SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN ERYAL TV 2018 1

  Рет қаралды 2,576,941

Kaydka TV-GA

Kaydka TV-GA

5 жыл бұрын

ERYAL TV
Fadlan Ilaali Xuquuqda Muuqaalkan Dibna Ha U Upload Garayn Hadaanad Amar Ka Haysan Maamulka Eryal TV. Hadii Kale STRIKE ayaad la kulmi

Пікірлер: 1 300
@nimcanadar4099
@nimcanadar4099 5 ай бұрын
Heestan wxan ka jeclahay qeybta danbe wax la’anta iyo wayaha aduun weligii nafluhu kuma waarayo😢💔Illohow qof kasta oo waxba heysan faraj qeyrleh ufur🤲
@FoosAbdiHusein-rf4hq
@FoosAbdiHusein-rf4hq 4 ай бұрын
Amiiin nlosheydiii 😢❤
@user-jg1gp3pn7m
@user-jg1gp3pn7m 3 ай бұрын
Aamin
@user-fl1ok2bj9w
@user-fl1ok2bj9w 2 ай бұрын
❤❤❤❤😢😢😢😢
@Farxiyoadan-ly7oc
@Farxiyoadan-ly7oc 2 ай бұрын
Aamiin yaa rabi😢🤲
@FowziaDek
@FowziaDek 2 ай бұрын
Ameen sxb❤😂 nadar
@Hamda-xq6ro
@Hamda-xq6ro 2 ай бұрын
Waxan ahy gabdh yar oo 18 jira waxa lay guursaday 3 bishi 2 2024 waxan ii guurday qofkan adunka iskugu jecelen alx alla Riyada noo rumeeyey balse waxa hantiya muu lahyn reerkoduna wax hantiyaa ma haystan way ii awoodi wayen inay aroos ii dhigan xataa inay alaab guriga ii dhigan way awoodi wayen balse wax walba waan ugu samray heer xataaa heerkaygu igu dhahan way walantahy caadi maaha. Anoo nolosha ugu samray oo jirkaygii iyo midabkaygiiba is badaley ayayy reerkoodi igu xumaden oo isagiina wuxu soo. Maqlay hooyadii iyo walalhi nolosha lamanuhu waxay ku wanagsanhy marka aanay cidina so dhex galin , waxa dhici jirtay markarka qaar inanan 3 casho anan waxba cuni.jirin aduunka waa la hela wana la waaya ilahy baaa bixiyaa hada waanka tagay waayo noloshaa wan ku noolankari wayay waxan la noolahy hooyaday hooyaday adunka anay igu jeceshy waxay dhahday hooyo ama aniga ii goo ama ninkaa uu go nol0shadiii saaa uu badelay hooyaday wan jecelhy ninkaygana waan jecelhy balse masuuliyadada ma qaadi karayo allow nolol tan dhanta baan ku waydiisatay yaa alllah😢😢
@2pac3438
@2pac3438 2 ай бұрын
Nolol qurux badan ku rajeena wll❤
@AbdulahiLaabsaalah
@AbdulahiLaabsaalah Ай бұрын
Nolashu ilahay haku qurxiyo abyo
@IfraaxAli-if5kt
@IfraaxAli-if5kt Ай бұрын
Waxad qadatay go'aanfcn Inshallah Alle hakuu siiyo nolo quruxbadan❤hooyana Alle hakuu daysto❤
@CabdiraxmaanMukhtaar-tk9df
@CabdiraxmaanMukhtaar-tk9df Ай бұрын
😢 sorry abaayo macn wlhi waan ilmeeyay waayoo wey adagtahy in lahello gabdh noloshaa adag laqaabili karto xppt allaha kuxafido wxaad leedahy iimaan kaamilan allaha kuu siyaadiyo lkn ogoow waalidkaaga 😢waxkaaga wa naagsan in aaysan jirin lkn isakana uduceey jah ❤😢
@Aftahino
@Aftahino Ай бұрын
Dadkeenu waxkasta way Iska rumaystaan Meeshaba Aniga magac Nin ayaa iiga muuqda Tan Kale inader qaali sidee ayay waxaas oo Dhami 3 bilood Kugu wada dhaceen 2-5aad Tan kale Haday Reerku Hantilaaweyaal yihiin,Ma waxy Ku sii darsadeen Xumaan, Oo Haday Labadaaba Isu raaceen Ninkaaguna ma dhaamo miyaa Inader Wllhi sheekadaada ma rumaysan karo Hadayba se Dhacday Alle Nin iyo Nolol Yaa dhaanta Kaaga baryayaa
@mohamedress7873
@mohamedress7873 9 ай бұрын
"Wax la'anta io waayaha aduun waligii nafluhu kuma waarayo" Arbaco 25/10/23 at 15:10, Mombasa, Kenya😢 weliba cidlo daremayaa wayo kali ku ahay halkan....Hamiga aan leeyahay alle ha i rumeeyo Insha'AllaH
@ikraanmaxamuud980
@ikraanmaxamuud980 9 ай бұрын
Aamiin wllo Alle hakuu rumeeyo🤲
@hidan268
@hidan268 9 ай бұрын
Ilahey haku rumeyo walalkey
@yaasmiinapdisalanhirsi
@yaasmiinapdisalanhirsi 7 ай бұрын
Alleh hakula jiro wl
@user-dg7qr2ei1r
@user-dg7qr2ei1r 6 ай бұрын
Alla walle wlle aad baa kanaxay runtii
@user-ng8ec1vb1e
@user-ng8ec1vb1e 6 ай бұрын
Ilhay hakuu rumaayo 😢
@user-fd7gs8ll3m
@user-fd7gs8ll3m 10 ай бұрын
Heestan waxan dhageysanoya 24/9/2023 ninkeyga gacan kuma haayo nolol iyo geeri 😢anoo sugayo telkisa aya ligu dhhay waa dhintay ninka ilhada waan amin lahay 😢😢 waxan closha kuwada uwadkeena😢waxann jeclaa anoga isla jogno❤😢 inu dhasho lkn mano qornen 😭😭🥺 marku Ila jogay waxan daremeen ayan hada darema Hada qoralkega igu so ducye plz 😢🙏😭 aduunka asaa ugu jeclahy Wlhi ilamhan Ina qofkle jeclahyo 🥺😭
@nalkamohamed2242
@nalkamohamed2242 10 ай бұрын
Abyo alle ha unaxariisto qabriga alle ha iwaasiciyo adiga awlada alle hkula goriyo
@Apdalla170
@Apdalla170 9 ай бұрын
Ilahy ha u naxariisto wll mcn samir ilhy ha ka siiro😢
@hidan268
@hidan268 8 ай бұрын
Ilahey haunaxariisto 😭😭xanuun badna marka weyso qofka adunka ugu jecleyd ilahey qalbiga haku qabojiyo
@tukeyare6841
@tukeyare6841 8 ай бұрын
Allaha u naxariisto adun io akhirapa💔😭🤲
@Xamda707
@Xamda707 3 ай бұрын
ilahy qabriga ilahy haw nureyiow hno❤😢
@Butterfly-dq5oh
@Butterfly-dq5oh Ай бұрын
