No video

SAMIIXA AYAAN KA AARSADAY PRANKIGI AY IGU SAMAYSAY \WAY XANAAQDAY DAAWO🤬

  Рет қаралды 638,672

Dirisle Abdi

Dirisle Abdi

2 жыл бұрын

SAMIIXA AYAAN KA AARSADAY PRANKIGI AY IGU SAMAYSAY \WAY XANAAQDAY DAAWO,DIRISISLE ABDI,SAMIIXA KHALIIL,SOMALI PRANK,SAMIXA WAAN KA JARTAY,
AFURI WALAALKA BISHA RAMADAN KHAYR ILLAHAY HAKU SIIYEE⬇︎
www.paypal.com/donate/?hosted...
LINKIGAN KUDUL DHUFO SI AAD JOIN AMA MEMBER U NOQOTO THANKS TEAM DIRISLE⬇︎
/ @dirisleabdi
: For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
KUSOO DHAWOOW KZfaq CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
/ @dirisleabdi
KZfaqKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
/ @dirisleshaadhcade
Snapchat ➡️ Abdirisak1
Instagram ➡️Dirisle
Facebook➡️Dirisle

Пікірлер: 2 300
@dirisleabdi
@dirisleabdi 2 жыл бұрын
Subscribe saar fadlan Waxaan rabna 1m ina gaadhno ❤️❤️#Teamdirisle
@ahmedhossein4078
@ahmedhossein4078 2 жыл бұрын
Subscribeta fur ha la arko markaas waa lagu gaadhsinaya
@mandekmohamed7358
@mandekmohamed7358 2 жыл бұрын
Dee haayee caqliyadeena haku cayaarina
@falastiinibraahim7721
@falastiinibraahim7721 2 жыл бұрын
M.a
@najmacabdi5366
@najmacabdi5366 2 жыл бұрын
Lkn adna samiixa gurso wan ku garsinayna 1 million
@buddy.36
@buddy.36 2 жыл бұрын
@@ahmedhossein4078 3+ years ayu xirna waligiis mafuridoono ayuyiri marka haasugin 😅
@Eng_Ccy
@Eng_Ccy 2 жыл бұрын
Qofkii Ugu Fiican uguna Khayrka badan uguna Naxariis badnaa uguna aqoonta badnaa uguna akhlaaqada badnaa uguna uguna Udgoona Rabi intu Uu Abuurey Waa Nabi MUXAMED SCW 😭🥺🤲🥰❤
@kingmmcr.
@kingmmcr. 2 жыл бұрын
Scw scw ❤️
@abdihakimhusen9784
@abdihakimhusen9784 2 жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@cabdizaki7071
@cabdizaki7071 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@umumaaajidchannel7487
@umumaaajidchannel7487 2 жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام
@maxamedcabdinuur360
@maxamedcabdinuur360 2 жыл бұрын
اللهم صل على الحبيب
@abdifatahmohamed7544
@abdifatahmohamed7544 2 жыл бұрын
Dirislow adaa hore noogu sheegay in prank somalidu been yahay kana waa been lakin waanu iska daawanaynaa😂😂 1M baan kuu rajaynayaa sxb
@munamohamed3393
@munamohamed3393 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣walai sax afkisa Bahar iskugiliye
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
😂😌
@marian4718
@marian4718 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@fadumomohammed7068
@fadumomohammed7068 2 жыл бұрын
Dirisle fadlan in ader baro sida hablah, loo shukansad,de iska dah Ck
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 2 жыл бұрын
Team DIRISLE 1 MILLION coming iyo arooska dirisle iyo samiixa Insh allah
@haaruunmaxamed3443
@haaruunmaxamed3443 2 жыл бұрын
Inta murugeysan murugada Allah ha ka qaado aamiin, isoboqo wll macan
@safiyaadan9906
@safiyaadan9906 2 жыл бұрын
Amiin amiin
@hodanigal1289
@hodanigal1289 2 жыл бұрын
Aamiin ilaahey hanaga wada qaadoo
@abdizaki5430
@abdizaki5430 2 жыл бұрын
Amiiin yarabi 🤲☝️
@caddejaamac8008
@caddejaamac8008 2 жыл бұрын
Aamiin
@luulcajlaan9045
@luulcajlaan9045 2 жыл бұрын
اللهم امين يا رب
@Laki_Mahamed_Awad
@Laki_Mahamed_Awad 2 жыл бұрын
Anagaa ruwaayad caadi inoo jilaysaan miyaa🥺🥺 lkn waan iska daawanaynaa inagoo xaqiiqda og waayo Alle dartii baanii taageernaa niina jacelnahay🥰🥰
@riyadmahrez9744
@riyadmahrez9744 2 жыл бұрын
😂😂😂 somali lama gaadi karo
@samiirafarxaan2052
@samiirafarxaan2052 2 жыл бұрын
@@riyadmahrez9744 walaow war ma ka heli kara sababto ah waxan socda waxba ka fahnsani
@ilwaadabdyy6023
@ilwaadabdyy6023 2 жыл бұрын
@@samiirafarxaan2052 tiktok tag waad arkaysaa vaarta samiiha oo kursiga soo jeedka fadhida
@hilalqnnn2932
@hilalqnnn2932 2 жыл бұрын
Samiixa hadal weeyne dhahday gabar kastoo social media isticmasho eey waano utahay ana aan ka helay wlhi wexey tiri nolasheyda hal qof bislee uraba aan isku duqowno i don’t wanna inaa ninkasto ninkega waayo dhaho bila kadibna aan hadana nin kii wuu baxay dhaho wlhi waa fariid mansha allh dhaqan kii gabdhaheyna leh 👏👏👏👏
@Axmed_Hobyo
@Axmed_Hobyo 2 жыл бұрын
Dirisle is one of the most talented, smart and intensive Somali KZfaqr ever and Samiixa is extraordinary epic and exudes so much femininity and innocence which is hard to resist. She's made for acting and that brightens her ego up. There is no doubt, this two are unstoppable duo!!
