Dr Abdusalam Hadliye - Maxay Soomaaliya u rabtaa ku biirista Bulshada Bariga Afrika EAC

  Рет қаралды 30,791

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: kzfaq.info
Follow us on Twitter: hanoolaatotv
Find us on Facebook: hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 130
@ridwaankooke6048
@ridwaankooke6048 Жыл бұрын
Mahadsanid hanoolaato sidoo kale dr hadliye shaqada qaranka allaah kuu fududeeyo xaqiiqatan safarada East Africa dhib badan ayaa ka heysta somaalida muhiimad gaara ayey nooleedahay sidan anigu qabo in lagu biiro
@ahmedawil100
@ahmedawil100 Жыл бұрын
😅
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 Жыл бұрын
Wcs wllo ayaanle waxan kaga mahad celiya mar walba barnaamijyadada qiimaha badan iyo sidad ugu daadasho inad u faa,idayso dadkaga abaalkaga janno haka yeelo adiga waalidka iyo ehelkaba 💝🌙Ramadaan mubarak
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
Somalia horey u socotey doqon baa wali hurdo oo leh reer hebel baan ahey🇸🇴
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Africa ma gaarin umana bislaan inay midowgaan heerkaan ah ay samayso weli ayadoo aysan cuduro badan iska daawaynin oo ugu horeeyo musuqmaasuqa, eexda, keligii telisnimo, jahliga ... Iwm. Salam
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Waan Kugu raacsanahay Mida oogu darana waa Soomaaliya we rabto in ayb iska dhex cararto waxay u dhoofiso iska daaye caano niidaha oo aan ognahay​ meesha uu ka yimaado ayey Ganacsato Soomaali ah keenaan oo ka soo galo Kenya xadka Soomaaliya Kenya way l diiday Kontarabaan ayey Ka dhigtay. Kaluunkana waxaan ognahay si sharci daro ah ayey kaga gurato Bada Soomaaliya cid Kala xidaabtanto ama ka Celisana ay jirin.
@mukhtarosman2492
@mukhtarosman2492 Жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay inaad marwalbo nasiiso akhbaar wanaagsan ayaanle Dr Hadliye asna woow mahadsanyahay
@Hello-ev5tu
@Hello-ev5tu Жыл бұрын
First, we need a strong army and Republic constitution
@mayAdam8888
@mayAdam8888 8 ай бұрын
I totally agree with you, we definitely need to accomplish a stable Somalia government before we invite Hungry Vultures into the country and lose our freedom,identity and culture
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Жыл бұрын
Asc allow shanta somali guuuly 🤲🤲🤲❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Qabyaalada ragaadisay oo hada ay isticmaalayaan Madaxdi dalka oogu sarresay yaa ka saari
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Mahadsanid ayaanle sooda muuqalka na badgalyo
@abdirashidali7875
@abdirashidali7875 Жыл бұрын
WCS USTAAD AYAANLE HUSSEIN ABDI
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤ thanks
@somalipure8835
@somalipure8835 Жыл бұрын
Somalia Waxay Ubaahantay Madaxwayne Ordogaan Oo Kale ah
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
😂😂😂!WELIGEEN ma heleyno😂xasan miskiin😂oo kale😂weeryan😂!!
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Somali pure. Ma ciyaaalki Turkugu dhalay ayaad tahay ? Yaaab
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Waa aragti fogaanta iyo xeeldheerida madaxweyne Proff Hassan sheikh Mahamoud
@HADAFMEDIAPRO.
@HADAFMEDIAPRO. Жыл бұрын
Walalahi arin lagu farxo! Maasha Allaah, waddamadan East Africa ayaan si fudud ayaan ugu safreynaa!
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Hush, tahriib rabtaa.
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 Жыл бұрын
@@MoMo-vm3rc kkkkkkkkkkk
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
@@sharafxaaji1047 blue flag u sheeg waa nala soo diiday, haduuba boorsada xir xiranooyaa. War hooya wadamadan deriska aad caqli lix saacba dhahdaane, in ku filan ilaahay wuu siiyay, ma ayagaa falan markay idinka darsamayaan oo xuduudaha idin furayaan. Waxaani waa mashruuc, hooyaan hooyaa ah, shaacbiga lagu seexiyo. Aniga shaydaan iyo jin hadaad ku tiraahdaan waxaan aaminsanahay in shayaadiinta iyo jinka ay idin dhahayaan, ( mayooy soomaali ma idinla toloowayo raali ahaaada ha na halayninee).
