No video

Dumarka Soomaaliyeed Waxani Ma Ka Doqoniima Mise Waa Ka Dhib Jacayl? 🤔

  Рет қаралды 19,490

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

8 ай бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Germany: Halima Ibrahim Mohamud
+4917621282663
Social media platforms
Facebook :Halima Ibrahim
Instagram: @halimashaur
Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Nasra Salon Norway
+47 906 14 221
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Ubah Birmingham
+44 7463 135964
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
+ 00251992926216
MLANGO KUBWA JUA KALI
OPPOSITE WIN WIN TOWER
TEL +254799668069
TEL +254722176062
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Trendy collections, Garowe
0907635086
Turkey
+905013296778

Пікірлер: 163
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 8 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Nasra Salon Norway +47 906 14 221 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Ubah Birmingham +44 7463 135964 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 MLANGO KUBWA JUA KALI OPPOSITE WIN WIN TOWER TEL +254799668069 TEL +254722176062 Australia Ifrax +61 405 591 442 Trendy collections, Garowe 0907635086 Turkey +905013296778
@zeinabmohamed4557
@zeinabmohamed4557 8 ай бұрын
Salaams Fathia, I have been trying to reach you for a while now…pls respond as soon as possible
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 8 ай бұрын
Masha Allaah Tabaaraka llaah Dumarki kartida iyo sharaafta laha wey yadhaaden Subxaan Allaah ❤❤❤
@azuz1698
@azuz1698 8 ай бұрын
They’ve never received love and affection growing up, therefore, they’re always looking to fill that void. Unfortunately, they’re looking for love in the wrong places. They just want to feel wanted and a sense of belonging. I feel so sorry for our sisters. Umad dhan oo rag aanan heysan!!
@macluumaaddvlottery6557
@macluumaaddvlottery6557 8 ай бұрын
Hhhh qof daalan o radical feminist ah nin raba ma jiro😅😂
@rosemarie6347
@rosemarie6347 8 ай бұрын
​@@macluumaaddvlottery655799 dumarka somalida ma wada radical feminist ah baa including your hooyo and sisters kuligood waa cabanayaane 🤔
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 8 ай бұрын
Xita gabdhaha miskiinta ee raaliyada sidaas waad u gashaan xitaa kuwa ajaanibta sidaas baad u gashaan gabdhaha hindia laga guursanayyo caruurana lagaga dhaqaaqayyo aduunkoo dhan baad ku ceebeesantihiin. Rag guur yaqaana micnihiisa oo reer si wacan u dhaqan kara ma tihidiin KZfaq videos Hindi language ah oo niman Somaliyeed oo qurba joog ah lagu raadinayyo baad ka heli kartaa KZfaq dhexdiisa. Even walashay saaxibaddeed oo Bengali ah walasheed baa dulayste Somali ah qaba 3 carrur ah haystaan waxayna rabtaa inay iska furto laakiin reerkeeda ayaa Ku khasbayya inay iskala joogto maadamay Asian tahay oo furiinku ceeb weyne tahay.
@smirailbir3931
@smirailbir3931 8 ай бұрын
Wlhi ana calafka Sa u arka sababto ah waxa rabto unba calafkaga noqda!
@somalien9447
@somalien9447 8 ай бұрын
Mantaana ma gaalo script baa lasoo shaqo tagtay 😂 subxanallah 🤮
@Rose_83k
@Rose_83k 8 ай бұрын
Mashallah habo you told these girls really good advice and you are the only woman who tell them the truth. Everyday they are crying on TikTok a man did this and that they don’t learn a lesson…
@jujuqoolif4517
@jujuqoolif4517 8 ай бұрын
Waxa aad u sheekto hoyoyinkood uma sheegan gabdhaha Somalida thanks soo much
@momof3264
@momof3264 8 ай бұрын
That's true wllhi
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 8 ай бұрын
Hoyoyinku maxay sheegan iyagaba sasay somareen
@zaynabmohamood9985
@zaynabmohamood9985 8 ай бұрын
How I love fatxiya she’s the only Somali woman that tells the truth about the reality I feel so sorry for our women honestly I wish we had good men I’m on my own with six kids and I’m not that old I’ve been broken so much I don’t want to look at a man again may Allah bless my kids and support me emotionally and physically.