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 2 жыл бұрын
English aa nagu cabtay abowow😂😂
@Waxkasta
@Waxkasta 2 жыл бұрын
agreeee
@cabdisamedcadaala6450
@cabdisamedcadaala6450 2 жыл бұрын
Inta ila jecel in ay is guursadaa love siisaara🤘✌😁
@cabdisamedcadaala6450
@cabdisamedcadaala6450 2 жыл бұрын
Iniga ayaa kula jeecl in ay is guursasadan✌😁
@ismaaciilabdirahmaan865
@ismaaciilabdirahmaan865 2 жыл бұрын
Dirisle means usa samiixa means Russia
@fatimamohamoud8242
@fatimamohamoud8242 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdikariinalishahfans8999
@cabdikariinalishahfans8999 2 жыл бұрын
1M hanpalyo pro from burco 💯
@nanilivestyle7235
@nanilivestyle7235 2 жыл бұрын
Maxa ku igatay wll🤟
@cabdikariinalishahfans8999
@cabdikariinalishahfans8999 2 жыл бұрын
@@nanilivestyle7235 app play storka ku jira
@ametroy3735
@ametroy3735 2 жыл бұрын
@@cabdikariinalishahfans8999 wll isheg ansotagsadee
@somalitutorials3116
@somalitutorials3116 2 жыл бұрын
@@cabdikariinalishahfans8999 magaci app kaas
@kingjohn9145
@kingjohn9145 2 жыл бұрын
@@ametroy3735 WAA WAA BEEN WAX LA OGAAN KARO MA JIRTO CAQLIGA YAA LAGA XADIN😂😂😂😂😂
@hodaartan3660
@hodaartan3660 2 жыл бұрын
As a woman I can feel she has a Feeling for you bro
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
Absolutely 🙈😀
@yusufjowhari2877
@yusufjowhari2877 2 жыл бұрын
😁😁😁
@jeylanimuneer7879
@jeylanimuneer7879 2 жыл бұрын
Finally someone who understands 🤣
@wardomuhammed4882
@wardomuhammed4882 2 жыл бұрын
Maybe
@zimzima193
@zimzima193 2 жыл бұрын
@@zaek_adde1276 bro take a bath 🛁 you smell bad
@ridwandalxiis9196
@ridwandalxiis9196 2 жыл бұрын
Lkn wlhi samiixa khaliil waa qof ad adag wow! 😚 qofkii helaa nasiib leh maaha hablaha qof walba iskaga dhaha wan ku jcelhy io wxyaalahaz 🔥 sooner or later you'll be together!
