Episode 42: Qunyar Noolaanshiyo |Slow Living | Kabasho|

  Рет қаралды 47,102

Hamda Hussein

Hamda Hussein

Жыл бұрын

Weli ma maqashay mabda'a 'Qunyar Noolaanshiyaha' , ma noolaan kartaa qunyar iyada oo aanay jirin wax ku dedejinayaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa waxa uu yahay Qunyar-Noolaanshiyuhu.

Пікірлер: 85
@bushra00
@bushra00 Жыл бұрын
Anigu kabasho waan iska dhex hela inabadan,markan rabo inaan ogaado halkaan taaganabay halkan ayaan imaada.❤❤
@abdalleali354
@abdalleali354 Жыл бұрын
Masha allah mid kamid ah KZfaqrada somalida kowooda ugu tayada wanaagsan, Hamda hussein🏅
@ogow1877
@ogow1877 Жыл бұрын
اعتقد أن الفراغ أحد أكبر أسباب التشتت إذا لم يستغل بشكل جيد لأن الإنسان يصل إلى مرحلة لا يعرف ماذا يفعل أو في ماذا يشغل نفسه وبالتالي يصبح في حالة تشتت مخيف، ‏وزد على ذلك التطبيقات تائهة!!!
@harithturab
@harithturab Жыл бұрын
فعلا 💯💯
@khadarjama300
@khadarjama300 Жыл бұрын
Stoicism and slow living is my favourite thing ❤️
@ayaanahmed3803
@ayaanahmed3803 Жыл бұрын
❤Allah yacizaki hamda ❤ Waan dareemay marar badan arinkaaan waxa igu dhaliyana sida badan waa Social media ha Waxaan sameeya waan tuuraa waxyaabaha ii muhiim ka ayaan isku dhibaa - nafteydana si sare iyo si hoosana wan ula hadla in ay muhiim u tahy Fokuskeeda inuuu soo jeedo
@Baraale
@Baraale 9 ай бұрын
Xamda walaalo aad iyo aad ayaad mahadsanthy noloshayda waxbaad kabadashay waxaad thy dhiirigaliso aad ufiican ilaahy hakaa abaalmariyo jano haku galiyo danbigag ha dhaafo mahadsanid kunjer🎉❤❤
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
Shukran, Alle aqoonta,quruxda, caqliga iyo garashada hakuu siyadiyo Mhdsnd wll Hamda
@safiaahmed6323
@safiaahmed6323 Жыл бұрын
MashaAllah! Cashar qaali ah! Allah ha ku barakeeyo🥰Amiin🤲🏼
@Xogwanag
@Xogwanag Жыл бұрын
Shukran usad.
@nashaadbashir6518
@nashaadbashir6518 Жыл бұрын
Ustaad hamda way jirtaa arintani inbadan kolay aniga markaan dareemo in ay maskaxdaydu meel kle aaday waxaan kusoo celishaa in aan isku sheego in aan fikirkaas iska xiro aan macnaha iisamayn howshaan kujiraana isi wataa iyo in aan Tasbiiixsado ama qur aan shito si aan fikirada negative iskaga saaro
@naimay4570
@naimay4570 Жыл бұрын
JazakAllah khayr ustadha Hamda, this is what I looked for, and I really liked it the way you gave the speech. You did a great it job xx, btw I'm a new subscriber
@marwojannah6820
@marwojannah6820 Жыл бұрын
Masha Allah youtube kaga waxaa u doortay number one video yashada aad ayee u qiimo badan yihiin runtii thanks walashay jazakallah keep going ❤
@kaltuunabdinasir8735
@kaltuunabdinasir8735 Жыл бұрын
Mcha allah sidan u sugayey huno casharada wad nagala raagtaa e nogu so yara dhaqso
@nasraibrahim527
@nasraibrahim527 Жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah jazakallahu khayr abaayo
@sagalmohamed2036
@sagalmohamed2036 Жыл бұрын
Mansha Allah inantani waa cajiib allow ku barakee
@osmanabdulkereem6001
@osmanabdulkereem6001 Жыл бұрын
Masha allaha Allah ku xifdiyo
@queen-nb6uq
@queen-nb6uq Жыл бұрын
Thanks hamda niyada Aya ku dagtay ilahye nabad warta iyo bararo ha ku siiyo apyo beautiful message ManshAllah ⚘️🦋🥰 I feel like dhalo jabtay inan ahay o birlab la heshe
@saleebaanbashiir2756
@saleebaanbashiir2756 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaadah cashirada bilaashka ah ee aad noogu deeqday. Kuwii weeleeya Eebbe hanaga yeelo.