@somalien9447
@somalien9447 8 ай бұрын
Ninkagii intaa iska eriday baa hadhana dad kale saaraysaa 😢
@bisharonurfarah2293
@bisharonurfarah2293 8 ай бұрын
Noloshiinu markay jilicsantahy oo aad tabar darantihiin nin kale haku boodina ee naftiina wakhti siiya oo bogsada cagihiina ku istaaga 😢maalin walba gabar ooyaysa ma fiirsan karne
@xafsabedel-no7ju
@xafsabedel-no7ju 8 ай бұрын
Dumarka soomaaliyeed haday caqli leeyihiin taalo ayay ku dhisi lahaayen walhi ❤ilaahay caqliga haku barakeeyo fathiya
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 8 ай бұрын
❤❤❤sow maaha
@user-gt2ht5yh6u
@user-gt2ht5yh6u 8 ай бұрын
Allaah baa yiri يريد الله لكم اليسر ولا يريد لكم العسر “Allaah wuxuu idinla donayaa fudeyd idinlma doonayo culeys” ALLAAHU AKBAR
@ahmedhashi6968
@ahmedhashi6968 8 ай бұрын
Qoftan aftahan nimada waxaa u dheer comedy ga😂
@umualma2451
@umualma2451 8 ай бұрын
Dumarka somalidu indhaha iyo dhagah way iştirna markay farxa raban markay madax dhulka ku dhuftan bay indhaha iyo dhagahu uso noqodan 💯
@nimaomer9202
@nimaomer9202 8 ай бұрын
She was looking for a validation and wanted to get over the breakup. I hope Somali women learn what FAMILY PLANNING is so they can save themselves 😢
@aaminaabdi4638
@aaminaabdi4638 8 ай бұрын
Kuwa wadanii jooga xataa yaa udiiday haadii lafuuro inaay iintii lagu fuuray inaay uxoogsato waxad Arkayaa duumar 7 ama 8 kala abee ah haaystaa soow qalad maha😢
@zuhurnasir3783
@zuhurnasir3783 8 ай бұрын
Ax Habo wlhi gabadha qurbe joogta ee helaysa wax garab qabta oo caruurta la koriya may Ka faaiidaystaan ayaa fcn ee maha in laga oohiyo lkn anaga somaliya joogna dhibkaasba na haysta gumaysi caruurti meel aan la tagno garan lanaha wlhi qalbiga I xanuunayaa😢😢😢
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 8 ай бұрын
Gabdhaha Qurbaha Ka faidaysta oo shaqaysta Jaaniska ay haystan mahysano Ani nin iqaba qurbuhu joga ilmaha uma ficna u leyaha Waa run Lkn ani xita inu I xasdaya u fahma College Alxm wixi ii Qoran wayi mayo gabdhow tashta oo shaqaysta o ilmihina kafakara Nolol qurux badan idn rajynaa
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 8 ай бұрын
Chris is your soul mate may Allah bless u two ❤❤❤❤❤
@somalien9447
@somalien9447 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@annaahmed2564
@annaahmed2564 8 ай бұрын
True True True xabiibtii dumarka qaarkood Kalama jeclo naftooda nin beey ku waasheen ina cabsiya dumarkan yeye ku waalin thanks for sharing qaaliyeey.
@Hodaneey
@Hodaneey 8 ай бұрын
Walal dumarka somaliyed naftooda ma ixtiraaman sida darted nina ixtirima mayo mida kale qof ku xumaynaya oo an ku ixtiraamayn sided u jeclaan kartaa waa bulsho aan cidina waxba u sheegin wacyi gelin bay u baahan yihin uyo dad runta u sheega ta kale dhibta kugu dhacda cashar ba laga bartaa
@khadraali8373
@khadraali8373 8 ай бұрын
Qoyan cimri malihid baaluguyiri wa nidaam uusodhisay aabihiis iyo awoowgiis hooyaded iyo ayeyded lugu so adoonsaday
@FAO24383
@FAO24383 8 ай бұрын
Fathia and I are unique against dulaysteee😂😂
@catpotato5212
@catpotato5212 8 ай бұрын
Abaayo waxaan u maleynayaa naagahaani igayaa duleyste raba in ay u dhigtaa oo ilmo aan aabe lahayn raba in ay dhalaan si ayna waligeed ayna uga bixin tuugsi😂ilmo lagu tuugsado ayay intaas raadineysaa oo aan mustaqbal lahayn iyo future denbe
@sahraahmed6608
@sahraahmed6608 8 ай бұрын
Waa sas OO miiran caruur badan ayey ka sheekestaan waana lacagta
@sudajibril7117
@sudajibril7117 8 ай бұрын
Nin ayan xidhiidh lahayn dhowro sano ka hor. Waan jecela hor fiid ah ayan arkay isaago Facebook loga hambalynayo. Malinta ayan nin aan shukansado igu dambaysay. Ila hada. Marka jabkaga waxaba lagaa barta
@Naagnool124
@Naagnool124 8 ай бұрын
Dulleystuu ahaa ilaahay baa ku dhaafiyey naa alxamdulileyso
@sudajibril7117
@sudajibril7117 8 ай бұрын
@ifkanoloshuwaaallah.2341 mahadsani abyo hada wan ka bugsaday.