@geel_jire
@geel_jire 2 жыл бұрын
KU SALIYA NABIGEENA SCW SCW SCW 🤲❤🙏
@axmedyare2404
@axmedyare2404 2 жыл бұрын
Salallahi caleyhi wasalam
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
❤️SALALAAH ❤️CALAYH ❤️WASALAM ❤️
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 2 жыл бұрын
1 million subscribers I can't wait 😍 🙌 comming soon
@sultanzahardid6926
@sultanzahardid6926 2 жыл бұрын
Wuu gaadhayhee inaan lagala noqon😅 oo uu aad usii dhaafo ayuu rabaa ilaa 1.3 or 5
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 2 жыл бұрын
Inta Ila aragty inuu ck dirisle Copy garaynayo 😅Nacabku darbiyada Ha jiidhaan🔥TEAM DIRISLE 1M Coming soon🛑💚
@tawalyusuf1851
@tawalyusuf1851 2 жыл бұрын
Wuu ku masayraa waligii sidaa ugu masari jiray
@ayaanbilan7078
@ayaanbilan7078 2 жыл бұрын
Finally 1million soo carfoso inshallah gul iyo gobanimo walalkey Abdirizaq AKA Dirsle Abdi 👏🤟🏽
@nimahasan9746
@nimahasan9746 2 жыл бұрын
Yes, hada ayaan wax ka oranaynaa Samixa loves to you young man Keep going guys
@zakariamohamuuth7711
@zakariamohamuuth7711 2 жыл бұрын
Inta soo yacday markiba lkn wa laysla oga umalynaa 😂😂
@ilwaadabdyy6023
@ilwaadabdyy6023 2 жыл бұрын
Haa waa laisla ogaa vaarta waa lasoo qbty tiktok tag wale ma aamino prank danbe
@faliscalijaamac8460
@faliscalijaamac8460 2 жыл бұрын
😀😀caadibaa layskula ogyahy
@abdallaabdalla984
@abdallaabdalla984 2 жыл бұрын
Inteen kasoo wadaa sxp tiktok account
@Izzemaha
@Izzemaha 2 жыл бұрын
@@ilwaadabdyy6023 xgee ka helaa
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 2 жыл бұрын
Qof walbo wanagsan ilahow si qof sidisa uwanagsan ❤🤲🤲😥
@Abdulkadir_Chala
@Abdulkadir_Chala 2 жыл бұрын
Wa film qrux bdn waqti la geliye weliba dialogue fiican leh mrka filmanta nocaan no so badiya guys i like it 😀
@suheipshroff7530
@suheipshroff7530 2 жыл бұрын
25 Minutes 11K Views Another Level 😂🤗
@Abdiichanelll
@Abdiichanelll 2 жыл бұрын
benlee😂
@buddy.36
@buddy.36 2 жыл бұрын
@@Abdiichanelll 1hr 11k like keep going team dirisle
@shukricali9999
@shukricali9999 2 жыл бұрын
War jecli lee lagu garay halahaas😂
@honestproduction1530
@honestproduction1530 2 жыл бұрын
@@Abdiichanelll question vvcvccxb
@cabdulahicw2756
@cabdulahicw2756 2 жыл бұрын
🤣😂Nayroobi hadaad imaatid waa qasab inaad prank been ah sameeysid
@ac7495
@ac7495 2 жыл бұрын
Haa wa sax
@rahamomhd4600
@rahamomhd4600 2 жыл бұрын
Maila aragtay leysla ukyahay
@ac7495
@ac7495 2 жыл бұрын
@@rahamomhd4600 haa no views ba jirta marka malmaha magalka ku shidenyhy wa inad qarabata
@hanadabdi598
@hanadabdi598 2 жыл бұрын
Sidee ku dhacay 115 million views haytaa ck 400 million views wali xataa 1 million ma gaarin sheekadaas wa beentiis
@rahamomhd4600
@rahamomhd4600 2 жыл бұрын
@@ac7495 haa
@daganesiyad7230
@daganesiyad7230 2 жыл бұрын
i like her smile....wonderful, and how she say - "--- iso eeg.."
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 2 жыл бұрын
5 hours 102k views barakallah ❤️ keep going waryaaa ilaa 1M
@marryme4690
@marryme4690 2 жыл бұрын
Dirisle Horaa Noo dhahday Prank Aan isla Ogeen Qofka masameyo Hda Seeku Aminena marka😂😂😂
@princessqurux404
@princessqurux404 2 жыл бұрын
😂😂😂wuu is iloopy
@haboonwanag8043
@haboonwanag8043 2 жыл бұрын
Excellent walahi markaan daawanayey baan xasuustay hadalkiizii 🤣🤣🤣🤣 anagay nawaalayaan
@rahamomhd4600
@rahamomhd4600 2 жыл бұрын
Asoo been ah ayaab iska dawanaa kkk
@sundusmaxamed8504
@sundusmaxamed8504 2 жыл бұрын
@@rahamomhd4600 Hhhhhhhhhhhhhh😂🤣😁🤣🤣 Somaha Waynu fulqad badnahy 😇
@buddy.36
@buddy.36 2 жыл бұрын
Waxan waa entertainment do don't take it too serious 😂
@aichaabdimounin7727
@aichaabdimounin7727 2 жыл бұрын
I swear to god that she really loves him more than he does for her in real. But as a girl ,she wants to show off like she care less😏 I got you girl (we understand each other)
