Dowladda Itoobiya ayaa ka hadashay ciidamo la sheegay inay dhawaan ka soo gudbeen xadka Soomaaliya

  Рет қаралды 21,792

BBC Somali

BBC Somali

15 күн бұрын

Dowladda Itoobiya ayaa jawaab ka bixisay ciidamo la sheegay inay dhawaan ka soo gudbeen xadka Soomaaliya iyo sidoo kale heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland.

Пікірлер: 29
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 13 күн бұрын
Ciil badanaa Anagaa halkaa is dhignay Kuma lahoo beesha caalamka hadeey jooga na dhahdo waa joogeenaa Somali in eey jirto maba aamin sana amxaarkaan
@Hanadking
@Hanadking 13 күн бұрын
Alshaab cabsi cabsi somalia 🇸🇴 guul
@hkayir916
@hkayir916 13 күн бұрын
Viva Republic of somaliland viva ethiopia 🇪🇹 🎉🎉🎉🎉🎉
@saeddahir7600
@saeddahir7600 13 күн бұрын
Sheekh mustafe ayaa waxaa laga hayay nin dantiisa garan waayay ayaaa layaaban nin dantiisa garanaya
@alesuge9918
@alesuge9918 13 күн бұрын
😢😭😭😭heer kaas anaga ayaa isku dhignay in maantay Amxaaar sidaas uu yiraah waa duli ay is gaar siiyeen soomaalida
@user-cs8zm2rb3v
@user-cs8zm2rb3v 12 күн бұрын
Ciidamada atmis dalka halaga saaro. Burundi. Kenya. Uganda . Etopia . Kuwa jabuuti un hala daayo
@mroble39
@mroble39 11 күн бұрын
Kkk waa habash iska hadlee ee hadiido inuu baxo
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 13 күн бұрын
Aderyaal dadka waa kuwa sikibir u hadlayo kuwaan gumeysi cad waye ninki wax fahmi karo qaabka siyaasta garanyo hadalka ninkaas ku hadlyo waa mid iska cad Lkn somalida Maxaa la gudboon waye dadka gabi ahaan wadanka waa in lagasara waayo ragan tariiq xun aye marksta dal galiyaan wax dan somaliyeed kama shaqenayaan waa kuwa ku dhisan iney ka shaqeyaan danta itoboyi kaliya ciidanka amini uma jogaan waa shati gumeysi cad aderyaal wlh marksta ragan iney dal imadan waxaan u arkaa iney shacabka isnacaan xabashiga hadal uu kadhawajiyey wlh mid cad oo gumeysi ah waayo wariyaha waxuu ku yiri aniga iyo Adiga itobiyan baa nahay Lkn markan isla jogano waxksto waan ku wada hadli karanaa balse hlkn waa saxafad mida kale kaga daran uu sheegay waxaa waye danaheena aan u jogona danaha somaliya kuma jogna Askarikaas runta ayu sheegay xaqiiqti wlh dalkeena gumeysi rabi haka dulqado waaan arkaa ayka uma sojeeda
@alesuge9918
@alesuge9918 13 күн бұрын
😢😢soomaali halkaas ayeey mareysaa heer kaas iyada ayaa is gaar siisay bini Aadan maahan soomaali Aduunka waxaad moodaa in ay yihiin dad Aan wax jiritaan ah aan laheen runtii waa xanuun 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@shamisali4599
@shamisali4599 11 күн бұрын
Besha calamka Somalia wexee rabte samene wana baxeysan aby axmad dalka Ethiopia dhan miyoo mamula Addis bis mamulaya 😂fan badana xabashada
@abtihjama3211
@abtihjama3211 13 күн бұрын
Adeer ninkii tashan waaaya waaoo taliyaa soomaaliyeey nac nacda meel la fadhiista wax aydaan isu gaysan idin kuma dhicine
@shamisali4599
@shamisali4599 11 күн бұрын
Ethiopia aby Ahmad dabo ku ciyara ayago dhisan Somalia waxba ka qadi wayen hada asagoo bur buray miyoo sidan uhad layan anage raban inaa la bur burno balaya kale maraban cadaw waye lkn dowlada Somalia 🇸🇴 inee jileeca deyso waye markan talaba adag ka qadato Amerika hadalkis is kadeyso
@asadaxmed218
@asadaxmed218 13 күн бұрын
American iyo 35 dowladiodba reer kaliya diary macadala amxaar
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 13 күн бұрын
Tashaweydeen soomaalaay waaleydiin taliyyay dulli ayaa leydin baday
@AbdimalikMaxamed-pt6yw
@AbdimalikMaxamed-pt6yw 11 күн бұрын
Midaas waa Tan isku heyno ka midtahay somali besha calamka ma iska leh waxaa doqon nimo somali ayaa goanka iska leh
@AbdirahmanchamaAbdulahi
@AbdirahmanchamaAbdulahi 12 күн бұрын
Maba aaminsana in Somali wax ladhahaa JirtoH
@user-jm9ry5jh5s
@user-jm9ry5jh5s 13 күн бұрын
Qadaaad Wayn ala maxay meeshan ka oooyeysa cabaadka yareeya nacalaaye 😅😅😅
@Abdilahi-de7qv
@Abdilahi-de7qv 13 күн бұрын
Ethiopia masha allah
@BASHALKA19
@BASHALKA19 13 күн бұрын
Sorry nacala qabiiil ku taala sorry dalkeyga😢
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 13 күн бұрын
BBC waxaas oo kale ha noo soo gudbina Madaxaa I qarxay Wacalkaas amxaarka ciilkiisa ayaa I haaya
@mahadociise25
@mahadociise25 13 күн бұрын
Asagu ma mamaamulaa itopio oodhan muxuu uleyahay viladu somaliya mamaamulto
@kedirindhoyare2044
@kedirindhoyare2044 11 күн бұрын
Calool Somali ilahay caqli haydiin siiyo koley Xasan meesha waxba kuma hayo dadkii Ethiopian ka aha sidaas u hadlayaan ceeb Somali maryoley qashin walahi aan damiir laheyn
@naasirmohamed7391
@naasirmohamed7391 13 күн бұрын
Ethiopia hanoolaato somaliana alle ha baabiiyo insha allah
@abtihjama3211
@abtihjama3211 13 күн бұрын
Khamiisaw nasab hadaaadtahy gaaladaad nicilahyd
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 12 күн бұрын
Amiiiiiin (^^)
@AxmedXarbi
@AxmedXarbi 13 күн бұрын
Iwrn maxad haysan
@عامرنبيلالعامري
@عامرنبيلالعامري 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ Ahlan
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 13 күн бұрын
Guul itopiya guul somaliland ❤❤❤
@DaudAbdiAli-pd7ir
@DaudAbdiAli-pd7ir 13 күн бұрын
Amaadan dhhin 😢😢😢😢
TOOS: Dunida iyo Maanta
57:23
BBC Somali
Рет қаралды 8 М.
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,2 МЛН
🔴Faya Jiru | Waaree Salbina | New movie Afaan Oromo | 2024
59:18
kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho & Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 66 М.
Dhoolatusta Hubka Culus  ee Milateriga Jabuuti 2024
8:29
Maal TV
Рет қаралды 41 М.
Q.2aad Su'aalaha Iyo Jawaabaha Is afgaradka MoU-ga S/land & Ethiopia
44:10