Dulmiga Daahsoon Qeybta 2aad Dhibane : Sacdiya Cumar Cabdulle Baanafuunsi July 2016

  Рет қаралды 37,219

Muuqaalsan TV

Muuqaalsan TV

8 жыл бұрын

Пікірлер: 92
@safiyasaid9189
@safiyasaid9189 3 жыл бұрын
Subxaanaallah soomaaliyey waad waalateen soomaali waa inaad waa sax waa runta walaashey
@whootoo1117
@whootoo1117 8 жыл бұрын
Waxaas iyo wax kadaran ayaa yaala ee ilaahay cadaalada ha tuso!!
@husseinsaid8424
@husseinsaid8424 8 жыл бұрын
wada helin ishaallaha niyada qeere usheege xasaan sh. umada allaha ka qabto
@umuislaaxxuseen450
@umuislaaxxuseen450 8 жыл бұрын
abaayo aayaadka ayaa ilahey noogusodajiyay iney nahagto hadaan qaadanlaheyn waxaan noqonleheyn dadwanagsan ha aaminin inuu wax ayaad wanaajin wayey inuu war dad hagaajinaayo aan ulaabano ayaadka ilahey swt iyo axaadiista nabigeena scw
@ilhanahmad9258
@ilhanahmad9258 8 жыл бұрын
asc aad bad umahad San thy guul guul bn kuurajeynayaa
@lkmso635
@lkmso635 8 жыл бұрын
waay jirta cadaladarada sheegeysid ani weli dowlad maba arikin lkn magalada muqdisho dadka kaso jeda ayaan ahay wana kaxumahay dhibkada hooyo wana kula qabaa dhibkaas oo anigaba waa la iidiiday dhulkeyga lkn waxan suga cadalad aan wada duceysano in illahay wadanka nooga dhigo mid cadald leh lkn kuguma raacsani qabiilka aad sheegtay wayo qabiil hadii uuw wax tarayo ani ayaa gurigay ga heli laha marka horay aan usocono
@nasranur1525
@nasranur1525 8 жыл бұрын
abaayo allah kaa siiyo xaqaaga runtii waa arin xun allah ayaa kaaga abaal gudi doono insha.allah
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 4 жыл бұрын
❤🖍❤🦉❤🦉❤⬆️🐉💼🏢🏤😭😭😭😭😭📡🏠🧩Somaliyey waanada sacdaya waanadeed ha la qaato tusaale iyo tusmo cabdulqadir shingaani
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 8 жыл бұрын
Turki awal ayuu dal dhisan ahaa, iyo dad wadaniyiin ahaa, , waana dad reer European mA Suulu on bantu MIYAAD moodaysay Turkish
@qubqac9913
@qubqac9913 8 жыл бұрын
Walaasheey aad ayaad u nahadsan tahay, inta aad garato hadii ragga soomaaliyeed garan lahaayeen, dhib-ba ma dhaceen, dad badan ayaa dulman, reeraha loo maleeyo inaay wax dulmiyeen qaarkood ayaad dulman.
@muminali7696
@muminali7696 8 жыл бұрын
gabadhani run bay kuhadashay hawiye xamar wuxuu xoogay iyo wuxuu xuurtaystay weeye taas ogaada somalaay xamar waa dawlad hawiye
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 жыл бұрын
SOMALI WAXAY U HUREYSA WAA XARANTA GURYAHA XANAR WEYNE IYO DJINGAANI
@jannahreminders4310
@jannahreminders4310 8 жыл бұрын
guriga villa somaliya ayuu ku yaalaa,waana cariis xun bal kawaran hadii guri dhisan laga heysan lahaa?? laablakaca 1991 ha la iska dhaafo.hargeysa meeqo guri ayaa lagu hesta qof ka hadashona ma jirto.ha jirto dowladeena.aamin.
@HusseinNAbdi
@HusseinNAbdi 8 жыл бұрын
Somali-Turkish HD marka maxaad ka wadaa haddii Hargeyso guri lagu dhacay anna kuwan ayaan guryom ka taabsanaa? Baacow iska aamus
@jannahreminders4310
@jannahreminders4310 8 жыл бұрын
Hussein N. Abdi naagtaan waa naag iska hadleeso,waxba yaa la siinin.