@Liiloowe
@Liiloowe Жыл бұрын
NINKII FULEYGA AHAA EE GABRE BAHDILEY. KAN IN LA WAREYSTO MA AHA EE SAWIRKIISA NAGA QARI. WAA IN TAALO LUGU XASUUSTO LOO DHISO OO AH NINKII SOMAALI UGU CABSIDA BADNAA
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Xasbunalaahu wanicmal wakiil Waa godkii labaad oo larabo in Soomaaliya Lagu rido
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Aaa fursad ween oo ganacsatada soomaaliyeed uso baxday Madama 300 milyan oo dad iyo 7 wadan si xor ah hantidooda ugu dhex haysan karaan good news waye Masha allah
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Dadka Soomaaliyeed awalba way Ku dhex haysteen ganacsigooda Canshuur bixiyaal ayeyna ahaayeen ayada oo aan Moomaaliya Dowlad Ka jirin ee waxa laga hadlaayo waa dowlado ganacsi isdhaafsanayo Sida aan ognahay Soomaaliya waxba ma soo dhoofiso ee ayadaa wax loo soo dhoofiya Sunta Cagaaran ee Qaadka ha oogu badnaate doolar ayaa laga qaata kumana soo noqdo maxay tahay Faa,iidada oogu jirto in ay Ku biirto oo lacag qaraan ah looga qaado Sanad walba.
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
@@batulasmail8261 meel dhow Aya wax ka fahantay walashey,waxa laga hadlayo waa long vision waxa fiido inoogu jirto in dalagyada beeraheena iyo kaluunkeena suuqyo cusub oo xor u nhy canshuurta laga qaadayana isku Mid ay thy, teeda kale ganacsatada soomaaliyeedna aad bay u anfacaysa arintaan madama somalida dad ganacsi au yihin in si xur ah oo aan laaluush iyo cabsi lahen ugu ganacsadaan 7 da wadan
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
@@batulasmail8261 dowlada laguu sheegaayo waa shacabka iyo ganacsatadeeda waligaa ma aragtay diwlad ganacsaneyso ma maqlaysay markii la dhahaayay 300 milyan oo dad Ah dadkaas Aya dowlado ah. Ganacsatada soomaaliyed canshuurti laga qaadi jiray markay dakadaha dalalkaas wax kaso dagsanaya ka Yar laga qaadaya
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 hada nahay ina ku biirno faaiido badan ayey noo leedhaya runti guul ineey ku dhamato aya rajen.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Anigu waxaan u arkaa in ay khasaare noogu jirto waayo waxba ooma dhoofino wadamadaas. Balse Kenya ayada ayaa doolar nooga badalato Sunta cagaaran ee Qaadka ah. Kenya kaluunka Soomaaliya in ay gadato ooma baahno si sharci daro ah ayey Kaga gurata Bada Soomaaliya cid Kala xidaabtantana ma jirto Hadii aysan jirin wax aan u dhoofineyno oo ay naga gadanayaan maxaa Faa,iido ah we inoogu jirto. lacagta qaaraanka ah ee la bixinayo maxaan dhaafsanay.
@sagal626
@sagal626 Жыл бұрын
Waxaad wadaan waa waa UMADAAN SOOMAALIYEED 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ceel ka sii dheer halagu rido SOOMAALIYEEY diida hadaan caqli leenahay dhaqan diin af dhul kuli waan weyneynaa ragaan yeeyna gadan anigu DOWLADA SOOMAALIYEED waan taageeraa LAAKIIN waan diidnay
@Ahmedisse77
@Ahmedisse77 Жыл бұрын
Masha allah
@Ismaotii
@Ismaotii Жыл бұрын
Alle ha fududeyo I.a❤❤
@hoyomacan8101
@hoyomacan8101 Жыл бұрын
No 1 Dawade
@user-mt6nz5qt3y
@user-mt6nz5qt3y Жыл бұрын
Ayaanle very legend wariye ayaanle xusen cabdi
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 Жыл бұрын
Hadii qeyr inoo tahay allah ha fududeeyo aamiin
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Waa sheeko Lagu shiqoolayo Soomaaliya Waligeedba was la iska fas,iideystaa markay dad aan aqoon Dowladnimada lahayn Hogaanka qabtaan. Tusaale Soomaaliya wadamadaas wax ay u iibgeyso ma jirto Kaluunka uu ka dhawaajiyey hadliye Kenya si sharci daro ah ayey Bada Soomaaliya ooga gurataa mar hadii aysan jirin wax ay Naga gadanayaan Wax aan Ka gadano mooyaane Lacagna nagala qaado soo lama oran karo khasaare ayaa noogu jirto hadii aan Ku biirno.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Heshiiskaaan yaan lagu deg degin, waa in la horkeeno golaha shacabka, marka danbe Aft loo qaado dadka wax laga weydiiyo. ma aha in nin dan gaar ah leh in uu waraaqo soo saxeexo beri dhibaato ka dhacdo.
