"Dowlada Ethiopia Iyadaa caalamka wareegeysa oo leh hanala Heshiisiiyo Soomaaliya" Mw Xasan sheekh

  Рет қаралды 41,561

Universal TV

Universal TV

6 күн бұрын

"Dowlada Ethiopia Iyadaa caalamka wareegeysa oo leh hanala Heshiisiiyo Soomaaliya,shalayna iyadaa Jabisay xeerka caalamka ee Madaxbanaanida soomaaliya "Madaxweyne Xasan sheekh

Пікірлер: 346
@xoogsadeUK
@xoogsadeUK 4 күн бұрын
Madaxwayne adiga iyo kuwa golaha sacabkaba Allaha idin soo hanuuniyo oo wadan jaceylka ha idin tuso
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 4 күн бұрын
adiga allaha kusoo hanuuniyo Waayo qabyaalad ayaa kasoo ureeyso
@hafsaali4297
@hafsaali4297 4 күн бұрын
@xogsadeUK. Walaalo waa runtaa Allaha soo hanuuniyo haduusan hanuun Rabbi ugu talo galinna Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa Sharkooda umadda Soomaaliyeed hakaqabto. Xabaale qoto umadda Sharkiisa Allaha dhaafiyo.
@user-tk2tz8fi2u
@user-tk2tz8fi2u 4 күн бұрын
محمد الصبومال
@user-tk2tz8fi2u
@user-tk2tz8fi2u 4 күн бұрын
السلام عليهم
@user-tk2tz8fi2u
@user-tk2tz8fi2u 4 күн бұрын
السمن.الم.السصومال😊
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 4 күн бұрын
Madaxweyne guuleyso, waad guuleysaneysaa ee halibdhan , adkeysina yeelo , shacabka soomaaliyeed waxey kugu garab taaganyihiin horumarka iyo wadajirka umada , xil weyn baad heysaa ee ogsoonow mudane , guuleyso oo hankaagu hasareeyo waligaa mudane .
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 4 күн бұрын
Doorasho qof iyo cod kkkkkkkk waan qoslay walaahi
@axmedhhashi428
@axmedhhashi428 4 күн бұрын
,walalaheen iska daa adèegsigeeda dalka ethopia dheh madaxweyne
@janagaleyollah2569
@janagaleyollah2569 4 күн бұрын
Sax
@abdirahmansadikisse8701
@abdirahmansadikisse8701 4 күн бұрын
Walaalaheen turki ayuu dhahay ,not ethopia
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 4 күн бұрын
Madaxweyne Guul baa kuu rajeynayaa, waxaad ku jirta halgan qaran, muwaadiniinta dalkooda jecel weey ku garabtaaganyihiin.
@maxamedadan35
@maxamedadan35 4 күн бұрын
XASAN SH WAXAN KULATIN LAHAA ALLE KA BAQ JOJI MUSUQA IYO QABYALADA KADA DADKA SOMALIYED BEENTA IYO KHAYANADA
@f.warsame1069
@f.warsame1069 4 күн бұрын
Please Mw Nasoo. Waayo Safaar baa ku Jaan. Jaamiyey Oo. Hadaalki ayaad. gaaf. gafeeysa‼️
@baabjunior3550
@baabjunior3550 4 күн бұрын
Hal mar uun waan heli doona hogaamiye meesha aan rabno na geeyo
@Razmaibraahin
@Razmaibraahin 4 күн бұрын
64 sano oo aynu hysaney dalka meynaan dooran madax weyine ay soo doorten shacabka umada somaliyeed kana waa mid ka mida madax weyinayaasha ay inoo dooren reer galbeedku
@user-tx3mq2zo6h
@user-tx3mq2zo6h 4 күн бұрын
Walaalo ma nihin itoobiyaanka Waa cadawgeena koowaad.
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 4 күн бұрын
Waamarkuu abiye uu nagubahdilay dadkiisa asgooleh soomaaliya lacgta maalinwalba kusafreyso waxey kudhisankartaa halwado ama school ilmihiinu waxkubartaan aadbaan ugaxumaadey ee dowladeenu haujawaabro hanadifaacdo dalka
@enghabsade57
@enghabsade57 4 күн бұрын
Waxba waxaasi bahdilaad maaha ee oohin cad idaaya oo dacwada iga daaya inay tahay cidwalba fahmaysaa
@maguled
@maguled 4 күн бұрын
Madaxweyne Xasan Sheekh, Guul iyo Gobonnimo.