@abdimahadyousuf9176
@abdimahadyousuf9176 Жыл бұрын
Alle haku barakeeyo walal hamda . Wax weyn baan kaa faa'iiday
@diiriye9guure856
@diiriye9guure856 Жыл бұрын
Maasha Allah, Casharadaadu waa kuwo barakeysan
@maxamedsahal7392
@maxamedsahal7392 Жыл бұрын
Masha allah keep going sis ❤
@katiac8085
@katiac8085 Жыл бұрын
Masha allah Hamday wanu kugu xiranahay mawduucyada ad ka hadashana wa kuwa ugu muhiimsan oo baahi badan ay u qabto bulshadeena
@Mumtimahir
@Mumtimahir Жыл бұрын
Mshalah Alle ha ku barakeyo hamday
@abdinasiromer7104
@abdinasiromer7104 Жыл бұрын
Thank you for your sharing big ideas 🙏🏻
@comment1827
@comment1827 Жыл бұрын
Inta qof maadadan dawatay ama ku xiran channelkan marka aragto waxa oganesa bulshadena somaliyed iyo aqriska ama cilmiga ama wacyiga nafeed ama thiqafada xagaan ka taganahay hore usoco walal kher alah ku siiyo
@nasromaxamed5675
@nasromaxamed5675 Жыл бұрын
Masha allah 💞💞🥰
@shaaficiabaar3643
@shaaficiabaar3643 Жыл бұрын
Hamda, runtii bulshada wax aad ugu jirtaa kaalin wayn oo culus. Horumar wanaagsan baan kuu rajaynayaa walaal. Eebbe ha ku barakeeyo.
@zakariye2037
@zakariye2037 Жыл бұрын
jizakalahu kheyr
@hoodoabdirahman3766
@hoodoabdirahman3766 Жыл бұрын
Raxmaanku haku sharfo walaalo ❤
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Жыл бұрын
Masha Allah wall marwalba anigoo dhagaysan waxad soo gudbiso waan ku sii farxaa waxaan dareemaya faa iidada uu bulushada u leeyhy dadka wall khastan aniga abaal khasan ku haya ee alle haku sharfo guulyso waligaaa Hammda Hussien ♥️❤️❤️❤️
@anfacitaofficial855
@anfacitaofficial855 Жыл бұрын
😮
@anfacitaofficial855
@anfacitaofficial855 Жыл бұрын
Y 2:01 😅🎉😢oo 🎊😢🎉❤ 🎉😢 2:14 😢😮😮😮2:17 🎉😮😮😮😅 2:28 😮😮😮 h 2:37 😮🎉😮😮😢😮❤🎉ugu
@halimoahmed45
@halimoahmed45 Жыл бұрын
Hamda Mansha Allaah tabaarak Abayo wax aan ka tagtay malaha walaahi wax walbo Waa utiri Illaahey hanagu duwo wada toosan. Adigana Allaha ku xifdiyo
@kamalkhashoggi2374
@kamalkhashoggi2374 Жыл бұрын
masha allah waxan kahelay sida afkeena ugu faaneyso intan dhameysan muqalkan ayanba la yaabay. Horay usoco channel kaga wn kusoo biiray
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 Жыл бұрын
Xalqadan faaidada ugu weyn ee ya sheegaysaa waxa weeye in nafteena oo ka kooban maan iyo jidh ay isku xidhnaadaan waana dhibaato in in a good l nool aynu kala jaanqaadno allah yaa baarik ukhtii wlh
@hanniqueen7714
@hanniqueen7714 Жыл бұрын
manshaallah macalllin sooo dhawaw🥰🥰🥰
@lakiidhool
@lakiidhool Жыл бұрын
Shukran abaayo
@kowsarabdullaahi8823
@kowsarabdullaahi8823 Жыл бұрын
Markaan Videoda arko, xaqiiqtii waan ku farxaa
@nashaadbashir6518
@nashaadbashir6518 Жыл бұрын
Wcs wr wb wll ustaaas hamda ilahay garaadkaaaga ha kuu siyaadiyo jazakllh
@sahromaxamedaxmed2529
@sahromaxamedaxmed2529 3 ай бұрын
Jasakalah
@abdifatahebrahim3973