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 Жыл бұрын
Yaa Dan gaar ah leh maryooleey qabyaalad ayaa NAFTA Ka qaaday! Teeda kale arinkaan hebel iyo hebel Kuma xirno dawlada soomaaliya ayaa mandate u haysata in ay heshiiskan gasho. Waxba laga waydiin maayo reer hebel iyo gobl hebel
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 8 ай бұрын
Alle ma kasoo, in aan ku biirno. 🤲
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Жыл бұрын
Somali hanoolaato
@finance6286
@finance6286 Жыл бұрын
Arrin fcn waaye aniga aragtideyda waxaanba ka nasan laheyn passport ka Soomaali waa sidan iyo waa sidan, iyo in JK nagula guumisto oo qolkii xumaa ee visa lagu baarbaarayay in laga reesto Inshaa Allah
@hashihersi
@hashihersi Жыл бұрын
Guul Somalia 🇸🇴
@abdiqanijama3463
@abdiqanijama3463 Жыл бұрын
ASC WRWB SAXID Fadlan (Ha la saxo cabirka dhul beeraadka Somalia la beeran karo) Cabirka goonyaha wabiyadoda iyo labada wabi dhaxdooda; marka laga saaro dhulka kale kaliya ayaa ah 21.000.000 hegtar dhulka la beeran karo! 1984 dhulka Somalidu ay beeraneysay waxuu ka yaraa 1M! Waxaa lagu qiyaasaayay 700 Hegtar! Les than one milion! Waa mahad santihiin!
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Жыл бұрын
Horta santa somaliayeed hala isku keeno intaan africadan aaan ku biiran waayo Somalia Aya ka hodansan dadkani oo dhan markaasi waxay noqoni khairaadka Somalia uune laisticmalo 100/80 hadowna saluug Aya Imani doona iyo khilaaf sidi Europa ku dhacday markii ingiriisku saluugay wa iskaga baxay marka halaga fakiro inta inoogu jirta dan marka laga imaado amaanka
@jabrayasin7892
@jabrayasin7892 Жыл бұрын
Hanolaato run ahanti arin wngsn bad dadka u haysa bacdallah mhdsnd
@mohamoudabdi2503
@mohamoudabdi2503 Жыл бұрын
What about N F D questions besides the East African business federation?
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Good Point
@MohamedAli-di9yt
@MohamedAli-di9yt Жыл бұрын
Nfd is part of kenya simple. Or u r still stuck the dead ideology of somaliwen
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
Waa su'aal is waydiin mudan 👍
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali Жыл бұрын
You have to know what world you live, stop Somaliweyn until the current world power changes. It's only deep death road!!!
@daawadmedia8702
@daawadmedia8702 Жыл бұрын
Hadliyoow iyo Xasan Sheekhow kawarrama hadii ay Ethiopia kusoo biirto midowgaan, kadibna xaduudaha leysku furo oo dalkeenna ay Ethiopian buux dhaafiyaan
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
Waa tan aan is waydiinayo, hadda ayay oromo kusoo qulqulayaan
@Bogasho1
@Bogasho1 Жыл бұрын
Waa arin fiican o bogadin mudan
@leodafle
@leodafle Жыл бұрын
Ayaanle barnamij ween kaso samee Hadliye waa nin waxbadan ka og arimaha dibada dalkeena si aan uga ogaano ugana faaidno aqoontiisa mahadsanid
@mayAdam8888
@mayAdam8888 8 ай бұрын
Soomaliya waqtigeey ururkaan ku biiri laheed wali lama gaarin, waana in lasugaa markaan haysano dowlad wada xukunta Soomaliya oo dhan!