@mohamedsayid8094
@mohamedsayid8094 4 күн бұрын
Madaxwayne ilaahay ha ku waafajiyo danta diinta dadka iyo dalka.
@sultanlife5385
@sultanlife5385 4 күн бұрын
kuligood waa dambilayaal qayaaney wadankooda hooyo
@maryancali3288
@maryancali3288 4 күн бұрын
Abiy dalkiisow jecelyahay ee dalka jeclaada hadii kale ilaah dhul gariir idinku rido madaxweyne Amen
@art_lto2450
@art_lto2450 4 күн бұрын
wadankygu waa 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 M/w hassanow from zaylac🇩🇯😁🤝🏼
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
xasan sheekh ma iloowshiya kudhacay 😮😮😮😮 waxba laga dareemayaye ee nasasho 2 bilood haloo diro waayo hadalka wuu islawaayaye
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 4 күн бұрын
Xasan quruxda aad baan kuu salaamay mudane madaxweyne. Waxan kaa salaamay.hargeysa cadey.waana igu wallaahi.
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 4 күн бұрын
Khudbadda ma meel buu ka akhrinayaa mise odayga wax isdhex yaac ah iyo xuurto baa ka muuqda!
@ahmeddiriin9374
@ahmeddiriin9374 4 күн бұрын
Waa bilaa cod😢😢
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 4 күн бұрын
Alle Haku waafajiyo khayrka mudane MW!!
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 4 күн бұрын
Itoobiya waa dir irrir samaale .ee ka noxoow nafta ha waayo.siyaasada iyo run ha la kala fahmo.❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 4 күн бұрын
Dhaliil iyo wax qabad waxaa ku amaanan tahay qaraxyadii xamar in eey yaraadeen waxaanad ku dhaliilan tahay adiga qoyskaaga saaxiibadaa lunsasho hanti dad weeyne dhac toos ah mid dadbab iyo mid kuyimid dayac waxaa indinku marqaati furi doono umada maalinta qiyaamo ee ama isdaba qabta ama suga xisaabta alle walee Allah Qabashadiisu waa daran tahay.
@healthsupporter5276
@healthsupporter5276 4 күн бұрын
Horey u soco Mudane madaxweyne run ahaantii waxaad tahay madaxweynaheenna badideenna waan ognahay in aad isku dayayso intii karaankaaga ah 🥳👏👏👏👏👏👏🎉
@user-eu3fw8wn8w
@user-eu3fw8wn8w 4 күн бұрын
Illahay ha ku tuso in aad unaxado dadka aad madaxday utahay oo meelkasta isku dilayah iyo kuwa gaajaday uugu dhimanayah moqdisho dhexdeeday kala didiye firdhiye aaweeey ciidankii iyo waxii lagugu wareejiye ee ahati ha ju faanin waxii farmaajo dowladiiisi ssmeeysay hz just faanin ee aaweeynabadii allahay ha ku hadeeyoeiimasnkana ha kuguw soo celiyo aamin amin😢😢😢😢😢😢
@osmanahmed831
@osmanahmed831 4 күн бұрын
Xasanow ii Maanka allaha kugu soocesho qabuurafakte somalia baarlamaan maleh runtii waa dad dintay
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 4 күн бұрын
Xassanoow dastuurkan aad siyaasadeynayso kajoog dastuurkan dano adiga kuu gaar ah baad ka leedahay mana garanayo dalka aad ku dhaqi rabto dastuur cusub oo aan heshiis lagu ahayn Dastuurku maahan wax aay koox gaar ah danahooda siyaasadeed ku gaadhi karto iyadoo dano guracan Laga leeyahay
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 4 күн бұрын
Hoostaada ka hel habaarka aad madaxa Somalia habaareyso teeda kale qabyaalad ba ka soo qurmeysee bax seexo neef yahow, bur bur iyo qax iyo qawaarij baa u soo need xeedatey tuuladada iska seexo😅
@Rabisakhir
@Rabisakhir 4 күн бұрын
Qudbadii Sanadka Mahadsanid Mudane MD HSM❤
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 4 күн бұрын
❤❤mudane madaxweyne alle ha ina xifdiyo.aamiin itoobiyana waa walaaladeen.oromo iyo xabashi iyo isaaq waa irrir samaale. Iyo hawiyaba.
