EID JAMA BATALAALE HEESTA HANI HCTV MUSIC 2017

  Рет қаралды 2,301,873

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 1 200
@ccasiisducaysane963
@ccasiisducaysane963 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa Ciid Carafo 28/June/2023, 3:30 galabnimo, Magaalo la dhaho Mbale oo ku taala waddanka Uganda. Hadaad dabaday dhagaysato heestan qoraalkaygana aad akhriso Like ii saar si aan usoo xasuusto maalinkan quruxda badan.
@muniich1944
@muniich1944 9 ай бұрын
3months ladib galab Qamis ah kenya ana jooga ayaan daawanaya🥺❤️
@Dhameysdumar
@Dhameysdumar 6 ай бұрын
Waqti dheeer kadib anigana waxan dhageysanaya anigo mbale jooogo maka tagtay wll mbale mise wali waa joooogta😩😊
@ccasiisducaysane963
@ccasiisducaysane963 6 ай бұрын
@@Dhameysdumar walaal mayee wali waan joogaa ee xagee ka joogtaa adigu
@Dhameysdumar
@Dhameysdumar 6 ай бұрын
@@ccasiisducaysane963 Nkoma jooga Jamacada agteda
@AmiiraCadey-ts3fq
@AmiiraCadey-ts3fq 6 ай бұрын
❤🥹
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz Жыл бұрын
Heestaan waxaa dhageesanooyaa caawa oo ah habeen Isniin ah taariikhduna tahay 20 /3/2023 Waxaa dhageesanooyaa aniga qalbi jaban Maalmo ka hor oo ku beegneed 17/3/2023 oo eheed jimcihii la soo dhaafay waxaa kala harnay gabar dunida u jeclaa oo lagu magaacaabo Zamzam gabartaas waxaan wada saconay mudo sanad ani iyo ayada aad baa isku faraxsaneen jacelkeena waxaa uu garsiisnaa ilaa heer aan is guursano oo ubad iyo faraxad aan kala helno balse ma dhicin. Kadib markii waalidkeeda ku qasbeen inaa kala harno Ani iyo Ayada 😭 aad baa ugu xamahay ma dhameenkaro qisadeena😥 dhaaman Azaxaapta qoralkaan arki doonto waxa ka codsanaa inee igu duceeyaan inaa zamzam ani Markle isku soo laabano aamiin dhiihaha Qoralkaan waxaa dhib ugu soo laabanaa maaliin maanta eheen insha allah aniga zamzam is helnay rajeenaaa Qof walba qorlkaan arka iga danbeeyaa like ha saaro Qorlkaan waxaa qorooyaa caawa oo ah habeen isniin sii baxeeso taalaado soo galeeso Taariikhduna thy 20/3/2023 saacaduna tahay 11:20daqiio.
@abdihakam7177
@abdihakam7177 Жыл бұрын
Aryhe bentu wxay abti wan gursdy iyo wa kala hadhay kala reeeb
@Unique_girl77
@Unique_girl77 Жыл бұрын
@@abdihakam7177😂😂
@laylocabdi8587
@laylocabdi8587 11 ай бұрын
🥺🥺🥺🥺🥺🤲🤲🤲🤲Ala wll alaha idiin fududeeyo walhi waa xanuun
@abdihakam7177
@abdihakam7177 11 ай бұрын
@@laylocabdi8587 mya wll shekada aya ka qaldan ninkan
@Naagnool124
@Naagnool124 11 ай бұрын
​@@abdihakam7177illaa heer aanu mustaqbal wada samaysanno ayuu ka wadaa walaal.
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 11 ай бұрын
Xusuuus bilawgii2018 ayaan isbaranay sabirin wakhti quruxbadana waa soo wada qaadanay lkn nasiib daro way iga dhooftay dibna uma arkin mana maqal codkeeda meelkasta oo dunida ka joogto farxad ku waar Habeen isniin soo gelayso 11:37 20/8/2023 cidii iga danbaysa like ha ila dhaafin ❤🎉
@mohamedelmih9528
@mohamedelmih9528 2 жыл бұрын
Xasusuhu iyagoo xanuun ah ayay naftu jeclaysanaysaa inay dib wax u xasuusato😢😢 Aad baan u xiisay kaftankaagi,qosolkaagi,farxadaad ila agjoogtay Qalbi wxd ku reebty xasuus aan marnaba ka maydhmayn. wakhti Nacas wye ala muxuu ciil kugu dilayaa😢 Nabad igu nolaada adiga iyo ninkaagu😢😢🖐
@halimahashaash5629
@halimahashaash5629 2 жыл бұрын
😭
@maddarderia4527
@maddarderia4527 2 жыл бұрын
geesi baad thay bro la isma sii xagxagto hadii la kala tago adiga waad u ducaysayba geesi bad tahay runtuu sxb
@hanaabukar7422
@hanaabukar7422 2 жыл бұрын
Geesi rageed u ducee markasto walaahi waqtiga waa nacas wax kasto calafka ayaa ka wayn horr usoco wllky
@iqranuur6320
@iqranuur6320 2 жыл бұрын
Sidado kle ugu xisay wlhi lkn xas bu leyhy waqtiga ina kla geyy curadisane wu igu samiyey
@somaliqueen3346
@somaliqueen3346 2 жыл бұрын
Walal wanka xumahaye qooftas dhab bad ujecleede sedku kala tagteen
@abdirahmaanjaamac818
@abdirahmaanjaamac818 4 жыл бұрын
Heestan jacaylkayga u diri jiray ilaa hadana waan jeclahy laakin nasiib xumo ismaanu helin naaafo caashaq Heestaan waan iska dhagaystaa markasta 2/6/2020 like ii saara Naafo caashaq
@zakariyemohamed5430
@zakariyemohamed5430 3 жыл бұрын
9
@zakariyemohamed5430
@zakariyemohamed5430 3 жыл бұрын
9
@zuhurmohamedabdirahman2078
@zuhurmohamedabdirahman2078 3 жыл бұрын
Turn love
@shortvideos7006
@shortvideos7006 2 жыл бұрын
Pro I,m very sorry 😪😪
@farxiyoshinexh5685
@farxiyoshinexh5685 Жыл бұрын
😢😢💔
@amraneyyy
@amraneyyy Жыл бұрын
😭😭Qofki qoralkayga arka hay duceeyo wx walba ad ila jceshahy walasha oo kle ahay😭😭😭♥️😭
@suhaybjaamac3936
@suhaybjaamac3936 Жыл бұрын
Hamigaaga Ilaahay hakuu rumeeyo
@karamoige5268
@karamoige5268 Жыл бұрын