@ahmedabdi9035
@ahmedabdi9035 Жыл бұрын
Mudane Abdisalan Haldliye wa tageera e qeybo kale so wareeso Ayaanle
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV Жыл бұрын
Urur Afrikan eh hadaa 2bo xubin ka nahay; mid waa Afrikada midoobay(African Union) kan kalena waa I.G.A.D waxna kumasoo kordhin dalkeena inkee dalkugal bilaash eh kuma heeysano ayago kaliyahaa nagu dheef qabo Jaadka, caleenta, noosoo dhoofiyaan sida Kenya iyo itoobiya. Kuwaan Somali siyaasiga sheeganaayo waa tuugo dalalkaas shisheeye kunool dalkeena neh wax heelo eh ay kaleeyihiin eh malahan.
@mataancabdi102
@mataancabdi102 Жыл бұрын
Sxb EAC ururkan laftigisu isku dhaqaale maaha iskumana dhawa kaliya waa iskaashi dhaqaale iyo isdhexmar taasna somaliya caqabadedu way sii jiri doonta inta amaanka iyo xasiloonida sidan kasoo raynayso.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Adiga oo aan itaal badan lahayn 10 milyan oo qof ah, waxaan ku biirayaa ka mid noqonayaa 200 oo milyan oo , dhaqaale ku darsanayaa , siyaasad la wadaagayaa marka danbane Ciidan isku mid aan yeelanaynaaa... waa sheeko waaali ah.
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
Horta somalia ma tahay dawlad cagaheeda ku taagan dalkiiba waa kala xidhan yahay oo magaalo magaalo ugudbi kartaa ma jirto amni dari awgeed gudaha ayaa wax ka qabad ubaahan maxaa meel kale loo hanqal taagii odayga waxba maba oga ka magaacabayna maba yaqaan hawsha utaala
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Xasan shiiq iyo dowladiisow, wadada xamar ilaa kismaayo fura, tan xamar ilaa baydhabo fur, tan baydhabo ilaa buula xaawo fura, tan xamar ilaa gaalkacyo fura
@caanonuug4644
@caanonuug4644 Жыл бұрын
maxaa ku dhacay Ethiopia, Djibouti, Sudan iyo Eritrea. Maxay mar ugu biiri waayeen?
@Hello-ev5tu
@Hello-ev5tu Жыл бұрын
Ayaanle why did UK 🇬🇧 leave the European Union?
@jirdecabdi610
@jirdecabdi610 Жыл бұрын
Dhanka democracy ga waxaan tallabo kaga horeynaa Uganda 🇺🇬, DRC & South Sudan 🇸🇸.
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Intaydaan noola baqoolin DRC iyo Darasalam
@sagal626
@sagal626 Жыл бұрын
ANIGU WAXAAN AHAY MUWAADIN SOOMAALIYEED WAAN DIIDAY SABABTUNA SOOMAALI WEYN HALA ISKU KEENO DHULKEENA KENYA IYO ITOOBIYA HAYSATO HANOO SOO CELIYEEN . AFRICAN OO MAALIN WALBA ISLAYSA SEE BAAN UGA MID NOQONAYNAA
@Gaashaanboy
@Gaashaanboy Жыл бұрын
Africa nimada aan ku faano iyo jaeer nimada
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali Жыл бұрын
Yeees, I like that. Saas ayaan jeclahay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Hadliye iyo Xassan sheikh waa nimankii Gabre madaxa uu Ka garaaci jiray. Hadliye asagoo ahaa wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliya ayuu damcay in uu Dukumiinti saxiixo kadibna Gabre oo dhabarkiisa taagna ayaa soo booday wuu argagaxay kiibaa maanta arimo Soomaaliyeed Ka hadlaayo oo na soo horfadhiyo Ree ba,aw yaa Ku leh.
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 Жыл бұрын
KENYA TAHRIIB BAA GALAYSA
@maw6739
@maw6739 Жыл бұрын
Wa Dr Abdisalan, this gentleman has a PHD , sida darteed wa Dr Abdisalan.
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Жыл бұрын
Bisinkiyoow intee ku biireeynaa, anagaaba isku biiriweynay. Yaa allah naga soo gaar
@maxamuudaxmed2425
@maxamuudaxmed2425 8 ай бұрын
SCWB WALAAL KU BIIRISTA BULSHADA BARIGA AFRIKA WAXAY KHATAR KU TAHAY MUSTAQBALKA MADAXBANANIDA SOMALIYA. HESHIISKA E.A.C AFAR TIIR AYUU KU DHISAN YAHAY, SIDAAD OG TAHAY. OO KAMA DAMBEYSTA KA DHIGAAYA WADAMADDA BARIGA AFRIKA HAL WADAN OO FEDERAAL AH.OO CASIMADIISA TAHAY ARUSHA TANSANIA. LUQADIISA KOWAADNA AY TAHAY INGRIIS. MARKAA WAX SOMALIYA LA YIRAAHDO MA JIRI DOONTO, WAXAANAN SI FUDUD UGU DHICI DOONAA DABINKA SOOMALIYA MUDADA DHEER LOO SOO DHIGAYEY. ARINTU GANACSI WAA KA WEYN TAHAY. DAD KAA BADAN IYO BIYO KAA BADAN WEEY KU QAADAAN. MIDOWGA YURUB TUSAALE NOOMA NOQON KARO, WAAYO WAA DAD ISKU DHAQAN IYO DIIN AH, OO ISLA JAAN QAADI KARA. BARIGA AFRIKA SIDAAS WAA KA DUWAN YAHAY. SOMALIYA WAA WADAN HODAN AH, OO KHEYRAADKA ILAAHEEY SIIYEY UU KA BADAN YAHAY SOMALIDA 100 JEER IN KA BADAN. MARKAA SABAB KEENEYSA MA JIRTO IN WADANKEENA LA HARQIYO, OO DHAQAMO XUN XUN LOO SOO DHOOFIYO, KHATARNA LOO GALIYO DHAQANKEENA, DIINTEENA SUUBAN IYO MUSTAQBALKA MADAXBANANIDA SOOMALIYA. WADAMA
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli Жыл бұрын
Gooja_cade ma ku jirtaa East African Community?
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
😂😂😂!! Just shut up 🤫!
@mohamedharedali2090
@mohamedharedali2090 Жыл бұрын
WAXA baboon in Somalia ay gurigeeda hagaajiso. Maantay naba gelyo ma buura midnimo na ka sii liite
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 8 ай бұрын
waa kongo daayeerkay cunaan malacunee gaalo waaye kaniisad maa udhisee
@sagal626
@sagal626 Жыл бұрын
Yurub oo naga nabad iyo horumar iskuna diina baa kala tagay kalana tagaya . see naloogu dhex ridayaa dad aanan isku dhaqan diin af lahayn oo aan xitaa nabadu qiimo la lahayn
@abdifatahali428
@abdifatahali428 Жыл бұрын
Aniga waxaan qabaa howshaas ku biirista ah weli diyaar uma aha somalia waxaan ka cabsanayaa in daadkaas uu naqaado . Lama tartimi karno . Tusaale waa dad xirfad leh kuweena waxaa ku dhacaysa shaqo la aan .
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
WA TALABO FAIDO NO LEH O HORAY LO QADAY WAX BADAN AYN KA BARANEYNA DALALKAN DIB U SOCODKA WAN ISKA DHAFI DONNAA
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 Жыл бұрын
URURKA WUXUU UU BAHAN YAHAY DHAQAALE POLICY MID SIYAASADEED MID DHAQAALE SOMALIA WAA QAYBO KALA ISKU POLICY DHAQAAALE IYO MID NABAD GELYO JIRIN WAA OGOLAANAYA
@hodanmohamed3204
@hodanmohamed3204 Жыл бұрын
Soomaali iyadaa wallaaloobi la’a oo wax is kala qeybsan la’a ilama ahan in eey cid kale wax ka qeybsan!
@im8112
@im8112 Жыл бұрын
Alshabab hadaysan waddanka ka jirin in la ina aqbalo shaki kama qabeen 1000%. Lkn imika wa la inaga baqanayaa. Qof baqanaya siduu si fudud kuu aqbali karaa? Maskaxda Kenya waxa ku jirta weerarki West gate mall iyo jamacada Garissa. Uganda sidoo kale weerarki lagu qaaday dad ciyaar meel ku daawanaya. Mar 2aad waxaan leeyahay xaajoow ha yaabin haddii birta la inaga qaadi waayo
@dilldiyo-ku4ch
@dilldiyo-ku4ch Жыл бұрын
Garnaqsigii Maska "Maxaa Hadal layskusoo gaaraa hadii an Afarta Lugood ka hor Darmaanta Madaxa ka Goyno?."