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 4 күн бұрын
❤❤madaxweynaha ugu quruxda badan caalamka ❤❤magacaa ha jiro mudane.❤❤❤❤
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 4 күн бұрын
Xasan sheekh daal badan ayaa ka muuqdo alle ayan ku mahadineyna in aan heysano geesi weyn oo madaale ah
@MohamedAli-ew7sy
@MohamedAli-ew7sy 4 күн бұрын
Dulada somaliyeed guul baa uu rajeynayaa
@Somfox1
@Somfox1 4 күн бұрын
Munaafaq Somali Jihawareeriyey..Hantiboob in uu Dowlade kale u shaqayo buu meesha u jooga!
@zikibaaba1541
@zikibaaba1541 4 күн бұрын
Mudanade madaxweyne RABBI ha ku xifdiyo. Soomaaliya horay yey u socotaa oo daciif liite ah iyo dan shisheeye u adeege RABBI naga kori ee ALLOOW mahadaa mar hadaad hogoomiye iimaan, wadaninimo, karti iyo mas’uulnimo iyo dowlad yaqaana nooga dhigtay madaxweyne. Alxamdulillaah RABBIL caalamiin
@nuraali5514
@nuraali5514 4 күн бұрын
😢Aabbo Jawaari, Allaha u naxariisto. Aamiin yaa Allah.
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l 4 күн бұрын
😊waar xasan RAAMAALOOOW iska daa ooohinta yaxaaska Somaliland was Independent in 1960,26 of June, and is now sovereign state in the horn of Africa ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 4 күн бұрын
Madaxwaynaha waan u baqaa rafaad iyo daal iyo jiro baa indhihiisa kamuuqda war madaxwaynaha fasax u dira oo nasiya shaqadii oo dhan asagaa haya
@KayabAbdul
@KayabAbdul 4 күн бұрын
😂😂
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 4 күн бұрын
Kkkkk asagaa sodoontay shaqadan o qori iyo qaylba kuradiyay marka daa ha shaqaystee
@abdirashidmohammed7512
@abdirashidmohammed7512 4 күн бұрын
Guuul m/w hore u soco cadawgana allah ha inaga qabto
@Tamsim3358
@Tamsim3358 4 күн бұрын
Jawaari ILAAHAY ha uu naxaristo Amiin somali asal ah
@IssackHassan-qr2ij
@IssackHassan-qr2ij 4 күн бұрын
Madaxweynaha ummada Soomaaliyeed waxaan kuu rajaynayaa guul iyo gobonimo mar kasta iyo meel kasta
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 4 күн бұрын
Bismilah Guul mudane madaxweyne dadaalka meesha kasii wad❤😂d cadaaladuna hasareydo
@cismaanguure927
@cismaanguure927 4 күн бұрын
Prof,xasan kheekh waa waaya arag doonaya in uu u dhiso dowlad adag oo dastiuur dhamaystiran leh ardaydii jaamacadeed uu labaatanka sano uu macalinka usoo ahaa laakiin kuwa qabiilka aaminsan ee meelaha fadhikurirka ah fadhiya waa in ay iska daayaan dacaayada aan u roonayn iyaga iyo dowladnimadooda ,
@zakirboss143
@zakirboss143 4 күн бұрын
Xasan Xiiqsane 😂😂
@omarjama7627
@omarjama7627 4 күн бұрын
Yaan lagaaga horeyn Aqoosiga Somaliland Awoow!
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 4 күн бұрын
Madaxweyne nagadaa Calaacalka iyo jiljileeca
@MahdiHagi
@MahdiHagi 4 күн бұрын
There is NO WAQOOYI....WAKE UP 33 years bay kaa maqan yihiin. .Ka Toos Hurdada.
