DOWLADA OO CALANKA SOMALILAND MUQDISHO KA MAMNUUCDAY & DADKII OO KACAY

  Рет қаралды 36,693

Zaki honest Official

Zaki honest Official

4 күн бұрын

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest...
m_source=qr

Пікірлер: 289
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 2 күн бұрын
INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut m_source=qr
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 2 күн бұрын
Awoowayashay waxey.usoo Dhawacmen.usoo.dhinteen.kan buluuga ha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍.💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aliomar-cj4ev
@aliomar-cj4ev 2 күн бұрын
Yes Dowladda waa saxsantahay
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 күн бұрын
Dayax dalnuurshe wuu u heesi jiray xafladahooda.ayagaa meel xun gaarsiiyey dayax waa wiil qalbi fiican maasha allaah 🎉🎉🎉
@BiiBi14
@BiiBi14 2 күн бұрын
Xamar xudunteyda kuduugan waana kukoray Kana soojeeda khaatuma st Muqdishana waa lama taabtaan waa xudunta qaranimada soomaaliyeed waa hooygii umada soomaaliyeed 🇸🇴🫶🏻💪🏻💕🙌🏼
@dibrahimcharko9228
@dibrahimcharko9228 2 күн бұрын
Reer somaliland haa xishodaan amaa ha cabsodaan
@user-rs7je6zr1f
@user-rs7je6zr1f 2 күн бұрын
Soomaali hadaanahay dulqaadkii waanaga dhamaaday waa inootaalaa iidoor dabacayuun
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 2 күн бұрын
Mxey xoroobaan cuqdadiibeyba ka xoroobi layihiin dhaaxeey wxy rabaan inteey ku hadlaan baa ladhihi jiray walaal bn nahy 😊
@amiraali5692
@amiraali5692 2 күн бұрын
Happy Independence Day my people ❤ viva Somalia 🇸🇴
@alhaaji9831
@alhaaji9831 2 күн бұрын
Viva Soomalia, waan Ku faraxsanahay goaanka dawlada ay kasoo saartay calamada maamul gobakeedyada khaasatan ka Somaliland. No more DULQAAD somalilaneey talaabadad qaadan wanu idinla qaadayna
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 күн бұрын
VIVA 5 Somaliyed waa lamtabtan, macayey idinkutahay Idoor wax balaha iga yacaya Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sm.5191
@sm.5191 2 күн бұрын
Waa sax qofki wato hala xeero Viva❤Somaliweyn❤🇸🇴♥️💯Nagabadan bluga❤goodka jilacoow geeyah 😂ma adoow buuko bajaad amxaar badigobooyo waa xanuun wlhi viva❤banadir😂😂😂
@ubahguled5047
@ubahguled5047 2 күн бұрын
Somalia guul iyo gobanimo
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 2 күн бұрын
Zaki waxaad tahay wiil yar oo bright ah. Kama mid ahi raga you tube isticmaalo laakiin adiga waxaan ka mid ahay wiilasha yar yar oo bright ka ah. Zaki waxaan jeclaan lahaa in aad waxbarasho aad ku darto oo aad future-ka soomaaliya aad ka noqoto mas’uul sare insha alah. Zaki waan ku taageersanahy guul iyo gobonimo
@birinjihani8895
@birinjihani8895 2 күн бұрын
Waku racsanahy aniga goankas waa sugayay
@fathiamumin6800
@fathiamumin6800 2 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴👍🌹❤️❤️🎉🤲aniga oo AA reer Awdal wa sax❤❤❤ insha allah Amiin ya rabi. Nowlow Somalia🇸🇴💐🤲
@aminoxusen4002
@aminoxusen4002 2 күн бұрын
Wan ku raacsanahay ❤❤❤
@11naa44
@11naa44 2 күн бұрын
Wxy sameyaan lee lagu celinayaa 😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CoachAli-zy3ov
@CoachAli-zy3ov 2 күн бұрын
There is only one Somalia south to North East to West but you can run your little neighborhood & stay there ✌🏽 can you handle that please Somalia, Somaliland ,Somaliastar whatever you wanna to call yourself all we need is ✌🏽We are not asking too much thank you
@user-rs7je6zr1f
@user-rs7je6zr1f 2 күн бұрын
Maansha allah waan soodhawaynaynaa 100/100
@XabiiboXaaji
@XabiiboXaaji 2 күн бұрын
Waaaa wixiii igu Farada badnaah oo dowlada Somalia kasoo yeerey hmblyo dowlda Somalia
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw
@munahaji8716
@munahaji8716 2 күн бұрын
ilaahey ha u naxariisto dadkii dalkan xoteyay 😢😢😢😢😢😢😢
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 күн бұрын
Good job's police somaliyed ha xiran
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 күн бұрын
Waa sax, Somaliland Ayagaa bilaabay Cadownimda, Muqdushana way dhamaystirtay, Waana sax Waayo Qaniinyo, qaniinyaa kafujiso
@caizhaziinki7883
@caizhaziinki7883 2 күн бұрын
I.a waxan sugaya madaxweynaha oo calanka somalilnd in laga xadhimo somalia
@Sumadeena
@Sumadeena 2 күн бұрын
Qofka haduusan aaminsanayn midnimada soomaaliyeed waa in madaxa laga toogto. Waa khaainul wadan. Naga daa niicda.