Waxad jeceshahay oo dhan Alle haku siiyo walaal.👏❤️
@naciimamahamednacimish
@naciimamahamednacimish Жыл бұрын
Aamin wllo dhaamanteenbaa
@deeqomaxamed2323
@deeqomaxamed2323 11 ай бұрын
Jacyl+awlad salixa+qatumo wangsan+jano🤲
@Misssugeyso1111
@Misssugeyso1111 10 ай бұрын
😢😢😢
@user-nu4sv6cl8s
@user-nu4sv6cl8s 6 ай бұрын
Markey noloshu kuu wacnan waydo oo aadan heysan wll iyo aabo iyo jeceyl aad ku garabtaan neen gacantaduna maran tahy🤲🥺 alle mooye qofkale waxpo ku siinkaro 😢 allow qalpigayga naxariistaada kuweyne jun25/1/2024
@AbdirahmanBarre-kl6os
@AbdirahmanBarre-kl6os 3 ай бұрын
Sorry wlhi xanun wye😪😪
@YordanostesfalemYordanostesfal
@YordanostesfalemYordanostesfal 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 Жыл бұрын
Walashay iga wayn baa hani ladhaa aadban kujeclahy abayo adun iyo aqiraba meel fcn kurijenaa waxan rabaa markaan hestan so donto inaa dhageesto ayadoo like fcn isran pls like me 🥰❤️🎤
@mohamedsaid-nh6xn
@mohamedsaid-nh6xn 6 жыл бұрын
heestan waxn ku xazuzta ani iyo nolozhydii alle ha ii kaa dayo mcn adunka kugu jeclahy 😭😢
@SareedoCismaan-bw9yp
@SareedoCismaan-bw9yp 6 күн бұрын
Naziih badana gabadhaz❤😢
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 5 жыл бұрын
Hilaac baa tahy aniga Hormuudban ku ahay adiga Waayo waayo 2019 intaa daawanayza farta taag
@mokhadar6396
@mokhadar6396 4 жыл бұрын
Iyadoo aan anigu qaadayo Kasoo dhagayso chanal kayga reply 1 year ago
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 3 жыл бұрын
@@mokhadar6396 iga daba ge
@noradinapokorupdylahi6579
@noradinapokorupdylahi6579 3 жыл бұрын
Inta ila dhagaysanaysa 2021 farta taag 🤣😁
@abdukadirwarsame2942
@abdukadirwarsame2942 3 жыл бұрын
@jibaaxogamer225
@jibaaxogamer225 3 жыл бұрын
👍👍👍😂😂😂👌👌👍👍👍👍🖕🖕🖕
@qabiilsomali7080
@qabiilsomali7080 2 жыл бұрын
I like 👍
@ahmedfaarh8336
@ahmedfaarh8336 2 жыл бұрын
Aniga ee nooli kulante from berbera
@hanicqaadir5519
@hanicqaadir5519 2 жыл бұрын
Anih
@naaneymohamed2399
@naaneymohamed2399 3 жыл бұрын
This is songggggg haraad baan ku qaba hoyo hamuun baan ku hayaa hooyo mcney😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️🥺❤️❤️❤️missa you hoyooooy 😭❤️
@farrrrrrrro
@farrrrrrrro 6 ай бұрын
Waa ogahay adiga oo xasuus xanbaarsan Qalbigana ka murugoonaya inaa heestan weyn soo xasuustay Qiso ku reeb bal xaga hoose 😢 Habeen Arbaco ah 31 bishii January 2024 love saar marka qisada ku reebto❤ 2:43
@FadxaCaydid-xg3yr
@FadxaCaydid-xg3yr 6 ай бұрын
Wlahi warun ano murugaysan dhagrysanayaa
@zakariye________jr1568
@zakariye________jr1568 6 ай бұрын
Team 2024 😢😂
@Reall_Santos10
@Reall_Santos10 5 ай бұрын
😂😂
@Apdiraxmanabdalla5968
@Apdiraxmanabdalla5968 4 ай бұрын
Really 😢
@fathimamohamed8628
@fathimamohamed8628 3 ай бұрын
😂😂😂yes
@israkhadar9938
@israkhadar9938 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢​😢🎉
@user-ed2ig7sl1o
@user-ed2ig7sl1o 2 ай бұрын
😢😢
@abdirahmanismaciil7213
@abdirahmanismaciil7213 3 жыл бұрын
Heestan inan Hani la odhan jiray oo aad ii jeclayd ayaan ku xasuustaa, runtii waxay aheyd inan fiican Ilaahay ayaan mustaqbal fiican u waydiiyay
@dajiya9270
@dajiya9270 3 жыл бұрын
Maxaad wax ula.qaban weyday 🙄
@hamsemaxamed4115
@hamsemaxamed4115 3 жыл бұрын
@@dajiya9270 😂
@dajiya9270
@dajiya9270 3 жыл бұрын
@@hamsemaxamed4115 😀
@Mo-dool
@Mo-dool 2 жыл бұрын
Adna siigaad bka dooratey gabartaa ku jecleyd 😁😁😁
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 жыл бұрын
Maxad uga tagtay haday ku jeclayd
@cabdisamedlampard6384
@cabdisamedlampard6384 2 жыл бұрын
Inta 2022 dhageYsanYsa Farta taagna Hees aad u jecelhy weeye wlhi 😰😭
@hanicqaadir5519
@hanicqaadir5519 2 жыл бұрын
Lamaba garine inte u carare brother subxnke😂
@hamdacadeeyhamda3629
@hamdacadeeyhamda3629 2 жыл бұрын
✋🏻💔😢
@husseinsidiiqhamshari5819
@husseinsidiiqhamshari5819 2 жыл бұрын
@@hanicqaadir5519 2011😭😭😭😭😭
@hanicqaadir5519
@hanicqaadir5519 2 жыл бұрын
@@husseinsidiiqhamshari5819 waqtiga ilmo aha anu 😭💔😂
@husseinsidiiqhamshari5819
@husseinsidiiqhamshari5819 2 жыл бұрын
@@hanicqaadir5519 😂😂😂😂 haygu ciyaarine iga daa😂😂😂 hestani mobile sony Ericsson aha by igu jirtay wan ku raxaysan jiray safar ban ku galay hargaysa to burco ah😂😂
@Sir____88
@Sir____88 Жыл бұрын
9/2/2021 Waa markii Nolosha Macaankeeda Aan Dhadhamiyay Oo Aan is baranay midii Ih Bartay Dareenka Jaceyl Macaankiisa Hadana Ih Bartay Qadhaadhkiisa Waxan ku Jirey Hal sano Oo Farxada Intaa Kadib waxan galey hal sano oo murugo iyo mahadho ah mana Aqaan Sidan Uga Bixi lahaa 😢 isoo Duceeya In Uu Illahay Qalbigeyga Ka Masaxo Inantaas More like saxiibayal 😊❤
@HaniAbdilahi
@HaniAbdilahi 5 ай бұрын
Kabxaysa wll
@farhiyamohamed-he5ib
