Dooxo Dahab Ah Oo Ka Dilaacday Boorama | Weeraarta | Dahabka Lagu Jabah🥇

  Рет қаралды 70,264

Cadceed Travels

Cadceed Travels

Күн бұрын

Si kadib ah ayaan u maqlay in ay dadku ku jabeen togag dahab laga helay oo u dhaxaysay Degmada Lughaya oo aannu ka nimi iyo Baki oo aannu ku soconnay; waxaan jeclaysannay in aannu ka war doonno si gaar ahna aan anigu idinka muuqaal idiinka soo duubo.
Sida caadiga ah ma aha sidii dadka loogu sheegayay ee ahayd in dahabka la iska helhelayo oo uu ka buuxo meesha, run ahaantii meesha waxa yaallay karkar uun iyo halgan dheer si loo helo Giraamyo yar yar; haddii aanay xagga danbe ka hagaagin.
SUBSCRIBE: ‪@cadceedka‬
Facebook : / cadceedtravels
Instagram : / cadceedka
Tiktok: / cadceedka_
0:00 Hordhac
0:23 Tegitaanka Meesha Dahabka
0:33 Fadhi Xun Ayaan Ka Cashaynay
1:21 SIi Socoshadii
1:30 Tuulo Haangari La Dhaho
1:40 Tuuladii Dahabka Weeraar
7:31 Toggii Dahabka
9:00 Dahabkii Oo La Qodayo
10:34 Dahab Ayay Heleen
12:30 Dahabkii Wali Way Qodanayaan

Пікірлер: 134
@user-sf5hi2ht7m
@user-sf5hi2ht7m 3 ай бұрын
Mahadsanid sidaad noo tustay dhulka nimcadiisa Allah kubeeray
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok 2 ай бұрын
Walee waxa ii cadatay in dahab iyo nimcooyin kasii badan ba ina haysano. Inkasto uu shisheeye uu intii badneed uu aruursaday. But still nimcadii watala iyado nooc kasta leh. Masha Allah
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 3 ай бұрын
War odaygii caalin ahaa waan ku salamaya sxb
@istanbulelmi5200
@istanbulelmi5200 2 ай бұрын
Maashaa alaah kafaaiista
@JaamacMaxamed-yo7kj
@JaamacMaxamed-yo7kj 2 ай бұрын
Khayr badan ilahay na siiyay alxamdulillahi rabilcalamiin
@jalwogeming2568
@jalwogeming2568 3 ай бұрын
Qofkii 1 ❤
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 2 ай бұрын
Waa waxa itoobiyaanka iyo carabtu urabaan in ay qaataan dhulkeena eedo biyo badan qaata oo dahabku dhulkuu dagaa ee masafada ku shyba biyana kula shuba dahabku hoos buu marayaa
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 ай бұрын
Inta Wiilal Somaliyeed Joogan Xabashi iyo Carab haku Seexan iney Dhulkeena yimaadan taasi ka walwala, oow Sister
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 3 ай бұрын
I love shaqadaa wan idinku soo biirayaa inshaa Allah
@AsmaAAli-xp8bs
@AsmaAAli-xp8bs 3 ай бұрын
masha allah
@udbiabdi742
@udbiabdi742 2 ай бұрын
Alxamdulillah Barakallah.