@zamzammohamed1749
@zamzammohamed1749 2 жыл бұрын
You are right
@mandekmohamed7358
@mandekmohamed7358 2 жыл бұрын
You got the Point
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 жыл бұрын
indeed
@mohamedmursal6323
@mohamedmursal6323 2 жыл бұрын
These are celebrities, they show you what you need to see but in reality it maybe different, so don't judge a book by its cover
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂Sax
@cabaaseciiltire1682
@cabaaseciiltire1682 2 жыл бұрын
Samiixa KhaLiiL Gabdh XishooD Iyo AkhLaaq Badani Ka MuuqaTo KeeP Going Wallshay qli
@queenbos558
@queenbos558 2 жыл бұрын
You both love each other isku yaaca🤣❤️
@hodanxasan3705
@hodanxasan3705 Жыл бұрын
Wasa jacayal
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi 2 жыл бұрын
Am from Canada but I don't understand and itis so cool War Muqdisho ayaan jogaa love uun dhac ku siiya😂✌🏼
@aaminoayuub7570
@aaminoayuub7570 2 жыл бұрын
Wad na waalaysa qofyahaY
@ibrahimkanedy6745
@ibrahimkanedy6745 2 жыл бұрын
Cʀᴀᴢʏ🤣
@Jubbafilms
@Jubbafilms 2 жыл бұрын
Naf.yar.masha allah
@yussufismail49
@yussufismail49 2 жыл бұрын
Kkkk like lee sa uradini
@omarbashiraweys4342
@omarbashiraweys4342 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@mariamohamett1252
@mariamohamett1252 2 жыл бұрын
🥰Team idirisle 1M An gaarsino 😂
@hamseali1079
@hamseali1079 2 жыл бұрын
Saaxib Dirisle taageero number one ban Ku ahey lkn markad prankyada reactionKa Ka bixin jirtay waxd na dhihi jirtey ani inuu prankgu run yahay ma rumeysni Balse hada adigiibaa prank sameynaya sideen ku amiina markaa inuu prankigagu run yahay😅😄
@shakraboy3970
@shakraboy3970 2 жыл бұрын
Nairobi hadaa joogto waa qasab inaa sameyso pranki been ah
@zimzima193
@zimzima193 2 жыл бұрын
Speak English
@michelehawthorne2637
@michelehawthorne2637 2 жыл бұрын
Video gaan waa cadayn mashallah 🥰 Samiixa waa gabadh qurux badan sharaf iyo kartina leh waa runteed social media muday ku jirtay waana la damcay laakiin maalinba mid ma soo dhigto mashallah 🥰samiixa Allah ha ku xafido Aamiin 🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰
@munachiffon4055
@munachiffon4055 2 жыл бұрын
The fact she first pretended to look the sides and never ask if the 📸 cameras were working and when she was told it was prank and ask which camera 📷 is on .😂😂😂anyways u guys r good actors.keeping going
@goleyins..9393
@goleyins..9393 2 жыл бұрын
i'm looking a comment like this, you get it!!!!
@najaxcabdullahi4197
@najaxcabdullahi4197 2 жыл бұрын
Samixa isku si ayan ufarisana
@kamelmahder5678
@kamelmahder5678 2 жыл бұрын
Bruth this isn't prank it's all acting 😄😆😆😄😄😂
@abdikhadersheikh6553
@abdikhadersheikh6553 2 жыл бұрын
Fadhiga waxa la dhaha waa weynka 🥑
@leamsixed7300
@leamsixed7300 2 жыл бұрын
Af Somaliga maxa ku diday ileen Somali lee Dawanese wxan 🤔😅
@xawo.mahamedaz9071
@xawo.mahamedaz9071 2 жыл бұрын
See cml 😁 vaar vaar dirisle video ka wuso digy hadana private ayu kadhigy hadana Wu kabixiyay hada ayu so DiGa markle 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waar bal like ta haila dhafina inti wx ila, aragty 😬🥵🥵
@fatimafarah2677
@fatimafarah2677 2 жыл бұрын
Anaaa kula arkay
@farhiaali8967
@farhiaali8967 2 жыл бұрын
Wan kula arky lkn culadi jirty kor buu so saray
@faliscalijaamac8460
@faliscalijaamac8460 2 жыл бұрын
@@farhiaali8967 cilad maaha var aaku jiry anaa kiuu haaaya😀😀
@nastexaaxmedsuge5050
@nastexaaxmedsuge5050 2 жыл бұрын
@@faliscalijaamac8460 maxaa waaye
@fadumociisemohmud5911
@fadumociisemohmud5911 2 жыл бұрын
Vaar weyn aa ku jiray wuuna ka jaray🤣🤣
@ifrahhassan9628
@ifrahhassan9628 2 жыл бұрын
The reason I feel their love 💕 samixa She was very happy when she With him I wish all the best I can’t wait the day you get married guys😊🥰
@dalhamedia4959
@dalhamedia4959 Жыл бұрын
🇸🇱😭😭😭
@kipirley5478
@kipirley5478 2 жыл бұрын
1 million coming soon ♥️👑
@thebeautyprincess3381
@thebeautyprincess3381 2 жыл бұрын
Inta tiktok ksoo argty varka 😂😂😂inuu prank been yahy iso raca🙄😂😂😂
@caaishaali4884
@caaishaali4884 2 жыл бұрын
Wa arkayey
@farhijadahir6650
@farhijadahir6650 2 жыл бұрын
1M incha allah 🥰from Djibouti 🇩🇯
@AMIN-wp2tb
@AMIN-wp2tb 2 жыл бұрын
Rer jabouti dhan noga sosar c.k iyo samaara tartan nagula jiro
@FuAad1
@FuAad1 2 жыл бұрын
Haddii gaaladdu ku faanayaan in Dayax gacmeedyo🚀hawadda sare u Direen, Nebi muxammed scw wuxuu Dhaafay todobadda samo, carshiga Ayuu rabbigiis kula hadlay, kumana Faani jirin darajaddaas weeyn😍 ku salli xabiibka scw❤ ku biir chanelkeena
@hassanyussuf7577
@hassanyussuf7577 2 жыл бұрын
12:49 that smile of Samiha was so good😍😍😍😍😍😍😍
@buddy.36
@buddy.36 2 жыл бұрын
1 million coming soon team Dirisle 🙌
@madridistahalamadrid9656
@madridistahalamadrid9656 2 жыл бұрын
Ma arko subscribe tisa inte ka aragtaa
@buddy.36
@buddy.36 2 жыл бұрын
@@madridistahalamadrid9656 live ayu kashege almost 40k kadhiman 🥺
@aadanhassanomar7268
@aadanhassanomar7268 2 жыл бұрын
@@buddy.36 gormee ayuu sheegey sxb
@nooleeyelyrics7038
@nooleeyelyrics7038 2 жыл бұрын
@@buddy.36 RUN SHEEG SXB MAHUBTAA
@fartuuncabdulahi857
@fartuuncabdulahi857 2 жыл бұрын
@@nooleeyelyrics7038 haa live ayuu ku dhahy
@deekamohamedabdiqadir8179
@deekamohamedabdiqadir8179 2 жыл бұрын
Asxaabeey iso duceya owlaad saalix inu ilaaheey isiiyo Allahuma aamiin 😰 😰🤲
@caashomaxamedabdi7760
@caashomaxamedabdi7760 2 жыл бұрын
Aamiin abyo allaha hakusiiyo
@princessqurux404
@princessqurux404 2 жыл бұрын
Allah ku siiyo kuwo badanoo baariyaala xabibti anaa ku dareemi karaa😥😥😥
@anasisack9282
@anasisack9282 2 жыл бұрын
Awlaad saalix ah Allaha ku siiyo abaayo
@deeqaali1153
@deeqaali1153 2 жыл бұрын
Alle ha ku siiyo salixiin
@Maaido740
@Maaido740 2 жыл бұрын
Ilaahay hakusiiyo walal awlaad baariyaal ah oo indhahaagu ku diirsadaan
@cmkstudio1161
@cmkstudio1161 2 жыл бұрын
Bro dirisle this girl really loves you she doesn’t wanna show it because she’s afraid you’ll reject her that’s why she putting you in the friend-zone i would love for you two to be a couple and get married inshallah one day and have a happy life (Team D+S)
@abdinaasir880
@abdinaasir880 2 жыл бұрын
Keep gooin my brother 🙏💪💯💙❤
@nimahasan9746
@nimahasan9746 2 жыл бұрын
Absolutely she loves to you more than you The way she's looking to you ,,,, it's like falling in love
@AfricanHistory11
@AfricanHistory11 2 жыл бұрын
Inta murugeysan Allah murugta hakaqaado Ameen, isoboqo wll macan
@fartuunabdirahmanaadan6826
@fartuunabdirahmanaadan6826 2 жыл бұрын
aamin aamin aamin
@Mame.1999
@Mame.1999 2 жыл бұрын
Ameen
@umucabdalla3387
@umucabdalla3387 2 жыл бұрын
Aamiin YaaRaBBi
@zarkaalka8834
@zarkaalka8834 2 жыл бұрын
Amiin
@Nowseeit382
@Nowseeit382 2 жыл бұрын
You guys are so cute together masha allah ❤️
@aliyare3151
@aliyare3151 2 жыл бұрын
Aniga waxan raba prank maseersiin kamaseersii like isaar hadad igu raacsanahay 👍
@abdifitahmohammed1165
@abdifitahmohammed1165 2 жыл бұрын
Bisha Ramadaan Xagee kusoomaysaa walaal🌙
@ahlamabdullahicooking5308
@ahlamabdullahicooking5308 2 жыл бұрын
Cupyrus
@marishmohamet9122
@marishmohamet9122 2 жыл бұрын
Bosaso deeqa ❤️
@bilanxaanshi5506
@bilanxaanshi5506 2 жыл бұрын
Kuweeyt wll ale cafiimat iinugu garsoyo
@sihaamgamer6112
@sihaamgamer6112 2 жыл бұрын
Galkacyo i.shalah
@ahmedsadiq7113
@ahmedsadiq7113 2 жыл бұрын
Mogadishu cady insha insha allah
@matagaaye1231
@matagaaye1231 2 жыл бұрын
Dirisle mxa ugu saartay vedio-ga legend waa ku wataa 1m i.allah bishaam intee dhamaanim ayaa gaaree i.allah guuleeyso adi neh ha caajisin wlhi inaa 1m gaarto farxad ayee ii tahay
@Arafatka795
