FADII CUSUB AN SOGATEE SIDAN UU QURXIYE NASROHNY FAMILY

  Рет қаралды 13,066

Nasro Hani Family

Nasro Hani Family

6 ай бұрын

Пікірлер: 60
@umumaxamed2777
@umumaxamed2777 5 ай бұрын
Manshallah tabarakallah
@umumaxamed2777
@umumaxamed2777 5 ай бұрын
Haduuba cunuga nagadhicin alxamdulilah sharafey
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Haa alx lkn mel uu kadice karo maa ah
@fatmaomar135
@fatmaomar135 5 ай бұрын
Mashallah beautiful
@aminaali8887
@aminaali8887 5 ай бұрын
Masha Allah
@umuomar1782
@umuomar1782 5 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@jisooismybiasandsoisyours4299
@jisooismybiasandsoisyours4299 5 ай бұрын
Mashaaalla Mashaaalla ❤
@salwaxasan2594
@salwaxasan2594 5 ай бұрын
Nasro waxan kugu jeclahay walaahi qofki wax ku weydiyo reblay ay uso gadee taasna wa ixtiraam iyo qadarin jazakalahu qeer xabibti 2sano ayaa kugu xeranahay hore u soco
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Thank u xbbty reer KZfaq waa familkega waa inee usojawaba waaa tageraheg qasab waye qali thank u
@munamohamed5569
@munamohamed5569 5 ай бұрын
Mansha Allah horay usoco 🎉
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 5 ай бұрын
Masha Allah xabiibti ❤❤❤❤
@AshuAsha11
@AshuAsha11 5 ай бұрын
MashaAllah
@umumaxamed2777
@umumaxamed2777 5 ай бұрын
Allah hakubarakeeyo
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Amin qali
@xamdisiyad1031
@xamdisiyad1031 5 ай бұрын
Haa
@zamzamabdalla2129
@zamzamabdalla2129 5 ай бұрын
asc mash allah allah kybaraleyo guriga wa xafadee
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Wcs Amin Amin qali
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle 5 ай бұрын
Maansha allaah qurux❤❤❤
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Thank u🥰🥰🥰
@user-qe6sz1gv2o
@user-qe6sz1gv2o 5 ай бұрын
Masha alalh alalh haku barakeyo gurigagag abayo sameys miya fadhiga iso Jawa ado mahad san
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Maya abyo saas kuso gade
@falismaxamuud9459
@falismaxamuud9459 5 ай бұрын
Xppti wan ku xisnay san inola jog yaqey ❤
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Diyar quruxey
@MaryanAbdikadir-my5dh
@MaryanAbdikadir-my5dh 5 ай бұрын
Wcs
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 5 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@itsmygoal9321
@itsmygoal9321 5 ай бұрын
abayo mashallah magaca mesha aad kaso gaday iiso qor
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Odds and ends
@sudiaffey3479
@sudiaffey3479 5 ай бұрын
Mcny ninka coffee table kusameye numbarkis nalawadag
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
0720489799
@caaliya-su6hf
@caaliya-su6hf 5 ай бұрын
Meeaha magaceeeda noo sooqor abaayo
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Odds and end ladah mesha abyo
@jeffyfan9603
@jeffyfan9603 5 ай бұрын
Abyo Masha Allah Ilahay habarakeeyo guriga barsada aad bay uwayn tahay ma house ba mise apartment iyo xafada?😍
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Apartment waye abyo
@SagalBashir-kz2sk
@SagalBashir-kz2sk 5 ай бұрын
Numbarkag raab xbbtii
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Snapka igala so hirir abyo @nasrohny
@farxiyocarab2910
@farxiyocarab2910 5 ай бұрын
Asc abayo coffe table midkadi hore oo kale ayan haysta marka kan yar aya iga jabay mala sameness kara hada taqanid igu cawi adoo raliya abayo
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Wcs abyo haa woku samena ninka wac 0720489799
@farxiyocarab2910
@farxiyocarab2910 5 ай бұрын
Hye abayo qayr Allah haku siiyo ana wacani insha Allah wad mhdsanthy
@ashahussein1087
@ashahussein1087 5 ай бұрын
Meqa waye siz
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Maxa waye
@ibtisaam4553
@ibtisaam4553 5 ай бұрын
Kuraasta abaayo
@caaliya-su6hf
@caaliya-su6hf 5 ай бұрын
Codka onzo am maadhahday mise
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Maku fahmin abyo
@asmaosman3757
@asmaosman3757 5 ай бұрын
Uunsiga hagee laga hela nasro
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
0722206393 nomberkas kaso dalbo abyo
@sudiaffey3479
@sudiaffey3479 5 ай бұрын
Abayo kurasta ninka kusameyo numbarkisa nalawadag please
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Kurasta sames maa ah abyo saas lagu sogade
@sumeyaabdullahi6290
@sumeyaabdullahi6290 5 ай бұрын
Fadhiga meqaa lagaa siyay
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
400kun abyo
@SagalBashir-kz2sk
@SagalBashir-kz2sk 5 ай бұрын
Xageed joogta xbbtii Nrbi miyaa fadhiiga wa Qurux
@Wadakirbilquran
@Wadakirbilquran 5 ай бұрын
Xagee dagatahy wadanka
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Nairobi abyo
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 5 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤
@najmajowhar6717
@najmajowhar6717 4 ай бұрын
Xafadee waye guruiga wasac waye
@Nasrohani
@Nasrohani 4 ай бұрын
Chai road abyo
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 5 ай бұрын
Albaankana cereem ka dhig xbti
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Haye wasamena
@fatmaomar135
@fatmaomar135 5 ай бұрын
I like kurasta
@Nasrohani
@Nasrohani 5 ай бұрын
Thank u
@leeylohussen9047
@leeylohussen9047 5 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
My EVENING ROUTINE IYO GURIGII LASI QURXEYE NASROHNY FAMILY
8:33
Nasro Hani Family
Рет қаралды 7 М.
SHEEG INDHAHAAN WAA QOF CAAN AH  // BIG GAME
12:23
Nasro Hani Family
Рет қаралды 4,2 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 34 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
Maxan kala kulmay Garissa 😱🇰🇪
9:51
Zizu Channel
Рет қаралды 12 М.
Hodan online iyo naagti lala qabay oo dagaalkooda meel xun gaaray 😳😳
10:01
MY DAILY ROUTINE NASROHNY FAMILY
9:58
Nasro Hani Family
Рет қаралды 5 М.
UGU DANBEN QOLKA SABARIN SIDA AAN KA DHIGAY
8:10
Fartun Happy
Рет қаралды 45 М.
MANTA WAAN DHUNAY ANIGA IYO MAIZA MELA An jogo xata Ma Aqano
10:52
Ruumi Channel
Рет қаралды 9 М.
Hadana Ha Guursan | Somali Tiktok Cusub Qosolka Aduunka | 2024
13:27
MY DAILY ROUTINE NAFTEDA CAZUME NASROHNY
11:36
Nasro Hani Family
Рет қаралды 9 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 34 МЛН