"Doorashooyinku waxay ku qabsoomi doonaan wakhtigii aanu cayinnay"Komishanka Doorashooyinka JSL

  Рет қаралды 5,551

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 25
@user-cu4vm3mv8e
@user-cu4vm3mv8e 27 күн бұрын
Ilahay kheer ha inorganic dhigo
@abdirahman6263
@abdirahman6263 Ай бұрын
Inshallh wey qabsoomi doonan
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 Ай бұрын
Allah ha idinku guuleeyo
@yurub5288
@yurub5288 Ай бұрын
Inshallaa Allah khayr ilahayow idinku Astur guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤❤❤
@slanddifac5460
@slanddifac5460 Ай бұрын
Isha allah guusha waxa iska leh mujaahid muuse biixi iyo mar kale guul darada na waxa leh faqash iyo faqash kal kaal bar bar key ka baxda waa bakayle qaleen guul somaliland
@wareegmedia1064
@wareegmedia1064 Ай бұрын
Wale inaanu soo labaan dooniin kaasi ilaahay ba nah dhaafin doonah
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Ай бұрын
​@@wareegmedia1064Insha Allah
@faaraxxasan9610
@faaraxxasan9610 Ай бұрын
Ma fahmayo waxan ku hadalayso anagu kaadhadh baanu garayna keliya .
@samiirabdalle5279
@samiirabdalle5279 Ай бұрын
❤❤❤❤WELL DONE❤❤❤❤
@Hanad_Graphics
@Hanad_Graphics Ай бұрын
Ciro for president 🧡
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Ай бұрын
Insha Allah
@VivaWNP143
@VivaWNP143 Ай бұрын
waxan uu ka hadlay oo dhan micne wayn ma samaynayaan. inu si fiican u sharaxay ahayd pointka ah IRIS VERIFICATION wakhtiga iyo lacagtaba siday suurto gal u noqonayso
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
Ninkan hadalkiisa taageerayaasha waddani ma fahmi karaan. Dadkaan caqli badan lahayn sida carruurta ayaa loola hadlaa.
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 Ай бұрын
Aqoonsi😂😂😂adu ayd taageertaa muuse😂yax
@aryanali6527
@aryanali6527 29 күн бұрын
Doorashadaas oo si nabad ah u dhacdaa waxay sare u qaadi doontaa miisaanka Somaliland ku leedahay bariga africa,wadamada inala jaarka ah waxa kaliya ee aynu ugu faanaa waa dimiqraadiyad sidaada loogu dhaqmo ,gobonimo .
@saffsuff
@saffsuff Ай бұрын
Simply put : Government will use the iris system proposal to request more funds from donors but will end up only using the manual system
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
The iris system is very important to prevent fraud with the voting cards. It is common knowledge that Waddani party possesses illegal voting cards from Las Anod. Received from their allies (the warlords in that area)
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v Ай бұрын
Simply is not your business and money.
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
The iris system is very important to prevent fraud with the voting cards. It is common knowledge that Waddani party possesses illegal voting cards from Las Anod. Received from their allies (the warlords in that area)
@saffsuff
@saffsuff Ай бұрын
@@user-ji3jy5wg4v what do you mean
@abdiaziizjaban747
@abdiaziizjaban747 Ай бұрын
Muuse biixi afkiisi bu nagula hadlaya tolow mise ana mooday
@ahmedcawl6480
@ahmedcawl6480 Ай бұрын
Kuwii indho beelay intii diiwaan kalinta kadib siday u codaynayaan gudoomiye
@suhaibabdikadir
@suhaibabdikadir Ай бұрын
Nidaamka indhaha ama (iris) sida ay sheegayaan suurtagal ma tahay in ay doorashada wakhtigeeda ku qabato isla markaana ilaaliso amaanada iyo musuq la'aanta
@user-xp2yx5hr1s
@user-xp2yx5hr1s Ай бұрын
Adu ma mushar batay maxa kagalay xiliga at qabsomayso 😂😂😂
@suhaibabdikadir
@suhaibabdikadir Ай бұрын
@@user-xp2yx5hr1s 😅 saaxiib waxaan qiyaasay suurta galnimada in dooorasho la qabto iyo nidaamka indhaha oo wakhti ubaahan Adba caqlaad leedahee qiyaas
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 92 МЛН
Waa maaxay sababta reer Awdal u daneeynayaan in dastuurka la furo?
18:29
Baaxadda Caalamka Dr Cabdiraxmaan Yuusuf Abokor.
59:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 7 М.
Dr Bayle, oo cashar muhiim ah siinaya Soomaalida.
46:35
Galaydh Media
Рет қаралды 27 М.