@jamalsweets
@jamalsweets 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk....hargayso guri lagu haystaa warkaan maa keentay...guriga cariish waaye...cariishka ya kusiiyey waxana somali kujira. this fucking clan is done.
@jannahreminders4310
@jannahreminders4310 8 жыл бұрын
jamal kone maxaad qaadi kartaa?? futada xabad lagaa galin adiga iyo waxaad tahayba..
@jamalsweets
@jamalsweets 8 жыл бұрын
Somalo...waa camalkaga iyo caadadaada waana caano iyo cudur waalidkaa kubareen inaad dhiig iyo dulmi kufaanto......? Dhiig dad iyo isbaaro xolo xaarana inaad ku kurtay adaa ba markhaati ka ah...doofaarna waligi ma daahiro duli. Kolay heli mayside awoowgaga iyo umadiinuna dhaqan uma lahee ilaahay caqli hakusiyo iyo cilmi...inkasto damer waligiiba duli yahay.
@saharlasu481
@saharlasu481 8 жыл бұрын
Mama iska samir, inallaaha maca saabiriin. Xaqdaro tii ahayd iney xamar isugu tagtay anaa marqaati kaaga ah, oo boosaskeenii qasab lagu haystaa oo waliba baadii nalaga qaatay xajka lagu aaday. Wixii xaqdaro ku dhisan iney burburaayaan ilaahaay baa balan qaaday. Dadka XAMAR dagan xalaasha iyo xaaraanta uma kala soocno.
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 8 жыл бұрын
Xamar waa meel dhimatay
@ikramelizabethibrahim9036
@ikramelizabethibrahim9036 8 жыл бұрын
Waa isku Dhaxyaacdey islaantaan Qaawan Xoolaa Iga Maqan hanada Qabiil aan Caaynaa Meel isma galaan
@sadiaabdulle6671
@sadiaabdulle6671 8 жыл бұрын
elizabeth dhageyso. Hadaad is ledahay waa dhicikarta ama qabeel u soo tagaan tahay. Waxba igama qadeeysid. (The house I am talking abouts is mine) kakakaka
@ayaannuur8973
@ayaannuur8973 8 жыл бұрын
waxaa soo baxay baryahan ku qabo ku qadimaysidee ilahay xaqa garasii xasan sheekh
@hawahajiissa8708
@hawahajiissa8708 7 жыл бұрын
ayaan nuur -
@qaranimosomalia8919
@qaranimosomalia8919 8 жыл бұрын
abaayo soomaali oo dhan bey dhaceen qoladaasi anba keygii wey heystaan.
@sahruja5777
@sahruja5777 7 жыл бұрын
habaryahey war daahir calasow kuu soo qoray xasan shiiq ha u caayin ee afkaaga suubso.
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 7 жыл бұрын
ISKA GUUR OO KISMAAYO 100 DABAQ KADHISO
@amalidiris9641
@amalidiris9641 8 жыл бұрын
Xaqiiqada kudugan Muqdisho..tuug iyo moryan iyo dad xoola bina adam iyo dhiga bina adamka la antod ma nolan karan wayo damerihi waka dhamaden..bililiqo..waxan ahayn mayal muqisho waliged ka bixi mayso dhibta inta ay umada muslimka dhibayan
@hubiibrahim581
@hubiibrahim581 8 жыл бұрын
habaryar wa runtaa meshas nabad mataalo waqabeyleysay gurigada alah kusahlo
@MohamedMohamed-in9oz
@MohamedMohamed-in9oz 8 жыл бұрын
cumar shuluq asagaa seexdo guro xaaraan ah aabehii ra gii syl ku soo dhaweeya nin ka mid ah uu lahaa oo afweyne dhacay haddana wali xaaraan uu ku degan yahay. waa guriga I AUN halgamaa Ali hersi janogalle oo ahaa madaxdii syl. Cumar shuluq iyo hassan culusow mooryaan.