@farhiyamohamed-he5ib 6 ай бұрын
Who's listening to this 2024 like comment
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY Жыл бұрын
2023 hadaa daawanaso legend ayaa tahay 😢❤😊
@rahmochcrahman1531
@rahmochcrahman1531 Жыл бұрын
Anigo waliba dhawacan 😢
@Cayuushali
@Cayuushali 6 ай бұрын
21/1/2024 💔😭
@FatxiAbdiRashieT
@FatxiAbdiRashieT 4 ай бұрын
Sido kle wlhi tii aan ku tashanayay aya cidlo igaga dhaqaaqday 😢​@@rahmochcrahman1531
@ilwaadaadam4200
@ilwaadaadam4200 2 жыл бұрын
Heestan wan ku xasuusta inan is jecelaney ayaa heestan iqaadi jirey lkn maanta meel ujoogo ma garanayo habeenku heesta iqaadey igu danbeysey inuu nool yahey inuu dhintey war kama hayo ilaa waxan weheshada heestan sidii inuu isagu iqaadayo ayaan udhageysta 💔🩸😭😭🥺💔Haddii udhintey ilahay haw naxariisto hadduu nool yahey farxad ku waar ku leyahey inta qoraalkeyga waxan leyahey thanks
@XafsohasanAli
@XafsohasanAli 5 ай бұрын
😢😢😢
@saidhussein2625
@saidhussein2625 Жыл бұрын
Wllhi hadi aadh heestan soo raadisay legend baadh tahy.........reynreyn iyo cfmd kunoladha walalaheyga somaliyeedh....meelkasta kajogtaan duni....abidh jira ooo dadka kamuqdho 🥰❤.......habeenimo
@hudaraan658
@hudaraan658 2 жыл бұрын
Heestn xasuus ayey igu ledahay walhi galab Ramadan ahyda duleedka magalada Hargeisa suuqa ayn u baxan waxaa isku argna wiil ka imaaday Sweden 🇸🇪 marki iskugu keyn horeysay ee isasa saarnay indhaha waa kla jeesan wxa ila socday hooyaday iyo habiyartay asagana adeerkis bu la taagan iyo nin kle oo leh war abdirahman gorme timid inta joogas iyo su, aal kle adeega aan ka rabnay meesha u wiilka joogay waa dhameysanay hadana waxaa sii xiiseynayey ina wxa kle sii weydiiyo dukaanka si aan wiilka usi arko dukaank waxa lagu gadayey dhar iyo kabo anaan mna rabin baa maalinki oo dhaan isku baraweeya ugu danbeyn waa dhameysanay adeega rabnay waana baxnay waxaa galnay carwo ka so horjeeda dukaanki hore waxaa ii imaaday wiil yar oo igu yiri habiyar ninka dukaankas ku jir wuxu ku dhahay warqadan telephonkaga igu qor hooyaday iyo habiyartay wey na maqlayan wiika yar wuxu leyahay kadibn waa u qoray telephonkeygi markaas bay habiyartay I tiri awal baaba ka yaabana siduu ku firinayey ninku waa is baranay wiilki mudo baa xariir laheyn maalin walbana heestn baa dhageysan jiry 2 years kadibn wiilki wa wayey meel u ka baxay ila iyo maanta meel kuma ogi mar walbo heestn maqlo waan so xasuusta wiilkas hadu nool yahay farxad iyo barwqo ba u rajenya hadu dhintayna alle naxariista janno haka warbiyo ✍🤦‍♀️🥺
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 2 жыл бұрын
Lanbarkii miyaanad ka haysan
@hudaraan658
@hudaraan658 2 жыл бұрын
Wna ka hayaa lkn wuu iska badal
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 2 жыл бұрын
Lkn qoralkaga meel kalena waan ku arkay
@zamijackdeco8320
@zamijackdeco8320 2 жыл бұрын
Hadaan hore u arki lahaa anaaba kula raadin lahaa sorry abaayo
@abdifatahabdilahihanaf6943
@abdifatahabdilahihanaf6943 2 жыл бұрын
Waa qiso cajiib ah
@zakariyezaki9490
@zakariyezaki9490 3 жыл бұрын
Aduunka wax ka Fcn maLaHa JaCeYlkGa KooWaaD inaD HesHo oo IllaaHay CaLaF kGu Daro Lkn NaZiiB Xumo!!!!!! Guuleyso GuuLeeD DhaL ... my First Love sHe learned me True love ......... Ax Ax Ax Ax!?!?!?!? GabDho iskuma JirTaan lkn RaGa SiDa U Dhaama_______ kaftan Ha aHaaTo inTaaSi OkiA HeesTan MuDo 2sano aHna wn DhaGeYsaNaYeY
@hoobalmedia1837
@hoobalmedia1837 2 жыл бұрын
Aramidu waa xanuun wlhi sxb, Intii la dhibanba Allah haw gargaaro
@haniabdirahman1862
@haniabdirahman1862 4 жыл бұрын
Aniga wan jeclahay hestan Why magacayga kujira😂😂😊🤗
@haniabdirahman1862
@haniabdirahman1862 4 жыл бұрын
❤️
@haniabdirahman1862
@haniabdirahman1862 4 жыл бұрын
Lil Hanad ❤️🤗
@haniahmedmohamed9647
@haniahmedmohamed9647 3 жыл бұрын
Ani xataa wa iska jeclahy😃😃😃
@hanicqaadir5519
@hanicqaadir5519 2 жыл бұрын
Sami
@banjesaid9742
@banjesaid9742 2 жыл бұрын
Hhhh
@Awooweqizo
@Awooweqizo 5 ай бұрын
Wxaan dhagaysanaya 2024 habeen axada sacadu tHy 12:6 wxanan midawnay gabadh hani ladhoho jcyL aan uqaaday dartii baan heesta uso booqday wxan rajaynaya anago gulaysany inan halkan kuso laapto inshalh❤🥺
@cabdicasiisxaasan771
@cabdicasiisxaasan771 Жыл бұрын
Heestan waxaan caawa dhagaysanayaa 18 November 2022 anoo kaligay ah Waxaan caawa anoon rabin isku dayayaa inaa fasaxo jacaylkaygiii noloshaydiii Oo aan arko jacaylka aan uqabo intuu leegyahay aanay dareemayn oo dadkale ay igaga kalsoontahay Ana wax walbo aduunka yaala way igaga qalisantahay wAyo waxaanan ilaabi karayn hadalkeediii naxariista badnaaa qosolkeeda Ana waxaan caawa go aan ku qaatay Inaan farxadeeda iyo nolosheedaba ka baxo waayo qofka ku jeedAa wAAKA marwalpa kula hadla ku garap taagan ilaahay waxaan ka baryayaa badal khayr qaba Ana waan ilaawi insha allah walow aanan ilaawi karin 😭😭😭