@Hodaneey
@Hodaneey 8 ай бұрын
Rabi ba ku dhaafiyay khaayin buu ahaa wll way jiran rag wanaagsan rabi talo saro oo weydiso mid khayr qaba ❤❤
@hindaomar1725
@hindaomar1725 8 ай бұрын
Farxiya qaali 👑🤲🏽 hadal waad dhamaysay thank ❤️
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 8 ай бұрын
Alaah Walahi waa wada same arintaan aad ka hadashay
@woderfullwoman1099
@woderfullwoman1099 8 ай бұрын
Mahadsanid qaali love you ❤
@Salmasaafi-hf7wm
@Salmasaafi-hf7wm 8 ай бұрын
Kugu raacsanahay dumarka soomaali waa wada kali abaayo runtaa
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 8 ай бұрын
Will you ever share you and Chris’s how you met and started your journey together.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 8 ай бұрын
Insha Allah! It will be told gacalo!
@saidahassanfarah8185
@saidahassanfarah8185 8 ай бұрын
Wcs fathiya I love you sister happy woman 😊❤❤
@ayaanhassan3361
@ayaanhassan3361 8 ай бұрын
Abaayo kan dambe uur uma laha sheekaday isku dheh waday kan dambe ee uk wax yar bay is qabeen waa kay xiirane u bixisay
@annaahmed2564
@annaahmed2564 8 ай бұрын
You're right uma sheegayan that is true she don't care ninkaa baa u muuqda i agree with you ina absia she cares rhe man than there kids don't tired those kids thanks for sharing qaaliyeey.
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 8 ай бұрын
Unfortunately gabadha soomaliyed ayaa door biday meeshay noloshoda hagaajin laahayen in musaska Lala galo Sida mukalalaha oo caruur looga dhalo musaska sida mukulalaha qofka markuu qiimihusa ogaado ayuu nolol fiican diyaarsan karaa
@annaahmed2564
@annaahmed2564 8 ай бұрын
Waa kuwaaso miran weeye dumarka soomiyeed iska daa meelaha ha lagu jijidee bagah. Thanks for sharing qaaliyeey.
@fauziahashi8469
@fauziahashi8469 8 ай бұрын
Guurka iyo jaceyl kuba waxa lo yaqaano dhalmo iyo nin jaariyad loo noqdo.