@AhmedGaan
@AhmedGaan 3 ай бұрын
Amiin sxb ale dhulka Hanoï barwaaqeyo
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 3 ай бұрын
Walaahi waad dalxiisteen
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 3 ай бұрын
Cadceedka
@khadiijoibraahim3392
@khadiijoibraahim3392 2 ай бұрын
Masha allah
@user-et5gg7zz2q
@user-et5gg7zz2q 3 ай бұрын
Mansha Allah. Scw. Scw. Scw. Scw ❤
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 2 ай бұрын
Waxaan Hanbalyaynaynaa shacabkan shaqada adagkujira hadaan nahay shacabka hargasa joga insha ala waadhelasaan ❤❤❤❤❤❤❤
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 2 ай бұрын
Muusefiinoow dahabka wax naga siiya
@engmohameddeeq726
@engmohameddeeq726 3 ай бұрын
C/casiis wan ku salamay sxb weerar wa tuladi aan ku qorna waqtigeeni nec ta diwangelinti ugu horaysay waxay ahayd meel jawi cuddoon
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
Dahab baa berigaa ku dhaafay 😄
@engmohameddeeq726
@engmohameddeeq726 3 ай бұрын
Haa wlhi bal Xoga kasoo xantoobi😂
@cabdirisaaqsalebaan7125
@cabdirisaaqsalebaan7125 3 ай бұрын
hore u soco sxb tayarbaa ta weyn lagu gaadhaye ❤
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
🥳👊
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 ай бұрын
Maadha Alaah.waa daacadnimada Gobolka Awdal.wuxuu daacad uyahay.dawladiisa maasha.Alaah
@user-wn6ml1nw6z
@user-wn6ml1nw6z 2 ай бұрын
Waan yara seexday kulahaa anigu maba seexdeenba waan rajaynaya inaan tego
@cabdigedi8145
@cabdigedi8145 2 ай бұрын
Ila soo xeriira qalab fiican oo lagu baaro ibiyaa Una shaqeeyo shirkad weyn Deyna ku bixinaayo qeybsi Iyo barista baarida dhagaxyada kale muhiimka ah
@cabdullaahiaadan114
@cabdullaahiaadan114 2 ай бұрын
Sxp halke ku ibisa
@user-fu1ef5dg7r
@user-fu1ef5dg7r 2 ай бұрын
Dhagaxii ugu qaalisanaa boorama laga qaadey oo Russia buu yala oday baa igu idhi an malin dhaweyd ka waraystay dahabkaas kuwan qotaa
@MEDIA13522
@MEDIA13522 3 ай бұрын
First
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 ай бұрын
Maalintii maxaa u diiday tolow??
@user-zq4zb1co7i
@user-zq4zb1co7i Ай бұрын
ALX ❤❤
@kilershakazulu400
@kilershakazulu400 2 ай бұрын
Borama Awdal state
@mariaali7281
@mariaali7281 2 ай бұрын
Biyo qata iyo shaadho sidaad u heshaan walaalehey
@Apdale_Sanad
@Apdale_Sanad 2 ай бұрын
Somaliland Nimca Fadhida ❤
@user-rq2ny9dz4e
@user-rq2ny9dz4e 3 ай бұрын
Borama joga ragg badan oo an aqaano Aya weerar ku maqan dahabka
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 2 ай бұрын
Kuwan manyaqaanasn gacanta ciidda iyo dahab ka kalama reebi karto Weel ayaa biyo lagu shubaa ciida waa lagu shaqshaqaa dahabku waa kuu soo harayaa
@Nassertos-
@Nassertos- 2 ай бұрын
Sacada dahabka waa imisaa😮
@Wertlhans
@Wertlhans 2 ай бұрын
200 -700
@Asad_haaji_abokor_3007
@Asad_haaji_abokor_3007 3 ай бұрын
Dhul gadabuursi waa barwaaqo ❤ Cdceedow dahabkayaga nodaa wll dhulkiina hakudeeqo 😂😂
