Episode 30: Is-xambaarsanaan| Narcissism| Kabasho|

  Рет қаралды 21,431

Hamda Hussein

Hamda Hussein

Жыл бұрын

Weli ma iswaydiisay Is-xambaarsanaanta |Narcissism-ku waxa uu yahay? xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashaas misana ku baranaynaa shakhsiyidda noocaas ah calaamadaheeda iyo waxa sameeya dhaqankeeda.
Dhagaysi wanaagsan

Пікірлер: 75
@abdullahmohamedali8328
@abdullahmohamedali8328 Жыл бұрын
Maalmo yar gudahood ayaan 20'tan xalqadood oo brnmjkan kamid ah kusoo dhagaystay, anigoo laga yaabo in maalintiiba aan dhowr xalaadood dhagaysto. Inshllah gowr dhaw xalaqadan 30'naad waan soo gaari doonaa. Hamda aad ayaan kaaga mhdcelinaa brnmjkan iyo hagar la'aanta aad ku wado xaqiiqatan wax badan ayaa iskaga kay badalay intaan lasocday🙏.
@hibaturahman01
@hibaturahman01 Жыл бұрын
Wow 😯 wonderful course 🤗 alla maxaan horay ugu arki waayay KZfaq keen really it's helpful for us
@ardomaxamed9861
@ardomaxamed9861 Жыл бұрын
‏اللهم أصلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى عالي إبراهيم إنك حميد مجيد ‏ ‏ ‏اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك تعالى إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد ‏مجيد
@kamaalaliabdiwahid3014
@kamaalaliabdiwahid3014 10 ай бұрын
Casharadan lacag baa lagu bixiyaa adigana is mutawacnimo leh baa nagu so garsisay ader gacaliye ajar io xasanad allaha ka siiyo
@kiinali5994
@kiinali5994 Жыл бұрын
I once had a narcissist friend omg I hated myself just bcz of her😭😭I tried so hard to please I lost my mind💔
@habibahassan9289
@habibahassan9289 Жыл бұрын
Me too siz
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli Жыл бұрын
Narsistic waxay ugu xuntahay markii ay hooyada ama aabaha ama walalkaa yahay 😢😢😢😢
@abdirizakahmed1781
@abdirizakahmed1781 Жыл бұрын
Runtii xamda dheemaneey runtii aad iyo aad ayaad u mahadsanty waanan xiiseeya narcissist tiga please noosoo badi sida layskaga difaaco iyo sida looladhaqmaba thanks xamda
@Axmed_koke
@Axmed_koke Жыл бұрын
Manshallh wllo alle haku barakeeyo
@amiirsheeno7781
@amiirsheeno7781 Жыл бұрын
Mahadsanid Xamda in badan.
@maryanmaxamahomet2176
@maryanmaxamahomet2176 Жыл бұрын
Baarakallaahu fiika ukhtii🥰🙏
@user-ks6hv6fg8d
@user-ks6hv6fg8d Жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤ ❤ ❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Masha Allah , Aniga barnamij kaan waa I anfacay waliban sifiican , waan wax loo bahnaa Wllo hamda Allah ku barakeeyo hana ku xifdiyo 🤲🏼🤲🏼🤲🏼💯💯💯👏👏
@aragsan1888
@aragsan1888 Жыл бұрын
Masha Allah sharaf, mawduuc loo baahnaa baaka hadashay. Khayr Allaha ku siiyo
@axmeddeeq6688
@axmeddeeq6688 Жыл бұрын
Ustaada Xamda Xuseen, aad iyo aad baad u mahadsantahay.
@user-os1nv2cm8e
@user-os1nv2cm8e 5 ай бұрын
Hamda أختي بارك ألله فيكي
@hodanyuusuf672
@hodanyuusuf672 Жыл бұрын
بارك الله فيكي xamda
@moismail3586
@moismail3586 Жыл бұрын
Masha'alllah Tabaraka allah
@alihassanhussein5948
@alihassanhussein5948 Жыл бұрын
Masha Allah mahdsanid wll hamda hussein Allah ku barakeyo 💕💙💙💙🥰🥰🥰💯💯💯💯
@idilmaxamud4092
@idilmaxamud4092 Жыл бұрын
Shukrn abyo 🥰🥰🥰
@sharmoabdi
@sharmoabdi Жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyey🙏
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 7 ай бұрын
Mahadsanid hamdaay we ❤❤ you
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 11 ай бұрын
Mahad sanid ustaad Hamda ❤🎉