@abdifatahebrahim3973 Жыл бұрын
M.allh wll hapenka jimcaha soo dhig wll sidiii hore
@Sukeyna2007
@Sukeyna2007 Жыл бұрын
M.a abyo thanks
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 5 ай бұрын
Fadlan qofka wax ka faideysan dhiiro galiya oo like usaara ❤👍
@dekaali51
@dekaali51 Жыл бұрын
Thank you
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 Жыл бұрын
Jasakalla walshy alle haka abaalmariyo barnamijyadau waxa badan ayaan ka faaiday special kan hada anigu aad I khuseya xaladaas wata ta aan xal u raadinayey thanks
@hamdaxurmo6748
@hamdaxurmo6748 Жыл бұрын
We miss u wllo hamda
@sawdoomar2953
@sawdoomar2953 Жыл бұрын
Hamda hussien waa markii igu horaysay aan KZfaqka kugu arko ama aan dagaysto fariintada saas oo aytahyna maanta xaladaan lajoogo waxaan dareemay dareen aan horay udareemin jasaak allahu khayr wallshy
@khalidomar4867
@khalidomar4867 Жыл бұрын
Mashallah
@dr.yusufcaafimaad9867
@dr.yusufcaafimaad9867 Жыл бұрын
War waa gabadh 10 jibaaran masha allah Allaha kuxifdiyo wll marka xiga suaalo Ayaan jeclahay inaan kuwaydiiyo sideen Kuulasoo wadaagikaraa
@hafsa4706
@hafsa4706 Жыл бұрын
Instgramkeeda Ka waydii walal hamda hussien
@suheyla143
@suheyla143 Жыл бұрын
Alx ugu dambeyn waan sugi la.aa walaalo Jazaakallah kheran ❤walaal mcn 🙏🙏🙏❤️❤️❤️
@dhuuxyuusuf856
@dhuuxyuusuf856 Жыл бұрын
Mashallah
@hafsaali4719
@hafsaali4719 Жыл бұрын
Maasha Allah❤ xalqad na bareysa u noolow si dagan oo dreen ogaansho leh❤ Hamdaay gacliso allaha ku xfdiyo addun io aakhirana liibaan waarta hel❤🤲🏽 Waxaan codsan lahaa inaad la xirìiriso xilqadaan "dettachment" learning process of dettachments help us to live in slow way of living❤🙏🏼
@user-ch1pj5yd3r
@user-ch1pj5yd3r Жыл бұрын
Comment bixiye ma ihi lkn saan xalaqadaada ugu baahnaay baa igu qasabty inaan qoro Alle hakaaa abaal mariyo xapiptii abaal marin tan ugu wangsan❤
@mohaxagaafe5553
@mohaxagaafe5553 Жыл бұрын
Cashar ma jiro aad ka hadashid ilaa waxaa moodaa inuu iga hadlayo Aad baa umahadsantahay walaale xamda ilaahay haku xafido.
@Arawelo552
@Arawelo552 Жыл бұрын
Abyo aniga ayad Moda inad Iga hadlysa TikTok iyo wax yalo aan la idirsan danahygi Iga mashquliyay daal iyo madax xanun Le ka faida alxmdulih hada wan iska dhaafy daganasho Ayan daremy walhy thanks macalimad qaliga ayad tahy🥰🥰
@sabriinahmed8896
@sabriinahmed8896 Жыл бұрын
Mar ayaa jirtay aan kafakiri jiray maxa dhici dona say wax noqonayaan lkn markan adi casharo badan kaqatay kabartay waxaan arkay anoo waxkasta aga garkayga kadhacaya isku mashqulinayn oo malintayda ilashanaya wlh waxaan ka faiday waxbadan malintayda oo iqurxbadnata maskaxdayda oo aad u dagan io waxyala kalo badan rabi haka abalmariyo cilmiga nalwadagtid xbbti 🙏❤️
@suhaybcrisaaq7858
@suhaybcrisaaq7858 Жыл бұрын
Aakhiro Janno baan kugu duceeyey adduunkana nolol wanaagsan.
