Dood-Abuur: Sunta lagu buufiyo beeraha iyo dhibaatada caafimaad ee ka timaada.

  Рет қаралды 4,121

MM Somali TV

MM Somali TV

10 ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 10
@fatumohersi7475
@fatumohersi7475 10 ай бұрын
Subxanalah reeersomalilaand qofwaliba wuxuu cuni lahaa habeerto
@alinuromer5876
@alinuromer5876 10 ай бұрын
Mansha Allah Barnaamij Wanaagsan ❤ Mmtv ❤
@suhaibabdikadir
@suhaibabdikadir 9 ай бұрын
Warbixin hufan
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 10 ай бұрын
OGI OGI WAXA JIRA GEED DALKA KA BAXA OO HADII XABAGTIISA BEER LAGU BUUFIYO CAYAYAAN OO DHAN KA DILAYA DADKANA AAN WAXBA YEELAYN.
@user-pb8ms9pk2v
@user-pb8ms9pk2v 10 ай бұрын
Ala adakad maxay iga hor yimadeen 30 kadab ayuu hada kaw samaynaya
@amalidiris9641
@amalidiris9641 10 ай бұрын
waxanu radinaynay xanunkan cancer ka e dadkeni faraha bahanku haya..ilayn waba tuugadan beeralayda waxa umada laysay.war dawoyinkan waxbaka garanmaysan umada ka daya suntan ad qonteda aydan lahayn. imisadan sano ayaynu wax beeraynay dawana kumaynu bufin jirin waxana wan beeri jirne..umadan ka daya waxan
@ibraahimomar9979
@ibraahimomar9979 10 ай бұрын
Gabilay? Luuq? Baki? Awdal? Arbsiyo? Wasiir iman ma intaas baad wasiir utahay?? Aaway wadanka intiisiikale?? Reer somaliland waa inaad dabarjartaan dadka iimaan oo kale ah😮😮😮😮😮
@munaomer8597
@munaomer8597 3 ай бұрын
Subhanallah Somaliland dadkeeda Ganacsato dhiigshiiloto ah ayaa imaanaysa. Sidaad u garanaysaa ma cilmi ayaad u leedahay. Waar dadka dadka sumeynaaya halaga qabto. This is wrong , waa in la joojiyaa. Wax kasta oo aanay cilmi u laheynba wey iibsanaayaan. Laa xalwa walaa quwateyn ilaa Billah . Yaa Rabi , bulshadan badbaadi
@cazuuz2022
@cazuuz2022 10 ай бұрын
Wasir dhan oo leh ( hayadan ) may ii iman 😂😂😂😂😂😂 Muse Bixi Copy2 😂😂😂😂😂😂 Wa ba war ficane Bari ban hayad so dajin dona dalka , Wasir way ku so dhiben MMTV qayiladi bay ku dhafiyen 🤣 Kulaha Hayadan may iso marin? Ya Xasusiya inu Wasir yahay 🤣 😂
@ibraahimomar9979
@ibraahimomar9979 10 ай бұрын
Kani somali maaha??? Ma Oramaa??👎👎👎👎👎👎👎
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 28 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 7 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН
Maaraynta Aphids iyada oon La'isticmaalayn Sunta Cayayaanka
7:02
Farm Somalia
Рет қаралды 2,6 М.
DOOD ABUUR : Tayada Dawooyinka iyo Dhakhaatiirta.
2:49:42
MM Somali TV
Рет қаралды 132 М.
Tilmaamaha isticmaalka sunta beeraha
5:57
AQOON KORORSO
Рет қаралды 780
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 28 МЛН