@asmarshow2400
@asmarshow2400 Жыл бұрын
I have a dream that’s somalia will be great again
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
😂😂😂nope nope😂!!never😂😂😂😂
@sagal626
@sagal626 Жыл бұрын
Hadal aan laga fiirsan iyo caano aan fiiqsi loo dhamin feerahay wax yeelaan walaahi taasaa SOOMAALI WEYN ku dhici doonta dhulkeena aan nabadsano cidna uma baahnin inagaa isku filan kow maan heshiino see wadankii oo aan laha saarin ALSHABAAB dadkii SOOMAALIYEED oo is ku haysta QABYAALAD see baan ugu darsameynaa 30 milyan 7 wadan yaad badweyn ku ridaysaan
@mohamedalfaatixahmed4709
@mohamedalfaatixahmed4709 Жыл бұрын
Jaadkana shacabka Somalida waa laga dharjinaa nooh si sharci ayuu wadanka kusoo gali jaad oo maskaxdeena lagu wiiqayo
@abdurahmanyusuf7704
@abdurahmanyusuf7704 Жыл бұрын
Ujeedka oodhan waa afrika in aylawareegto soomaaliya oo laguu keeno diimo iyo dhaqamo aadan lahayn
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Waan kugu raacay
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 Жыл бұрын
Waa jabtar 7 oo lacasriyeeyey Shirkii oo aan looga yeedhin ayuu tagey walhi waa lookhajiley
@M.H.F23
@M.H.F23 Жыл бұрын
ASC, in my opinion this is wrong move. To joint the single market are we stable financially? What is the joining fee and the membership fee weekly? We don't have the same religion and we don't speak the same language this one of the factors. We are tribe base government and it see to me this will force up those tribes power. We need to discuss the advantages and disadvantages. Lastly a referendum in or no.
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 Жыл бұрын
EAC is a political union with geo-political aspirations. Somalia might ruin the objectives. Marka Soomaaliya loo ma ogolaandoono ee sidaa ula socda.
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 Жыл бұрын
Iyaga laftooda ayaa Dan weyn ku qaba soomaaliyana waa u baahantahay
@haania2495
@haania2495 Жыл бұрын
Dadka nato ayay ku biiroyaaan anaga ma African weli joognaa
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
NATO maxa ka galay ma cilmaani maad ladoneysaa wadan iyo din la.aan markaad galeysid nato shurudo ayay watan waxana kamid ah cilmaaninimo marka wan kaxumahay😮
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV Жыл бұрын
​@@tafatiraha5632 Ma ogtahay in dastuurka ururkaan bariga Afrika leeyahay dalku waa inuu cilmaani yahay oo inkee ay kusii darsantahay in Sawaaxili dalkaaga looga baahanyahay inaad ka dhigto luqada lagu hadlo taasoo keentay in Sudan loogu diiday ineey ku biirto ururkaas maadaama Carabi ku hadlan jirin neh baahi hada iyo koow ineey ku qasbaan luqad cusub, mise waxba ma akhrisid?
@jamaadam3049
@jamaadam3049 Жыл бұрын
Nacdali ha ku dhacdo xasan duli
@abdiali319
@abdiali319 Жыл бұрын
Maaha dalal iyo dadyaw aynu isku Diin, dhaqn iyo dabeecad aynu nahay.
@arafatsahardid1870
@arafatsahardid1870 Жыл бұрын
Ha Nootaalaato waa Weriya ka diyaarsan dhan kasta....
@faisalugaaska2201
@faisalugaaska2201 Жыл бұрын
MAdaxweyne dadka aqoonta leh ee hadliye oo kalaa maxay inoogu noqon waayeen.
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Жыл бұрын
Waxaan la yaabay ninkan Cabdisalaan hadliye ah iyo dad badan oo siyaasiyiin isku sheegay ee siyaasada wadankeena iyo dadkeena ku fashilmay in ay hadane maanta yiraahdan wadamada dariska aan dabada u dhigano.