@f.warsame1069
@f.warsame1069 4 күн бұрын
Please hanaagu tuusiniin Safaarkisa. haku jiree. Daawlado badan. Ayuu. Magaca Somaliland. gaadhsinaya. Isaago. Cala. Caleeya🙏
@yiserfaisal9603
@yiserfaisal9603 4 күн бұрын
Somaliland way socotay u mana baahna wada hadalad ma dhalayska ah ee ay madaxda Somalia ku dhaqanto, Somaliland guuulguuul…..
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 4 күн бұрын
Mr, president you need tell the truth umada somaliyeed about the MOU because somaliland is not coming back, but we can work with our brothers and sisters in the south Somali. You are others need to stop 🛑 make us enemies. Love and peace ✌️ for all Somali people ❤❤❤❤
@user-sh5oq1uj3i
@user-sh5oq1uj3i 4 күн бұрын
Somaliland io Somalia 🇸🇴 intay ikhilaafsan yihiin itoobiya way guulaysanaysaa Somalia 🇸🇴 ha aqoonsato Somaliland kadib Somaliland haka laabato heshiishka sidaa laba dawladood oo walaalo ah ha lagu noqdo
@AliGabiOnline
@AliGabiOnline 4 күн бұрын
Ilahay haw naxariisto Mr jawaari @Ali Gabi Online
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 4 күн бұрын
XASAN SHEEKH MUQDISHO LEE MAAMUSHAA SLAND WAA DAWLAD GOONI ISKU TAAGTEY EEHAKU HABSAAMIN WAA WAREERTEY
@unknownp5594
@unknownp5594 4 күн бұрын
Mash allah
@ismacilabdulkadirshekhmoha646
@ismacilabdulkadirshekhmoha646 4 күн бұрын
Mudane madaxwayne ethopia mar walba way ku bahdilaan inaa tiraahdo walaalaheen kaama mudna iskadaa ixtiraamka uhayso xabashida
@MahadAbukar2009
@MahadAbukar2009 4 күн бұрын
Xasan Sheekh ma hadki kartid bee😢
@amiiraali3823
@amiiraali3823 4 күн бұрын
Shalay wuxu ka hor qoslayay hees lagu aflagadaynayo umad u ka rabo inay la midooban maantana kuye walalahay belaya walal kula noqota inkaari kugu dhacdaye
@Damiirka_Dahsoon
@Damiirka_Dahsoon 4 күн бұрын
Waxaad u Moodaa Madaxdeena iney Fahansaneyn Dhibaatoyinka ka imaan karo ku Biirida East Africa Community Dad ahaan, Diin ahaan iyo Qaran ahaan😢
@DiirharoOnline
@DiirharoOnline 4 күн бұрын
Qofka markuu been sheegahayo warkiisa meel uu u socdo iyo ujeedo midna lagama fahmo, odaygaan umadda Allahaa dhaafiyo.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 4 күн бұрын
Sharaf iyo karaamo kaa dheer iimaan laawe xaasid bilaa awooda
@PoppieRooi
@PoppieRooi 4 күн бұрын
Layah my friend
@MaxamedAadan-z4p
@MaxamedAadan-z4p 4 күн бұрын
@Saeed-me6gq
@Saeed-me6gq 4 күн бұрын
This man doesn't live on reality.
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 4 күн бұрын
Amiin
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 4 күн бұрын
Madaxweyne beensheegaya kuwa uu sheegayaana ay u cadahay beentiisu laakiin u sacabatumaya
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 4 күн бұрын
SOMALILAND tagteye tiina ka taliya
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 4 күн бұрын
Mudane Madaxwayne, Xassan Shiekh Naxamuud labo gobol oo ah Togdheer iyo Waqooyi Galbeed, ma qabo in lala hadlaba , waayo ma aha wax la mid ah Soomaaliya inteeda kale, waa in si Nabad ah ku yimaadaan iyo shuruud la’aan ah. SSC Khaatumo, Iyo AWDAL STATE ayaa leh in la hambalyeeyo taasi ba ahayd in si buuxda loo taageero. SOOMAALIYA HANOOLAATO.