@khadramaxamed2854
@khadramaxamed2854 8 ай бұрын
Maasha'allah
@fahmamahamed7181
@fahmamahamed7181 8 ай бұрын
Run badanida fatxiyay ❤❤❤
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 8 ай бұрын
Asc Fatxiya Cabsiiye Eedo America wax badan ayaan ku arkay gabadh ayaan aqaan Nin ayaa guursadey Hal Wiil ayey u dh dhashay
@hanayusuf2262
@hanayusuf2262 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤wlhi Inaabti Ana waxan Dhaha Ilaahay Ha Eedeynina Kadaaya Malaha wan Dambaabaya Ilaahow Iga Cafi Subxanalaah Gabdhaheenu wa Dhibanyihiine😂 Allaha u Gargaaro😂🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍
@ahmett5979
@ahmett5979 8 ай бұрын
Fatxiyo waa ku tageraa mom iga soo karbaash dulaystayasha from nin raga😂
@jujuqoolif4517
@jujuqoolif4517 8 ай бұрын
Wa Lahi ruta ayaad usheetay Somalida Waa hadey dhagahu u furan yahiin
@jujuqoolif4517
@jujuqoolif4517 8 ай бұрын
Fathiya horta waxad ogataa in nimanka Somali lasoo baray ilmahan adigu ma adan dhalin Tankale ku wa aydhalemba ma daneyan marka maxey u shegayan ku wa kale
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 8 ай бұрын
Way guurtay ilmaheeda u shaqaystaa nolol cusub bay bilooday laakiin guurkaan badan een laga fiirsanayn waa dhib qofka waa inuu cashar ka barto nolosha oo aadan khaladkaaga ku cel celin
@83587
@83587 8 ай бұрын
Alla runbadanaa candho candho ku beeg
@mulkisaid8385
@mulkisaid8385 8 ай бұрын
Fathiyay cawana tiktok life bey ahayd oo calafdon ayey ahayd ee kashekay
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 8 ай бұрын
Oo saaxiibadday Farxiyi ma maanta dhan bay sidaa u kala haysay? 😂 Wallaahi, barkin iyo wax dhabta kuu saaran baan iska soo moodsanaa maanta oo dhan waxan markii dambe uun igu noqday lugtaadii oo aad soo laabayso. Runtii, waa fadhi ani aad iigu adkaan lahaa haddaan u fadhiyayo intaas oo dhan. Ina abti, runtii, waxa aad burqatay war fahankiisu u baahan yahay horta bisayl badan iyo wacyi badan. ❤❤
@sahraahmed6608
@sahraahmed6608 8 ай бұрын
Asc Fadhiya cabsiye naagtaan wexey u dhaleysaa waa lacagta uurka lagu siiyo OO Norwey ey badisey wana lacag dhan 9000$ markey wareertana caruurtey ka aruursadan Norwey gabadhan waa dadkii Soo tahriibey
@amalianasrani894
@amalianasrani894 8 ай бұрын
Fatxiya walaal Yuhuudda maxaa lagaa siiyaa xagee isku aragteen ? Nacaybka gardaradaa jooji
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 8 ай бұрын
Asc fa it’s allah ku barakeeyo saliidaa waanu weynay waan raadinaa
@user-lc7dc8bc9b
@user-lc7dc8bc9b 8 ай бұрын
Charity begins at home.
@sahroali2547
@sahroali2547 8 ай бұрын
Wan ku wataa
@faryaadhussein
@faryaadhussein 8 ай бұрын
Run badanaaa fatxiya ❤
@nimosuleiman
@nimosuleiman 8 ай бұрын
Waruntaa fatxiya topic walba adka hadasho waa faiido miidhan
@masriafarah7601
@masriafarah7601 8 ай бұрын
It’s so true.
@user-lx3tf4kl8w
@user-lx3tf4kl8w 8 ай бұрын
ilove habo fahdiya alleh haku barakeeyo ❤❤❤❤
@sahroali2547
@sahroali2547 8 ай бұрын
Habo qaali adigoo raaliya waa asalaamu calaykum❤
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 8 ай бұрын
Asc sister u sheekga runta these ladies 😂
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 8 ай бұрын
Sax way kafaidestaan dhimanayasha moji😢😢😢😢
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 8 ай бұрын
👏👏👏👏👏👏👏
@user-dp7tq6nz8x
@user-dp7tq6nz8x 8 ай бұрын
Asc Ilmo 3years old ma u marina salida
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 8 ай бұрын
Faarax Qarnigan joogo Ilma inaad dhasho lee u guurso. Jacayl iyo Damqasho daryeel haku daalin waa iga Talo. Naftaada dhis la noolow adigoo adiga caruurtada nmbr1 ka dhigayo baro diintada iyo aduun yadaada. Asigaa kugu mashquuli doonee
@user-lx3tf4kl8w
@user-lx3tf4kl8w 8 ай бұрын
wlhi waa funny habaday balaa ruxruxata😂😂😂😂😂😂
@user-sr1ul7tx6q
@user-sr1ul7tx6q 7 ай бұрын
Wlhi taalo ficn ayaa so gubisa ilhy ha inaga dhiigo kuwi Qata oo anfacda❤
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 8 ай бұрын
Wax waxba waaqadar bay qiilkadigteen . Waxaa layidhi doqon qadar Alle taqaan lagama garhelo
@amalismail7772
@amalismail7772 8 ай бұрын
Qoyan dhibaatada jecelaa, in lagu dhibciyo ayay diyaar u yahiin,marba Dulayste yaal ayay soo xambaaranaysa
@mounaahmedali2888
@mounaahmedali2888 8 ай бұрын
Absolutely ilahay bay eedeeyan
@Shukri628
@Shukri628 8 ай бұрын
Fathia geesiyadena nolow dulayste ha dhinto
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 8 ай бұрын
Waa yaab. Somalida waxaa ka gadma sheekada ku saabsan dhibka iyo qaxarka. Waxaan hubaa in aaney sheekadeedu run wada aheyn.
