DOCUMENTARY: SOOMAALIDA KU NOOL DALKA SWITZERLAND BY:SHARMAAKE ABUUKAR AMIIN 11.09.2018

  Рет қаралды 45,096

Somali National Television

Somali National Television

5 жыл бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 102
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq Жыл бұрын
Walaahi maalintii riyadeeda iirumoowdo waxaa balan kuqaadaa inaan 5 qof kafarxiyo waxa aan uawoodo, inshaa allaah riyadeeda way iirumoowi doontaa
@awoahmed2337
@awoahmed2337 5 жыл бұрын
Masha’Allah love this program
@cabdillaahidheere7140
@cabdillaahidheere7140 4 жыл бұрын
Masha allah thanks soo gudbintaada fican waad ku mahadsan tahay guuuuuuuuuuuuuuul ayaan kuu rajaynayaa
@Goobwayne
@Goobwayne 5 жыл бұрын
Mashallah waa barnaamij aad u wanaagsan
@Moonlight-l1i
@Moonlight-l1i Жыл бұрын
thanks bro
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku 5 жыл бұрын
Masha allah wiilal wax bartay hore u socda
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 3 жыл бұрын
masha alh wa barnaamij qurxoon mahadsanid, fadlan asxabta waxan soo wadaa barnaamijyo aad muhiim ah oo ku saabsan nolosha soomaalida Canada ee isoo booqda si aad uga bogataan hadu alle idmo
@sundusmaxamed8504
@sundusmaxamed8504 2 жыл бұрын
Wll wll wan kula soconaa ee Information Swithzerlandna noo soo gali plz 🥰 My Dream Swithzerland🥺
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
​@@sundusmaxamed8504 hada xage jokta
@haniqalii9635
@haniqalii9635 5 жыл бұрын
Masha allah shawa wacan gul gul wacan
@abodetidings8392
@abodetidings8392 3 жыл бұрын
nice one
@saidtahar1574
@saidtahar1574 3 жыл бұрын
Faantada siduu farta ugu xirey inta ila aragtey like 👍 saar
@dheemanibrahim1121
@dheemanibrahim1121 5 жыл бұрын
Masha allah aboowe
@halimaabbi4952
@halimaabbi4952 5 жыл бұрын
Sharmaarke waad dadaashay maansha allaah xaga tallada dalka hadaan fiirrinno 7da nin ee berna ka talliso waa todoba wasiir oo kiiba uu xukumo dhawar wasaaradood madaxwaynuhuna wuxaa lag dhex doortaa ayaga sanadkiiba mid ayaa noqda . Marka laga tago gobolkasta callankiisa degmo kasta callan ayey leedahay
@mohamudmire7388
@mohamudmire7388 5 жыл бұрын
Qofki ugu horayay ban ahaya
@wadanifaysaljaamac4833
@wadanifaysaljaamac4833 5 жыл бұрын
waaa dal fiicn
@abuumaryam3938
@abuumaryam3938 3 жыл бұрын
Masha allh waatku mahadsan thy soo gudbintada
@abdifatahabdulqadir2559
@abdifatahabdulqadir2559 3 жыл бұрын
Masha allah barnaamijka aad baan uga helay lakiin walal hadaan hal talo ku darto barnaamijkaga fadlan dhinaca kamirada iska hagaaji
@hassancabqari9520
@hassancabqari9520 5 жыл бұрын
Swiz. 6 sano ayaan jogaa waana meel loo soo dalxiiso aduunka
@sabrinsabrin5309
@sabrinsabrin5309 5 жыл бұрын
Waan uso socdha qabilaad maka jirta wayadhan
@letsputitotest7191
@letsputitotest7191 4 жыл бұрын
@@sabrinsabrin5309 😂😂😂😂aad iyo aad
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
​@@letsputitotest7191 adi xage jokta wll
@nasirmohamed5602
@nasirmohamed5602 3 жыл бұрын
Switzerland waa world most expensive city
@yuusufsalaad2814
@yuusufsalaad2814 2 жыл бұрын
😍😍😍😍
@flay1077
@flay1077 2 жыл бұрын
Nestle ayaa ku taalo oo ah shirkada shukulaatada Ee ugu caansan uguna ween caalamka Swiss 🇨🇭🥰
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
Swiss maa joogta wll
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq Жыл бұрын
​@@abdulahiibrahinsxp adi xakee jooktaa
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Siwiss🇨🇭❤