Waynoow allow aniga iyo ahmed awlaad noo dhashiyo nolol raaxo badan ifka nogu waar Amiin idhaha walalyal oo hda iga danbesan like isara si aan markay irumowdo qorlkan xasus igu noqdo 10:30Am malin isnina 10/june/2024😩😭❤️❤️❤️
@Asmaabshir1
@Asmaabshir1 Ай бұрын
Aaamin hbbti
@MohamedAbdullahi-qs5tq
@MohamedAbdullahi-qs5tq 24 күн бұрын
Amin
@user-vi9ii4yf2c
@user-vi9ii4yf2c 9 ай бұрын
Hadaa iga danbeeso love saar😂😂😊
@deeqaaxmedlibaan8290
@deeqaaxmedlibaan8290 5 ай бұрын
kkkkkk wan ka danbeyay ba😂
@maryanruun457
@maryanruun457 5 ай бұрын
Anaa kasi dabeeyo😅😅 2024 /2 /22😢❤
@mohanrashiid5154
@mohanrashiid5154 5 ай бұрын
Aɴᴀ ɪᴅɪɴᴋᴀ sɪɪɪ ᴅᴀɴʙᴇᴇʏᴏ ʜᴇᴇ 😂😂
@Saara__Siigaale
@Saara__Siigaale 4 ай бұрын
Naa idinka siidan beeya 2024/3/11💔😂
@DhameysTiran-ue9ow
@DhameysTiran-ue9ow 4 ай бұрын
Ana udambeyo 27/3/2024😂😢💔
@ilyassiad58
@ilyassiad58 2 жыл бұрын
2022 ayaan dawanayaa hestan anagoo kala maqan qof aan jeclaa inta ila darensan 😭
@xaajichanal665
@xaajichanal665 2 жыл бұрын
Heeztaan zhp caway igu zodhacday walhi 😥😥
@Haarliina_Abgaaley
@Haarliina_Abgaaley Жыл бұрын
22 April 2023 H.weenka lamaad Ee Eida baan daawanaa😢 Anoo qalbi xanuunaayo😢waqtigana iga hiiliyayay😢 i.a waan ka bogsan doona😢
@ruunmohamud9506
@ruunmohamud9506 Жыл бұрын
​@@Haarliina_Abgaaley xanun wlhi 😢anigoo dhawac ehen qalbi iga tabaty 😢bak kwrn dadka qalbiga ka dhawca xanun 💔😀🥺🥺🥺
@ayanhusein7705
@ayanhusein7705 Жыл бұрын
​😊99😊ļ I kK Lllll
@jihanzanyare5704
@jihanzanyare5704 10 ай бұрын
Ano xalada kujira 2023/10/7 hbenimo Axad so galayso 8:20 fidnimo😢 dhagaysanya
@farhiyoshire2430
@farhiyoshire2430 10 ай бұрын
30/september/2023 Hyderabad India Wax badan oo aan qoraal kuso koobi ayaan laabta ku hayaa Salaama inta iga dammaysa ❤
@shukriabdi4378
@shukriabdi4378 10 ай бұрын
Waxwlba hagaagayn walaal❤😢
@sayidkasayidka206
@sayidkasayidka206 9 ай бұрын
Waaan kaa gudoomay walaal.❤❤❤😢😢😢
@SaabiriinRaage
@SaabiriinRaage 9 ай бұрын
Waan kaa gudomay wll
@SuldanGarad
@SuldanGarad 7 ай бұрын
Hadadan ahayn dadka dareenkoda ama dhibkooda dadka lawadagi karin buug iyo qalin ku nafis aniguba saasan sameeya anaa tijaabiyey believe me you will thank me later
@deqocusman7853
@deqocusman7853 6 ай бұрын
Same hyderabad kula joogaa✌️
@quenfaisa
@quenfaisa 10 ай бұрын
Qoralkan waxan koraya anigo ilmeynayo wlhi blhi tlhi wayo waxan ku nolahay Saudi Arabia ayaan ka shaqeyaa waxan arky inan dhibato bdn la kulmay lkn alxm abaheyga wu dhintay hoyo ayaa ii nol dartedana wax walbo wan usameyn kara alxm waxan arky 2 haben inan sexan lkn wa qadar ale ilaheyow rafadkan iga bixi adontada ayaan ahaye adinkana ii so duceya plz manta maqribki sidan uistagay ila iyo hada wan taganahy hool lee salada subax xitaa wa la adamay lugihii xitaa wey ibararen lkn anigo xaladas ku sugan hoyadey uma shegin ine murugoto ayaan dida lkn ilaheyow wax walbo wad ujedaye nolol tan dhanta ayaan ka baryaa ya rabi wan dalay qof ii naxaristana uma jedi alow naxaristada ayaan ka baryaa 🤲😭 malin waxan arky jaran jaro hosted li sexiye oo Rob so day biyo igu so galen qof isobaxana aan waye lkn alxm tan wa adun walaga baxa I.a wax walbo wey dhamanayan I.a🤲🥺
@Apdalla170
@Apdalla170 10 ай бұрын
Ilahy ha ku naxariisto baayo walhi waan ka naxay insha Allah nolosha hadafka aad ka ledahy waad gareysa bayo kheyr badan ayaan ku rajeynaya Noloshu kuma xumeysoh Walashey🥺😊
@ibrahimsacid4801
@ibrahimsacid4801 6 ай бұрын
Abayo ila so xariir aniga
@Yahye.QaysMustafe
@Yahye.QaysMustafe 4 ай бұрын
Aaabyooooo😢❤
@nuurmukhtaar9174
@nuurmukhtaar9174 2 ай бұрын
Insha allah wllo nolol qurux badan oo tan dhaanta kuugu soo duceynayaa dadku waa wada dhibaataYysan yihiin lkn way Kala xaal dhow yihiin
@AmiirCabdiraxman
@AmiirCabdiraxman Ай бұрын
Apayo waxad rabta allaha.kusiiyo😢
@fartunmohamed5583
@fartunmohamed5583 5 жыл бұрын
Masajiro waqtigu labada isku wcn ma wanajiye,, waynow Allow ani C/lahi awlad noo dashiyo nolol raaxo bdn 😢😢😢hees I ruxday
@TheSayax22
@TheSayax22 5 жыл бұрын
Aamiin
@canabquen380
@canabquen380 5 жыл бұрын
Ameen😗😚rabiyow idin sii
@fartuuncali2324
@fartuuncali2324 4 жыл бұрын
Asc xayaati aamiin yarabi alle ha idiinku deeqo wlhi qoraalkaada wuu I xanuu jiyay ee alle ha idin siiyo ubad baariyaala😢😢😢😢😢💌
@drabdilahiomer5458
@drabdilahiomer5458 4 жыл бұрын
fartoun mohamed Aamin Aamin Aamin
@munaali1118
@munaali1118 4 жыл бұрын
Fartun Mohamed aamiin yaa allahaa
@inahahmedkooz5197
@inahahmedkooz5197 5 жыл бұрын
inta taageerta salax carab lik hayla dhaafina❤❤❤
@sadaamcali6515
@sadaamcali6515 7 ай бұрын
Bariigi hore ayna jcela 2014
@user-cc6vt8dl8f
@user-cc6vt8dl8f 5 ай бұрын
Heesta waxana dhageysan anigo oyeenya sppto aha aniga iyo xaskeya waa isa jecelnhy hadan awlda La ana baa nhysa iLhow ubada kheyra qaba nasii 2019 baa isa gursneya haderna waa 2024 😢😢😢😢😢😢😢
