No video

Mogadiscio bianca e nera (Gianfranco Pagani, 1954)

  Рет қаралды 32,619

DOCUMENTALIA

DOCUMENTALIA

Күн бұрын

Fotografia: Rodolfo Isoardio
Organizzazione: Gianfranco Pagani
Commento: Gianmaria Lisa
Il film è parte della tradizione del documentario etnografico. La descrizione della capitale somala fa riferimento allo stesso medium cinematografico, tra il bianco delle antiche architetture di epoche e stili diversi e il nero della pelle della sua gente, definita "indigena", in una visione ancora erede della dimensione coloniale , in cui i quartieri bianchi sono quelli istituzionali mentre i nativi sono relegati negli slum. Eppure, la storia dei mercati, della cosiddetta "grande città" e delle attività lavorative della popolazione locale, sembra volersi liberare dalla dicotomia colonialista attraverso uno sguardo più attento alla vita reale dei veri abitanti di Mogadiscio.

Пікірлер: 51
@jemalabdulahi1643
@jemalabdulahi1643 3 жыл бұрын
Somalia xilligaas Hal gumeyste iyo Hal madax-weyne ayey lahayd! Maantana waa gumeyste Africa + Dunida kale iyo 6 Madax-weyne! Allah ha u naxariisto Dadka iyo Dalkaba!
@bishiali1671
@bishiali1671 6 ай бұрын
4 gumeyste ayey lahayd
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 2 ай бұрын
​@@bishiali1671oo sidee sadex soma aheen 🙌
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 3 жыл бұрын
My land, my origin 🙏👌
@abdullahielmi6257
@abdullahielmi6257 3 жыл бұрын
Nabadii jirtay Soomaaliya,waa dhibaateetey dagaaladii qabyaalada iyo argagixisada alshabaab iyo kuwo aan wadaniyiin ahayn. Soomaaliya ALLAHA nabad iyo qaranimo sii Aamiin.
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 4 ай бұрын
❤❤😢Love ♥️ Mogadishu Somalia 🇸🇴 ❤️ beautiful
@shaairguled9274
@shaairguled9274 Жыл бұрын
Thanks for this
@fatomoosman8342
@fatomoosman8342 3 жыл бұрын
Calool xuma weynaa allow noo naxariisto soomaalidii dhuntay xamareey qabriyeey gashay qof dhintay oo la aasay ka soo qaad laakiin tii allana meeleey taalaa allow noo soo nooleeysii intaanan dhiman
@xidig3833
@xidig3833 9 ай бұрын
Mashalaah
@fe8445
@fe8445 Жыл бұрын
Waa 2000 oo cadaan ah. Soomaalida ka badan.
@cheyyene
@cheyyene 5 ай бұрын
1945 waxaa la sheegaa in ku dhowaad 50000 Talyaani jooogey oo kasoo cararey World War 2.
@abdirahmanibrahim6706
@abdirahmanibrahim6706 2 ай бұрын
1954 to 2024 waxaa udhaxeyso 70 sano Vediowgaan caawana Dalkii wuxuu la daalaa dhacayaa Wadaadxume khaliijka waxyar oo lacag bil ku filan inuu cuno ayuu nagu qaribayaa oo uu noo sameystey alshabaab iyo ictisaam iyo kuwo kaloo badan waa in dhalinyaradu u kacdaa oo wadaadada dhamaantood lasoo xirxiraa meel waliba ay Aduunka ka joogaan Taliye shuutena uu si xaq ah ugu xakumo waana in cadeyn laga keenaa khaliijka iyo kuwii Lacaga usoo diri jirey iyo Timirta marqaati la horkeenaa Anagana Diinteena saxda ahna yaanan lagu xadgudbin oo Nabada ay carabta ku wada noolyihiin aan iskula wada noolaano Masaajidadana aan iskula wada Cibaadeysano insha Allaah
@nuuro8336
@nuuro8336 3 жыл бұрын
talyani waa ku mahadsanyahay haduu noo soo duubay vedeo 1954 namaysan gumaysanine way noo roonaayeen hada gumeesi lagu jiraa ya noo esha aa la taganyahay gumesigaas
@daahirabdikariimbaroow7393
@daahirabdikariimbaroow7393 5 ай бұрын
ASC. QUALE TEMPO I MOGADUSUO
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 6 ай бұрын
it was very developing good patriotic somalia and somalis unlike 2024
@Everything-ok1cm
@Everything-ok1cm 6 ай бұрын
Was this our Mogadishu of Today.
@osmanrashiid7437
@osmanrashiid7437 2 жыл бұрын
Talyaanigu waa inuu soo laabtaa
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Only 2,000 inhabitants living in Mogadishu that time according to the film commentator.
@mohamedhussein4124
@mohamedhussein4124 Жыл бұрын
1800 🆎 200 shurunshuur kale 😂
@Surryprosciuttoconpiadina
@Surryprosciuttoconpiadina 11 ай бұрын
He said 2000 white people and 50000 black people
@talokeen259
@talokeen259 11 ай бұрын
2000 shaashi ah iyo 50,000 oo somali ah, today they are mixed biological they are all now somali ethinic
@LexlutherVII
@LexlutherVII 11 ай бұрын
@pimpstar15 Lol, probably from oromo😂
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi 10 ай бұрын