@hanidhidar3255
@hanidhidar3255 Жыл бұрын
Wall iska hayso wall🥺
@MohamedOmar-lc5rq
@MohamedOmar-lc5rq 3 жыл бұрын
Heestan waan jeclahay wlh dhagaysigeeda kama daalo 9/7/2021 11:18 habeenimo❤
@ruqiyarubaabi6999
@ruqiyarubaabi6999 3 жыл бұрын
Ano yar a dawan jiry😔
@MohamedOmar-lc5rq
@MohamedOmar-lc5rq 3 жыл бұрын
@@ruqiyarubaabi6999 heestanu mid laga weynaanayo maaha🥰
@gamingghoul5895
@gamingghoul5895 2 жыл бұрын
Me to walahay imsa jeeer kusoceshtaa😄
@abdiaziizrikooba9807
@abdiaziizrikooba9807 2 жыл бұрын
Habeenka Mad Mirqansanayd Zhp 😂😂
@MohamedOmar-lc5rq
@MohamedOmar-lc5rq 2 жыл бұрын
@@abdiaziizrikooba9807 kkkk may lph
@liibanbarre8881
@liibanbarre8881 3 жыл бұрын
Waa habiin jimco ah Sanada 2021 Bisha 7 9:32 habiin nibo waxaan Konolahay uganda nana hostel Hestan waxan darta markan soxasoosto Nastexo cabdi nasir rer guricel aheed Waa qof aan jeclaa ilaa iyo had inkasto Hoyo laqabo noqotay oo dagan fiilan 🤲🤲 yaa ilaah xitaa ariktideeda adan Arki lahaa waan iska dagilahaa inkasto 2017 bey aheed markii iigo danbesay Codkeda iyo moqedaba yaa calaf Maxaa igo dheshay 😭😭😭 Wll hadad aragto farinteyda fadlan iso docey In ale iisahlo fiisaha uk oo afar bilood sogaa Oo aan wali jwb kahelin like isar wll
@Hodan-rf3xk
@Hodan-rf3xk 3 жыл бұрын
Alla ha kuu fudaydiyo wll
@hanicqaadir5519
@hanicqaadir5519 2 жыл бұрын
Allah ku fududeyo abowe waqti idinkala waday badal qeyr insha alah 😢
@ayaanyusuuf9803
@ayaanyusuuf9803 2 жыл бұрын
Wll alle qalbiga hakaaga reebo Badal khyr qabana alle haku siiyo Heestan oo aad ujclahy Oon hada dhagysanyay 3:20PM hargeisa Ayaan arky qoraalkaga Alle wx ka khyr badn haku siiyo
@nimciitaabdi9779
@nimciitaabdi9779 2 жыл бұрын
Waa haben jimcaa sacadu 02:38 sanadka.9.3.2022 allle Hamigaga Haaku rimeeyo anah iso ducee dhibaa ii hystee😭😭😭😭😭
@hanicqaadir5519
@hanicqaadir5519 2 жыл бұрын
@@nimciitaabdi9779 allah ka saro bayo😭
@Golyomedia
@Golyomedia 3 жыл бұрын
Hadmaan ku helyaa 💔 Hees dareenkeeda wadata waxan dhihi karaa waa bogsiinta qalbiyada hulcaaya Eid jamac batalaale faanan sare 🙏🖤
@sirabdiwahidkj692
@sirabdiwahidkj692 3 жыл бұрын
Heestan Wax Kale weeye❤ 2021 Ayaan Dib Ugu Cishtay For Like👍👍👍
@mulkisaid12
@mulkisaid12 5 ай бұрын
Heestan dadka commentiga qoraya waa wada naafo cashaq Allaahu mubarak dhamaantin Alleh waxaad ku faraxdan oo aad ku dagtaan haa idin siyo Waxaan wayeey qof aan jecla waxan helay qof ii jecel maa rabo xanuunkan soo maray in uu mato waxn rabaa hadi calafkisa aan noqdo inshaallaah dhamantin guul ban idin rajeynayaa ❤❤❤
@suldaanfaysal1165
@suldaanfaysal1165 2 жыл бұрын
25/7/2022 sacada 1:25 habeenimo malinta isniina heestan wllhi waa hees macaan oo qalbiga taabanayaaa ilahow labadii walbee is jecel isku hadee nolol waartana sii labadii calaf kala kaxeyeyna qalbiga uqabooji❤️❤️😓😓
@mupashirmoh6823
@mupashirmoh6823 2 жыл бұрын
Hani Heeee🤩🥰🤩🥰🤩🥰waxa iGa dampeeYow i arka 5/9/2021 la dHaGaYzanaYaa
@abshir998
@abshir998 11 ай бұрын
Waa galab casar liiiiq ah bishuna tahy 21/agus/2023 magaceygu hon apdulle. Waxaan jooga banaaan magalada garowe waqtig jawi roobeed ah weye. Inta iga danbeysa dhageysiga heesah ilahy hani soo hanuuniyo
@updaleosman8387
@updaleosman8387 10 ай бұрын
❤❤❤❤ galab xasusu mudan
@esmahan143
@esmahan143 3 жыл бұрын
Ani hurdo habeen ma seexdo adaa ihor joogee🤗😘 after long time I'm watching 2021✌
@user-gi5db8wi3e
@user-gi5db8wi3e 7 ай бұрын
Heestaan waxaa dhageysanoyaa Anigo murugeysan noloshuna igu adagtahy dhankasta Taariikhtuna eeytahy 17/12/2023 malintuna aay thy Malin Axad ah sacaduna aay thy 12:16 duhurnimo waxaa rajeynaa qoraalkan inuu xasuus ii noqodo waxaa rajeynaa qoraaladan in aay xasuus ii noqodaan oo Dib uga shegeyo anoo noloshaan nolol kaqurxbadan kujira insha allah🤲🤲🤲
@SahraAden-mh7hl
@SahraAden-mh7hl 6 ай бұрын
Khayr ban ku rajaynya
@FahiimoSiciid
@FahiimoSiciid 6 ай бұрын
Aboe setahy hadeer😢
@CanabCabdulle-nf1tn
@CanabCabdulle-nf1tn 6 ай бұрын
Sdee dareeemesa hada abayo 😢😢
@AshwaaqMohamedAshwaAMohamed
@AshwaaqMohamedAshwaAMohamed 5 ай бұрын
Illahay wayha Aduunka haku sameyo abayo 😒
@nimojamaal3925
@nimojamaal3925 2 жыл бұрын
Hees aan jecelahay dareeen goni ah wata best fanan Wadanha dhiiga habiyo❤ Halbowlaha warabiyba 💉 Adiga haleeyo💘 Halisbad i geliyse ❤ Hadman ku helay ❣😥 12:50 13/1/2022 hbeen khamis from turk🥰
@axzaabosman8786
@axzaabosman8786 2 жыл бұрын
Heestan got telent ayaan kaga qayb Galay Waanan ku so baxay Xasuus ayey ii leedahay wlhi 2021 from to burco. Eid jama batalaale.
@user-re4ie1ug1e
@user-re4ie1ug1e 11 күн бұрын
Ado cadhaysan markad heesaha qaarkod maqasho wad ku dagaysa fanku wa u dhalasho ❤ dadna wa kuwi hore
@ameinzead6472
@ameinzead6472 2 ай бұрын
Wan idin salamay inta mucashaqinta 👋🫡🫶❤️❤️❤️2024 magalada Frankfurt ee dalka Germany 🇩🇪
@user-fc8gr9qf6e
@user-fc8gr9qf6e 2 ай бұрын
Sxp wn kaa qadey 12 cisho kadib kuso qabtey inad cafimad qabto ku rajeen from somalia state puntland❤
@Hidanhuda
@Hidanhuda Ай бұрын
😭💔🇳🇱
@ameinzead6472
@ameinzead6472 22 күн бұрын
⁠@@user-fc8gr9qf6e🫡 sharaf iyo karamo korkaga pro adiga iyo dhaman bulshada reer buntland 🙏 from Somaliland
@mohaupdaymowlit3304
@mohaupdaymowlit3304 3 жыл бұрын
Inta tiktok io what's apka kasoo arag tay is muujiya😅😂🤣
@hanaabukar7422
@hanaabukar7422 2 жыл бұрын
My song hani waan jecelahay heestaan coz magacayga hani ah ciyaal nimadayda ayan maqli jiray wallahi waaan iska jecelahy
@sirabdullahi7089
@sirabdullahi7089 6 ай бұрын
Inta qalbi heestaan kaso maqashay farta taag😊
@hamsick_Opthi
@hamsick_Opthi 6 ай бұрын
😂😂
@hamsick_Opthi
@hamsick_Opthi 6 ай бұрын
Still watching 6year ago 2:20
@aishacuud4193
@aishacuud4193 2 жыл бұрын
Hes darenkeda wadataa ❤️🥺Yaa dhagesanyo 1/9/2021 9:08hbnimo yaa iladhagesanyo 🥺
@hanicqaadir5519
@hanicqaadir5519 2 жыл бұрын
12/9/2021 one week😍
@sharmaarkeahmet8945
@sharmaarkeahmet8945 Жыл бұрын
☝️
@nourudiinmahamed5774
@nourudiinmahamed5774 Жыл бұрын
Heestan waa heestayda laga bilaabo maanta old is gold...🗿☕❤
@ilwaadhassan3090
@ilwaadhassan3090 6 ай бұрын
Waa galab sabti ah taariqda tahay 20january 2024 wxaan dhagesanaya heeskan anigo waliba goobteyda Shaqada an joogo Wxaan Gabi ahaanba iska dhafay jaceyl io afarahiisa mudo laga joogo 2yr xirir manan sameyn heeskan Wxaan Dib udhagesan dona Mrkan helo qofkeyga saxda ahaa rabi Wxaan ka baryey mid qeyr qaba nlshana isku fahano so duceya inta iga danbesay❤️❤️❤️
@NithmoHassan
@NithmoHassan 6 ай бұрын
Aaaamin Yaarabi wlalalo 😢
@Hamdadahir-gd4lq
@Hamdadahir-gd4lq 6 ай бұрын
Wll ilso xiriir hadaad argto fariintayda
@user-jt2je7lg6e
@user-jt2je7lg6e 2 ай бұрын
Heeestan aniga iyi jacelkeyga waxa dhagaysan jirnay anago wada jira 2015. Lkn hada waxa dhagaysanaya aniga kaligey alle haw naxaristo 😢
@HothanMohamed12
@HothanMohamed12 6 ай бұрын
Hestan waxaan dhageysanoyaa malin axada tariqdu tahy 21/4/2024 waliba anigoo ah maxbuus caashac 4 sano💔🥲
@najamajama7427
@najamajama7427 3 ай бұрын
😢
@abdalla442
@abdalla442 3 жыл бұрын
2010 dhgysn jiry ilaa mtna 2021 wan dhgystaa mobilka igu jirta ❤❤❤❤ Hani halka igaga taal baa had iyo goor i hafeefanysee😭😭😭😭😭
@abdullahishuuriye333
@abdullahishuuriye333 Жыл бұрын
Sxp ma yarida maad iska deesid heesta😂😂😂
@salmanwarsame2701
@salmanwarsame2701 4 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay ee 2020 daawanaya xaadir
@zuuzuumohamuud777
@zuuzuumohamuud777 5 ай бұрын
Heestaan inaan aad u dhagaysto Uma jeclahay dhamaan dadka iga ag dhow way yaqaaneen si gaar ah walaashay manaal shariif shire oo mar walba heestaan markay maqasho dhahda heestii sundus heestaan waxaan dhagaysan jiray ninka iqaba manta anoo la haasawa ka helitaan xiiso rabitaan is biirsadayna u haya kadibna wax walba jacayl isu badaleen isaguna ii ogayn ayaan dhagaysan jiray anoo xishood dumarnimo igu jiray oo aan jacaylkayga si bareera ah u tusi jirin ninkaa si caadiya ula haasaawi jiray alxamdulilaah maalin maalmaha kamida ayuu wax walba ogaaday ana ficil iyo aamus iyo hadalba ku tusiyay heestaan xasuus gooniya igu leedahay ❤😭😭😭😭😭😭
@mahmoudabdikariem9909
@mahmoudabdikariem9909 2 жыл бұрын
Mar walba o an Janis helo dhagaysigeda kama daalo😪xasus igaar ah weYe 😔ilahay mar kle hana ina kulmiyo boqordydiyey👰🤲😪
@apdikariinyuusuf254
@apdikariinyuusuf254 2 жыл бұрын
Heestan wllhy waxay igu ledahay xasuus aanan ilawi doonin waxan dhagaysan jiray 2019 xiligaa oo aan haystay qofta aan dunida ugu jecla blze nasiib xumo wan is waynay qadarta alle aya nakala gaxaysay blze wllhy dunida iyada ayan ugu jecelahay
@samdaoffical6375
@samdaoffical6375 11 ай бұрын