@Nibras_Asad
@Nibras_Asad 5 ай бұрын
ubad khayr qaba oo baari ah allaha idin siiyo abwe❤️
@CraxmaanAadan-kv5dw
@CraxmaanAadan-kv5dw 4 ай бұрын
Waa BIl ramadaan Waliba 10 u danbeeyay ilaahay waxaan idiinka baryayaa Awlaad khayr Qabta Alle Haydin siiyo
@CuradiiHAhmettjama
@CuradiiHAhmettjama 2 ай бұрын
Samra wall illlhy samirkiiinu eegya laga yabaye ha niyd jabina😢
@zuhurismail4408
@zuhurismail4408 2 ай бұрын
Ilahey Haa idin siyo ilmo Ad ku faraxdan 🤲🤲
@yuusufali2814
@yuusufali2814 Ай бұрын
Wll Allah haidin siiyo alle bariskana badi
@marwaanali929
@marwaanali929 5 жыл бұрын
Wacantaan jeclaa wacadkii haday sidan uga walwalo iila wadi lahayd waran igu socday iga weeecin lahayd ❤❤❤
@calimuusecige1515
@calimuusecige1515 10 ай бұрын
0:05
@apdiaziizhilwa3063
@apdiaziizhilwa3063 Жыл бұрын
2023 Inta daawatay isagon waxpa jeclayn hadan heesta iska jecel😂😂😂
@zamzamcumar2177
@zamzamcumar2177 Жыл бұрын
Wana kanaaa waba nagala yabanyahy
@cabdisamedbulshaawi1155
@cabdisamedbulshaawi1155 Жыл бұрын
Wlhy saaxiib aniga😂
@nastehohussein3122
@nastehohussein3122 10 ай бұрын
Waa iska dhagesanona wxna nama haayan😅😅😅
@abdinasirsiraat8314
@abdinasirsiraat8314 10 ай бұрын
Waa labadn yahy sxp 😂
@Dailychipher
@Dailychipher 10 ай бұрын
Side kle waan na kan😂😂😂
@xandulechannel1855
@xandulechannel1855 3 жыл бұрын
Heeskan waxan ku xasuustay wiil aan asaxbnahy oo xanusanayay wakhti wakhtiyada ka mida isagoo qaalin galaya ayuu gabdhii is jeclaayeen , ayaa uu u sheegay inuu qallin galayo , balse malinki uu qalinkii uu galay ayay dul timid iyadoo ku tidhi iga raali ahow waa lay guursanayaayee isagoo labadoodud ay wada socdeen 2 yrs Tiibaan xanuustay
@farduusshiine3189
@farduusshiine3189 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@ubahsaalah3110
@ubahsaalah3110 2 жыл бұрын
Ax ax
@caliaxmed7991
@caliaxmed7991 2 жыл бұрын
😥😥
@AhmedAli-lc2wr
@AhmedAli-lc2wr 2 жыл бұрын
🤪🤩nice edit
@yasmiinciise9369
@yasmiinciise9369 Жыл бұрын
Aniga ma igu Dhego hadlosa
@salmankahancllahifgs1693
@salmankahancllahifgs1693 5 жыл бұрын
I love this songs Runtii heestan markan dhagesanayo meel iga tabataa. Like isaraa inta iga dambeyso
@aminaibrahim2906
@aminaibrahim2906 2 жыл бұрын
@user-sf4tc6sr3n
@user-sf4tc6sr3n 2 жыл бұрын
😩💓🥺
@Sahalali9
@Sahalali9 10 ай бұрын
Wax la.anta iyo wayaha aduun waligi Nafluhu kuma waraye😭👍 2023 .Bisha 10/3/ haben Talado 00:22 Daqiqo Inta iga danbeyso Wan Salame..
@Saara__Siigaale
@Saara__Siigaale 8 ай бұрын
😭
@MatheyRasholer
@MatheyRasholer 7 ай бұрын
Emotional music 29/12/2023 a night to remember❤😮😭 plz like this comment I need to remember this night
@fardowsoabdulkadir7474
@fardowsoabdulkadir7474 2 жыл бұрын
Ax xnun badanaa qof ku neceb marka ku duceysaneyso aaad bey u xanun badanthy 😭broken 💔🎶
@xamsecabdi9044
@xamsecabdi9044 2 жыл бұрын
❤👋
@abdifatahmohammed624
@abdifatahmohammed624 Жыл бұрын
Waa runta wllo mahadsanid
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
😅
@user-sn2vl7ow4j
@user-sn2vl7ow4j 11 ай бұрын
Haku ducaysan wll qof kujecel baa dharma kad jeceshy😢
@FatimaAbwaan
@FatimaAbwaan 10 ай бұрын
🥹🥹
@abdullahishuriye6465
@abdullahishuriye6465 4 жыл бұрын
2020 Anoo lacag haysan ayan guursaday naag lacag leh waxana arkay bahdilka igu so biirtay😭😭😭😭😭2020
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 4 жыл бұрын
Fur
@abdullahishuriye6465
@abdullahishuriye6465 4 жыл бұрын
@@muhamuudbille9158 furay wlh qalbikeygane ka saaray
@adenibrahim7556
@adenibrahim7556 4 жыл бұрын
Kasar way ku yarar saty maha
@axlamaxlam3232
@axlamaxlam3232 4 жыл бұрын
Hhhh
@Farduso4089
@Farduso4089 4 жыл бұрын
Sorry bowe 😭😭😭
@dhamaystiran3442
@dhamaystiran3442 7 ай бұрын
Heestan waxa ii qaadi jiry maxamedkyga aan jeclahy Ana mar walba wan ka codsan jiray 2022/1/14 ilaa hadana wan jeclahy poqorkyga 2024/1/10😢
@ashasomo5923
@ashasomo5923 5 ай бұрын
Masha alah alah isku kin barakeyo❤
@abdidayax9073
@abdidayax9073 5 ай бұрын
Farxad ku nolada
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said 9 ай бұрын
Ilaahow labada is jecel haday khayr isu leeyihiin isu sakhir dhallinyaro wada emotional baa tihiine ma isu ducaynaa wx kale ma qori kare😢
@istarliinali3229
@istarliinali3229 8 ай бұрын
Amin ducada muhim ah
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 7 ай бұрын
Aaamn ya rbbi Mhdsnid abws😢
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 ай бұрын
Amiin yarabi mahadsanid
@sayidkasayidka206
@sayidkasayidka206 9 ай бұрын
25/October/2023. Subax Arbaco ah saacaduna tahay 9:00am. Somalia. Galmudug Gaar ahaan Galgaduuud, Guriceel, xaafada Kaah ama tuulo gaban. Inta iga danbeysa salaama 😢😢😢😢. Dhalinyaro wax la,aanta iyo waaha aduun waa laga baxaa insha Allah. Samirka hala kaashado. 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@driraaqdaahirjuseebi2150