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 4 күн бұрын
Siyaad bare wuu dhintay ceerigaabo hooyada ma leh waa lagugu wasayaa adiga Iyo faqashtaba . No more Faqash
@ahmedabdiisse7512
@ahmedabdiisse7512 4 күн бұрын
Hassan Sheikh is akin to Neville Chamberlain..He understad hardly thesovereignty o Somalia.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 4 күн бұрын
hooyadaa iyo waqooyi was waa laga kireeyay itoobiya maya maya cadaw bilaa awooda
@naalayeaadam2909
@naalayeaadam2909 4 күн бұрын
Guul rag keenay libin haka dhigane wax aad qabtay dadka u sheeg oo aan boob hantiyeed ahayn.
@MaxamedAadan-z4p
@MaxamedAadan-z4p 4 күн бұрын
Wa mid xasida maxa.kumaray somaliland citirafkeda xabashiba madantene isaga marku citidafiwayey Bay itobiya udonten citirafka adba xasanaw citiraf somalilan itoobiya badmasinayane citiraf banrabna manebcin dadkayaga waxan rabna walnimo jarwanag waxwada qabsi isgarabsi isuhilin harumar isjacal kudhehantay ehelnimo nacitiraf keliya walal
@user-ow3fz5hh7p
@user-ow3fz5hh7p 4 күн бұрын
Warkan ABI Ahmed Adiga tuugsanoyo wlhi sidoo nugu jees jessay ishuusa laga arkay ishuusa lagu tumaa uf Xasanow
@user-oi3um1lq6d
@user-oi3um1lq6d 4 күн бұрын
Sharafta alle kaaa qaaad ma sharaf bad leedahay Hassan gargurte
@XasanCali-qj5tz
@XasanCali-qj5tz 4 күн бұрын
Madaxweyna,ha,wa,dacad,dalki,iyo,dad,ki,bad,badi,yay,wali,gis,ma,cunin,wax,uu,san,dicin,halator,mar,kale,madaxweyne,xasan,dacad,1
@calixasan6688
@calixasan6688 4 күн бұрын
Wllhi run mashegeyo luqadi somali ayuba gafayaa tasi aya caden u ah in u benshegayo ar kanaa illaahow nagadhaqaji
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 4 күн бұрын
Beentaa ma dhammaato, kamana xishooti, waxa kaa sii caqli xun kuwa ku hor fadhiya.
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 4 күн бұрын
Xaasidka cadowga SOMALILAND ilaa maanta garan la Allah iyo tacabkoodii baa kor u yeelay Nacas iska hadla xasan duufle
@PoppieRooi
@PoppieRooi 4 күн бұрын
Layah
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 4 күн бұрын
Mashaa Allaah tabaarakallaah xafidullaah Madaxweynaha umada soomaaliyeed mudane Xasan Sheekh Mohamud guul guul gobonimo ilxun kuma aragto Libaax Libaax dhalay guuuuleyso guuuuleysta amiin yaa Allaah ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@abdifatahyousuf3136
@abdifatahyousuf3136 4 күн бұрын
Hhh isagoo jooga ayay Ethiopia cashuur ka qaadaysaa shacabka Gedo😂
@kingahmed1943
@kingahmed1943 4 күн бұрын
Inuu keligii hormuud noqdo wuxuu ka doorbiday, in uu dawarsade noqdo,
@khadrarobleh3931
@khadrarobleh3931 3 күн бұрын
Sidaad u timid dalkii waa baabay. waa la arkaayaa in aad waxaan jirin sheegeysid.
@yusufosman4707
@yusufosman4707 4 күн бұрын
Madaxweyne xasan arintaan Ethiopia waxey ku noqotay kansar ee ma'aragtaan miyaa murugta ka muuqato iyo hadaladiisa is dhaa dhaafaya ama gef gefayo
@AbdulDelta1
@AbdulDelta1 4 күн бұрын
What a wolf in a sheep's clothing
@AbokorAli-io9qs
@AbokorAli-io9qs 4 күн бұрын
😂😂Waar soomali nahin Balo idinku dhacdye Xanuun Baa Tihiine 🇮🇹 Garoowe iyo kuwaa xintama waxaa iga xiga amxaar xurmo iyo sharaf igula nool 🇮🇹
@yuusufmaxamed7742
@yuusufmaxamed7742 4 күн бұрын
XASAN. FAQASH. HAWIYE. AF. XUME
@abdirashidmohammed7512
@abdirashidmohammed7512 4 күн бұрын
M/w Guuulayso insha allaah Ethiopia nin aan wali qaan gaadhin aya walaya ayada is wada dagalaysa
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r 4 күн бұрын
Waxaa sharaf ii ah inan duuso makale la hor imaado halkaan baarlamaanka federalka soomaliya anigoo abgaal ah oo lay adeegsanayo burburinta somaliland waxaan si gaar ah u xusayaa munaafaqnimada aniga iyo ina cumar geele aanu ku burburin rabno somaliland.waxaanu ilaahada ku guulaysanay inaan wasiir fiqi uu aad u dibindaabyeeyo somaliland meelo badan mucaarad kaga furo..