@ardomaxamed9861
@ardomaxamed9861 Жыл бұрын
‏ Thank you so much, Hamda You are the best, may allah protect you
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn Жыл бұрын
Awesome
@nadiapella5879
@nadiapella5879 Жыл бұрын
m.a wllo thankz
@sidroali2609
@sidroali2609 Жыл бұрын
Masha alah
@sihaamsiciid9756
@sihaamsiciid9756 Жыл бұрын
Wllyal waxa leyhy murad waxa idinka codsanya ina iduecysan in ilhy ifudedyo amin yaa allah 😥🤲40 qof ducadod wala aqbla fadlan
@safaahmed7642
@safaahmed7642 Жыл бұрын
Ilahy waxa jcshahy o macsi ahen alah ku sahlo
@user-ks6hv6fg8d
@user-ks6hv6fg8d Жыл бұрын
Woow ❤❤❤
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
Wll mhdsnid Waa podcast gii ugu horeyey aan ka dhageysto channelkan waana kaheley runtii hada kadib channel kaan waa ii favourite i.allah
@Abyahussein01
@Abyahussein01 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاتة.
@zamiiramaxamed7318
@zamiiramaxamed7318 Жыл бұрын
Thng queen 😍
@cryptocarrency
@cryptocarrency Жыл бұрын
Maasha allaah happy ayaan ku ahay inaan channel Hamdan Hussein ku soo biiray waana ka faaiiday
@zalmonuro3569
@zalmonuro3569 Жыл бұрын
Wan sugye wax bdn illh ka abaal mriyo ustad hamda Hussein
@ilhaanmohamed4928
@ilhaanmohamed4928 Жыл бұрын
🙏 ku HaYaa Mi. SIStry wx bdN ka Faiiday ANi aHaaN MhDsNid Hamdi
@hiboabdinur6682
@hiboabdinur6682 Жыл бұрын
Xagan kala soo xirira hamday please waan kuraba جسك الله خير ❤
@umuciyaal9619
@umuciyaal9619 Жыл бұрын
Wll Alle haku barakeyo halkee ka heli karaa course ka
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho Жыл бұрын
Halkan walaalo : www.hamdahussein.com/
@abdihashi6225
@abdihashi6225 Жыл бұрын
Mashalah, nin aan saaxiibo ahaan jirnay ayaa ahaa walaw aanu wada lahayn astaamahaad sheegtay, sidoo kale anaaba isku maleeyay 😂😂.
@sahrah9372
@sahrah9372 Жыл бұрын
Narcissist ka waamunaafuqiin ka carara
@queenfahima3996
@queenfahima3996 Жыл бұрын
Waa sida aan aniguba ku qeexo
@mukhtarmaxamuud7944
@mukhtarmaxamuud7944 Жыл бұрын
Masha allah xamda yar wax babadan ban ka faaiidney guulayso walal gacalo
@user-jx7xc4tn8m
@user-jx7xc4tn8m 11 ай бұрын
Wow
@ayannageye9376
@ayannageye9376 Жыл бұрын
Macalimada noloshay plz ha naga dahin ma awoodo course kaas Wn rabey lcg igu adkaatey midkn free plz noso badi huuno❤
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 Жыл бұрын
Ilahay baan ka magan galaynaa kalmada anaaaaa
@OmarAhmed-vl4cm
@OmarAhmed-vl4cm Жыл бұрын
Hamad abyo adiga o igaraliya ma isheegi karta book aad qortey majira inaan akhristan raba
@Najmanuura11
@Najmanuura11 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahamedahmedhassen274
@mahamedahmedhassen274 Жыл бұрын
Hamda hussein muxumed salaan sarre sister
@salmansk9551
@salmansk9551 Жыл бұрын
Narcissism=Anaaninimo, in qofku xaalad waliba uu adeegsado eraygan ah "aniga", bal ka waran eray bixintaas Xamdaay.
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 Жыл бұрын
Anaaninnimadu waa Selfishness maaha Narcissism. Way kala duwan yihiin waxoogaa walaal.
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 Жыл бұрын
Nolol suuro suuro weeye 😭😭😭
@OmarAhmed-vl4cm
@OmarAhmed-vl4cm Жыл бұрын
Hamda abyo waxn ku weey diina book aad qortey majiraa iga so jawab abyo dadka ku xiran cashirdadan ku jiraa
@mohamedshariif5433
@mohamedshariif5433 Жыл бұрын