@Arafatka795 2 жыл бұрын
Wuxu uga saaray markuu camerada qarinaayay ayaa muurayada laga dhex arkaayay samiixa oo ahayd 1:58 lkn hada intii camerada la qarinaayay wuu ka saaray😂
@Cazmi.Cudoon
@Cazmi.Cudoon 2 жыл бұрын
@@Arafatka795 kk haa wlh waan duubtay beeh hadaayi markan arkay inuu ka saaray😂😂😂🙆‍♀️
@Arafatka795
@Arafatka795 2 жыл бұрын
@@Cazmi.Cudoon kkkk waxgarad baad tahay qurxyyy aduu hadaa😂😂❤️
@princessqurux404
@princessqurux404 2 жыл бұрын
Goormee kasaary kanaa mise midkaluu ahaa video ga😳😳😳
@Cazmi.Cudoon
@Cazmi.Cudoon 2 жыл бұрын
@@Arafatka795 wxn uduubaayay wxn islahaa maadaama uuka saaray waa uga dhabeyn doona adna duubo ee sodhig ruufiyaanimo lew😹😂😂😂
@King_ceyda1
@King_ceyda1 2 жыл бұрын
Azxapta inay dirisle jeceshahy ma ila aragteen 🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️😅
@maxamedaamiin4637
@maxamedaamiin4637 2 жыл бұрын
Labo qof oo farxad ka samysan baa tihin oo isku so baxaya walhi run baa rone wn isla kin jecelahay keep going wllky and wlshy
@abdiahmed1689
@abdiahmed1689 2 жыл бұрын
A match made from heaven Dirisle and samixa two beautiful souls may Allah bless you inshaalah
@shamsabarre5369
@shamsabarre5369 2 жыл бұрын
Wan soconay team Dirisle1million coming soon.Samixa na waxba haka so fekerin jacaylka Haa dhe ❤️❤️❤️
@abdyrahman8851
@abdyrahman8851 2 жыл бұрын
20:35 inay ku booday in yar u jirtaa Lbadan dhabay isku jecelyihiin ❤
@ASADHAGIO-vv8qx
@ASADHAGIO-vv8qx 2 жыл бұрын
5 hours 106k io 24k like wow amazing 😮 bro.
@idrisaden1445
@idrisaden1445 2 жыл бұрын
They're in a relationship but they don't want to tell us the reality,,,keep watching their pranks at long last they will tell us.
@juwaahmedadan7056
@juwaahmedadan7056 2 жыл бұрын
Ayyy waa sxnthy wlhi
@amineroyal7118
@amineroyal7118 2 жыл бұрын
Maxaa af somali kuu diiday dhaadhaan
@idrisaden1445
@idrisaden1445 2 жыл бұрын
@@amineroyal7118 Somali miihi qasab mya in an af somali kuqoro 😂😂😂
@somalighosht999
@somalighosht999 2 жыл бұрын
WTF boy
@zimzima193
@zimzima193 2 жыл бұрын
@@amineroyal7118 oroodh school adh sinjiyada hooyada waase
@zermuniirchannel6395
@zermuniirchannel6395 2 жыл бұрын
Dirsle pranki ad oran jirtay wa been ada bilabay eh 😅
@abdirahmanahmed7882
@abdirahmanahmed7882 2 жыл бұрын
This is pure love 💘
@jecelowlyrics5136
@jecelowlyrics5136 2 жыл бұрын
PLS INTA JECEL NABIGEENA MUHAMED SCW SCW HA ISOO RAACDO INAD MAR WALPA NABIGEENA MUHAMED INAAN IS XASUUSINAA WAA WAAJIB INA SAARAN WALAL MACAN🥰🥺🥺😫😫
@AfricanHistory11
@AfricanHistory11 2 жыл бұрын
Wxan islaha commentigi hadey qortey inte kabaxde, ileen muqalki hore waad kasartey😅👍
@tawalyusuf1851
@tawalyusuf1851 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 2 жыл бұрын
Samixa o fadhisa la arkayey asagana u camerada diyarsanayo hada wu ka jaray🤣
@iskufilanj9785
@iskufilanj9785 2 жыл бұрын
@@rahmafarah6892 wlhi dheh🤣🤣🤣
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 2 жыл бұрын
@@iskufilanj9785 ha wlhi wiil acoment kuso shegay marka mirayada firiyayna meshas e fadhisa iyado diracan iyo garbasartan wadato isla marki vediogi wala saray😂😂
@mahamedabdi6000
@mahamedabdi6000 2 жыл бұрын
Diresle seedi maad naga xishootid Walkay iyo wlshy From Addis ababo Ethiopia
@ahmed.1487
@ahmed.1487 2 жыл бұрын
Qof gurigiisa kamaqan laiska imanaa, camerada lagu qarsanaa, hadhowna laweydinaa guriga yaa joogo, ma tii biyaha keentay😂😂...,....jilinka ugu wacan masha Allah
@qadarqadar2387
@qadarqadar2387 2 жыл бұрын
Var aan caadi ahayn weeye aasooqabatay
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 2 жыл бұрын
Wow samiixa and his friend dirisle Andi wn idin wataa kal I laap ✊✊lkn wxn idin rajeenayaa inaad si dhab ah isku dhegsataan❤️👊✌️
@Repentancejourney
@Repentancejourney 2 жыл бұрын
You finally got her back!!!good job
@GALDILE.
