Documentary | Jasiiradda Maldives | Nolol Xasiloon & Maciishad qaali ah

  Рет қаралды 25,450

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

2 жыл бұрын

Warbixintan waxaynu kusoo qaadannay Nolosha, Dalxiiska, Dadka iyo Dhaqaalaha Jasiiradda Maldives ... Waa Documentary xiiso leh.

Пікірлер: 74
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
Wakahelay wllhi dastuurka maldive 🙈🧡 Qofaaaa islaam aheen waakaxaaraaam inooo sharci kaqaato ✋
@elminasibb
@elminasibb 2 жыл бұрын
Waan aadi doonaa idimka Illaahay. waliba markaan tago waxaan dib u daawan doonaa muuqaalkaan, waxaana akhrin doonaa qoraalkaan.
@alibinali2141
@alibinali2141 2 жыл бұрын
*Qofka haduu muslim aheyn lama siinayo sharciga maldives* Qodob isoo jiitay in bdn ❤
@Isse-Farah
@Isse-Farah 2 жыл бұрын
Aweysow intaadan ka hadlin macluumaadka dalka aad ka hadlayso marka hore Taariikhda juquraafiga ah ku bilaw sxb.
@cabeeysubagle1388
@cabeeysubagle1388 2 жыл бұрын
Inshallah dhawan ayaan tagi doona idinkuna ii soo duceya walaaliyal
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 Жыл бұрын
Masha Allaah Tabarakalaah
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 2 жыл бұрын
Allaah mahada leh
@khaackhaac989
@khaackhaac989 2 жыл бұрын
Mahadssnid
@Part7593
@Part7593 2 жыл бұрын
Maasha allah warbixino tefatiran oo xiiso badan itaal media.... thank you teacher Aweys
@zahramaxmud2350
@zahramaxmud2350 Жыл бұрын
Maashaa Allah
@maxamedjamac3547
@maxamedjamac3547 2 жыл бұрын
Maanshla sxb awaysa nur so badi muqalad Rwanda
@fardowsaissak9543
@fardowsaissak9543 2 жыл бұрын
Masha Allah aadan oga heley noso badi.markasta waan laa socoda videoyashada.
@yaxyexuseen764
@yaxyexuseen764 2 жыл бұрын
Masha allah 😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤🤩🤩
@mohamudaliabi5890
@mohamudaliabi5890 2 жыл бұрын
M.alh ilaahay habarakeyo insha alh
@ANNA-vh3pi
@ANNA-vh3pi 2 жыл бұрын
Masha alah barnamij qurux badan Mahadsanid ustaad Awayz aar
@abdisalanismail7848
@abdisalanismail7848 2 жыл бұрын
Aways mahadsanah sxb aad bay barnamujyada u fiican yihiin ☕🍵
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Жыл бұрын
Mahadsanid
@MOHAMEDAHMED-fq6wc
@MOHAMEDAHMED-fq6wc 2 жыл бұрын
mashaa allh ustaad
@abdisalanismail7848
@abdisalanismail7848 2 жыл бұрын
Man Sha Allah nolol qurux badan ayaa ka jirta Maldives Lkn halkaas hadaan bookhasho ku tagi lahaa ma joogen waxa ka badan 125 sacadood oo kalya Safarkayga waxaan ku so koobi lahaa 5 days and 5 hours only 🌅🌅🏙️🌃🌉🎢🎡
@saednoraini8019
@saednoraini8019 2 жыл бұрын
Aweys aar waa ku mahad San thy macluumaadka inoo soo gudbiso. Thanks 😊🙏
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 2 жыл бұрын
Hore u soco wll Si maalinle ah ayaan u soo booqda Channel kaaga ❤
@huseenxasan3553
@huseenxasan3553 Жыл бұрын
vergood maldave
@wll.frankaofficial5173
@wll.frankaofficial5173 2 жыл бұрын