@qadarcaaqil7020
@qadarcaaqil7020 2 күн бұрын
Dowlada somaliya weykaga soo daahday marhore laga rabay lkn dhib maleh wxii hadda kadambeyo kii kala soodagdago hala xiro😂 marqanlandta
@yussufmohamud4533
@yussufmohamud4533 2 күн бұрын
WAA SIYAASADA XUN EE XASAN IYO MUSE
@kingyaasin8580
@kingyaasin8580 2 күн бұрын
Waa arinti ugu ficned ee sameyan😂😂😂
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 2 күн бұрын
Good job Somali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aliosman8874
@aliosman8874 Күн бұрын
Eebow somalida midee oo isku keen oo isjeceleysi Amin ya rabbi
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 күн бұрын
Iidoor hala buufiyo waa kibreen
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 2 күн бұрын
Zaki sxb guulayso
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 күн бұрын
Ayagaa kibray
@Umo580
@Umo580 2 күн бұрын
MAANSHALLAA WANKUFARAX SANAHAY IN LAMAD NUUCO GOGARADA MAR HORE BAY AHAYD INLADIIDO WAGUUL SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 күн бұрын
Kuli calamada ha la diido waad la soo daahdeen yaa dowlo guul waan ku raacsanahay 100/100
@caizhaziinki7883
@caizhaziinki7883 2 күн бұрын
Hmplyo somalia wa sharci wana in la xiro qofki lagu arko xalanka reer somalilnd ee xamashidaas somalinimda ka baxday
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 күн бұрын
ANIIGA. OO.XIIRAAN CALANKA . ZAYLAC IYO.LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴. TOLOOW. .HADDAN XIIRTOO. CALANKA ZAYLAC IYO.LUGHAYA. STATE.OF.CIISE. SOMALIA 😅😢🎉😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. IILOVE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴. GOVERNMENT
@flawlessness7
@flawlessness7 2 күн бұрын
Go'aan fican ayey qadatay dawlada Somalia 🇸🇴 hana la tuso nacaybku wuxu yhy wanan ku racsanahay. Djibouti 🇩🇯 dhawan waa laga mabnuci doona, filo dhawaan incha Allah
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 2 күн бұрын
Laakiin tuwxiidku waa diinteen .laakiin wadanka in toban calan loo sameeyo waa qalada oo lakala gooyo somaali nimada oo dhib laga dhex abuuro ilaahey wanaaga ha tuso. Towxiidkana waa xarigii illaahey allaha nagu wada kulmiyo aamiin
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 2 күн бұрын
Tawxiidka SI qaldan bay u isticmaaleen kaniisadayba galaane maxaa tawxiidka illaahay ku raray
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 2 күн бұрын
@@user-qg7rl6yu4m Adigu ayaga iskadaaye adigu xurmeey siduu ilaahey raali ka yahay ayagan wixii qalada ah alle yaa kula xisaabtamayee wll
@kingckfilmsflogs9586
@kingckfilmsflogs9586 2 күн бұрын
Waa go'aan waqtigiisii la joogo.
