No video

F.B.I Oo Qabatay Nin Cadaan Ah Oo Doonayay In uu Xasuuqo Muslimiinta,Yahuud Iyo Dadka Madow.DAAWO.

  Рет қаралды 12,220

Elmi Ware Media

Elmi Ware Media

Ай бұрын

#Subscribe#Like#Share#Comment.

Пікірлер: 37
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Ай бұрын
Alxamduillaah 😢😢
@Laila-nuraa
@Laila-nuraa Ай бұрын
Xasbiyalahu wanicma wakil Allah ayaumatisa kaqabtey,
@sofimohamoud8575
@sofimohamoud8575 Ай бұрын
Masha Allah Allaha naha khabto Shaydaanka
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Ай бұрын
Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah, Cilmi Waare, Runtii Waa Barnaamij Aad U Naxdin Iyo Argagax Leh, aadna Layaableh, Guuleyso Adeer Inshaallah, Aad Baan Kuu Salaamayaa Adeer
@zakihussein9147
@zakihussein9147 Ай бұрын
Waa cunsuri Alle ayaa ka qabtay Umada
@Maxamuudsheikhishaq7454
@Maxamuudsheikhishaq7454 Ай бұрын
Waa arin aad u foolxun runtii F B I shaqo wanaagsan ayeey qabteen
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
Waa Cajiib wllhi
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
Yaa ALLAAH
@husseinibrahim2294
@husseinibrahim2294 Ай бұрын
waad mahadsantahay walaal
@ayanomar8111
@ayanomar8111 Ай бұрын
Subxaanka yaa Alah Ilaahay ayaa naga qabtay kaas dad ayuu dhamayn lahaaye,mahadsanid Elmi.
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc dad aan waxba galabsan rabey hal mar ah inuu dabka saaro oo laayo waaa argagixiso aan biyo ismarin weeye🫵🫵🫵
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 Ай бұрын
So boqda janalka waxa laga faiida wax badan booxiya 100 💯 umada soomaaliyeed mahadsanid 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Ай бұрын
Walahi dad saasa iska jira oo muslimka ciil uqaba ilahay hanaga badbaadiyo waa dhax joognaa ye
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu Ай бұрын
Waa yuhuuda inamadoodi qaza ciidanka lagu dilay dadku laguma sheegayo cidu yahay😅😅😅😅😂😂😂
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
illahay aya umada ka qabtay cusurigas
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 Ай бұрын
Jazakallahu kheyr walaal,it's really a great update 👏...or News.
@truecomment3650
@truecomment3650 Ай бұрын
Wixii shar wata Ilaahay hanaga qabto aamiin
@analovely6906
@analovely6906 Ай бұрын
Ascw walal 🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️🙏
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc maa shaaallaah😊
@NimoAbdi-ti5wp
@NimoAbdi-ti5wp Ай бұрын
💔💔💔🤲🤲🤲
@Ali34388
@Ali34388 Ай бұрын
Alxamdulilaah ilaahay baa umada kaqabtay bisinka 🤔
@ayanabdulaziz8377
@ayanabdulaziz8377 Ай бұрын
Thanks brother
@abdulazizd
@abdulazizd Ай бұрын
Ragna waxay doonayan inay. Qadiyad ay aminsanyihin dhiig u daadiyaan nacayb iyo jacayl dadna waxay xadayan. Shilimadii caruurta. Covid ka guryaha lagu xanibay waa kaaf iyo kala dheeri
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Ай бұрын
Thanks wll ❤
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f Ай бұрын
Wcs wanuku kudhownahy walalkey
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Adduunkani wax cadaaladi kama jirto ilaa addoomada dhibka badani Ilaahay hortagaan,maxaa yeelay waayeelkan bahaloobay in xabsi yar lagu xukumo waa arin cabsideeda leh,wuxuu u eg yahay haraadigii trump,nasiibdarida kale jirta ayaa ah in madawga maraykanku dunni kale oo muyuusik,sport,daroogo iwm ay ku nool yihiin iyagoo intaa lagu dabajiro.
@saedasmith6558
@saedasmith6558 Ай бұрын
Thank you we love you 😍 💋
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
QURBAHA CUNSURI NACEEB KA BUUXO AYAAD UGU IMAANEYSAA.. SUBXANALLAH
@Aadane1
@Aadane1 Ай бұрын
arin qatarteeda wadatay ahaye eebow namooti
@bisharmahamad3468
@bisharmahamad3468 Ай бұрын
ilahay dadka noocaas ah ee muslimiinta neceb sharkooda waadmahadsantahay wll
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
Facades wa heysta waxbadana lama xerin marka ow so baxo ayuu belabaya, umadadena Allaha ka qabto
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt Ай бұрын
Dadku markay 50 gaaran horta maxa xaasidnimada ugubadata bal Somalida ufiirso qofba qofku kaweyn yahay wa kaqabyaalad badanyahay dhib iyo kicin
@faiza10ally35
@faiza10ally35 Ай бұрын
Eliyow odaygii Uber driver gabadha kufsaday gabadhii uusoo qaaday ka waran??
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Somaliya dhar cad saas wadankooda ugu shaqaynaya ayay u baahan yihiin. Somalia dharcadkoodu kay qabtaan haduu u balan qaado 1000 dollar way iska fasaxayaan maxaa iga galay
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
Cadaanku waa dad walan oo dantooda aqoon
@abdiahmed2606
@abdiahmed2606 Ай бұрын
Ugu dambeyn taladeydii waad yeeshey si kasta ood ii dawaneysaa waad joojisay
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Ай бұрын
Way buuxaan kuwo asagoo kale ah Ilaahow adaan kaa magan galnay
Kim Jong un drives Putin during state visit to North Korea
1:39
The Times and The Sunday Times
Рет қаралды 6 МЛН
Water cannon, arrests in Nairobi as Kenyans protest tax hikes | AFP
1:18
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 165 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 10 МЛН
DARBI JIIFKI NAAGTA AMERICA KATIMID GUURSADAY AYAA DILAY NAAGTIISI
15:17
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 121 М.
Kabaro kuhadalka American English oo uu idiinsoo gudbiyo Abdi Iftin
5:35
Maxkamadaynta Shabakad turufo iyo dhac ugaysan jirtay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
25:49