@MohamedMohamed-in9oz
@MohamedMohamed-in9oz 8 жыл бұрын
Inna baanafuusi
@idildaahir3300
@idildaahir3300 7 жыл бұрын
Maskiinah ilaahoow u gar gaar
@isnmailhassan7609
@isnmailhassan7609 8 жыл бұрын
Sheekadeeda Waxay Ku Xumaysay Canadian Ayaan Ahay Too,Other than that Hadalkeeda Maxuma
@somalilandguul9020
@somalilandguul9020 8 жыл бұрын
bisinka, meesha nololi mataalo. maamada siiya xaqeeda.
@abasali7812
@abasali7812 2 жыл бұрын
Calamkoodhan cadaalad mataalo wlo lkn ha amusin dhiciso xaqaaga
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 8 жыл бұрын
ehehehe
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 3 ай бұрын
HOOYO DHIB KU DHACAY QOFKII AWOOD U SHEEGTAA ILAAH BAA U AARAYAA WOIR GAAB MADAXTOYADA AYAA LAGU DHIILEY GIIRI XAQ ILAAH SIIYEY DUMARJA DOOMAALIYEED EE GIBIL CAD AH A.M.SALOM SHINGAANI EX ARJI QORE XAMAR WEYNE ISLA MARKAANA LEH KA SOO JEEDKA SAFARADA USA SHINGAANI MUQDISHO SOMALI
@shuushaali7864
@shuushaali7864 7 жыл бұрын
Wallahi waan la oyey hooyadaan, That's why aana uu jecleen inaa somalia ku laabto, cadaalad daradeeda I'm sorry mom....!
@saaddaud3882
@saaddaud3882 8 жыл бұрын
walahi amisom land way udhamatay hhhhh habrba kidhacay
@user-cl2rm8tw3c
@user-cl2rm8tw3c 7 жыл бұрын
Eedo its so sad to hear your story. Somalia is one of the most corrupted country in the world. I'm sorry this happened to you. inshallah justice will come one day
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 жыл бұрын
SOMALIYEY SI FIICAN U DHEGEEYSTA SACDIYA BAANAFUUSI SIDII LOOGU DHIBEY IN GURIGEED LA SIIYO TUSAALE WAA TUMA SACDIYA WAXAY LA DHALATEY BIIBI BAANA BUUSI OO SIKRITAARI KA AHADRED MADAXTOYADA SOMALI ISLA MARWADA CABDIQASIM SALAAD SAAS AYAA LOO DHIBEY AYADOO WALASHEED BKKBI UU QABO MADAXWEYNAHA CABDIQASIM AM.SALIM SHINGAANI
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 8 жыл бұрын
Waar Illaahay ka baqa oo dumarka laga qaylaal siinayo hala joojiyo. gabadhaana xaqeeda halasiiyo iyo wixiii kale ee wax laga haysto. waar miyaan aakhiro wax loo dhiganayn.
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 8 жыл бұрын
walee waa muwaadinad dhab ah tani caadi maaha runbay ku hadashay in ay wakhti yoomel qiyaame ah inay tahay waa aragtaa kii dameerka saarnanaan inuu wax xukumo kii wax haystana la dulmo waad aragtaa
@MohamedMohamed-in9oz
@MohamedMohamed-in9oz 8 жыл бұрын
General badannaa oo nidaam xumaa.. oo waxaas general ma abgaal baa haddii nin kale oo somali ah la doorto yay generals u noqonayaan waa su'aale mise waa back to dameerihii
@qubqac9913
@qubqac9913 8 жыл бұрын
Hawiyaha la dhacay, oo xiligii siyaad barre laga dhacay goofafkoodu waa in loo celiyaa, dadka aan waxba galabsan ee nala deegaanka ah, sida reer xamar iyo baraawe waa in xaqooda la siiyaa. Waxaan xamar ku arkay oo aan la yaabay markii ruux Daarood ah yiraahdo guri ayaa la iga dhacay dowladu waa la duubanaysaaa, abaalna ugama hayaan, Hawiyaha ama reer xamarka la dhacay cidu u doodi mayso
@2011BARO
@2011BARO 8 жыл бұрын
Waa runteed waxa gabadhu sheegayso. Gabadha gurigeeda siiya oo ILAAHAY ka cabsada.
