Duqayntii Xarun Darawisheed Bur-burkii & Barakacii Darawishta Taariikh Duugnayd Abwaan Cali Qamar

  Рет қаралды 54,185

waddani somali tv

waddani somali tv

10 ай бұрын

Duqayntii Xarun Darawisheed Bur-burkii & Barakacii Darawishta Taariikh Duugnayd Abwaan Cali Qamar & macalin Yusuf waraaba Dheere

Пікірлер: 58
@hawafarah2410
@hawafarah2410 9 ай бұрын
Masha alaah waa odey wax badan og cimriga alaha kuu dheereeyo insha alaah
@maakhiri3886
@maakhiri3886 9 ай бұрын
Xaaji Cali Qamar halkee ku noolyahay i wish inaan la kulmo
@dodorara9532
@dodorara9532 9 ай бұрын
Allaah ha xifdiye aabaha soomaaliyeed in layka waraysto maaha waa in la soo diyaariyo wixii muhiim ah uu Aabuhu sheegayo wax badan laga gudbo muhiimka uun laga hadlo
@caqlicade534
@caqlicade534 9 ай бұрын
Wlhi wariyaha iyo legendka isku mid ma ,ahan wariyaha waa nervous odaga xamaasad hore ayuu xusuusta ❤❤❤
@mhassan0163
@mhassan0163 9 ай бұрын
Allah wuxuu siiyey maskax, muxuu taariikh hayaa oo dhammaystiran Cajjiib
@use_996
@use_996 10 ай бұрын
Masha allah Cali qamar , intu nool yahay wa jaanis taarikheed ,
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k 9 ай бұрын
Mashlh ilahy cimriga allh ha kuu baraeyo
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 9 ай бұрын
Cali qamar waa qaamuus aftahanimo u dheertahay inta uu noolyahay wax badan halaga qoro taariikh badan baa ku duugane
@ahmedzakikeyse7896
@ahmedzakikeyse7896 9 ай бұрын
masha allah allow waa kugu mahad raga tarikhda leh ayaa idor malin walba dhahaya dhulkina leyahay aduunow xaalka ba a
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 9 ай бұрын
Maashaa alaah waa taariikh wanaagsan Oo ku dayasho mudan
@user-fj8vk5og1q
@user-fj8vk5og1q 9 ай бұрын
Fardaha ingriiska jooga waxa dhalay isxal, kkkkk. Isxalna jin buu ahaa. These are the funniest people in the world.
@use_996
@use_996 10 ай бұрын
Masha allah cimrigisa allah ha raajiyo , war hooy taarikh badan halaga so hoobiyo
@aadan_cabdirisaaq-saalax
@aadan_cabdirisaaq-saalax 9 ай бұрын
Cali qamar waa nin taariikhda haya
@use_996
@use_996 10 ай бұрын
Oh War maxad uga kala goysay taariikhdi keena diid ,
@JamaTarabi
@JamaTarabi 9 ай бұрын
Haa haa waa sidaase, odaygan waa taaaariiikhyahan ee aad iyo aad haloo waraysto 🙏✌🌹🌹
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 9 ай бұрын
Wadani waxaan kaacodsanayaa in barnaamijyadaan aad soobadiso guul SSC
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d 9 ай бұрын
MASHA ALLAH
@Shaxda88
@Shaxda88 7 ай бұрын
Awoow Cali Qamar illahow cimriga iyo caqliga ku barakee..!
@mohamednur1696
@mohamednur1696 10 ай бұрын
ILYAASU AMA LIIG YASUU
@ApdallaMohamett
@ApdallaMohamett Ай бұрын
ᴀᴡᴏᴡɢᴀʏ ᴍᴜᴜsᴇ ᴡᴀʀᴀɴʟᴇ ʙᴏǫᴏʀᴋɪɪ ᴅᴀʀᴀᴀᴡɪsʜ 😎😎
@buraale134
@buraale134 7 ай бұрын
Mashallah
@AhmedKasim-ym8hj
@AhmedKasim-ym8hj 9 ай бұрын
Masha,alah
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 9 ай бұрын
Mansha allah
@januarySl2024
@januarySl2024 9 ай бұрын
Duqow burburkii ayaad markale u taagnaa hadii aan Illaahay kuu naxarisan oo kaa oofsan. Kibirkay ku burbureen 1920 ayaa taagan 2020s !