@Asadmayow
@Asadmayow Жыл бұрын
Somali Wax so sar maleh xey suq genayan he
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo Жыл бұрын
Af Soomaaali Ayaan ula Tagaynaa Hadaba Sownaga ilaa Angola ka Ganacsana 😮
@Asadmayow
@Asadmayow Жыл бұрын
Muhimdu wa dal kasta waxa kaso bxa dalkisa dhanka beraha badda iyo wrshdaha inu gesto suqyada dlalka kle.
@Asadmayow
@Asadmayow Жыл бұрын
Dukn la furto ma aha arinku
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 Жыл бұрын
AF WAAN KAN MAY LAGU AAMEE
@bashirsheikh8630
@bashirsheikh8630 Жыл бұрын
Somaliya maxkamadah hahabeysa. Taasaa dhib ukeeni doonta.
@AbshirS-tb1ig
@AbshirS-tb1ig Жыл бұрын
Hanoolato wa barnaamaj aad faa’ido u leh dadka somaliyed wana muhiim inaad aruuriso xug dhab ah iyo xaalad hore iyo mid hada taagan. Wana ku bogaadinaya inad horay usii wado barnaamajkan.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Marka danbena Ciidamda la isku daro, oo aad weydo Madaxbanaanidaada..
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 Жыл бұрын
Subxaanalah Walee soomaalia Raga Noocaan ah waxay Ku wadaan God dheer wadan Burbursan & wadamo dhisan sida ay Ku midoobi karaan waa uun damacii Kenya & Ethiopia oo La Hirgalin Hayo shameful
@souratelouahbi3517
@souratelouahbi3517 Жыл бұрын
Wat runta 😢😢😢
@jamaadam3049
@jamaadam3049 Жыл бұрын
Dr xayawaan somaaliya wax Dan ah uguma jirto in ay ku biirto slamska baantuuga
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 Жыл бұрын
MIDOW YURUB MID KU DHISAN SHARCI DHAAQLE KU XIDHAN SYSTEMKAAS AFRICA MA GAADHI KARTO 2000 SANADOOD
@FreemanV99
@FreemanV99 Жыл бұрын
Ask him about the fiasco at the central bank during his tenure.
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali Жыл бұрын
Kkkk, it isn't part of programme and you don't have good sense, man!!!!
@alaka5158
@alaka5158 Жыл бұрын
Ayaanle ninkan sow ma ahan ninkii Gen. Gebra adeego wasiir arimo dibadeed u ahaa, ee bahdilay soomaalida, ma fiirsan miyaa shirkii Jabuuti ee Igad waxa uu Gebra kusameeyey ee ka dhiidhin waayey ceebeeyeyna soomaaliya. Barnaamijyadaadu dad odayaal ah ayaad wareysataa laakiin kan waraysigiisa iyo kuwa lamidana sumcadadaada iyo sumcada barnaamijyadaada ayay wax udhimi
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy Жыл бұрын
wasiirkii gabre warqaduu saxiixi lahay u dhiibaayay taas maba iloobo😡😡😡 waagii dalka GABRE madaxweynaha ka ahaay ee damusheydaan.
@maxamuudaxmed2425
@maxamuudaxmed2425 8 ай бұрын
SCWB WALAAL KU BIIRISTA BULSHADA BARIGA AFRIKA WAXAY KHATAR KU TAHAY MUSTAQBALKA MADAXBANANIDA SOMALIYA. HESHIISKA E.A.C AFAR TIIR AYUU KU DHISAN YAHAY, SIDAAD OG TAHAY. OO KAMA DAMBEYSTA KA DHIGAAYA WADAMADDA BARIGA AFRIKA HAL WADAN OO FEDERAAL AH.OO CASIMADIISA TAHAY ARUSHA TANSANIA. LUQADIISA KOWAADNA AY TAHAY INGRIIS. MARKAA WAX SOMALIYA LA YIRAAHDO MA JIRI DOONTO, WAXAANAN SI FUDUD UGU DHICI DOONAA DABINKA SOOMALIYA MUDADA DHEER LOO SOO DHIGAYEY. ARINTU GANACSI WAA KA WEYN TAHAY. DAD KAA BADAN IYO BIYO KAA BADAN WEEY KU QAADAA