War Dhar Blue💙 Ilaa Hada Ma Hurdosaa Gorme Sokacee😂 Teeda kale 8 diinab Wax Qurxan maku jiree Maa Cayda iska desan😂 Cawa Dad kala daran isku kentay Ridwano😂😂😂
@awiltimess Жыл бұрын
Dadka Garacdyey 😂
@faisal-iv6hj Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@naimachannel1523 Жыл бұрын
Gabadha qamaarka jaalaha wa gabar afgaaban❤
@abdirahmankosar723 Жыл бұрын
Jaaalaha waa kalar nocma
@saffaali1091 Жыл бұрын
@@abdirahmankosar723 yellow ga
@kewayekaas803 Жыл бұрын
@@abdirahmankosar723 huurud ama jaalo waa iiskumid. Intas afsomali lagu dhaha English waxa lagu dhaha (Yellow).
@abdirahmankosar723 Жыл бұрын
@@kewayekaas803 Thanks bro
@faisal-iv6hj Жыл бұрын
Aad iyo Aad
@ishahassanmoha879 Жыл бұрын
Alla Kan Woba iska Hurdaa😂😂 Dhar baluga😂
@zahrashafali1890 Жыл бұрын
The legend with the qamiiz wiilasha ayuu u hiiliyay 😁tariiq uu igu dhigay kulaha mxd fileysay dadka lama caayo wax dooro un baa lagu yiri hadalka wngsn nah waa sadaqo 👊👏
@apthiwahapwardi9866 Жыл бұрын
Ridhwanow gabdho xushmad wata keen meesha wxan afku ka xumaday rgguba way caytami karan lkn ma fiicno 🙏
@xaliimocalicali0999 Жыл бұрын
Keep going wll legend
@Hali396 Жыл бұрын
Gabadha ugu horeysa wey qaraarsanthy game kii hore la diidey😂
mashllh mashllh mashllh wll ridwan aadbad u mahadsantahy madaama aad waanadeena qaadatay waliga sharaf ku dhimo diina suuban na wax lid ku ah marnaba hasameen wax kheir bdn ayu alle kaaa siin meel kle
War dadkan waaxey bilaa dhaqanka ah agah bal hada yarkas funaanad baluuga ah waxbo umeysan yareesan caay gabdhaha xoogoda waa afka caaydooda waa xanuun,lkn meeshan denbinbaa ka socdo maxaa yeeley qofka dooro hadaad doonto lkn af lagaado khalad weye ,mideeda kale gabadhu lama rabo iney iska caysonqof aan waxba ka galabsan wale anigu dulqaad malihi meel noocan oo kale alle ima taago ,
@MHAJI100 Жыл бұрын
Ridwaan dad aqlaaq leh keen barnamijka si qalden ayey u fahmen isa soo saxa
@daadachannel6952 Жыл бұрын
Keep going legend
@Rabiyownabadbaadi Жыл бұрын
ASC wll qali, waxan joga France, waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 50ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️ Waxan janalka Ku xayaysinayaa ganacsiga
@Maryan_Ali Жыл бұрын
Ubax iyo faatush wan idin wataa Wlh gabadhaas weli waxa ku dambeyo xishood gabadh nimo weyna dagan yihiin ❤ Lkn labada kale wa bilaa dhaqan aan xishood lahayn
@Rabiyownabadbaadi Жыл бұрын
ASC walaalahayga somalieed, waxan joga France, waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 50ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️ Waxan janalka Ku xayaysinayaa ganacsiga
@hafsoabdiomar6912 Жыл бұрын
Legend hurdaaye wn wataa😂
@sakariyeali7663 Жыл бұрын
Mesha dad cadiya oo qurxan keen nakada dadkan aan isdhaamin🤣🤣🏃waan ku haysta challenge gan🤣🤣
@faadumoshalabey9847 Жыл бұрын
Ritwan cayar taan badal nuc kale kadhik waayo afla gaatadu waa ceeb yee isku xumaan wll guuleso
@zultanmuhamedjigjigaawi5036 Жыл бұрын
gabadha gaaban anaa ku haystoo ✅✅✅✅✅✅✅
@medozy2212 Жыл бұрын
Ridhwan sxp Aadi raay kusiina " barnamijk actor iyo actrice sifiican Uu jiilo keen dadkan barnamijka maa fahan saana # smash or bass
@farhannabulsi Жыл бұрын
Hurdaaye aduun lama socdo hurdadiisa buu ku mashqulsanyahay😂😂😅
ASC wll qali, waxan joga France, waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 50ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️❤️❤️❤️ Waxan janalka Ku xayaysinayaa ganacsiga
ASC wll qali, waxan joga France, waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 50ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️ Waxan janalka Ku xayaysinayaa ganacsiga
@fahmomaxammed2256 Жыл бұрын
Axmed 🥰
@abdirisaqyusuf6839 Жыл бұрын
waxan sooxasuustay xoolaha marka lakala gadanaayo waalafiirsadaa
@abdihakimereg Жыл бұрын
Mudane dhalinyarada sidaas ha u bahdilin sharaf ayay mudan yihiin Rag iyo dumarba.
@munahazzanhazzan9068 Жыл бұрын
Qosol igumuu hari wlh umadan iscaayasa😅🤣🤣🤣🤣🤣
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
👌waan uwataaaaa naaaaaaaaago dumar ama tuna waa geeriyootey. system lagufarxo. fariidadyareycadeeddumaar faceeda karoon filjanaah.nabad iyo caano aww
@hayti8085 Жыл бұрын
Subxanllh wax bila dhaqana ayd isku keentay
@abubakarsadiiq2140 Жыл бұрын
Gabadha gaaban halayga gaadhsiiyo. Commentiga it's my hadaba yaan la dhayalsan Akhyaarta
@fatuushxirsi Жыл бұрын
😂😂😂 Thank you wll soo dhawoow
@caaishoqaasim5135 Жыл бұрын
Adiga Ridhwanow ma aniga wareersan mise Adiga vediogan meqa mar kusocelisay
@allanjohn9653 Жыл бұрын
Kkk wlhi xarifkan wadhinty
@adandhux1434 Жыл бұрын
Arnagaa midii ugu gaaban xitaa nin feero wayn ayrabtaa
@caishokhaliif9509 Жыл бұрын
❤♥️♥️👏❤❤❤
@xaawoxuseen8137 Жыл бұрын
Ridwaanow abowe barnaamijku wuu fiicnaa jirey lkn hada gadaaluu uuka xumadey because qof sharaftiisaa iyo cirdigiisa aa lagu xad gudbaa
@xaliimoxalimoyarey1109 Жыл бұрын
16:48 ar fubaana balluuga😂❤️funny
@Somali24. Жыл бұрын
Waxan doqon sana gabadha gaaban niyada u dhisa waxa run miyaa modeyn ciyaal half
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
familyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy system dumarnaaaaaaaaaaaaagodumarhaweendumaar tantan baaaa lagadooqayjeclaaday lagasoodhawaystay waxbadan woow.soodhawoow khatriina