@user-zt6pt8wx8o
@user-zt6pt8wx8o 9 ай бұрын
Dad Emotional iyo qiiro in badan ku noolaa bal odaygan ku leh faraskii ISXAL jinbaa uu ahaa oo balli ayuu geli jirey maqribkii marna kasoo bixi jirey oo konton faras buu kudi jirey.
@qadarsaeed
@qadarsaeed 9 ай бұрын
Tariiq mugwayn xaqiiqdi
@user-oi1nr4pz6e
@user-oi1nr4pz6e 9 ай бұрын
Hobyo markii ladegey dhibta bahrrsamaa keenty oo dadkii dhulk degnaa ISKA dil Dil jiray markaas buu boqorku jabay
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 ай бұрын
Dagaal waa kii lagula dagaalamo cadowga shisheeye ee dalkaaga u socda
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 9 ай бұрын
W.m.santihiin .
@WarsameXaaji-cx3gu
@WarsameXaaji-cx3gu 10 ай бұрын
Meel xasaasi ayaad ka celiseen taarikhdii keenadiid
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 9 ай бұрын
Ogaan buu uga celiyay
@ibnubaazofficial9330
@ibnubaazofficial9330 4 ай бұрын
Sxp waxaad noo waydisaa gabay uu tirshay marku sayidka qaxay Gabaygi ahaa Waxan cago lahayn baa cunay darawishe caliyow adba aqli waad ledahee carar maxaa dhama
@user-zt6pt8wx8o
@user-zt6pt8wx8o 9 ай бұрын
Haddii daraawiishi sidaa u jabtey 19920-kii oo xataa dadkii ciidanka u ahaa iyo dhulbahante haad iyo hanraawe ka dhergay maxaad u tidhaahdaan annagaa isaaq xoreynnay 1960-kii yacnii afartan sano ka dib markii daraawiishi jabtey oo aan ognahay inuu ina cabdille xasan isna kaneeco ku dishay IIMEY 1921-KII.
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz 3 ай бұрын
Diyaaraduhu markii hore waraaqay daadiyeen. Ninka dadka u digayey ee lahaa waxan diyaarad baa la yidhaa ka jiifsada wuxuu ahaa Suudi Shabeel, isagoo dadka dhex ordaya oo u digaya ayaa ugu war dambaysay
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 ай бұрын
Waxaa somaali sharaf iyo wanaag kaga tegey axmed gurey wiil Waal iyo geesiyaal ku dhintey difaaca iyo sharafta dadka somaliyeed
@w410921
@w410921 10 ай бұрын
Diyaarado la furfuray oo hadana la xidh xidhay
@use_996
@use_996 10 ай бұрын
Waxan u arka inay caadi tahay , Sababto ah in la basaaso bay ka baqayeen , diyaraduhuna kuwo awood u leh inay iskod qarado uga kala duba may ahayn o markab ba lagu safrin jiray
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 9 ай бұрын
Berigaa diyaaradihii jiray waxay ahaayeen wax yar oo lakala furfuri karo oo hadana la isku xidh xidho xiligan hada la joogo helicopters waa asamply iyagoo sanduuqyo ku jira baa laguu keenayaa oo la isugu kaa rakibayaa markaa aad ha ula yaabin diyaarad xiligaa hal matoor oo yar lahayd
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 9 ай бұрын
Reer Khayre Cabdi, ma cali geri baa? Mise waa Ogaadeen
@maakhiri3886
@maakhiri3886 9 ай бұрын
Reer khayr waa Cali geri waa jifida dhashay sayid maxamed
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 9 ай бұрын
Dhulbahante
@osmanadan2764
@osmanadan2764 6 ай бұрын
Hhhhhh sayidka walaashii ayaa diyaarad soo ridey hhhhhhhhh. Ummada ka xishooda
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 ай бұрын