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
maigacawinkarta arimo waxbarashp halkaas u tago aankusodiyariyo master waxaana jira 19
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
@@Alon_404 inte jogtaa
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
​@@Inna_mohamet wll Swiss maa joogta
@tatchdreem4431
@tatchdreem4431 5 жыл бұрын
😍😘😍
@deeqesman2368
@deeqesman2368 4 жыл бұрын
Aad ayaan kuusalamay sxb sharmake oo aan uyaqaanay cawke waqtugii nairobi
@MOHAAamiin
@MOHAAamiin 10 ай бұрын
🇨🇭❤
@ckomar9412
@ckomar9412 5 жыл бұрын
Aniga switzerland waxaan jooga 4 sano wana shaqeeysta sharcina wan heeysta waa wadan wngsn xaga amaanka iyo xaga noloshada
@exmayor5039
@exmayor5039 5 жыл бұрын
sharci ma bixyan bn maqlaye sxb iga warsii
@fasiixmedia4855
@fasiixmedia4855 5 жыл бұрын
Masha allah
@aishaabdi7128
@aishaabdi7128 4 жыл бұрын
Walal helitanka sharciga aad buu uu adhag yahay maqle sax miya walalo
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
@@aishaabdi7128 cadeemo rabaa Interview
@asmoabdiasmoabdi1408
@asmoabdiasmoabdi1408 Жыл бұрын
Beenta nagaa dhaaf sharci ma dhibanee
@haniqalii9635
@haniqalii9635 5 жыл бұрын
Wcs
@hassancabqari9520
@hassancabqari9520 5 жыл бұрын
Asc
@AhmedAli-ft3kr
@AhmedAli-ft3kr 3 жыл бұрын
yurubtu waa dadwaalan meey halwadan noqdaan sida America dalka mereeykanka waxaa lagu qiyaasaa in kabadan 50 wadan hadane waa halwadan
@abdalleqalifhirsi6055
@abdalleqalifhirsi6055 5 жыл бұрын
Xasuus Sxbky clqani cali dalmar
@cdigta
@cdigta 3 жыл бұрын
Wa meshii diidmada isiisay nacalad haku dhacde 2017
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 3 жыл бұрын
Maxey kugu sameeyan sxb mesha anaa usocdee
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
​@@hamseibrahim7840 hada ma joogta zxp
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Kuwan waa hadhagi Syaad Baare
@shugrishacni8376
@shugrishacni8376 3 жыл бұрын
Salidaha wa dhaceen Somali benbay gadaan
@akramjamacf8419
@akramjamacf8419 3 жыл бұрын
Swizzland
@deeqa2700
@deeqa2700 2 жыл бұрын
Swizerland wn u xiisay waxad daganaan jiray Aaru iyo xaafada Oberfilden ukunbruke
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
maigacawinkarta arimo waxbarashp halkaas u tago aankusodiyariyo master waxaana jira 19
@abdirahmanibrahim6706
@abdirahmanibrahim6706 Жыл бұрын
Anigana Luzern waan aqaan aargou ama aaroow ganaax makugu dhacey markii lagu geeyey gobolkaas faro 2aad makugu qasbeen sorry
@Shiine-daacad
@Shiine-daacad 5 жыл бұрын
Naag jini wareysigeda a ku gu ogayne swiss ma igu imaatay jini ay reyma kugu shegtay ma kaso raadisay
@suhurosman1007
@suhurosman1007 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@abdirahmanibrahim6706
@abdirahmanibrahim6706 4 жыл бұрын
Swisska Long time baa iigu danbesay 2014dii anigoo 10sano kusoo qaatey Nolosheyda Aduunka meel kale aanka jeclahay qaaradan yurub ma jirto waxana ku noolaa LU Xaafadaas uu Qalabaad deganyahay pilatus Horw agtiisa Qalabaad iyo wajeer long tima iigu danbesay aadbaan idiin salaamayaa guul wacan Jaaliyadna wey jirtaaye hadii uusan ninka kugu Qabiilkaa heynin waa kugu ceeb inaad xaqirtid sorry Gud.Jaaliyada waa LIIBAAN AHMED oo 35sano degan LU.iska barta dheh
@dahaar29
@dahaar29 4 жыл бұрын
Suldaan qaboobe meel wadankaaga kuu dhaanta ma jirto sxb dhuul aadan laheyn waa dareen ku joog
@asmoabdiasmoabdi1408
@asmoabdiasmoabdi1408 Жыл бұрын