Aniga ayaa usafraya inshallah
@dhamme0
@dhamme0 2 жыл бұрын
Wow mansha Allah
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 2 жыл бұрын
Masha Allah Mahadsanid Ustaad mar walba
@abdiladiifahmed4657
@abdiladiifahmed4657 2 жыл бұрын
Walal mahadsaned wlhi shaqo fican bad heysaa
@munamunish3690
@munamunish3690 Жыл бұрын
Inshaaa Allah aniga iyo xaajigeyga mustaqbalka anago wadha jir ah Allah na garsiiyo 2023 si aan ugu soo dalxiis no Meeshan quruxda bdn❤ 8/9//2022 Galab sabti ah 6.21p.m😊
@miskidagan2204
@miskidagan2204 8 ай бұрын
Matagty
@bileali8846
@bileali8846 2 жыл бұрын
Bishii dhan ayaa 1500 Ku shaqeeya ee ma hal habeen ayaan Ku seexan Kara iyaa waan booday inaa aado Ayan rabay
@fadumarage2682
@fadumarage2682 2 жыл бұрын
raxatha atunkaa mashaalaa wa meel indaha uroon,
@mahamediman4219
@mahamediman4219 2 жыл бұрын
Sxb Waad mahadsantahay
@akzhariif7937
@akzhariif7937 2 жыл бұрын
Zxp Fanny Tahyno wallahi🤣👍
@mohamed25250
@mohamed25250 2 жыл бұрын
Meshan saku adilaha qorshaheda hore wo igu jiray hadana dhiirigalin an kasi qaday
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 2 жыл бұрын
😁😁😁😁😁 Ma awoodo muuqaalkaan ku ceceshanaa niyadaana ku dagsanaa
@mowlisyusufmatan
@mowlisyusufmatan 2 жыл бұрын
Aweys aarka wariye weyn docomentry macquul ah bd no tarjumta mahadsanid 🥰
@Shacni.
@Shacni. 2 жыл бұрын
Ayyyy good news 👏
@horyalfuel3395
@horyalfuel3395 2 жыл бұрын
Insha alla waan tagayaa waanan ku dal xiisi doona
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 2 жыл бұрын
Wa halkan ku qadanayo shahrul caslkayga ☝️
@ayuupcade6954
@ayuupcade6954 2 жыл бұрын
I am always support you mclimu Aad io aad thanks❤💯🙏
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
You are the best
@Abdirahmaan_1
@Abdirahmaan_1 2 жыл бұрын
Welcome back pro💖
@modaahir4619
@modaahir4619 2 жыл бұрын
Kga mahad celinYa aweys hore usoco kuleyahy
@abdalla_kimon5108
@abdalla_kimon5108 2 жыл бұрын
I'll come one day Insha allh ❤🤗
@kadarkhalifabdi9664
@kadarkhalifabdi9664 2 жыл бұрын
Ilaahay Haka qabto gaalada shartooda
@aymanali8228
@aymanali8228 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhh Masha Allah. Xaga muqal dawashada igu ogada hhhhh
@mudaneidra6928
@mudaneidra6928 2 жыл бұрын
Sxp wad mhdsanthy
@bashirabdullah6522
@bashirabdullah6522 2 жыл бұрын
Horusocod wacan sxb waan kugu xeranahay marwalba sxb
@simadstudentcare2864
@simadstudentcare2864 2 жыл бұрын
exactly
@fatushbbe689
@fatushbbe689 2 жыл бұрын
One day I will be there insha Allah
@khaackhaac989
@khaackhaac989 2 жыл бұрын
M.a
@mobakistan8277
@mobakistan8277 2 жыл бұрын
Wooow
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
Wa dalka rapo ina dhalashadisa qaaTo ani somalinimadi waan ka baxaY wxaana uga baxay qapYaaLad
@a-azizabdallah9841
@a-azizabdallah9841 2 жыл бұрын