@daahirelmi9919
@daahirelmi9919 4 күн бұрын
Walaalayaalow qofkaanu maanta maqoslaayo maxaa kudhscay
@somaliwaahal3536
@somaliwaahal3536 4 күн бұрын
Madax wayne siyasadadu ma qarsono meesha aad usocoto waa lawada ogyahay imaradka carabta waa inaad indho gaad ah ku eegta bada somalia cida ethopia ku dhirigalinaysa waa imaradka
@w410921
@w410921 4 күн бұрын
Beenta saw Kama daalaan, laakiin waa dhacay Talyaani
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 4 күн бұрын
Damaca liita cadawga liita eee damcaya meel aadan awoodin
@NuurCalisheikh
@NuurCalisheikh 4 күн бұрын
Daaroodaw madaxwenaha cayda kadaaya waxaba kama qaadaysaan
@saeddahir7600
@saeddahir7600 4 күн бұрын
Madaxwaynaha dibad wareeega ah Puthland baa kaaga dhaw dawladnimo dhul iyo deegaan iyo ciidan hoostaga ayay leedahay 😅😅😅😅😅
@FarxaanMaxamed-jt9rc
@FarxaanMaxamed-jt9rc 4 күн бұрын
Tiisa daryeele ayaa tukale ku dara muqdisho horta hagaaji madaxwayne oo shacabka beenta ka daa
@mohanadhifyussuf1996
@mohanadhifyussuf1996 4 күн бұрын
In madaxweyne laga noqdo Somalia walee waa dhib hadiiba Hassan Sheikh oo ahaa macalin skool uu hadalka isku toosin la'ay😂😅
@user-rh4oo6dj6g
@user-rh4oo6dj6g 4 күн бұрын
👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻💐
@user-sk5je4tu7n
@user-sk5je4tu7n 4 күн бұрын
Maskiim xaxabi Etiopiea adiga gacmaha lagaleye baahane an dhergin😂😂😂😂😂😂😂
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 4 күн бұрын
East Africa community ayuu ninkaan wuxuu ka dhiganaa horumar; mxaa dhoofinee oo haysataa yaab badanaa waxa kaliya Aad soo kordhisay $5 million oo dollar sanadwalba nala ka rabi doono oo ah ka mid ahaan shaha ururkaas!!
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 4 күн бұрын
Guul iyo gobanimo
@halimamumin3643
@halimamumin3643 4 күн бұрын
Somalia ayaa u talin Kari la'ayahay markaas aad Somaliland ugu yeedheysid hooga aad ku haysid Somalia. Xabaalaha Somaliland beec ma'aha Hassanoow. Xamar ku ekoow.
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 3 күн бұрын
Adigu maxaad qabatay 🚫
@omarciise5658
@omarciise5658 4 күн бұрын
Oo. Gormen walallo. Noqonay kuwa warmaha ini wata. War waxan. Hogan dal mahe xilbeelayanow idinka ino kene. Inaga warejiyay
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 4 күн бұрын
Allaha unaxariisto
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Juuj Wa Maa Juuj Maxay Ahaayen, Naar Maxay Ku Muteen || Sh Umal, Sh Xassan, Iyo Sh Shibli
21:18
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 423 М.
Q.2aad Su'aalaha Iyo Jawaabaha Is afgaradka MoU-ga S/land & Ethiopia
44:10
FILO PART 104
32:46
Abukar Mahdi
Рет қаралды 349 М.
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН