fadliga iyo barakada uu leeyahay saliga Nabiga scw aan marwal ku celcelino saliga sh; khaliil..
Пікірлер: 85
@nasiib-sq1hk9 ай бұрын
Saliga nabigeena muxammad ah صلوات الله وسلامه عليه Waxaan kugaaray meel adag oo dad iga dadaal badan iga maal badnaa oo iga waxbarasho badnaa ayaan kaga hormaray salliga rasuulka sallalaagu caleyhi wasalim Marka walaalayaal salliga rasuulka hala daaimo waliba adigoo waxii xumaan ah katowbadkeenay oo faraha kala baxay xumaan