@internationalinternational6549
@internationalinternational6549 7 жыл бұрын
BORTA DAGAR ADIGA
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 8 жыл бұрын
abaay gurigaad sheegyso afartiisa naag 90 gaashanka ciyaal uu dhalay ayaa ku bood bodaye kaas kasabar
@hargeysanews9066
@hargeysanews9066 8 жыл бұрын
Gabadhan Waxay Shegayso Dhamaan Waa Run Xasan Garguurte Hala Qarxiyo
@jannahreminders4310
@jannahreminders4310 8 жыл бұрын
hooyadaa ku dhashay naarta ha gasho dofaryahow.
@sadiaabdulle6671
@sadiaabdulle6671 7 жыл бұрын
Your mother and your father and gurtgurt go to hell and stop using my email.
@abdinasirmuse7912
@abdinasirmuse7912 8 жыл бұрын
wargabadha kaxishooda oo Allaha kabaqa. Xagee lagu arkay Shacab Xukuumaddoodii ilaa xadkaas kacabanaya. war Hawiyow sidani si maahane wax lahara , sidaan dunidana waa sumcad xumo, aakhirana waa maxkamad cadaalad ah. Allow cadaalada uhiili oo waxaan aan xishoonayn oo Xasan Shiikh uhoreeyana umadda kaqabo Allow kaqabo. illaahay kayaabo ilyarta isheeda iska ilaaliya.
@ateyeelmi3550
@ateyeelmi3550 8 жыл бұрын
Gabadhani waxa ka dhawaajiyey waa wax jira, ee hwiye isla yaab oo ceeb wad u dhimateene gabadha gurigeda siyaiyada iyo inta ku dulmanba Xamarhadii kale walgiinba xarkaad cuneysaan been iyo buhuubahaa waxba ku heli meysaan umada idinla degta dhibta ka daaya, hadii kale waligiinba dhabaab iyo blaayo ayaad idin leyn doonta.
@idmanchannel8991
@idmanchannel8991 8 жыл бұрын
Sharmotadan waxma ka maqan mise qabiil ayeey ka hadle amus qalbi caruur yahay
@AhmedJigga
@AhmedJigga 8 жыл бұрын
Dear Madam , The only way to comprehend what mathematicians mean by infinity is to contemplate the extent of your stupidity.
@ateyeelmi3550
@ateyeelmi3550 8 жыл бұрын
Deka Abukar Omar, naa wax iku fala waad isla cuneysaan habeen iyo dhararba waa umada xoolohoda aad dhaceysaan. Xamar waa meesha duunka ugu xun maanta waayo waa xaqa umada eed cuneysaa for the last 3o years. YAHUU.
@fuadmohamed23
@fuadmohamed23 8 жыл бұрын
deka hooyada ayaa sharamuuto ah waad is oogtihin hawiye iyo xaraan ineey isdhsfiin..hoooyada ayaaa. dhileeysato..hawiye iyo mooryanimo guuryaha masakinta kabaxa hooyada dawadakawaas
@sadiaabdulle6671
@sadiaabdulle6671 8 жыл бұрын
aqrud-yahu nagta aad sheega neegso ma Ti hit ureeyso. Mana heleysid xamar. hahaha
@sadiaabdulle6671
@sadiaabdulle6671 7 жыл бұрын
nolasha ka dhacday selfish go to hell you bitch.