@GALDILE. 2 жыл бұрын
1M Hambaliyo sxbke ninki igu horeeye oo 1M Gaaray team dirisle ❤❤❤✊
@layloibraahin715
@layloibraahin715 2 жыл бұрын
Ck tartan kula jira isku meel bey marayaan
@abdihakimabdullahiissack410
@abdihakimabdullahiissack410 2 жыл бұрын
The lady is another funny 😂 Dadku ugu fican in ay mustaqbal Isla wadaagan NahaY There must be something here
@mohamud__dobie9158
@mohamud__dobie9158 2 жыл бұрын
Coming soon 1m legend
@aadanhassanomar7268
@aadanhassanomar7268 2 жыл бұрын
1 million coming soon bro congratulations
@munamaanka9250
@munamaanka9250 2 жыл бұрын
Another level dirisle abdi come soon 1ml🙏❤❤❤❤
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed
@bilesharaf9141
@bilesharaf9141 2 жыл бұрын
The fool one is the one who believes that somali prank is real
@hassanyussuf7577
@hassanyussuf7577 2 жыл бұрын
Is it not real 😂😂
@mohamedbulale773
@mohamedbulale773 2 жыл бұрын
Ar soomaaliya Imika Waxan Wa Prank run ah oo an laysla ogayn miyaa na leedihiin I don't believe somali prank😂
@sihaamgamer6112
@sihaamgamer6112 2 жыл бұрын
Lkn sidee ku ogaatey inuu been yahy
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 2 жыл бұрын
@@sihaamgamer6112 darisle marku camerada diyarinayo miyarada darbiga samiixa fadhisa laga arka 🤣
@faruzaalpilfw6051
@faruzaalpilfw6051 2 жыл бұрын
Not only somali people
@fathimoha433
@fathimoha433 2 жыл бұрын
Hadaadan somali aaminin walalow cidkale xaa kaagalay walalahaa aamin cidkale wax kaana galin lasoco
@abdiasiissiciid5868
@abdiasiissiciid5868 2 жыл бұрын
@@rahmafarah6892 wr waa sawir yaahuye 😄
@wehliyelibaan3970
@wehliyelibaan3970 2 жыл бұрын
Samixa io dirisle waa isku nuraysan lawo isku qalmo wa tihiin 🥰✅
@jhussain1507
@jhussain1507 2 жыл бұрын
2 wadaan aniga waan ka weeynahay walahi waan isla jeclahay waana isku duceeya hadaay qeer isku yihiin allaha isku daaro waana arka inaay is jecelyihiin ❤❤💘💗💝
@mo7719
@mo7719 2 жыл бұрын
Wallahi she love's you broh lkn wey cabsanesa inay ku shegato broh don't play her feelings wallahi so guys nolol wacan ni idin rajena🥰❤️🥀
@jesselingard5118
@jesselingard5118 2 жыл бұрын
1M can't believe that😲 Marki uhorese aa video so dhigtay aa subscribe ku saray mantana adiga uhoreya 👏🏻Congrats
@somalipoi8143
@somalipoi8143 2 жыл бұрын
1m coming soom team dirisle ☝️💪😂😂
@faisal.british
@faisal.british 2 жыл бұрын
Can't wait 1m subscribers
@bashiirhassan9716
@bashiirhassan9716 2 жыл бұрын
Videos kaagu aad bay u dheer yihiin Dirislow...soo kooob.