@user-mf1vn4wj8c
@user-mf1vn4wj8c 4 ай бұрын
❤❤
@user-mf1vn4wj8c
@user-mf1vn4wj8c 4 ай бұрын
@shukrijama4063
@shukrijama4063 6 ай бұрын
Asc, Walal Hamda, casharadan kabasho telegram maad soo galisaa? Jazakallah khayran❤
@user-mf1vn4wj8c
@user-mf1vn4wj8c 4 ай бұрын
❤ 2:44 2:45
@ayaanahmed3803
@ayaanahmed3803 Жыл бұрын
Waxaa kale iga caawiya waliba igu baraaarujiyay Kabasho siiba kooraska runtii sida in aan gudahayga su.aal galiyo, qoro oo magac u bixiyo dhacdooyinka sababaya kala baahsanaanteyda
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Жыл бұрын
Masha Allaah walaal hadaan kugu soo biiray, video gan uun baan channel kaaga ka daawaday waana ka helay. Ani mudo waan kala maqnaa maalin dhoweyd waxan arkay in dharka aan xidhanahay aanan arkin oo habeenkii markaan seexanayo aan iraahdo ma dharkan baad xidhnayd maanta? Ka bacdi waan cabsaday heerka aan aan u raaranahay markaa hada waan soo laabtay Alxamddulilaah, waad ku mahadsantahay casharadan
@fardosoabdukadirmohamed8526
@fardosoabdukadirmohamed8526 Жыл бұрын
Abyo heerkas mad gaartay wllhi wanka Naxay aniga Xataa 😢
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Жыл бұрын
@@fardosoabdukadirmohamed8526 Mahad sanid walaal, waan fiicanahay hada waan isa soo qabtay, waxaas oo kale isku buuq buu keenaa hadaan laxakamayn.💖💖💖
@fardosoabdukadirmohamed8526
@fardosoabdukadirmohamed8526 Жыл бұрын
@@shukrisaleh3389 M.Allah Abayo wllhi wa Xld adag Midaas Lkn waku Farxay madama kaso kabaty 🥰
@asiaburale7266
@asiaburale7266 Жыл бұрын
Asc wll anigu wan kugu xidhnaan jiray lkn maanta waxaad mooda inaad iga dhex hadlayso . Thank you walalo
@najaxmaxamed7320
@najaxmaxamed7320 Жыл бұрын
VG jjjkn mm k NP BB
@abdifatahsanca8984
@abdifatahsanca8984 Жыл бұрын
Codkaaga macaankiisa ayaan udhagaystaa casharada walalo.
@Sukeyna2007
@Sukeyna2007 Жыл бұрын
Xamada waxa ka so hadashaa la qabsiga ama inaa la qabsaataa xalad cusub
@abdirashid4016
@abdirashid4016 26 күн бұрын
Walaal xageed ka dhacday xamdaaay
@mohamedhassan2551
@mohamedhassan2551 Жыл бұрын
Àaaaaaaaaad baaaad umahdsanthy
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Aww, yartaanaa tanaa lagaa dooqoo jeclaaday miyaa gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidadyareey yareey qunyarsocoto aaakhiroooyyy iyo duniba yartayarta.yartayarta
@yasminyuusuf9182
@yasminyuusuf9182 Жыл бұрын
Asc avoident personality disorder ka so hadal wll hamda
@kafiaahmed3724
@kafiaahmed3724 Жыл бұрын
Habo hadaanu ku daawan lahayn baa kasii quruxbadnaanlahayd.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Wadayarwadajirwaxbadan caynbacayn wadayar waxeeda noolaaba .yarta
@xuseendaahir2304
@xuseendaahir2304 Жыл бұрын
Waxba lama maqlo
@ifraaxhassan7091
@ifraaxhassan7091 Жыл бұрын
Moobilkaa kaa xun
@Amuun13
@Amuun13 Жыл бұрын
@@ifraaxhassan7091 😂😂😂
@ayaanahmed3803
@ayaanahmed3803 Жыл бұрын
Saliga Nabigana wan ku celcelinaya
@sahromaxamedaxmed2529
@sahromaxamedaxmed2529 3 ай бұрын
Jasakalah
@asmawarsame2647
@asmawarsame2647 Жыл бұрын
Episode 22: Dareemada Ceebta | Feelings Of Shame| Kabasho|
32:53
Hamda Hussein
Рет қаралды 32 М.
Episode 47: Dareen Xakamayn|Emotional Regulation| Kabasho|
45:21
Hamda Hussein
Рет қаралды 102 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 60 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 20 МЛН
Wafdiga Itobiya e Lowya-cado & Bulaxar Tagay & ciidanka Xadka Gudbay
18:24
Qiso Idamaqday oo Qof walba oo dariim leh ka damqan doono.
10:01
Nimco Barako
Рет қаралды 4,7 М.
Sheekooyin ku saabsan Basarka(discipline-ka)
31:12
Hamda Hussein
Рет қаралды 75 М.
Season 1~EP:03: XIDHIIDH AAN GOAYN - Albaaqiyat Podcast
29:17
Amal Abdilaahi Bade
Рет қаралды 26 М.
Episode 13: Dhaawac Waalid/Parental Wound |Kabasho|
22:44
Hamda Hussein
Рет қаралды 28 М.
Episode 45: Cuqdadda Hoosaynta |Inferiority Complex| Kabasho|
37:02
Hamda Hussein
Рет қаралды 89 М.
Episode 36: Fikradaha Taban |Intrusive Thoughts| Kabasho|
35:46
Hamda Hussein
Рет қаралды 19 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН