Dr Cabdiraxmaan Bayle, oo reer Somaliland baraya Dhaqaalaha.

  Рет қаралды 16,729

Galaydh Media

Galaydh Media

8 ай бұрын

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Пікірлер: 58
@abdikhabirmohammed455
@abdikhabirmohammed455 12 күн бұрын
Ma sha Allah, Dr Abdirahman Duale Bayle waa aqoonyahan dhaqaalaha meel sare ka gaaray , waana filayaa in qiimahaas uu bulshada ka helo .
@dahirdayah4661
@dahirdayah4661 14 күн бұрын
Thanks Dr
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 8 ай бұрын
Economic principle in wealth creation has to be taught our new generation.
@ismaelabdalla8200
@ismaelabdalla8200 8 ай бұрын
Waad u mahadnaqayaa Prof Bayle iyo kaalintiisi wacyigalinta aqoonyahanka Jaamacadaha dalka iyo sida ay ugu qaybqaadan karaan Horumarinta Bulshadooda iyo dalkooda, Jasaaka Laahu ayaan leenahay, Waxa kale aad u mahadnaqayaa Barta Galaydh Media oo Soo gudbiyay Talooyinka profosoorka ee dhaxalgalka ah❤
@mohamedawale1642
@mohamedawale1642 8 ай бұрын
Mashaa Allah
@edumalaysia00
@edumalaysia00 8 ай бұрын
Thanks Dr for this heart to heart talk
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 8 ай бұрын
Absolutely
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 8 ай бұрын
Our nation can't be anything without peace.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 8 ай бұрын
Dadkeeunu Hakawaantooben Waxa Bilaashke Ayraadiyaan Iyo Iyo Hebelow Waxiisiidir please. And we will get on a higher level of Richness. Go Somaliland Go👏🏾
@jilaniabdi710
@jilaniabdi710 2 ай бұрын
Highly educated man.
@fadumadirie8449
@fadumadirie8449 8 ай бұрын
Mashallah Mashallah guul iyo gobanimo no qabyaalad hore ha loo socdo
@munasarmohed
@munasarmohed 8 ай бұрын
mozha allah❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 8 ай бұрын
Dr Bayle I thank you for This wallah
@saaxilcadde7095
@saaxilcadde7095 2 ай бұрын
Aad iyo aad
@mohamudali6972
@mohamudali6972 8 ай бұрын
Glaydh media, walal suaalahaa researchka ee profku diray meel aan ugudirno noogasooqor sida emailkisa iwm. Mahadsanid
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 8 ай бұрын
👍🏾👍🏾
@HRU20209
@HRU20209 8 ай бұрын
QABIIL IYO QABYÀALAD AYAA QAYRKEED KA REEBTEY... CILMIGI WAXBA U TARIMAAYO...
@OneLoveOneLife84
@OneLoveOneLife84 8 ай бұрын
Somaliland ❤
@aliabdi3689
@aliabdi3689 8 ай бұрын
❤👏👏👏👏👏👍🏻
@alinuromer5876
@alinuromer5876 8 ай бұрын
❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤Aqoonyahan Wasiir Bayle ❤ Aqooni Wataa ❤.
@user-ff8pt2gh5m
@user-ff8pt2gh5m 8 ай бұрын
Well done ! we need a break from “Qabyaalad “and do something that’s beneficial for all. Our short and long term vision should be focused on capacity building, creativity and development. Rather than wasting our precious time, money and energy on nonsense “Qabyaaladda “ As the Somali poet described “Dugsi male qabyaaladi waxay Dumiso mooyaane “ It’s nothing but ultimate distraction. In conclusion Prophet Mohammad’s (SAW) wisdom said what could mean “ leave it, because it’s stinky or terribly unpleasant smell. No one could describe it any better.
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o 8 ай бұрын
Waa kaaf iyo kala dheeri halka Antaaganahay Dr baýle❤😅😅😅
@user-dp8mt4qs6i
@user-dp8mt4qs6i 8 ай бұрын
Mansha allaah macal asaf waase gadabursi Ugaas nuur baa tidhi Gadabuursi wuu kasaa masekaro Isaaq wuu karaa masekaso Balse waan kutalinlahaa Kasmada Gadabursi+kartida Isaaq=haruumar somaliland
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 8 ай бұрын
Maxaynu Falastiin Ugurmanaa Inagiiba Gurmadubaahane💯