@driraaqdaahirjuseebi2150 9 ай бұрын
Wajigii sidu ku noqday hhh
@updyrahmanmahamod439
@updyrahmanmahamod439 8 ай бұрын
Dhaqdhaqaaqna hala smaeeyo ilahayna hala kaashado dhalinyaro
@claahiahmed3262
@claahiahmed3262 5 ай бұрын
❤❤😢
@ukpathusein8696
@ukpathusein8696 Жыл бұрын
Anoon cidna jecleen ayaan hdana hesaha jacylka ah iska jeclahy🥺❤
@aishafarah5037
@aishafarah5037 11 ай бұрын
Same wlhi mana aqaano sababta 😢😅
@CabdiwaliJama
@CabdiwaliJama 10 ай бұрын
Jacayl baa kusoo haya 😂😂😂😂😂
@ifrahhirsiabdi6683
@ifrahhirsiabdi6683 3 жыл бұрын
Heestn marki aan arki jirey caadi ayee ila aheed lkn manta aniga ayee iga hdleysa qasada iheysto waye lkn wax waliba wan ku faraxsanhy allxm wayo alle aya ii qorey heestan ayaa wehel kadhigane iska dhihin jirey oo 😭😭😭💔🥺
@ckariinsuldaan1561
@ckariinsuldaan1561 3 жыл бұрын
Sorry midka fcn aa helee i.a
@ibronuur4948
@ibronuur4948 2 жыл бұрын
😔😔😔😔😔😔😔
@munaaxmed7653
@munaaxmed7653 5 жыл бұрын
Hees darern gaara leh qof wax jeclaaday oo waayay ayuunbaa dareemi kara runtii ax 😥waynow allow ani iyo qofkaan jeclaaday ubad noodhashiyo nolol raaxo badan allow noogu waa
@maandeere5854
@maandeere5854 8 ай бұрын
Anoo aan wax jaclayn baaba murugooday qof wax jecel maxaa moodaa😢
@user-of2ju7ce8f
@user-of2ju7ce8f 6 ай бұрын
Ani cawa qofka jecla la iga dhereyyy 😭💔
@abusharma9221
@abusharma9221 3 жыл бұрын
Runtii hestan status ku arkay wlhi qof friends nahay Runtii daren goni ah igalisay ila halkan ikenty😭😭🙏
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 3 жыл бұрын
Aniga xataa
@user-xy2mq9pv1f
@user-xy2mq9pv1f 7 ай бұрын
2024 hadaa soo booqatay heestan mucaashaq wakhtigu hayaa tahayy sidayda oo kale😂❤
@Muna.s1
@Muna.s1 6 ай бұрын
😂❤
@nawaalshuriye6996
@nawaalshuriye6996 4 жыл бұрын
Wllhi Heeztah Xaqiiq pay ka Had Layzaa 😥inta ila Aragtay Like ta shack ku ziiya
@abdirahimjama112
@abdirahimjama112 Жыл бұрын
Heestaan waxaan dawanooya aniga iyo jecelkeyga oo kala maqan 2023 insha allah markaan guri wada dagno soo booqan doonaa🤲🤲😭😭😭😭
@hamsebrezy8649
@hamsebrezy8649 10 ай бұрын
Makuzo NQotay 😢
@Abdirisak2023
@Abdirisak2023 9 ай бұрын
Ma dagteen
@hidan268
@hidan268 9 ай бұрын
Ilahey haku rumeyo walalkey
@mustafexasan8581
@mustafexasan8581 9 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa xili aan daremayo cidhidhi iso wajahay run ahaantii way itabatay hargeisa 3/11/2023 habeen jumcaha so galayo allaah waxaan karajaynayaa inuu hamigayga I fududeeyo
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 8 ай бұрын
Inadeer strong iskadhig 😢
@najaxibrahim5818
@najaxibrahim5818 7 ай бұрын
Apowe 😢sorry 😞
@kaminyare2190
@kaminyare2190 6 ай бұрын
Sxb waxan dageysanaya xili tareqda ey tahay 8/2/2024 hawen ey jimco sogaleyso o sxbada nolasha iga safartay 😢
@mssbadhii
@mssbadhii 4 ай бұрын
Who’s watching 2024😮‍💨👋
@user-mq2kq1vo1o
@user-mq2kq1vo1o 4 ай бұрын
Don’t worry young g 😅
@itz_me_muna-4901
@itz_me_muna-4901 4 ай бұрын
What is the 2025😂😅😊
@itz_me_muna-4901
@itz_me_muna-4901 4 ай бұрын
Naa qof walaan in ayaad targaya Maxa and udhexgelin maxamed beenta hapo side hapo uu wof ujeclahY in ayaad bartay hooyo mcn waxa uu sgeeg in qif jeclhy 😭💔
@itz_me_muna-4901
@itz_me_muna-4901 4 ай бұрын
Hapo mcn isaga maxa been uu sheeg waan caafimad installation 😭💔
@itz_me_muna-4901
@itz_me_muna-4901 4 ай бұрын
Heyh hpo la hadaasha😭💔
@abdiladiifsaed7776
@abdiladiifsaed7776 10 ай бұрын
Wacantan isku wacnayn wakhtigan na waajin haadana alle ha barkeeyo waa la qabaa😢❤ 10/11/2023
@cabdaleclfataax-ob6nq
@cabdaleclfataax-ob6nq 8 ай бұрын
Sorry pro😢❤
@ismaaciillaki6786
@ismaaciillaki6786 8 ай бұрын
Sorry 😢😢
@CashoBashirmuse
@CashoBashirmuse 6 ай бұрын
Sorry 😢😢😢😢😢
@nimconimconuura2274
@nimconimconuura2274 2 жыл бұрын
Wayadan ma arag warna uma hayee waa xalada dhabta ah een ku jiro xidhidhki igu horeeyay wan ku guuldareystay marki koobad waa kala fogaaney hadana after 7year dib ayaa xidhiidh qurux badn uwada yeelaney marka isdhahay hadad midobeysana diba warkiisi wan u waayey adunkana waxa u xun qof qalbiga ka dhawacey hadana markad dhawaciisi ka bogsatey dib kulaba dhawaca waxa raba qoralkan hadi an si noolado in u xasuus i noqdo markale hadan dib u gu guulaysto nolol mustaqbel fiican leh 😢💔
@khadarabdi6975
@khadarabdi6975 Жыл бұрын
Qqqqq
@khadarabdi6975
@khadarabdi6975 Жыл бұрын
Qqqqqqq
@khadarabdi6975
@khadarabdi6975 Жыл бұрын
Qqqqq
@apdiaziizhilwa3063
@apdiaziizhilwa3063 Жыл бұрын
Wlhi waa qalpi jap sorry waad is helaysaan insha allah wll
@Amranqaali
@Amranqaali Жыл бұрын
Miyad is guursaten hada 1 sano ka soo wragty
@Abdirizak117
@Abdirizak117 Ай бұрын
Xariir keena wuxuu bilaabmay marka Hess tan soo baxaday 2019 5yesr kadib wan Kala tagnay anago is jecl waqtixun ayaa nakala geeye😭😭😭24,6.2024😢
@amuunhassan8918
@amuunhassan8918 11 ай бұрын
Heestan 2018 ayan dhagaysan jiray wakhti adag oo marxalado kala duwan I haysteen ban ku jiray markan heesta maqlo wakhtigaas ban xasuusta ilahay mahadii weeye mantah intiba wey iga hadheen😢
@hidan268
@hidan268 9 ай бұрын
Alxdulilaah waaye ❤
@asmacrashiid
@asmacrashiid 9 ай бұрын
waxaa jiray waqti aan kacabsan jiray amaa qof waydaa ama kala fogataa see daremaysaa hadaa waydo😢 lkn hada waxaa jira qof la baqa inuu iwaayo oo aad ijecel kana baqa maruun inuu iwayo dunidu marba waa cayn😢💔❤️
@MohamedAbdiMohamed__
@MohamedAbdiMohamed__ 9 ай бұрын
Aad io aad qofkaa adna ilaasho wllo❤
@SaabiriinRaage
@SaabiriinRaage 9 ай бұрын
Ilaasho qofkaas abaayo😊
@user-vv2bq1cw5c
@user-vv2bq1cw5c 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤ cimri dheer iyo caafimad
@hidan268
@hidan268 8 ай бұрын
Sidokaleh anigaba lkn aan ilaashano ❤
@R4MP0W
@R4MP0W 5 ай бұрын
waka xumahy 😔
@rasmiruun1259
@rasmiruun1259 10 ай бұрын
Heestan waxan daawanaya 26 bisha 9aad 2023 aniga iyo qofkeyga waa kala fognahay ilahey ubad hana siiyo markasta wuxu idhaha ina owlaad I dhasha rabaa🥹3sana is qabna ilahow nasi ubad bariyal ah inshalh markan dhalo cunug aan halmel ku noolano wa so boqan doonaa hestan😩😩😩
@mahizey22
@mahizey22 9 ай бұрын
Abaayo Iilahey ubad baari ah ha idin kala siiyo wanku duceyay💋🤲🏻🤲🏻
@hidan268
@hidan268 9 ай бұрын
Ilahey haidin siiyo awlad baari ah abaayo
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 2 жыл бұрын
Wlhi fanaankaan hada ayaan kala tagnay 2022 nin maskiin ah oo daacad ah wye saalax carab
@Bilanqurux-vl9ku
@Bilanqurux-vl9ku 10 ай бұрын
Ninka cunuga udhalay sidaan ugu wal walo haduu ila wal walihaay qilaaf nama dhax yaleeen wiil wan heysana curad no ah lkn isaga meelo kle ucad alxamdullhi dhib imaheysto hadaa ogaan doono insha allah❤
@Ladan12345
@Ladan12345 10 ай бұрын
Alle qalbigiiza hakuzoo jeediyo wll gpdh walpa wxy jecehsahay nin fahma udhipriya udulqaata u gogol badiya ixtrma jecel fahma iyadoo amuzan ilaahow gpdh ksta ku arzaaq nin masuliyadiiza yaqaaan oo wax garada 😢
@Bilanqurux-vl9ku
@Bilanqurux-vl9ku 10 ай бұрын
@@Ladan12345 kaas wan kala tagnay mid kle iguduceey wll
@hafiid
@hafiid 9 ай бұрын
Wax la’aanta iyo waayaha aduun waligii nafluhu kuma waaraye 17/october/2023 time 17:20 waxaan rajeyna inaa soo labto ano wax badan oo riyooyin ah rumeeyay inshallah🙏
@naimaabdi7409
@naimaabdi7409 9 ай бұрын
Insha allh
@naziino-tz5kv
@naziino-tz5kv 9 ай бұрын
Insha alllh 🤲🥲
@abyanahmedofficial4504
@abyanahmedofficial4504 9 ай бұрын
I.a anigba sidas kala rajecynaa😢
@abdiwaliabuukar-wy1hb
@abdiwaliabuukar-wy1hb 9 ай бұрын
I.a pro
@fahiehfahie5315
@fahiehfahie5315 2 жыл бұрын
wax La,aanta iyo waayaha Aduun waligii Nafluhu Kuma waarayeh Kaan wanagsam Iyo Kaan Waxba Hysan Waynaa Ogeh WagareY Ma arag Mawax Kala Helee😥
@user-km1wx1hs7k
@user-km1wx1hs7k 5 ай бұрын
😢
@driraaqdaahirjuseebi2150
@driraaqdaahirjuseebi2150 9 ай бұрын
Heestan ugu yaraa 100 jeer ayaan dhageysatsy cawa waxa ii heysto waa wax rabi ogyahay xiliga rux jifaa u dhibanahay oo aan ii ogeen aniga wax i jecel ean kaso tagay wana haya hada balse ruxii aay nafteyda rabta.....ifahmi la'a asaxabey nafsi miya i heysto ruxii iga danbeyow nabsi ha galin hadi kale wa arki dontaa si toos ama si dadban ba Tariikhda waa sat 04/11/2023 sacaada 2:00 Am oo habeenimo insha allah ruxan nolosha lawadaga tusin donaa hadii aan dhiman insha allah 😢
@yaasmiinapdisalanhirsi
@yaasmiinapdisalanhirsi 7 ай бұрын
😢ma qof kuu baahnaa baad cidlaysay
@AnisaOsman-fv6ki
@AnisaOsman-fv6ki 5 ай бұрын
Qofki aad rabtay oo ku fahmi waaye waa xanuunki uu maray qofki kuu vahana taasna waa nabsi isku day Ina Dib u raadisid laga yaabe inad cagis ka hesho😢 Kuwa la xumeeyo hada nahay inan wax cafina wey adag tahay Ila nabsiga aan aragno adna isku dey Ina Dib ka xariirisid aadna weydiisid dareenkeeda 😢
@mohamedabdullahihaashi3155
@mohamedabdullahihaashi3155 Жыл бұрын
26/5/2023 galab aan ilinta ceshan waye 5:53 wayaha aduun io wax la aanta lagu warimaayo😢
@HipaJamac-xu7bj
@HipaJamac-xu7bj 11 ай бұрын
😭💔
@InaXasan-rv6jg
@InaXasan-rv6jg 10 ай бұрын
😢😢
@KafiMaxamad
@KafiMaxamad 2 ай бұрын
😢😢😢💔💔💔
@ibraahiimxuseenibraahinboo2279
@ibraahiimxuseenibraahinboo2279 4 жыл бұрын
3sano ayaan dhaysanayey qofkii aan jeclaa oo aan wayey darted cidlana igaga tagay walina aan sugaa😭😭😭
@mabruuka2634
@mabruuka2634 2 жыл бұрын
Ha sugin pls😨nolol kle samyso 😨
@anisomaxamed7306
@anisomaxamed7306 2 жыл бұрын
🥰😪😪😔
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji Жыл бұрын
@Samiiro Adem sorry abaayo raga isku mid ma ahn
@abwaanzamiirzamiir7262
@abwaanzamiirzamiir7262 Жыл бұрын
Kula mid baan ahay lkn zhp samir badan ka bacdi anu waan ka jaray lbtyda adna sasan ku rajaynayaa
@AwalebashirMohamed
@AwalebashirMohamed Жыл бұрын
💔💔💔💔💔😢😢😢😢😢
@bibosahmed9502
@bibosahmed9502 4 жыл бұрын
Hees dareen qaas leh once upon time ❤❤❤❤👌 thanks fanana qali ah
@xamdamukhtar8485
@xamdamukhtar8485 Жыл бұрын
❤❤❤❤🥰
@abdulahi252
@abdulahi252 Жыл бұрын
Wacantaan jeclaa wacadkii haday sidan uga walwalo iila wadilaheyd waran igu socdey iga weecin laheyd🥺🔥❤️
@ruunmohamud9506
@ruunmohamud9506 Жыл бұрын
Heestan waxn caadi u dawadey 23/5/2023😢😢anigoo Kala maqan nahy jacelkyga😢I.a hada wada kulano wan soo boqa donaa🥺🥺🥺😭😭😭weynow alow anigo jacelkyga awlaad noo dhashiyo farxad nagu waar🤲🤲🤲😢
@ahmedalielmi1457
@ahmedalielmi1457 10 ай бұрын
Allow adinko nabada idin kolmi🥰🥰🥰
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 10 ай бұрын
Xbbti maulana ten ilahay ha idin kulan siiyo
@hidan268
@hidan268 9 ай бұрын
Ilahey haidin kulmiyo xabbti
@hanilucky2676
@hanilucky2676 7 ай бұрын
Qof wax jecel uunba ku fahmi kara ilahy ha kugu guuleeyo hno😢
@CashoBashirmuse
@CashoBashirmuse 6 ай бұрын
Amiin Amiin 😊😊😊❤❤❤
@yaasirmuuse7908
@yaasirmuuse7908 8 ай бұрын
25/11/2023 😢maalinkan ayaan soo baadi goobay heestan dhalinyaro samirka iyo dulqaadka badiya😢
@liibaansaid1285
@liibaansaid1285 20 күн бұрын
Heestan maanta ayaa igu horeysa ma ihi qof nolol liito kusoo koray ama ciil arkay lkn waxaan ahay ninku dagdagay xiriir gabar anigoon ufiirsan wax igu imaan karo maadama aan ahay qof aan nin aan waligiisa horay wax ujecalaan waxaan ogaaday jaceelka sidiisa inuu yhy cudur raga ey ku ridaan dumarka heer waxaan gaaray maalinteyda oodhan aan kafikiro qofkaas oo aan wax dareyn iheeynin lkn. Wax walipa dhamaad beey leyihin😮
@NastehoMuktar-wf4op
@NastehoMuktar-wf4op 6 күн бұрын
😢 sorry wll
@farhiyoinasaahid-eo2xo
@farhiyoinasaahid-eo2xo 9 ай бұрын
waynoo aloow ani iyo Wiil aan ogahay awlad noo dhashiyo nolol raaxo badan waynoow nogu waar❤😢😢
@rizak9956
@rizak9956 6 ай бұрын
Aaamiin wll
@IzraaYasiin-c1i
@IzraaYasiin-c1i Ай бұрын
Waligii nafluhu wax la'aanta iyo wayaha aduun kuma waarayee" 8/7/2024 at 20:45 daqiiqo goobta Garowe " waxan Mar kle soo boqoolay heestan aad ka u mcn allow arimahayga iskugu kay aadi 🤲
@nasiibali7090
@nasiibali7090 5 ай бұрын
Mar kastoon qalbi jab aan dareemo halkan ayaan imaada si aan u arko dad ila mida oo sidayda qalbigooda la dhaawacay🥺💔
@NimcoCabdi-hj2qr
@NimcoCabdi-hj2qr Ай бұрын
Kula mod😢😢😢😢😢😢
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 5 ай бұрын
Anaa kuu werwerayoo Waayahaaga doone Ma adaa war iga hela Iweydiiya ruux kale😥😒
@karamoige5268
@karamoige5268 5 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Legend saalax carab. Caawa xasuus dheer buu igeliyey runtii,waxa jirtay mar taariikhdu ku astaysnayd 2015 inaan gabadh faadumo la dhaho jeclaaday,kadibna aan usheegtay Markii danbena ay igaga baxday jacaylkii. Maalmo,bilooyin iyo sanado baan heestaan dhagaysanaayey ilaa markii danbe aan iskaga tagay meeshay ku noolayd. Hada gabadhii waa Xaas oo Nin bay caruur xalaala uhaysaa Eebbe haysku daayee. Still listining 04/03/2024.🎻🔥
@Nimcan-Deyr
@Nimcan-Deyr 5 жыл бұрын
Saalax carab fanankan talentka ah ayuu ku jira pro dadalka hlka kaga ahay waxa tahay number 1
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 жыл бұрын
Niman huno SUBSCRIBE isaar channelka PLEASE
@raxmoxuseen6113
@raxmoxuseen6113 Жыл бұрын
Ax wllhi heestaan qalbigeyga xanuu jisaa waqti kasto kama daalo dhageesigeda qalbiga ka bur bur sanahy wllhi 😰😰😰💔💔💔💔💔
@ikraanizapea9256
@ikraanizapea9256 7 ай бұрын
Masajiro waqtigu labada isku wacan mawajiyee weynow allow aniga maxamed awlaad noo dhashiyo nolol raaxo badan weynow nagu waaar😢
@marianMm-bz9bl
@marianMm-bz9bl 7 ай бұрын
Yaa rabbi aamin 🥺
@daganahmedmohaa
@daganahmedmohaa Жыл бұрын
Waynow allow ani io mubaarig awlaad no dhashiyo nolol raaxo waynow ngu waar❤🤲 I.A malinta aqaal galno o rajdydu idhabowdo dip uso boqn doona I.A
@Warsame2012
@Warsame2012 10 ай бұрын
Ma aqal gashay
@nimcodhowrsan7693
@nimcodhowrsan7693 9 ай бұрын
Waa habeen isnina wxan dareemayaa kalimino waxan rajaynayaa anigo faraxsan aan heestan markale dib ugu soo noqodo waxa la,aanta iyo waayaha aduun waligii nafluhu kuma waaraye 😅😅 waa 5/11/2023😢
@AbdiHilac
@AbdiHilac 9 ай бұрын
😢😅😢
@salmomahamed9206
@salmomahamed9206 8 ай бұрын
Mise jiro waqtiguu 2da isku wacan mawanajiye 😢💔 icant forget u Ex😊
@faatmacqaadircabdalla3798
@faatmacqaadircabdalla3798 10 ай бұрын
Misajiro waqtiga lamadii isku wacn mawanAjiye Weynow allow aniga io 《Abdiwali 》 Owlad noodhashiyo nolol raxa bdn🤲❤🥺
@waykahussein
@waykahussein 3 жыл бұрын
Still 2021.2.7 heesten cida ay xasuuskutahy like
@user-fh3br1mw2o
@user-fh3br1mw2o 2 ай бұрын
Waxa jirtay wakhti aana ka cabsannjiray amaa qof weydaa ama kala fogtaaa lkn hadda xiligan cidan kama fikiraayo kaman fikiri doono incha allah 😢😊
@duriaahmedy24
@duriaahmedy24 Жыл бұрын
Misajiro waqtigu 2bda isku wacan mawanajiyee Weynow Allow aniga io (𝐀ʰᵐᵉᵈ) Owlad noodhashiyo nolaal raxa bdan❤︎︎
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 9 ай бұрын
Insha llh
@LeylaMohammed-gb9dd
@LeylaMohammed-gb9dd 5 ай бұрын
Dadiroo jaceylka ku qawo hada ogaan laheyn dikitkaas Aad ku lawatay waa jee jexii laheed madaan igaa takeen 💔💔
@Canabcabdiqaniadan
@Canabcabdiqaniadan 4 ай бұрын
😢
@sabirinaali3677
@sabirinaali3677 3 ай бұрын
😢😢abayo qof tagay sakotii. Qof kuso safray neh so dhaweyso mid qeer qaba in.aa😢💔💔🤧😪
@UsmailHn
@UsmailHn 3 ай бұрын
Sorry nolosheydi mar un waad kabixi adi iyo qofkad adunka kadooratey waxa idin rajeynaya inaad is calfatan ubadna isu dhashan 😍waxla aanta iyo waayaha aduun waligi nafluhu kuma wàrayee 😢😢my queen inta nolosha kadhiman farxad iigu dhameyso❤❤❤
@hodanizha6003
@hodanizha6003 9 ай бұрын
Wiilki aan jeclaa wacidkii haduu sidaan ugu walwalo ila wadi lahaa waran igu socdoo iga weecin lahaa allow qalbiga iqabooji 😢💔❤️‍🔥🥹😭
@hidan268
@hidan268 9 ай бұрын
Sorry abaayo
@user-Varahzaneeyyy...
@user-Varahzaneeyyy... Ай бұрын
2024 ban iska dhegysanaya hlka dadku dareen dhegysanyan😢❤
@user-xy5nu2fg1j
@user-xy5nu2fg1j 4 ай бұрын
2024/april/1 Galkio 😢❤ Laptayda waxaa ku jirto qof aan jeclahy allow siduu qof qofkle ufahmo ifahanzii malin uuN ama anoo helay ama wayaypa wan so Boqan doona Page kan 😢❤🎉
@user-xy5nu2fg1j
@user-xy5nu2fg1j 4 ай бұрын
😢😢😢
@muunadaaud4223
@muunadaaud4223 Жыл бұрын
masajiro wakhtigu labada isku wacan mawanaajiyee waynoow anigiyo zalban awlaad noo dhashiyo nolol raaxa badan waynow noogu waar 😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xaqdhowrjaceyl5713
@xaqdhowrjaceyl5713 Жыл бұрын
ameen 😢
@asaidiyare7563
@asaidiyare7563 10 ай бұрын
Heestan marki aan arkii jiraay caadi ayee ila aheed mantana aniga ayee iga hadli what a voice bro carab
@amedkalinle5463
@amedkalinle5463 2 ай бұрын
20/ 05/2024-10:05 hapenimo Anigo arday ka ah Ethiopia Engineering Ka dhigta exam physics ka soo baxay Walibana gabadh aan 4 years Wada soconay rag qurba joga iska baraty 😢 Wax la aantiyo wayaha aduun waligii nafluhu kuma waarayee💔
@unknowncall3r
@unknowncall3r 2 ай бұрын
i feel sorry for you bro 💔🥹 is adkee niyadda kheer u sheeg 😩
@ruweydomahamed5215
@ruweydomahamed5215 Жыл бұрын
Heestaan waxaan dhageysanoo anigoo Exam ka soo baxay waxan dhigtaa jamacad benaadir unversity waxaana soo galay maadada Public finance
@mohamedadamibrahim5698
@mohamedadamibrahim5698 Жыл бұрын
Kadibna cidlo cidlo ayan dareenty😢😢
@jannah5330
@jannah5330 Жыл бұрын
Wax la’aantiyo waayaha aduun waligii nafluhu kuma waaraye 😭💔
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 7 ай бұрын
Heestan waa dhageysta markan waqti helo kama xiiso go ❤❤🎉super Saalax carab 👍
@Sabirin2
@Sabirin2 2 ай бұрын
Anigo qofka jecla uu qofkle jecelyhy ban dhagesanayana 2/6/2024 😢22:06 sacaduna thy iso duceya hadad iga danbeysan
@jirda-gooyechannel7028
@jirda-gooyechannel7028 Ай бұрын
Udhimo jcylka
@safiyaaxmed7602
@safiyaaxmed7602 2 жыл бұрын
Wacan kaan jeclaa wacadkii haduu sidan ula wado ila wadi lahaa waran igu socduu iga weecin lahaa Wasa jiro waqtigu 2 isku wacan ma wanaajiye way now allow anigiyo bashiir 😭😭😭😭😭
@zuuzunaasir9061
@zuuzunaasir9061 5 ай бұрын
Abyo 2 sano ka dib mais hesheen ado Iyo bashiir 😢
@ShaymaCabdiMaxamed
@ShaymaCabdiMaxamed 7 ай бұрын
Wuxuu i dhihii jiray. Waxaan jecelahay iin aan ka hor geriyodo. Si Aad ii gu soo duceyso. Plz maanta geeri. Iyo nolal midna ma ku ogii🥲🥲🥲18/12/2023😢
@UbaxCabdi-lf8nm
@UbaxCabdi-lf8nm 7 ай бұрын
Mxa ku dhacey walal😢😢
@drsunni449
@drsunni449 10 ай бұрын
Cajiib heystaan xiliga ey cusbeed 2015 ayan aad u dageysan jiray supper salah legend
@user-md8hc8zw3v
@user-md8hc8zw3v 10 ай бұрын
Hestnn🥺weligi nafluhu kuma waarayee😭ilhow wxa qlbigyga ku jira wad og thy❤
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji Жыл бұрын
Waalid iyo walall cid i waanisiyo ka go ay What a song🥰🥰
@abdiqadirzanka7034
@abdiqadirzanka7034 10 ай бұрын
30 /September/2023 ayaan Daawanayaa Si Qaas ah Ayay ii taabatay Heestan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@moktarmohamedomer1107
@moktarmohamedomer1107 3 ай бұрын
11:16 pm habeen Arbaca 10 april 2023 maanta oo ciid fidri ah ayaan dhagaysanaya heestaan oo aan aad udhagaysan jiray waayo adag 2015.😢 Nolol raaxo badan baan inoo wada rajaynaya dhamaanteen.
@user-pb2oi1il3t
@user-pb2oi1il3t 2 ай бұрын
Wacankan jeclaa wacadkii haduu sidan ugu warwarO ila wadi lahaa waran igu socduu Iga weecin lahaaa😢💔 Ilaa goorme calacalka sxp la ahaan doona 😢 ilaa goorme xanuunka dareemi doona 💔 Ilaa goorme sidan doqonimada kusii jeclan doona 😢 Waxan garay heer aan naftayda naco hadan tahriibo xanunkasta maro kuguma ilaawi doono 🥺hadan anigu isdilana dhibtaan aduunka ku maray aakhirana ku maraya 😢 Halkee nasiimo ka heli dooona 😪 Waxan ku wayey farxadii dhalinyarnimo jacaylkaga waxad ahayd qofkii ugu horeeyay iguma dambeeyay 😢 Intii hore sad bay ii ahayd waayo rajan sugayey lkn maalintaan afkayga kuu kala furay kuna. Sheegay inan ku jecelahay ayaan gacantyda isku dhilay 😭 11/2022 _31 may 2024 weli sidii baan ku jeclahay 💔
@Zunishinamohamett
@Zunishinamohamett 2 ай бұрын
Alle qalpiga haku qabojiyo zxp😢
@ahmedalielmi1457
@ahmedalielmi1457 10 ай бұрын
Heestan hada ayey tiktok haysata waligay madhagaysan wa hees kal iyo lab ah walahi 👌👌👌
@MwanaidiJuma-xq9kx
@MwanaidiJuma-xq9kx 9 ай бұрын
Legend of the legend .....somali songs are the reality of life😢😢😢
@ShaymaCabdiMaxamed
@ShaymaCabdiMaxamed 7 ай бұрын
Wakhtiyada adaag waxaan halkan u soo galaa iin aan. Qoraladiina ku nafiiso plz qalbi jab uunbaan ka sii qadaa 😢😢😢😢😢😢😢😢 18/12/2023😢maliin isniin ah. Waxaan Ahay Qof Qalbiiga ka gubaneya lkn bulshada 😢 u dholacadeyneya😢allow rajadeyda ii rumee🤲
@user-vz7ge7gy4g
@user-vz7ge7gy4g 10 ай бұрын
Qalbi xanuun io niyad jabaan. La noolaahy. Oo xitaa daqiqad qura waan iloobi la ahay. Xasuusta qisadyda 😢😢😢😢😢😢
@farhiaosmanmahamed4622
@farhiaosmanmahamed4622 6 ай бұрын
Wllo halkee ku nooshahay aan kula baadi goobe😢
@fiskainaaxmadsamali9416
@fiskainaaxmadsamali9416 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭Wacanka jeclaa hduu sida ugula walwli lahaa💔😥👨‍❤️‍💋‍👨
@mohasolutions8664
@mohasolutions8664 9 ай бұрын
anigaa diyaar eh
@awaysmaxamed7045
@awaysmaxamed7045 Жыл бұрын
Wax la,aanTa iYo waYaHa aDuun micNaHa keLia hesTan Iga TaabTeY 🥺😪💔
@AbdulahiAlifarah
@AbdulahiAlifarah 15 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 mise Waxa Jira Wakhtiga labada Isku wacan Ma wanaaniye Waynow Allow Aniga Iyo wacan awlaad no dhashiyo Nolol Raaxo BdaN 😢
@nouhmohamet
@nouhmohamet 4 ай бұрын
Waynoow allow anigiyo wacan Awlaad noo dhashiyo Nolol raaxo badan waynow noogu waar ❤️🤲🏻
@cabduqaadir2493
@cabduqaadir2493 10 ай бұрын
wax la'aanta iyo wayaha aduun waligii nafluhu kuma waarayee😢😢 that is right
@user-vw8jo6rm8w
@user-vw8jo6rm8w 6 ай бұрын
Heestan mar kaste Wa dhagaysta walhi said Naa Wa u jecelahyyy maraka dhagysanyO walhi wan damqadaa oo wan qlpi jaba wayo waxay ahyd WiL maxamed la dhaho uN iz jaclyn xiriir naga dhexeyO oo said u jecela aya i qadi jiray mar waLpO walhi Lkn hada nacab ba na soO kala dheex galay oo walysku kaya dirayy hada ne sas iskuma egi karO oo isma firin karo ilahy waxan ka barayaya inu I so labto malin uN ila hadana walhi wan jecelahy waliba sidi hoRe sii ka darannn ya alahhh 😢😢😢😢❤
@MaxamedYare-ce6up
@MaxamedYare-ce6up 10 ай бұрын
Sxbtey xalayto ayee waxaan sidaa usii badneen igula dhacday lkn insha allah in ilaah isoo celsho ayaa rajeynaa iyadoo sidii hore iiga wanaagsan 😢😢😢😢😢😢
@hidan268
@hidan268 9 ай бұрын
Ilahey haku soceliyo
@luuluzadi1598
@luuluzadi1598 5 жыл бұрын
Waa yemani wiilkaan hooyo somli baadhashay mashaAllah super guuleyso walaalo
@yusufaminsaid3068
@yusufaminsaid3068 4 жыл бұрын
@Ahmed Siyaad Saalax Carab waa Muwallad waxaad sheegeyso maahan.
@yusufaminsaid3068
@yusufaminsaid3068 4 жыл бұрын
@Ahmed Siyaad Saalax igama aqoon badnidee meel aayar u fariiso, qoladaad qoorta u gelineysidna geelooda ma wada daaqo. Familkiisa waxaa la dhahaa reer Al-macaayish waana muwaladiin.
@Mukarama_Abdullaahi
@Mukarama_Abdullaahi 10 ай бұрын
From TikTok 😩☝️❤️😂
@talizoanjuu
@talizoanjuu 10 ай бұрын
Same 😂
@dhawrsanhilibsan3343
@dhawrsanhilibsan3343 5 жыл бұрын
inta taagerta fanka zaalxa carb lik dheh
@adenibrahim7556
@adenibrahim7556 4 жыл бұрын
Maxan kula dhah
@user-ig3hk6sk6g
@user-ig3hk6sk6g 3 ай бұрын
Wax la aanta io waayaha adag waligii nafluhu kuma wareye😢 wx labteyda ku jira maha wxn qoraal kuso koobi karo ya rabbi faraj ifur🤲😭😭😭
@zakimire4937
@zakimire4937 3 ай бұрын
23-4 who still watching 😢
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Eng Sharma
Рет қаралды 7 МЛН
*Faysal Muniir iyo Heestii Xanaano
4:52
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 5 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 121 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 2,7 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 282 М.
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,6 МЛН
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,2 МЛН
Caashaqa Dhabta ah 2015 by Mursal Muse
7:42
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,8 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 121 МЛН