@sahromahamud
@sahromahamud 2 күн бұрын
Dhib Ma Leh Calankaas Wuxuu La mid Yahey Gobolalada Calankooda Hala Dejiyo Dhalinyarooy Yaan Leyskiin Dirin Waxaa Tihiin Walaalo Aan Kala Hareynin Ismahurtooy Ha Is Haleyn Soomaaliyeey Yaan Layskukiin Dirin Calanka Waqooyi Iyocalanka Gal Mudug Waa Isku mid Ninkaan Waa Lasoo Direy In Uu İski’n Diro 🙏🇸🇴😭👮‍♂️👮
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 2 күн бұрын
No qabiil,calanka sland la mid maaha Kan somaliya
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 күн бұрын
Wcs walalkey zaki Yare allxmduliilh allxmduliilh yaab
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 күн бұрын
KKKĶKKĶ. WAR YA QOSOL UU BAHAN. VIVA DOWLADEENAA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@munafarah5565
@munafarah5565 2 күн бұрын
Guuul ee somali gardey mashallaah
@hamdi27889
@hamdi27889 2 күн бұрын
As waa isaaq marka aad baan ugu farxey waayo aad abxaar tihiin Dee yaa u baahan markad dadka reer Somland oo aanu soo dhaweyn jirtey ee ay reer Hargeysa no moor dulqaad 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@ibtijah2747
@ibtijah2747 2 күн бұрын
DADKA YAAN LAYSKU DIRIN WAXA DHIBKA UU KU DHACAAYO WAA DHALINYARADA😮
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 2 күн бұрын
Reer abaarso afkey kaga Soo harty heyska heysaan heyska caacleyaan waxaan yeeri doonto marlabaad waxbaa baslaha igayaacay
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 2 күн бұрын
Yes saasaan la rabaa cuqdadland qaraxiodaa Laga reeysanaa ilmo abaarso haku ekaadeen amxaarka ay u ooynaayaan
@danoureyn
@danoureyn 2 күн бұрын
Inchallah CV aller
@fatahindhey7001
@fatahindhey7001 2 күн бұрын
Zakii saxib Dowladaa wankutagarayaa raigas wankuracsanahay kep going 🥵🥵🥵
@fadumohussein5150
@fadumohussein5150 2 күн бұрын
Reer somaaliland waxaan ula dhaqmeeynaa sida ay noola dhaqmaan. In badan ayaan u adkeeysanay dhibaatadooda. Waxaan jeclaanclahaa in ay naga guuraan oo hargeeysadooda ku ekaadaan. Waraabe fusha kaa cunaaya la sidi karo. Maamulka Isaaq halkiisa ha inaga Joogo.
@malyunukash2975
@malyunukash2975 2 күн бұрын
Bismilaahi Raxmaani Rixiim. Masuuliyiinta Somalia qofka Somaliland dhashay dhib yaan loo geysan FADLAN. Sababtu waa cadawga Somalia wuu ka faaiideysan. Kan Somaliland ha loo sabro mar walbow ayagana Alaah ha soo hadeeyo. Jahligu wa cudur. Shayadiin badan baa ka faaiideysan arimahaan. Arimahan burbur bey dalka u keeni kara shayadiinta way ku farxayaan, xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
@Tasniim1
@Tasniim1 2 күн бұрын
Erayada aad soo qaadeen iyo kuwa ay soo qaadeen kuwa Muqdisho yaa micna leh? Waxaa murti & micnaba leh heesta fanaaniinta Muqdisho.
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 2 күн бұрын
War sidaan ma jaceleysan iney muqdisho cadey iney lamidaa noqoto anbaa o dhaqman sidaa dadka cuqdadeysan , muqdisho wanaga iyee ku ficned 😢lkn wxas o dhan waa heesti laqadey , ilahey somali xa is jaceleysio , cadowkaa iyaa naka fa ideysten wlhi 😢😢😢😢😢
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 2 күн бұрын
Somali right ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Adeshchanal1223
@Adeshchanal1223 2 күн бұрын
Aniga ahaan teyda taasi waa kala dheeraasho Kale 😢 waan ka kunahay😢❤
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 күн бұрын
axsan ayadoo lajecel yahay ayey iska badbadiyen waatey kuwadan jiren oo xiranjirten
@user-bs6ev2fv8u
@user-bs6ev2fv8u 2 күн бұрын
Video Maad soo qaadatid oo dumarkii itoobiya oo hargeysa joogo iskugu soo baxeen muusabixina eydeynayan Reer waqooyi sida falastin baa kadhici rabto
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 2 күн бұрын
Haka dhacdo xaqa illaahay baa u hiilin dulmiloowguna wuu jabi insha allah
@ismacil9022
@ismacil9022 2 күн бұрын
Demanaga rabnayba inay muqdisho cslankahaga sodhawayso
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 2 күн бұрын
Awal wa la idin Soo dhoween jiray lkn hada xabsigaad liin ku cabeeysaan ee car calanka axmaaro raaca ah la imaada Xamar
@CoachAli-zy3ov
@CoachAli-zy3ov 2 күн бұрын
I see politician come and go They do whatever they want when they want when will we be free from corruption thank you.
@AshaaAlimohmed
@AshaaAlimohmed 2 күн бұрын
Wa war caaad❤❤❤❤❤
@AfiyaIbrahim-tn8fn
@AfiyaIbrahim-tn8fn 2 күн бұрын
Asc. Waa wuxuu cadowgu ku farxaayo in dad walaalo ah la'isku diro Allaahu aclam.
