaSuugaanta1
@kaydkaSuugaanta1 3 жыл бұрын
Darisle ninwey keep going like saar
@Adnanjoker05
@Adnanjoker05 3 жыл бұрын
Legend dirisle apdi 🔥🔥
@iloveyouallh2429
@iloveyouallh2429 3 жыл бұрын
Nin walba ciidiisu qoni kuyhy ilove you muqdisho cdy 🥰❤❤
@nimcoqalbac6915
@nimcoqalbac6915 3 жыл бұрын
Dhulkagi baad joogta saad doonto ugu raaxayso walal qli 💕💚🤍❤️
@apdiaziiz4759
@apdiaziiz4759 3 жыл бұрын
Hargysa caasimadii umada soomaliyeed wn jecelhay inaan arko from muqdisho hoyga nabad love you
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
🇸🇴Welcoming Zizy
@faisaclraxmaan8798
@faisaclraxmaan8798 3 жыл бұрын
Soo dhawoow wllo qaali 🥰mininku mininkaaga Waye miyaa la odhan jiray🤣
@apdiaziiz4759
@apdiaziiz4759 3 жыл бұрын
Alle hku shrfo abaayo mcntooy
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 Ай бұрын
Shukran wllo ana wan kutaama inaan maruun muqdishotago
@ahmedjirdeh3504
@ahmedjirdeh3504 3 жыл бұрын
Wallahi waa Legend. Weelkaas uu wax ku cabbay ee uu qaaday waannu iska shabbahnaa ninka waligaa weel aad ku cuntay haka kicine iska hagaaji hhhhh. Wadadii wadnaha ee Hargeisa ayaad dhex qaadaysaa, Deero mall ayaad kasoo dhaqaaqday ka dib Baar Hargeisa ayaad Xab-xab ka cuntay. Ka dib meherad qadiimi ah oo Hargeisa dii hore uun garanayso ayaad la shaahaysay Cumar shaahle in kastoo gabadh ay ii muuqato kuma ogeyn. Ka dib dhaweeye ayaad raacday. Hhhh Waan rajeynayaa saaxiib inaynu Hargeisa ku kulanno. Ku soo dhawoow Hargeisa.
@ayaancabdi4521
@ayaancabdi4521 3 жыл бұрын
Welecom to hrgysa dirisle legend ❤💭💚
@ednamohamed9353
@ednamohamed9353 3 жыл бұрын
will subscribe this channel now after i watched mamadi sida qurxoon uu u caawiyay manshallah 💕
@najahchannelnc2570
@najahchannelnc2570 3 жыл бұрын
RER HARGEYISA MEYEE IYO RER SOMALILAND SOO DHAWEEYA IDIRSILE ABDI WAA QOG QALBI WAANAAGSAN WALHI SODHAWOW WLL HADA JOOGI LAAH HARGEYISA WANKU ARKI KAH KEEP GOING WLLKY❤️❤️❤️
@madiiabii3960
@madiiabii3960 3 жыл бұрын
Ala wlll waad dhuumatee inaan ku arkaan jeclaaa hadan noolaado wan ku arki keep going bro welcome hargeisa caday 🖤🙏🙏🙏🥺
@fahiimaiskufilan9105
@fahiimaiskufilan9105 3 жыл бұрын
Darislow tagerayaashada ugu badan Waa muqdishawI marka Muqdishana imaaw 😂❤
@Healthy983
@Healthy983 3 жыл бұрын
Lkn dirislow wll dadka qaar haa ku aminin lacagta waayo laga yaba inaay laa baxsadaan Waxn rajaynaya inaan maalin uun ku arki doono intaas aad hargeisa joogto ❤🦁💕
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 жыл бұрын
Wow rag baa is helay dirisle wlcme to Hargeisa
@ismail.mo77
@ismail.mo77 3 жыл бұрын
Dirisle brother waan ku wataa gar iyo gardaraba. You are so humble 😌🙏✨
@mohamedthegreat4737
@mohamedthegreat4737 3 жыл бұрын
Living Legend. Legend double legend 💪💯
@faatuushfaraxsan1212
@faatuushfaraxsan1212 3 жыл бұрын
Masha allah dirisle waa qof qalbi nadiif ah wan kusugi dona inad imato mugadisho insha allah
@hodoismail8789
@hodoismail8789 3 жыл бұрын
Keyfa xalulu dhandhan 🤣🤣 Dirisle Abdi Soo dhawaw zxp Hargeisa wa magaladadii qalbi iyo qacma fular wllo🤞❤️❤️
@queenbos558
@queenbos558 3 жыл бұрын
Mashallah Walalo dirisle you are very humble❤️
@mahamedadawe6741
@mahamedadawe6741 3 жыл бұрын
Keep going pro dirisle Abdi ❤️
@hododhuux2784
@hododhuux2784 3 жыл бұрын
DirisLE legend😍😘
@naemamuse
@naemamuse 3 жыл бұрын
Wooow finally 😥welcome wllo kusoo dhawoow gacmo furan ❤❤
@suleimanali3098
@suleimanali3098 3 жыл бұрын
M.A sxb abdirizaq wdkaduwantahay dadka kale oo caanka ah wayo wxd tahay qofka aan islaweyneen ......aad baan kuutageraaa.
@saynabxasan7402
@saynabxasan7402 3 жыл бұрын
dirisle cabdi my pro keep going
@nourahassan2434
@nourahassan2434 3 жыл бұрын
Welcome to hargeisa wll🥰
Suuqa Ugu weyn Hargaysa | waxaan kula kulmay dad cajiib ah
13:03
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 143 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Hargeisa nin Mooto fuulay Shaqo (Maxaa Cusub podcast Episode #02)
4:46
Maxaa Cusub Podcast
Рет қаралды 6 М.
VALENTINES DAY  PRANK // ASHWAQ AYAAN KA YAABSADAY😳
9:02
Dirisle Abdi
Рет қаралды 150 М.
Omreeyn oO KA YABAY REER TAAJIRIINTA 🤑 | REER JABUUTI
12:21
Arooskii ugu Quruxda badnaa ee aan ka Qaybgalo waligay
11:04
Qays Qeyser
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sharma Boy | Heestii Mama Jawahir | Soodhaweynteyda magaalada Garoowe
3:08
Xayaat Kajal Official
Рет қаралды 267 М.
NINKA TIK TOK UGU DACAAYADA BADAN WAAKAN DAAWO DADKA SUU UGALAYO😂
8:47