Wlllo wax walab walhi wá calaf lkn jacayl wá ka kooowad ad noolshad soo marto
@amiinomaxamed2578
@amiinomaxamed2578 3 жыл бұрын
Aninkeyga alla igama qado haben walbo iqada ino iso waco nawad igu imow mcne 😥😥😥♥️♥️
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 жыл бұрын
Aamiin ♥️
@binialex8833
@binialex8833 14 күн бұрын
i am amhara but i love this music ❤❤❤😢
@Yusufclraxman
@Yusufclraxman Ай бұрын
Hestan wxaY ii baxaysa Eid daY 2 wxn ku xasusta inan quruh io dabecad aqoon daganan Allah u dhameyy hani sh mohmed ahmed wxd tHy boqorad❤ allaah kep you sunday,5:10 pm
@handicappoy4299
@handicappoy4299 Жыл бұрын
Wllhi hestan wn jeclahay tarikhda 2019 Ila apti now jecaylkaygiii Huda Haruuun muhumet Isman Hasan nolol wrta mcn Badan aad kujeclahay adine❤️💕
@haniahmedmohamed9647
@haniahmedmohamed9647 3 жыл бұрын
Wadanaha dhiiga habayiyo halbowlaha warabiyaba adigaa haleeyoo halis baa igalisee hadmaan ku helayaa 💔💑
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 4 жыл бұрын
Mncha llh illhy coD buu ku mnyztay ninkan wlhi horeh uzoco liph😘batalaaale codkan oo kle la kaalay amah fanan lmah zhaagteh wll izkah dhaAf Wan wtah wlhi patalaaleh❤❤
@naimaahmad6876
@naimaahmad6876 Жыл бұрын
Hadmaan ku helayaa 💔 Ilaahow kuwa is jecel calaf isugu dar dunida farxadi ha buuxisee 😢❤
@juliachimmy2244
@juliachimmy2244 7 ай бұрын
Never get old I'm listening now 😭❤️
@ikraanzubeyr3257
@ikraanzubeyr3257 7 ай бұрын
Same😢
@AsmaAhmedabdinasir
@AsmaAhmedabdinasir 7 ай бұрын
same ❤😊
@user-kz2dd7su2e
@user-kz2dd7su2e 7 ай бұрын
@amuun_xoxo
@amuun_xoxo 7 ай бұрын
💗💗
@SumayaApdyrashiid-gs4jg
@SumayaApdyrashiid-gs4jg 6 ай бұрын
SME❤
@aasiyafaysal8760
@aasiyafaysal8760 4 жыл бұрын
Heesta kaliye itaabaya Markan dhagaysanayo who wachting 2020/6 like ta
@safafarhan3804
@safafarhan3804 3 жыл бұрын
I love this song
@sumayaabdilahi5634
@sumayaabdilahi5634 3 ай бұрын
Team 2025😂🎉
@maxamedcabdiofficial4571
@maxamedcabdiofficial4571 2 ай бұрын
Hor dhac miyaa😂
@abdirahmanmohamed1764
@abdirahmanmohamed1764 2 ай бұрын
Hhh@May 2024
@monazershakaal8301
@monazershakaal8301 Ай бұрын
Caafimad ilhay ha inagu gadhsiyo
@abdiqani7943
@abdiqani7943 Ай бұрын
😂❤
@cadnaanmohammed4750
@cadnaanmohammed4750 4 жыл бұрын
07/01/2020 Yaa dhageysanaya like ta inta dhageysanaysa
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 3 жыл бұрын
Berigay zoo baxday mobile maan lahyn walaalkay iga wayn ayaa ii xaasidi jiray maantana waan ku bashalayaa alx
@quruxsan3304
@quruxsan3304 3 жыл бұрын
Malaha xiligaas jacel ma adan dareemi jirn 😂😂
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 3 жыл бұрын
@@quruxsan3304 waan dareemi jiray wll
@kaletwiseman1
@kaletwiseman1 4 жыл бұрын
Jacayl aan i Hayn markki hore ayan dreema heestan markn dhgyzanayo naxariis iyo kal gacal aya ka buuxsama qalbigayga...Cidna ma jcli hda... 10:58 am March/31/2020 Covid 19 days😫
@hibaaqabdiraxinxasan3211
@hibaaqabdiraxinxasan3211 4 жыл бұрын
Iskumid nahay
@badrudiinibraahim9968
@badrudiinibraahim9968 4 жыл бұрын
Sido kle hhh
@songmoh746
@songmoh746 2 жыл бұрын
Xasuuus wacan Date:17/09/2021 Time :12:04 hapeenimo Day: Axad Star calamadah Aniga iyo labadayda saxiib ee Yasir iyo Abdirahman
@Hodan7812
@Hodan7812 2 жыл бұрын
Hee wll mgacayga calaamad ini ah miya marka😂😂 Salaan sare kuligiinba😍
@nimcoheegoofficial8846
@nimcoheegoofficial8846 2 жыл бұрын
Calamada alkhaliij agtedan ka dhagaysanayaa 5:21 galabnimo malin jimce ah
@hoobalmedia1837
@hoobalmedia1837 2 жыл бұрын
@@nimcoheegoofficial8846 Anna wajaale ex October hargaysa 8:48 habeenimo Baashaal wcn dhalin yaro✌️
@user-rq1vg6yg6l
@user-rq1vg6yg6l 6 ай бұрын
Waa xasuus yar aan rabo halkaan inan ku reebto 2024/1/23😢 waa malin Taladaa sacado 11:59 waxaan ku jiraa xisad plze heestan ayaa idan qaysa runti jacaylkaygi kuwaad wuxu ibaray samir iyo adkaysi waxaad ige dhigtay mid dartaa dulaysan plze cafis baad ige tahay waxaana ku rajaynayaa nolol qurux badan 🥺💔🫂 Waxajiray qof intaas ba ilowsiyey oo igeeyey melanan waligay kaso noqnayn rajadu dadka way fogaysaa 😢samirkana wuxu uyahay wehel plze markay intaa dhamato hadii uu wayo qofku wuxu inta rajaynayey kawarn Alxm calaakuli xall 🥺💔runti qofkii intas aan ka helay maanta dunida wuu igu cidleyey⚰️🥺Alle qabriga hakuu nuuriyo ani waan kuso cafiyey⚰️🥺
@hanadihgoptah2543
@hanadihgoptah2543 Жыл бұрын
Heestani wxey i ledahay xasus 2021/8/26 Alx mntana wa isla jogna🥰❤❤🥺
@ibnumawliid2943
@ibnumawliid2943 Жыл бұрын
I love you soo much my queen 🥺👑❤️
@AdnaMohamed-ik6jj
@AdnaMohamed-ik6jj 4 ай бұрын
2024 baan dawanyaa hesstn aad baan ujeclhy 10:04 ❤😭
@jano359
@jano359 Жыл бұрын
wllhi heesta wan jeclay waligaa qof dhab ku jecal ma iska idho tirtay markii uu ka fogaday am kaa dheaday ma darntaY farxad iigu nolaw meel kadto joogto😢
@abdifatahfaanto2057
@abdifatahfaanto2057 2 жыл бұрын
Xamar, 19 Nov, 2021 heesta aan ugu jeclahay heesaha Batalaale. Adigoo majliskaaga ka soo kacay xilli danbe, kaabadaada ma soo fadhiisatay, heestan ma daaratay? Booggo kugu yaalay ma damqadeen? Ma oydey? Furaashkaaga sidii dogob dhacay ma iskugu tuurtey? Heesuhu waa xusuuso qaaliya.
@hanaabukar7422
@hanaabukar7422 2 жыл бұрын
Walle xusuuus badan ayay kuu tahay bro❣😭
@barwakomustafa8277
@barwakomustafa8277 2 жыл бұрын
Abdifatah fanto.bro iska samir. Xusuusuhu waa wax cajiiba oo dhamaanteen aynu iska reebno. Waxaan anigu aad ugu xiisay yaraanteydii iyo asxaabteydii aan is jeclayn ee waqtigu nakala geeyey. From Burao Somaliland 4ta march 2022
@faizaabdi4754
@faizaabdi4754 Жыл бұрын
😭😭😭😭💔aad io aad
@enjoy3684
@enjoy3684 6 ай бұрын
2024 hdaa so boqothy heesta like isaar 😢😢😢
@hozzafh
@hozzafh 2 жыл бұрын
Wadnaha dhiga 🩸 hababiyo halbowlaha warabiya adiga haleyo halis bad igalise hadman ku heelaya 😭😭🌸
@faysalhassa2064
@faysalhassa2064 Ай бұрын
Hawysty hareerahago Way qalbiga Habeen jimce ah sacdu tahy 11:06 28/6/2024 mucashaqinta Wan salamya❤😢
@samsamcumer5773
@samsamcumer5773 6 ай бұрын
Still l listen 2024 💔
@amiirsiciid7885
@amiirsiciid7885 6 ай бұрын
Wxan dhageysanaya friday/1/19/2024 old is gold 🎙️🎸🥁
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled 6 ай бұрын
sodookale
@FaadumoAhmed-jn4hi
@FaadumoAhmed-jn4hi 6 ай бұрын
😭😭waxbo igama maqna waan heystaa wax walibo aan jeclaa hadana nolosheyda hore mailaabi karo🥺
@Madoobe-lc3zp
@Madoobe-lc3zp 29 күн бұрын
Hestan waxa dhagesanaya 8/7/2024 sacaadu ay thy 23:55 habeenimo arbaco sogaleso ruuntii hestan marka dhageesto waxa so xasusto jaceylkeygii sakeriye siciid MustapeHe warape oo ahaa jacaylkeygii ruuntii adbaan uu jacla wiilka waqtiga ina kala kaxeyay oo wan wada jogii waynay waxana kala harnay bishii laso dhafay ee 1/6/2024😭💔 runtii xarirkena wuxu kudhamaday anogo kala amusan oo midba midka kale raligalin kasugayo ruuntii adban uu jacla xasuso qurux badan igaga tagay Ana ilabi kareen waxana aheen dad waqtiyo badan is laso qatay farxad murugo waqtiyo adaag garabkeyga jogay aan ilabii kareen wuxu ii noqday garab buuxa xalad walpana wuu ila qebsan jiray ruuntii aadbu ii jacla Ana sido kale waxana wada soconay 4sano io bilo waxan aheen dad riyoyiin leh mustaqbalna iska raba xalad kastana oo timata isku jacel iskuna raba ruuntii ma ilobii dono wax yalaha ii sameen jirtay inta agtada jogay malina kuma murugon oo kuma cidlon runtii nin rageed thy farxad igu nolo ilahayna wax xun kuma tuso ina nolasha dib umidowno naa waa rajenaya midaa I n qof ado kale ah na adunka inta sarna imaso marin imana somarii dono boska qalbiga ku lahedna wali waa kuledahay wana ku lahan donta qof kale na madajiin dono boskaga wana balan mida 😭😭♥️🫂🥺asagana hestan isla dhagesan jirnay adbuna uu jacla hestan Ana sido kale ma ilabi dona 😭❤️‍🩹
@Maahir397
@Maahir397 Жыл бұрын
Heestan waxan uqata erayadeda markasta ooy walashy iga maqantahy wlshy hani kujeclay wllo mcn ❤❤❤❤
@zack12951
@zack12951 3 жыл бұрын
2021 cidii dawanysa like ta💔😰😢❤
@qumanhooyojecel3621
@qumanhooyojecel3621 2 жыл бұрын
Halis baa i galisee hadmaa ku helayaaa 😭🥺💔
@hassanahmedjama321
@hassanahmedjama321 6 ай бұрын
Markii ay gabadhiisu ka duday/ Tagtay ayuu heestan abwaan Abdinasir Macallin Caydiid IHU u sameeyay xaaskiisa, markay maqashay bay usoo laabatay.