@puntland2010
@puntland2010 7 жыл бұрын
XAMAR HABARGIDIRE KADAGILADAHAY
@abdulkadirabdi102
@abdulkadirabdi102 8 жыл бұрын
ASC. ABAAYO WAA RUN WAXA SHEEGEYSID SOMALI INTA AQLIGA FIYOW QABA WEY FAHAN SAN YIHIIN ILAAHEY HAKU SIIYO HAQAAGA WAXA DADKA DHACAY WAXA WAAYA DAD REER BAADIYE AH SOOMAALIYEY DULMIGA HALAGA HORTAGO ADAALAD HALA SAMEEYO GAALADA ADAALAD WEY SAMEEYAAN LABA QABIIL QARAN MANOQDO PLEASE STOP QABYAALADA
@sadiaabdulle6671
@sadiaabdulle6671 7 жыл бұрын
I am not talking about tribes. I am just telling the truth.
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 8 жыл бұрын
jeneral waxba kama oga KUWAAS DAMEER AY WADI JIREEN ABAAY , JENERAAL FALSO WAAYO , DAMERIHII, XUKUNKA SOMALI AF DUUBAY BAA JENERAL FALSO AH KADHIGAY, JENERAAL, FAALSO JENERAAL TUURYARE JENERAAL CALASOOW, JENERAAL TOXOBOOW, JENERAAL YALAXOW, WAAASHINKAAS MIIRAN
@jannahreminders4310
@jannahreminders4310 8 жыл бұрын
sharmuuto selfish ah weeye hal guri ayey ka hadleeysaa ayadoo shabab dadka qarxinaayo,guryahaas so dad ayada oo kale malahan? i hate selfish sharmuuto.
@AhmedJigga
@AhmedJigga 8 жыл бұрын
Don't let your mind wander, it's far too small to be let out on its own , please .
@qubqac9913
@qubqac9913 8 жыл бұрын
SOMALO-TURKISH HD maanta maxaa kugu dhacay, qoraaladaada aad ayay u fiicnaan jireen , ma magacaadi ayaa dad samaysteen mid u eg?
@ateyeelmi3550
@ateyeelmi3550 8 жыл бұрын
Somali-Turkish HD, naa ma waxay ku oqotey sharmuuto gurigeeda ay ku dacwooneyso. Naa kala barta qofkii sharmuuto ah qofkii kale. Shabaab sow hawiye maaha ma wadan kale ayaa la idiinak soo direy??? shabaab waxaa idinka dhigey waa cuqubadani oo kale waliba waad ku sii indho afag tihiin xishooda ceeb yahay socota gunimada iska daaya.
@jannahreminders4310
@jannahreminders4310 8 жыл бұрын
shabaa waa reer waqooyi naclad ahi.
@sadiaabdulle6671
@sadiaabdulle6671 7 жыл бұрын
You are naclad. Stop commenting
@MrFagaas
@MrFagaas 8 жыл бұрын
this is propaganda
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 8 жыл бұрын
dameeraha koonfurta allawaw gacan bira ku qabo. cadaalad xumo,maskax yari, aqoon daro,boob,dhac, kufsi. uffff
@jannahreminders4310
@jannahreminders4310 8 жыл бұрын
hooyada ayaa dameer wasay.
@dbekam1074
@dbekam1074 7 жыл бұрын
Jamal Warsame xayawaan
@mohamedamiin2185
@mohamedamiin2185 7 жыл бұрын
islaantan hadii wax ka maqan yihiin waa ka xumahay marka hore Ilaahay ha uso celshohadii run sheegayso waa koooow hadii wax ka maqan yihiin waaxada raadso but waxaa aad uga xumahay adna sharaf daro ku ah inaa qabiil dhan cayso inaa magalada muqdisho cayso dadka isku mid mahan mid hadii wax ku dhimay asi ku ekow qabiilka iyo magaalada iyo dadka dagan ha u gafin pls dadka ma wada xuma
FILO PART 114
32:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 67 М.
Dhibane Sacdiya Cumar Baanafuunsi - Eeydeysane Xasan Sh Maxamuud
12:16
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 14 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 22 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 32 МЛН
Tijaabada dhiigga DNA iyo Dhalashada Soomaalida
14:56
Muuqaalsan TV
Рет қаралды 188 М.
Dulmiga Daahsoon English Version by Sacdiya Cumar Baanafuunsi
20:14
Muuqaalsan TV
Рет қаралды 3,2 М.
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 14 МЛН