@Aslandj2024
@Aslandj2024 2 жыл бұрын
Keep going bro and we know what she feels like to be with you 😍😍😍
@skyabdi6226
@skyabdi6226 2 жыл бұрын
Congratulations My Favorite KZfaqr Dirisle 1m subscribers
@najma8198
@najma8198 2 жыл бұрын
Samiix waa gabar romric mashallaah ninki hela nasiible
@hajjiabdilahi9443
@hajjiabdilahi9443 2 жыл бұрын
Wan qatay Anigu ben ama Run waxay donta ahaateH 💋😁😁
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 2 жыл бұрын
Liph
@umuxafsah1694
@umuxafsah1694 2 жыл бұрын
"Waad ii qalantaa"" full stop sizta, what are you going to think then?????? Girls are always girls
@baydarisinmaal2339
@baydarisinmaal2339 2 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo Hambalyo. 7aadka dan3e wxy inoo sheegi doonaan inay go'aansadeen sidii ay nolosha u wadaagi lahaayeen iyo xiliga uu Diqisle ama dirisle oo doonayo wlshen Duma Samiixa khalo... wxn u eegay faalka jaceylka be proud inad caruusado noqotaan kkkkkkkkkk
@hajir1122
@hajir1122 2 жыл бұрын
congratulations one million insha allah sxp
@muhiyadiinabshir5753
@muhiyadiinabshir5753 2 жыл бұрын
Legend dirisle from hargaysa waan ku wadanaa
@munaali4156
@munaali4156 2 жыл бұрын
Musalsalkan wakii dirisle 1M ku tagi lahaa iska daawada😂😂😂 samixana 2M TikTok 😂😂
@sabrinamohamed9673
@sabrinamohamed9673 2 жыл бұрын
Dirisle waan sugi weysanahay 1ML please gaarsiya Team Dirisle 🥰💯👍💞🌹🙏💕⭐️😍💝👑👏
@Fandhaal1
@Fandhaal1 2 жыл бұрын
Amazing 12hrs and 35k like keep going ababab Kabtaada lama gashan karo
@misszuti5430
@misszuti5430 2 жыл бұрын
1million coming soon team dirisle 🥇
@abdurahmanabdullaahimuumin7316
@abdurahmanabdullaahimuumin7316 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi ninkan legend waayeH vaar hadaye ku qabaneH wu ka saaray wu kaso jareh wu kuso celiyeh1🤣derisle Viva 🤣🤣
@abdurahmanabdullaahimuumin7316
@abdurahmanabdullaahimuumin7316 2 жыл бұрын
@@abdullahifarah4194 🤣prankiga we isla ogyihin iysdo fadhisoh mirayadah laga dhex arka marku camerada qarinah hadaye uso dhigeH wa lagu qabteh wu ka saareh wu kaso jareh🤣
@abdullahifarah4194
@abdullahifarah4194 2 жыл бұрын
@@abdurahmanabdullaahimuumin7316 thanks lipax
@naimaahmed3402
@naimaahmed3402 2 жыл бұрын
They look great together
@naruurab1114
@naruurab1114 2 жыл бұрын
Anoo Og- prank been yahay Anoo Og- in ay view raadis yihiin Anoo-Og- in ay noo tashteen. Hadana Waan fiirsadey☺️
@buddy.36
@buddy.36 2 жыл бұрын
😂😂😂
@ayaanadam8618
@ayaanadam8618 2 жыл бұрын
Sax😅😅
@abdiqanimahamedhassan7347
@abdiqanimahamedhassan7347 2 жыл бұрын
Inshaa Allah 1M abdirisaaq abdi pro keep going
@princess-ov4sp
@princess-ov4sp 2 жыл бұрын
But anyone can see this prank is planned😂😂😂😂 anyways keep going
@xayaatmohamed3868
@xayaatmohamed3868 2 жыл бұрын
Absolutely 😅😅😅😅
@abdirahmanabdiwahab7630
@abdirahmanabdiwahab7630 2 жыл бұрын
Keep going my brother derisle cabdi
@MM-SOMALI-BOY
@MM-SOMALI-BOY 2 жыл бұрын
Coming soon 1M Dirisle Abdi
@naimoabdullahi6887
@naimoabdullahi6887 2 жыл бұрын
Galabta Bilaa camal inaan ahay waxan ku ogaaday ano og in ey been tahy ban sii daawanayaa 😁😜😜🙉
PRANK MARISH BEAUTY QAAD AYAAN CUNAYA \WAY IGA XANAAQDAY
27:56
Dirisle Abdi
Рет қаралды 514 М.
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 21 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 41 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 30 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 3 AAD
31:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 486 М.
"way igarteen kadibna heeso ayay igu shideen" sheekh Xabiib
12:44
DEG DEG: ILHAN OO WACDARO DHIGTAY MARKII 3-AADNA GUULAYSTAY
25:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 52 М.
PRANK SAMIXA OO SIXUN IIGA AARSATAY (macasalama)
10:20
Dirisle Abdi
Рет қаралды 315 М.
PRANK DIRISLE OO UGACAN QAADAY QURUX KU DHIIGLE SAMIIXA DARTEED💔
18:51
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 21 МЛН