Dagaal maatada iyo dadka soomaali lagu xasuuqo oo lagu meereysto somali iyo maato doox bililiqo lama yiraahdo jihaad 😂😂akh akh
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 9 ай бұрын
Dadka qaarkood waxay ku faanaan markay dilaan dadka ah walaalahood Laakiin reer daraawiish Waa mujaadiin meel Saaray Ingiriis iyo gaalo
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 ай бұрын
Darwiish axmed gurey ayaa markii ugu horey sey aasaasey waxayna ka dagaalami jireen dhinaca itoobiya mana xasuuqin somali
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 9 ай бұрын
Isaaq oo marhore iyo mardanbe cadaw ushaqaynayay oo soomaali jabiyay 2 jeer waxkabadan in ay nacayb iyo colaad hada wadaan oo ay ilmahooda colaad soomaaliyeed ku ababiyaan waa in waxaygeysteen soomaali latusaa
@abdiismailkaarshe6065
@abdiismailkaarshe6065 3 ай бұрын
Isaaqa Allah guusha siiyey waxay neceb yihiin xadgubka ooy tiisayidka iyo siyaadba kuladagaalameen
@sssdddf8508
@sssdddf8508 4 ай бұрын
Sawirkani waa qalad diyaaradaha sawirkooda iska sax jaahil drawiish iyo calyo lahaane
@mussali3427
@mussali3427 6 ай бұрын
ogowoo taleex diyaayarada ma garaacin. waxay graaceen midhishe oo ceerigaabo ka xigta bari afartan kiiloomitir, taleex Arshe lug buu ku galay laakiiinse kuma gaadhin seyidkii oo wuu ka baxay.yaa hadaba dega midhishe? waxa dega muusa ismaaciil habaruoonis. waxa ku dhashay duqa magaalada ceerigaabo Ismaacii Xaaji Nuur.
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂 yaa waduud waa duni qori 7 baala ah qori lagusoo ridaayo weliba jamaad soo riday
@user-zw3bj2hq9f
@user-zw3bj2hq9f 9 ай бұрын
Beenaale qori miyaa diyaarad soo ridaya
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 9 ай бұрын
War baastar ay baa tahay ha caayin odoyaashada yaanan ku naageysane
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 9 ай бұрын
Xaqiq Daraawiish way soo riday diyaaradaha qayb ka mid raqdeedina way ooli jirtay wayna Qoraan tahay buugta ingiriis ka akhriista
@gedefletv6049
@gedefletv6049 9 ай бұрын
Sxb diyaaradu meel dhaw bay soo istaagtay markaa meel qoriga gaadhayo ayay soo istaagtay saas ayaa lagusoo riday
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 9 ай бұрын
Weriyahan Xariifka ah Hawiyahuu ka baqay! Daaroodku dhengadda ayay wax ku leeyihiin. Markii Keenadiid qoryaha ula soo baxay Hawiyuu ka joojiyay sheekadii!!!!!! Daarood alabkooda hawiyaa yaqaan. Wanaag wax kuma leh
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 10 ай бұрын
Mnshalah maskaxda iyo cimriga Allah ha ubarakeeyo Cali qamar, wax badan hallaga reebo
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
DEGDEG MOQDISHO  8 August 2024
13:08
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 426
Cali Dhuux Aadan wiil uu dhalay ayaa markii ugu horeysay soo muuqday
9:54
Somaalida Uganda Official Page
Рет қаралды 10 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 138 М.
Goobtii Taar Gooye & Cagaar-weyne Abwaan Cali Qamar
11:54
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 11 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН