FAADUMO SHEEKO CULUS

  Рет қаралды 16,449

Abdikadir Royel

Abdikadir Royel

9 ай бұрын

Пікірлер: 47
@user-ne2oq4mv7i
@user-ne2oq4mv7i 9 ай бұрын
allah waa ka naxay inantaa anaa is mooday habloow rag ha aaminina haduu ku jecelyahay waxaa kuulama iman karo
@user-ex1vx6er9v
@user-ex1vx6er9v 9 ай бұрын
Asc waruntaa Fadumo Abduqadir waku qarxisay kkkkkk
@ramlanaasir1246
@ramlanaasir1246 8 ай бұрын
Wll uma baahnid inaad sheegto ninkaa xun in uu ilmo kaa dhaley diintuna waxey qabtaa wixii dhibaato keeni karaya in la qariyo ha sheegin sheekh shibili oo ka hadlaaya ayaan arkey waad ka baadhi kartaa KZfaq ka ayuu kujiraa isagoo leh wixii dhibaato keeni kara ee qarsoon yaana la sheegin qalbigaaga alaha kuu dhayo iskana ilow nolol cusubna sameyso wll wana ku salaamayaa quruxey
@SS12171
@SS12171 8 ай бұрын
Shiikhyada kale weydii abayo shiikh shibili qofkii dhaha waa shiikh waa khaldan yahay culumada toosan weydii wll
@sadiaahmed1196
@sadiaahmed1196 8 ай бұрын
Mash Alah thank you
@hfg2420
@hfg2420 9 ай бұрын
اللهم امين اللهم امين جزاك الله خير اخي في الله
@manaalcarap8196
@manaalcarap8196 9 ай бұрын
Mar hadii Ilmahasi gogashi dr ka kudhashey ninka drka leh Saan maqley een aaminsanahay lkn wlsheyey culimada weydi hadad commentigayga aad arkayso Adna ilahay nolosha haku qurxiyo Kakac oo buuga safxadisa xun laaab noloshada Dib u qaaabee ilahay cafis iyo naxariis weydiso wllo
@Sahan12341
@Sahan12341 9 ай бұрын
2mar ayay hablaha ceebaysay😪Illaahow ceebteena astur yaarabbi 🤲🏼
@bashiirmacalin2646
@bashiirmacalin2646 8 ай бұрын
Dr ku wuxuu sameyay calamadaha janada lagu galo❤
@khadarhassan882
@khadarhassan882 9 ай бұрын
Ninka ilmaha dhalay sheeg. Ma soconayso sharici diin iyo mid kale toona maaha sax in uu ilmahaasu haysto abtirsiinyo aanu lahayn.
@user-sq8io6uk6z
@user-sq8io6uk6z 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatimahirsi4138
@fatimahirsi4138 8 ай бұрын
Roiyal kkk isu qabta idin yidhi
@shukrinur3956
@shukrinur3956 9 ай бұрын
Salamu caleykum walaalaha team-adkaatay. Walaasheen Nimca wiilka aabihiis ugu magacdar Slamka ma aha siduu gaalada waxaa nala yiri ugu yeera aabahood waxaana naguyiri, Allah dhakhtarkaasna Allah Jano ha ugu abaal gudo. Caruurtiisana Allah ha ugu xafido aamiin walal dhakhtarka ka cafis dalab hadii aad awoodo hadii kalena wax wanaagsan ayaad sameysay kuligeen waan khaldamey naa laakin Alxamdulilaah in aadan naf goyn khalad kiina aad ilaahey uga soo noqotay waa kuwa ilaahey jecel yahay,Jazakalahu khayr Adiga, Fatima, Royal. Team-Adkaatay ☝️❤!!!
@sunrise4459
@sunrise4459 9 ай бұрын
Sheekada kashif abtirsiiyo sax inuu lahaado waa muhiim Ilaahey ka baq aadane ha raaligelinin adna waad bogsooneysaa
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 9 ай бұрын
Thanks Faadumo iyo royal ❤
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 9 ай бұрын
Waa ruuntisa dadka caad caad jiirkoda Waa caada 😂😂😂
@ayanfarah-fc1us
@ayanfarah-fc1us 8 ай бұрын
Free sheydaan 😅
@ayanfarah-fc1us
@ayanfarah-fc1us 8 ай бұрын
Sheekada caawa waa sheeqa shuubo 😅
@user-fo6it1tt1k
@user-fo6it1tt1k 9 ай бұрын
Dr qayamada kadaa oo runta u sheeg
@saladaawed9104
@saladaawed9104 9 ай бұрын
Canada 🇨🇦
@NimcoOsman-qz3zd
@NimcoOsman-qz3zd 9 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@tressahassan8947
@tressahassan8947 9 ай бұрын
Hablow ficilka markad sameysaan adkaysta noloshina wata plz usheeg rerkina ilmahaan gurso ciyaal dhal bes that it🙏🙏🙏
@Sahan12341
@Sahan12341 9 ай бұрын
Sifiican ayaad samaysay Cabdi waa jawaab fiican iyo Tala fiican thank you 🙏🏻
@marwaomar2741
@marwaomar2741 8 ай бұрын
Maxaa abtirsiina ah horta maherka hore waxba kama jiraan lakin ilmaha ka dhex dhasha waa xalaal Dr kana maher uma qabanen Waayo naag urleh meher ma qabto markaa ilahay ha u cafo
@fatimahirsi4138
@fatimahirsi4138 8 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@ayanfarah-fc1us
@ayanfarah-fc1us 8 ай бұрын
Islow ma team adkaatey baa yaqan waligey ma maqal ayaga ka hor
@habibohussein2019
@habibohussein2019 9 ай бұрын
Naag wadaadnimadeed maxaaytaha
@comarmaxamd4985
@comarmaxamd4985 9 ай бұрын
❤❤❤ 🎉🎉🎉
@saladaawed9104
@saladaawed9104 9 ай бұрын
🇨🇦
@747bigm
@747bigm 9 ай бұрын
baby dambi ku dashay waayay
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 9 ай бұрын
Fadumo furuq ku diil waxi yara soo dontay igu daran😂😂😂😂😂😂
@nimcobotan3003
@nimcobotan3003 9 ай бұрын
❤❤😊😊😊
@safaosman7480
@safaosman7480 9 ай бұрын
Wadaad nimadiii ayaa daaqada ka baxday subxaan
@IfraaxApdihakiim
@IfraaxApdihakiim 9 ай бұрын
Lax walba meeshay is dhigtaa lagu qalaa adaga wll hada way dhacdee bal maxad qudba siro kugeeyay😮
@ismoseid6285
@ismoseid6285 9 ай бұрын
😊
@user-uf3mc3bj1j
@user-uf3mc3bj1j 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 9 ай бұрын
Ilmaha soodhoofi oo yurub ama sucuudiga keen digtoorkana latasho
@saladaawed9104
@saladaawed9104 9 ай бұрын
Asc
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 9 ай бұрын
Naaxdin aniiga ismooday 😢😢😢
@sahrasiciid9798
@sahrasiciid9798 9 ай бұрын
Subxaana laaah 😢ilhy haka abaal mariyo ninkaas
@tash7356
@tash7356 9 ай бұрын
Shekhada ma aysan tukaneynin mana eysan tasbiixsaneyn sheekhad?
@bashiirmacalin2646
@bashiirmacalin2646 8 ай бұрын
Ragoow Hala iska ilaaliyo Dumarka Xijaabka wayn😂
@dekaasowe5409
@dekaasowe5409 9 ай бұрын
Iyadu bal maxay ka sugaysay nin qudbo siro ka yeeshay
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 9 ай бұрын
doctorka
@Sahan12341
@Sahan12341 9 ай бұрын
Anna waxaan bixin findhicilkii ileen waa loo baahanyahayee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-ey8hs8wl2t
@user-ey8hs8wl2t 9 ай бұрын
Kutabada aqrineysay neyay daacad makaa aheen
FAADUMO SHEEKADII LAWADA SUGAYAY
1:46:10
Abdikadir Royel
Рет қаралды 23 М.
FAADUMO SHEEKO MUCJISO AH/
1:09:09
Abdikadir Royel
Рет қаралды 11 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 61 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 85 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 26 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 43 МЛН
GABDHII 10KA SANO GURIGA KU XIDHNAYD
1:30:03
Abdikadir Royel
Рет қаралды 10 М.
FAADUMO BAASTOOLAD LASOO GASHAY AROOSKII NINKEEDA WOOW
1:19:40
Abdikadir Royel
Рет қаралды 14 М.
HOGGAAMIYIHII SIYAASADDA EE XAMAAS OO LA DILAY
29:26
VOA Somali
Рет қаралды 15 М.
PART  8    \ SHEEKADII FAADUMO DHABTA AHAYD ADKAATAY DHAMAAD
46:39
Abdikadir Royel
Рет қаралды 25 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
FAADUMO LABO SHEEKO OO ADAG
2:24:05
Abdikadir Royel
Рет қаралды 26 М.
PART 1 \ FAADUMO SHEEKADII UGU YAABKA BADNAUD IBRAAHIM YAA QAATAY
1:22:10
The cat chose the right one 🥰🥳😸
0:32
Ben Meryem
Рет қаралды 45 МЛН
Did you see the photo?
0:20
Women Power
Рет қаралды 17 МЛН
КАРОЧЕ НЕУДОБНАЯ СИТУАЦИЯ😱🔥 #shorts
0:45
ПОПОВИЧИ
Рет қаралды 7 МЛН
Choices for your loved ones❤️
0:15
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 16 МЛН