@user-kg1sm7wl2n
@user-kg1sm7wl2n 8 ай бұрын
Walahi fatxiyey Ano yar ba dulayste i helay lkn markii danbe wa ka dhiidhiyay oo Aabo wanaagsan baa i koriyey ano yar bu maskaxda iga qabsadey lkn marka wxa rabo dhan ka dhex arki wayey ko uu been sheegayo baa cayrshey ila hada meelo badan ka block gay lkn malinba mid cusub drama lkn ugu danbayn ba mid aan wixi aan rabay o dhan ka dhex arkay helay xata ubadkaan muhiimada la siiyo isku mid ba doonaynaah lkn wali wa eegin checking ba ku wada😂 isma wada siin
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 8 ай бұрын
Saxiix ❤
@user-ne8gp7hv4l
@user-ne8gp7hv4l 8 ай бұрын
Taald hal qato wlhy gabdhan oo kle lam helo
@dr.mariasoul5261
@dr.mariasoul5261 7 ай бұрын
Fathia xage ka helaya habo saliida
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 8 ай бұрын
Some Somalia ladies would be calling Some one's husband and tell the men send me money I would be better wife to u then your wife
@BodyBota-lr1lo
@BodyBota-lr1lo 8 ай бұрын
Nayadahen naagahina qurbaha jooga waxd iga jeehil bixisan wllyal 1:mxaa idinka ooyisiinya 2:mxaa ninka biilki bu iga jrty oo ka baryayaa aad u tirahdan 3::miyadan book umadda ree Yurub isku guursdan aydan ku guursan karin adoo diinta islam marinya
@Nafta281
@Nafta281 8 ай бұрын
Fathiya dumarka waa jidkii qodxaha badnaa ay soo mareen ayay kunoqnodaan
@fartunomar2762
@fartunomar2762 8 ай бұрын
Farxiyow manta naskaga dhinac ka banan
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 8 ай бұрын
Waruntaa Fadiyaay wa la yaabanyahay Allha sahlo
@annaahmed2564
@annaahmed2564 8 ай бұрын
Love you to qaaliyeey
@istarlinkahin6499
@istarlinkahin6499 8 ай бұрын
Asalamualeykum
@hodanmohamed275
@hodanmohamed275 7 ай бұрын
Adoo dadka ceyn wax uma sheegi kartid
@medina-lt1nm
@medina-lt1nm 8 ай бұрын
uurkaaan lhayraad dagdag badanaa
@Angla113
@Angla113 8 ай бұрын
Asc, where Canadians could get, please.
@juweeliyacisman
@juweeliyacisman 8 ай бұрын
Fadxiyay wale waad laheshy😂😂😂😂❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@shukriabdirahman9613
@shukriabdirahman9613 8 ай бұрын
Gaaladaa u sheego caruurtooda laakiin anaga waanka baqnaa ma ogo sababta
@Kholod41
@Kholod41 8 ай бұрын
Dumarka ha kula talin in ay keligowda orda oo dhexda xerta oo caruurta keligowda koriya ee caruurta nin ba dhalay isaga ayeyna masuuliyada saaraan tahay ee ka day waxad maskaxda uga buuxinayso
@MumtaaOmar-rg2gj
@MumtaaOmar-rg2gj 7 ай бұрын
Orod usheeg iyaga Wakuwan wada dayacan Naagsoomaliyeed iyada Korisa carruurta Runta halaga hadlo
@najmadhakne980
@najmadhakne980 8 ай бұрын
Calaf eyo waiska korayan , I hate that.
