No video

Dr Enow oo ka Sheekaynaya Qaabkii Loo dilay Madaxweyne Abdirashid Sharmake Iyo Cigaal oo ka Badbaday

  Рет қаралды 12,106

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

9 ай бұрын

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
QarriJiqood

Пікірлер: 22
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 6 ай бұрын
Faysal castro bay ugu yedhayeen rer xamarku
@RaxMo-mk9eh
@RaxMo-mk9eh Ай бұрын
Dr eenow taarikh badan aya heysaa plz book soo qor
@axmedfaarax9198
@axmedfaarax9198 Ай бұрын
Maxaa u diiday dr inuu qoro taariikhda isagu wax badan buu ka hayaa oo bulshada anfici lahaa 50:22
@HardTalk1
@HardTalk1 9 ай бұрын
32:15 suaashan cid hore qof la waraysanayo ma uu waydiin, waa one million dollar question.
@user-ce8dj8id4z
@user-ce8dj8id4z 3 ай бұрын
Dr Enow Madax weeynihii ruushka Nicolay Pudgorni la oran jiray wuxuu yimi maalin cad 2dii duhurnimo 1974. Meesha aad ka leedahay. Haseen ayuu yimi ma Ahern sidaas. Ninka habeenimo yimi Isla habeennimo noqday oo Maxamad siyaad barre kelligiis lakilmay wuxuu ahaa Mohamed Anwar Alsaadaat. Raximu laah madaxweeynihii Masar.
@muhammadelmi2730
@muhammadelmi2730 9 ай бұрын
Waxaan umaleynayaa Dr yuusuf xirsi
@amiinaabdiamiish1680
@amiinaabdiamiish1680 9 ай бұрын
Okay
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 8 ай бұрын
Cabdirashiid Majeerteen ayuu ahaa, waxaana dilay askari Majeerteen ah.
@salahahmed2091
@salahahmed2091 9 ай бұрын
Dad siyaad bare Ka soo horjeedey ayaad wareysanysaa Markaas ayaa taariikh aan jirin Markuu nin waliba taariikh aan Jirin ayuu iibinayaa
@abuahmedhassan5499
@abuahmedhassan5499 9 ай бұрын
Maxaa talaa hadii wali siyaad kunoolyahay
@salahahmed2091
@salahahmed2091 9 ай бұрын
@@abuahmedhassan5499 Siyaad ma noola Lakiin adigu sheekada Faysal cali waraabe Dhageyso
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 9 ай бұрын
salahahmed2091, Ninkaan EENOOW waa nin beenloow ah. Soomaali oo dhan ha iska ilaaliso. Awoowihii waxaa dilay Darwiish Warsangali ah ilaahay igu ogyahay. Waxaa loo dilay calanka Soomaaliyeed ayuu doonayey inuu ku bedelo calanka Taliyaaniga inuu ku bedelo. Waxaa jira gabay loo tiriyey oo caan ah. Waa Ninkii noogu yimi 2009 mise 2010kii Minneapolis USA. Wuxuu yidhi gabaygii jiieeyda ee Sayidka wuxuu ahaa mala awaal oo waxba kama jirin. iLaahay ayaa igu og waan fadhiyey. Markii aanu nidhi su’aalo aanu ku weydiino iyadoo la fadhiyo masaajidka Abuubar As Sadiiq ee Minneapolis ayuu sidaa yidhi. Waxa nala yidhi marka salaadda casar la tukado ayuu ka jawaabayaa su’aalaha. Markii salaadda la galay rag’cad sadexaad sujuuddeeda ayuu inta salaadii ka baxay ayuu cararay oo Rochester, Minnesota USA u sii aaday. Dunida wuxuu ugu neceb yahay taariikhda Daraawiish iyo Sayidka. Waa cadow loo baahan yahay.
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 9 ай бұрын
@@abuahmedhassan5499 Hadii qof wax kuu sheego su’aalo ayaa la weydiiyaa oo waa la iska hubiyaa. Eenoow waa khaa’in wadan ibn khaa’in wadan ka soo jeeda oo cuqdad weyn qaba. Gabayadii awoowihii loo tiriyey ayaa wali la hayaa ilaahay igu ogyahay. Awoowihii aabihii dhalay ayaa waxaa dilay Darwiish Warsangali ah. Eenoow awoowihii laxmi ah ayaa calanka Taliyaani ama Italy watay doonayey inuu ku bedelo calanka Soomaaliyeed.
@hayaanpro
@hayaanpro 8 ай бұрын
Taarikhda hadee wax laga baran, qaladyadi dhacay kuwa kadaran ba dhaxda u galeyna. Marka walale nin jicleysiga iska dhaaf, qaranka kaweyn qofka shaqsiga Wa anigu wiil MR Ah 😊
@abdirazak8355
@abdirazak8355 9 ай бұрын
Waalida warbaahinta burburka waxaa kamida inay hadalka isku jarjaraan ama ay soocelceliyaan kadibna lagu wareero. Hadda waxaa caado noqotay in hadal ka qayb ka mida lasoo hor mariyo si looxayeesiyo, kadibna lagu sooceliyo taasina hadal kii ka dhigta waxaan madax iyo majo lahayn.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 9 ай бұрын
HAYDAR ALIYEF
@omarsharif6308
@omarsharif6308 4 ай бұрын
40:52
@mohamednur1696
@mohamednur1696 9 ай бұрын
NIKOLAI BODGORNY
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 42 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 50 МЛН
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 23 МЛН
TARIIKHDA QORIDA AF SOOMAALIGA | Taariikho Cajiib ah || Dr Saadaq Eenow
1:11:57
Qabiilka La Siyaasa-deeyay Dr.Saadiq Eenow
10:15
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 14 М.
TAARIIKHDA SOMALIYA DR SADIQ EENOW-PART 1AAD.mpg
32:17
Somali Channel TV
Рет қаралды 7 М.
MW XASAN SHIIKH MA TAGI KARAA XAAFADIHIISA (4227)
40:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 6 М.
TAARIIKHDA SOOMAALIYA - DR. SAADIQ EENOW - QEYBTII 6/6
1:16:33
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 13 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 42 МЛН