Hhh muuqaalkan ayan iska saawanayaa ilaa 2035 hadii Alle igaarsiiyo waan booqan
@khalidxassan2470
@khalidxassan2470 2 жыл бұрын
one day i hope i will be there 😘
@mustafemohamedali143
@mustafemohamedali143 2 жыл бұрын
Waad mahadsntahye sxb kkkkkkk Lkn waxaan u dalxsana Buuhoodle
@sharifelmi660
@sharifelmi660 2 жыл бұрын
Dadkodu so dhaweynta kuma xumo anigu wax dhiba kalama kulmin intaan ka aheen jeb dilaac ganacsi ninkii ka furtaa waa ka tajiraa
@ahmedabdi6360
@ahmedabdi6360 2 жыл бұрын
Walal Germany 🇩🇪kasoohadl🙏🙏
@kadarkhalifabdi9664
@kadarkhalifabdi9664 2 жыл бұрын
Waa wadan doqon ah 😀
@gacangacan9641
@gacangacan9641 2 жыл бұрын
Ma dalxiisa mar hadii wxasoo lacaga soo galayaan dandeedana ay dad aan wxba hysan kujiraan waa nothing
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 4 ай бұрын
Wadama muslimiiinta siyaasda mxa ka hakeyy😢
@ibraahimshiikh8645
@ibraahimshiikh8645 Жыл бұрын
ani watagersanahay sidaa
@user-ut7ld2kr9y
@user-ut7ld2kr9y 9 ай бұрын
Asc wr wb xaaji waan ku salaamay setahay waxaan daawaday jaziirada Maldives qiimaha hotelka waxaa tidhi 1500 dollar habeenkii oo waxa aaday ciyaalka KZfaqrka kkkkkk
@xuseenmuadin1816
@xuseenmuadin1816 2 жыл бұрын
Walle muuqaalka leen ku ceshan karaa
@deeqahmed2291
@deeqahmed2291 Жыл бұрын
Somalibaa diinta geesey maldives.
@rashkaabdirahim3987
@rashkaabdirahim3987 2 жыл бұрын
Kasoqaad inaad maldives dalxiisku tagtay ood seexatay hotel 1500 ah hada waa ado gurigaaga jooga
@fuaadxuseen3375
@fuaadxuseen3375 Жыл бұрын
Xayraan mxn kaga celceshan muqaalka
@xabaglecalicali4579
@xabaglecalicali4579 2 жыл бұрын
ANIGA AYAA WALAHI KU FAJARAYA INAAN MALUNTA AROISKEYGA AAN ANIGA IYO 100 QOYS OO KALE OON ISU GUURIYO KU SOO WADA QAADANO IYO IN KA BADAN BA HADEY II SUURTA GASGO ALLOW II SAHAL OO BARAKEE SHAQADA
@abdihussein2743
@abdihussein2743 2 жыл бұрын
dalxiisku wuxu ku wacanyay raqiis
@iligayibraahim9138
@iligayibraahim9138 2 жыл бұрын
Sxb waa mahadanatahay
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 2 жыл бұрын
Kkkkkniyada thanks bro
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
No problem hhh
@aniga3045
@aniga3045 2 жыл бұрын
Hadii halka qof 1500$ laga qaado dadkaan duruufeysan maxay ahaayen
@ashraf4382
@ashraf4382 2 жыл бұрын
M.a
@abdifitaaxcismaan3180
@abdifitaaxcismaan3180 2 жыл бұрын
M.a
Documentary | WADDANKA VENEZUELA | Nolosha Ugu Yaabka Badan
15:27
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 37 МЛН
MALDIVES ,2024 ,SIDEE LAYGAGA QAADAY LACAG DHAN 5,238$ 😱
25:07
Qisada Dilaagii 72 Haween kufsaday kaddibna Dilay  Daniel Camargo
13:02
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 92 М.
SURINAME Dalka ugu Yaabka Badan Latin America
11:02
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 61 М.
Iskuullada Waddanka Japan Waa loo lugeeyaa | Documentary
10:20
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 20 М.