@mohamedAli-gv8wv
@mohamedAli-gv8wv 2 күн бұрын
Waa nacaasnimo...,fututha iskageliya muqdisho
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂qaraar baa kaa yeersiiyay ooy hadad rabto
@aminahassan4566
@aminahassan4566 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 Waar ma soo erya Waa kala gurashadii ✅ inta naga joogtana Mugdisho soo erya
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 2 күн бұрын
Wax la eryeey istaahilaan balse horta qof xiran calankaas axmaaro raacaa Hala arko markaas iyagaa indhahooda wax ku arkiye
@hanaali354
@hanaali354 2 күн бұрын
hhh Wow liinta afgoye iyo janayo see dhadhantaa!
@ubahguled5047
@ubahguled5047 2 күн бұрын
Taas Somaliand baa bilowday Somaliland iyagu way ku xirayaan hadaad calan kale aad wadato liintaa cabee. Waa lajiraa inlagadiido Puntland waa laxirayaa qofkii wato calanka Somaliand
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 2 күн бұрын
Waa run halaga buufiyo axmaaro raacayaasha muqdisho Io pland Io kuwa kaleba👌👌👌
@user-yk3wb7uu5s
@user-yk3wb7uu5s 2 күн бұрын
Zaki joji plz waxaa dhahdaa hargeysa
@falhadhagi2991
@falhadhagi2991 2 күн бұрын
Shacab ma kicin beenta jooji Dawlada waan ku racsanahay hawsheda ❤❤❤
@Mideye157
@Mideye157 Күн бұрын
Waa ku raacsanahay in calalka laga mamnuco dhulka Somalia. Kuwa munafaqinta ah ee dawlada xamar ku dhex jirana ha la eryo
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 2 күн бұрын
Aqoonsigii bey ka xumadeen ee ha laa yabinaa waa arin ficaan 😂😂
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 2 күн бұрын
Yaa ku yaqaan oo aqoonsi ku siiyay,somalia baa laguu yaqaan ee aada axmaaro iaydska ha idinku ridee,somalidana waa la idinka mamnuucaayaa inaad Soo aadaan mar danbe SI aan aidskiinu ugu Soo gudbin shacabka dahabka ah ee somaliya guul somalia,down Somaliland uf uf
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 күн бұрын
Waa Ruun Somalian yo Ashab waa isku mida
@mohadno841
@mohadno841 2 күн бұрын
النبي حذر من الفتن بين المسلمين ومن هاجها ملعون
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 күн бұрын
Afrikaans 2023 buu ahaa bernlow yahaw naga tag wax lamamnuucay majirine waraysi buu ahaa
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 2 күн бұрын
Ma jiree la imoow calanka axmaarada adaa wax arki doontide
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 күн бұрын
@@user-qg7rl6yu4m hhhhhh mala ku dagtay war yas imooday war naag mj ah baan ahay tartiib
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 күн бұрын
Waxaan dhihi lahaa dowlada ha wada mamnuucdo calamada dowlad goboleedyada oo dhan bluglow bes ha shaqeeyo ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️guul soomaali weyn
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 2 күн бұрын
Waa sax haday guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator 2 күн бұрын
That is every somalies used think ,Alashabab came from originally from Northern Somalia . The people used complain Dahab shiil has been helping them . The leader of shabaab was Godane ,and he and his families used lived at Hargeeysa . But Allah only know the truth we do not know . I would like all somalies to be United they are one family. They are brothers and sisters .I hope you all most United
@aliosman8874
@aliosman8874 Күн бұрын
Wcs brother
@hindiafsomailah
@hindiafsomailah 2 күн бұрын
War calan wax ma badalo xayawaanka dowlada fedaralka dhulka lagay maxuu ahaa calanka Somaliland waa maamul goboledyada😂oo kale waa la wadan karaa somali hakala fogeenin qofyahow thanks somalia ha noolaato
@fadhabashir405
@fadhabashir405 2 күн бұрын
Waa arin wngsn dowlada weey mahadsantahay, qufka midnimada diidaan waa qaran neceebd. Somali weeyn hanoolaato.