@baladomar7798
@baladomar7798 8 ай бұрын
Dhalinyarta meesha fadhido waa wada mashquul mid telefoon ku mashquulsan iyo qaar iska sheekeeydanaa hadal professor ka cid dii ka faa ideeeysan la heed ma joogto 😢😢😢😢
@aliawad9607
@aliawad9607 8 ай бұрын
Hadhoow Bay dib u fiirsanayaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 reply kanfiiri 😂😂😂😂😂
@MohammuedEsse-sx6im
@MohammuedEsse-sx6im 8 ай бұрын
Alla run badana beyle walle madax weyne ka yar wale kama dhigeen waa nin degen mansha allah oo maskaxdiisa tuujiya oo wuxu bartay sidii saxda ahayd uga shaqaysiinaya xafidulaah
@muxammad2413
@muxammad2413 8 ай бұрын
ASC, MAN LAA YARXAM , LAA YURXAM, In aad intaa ka ballaadhantahaan ku mooddayee, illaynse walli waxaad naggu waanninnaysaa waallidii xammar ku gaysay, Maxaa yeellay, Addiggu waxaagga iska hayso, Waxaase qallad wayn ah in aad gargaarka ka manciso wallaallahaagga muslimmiinta ah , Ee ay kufaarta kuwa uggu qudhunsanni ay iskuggu taggeen. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@Mustaqbal987
@Mustaqbal987 8 ай бұрын
Adigu warkii professor ka ma intaasaad ka fahamtay
@subraarm4381
@subraarm4381 8 ай бұрын
Geesigii Qaranka Soomaaliya Bayle oo Geel duurka Somland Daaqa Cilmi baraya Geelaasi waa dad Cun waan Xayawaanka maanta Soomaaliya dhibay waa inaan Cilmi iyo biyo midna la siin oo la sumeeyo.
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 8 ай бұрын
MR Bayle hal wax hadduu u sheego reer Soomaaliland in ay xamar aadaan oo ay sidiisa oo kale sheegto wadani dabadeedna soo bililiqaysto waxuu haaban karo waxaan u maleynayaa in ay tahay bisnis aan lagu qasaarin waa talo rag badan suubiyey haddii kale waxa uu sheegaa waa sheeko malageed galay.
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 8 ай бұрын
Tribalism destroys the good deeds of the person.
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 8 ай бұрын
Qof keliya oo wax qorasya maleh,waa iska fadhiyaan ,points ka waa la qortaa (qodobada) Adigaa iska daalayee dheguhu uma daloolaane
@mobmotivation6797
@mobmotivation6797 8 ай бұрын
ruunta meesha dad shaqo culus qabanayo ama labour ma ka jirto somalia marka waxaas baa economy laan naqa digay raq iska qayilayo iyo dumar quriyo iska fadhiyo dhee halkaas economy horu u ma soconoyo hadii id walba dooniso inuu xaafis yar ka shaqeyo ama iska fadhiyo,
@mobmotivation6797
@mobmotivation6797 8 ай бұрын
we import everything from food to cars etc we wont have an economy until we start farming and innovating producing everything but at the same time its hard to start manufacturing factory for the average shacab and there is always politics involved for example Dahabshiil attempted a factory i Berbera and the locals protested against it because he was not from their qabil the real reason though was ethiopia was against it and paid off some siyaasin to make it stop happening this is why were behind when it comes to manufacturing anything horgals are everywhere.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 8 ай бұрын
Waxaa loogu sheekeeyey Isaaq baatohoo adaa cirka iyo dhulka kalahaya. Baddaaba mahayaan kuwani.
@rocky4066
@rocky4066 8 ай бұрын
Soomaalidu%75 Waa dad reer baadiye ah qabyaaladda waa dhaqan reer baadiye waa u diin sidaaseey adduun iyo aakhiro kuseegayaan waa nasiibdaro
@user-zo8zn8sx1d
@user-zo8zn8sx1d 8 ай бұрын
Kuwan uu profosor beyle la hadlayo badankoodu xikmada uu usheegayo kama faaiiddysanayan telefon ayay ku mashqulsanyin waar fursada ka faaiidaysta
@aliawad9607
@aliawad9607 8 ай бұрын
Ninkaan waa nin wax bartay waa in kaga faaideystaaa
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 8 ай бұрын
Tan qabiil baa ragaadiyee yey wakhtiga kaa cunin.
@lamandhbbf3639
@lamandhbbf3639 3 ай бұрын
Beesadi Somalia ayaa xaday tiir aa lugu taaga car Xamar kusoo laabo
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 8 ай бұрын
Haddaad gumaystaha iyo gaalada jeclaato horumar ayaad gaari.hhhhhhhhh
@alimire2
@alimire2 8 ай бұрын
Waa runtaa wallaahi waa wax lagu qoslo 😂😂😂😂😂😂
@mohamudali6972
@mohamudali6972 8 ай бұрын
Horta meel baan kagaraacsanahay oo inuu xuso bay ahayd in diintii aynu haysanee dadaal aynu kudarno ilayn diinta dadaala bay tiriye. Lakin sidaa usheegtay muu oran. Seefla boodnimada iskadaa.
@subraarm4381
@subraarm4381 8 ай бұрын
Raga Gadabuursigu Han yaraa Iyagoo Ilaahay hor Ka dhigay ayuu bay Taxadka hoose is dhigayaan waxaa ugu wacan Amaanta Xamaal Dekeda Ka xaamaala oo Iidoora iyo Bayle waa isku mida.
@user-sk9gf2fo3x
@user-sk9gf2fo3x 8 ай бұрын
Waar aamus waxba ku hadlimaysid. Meesha nin aqoon yahan soomaaliyeed ah ayaa la qaybsanaya aqoontiisa dhalin soomaaliyeed. Yes, was samaroon - lakiin kuma hadlayo magac samaroon, magiciisa ayuu ku hadlayaa. Mida kale, Bayle was nin han wayn, waxa uu sharaxan tahay inuu higaamiye ka noqdo bank horumarinta Africa, oo uu ka ahaan jiray madax sare.
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 8 ай бұрын
Beyle dadkaan meel uma socdaane yeyne ku waalin Somali shaqa ma rabto
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 8 ай бұрын
Adero , waxan aan baratay Millions ba bartay iyada oo ah " updated " ah . Waana la wada garanaya waxan aad ka shekeysay + in kabadan , bear in mind fellow brother , dhibka meshan " maanta " yala iyo wayiihi wacna eey ee aad adigu fursada aad heshay saxib maantu wey ka gadisantahay , adunku maha brother , ki shalay , waxan aad akhrinaysid wa " irrelavent " and disconnect from the facts on the ground , saxib sanaku w 2023 maha 1970 , 80 , 90 ssski . If you want to help the youth please cede the chance to a young graduate and please go into full retirement .
@fahdabdi6678
@fahdabdi6678 8 ай бұрын
Tuntaad u sheegtay
@degan4
@degan4 8 ай бұрын
Reer xamar waxay dhahaan ....
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 8 ай бұрын
Heesihii 😂 dancafiska 😂somaliya 😂 waran iyo😂farmaajo Inaad u oydo
@moh4127
@moh4127 8 ай бұрын
Useless people baan nahay
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 8 ай бұрын
Bayle wuxuu i bari karaa keliya, sida loo munaafaqadeeyo ee Soomaaliya loogu ooyo, Somaliland loo mu'aamaradeeyo, Xamar jago looga qabto, Cid aan Gadabuursi ahayn aan meeshiisa looga shaqaalayn, wixii uu sidaa ku soo helay Somaliland dabaqyo loogaga dhisto, Intaana waan aqaanaa ee Diinta iyo Damiirka iyo Hanka iyo Himilada dadkayga ayaa i xidhaysa hhh
@user-on1ee4kl6h
@user-on1ee4kl6h 8 ай бұрын
Dr. Beyle waa in laga dhigaa Wasiirka Maaliyada JSL, waa Aqoonyahan dhaqaalaha Dalka wax wayn ka bedeli kara
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 23 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Dr Bayle, oo cashar muhiim ah siinaya Soomaalida.
46:35
Galaydh Media
Рет қаралды 27 М.
Dood : Xorriyada Saxaafadda Somaliland.
52:41
Galaydh Media
Рет қаралды 6 М.
Dr. Bayle oo ka Yaabiyay Reer Boorama & Sababta
10:33
Dhamays Media Production
Рет қаралды 37 М.
30 Sanno ka dib Maxaa ka qaldan Dawladnimo ee Somaliland?
40:35
MM Somali TV
Рет қаралды 68 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22