Archives national Documentry Somalia xaafada buula xuubey + qayb kamida zamar weyne isku raran. Waxyar Ayey ahyd gabarta yaree Carartey sii ordeysa 3 ilaa 4jira Image qurxbadan 👍 ( 5000 hawiye hadey degenayeen xamar cad cadka Banaadiriga Centerka badhtamaha Xamarweyne 2000. Sow iney iyaga Mayer lasiiyo maaha, waxba kuma hayaan banaadirigi mugdisho
@DHEXDHEXADIYE
@DHEXDHEXADIYE 2 ай бұрын
dadkii lahaa wadankan ma muuqdan oo waxay u dhaqmaan sida dad aan dan ka lahayn wadankan sidaa u qurux
@Heimatar
@Heimatar 12 күн бұрын
haa illeen reer xamarka markee na caayaan ee nagu yiraahdaan lamo goodle waa sidaan lamo goodle iyagaa xamar leh marka.
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 2 жыл бұрын
4:30 suuqaas suuqa bakaaraha miyaa mise waa midka xamarweyne waxaa moodaa in uu dhahayo bakaare
@degan4
@degan4 Жыл бұрын
50 000 oo Somali ah iyo 2000 oo gaal baa ku noolay 1954tii
@agh7185
@agh7185 2 ай бұрын
Waxan gumeysiga talyani miiya 😅
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 2 ай бұрын
Waxee 🤔
@ALIMOHAMED-jh6gr
@ALIMOHAMED-jh6gr 3 жыл бұрын
Mogadishu 1954
@MohamedHussein-ix2mt
@MohamedHussein-ix2mt Жыл бұрын
In nala gumeystaa dhaantay sidaa maanta nahay cawaan aya nahay walee
@mohamedhussein4124
@mohamedhussein4124 6 ай бұрын
Orod utag haku gumeystan inangumeed
@saidhussein814
@saidhussein814 5 ай бұрын
😅la storia Della mogadiscio ...
@agh7185
@agh7185 2 ай бұрын
Berbera naa tuus
@user-nw5oy8iy7f
@user-nw5oy8iy7f 3 жыл бұрын
Italian
@jamiefooddreamer6381
@jamiefooddreamer6381 3 жыл бұрын
Somalis were the ones who built Muqadisho. The Italians let Somalis attemd universities in Italy. The somali engenieers and arcitects than retured to Somalia, and built our capitol.
@bonfire7803
@bonfire7803 6 ай бұрын
those somalis 75% were Darood majeerten people ❤❤❤
@ghboy2914
@ghboy2914 Ай бұрын
Hhhhh ma soo dhuntey
@mulki6698
@mulki6698 11 ай бұрын
Afsoomaali noogu tarjum
@abdiroble2576
@abdiroble2576 8 ай бұрын
Dad isku filan Nabad haysta Iyo maamul degan Talyaani dhulka uu beertay iyo mooska uu ka dhoofinayo Buu dalka u joogay Dakhli badan baa kasoo geli jiray mooska, liima dhanaanta iyo sokorta😂
@Rivan98
@Rivan98 Жыл бұрын
¿Los italianos no fueron racistas con los somalíes?
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
No they were not, Somalia was not a real colony . The British in the north build nothing they were bad. Italy left behind pasta culture. Brits build not even one hospital
@mortis717
@mortis717 Жыл бұрын
they were racist like everyother european colonizer but they were better then the french
@mohamedhussein4124
@mohamedhussein4124 Жыл бұрын
@@mortis717Somali were racist towards Italian infidels at that time but our government wanted because they were better than fascist bloodthirsty France and Britain Italy 🇮🇹 wanted to defend trade routes somalia 🇸🇴 wanted to expand their country
@hodanc6255
@hodanc6255 4 ай бұрын
Qurux badnayda xiliga adun inti asan dumin maxay nimco talay dhexan bus ukala racay xafadaha
@ALIMOHAMED-jh6gr
@ALIMOHAMED-jh6gr 3 жыл бұрын
Mogadishu 1954
Lavoro italiano in Somalia (Edoardo Zillich. 1953)
10:39
DOCUMENTALIA
Рет қаралды 27 М.
Similarities Between Somali and Oromo
10:05
Bahador Alast
Рет қаралды 294 М.
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 45 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 78 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 40 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН
Missione italiana in Somalia (Dal nostro inviato speciale) / (Lamberto Patacconi).
2:28
Gli italosomali, una storia di razzismo negato
8:46
Veronica Fernandes
Рет қаралды 81 М.
taariikhda somaliya 1950
26:40
Universal Somali TV
Рет қаралды 464 М.
What is ERITREA? 🇪🇷 The Italy of Africa?
4:46
Drew Binsky
Рет қаралды 3,8 МЛН
Living in IRAN 🇮🇷 Reality vs. Media Myths! True ایران
21:56
Mogadisho 1980
58:48
SolaGroups
Рет қаралды 1,2 МЛН
LIBIA TRIPOLI طرابلس The old town of Tripoli (Libya) HD
12:29
CLAUDIO MORTINI
Рет қаралды 103 М.
A DAY IN MOGADISHU (SOMALIA) | YOU'LL BE SHOCKED!
21:51
Passenger Paramvir
Рет қаралды 1 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 45 МЛН