@munaismail2019
@munaismail2019 8 ай бұрын
Illaahayoow Duleyste iyo Qoyanba soo hadee oo Wanaaga tusi
@Anigakaligeey
@Anigakaligeey 8 ай бұрын
Wa isku dayday inaad iga hadasho lkn labo nin sheeka dooda isku qastay! Calaaku xaaal😮 qofaadadan magaciisa xataa aqoon lagama hadlo😐Aniga kaligey na micnahaa ula baxay waxba kalama socktid xataa🥺 wa marki labaad aad si qaldan iiga hadleeso waana markii koowaad aan coment ka soo baxsho😤 camal kale yeelo hadaad qofka si looga hadloo toosan aqoon🤔
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 8 ай бұрын
Gacalo horta raali noqo hadaan si khaldan kaaga hadlay. Muhiimadu Waxa weeye, inaad cabashadaada dibada la timi cidwalbana ay ka hadli karto waayo nin Durbaan qaatay cilaaq dalbey. Adigaana videoga sidaa u edit gareeyey. Marka hadaad ka gubanayso in lagu falanqeeyo, Dee wax la hadh! Sidaad u dhaqmayso Iyo meesha aad is dhigayso adiga Iyo ubadkaaga midna uma fiicna gacalo. A iga keligay sidaa una fahmin we dad badanbaa sidaa u fahmey! Subhan Allah!
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 8 ай бұрын
Waxa badan gabdha Somali Farhiyo waad la talisay 🤔😌
@khadramohamed1818
@khadramohamed1818 8 ай бұрын
Asc
@AhmedAli-fk4jr
@AhmedAli-fk4jr 8 ай бұрын
Aaway goal kii
@asmahersi1731
@asmahersi1731 8 ай бұрын
👍
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 8 ай бұрын
farxiya ma la odhan gara cunsuri bad tahay neceb african iyo somali kkk 90 wad caysa kk walle inta xun e yar moye rag somali wax dhama la waa ❤️ inta xun waxay helan naag jilicsan oo qoyana wa halkagiye markasay xumeyan lkn aabahy iyo adeeky walalkay odhan mayo way xun yiin
@milgomoumin7494
@milgomoumin7494 8 ай бұрын
Waa niin narcissiqua
@fartunabdi8521
@fartunabdi8521 8 ай бұрын
Kkkkkk ❤
@kaltoumibrahimhussein3583
@kaltoumibrahimhussein3583 8 ай бұрын
Fathia maxa ka run badaan
@aslidhaladali2573
@aslidhaladali2573 8 ай бұрын
Wax wanaagsan baad ka hadlaysaaye qosolka badan iska daa Waayo wanaagii aad ka hadlaysay ciyaar ciyaar baa lagaaga qaadanayaa waa codsi
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 8 ай бұрын
Qosolka Allah ayaa igu abuuray. Sida Dadka qaar u qaadanayaan shaqadayda maaha!
@aslidhaladali2573
@aslidhaladali2573 8 ай бұрын
Okay walaal Allah ha kuu siyaadiyo
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 8 ай бұрын
Fatxiya ❤❤❤❤
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 8 ай бұрын
walahi comédien baa tahay Fathia 😂😂😂😂
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 8 ай бұрын
Isla markiiba wuu furay may joogin isla markiiba mid Afrika jirey aaday hada ayey umushay markaa waaruntaa ma joog ayaan thats true
@zaaraahmed3468
@zaaraahmed3468 8 ай бұрын
Hadal dhaxalgala inderty fatxiyay
@AminaminF
@AminaminF 8 ай бұрын
Waa ruutaa 😢
Qof Aanad Aqoon Sidee U Jeclaan Kartaa? Waa Runtii 🤣
34:40
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 14 М.
Бутылка Air Up обмани мозг вкусом
01:00
Костя Павлов
Рет қаралды 2,1 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 47 МЛН
Fathia Absie Ha Noqon Carpet Lagu Dul Socodo
12:47
Hindas Healthy Hair & Skin
Рет қаралды 10 М.
QISADA JACAYLKAYNA... ANIGA IYO ODAGEEGA ❤️❤️❤️ #18
14:45
Naagoo is ilalya jarmal wa so jestay
3:27
Ayyan 1
Рет қаралды 2,9 М.
WAA MAXEY SABABTA AAN U IMID IRELAND 🇮🇪
13:01
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 154 М.
Waah Waah, Waxaasaa Jacayl & Lamaane Ah, Masha Allah
29:30
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 20 М.
Naagta 4 Jeer Waa In La Garaaco 🤔☹️😡
27:33
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 12 М.