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
Dahab lama kala laha 😁
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 3 ай бұрын
@@cadceedka waalakala lee yahay adeer anba dhulkaaga maqodan karo dahabka ceeri gaabo
@Layla6793
@Layla6793 2 ай бұрын
@@nadiamohammed5330Dhulku waa dhulkeenii oo Daris, gacal iyo xigaal baynu nahay Dad wada dhashaan nahay
@Amn09888
@Amn09888 2 ай бұрын
​@@nadiamohammed5330 Hawada ( oxygenka ) waa lakala leeyahay ayaad dhihi doontaan 😅
@shamisali4599
@shamisali4599 2 ай бұрын
@@cadceedkadahabka layaqan gram miyaa mse waxkale waye 😂
@habibaali2400
@habibaali2400 2 ай бұрын
Masha Allah 🤲💯🤲💯👍👍👏👏🫶♥️🫶🇨🇦🫶👏👏👏
@ZAD3451
@ZAD3451 2 ай бұрын
War musa bixi u niga qadan ee videoga kadaya
@kastankastan2983
@kastankastan2983 5 күн бұрын
Cadceed Kan Saacadda Haaya Waxaad Ku Tidhaahda Saacadda Ka Fogeeh
@sakariyemohamuud9576
@sakariyemohamuud9576 2 ай бұрын
Waree cad cedoow dahabkii wax iga soo gadhsii inadeer 😢😂
@cadceedka
@cadceedka 2 ай бұрын
Dahab wax la iska soo gaadhsiiyo taariikhda maku maqashay 😆
@abdisamadmohamed5825
@abdisamadmohamed5825 3 ай бұрын
dadku wa bila stress qofkasta sii wanagsan kugu jawaba dad qar ba cadho midhan marka hawlaha ku jiran dhulka ha la badho inta la taharibi la
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
Waan u bogay qalbi wanaaggooda aniguba
@abbuujiilaani407
@abbuujiilaani407 2 ай бұрын
Wadanku waa inagu filanyahay fikirka gumaysta ha cidii Ilaahay kasaaro qalbigooda hadiikale iskoolada ku mush quula iyo wax dhigasho 20sano karaaniya
@user-fu1ef5dg7r
@user-fu1ef5dg7r 2 ай бұрын
Gloves iney qaatan baa fican
@24hours171
@24hours171 3 ай бұрын
war nio dahable iska noqo had ka tajirtide lkn anaga hana ilawin de😅
@Bahdoonmedie
@Bahdoonmedie 2 ай бұрын
Luhayaan ka imi noo tilmaan
@user-zm6pw6yy1v
@user-zm6pw6yy1v 2 ай бұрын
Sidaas dahab laguma helo...reer booramoow....waa niman aan xitaa wadan wax tool ah....qaar baa gacmaha raba inay ku qodaan dhagaxa IYO ciida adag....qaar baa Qamiis wato..iwm ah...dahab miyaa fudeedkaas lagu helaa....
@Mohaa-007
@Mohaa-007 2 ай бұрын
Dahabkiina mooye meesha yeeysan Abesooyinka yeeysan idinku leeynin😂😂😂😂😂😂😂
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Adduunka meelkasta oo dshab laga qodo xeer iyo sharci lagu qodo ayey leedahay. Qofka dahabka xadana lacanad ayaa kudhacda kamana macaasho.
@user-hn7gi1uj9d
@user-hn7gi1uj9d 2 ай бұрын
AllE😢
@Bahdoonmedie
@Bahdoonmedie 2 ай бұрын
Booraama miyaa meeshu
@AbdulHirsi-nq9gl
@AbdulHirsi-nq9gl 2 ай бұрын
Dadkan shaqo fcn ayay hayan lkn qalab majiro fiican lagu ogado dahabka
@anabhersi4031
@anabhersi4031 2 ай бұрын
Boys ku shuba
@AbdulHirsi-nq9gl
@AbdulHirsi-nq9gl 2 ай бұрын
Meshan Xage waye
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok 2 ай бұрын
Gloves adag xirta marka qodeysan
@hibofarah532
@hibofarah532 2 ай бұрын
War. Itopianka. Yey idinku. Ogaan. War. Qariya. Reer. Borame.