Sharci ma dhiibanaa la Shaheen run miyaa
@ipraahimzamriyeyare8641
@ipraahimzamriyeyare8641 Жыл бұрын
​@@asmoabdiasmoabdi1408 haa wll dhinaca sharcigii kuma fiicna anaa joogi jiry wan iskaga imi hada Belgium ayasn deganhy sharcina ayaadan ka hely m.a
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
​@@ipraahimzamriyeyare8641 wll anaa hada rano inaan iska dhiibo Swiss. Xage Kala Soo xarira wll warbixin kaa rabay
@koke8711
@koke8711 11 ай бұрын
@@abdulahiibrahin wadan kan waa cusuri carabti iyo asiyanka kiliya sharciga siiyaa somalida wuu nacbayahey ha u dhawaanin
@asmoabdiasmoabdi1408
@asmoabdiasmoabdi1408 Жыл бұрын
Waxa somalidaa dan ugu jirto so gudbi sidaa dalka sharcigiisaa ma adagyahay mise waa fududyahay
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
maamul goboleedyada somalia waa in la daawadsiiyaa vedio gaan si ay u fahmaan in aduunka federaalka ka jiraa uusan aheyn la is riixriixo
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
heersare weeye barnaamijkaan
@user-bj1pd1ve7c
@user-bj1pd1ve7c 6 ай бұрын
Wadankan dhibkisa wa qaali caagad biya laga gada 8 dollar
@maxamadabdule5801
@maxamadabdule5801 2 жыл бұрын
Ssx
@user-np1vd7nm8w
@user-np1vd7nm8w 16 сағат бұрын
Jààhil Mugdi kujira
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 3 жыл бұрын
Farmaajadu waa maxay haddii aad taqaanid please???
@qarawe07
@qarawe07 3 жыл бұрын
Waa burcad ka
@asmaahmed7208
@asmaahmed7208 3 жыл бұрын
Waa jiiska
@AMO00165
@AMO00165 3 жыл бұрын
ninka dukaanka haystaa lixiguu tahriibay maan dhallan hada 8 caruur ah ayaan leeyahay yaaahuuuu somali weligeed buufis jecellayd
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
beenta daa kuwa in yar jooga furtey
@sekeriyem3557
@sekeriyem3557 5 жыл бұрын
Genève wa magaalo aan ku faano
@abdalleqalifhirsi6055
@abdalleqalifhirsi6055 5 жыл бұрын
Miyaa lagugu wasay
@sekeriyem3557
@sekeriyem3557 5 жыл бұрын
Abdalle Qalif Hirsi Bro ma qanis baa tahay
@fasiixmedia4855
@fasiixmedia4855 5 жыл бұрын
@@abdalleqalifhirsi6055 🤣🤣🤣🤣🤣 ceeb isku xishoo kuma wanagsana hadalkaas qaldan
@zaraxukun499
@zaraxukun499 4 жыл бұрын
Markaad kufaaneysid ma hooyadaa baa kuuleh. Wadankaaga kufaan doqonyahay.
@fasiixmedia4855
@fasiixmedia4855 4 жыл бұрын
@@zaraxukun499 soomaali maxamade wlhi waa qaldan tihiin hadey ku faanto maxaa idinka galay howl badnidiina
@Mohamed-kv8to
@Mohamed-kv8to 2 ай бұрын
somalia qarax land
@user-bj1pd1ve7c
@user-bj1pd1ve7c 6 ай бұрын
Wadankan dhibkisa wa qaali caagad biya laga gada 8 dollar
WARKA HABEEN EE SNTV 01.08.2024
33:35
Somali National Television
Рет қаралды 1,2 М.
Nidaamka magangalyada la dadajiyay
4:19
Staatssekretariat für Migration SEM
Рет қаралды 7 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 34 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 17 МЛН
Wariye Nadaara "Allaha u naxariistee Ismaaciil Haniya waxa uu ahaa geesi  halgamaa ah.
8:06
Nolosha Soomaalida ku nool dalka 6-aad ee dunida ugu yar - Liechtenstein 🇱🇮
9:50
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 134 М.
Wariye Nadaara "Allaha u naxariistee Ismaaciil Haniya waxa uu ahaa geesi  halgamaa ah,
8:06
Nolosha Soomaalida ee Luxembourg 🇱🇺 Somalis in Luxembourg
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 88 М.
Nolosha Soomaalida ku nool dalka 6-aad ee dunida ugu yar Lichtenstein, {Qurbe-joog}
29:51
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 34 МЛН