@user-qv4qb6vk1k
@user-qv4qb6vk1k Күн бұрын
Waan. Soo. Dhaweynayaa
@ifrahabdi8365
@ifrahabdi8365 2 күн бұрын
Waye ku saxan thaye somiye ❤
@zahrahajji2570
@zahrahajji2570 2 күн бұрын
Asc.maarki..karo.sax.waye.halajo.jijiyo.❤❤❤
@amiira9377
@amiira9377 2 күн бұрын
Master
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 2 күн бұрын
Yaa. moog somali diidka in ey yihiin alshabaab ama dadka ugu leeto dad ahan busha wenta somaliyed
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 2 күн бұрын
Waa run qaraxyadii muqdisho ka dhici jiray way ku farxi jireene ileen iyagaaba ka danbeeyee hadaysan naga imaan dalkayaga qarax waa Laga reeysanaa
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waa war sax ah
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Күн бұрын
Wey iska biximayaan wey ku qasbamiihiin reer waqooyi reer marqaan iska jira
@user-kq6xg7tq1y
@user-kq6xg7tq1y 2 күн бұрын
somalilaand.wax.latarey. Hakala.socoto.Gùul.somaalilaand insha.allaah 8:09
@user-qv4qb6vk1k
@user-qv4qb6vk1k Күн бұрын
Adeer. IsaaqLan. Waa. Doqomo. Doqon. Iska. Dhicis. Ayey. Waxa. Ku. Leedahay
@elmihassan7950
@elmihassan7950 2 күн бұрын
Asc calana s.land iyo dadka somaliland ha laga radio muqdishp
@user-kq6lo8ze2g
@user-kq6lo8ze2g 2 күн бұрын
Waxan ka Codsan Maadax weenaha somaliyed Irwin basiborka lagajoiiy please
@cazkaosmaroble7397
@cazkaosmaroble7397 2 күн бұрын
Odaygan munaafaqaa in ladilo ayaa fiican oo xildhibaanka isku shegaayo wuxuu afka ka dhowraa toxiidka
@user-vy1ki6cd5s
@user-vy1ki6cd5s 2 күн бұрын
Good 👍🏾 🎉🎉🎉❤❤
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Күн бұрын
Reer waqooyi muqdisho wey ku waasheen shaxaad bey u soo doontaan
@AbshirAhmedbashiir-ni8yx
@AbshirAhmedbashiir-ni8yx 2 күн бұрын
Waa qalad waayo xamr waa hoyada somaliyed waxa ficnan lahayd iney ka soqadan fartod oo halawday iney kaso qadan
@cazkapoy1665
@cazkapoy1665 2 күн бұрын
Aad iyo aad
@cazkapoy1665
@cazkapoy1665 2 күн бұрын
Waa xaq
@NajmaKhaalith
@NajmaKhaalith 2 күн бұрын
Taasi waxay cadaynaysaa inaan laba dawladood nahay
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 күн бұрын
SOMALILANOW HAB DHAQANKIINA BEEYNU KU DHAQMEENAA.
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Күн бұрын
Fuley reer gacma taage dhulvahantaad soo dhaafi la dahay markaasaad dowlad weyn isku taageysaa adigoo dowlad goboleed ah
@user-eb3bv6bf3k
@user-eb3bv6bf3k 2 күн бұрын
Wllhi waa yaab ilahoo dadkan wanaji dhexdoda 💔
@AmaalMahamed-nc1xx
@AmaalMahamed-nc1xx 2 күн бұрын
Amin wll
@kingyaasin8580
@kingyaasin8580 2 күн бұрын
Waar kuwas waax wanag maa yaqanan nio marka waa tokadena insha alaaha waa laa xirxira 😂😂😂
@user-eb3bv6bf3k
@user-eb3bv6bf3k 2 күн бұрын
@kingyaasin8580 Wllhi waxan dhihi kara waxan joogna xiligi Jahiliyadi oo kale hadan soomaali mahay. İmood dheh.
@yaxyeabdullahi7092
@yaxyeabdullahi7092 2 күн бұрын
15 sano kahor ayaan sheegey ineysan soodhaweyn marka raali ahaada
YAA WAX KA BARATAA ? | QEYBTII 1AAD
55:24
Xidid Podcast
Рет қаралды 4,9 М.
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 15 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 10 МЛН
REER SOMALILAND OO KA XANAAQAY HEESTI SHARMA BOY EE JAWAABTA AMXAARADA
14:26
Maxamed Suriya Official
Рет қаралды 5 М.
DEG DEG KHADRA SILIMO OO MAREKAN U DHOOFTAY
17:55
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 2,6 М.
DADKII OO U KACAY HEESTII SHARMA BOY JAWAABTA FANAANIINTA HARGEYSA & AMXAARADA
23:40
DEG DEG KHALID KAMIL OO BALAH KARIFAY DAYAX IYO NIMCAAN HILAAC  HEES YAABLE
16:59
REER SOMALILAND IYO SOMALIYA OO ISKU DAGAALAY WADOOYINKA MAREKANKA
21:50
Zaki honest Official
Рет қаралды 32 М.
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 15 МЛН