@BayerOne-nu4px
@BayerOne-nu4px 2 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@BayerOne-nu4px
@BayerOne-nu4px 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ahmedaweys9854
@ahmedaweys9854 2 ай бұрын
Hhh
@Fardososaid
@Fardososaid 2 ай бұрын
Waxa kabadan intaa kojirtoo Dhulka macdanta kalasobaxaa ooo qutaa milahas cml dadka masaakiinta NH qodiyaa ilhy baa wax quudiyo
@khabiirkhadarkhibra3029
@khabiirkhadarkhibra3029 2 ай бұрын
Nio shaqada ciyaarta nooga daa
@Qaabtur
@Qaabtur 2 ай бұрын
Adeerayaal marka dahabkii dhan labaxdeen miyaa no shegeysaan 😂
@suralowgasomalistar6514
@suralowgasomalistar6514 2 ай бұрын
boorama ma dameer baa jooga
@waxigabaro5009
@waxigabaro5009 3 ай бұрын
Zxp dhagaxda ma sheegaysaa qalabkaasi 😂
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
May waa bir iyo dahab uun 😄
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 2 ай бұрын
NINKA XIIQSANI MA CUMARABA
@Arabduur
@Arabduur 3 ай бұрын
In la sheego oo mic looqaato iyo in la qarsado kee baa wnagsan ?
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
Markay dhulkaaga tahay, cabsina jirin, dhulkaaga ku faan sida dadka kaleba ugu faanaan. Dalalka kaleba waa laga soo duubaa.
@Arabduur
@Arabduur 3 ай бұрын
@@cadceedka Haaa ok
@shamisali4599
@shamisali4599 2 ай бұрын
@@cadceedkaMasha Allah an imade amoo musa ixiraa 😂rer xamarka lama ogola maqlay😂
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 3 ай бұрын
Astaqfurulaah good work
@SaidOmar-pe7po
@SaidOmar-pe7po 2 ай бұрын
Iska hubiyo birta aad ku qodaysaan ,waa intaasoo miin noqotaaye.
@Mk2qulaaso
@Mk2qulaaso 3 ай бұрын
Editer farta kaxiran Baan ahay muqalada in lagu habeeyo madoneysa jaale, waxay waxaan aad sideeda iskaga sodhigeyso
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
Waad mahadsan tahay
@niyaaladem
@niyaaladem 2 ай бұрын
Sidaas baa loo baahanyahay. Dhulka ka macaasha.
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Wa khalad in khatrdadka dhulka ay dawladu ilaalin waydo hadi kalee is dil iyo isku dhaac aya imaandona ma 1800 aya la jogaa ? Wa in la mamucoo gurashada macdanta wadanka
@MubaaRik1
@MubaaRik1 2 ай бұрын
Manoo sheegi kartaa faaiidada ay yeelanayso macdantu hadiiba aad leedahay dhalinyarada wadanka halaga ilaaliyo meesheeda may iska oolaysaa. Caqliga qofka soomaliga ah waakaa waligiiba waxii manaafacaadka ulahaa isagu naftiisa iska hortaagan😂
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
@@MubaaRik1 khayradka ku jiraa Somaliland reer Somaliland odhan aya wax logu qaban haday dowladu so sarto. Misaniyada dalka aya lagu dari. Aqliga xun ee somalidu waka kalidi noladee inu noqdo raba. Ma ogtahay adunka hadi guri ad leedahay hostisa laga heelo khayrad inay dawladu ka rarayso guriga oo qimihisa lagu ceelinayo. Somali haday dibad uso baxdayna waxba kamay baran sidada oo kalee wa nasib daro
@Wertlhans
@Wertlhans 2 ай бұрын
Miisaaniydan aad sheegayso oo illaa wax ka badan 30 sano aan wado hagaagsan, dakad, adeeg cafimad iyo Airport ba an lakaga dhisayn goormay wax kuu tari? Aadeer wax miisaniyad la yidhaahdo majirte lacagta dad cayiman baa ku qayila sidoo kalena sharaabkii kululaa kaga dharga ee kii alle wax kasiiyow qodo
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
@@Wertlhans maxad mucariid ugu tihin aqonsiga Somaliland? Waxan an aqonsi heliin sidee dad amba hayado uu mal gashan Karan ? Inta yar ee hiromarka uu eeg Hargeisa iyo magaloyinga kalee ee Somaliland dad wadankida jecel aya mal gashaday. InshAllah madar iyo wax walba wa la dhigo donaa
@mullerkay4743
@mullerkay4743 2 ай бұрын
Waar masaslka uun iska ilaalsha intaad dahabka yeryeri doondooneeysaan naftiina haku qamaarina
@nasrudiinabubakar001
@nasrudiinabubakar001 3 ай бұрын
Cabdicasis Wey Kugu Cadaateyde Inad Dhiijato 😂
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
Baange dhaweeye aan kuusoo saaro e, halkaad joogtaa
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 2 ай бұрын
Wllo maalinti lama adikadho miyaa waxay habeenki lo adaya sow khatar maha war yaa ilaahay yaqaana yaan masku idiin cunin Bisinka 🤔
@cadceedka
@cadceedka 2 ай бұрын
Waa xeeb xigeen kulul maalintii, habeenkii ayaa dhaanta maalinnimadkii inkasta oo kuwo ka mid ahi maalintii baadhaanba.
@hundhuru
@hundhuru 2 ай бұрын
Maalin cad maxaa loo soo duubi waayay
@cadceedka
@cadceedka 2 ай бұрын
Waa kulayl oo waa xeeb xigeen
@ikramahmad8404
@ikramahmad8404 2 ай бұрын
O rer ciregaabo maxa awdal kenaya ragayagiba ku maqane.
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 2 ай бұрын
Laakiin dahabka qaybta Ciida ah ayaad dayacdeen inta birta ah ee Nugget ka ah ayaad raadinaysaan oo keli ah
@akramkhalid5177
@akramkhalid5177 3 ай бұрын
Cadceedka🌅meesha doontid na gee waa kula socona ila inta sayla Sayla guyaal badan geelu badi dhaley😊😂 Waligey video youtube ka gooso isma odhane talow ma qaata fbkayga ma dhigta lol 😆 copyright 😮
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
😆 hadaalina waa hagaag e
@duraannuur
@duraannuur 2 ай бұрын
geologist galkacyo ku sugan baan ahay amaa liinta 😢la icabsiiinaa hadaa imaado
@Duriyadisheekha6656
@Duriyadisheekha6656 2 ай бұрын
Dhulkiina Aya ka daHab badna ee meelaHa wabiYada Qoda nio😅
@janogashoamatalaah7764
@janogashoamatalaah7764 2 ай бұрын
Wll boorama ddka kunoool somali waa umid wllhi cidina kuweydiin mayso xtaa xagaad katimi somali waa usoomaaali ani iweydiii
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 2 ай бұрын
Ogaada waa dhulkii uu muuse juudaan ku wareejiyay itoobiya, soomaaliyeey waddanka ilaashada
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 3 ай бұрын
Waxaasoo dhidid ahi waa maxay hebeenimada ayay aad u kulushahay
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
Xeeb xigeenna way ahayd, aadna way u kululayd hawlna waan hayay!
@CabdimajidIbnufaarax
@CabdimajidIbnufaarax 3 ай бұрын
Magaceed meesha saaxiib xeebta se intay u jirtaa😊
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
@@CabdimajidIbnufaarax 150km ayay u jirtaa xeebta Lughaya, waxaana la dhahaa Weeraar
@samatarismail3215
@samatarismail3215 3 ай бұрын
Kuwani ma ciisa mise waa isaaq
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
😆😆
@user-mi5xi8xq4x
@user-mi5xi8xq4x 2 ай бұрын
Samaroon
@samatarismail3215
@samatarismail3215 2 ай бұрын
​Ma hubtaa? Samaroonka waxiisu waa timir xabal taala​@@user-mi5xi8xq4x
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 ай бұрын
Waxaan irsaaqad Ma Aha Saakay ilaa waaberkan joogeynaa imisa Garaam Xataa 3 Garaam Ma Dhama dhulkiina idinka leh tartiib uqoda dhulka Quraana Aqrista Jin yuu idinka Raacinee
@user-mi5xi8xq4x
@user-mi5xi8xq4x 2 ай бұрын
270$ maalinte aya arsaaqad ahayn?
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 ай бұрын
Horta qolodaan dahabka Raadisa Gaar ahan somalida Habeen kii mooye Maalintii maxa ku dhacy oon loo Raadinayn dahabka bal iga jahal bixiya
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
Degaannadda ay dahabka ka baadhaan ayaa u badan xeeb xigeen, waana meel kulayl badan; habeenkii kulayl badan malaha oo ka maalinkii ayaa ka badan.
@kayddaahr815
@kayddaahr815 3 ай бұрын
Cadceeda ayaa kulul bro meesha
@dhulgariir
@dhulgariir 2 ай бұрын
Laakiin somalidu way iimaan laadahay kulahaa ceerigaabo ayay ka imanayaan Waar meel walba waad ka heli kartaa hadii aad qalab haysatid dhulku waa isku mid oo ceerigaabadaaa ay ka imanayaan ayaaba lagu sheegi jiray inuu ka buuxo dahabku laakiin waa iskumid dhulka soomaaliyeed
@Arabduur
@Arabduur 3 ай бұрын
Nio hadaan dahablo noqdo kwrn😂 wixii horoo dhanba aan ku boodo, shaqadaana random nimada bas bay ku xun tahay
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
Hal mar baad qabiilkaba kafaalo qaadi kartaa 😄
@Arabduur
@Arabduur 3 ай бұрын
@@cadceedka Wlhi haa,... Waliba somali oo dhan inaan kafaalaQaado baa ka wacNaan leheed, Oo halSaxan wax kuwada siiyo. Uma leen Mayo inay wada Yeelayaan intii is Ogolba Faraqedda boorka ka jafato.🗃
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
@@Arabduur hhh malaga yaabaa in aad groupka reerka block iyo report isugu dari lahayd, wajigiinna iga qariya armaad ku dhihi lahayd 😁
@Arabduur
@Arabduur 3 ай бұрын
@@cadceedka Admin ka inaan kala warego baa iiga dhow hhhh, mr cadceed
@Jirjiroole
@Jirjiroole 3 ай бұрын
​@@Arabduurarabaw adminka in lala wareegaa afka unbay ka sahlan tahay, Marka hore soo baro cyberSecurity programming ka sida loo dhiso websites, oo sida loola deal gareego threats ka & more. KaftN wixii waa meshood😂
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 2 ай бұрын
tuugii caalin baa halkaa idinku yimid waar dila ninka wadanka madhiyey weeye e
@cadceedka
@cadceedka 2 ай бұрын
😆
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 2 ай бұрын
@@cadceedka hhhhhhhh indr wax naga sii dahabkii wadanka waad dhamaysay e
@adan5209
@adan5209 2 ай бұрын
Aqligaan oo kale ayaa dalka u yeeshey cadow # ma ahxeen in ay sheega man daqaga iyo gobalka # is tus jecela ku kor hadla filimkiina ku celceliya borama borama cadowga idinkama dheera aqli yeesha😡😡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ya766
@ya766 2 ай бұрын
Qariya.. colonizers
Xeebta Lughaya | Baddii Caanka Noqotay 2024'Ka 🌊🏝️
13:25
Cadceed Travels
Рет қаралды 7 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 9 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 57 МЛН
NINKI CAQLIGA BADNA HADANA CAQLIGA XUMAA EE YURUB KA YAABSADAY
26:15
Ruweyda Style
Рет қаралды 302 М.
Sida loo gurto Macdanta Dahabka ee Sanaag.
7:22
MM Somali TV
Рет қаралды 50 М.
Beeraha Qaadka ( Jaadka ) ugu wayn - I visited one of the largest khat farms in the country
6:29
Qeybtii 2aad Qabiilka Ciise
44:57
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 103 М.
Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir
27:10
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Zizu Channel
Рет қаралды 104 М.
HALKEE AYAY KASOO JEEDAA UMMADA SOOMAALIYEED? PART 2
11:03
BULQAAS STUDIO
Рет қаралды 9 М.
Wabiga Qarsoon Ee Somaliland | Buuro Waaweyn Oo Durdur Leh
22:59
Cadceed Travels
Рет қаралды 12 М.
Sidee loo soo saaraa DAHABKA? Qaabkeese loo warshadeeyaa
6:56
Waaberi Media
Рет қаралды 54 М.