@ridwanyareofficial8561
@ridwanyareofficial8561 Жыл бұрын
Alle haku Naxariisto 😢 heesta Ereyada waxa midhaha iyo laxankaba iska leh c/Nasir macalin caydiid oo mnta Addis ku geeriyoday
@mohamedabdihakiinibraahim9483
@mohamedabdihakiinibraahim9483 Жыл бұрын
Xasuusti Ustaad Abdinasir macalin caydiid rabi Haku Naxariisto Heestan still waan dhagaysta 🥺♥️ 2023
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 2 жыл бұрын
Jcylkyga Oon 4yer Isla soconay Ayanu Kala hadhnay Wakhtigana Isku Kaya samixi Wayay HeesTan Markan Arkay wan ilmeeyay 😓
@SahraAden-mh7hl
@SahraAden-mh7hl 6 ай бұрын
Sabb
@XamseYiroowe
@XamseYiroowe 24 күн бұрын
Adeer waan ku wataa barteda ayaad dhigtay❤❤
@Zariic_zariicSariic
@Zariic_zariicSariic 2 ай бұрын
Dhamaadkiii 2020 wxnu is barony wiiil la dhaho sakariye kayse muhumed wxnu kala dhamanay 2023 wlhie waanu is jclaaney lknnn imika maya manta ooy tariikhdu tahay 1/6/2024 wxn jooga liibiya wxnnn rajeynaya inaan mr kale nolol ku kulano 💔😭😭😭😭😭
@Hidanhuda
@Hidanhuda Ай бұрын
😭😭😭sorry
@fardouzafjanoofficial8816
@fardouzafjanoofficial8816 2 жыл бұрын
Waw heestan wan daawan jiray ilaa haatana waxa izo xazuuziyay wllky Cabdirahman maxfuud kugu faana waligaa wallka ma jeclaatay🙈❤
@apdiaziizhajji3499
@apdiaziizhajji3499 4 жыл бұрын
Eid Jama Batalaale 2020 Yaa Dawanaya
@muniiramuxamed630
@muniiramuxamed630 6 ай бұрын
Listening 24 Jan 2024 Wednesday 10:51 feeling so good❤g. H. C. Malintaa maalinteedaan ku soo noqayaa inzha allh S
@NuurFarxaan-br4bv
@NuurFarxaan-br4bv Ай бұрын
Ciyaalkii 2010kii is muujiya❤😂
@hannanasser1070
@hannanasser1070 2 жыл бұрын
Hadman ku helaya 🔐🖇🤴🏻 Amazing!😍
@mohamudshamur2647
@mohamudshamur2647 5 ай бұрын
😊
@hoodomohamed1462
@hoodomohamed1462 3 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuusta qof an jecelahay farta taaaga inta 2021 dhagaysanaysa❤
@sheikhmohamedcabdi4462
@sheikhmohamedcabdi4462 3 жыл бұрын
Jaceyl nama hayo hadana waanu qiironayna 😂😂
@abdiqadirabdikarim743
@abdiqadirabdikarim743 3 жыл бұрын
😂😂
@abdirizaaqarwaaxshiikhow4817
@abdirizaaqarwaaxshiikhow4817 3 жыл бұрын
🅗︎.🅖︎
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 3 жыл бұрын
😂😂😂 malaha wuu nagu soo socdaa
@bosska_channel5038
@bosska_channel5038 4 ай бұрын
Aniggu Waxaann Heestaann ka Maqlay gaadhi wiil aanu Asxaab nahay maanta ayaann dhagaysanaya wiliba aniggoo sooman baan iska celin wayey, Subaxnimo gobolka Massachusetts magalaadda Boston.
@ilwadugas2403
@ilwadugas2403 3 жыл бұрын
2021 haben ramadan ah ano mel iska jifo ina so radiyo hestan iga qabatay🥰💕
@aishaaxmedcaraale9898
@aishaaxmedcaraale9898 3 жыл бұрын
Sido kale wlhi😘
@aishaaxmedcaraale9898
@aishaaxmedcaraale9898 3 жыл бұрын
Sido kale wlhi😘
@quruxsan3304
@quruxsan3304 3 жыл бұрын
Anigana xiligan malaha jacel ba nawada haya 🤣🤣
@ashrafalinorsahal8680
@ashrafalinorsahal8680 2 жыл бұрын
Omg😭❤
@cabdirisaaq1225
@cabdirisaaq1225 6 жыл бұрын
Xasus baan galay wlhi barigay igucusbed Sidan udhagesanjiray ax
@abdulahihassanomar4137
@abdulahihassanomar4137 6 жыл бұрын
Wow Hees macaan
@abdisallan
@abdisallan 4 жыл бұрын
Manta xubega I hayaa waynaaa hurda heben ma seexdo hani adoon ba I hor joga hani 2020 3 2
@aminguray6799
@aminguray6799 Жыл бұрын
Wadnaha dhiiga haba iyo; Halbawlaha waraabiyaba; Adiga haleeyoo halis baad i galisee; hadmaan ku helayaa. Gabadha intaas oo qalbiga ah la dhaho ma wax ka wanaagsan oo la dhihi karo baa jira. ❤
@caashomaxamed6513
@caashomaxamed6513 5 ай бұрын
Insh allah waa heleysa ❤❤❤❤
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Mattaanaha
Рет қаралды 6 МЛН
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,3 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 71 МЛН
Cabdi Fataax Mukhtaar | Damiirka Anaa Iskaleh | Official Music Video 2020
8:31
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,5 МЛН
MAXAMED ADAN HIMILO XULASHO LIVE SHOWGI ABDILAHI XASAN GANAY
4:06
Adnaan Show
Рет қаралды 1,5 МЛН
YURUB GEENYO NEW SONG HAWAAWI HAPPY NEW YEAR 2019 HD
8:29
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,7 МЛН
Khadra Sinimo (Wiilow) HCTV 2013
6:17
hctvhargeisa
Рет қаралды 3,4 МЛН
Fuaad Omar Heestii Arji | Lyrics #SamiirStudio
5:34
Samiir Studio
Рет қаралды 3,3 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 2,6 МЛН
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Eng Sharma
Рет қаралды 7 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 191 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 493 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 311 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,6 МЛН
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 125 М.