Hamda Masha Allah ilaahey hak xafido. Walashey waxaan ahay wiil guurdoon ah. waxaan raadi nayay gabar fican oo diin iyo akhlaq leh inaan guursado. video yadaa wan ku xirnahay. Waxan jeclan lahaa inaan is barano only if you're single & ready inaad xidiid guur yeelato. I am Somali Muslim brother with a sincere intention. Insha Allah, let me know haday macquul tahay. Thank you!!
@sabs3875
@sabs3875 Жыл бұрын
Very smooth mashallah 😂
@mariamabdi5932
@mariamabdi5932 Жыл бұрын
Marka ma halkn bay kasoo oran wll single bn ahy haa, iyo diyar bn ahy ama ma ihi.... hhh so funny
@nuryusufdiriye7561
@nuryusufdiriye7561 Жыл бұрын
Waa Aniga Kaasiye Daawadiisu Soo Sheeg
@ikranabdille7203
@ikranabdille7203 Жыл бұрын
😳😳😳
@nijaj9157
@nijaj9157 Жыл бұрын
Hadaaba isku maleeso macquul in aadan aheyn dadkaan Waa qaldanhy ama waxbaa iga qaldan maba dhahaan Waa ee dhibeesaa.
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 5 ай бұрын
Ee anaani lee waaye kaase
@nashaadbashir6518
@nashaadbashir6518 Жыл бұрын
Wll hamda course kaan xili kastoo qofku jaanis u helayo ma heli kara mise wa course muddo kooban soconaya
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho Жыл бұрын
Xilli kasta ayuu heli karaa Bi’dniLaah.
@mariamabdi5932
@mariamabdi5932 Жыл бұрын
Walal buugaagta si free ah bn u rby inan u aqristee, xageen ka heli
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho Жыл бұрын
WhatsAppka websiteka ku xidhan la xidhiidh iyaga kuusoo diraya insha Allah : www.hamdahussein.com/
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Жыл бұрын
Walal Hamda Link-ga Buugga halkee ka heli karaa adigoo mahadsan.
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho Жыл бұрын
WhatAppka websiteka ku xidhan la xidhiidh iyagaa kuusoo diraya buugga walaalo . www.hamdahussein.com/
@MohamedIbrahim-rc7ce
@MohamedIbrahim-rc7ce Жыл бұрын
Saan iskaga diiwaan galiyaa barnaamijka cusub wLL
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho Жыл бұрын
www.hamdahussein.com/
@soomaalicaruur3921
@soomaalicaruur3921 Жыл бұрын
Ma jiro ilmo narcissistic ah waayo caruurta oo dhami waxa ay leeyihiin sifooyinka nercissistic markasta oo uu sii korana qaar sifooyinkaas Ka mid ah Ayuu Ka xuub siibtaa.
@nijaj9157
@nijaj9157 Жыл бұрын
Lkn waalidka laga rabaa saxo ilmaha sooma aha?
@awoibrahim3915
@awoibrahim3915 Жыл бұрын
Wallo bookta sideen u helaa please
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho Жыл бұрын
Whats Appka websiteka ku xidhan la xidhiidh walaalo www.hamdahussein.com/
@lilojuule8691
@lilojuule8691 Жыл бұрын
Abaayo noo soo badi narcissist cashradooda
@degelkhayr
@degelkhayr Жыл бұрын
Instagram baa kaala soohadlay walaly iisoo jawaab
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho Жыл бұрын
Haye insha Allah .
Episode 22: Dareemada Ceebta | Feelings Of Shame| Kabasho|
32:53
Hamda Hussein
Рет қаралды 32 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 19 МЛН
Episode 36: Fikradaha Taban |Intrusive Thoughts| Kabasho|
35:46
Hamda Hussein
Рет қаралды 19 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sidee Ayaan u dhisaa Naf-Araggayga? |Su'aalaha Kabasho |03|
26:51
Hamda Hussein
Рет қаралды 30 М.
Musasalkii Waqti :  Xalqadii 10aad
16:14
Boodhari Yare official
Рет қаралды 82 М.
Episode 44: Darroor Dareemeed |Emotional Leakage| Kabasho|
30:51
Hamda Hussein
Рет қаралды 23 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН