No video

Faidoyinka ka buuxa geedka rosemary quruxda dumarka io cafimadka gudaha io banankaba

  Рет қаралды 40,462

Faiza’s World | عالم فايزة

Faiza’s World | عالم فايزة

2 жыл бұрын

Пікірлер: 120
@hindahamdi8189
@hindahamdi8189 2 жыл бұрын
Saliidiisa baan soo gatay hal mar aan marsaday timahayga wxn ka dareemay jileec iyo qurux
@yussufibrahim3640
@yussufibrahim3640 2 жыл бұрын
Faiza Waad mahadsantahay Abaayo shukran
@nimcocariif2942
@nimcocariif2942 2 жыл бұрын
Hinda hamdi abayo jileec mookadhigaa walaahi wan ubaahnahay
@hindahamdi8189
@hindahamdi8189 2 жыл бұрын
@@nimcocariif2942 haa abaayo aad buu fiicanyahay
@faizaaxmedislaan6070
@faizaaxmedislaan6070 2 жыл бұрын
@@hindahamdi8189 abyo xage ka helaa ado raali ah ii sheyg
@madiinonor1509
@madiinonor1509 2 жыл бұрын
Salidiisa intee laga helaa
@shukriali6296
@shukriali6296 2 жыл бұрын
MashaAllah abayo mahadsanid 😍♥️🥰😘
@user-qi6je5gl1f
@user-qi6je5gl1f 2 жыл бұрын
ما شاء الله ما شاء الله الله يحفظك
@yasminjamac5495
@yasminjamac5495 2 жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah 💖💕💕
@museruqiyo2437
@museruqiyo2437 2 жыл бұрын
Masha Allaaha jisakalaah qeer
@ayansaed2451
@ayansaed2451 Жыл бұрын
Masha alllh geed ficn
@NimcoIbrahimJamac
@NimcoIbrahimJamac 16 күн бұрын
Mash Allah
@amalmohamed8620
@amalmohamed8620 2 жыл бұрын
Mansha alaah abayo shugran
@shahad2629
@shahad2629 2 жыл бұрын
maasha alaa Shugran macaanto
@monayousuf402
@monayousuf402 Жыл бұрын
Mansha Allah qali Allah haku xafido ❤️🥰
@user-sj6ei8in6o
@user-sj6ei8in6o 5 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@canabmaxamed6298
@canabmaxamed6298 6 ай бұрын
Thanks ❤❤ xppti 🥰
@ayaanmohamed3238
@ayaanmohamed3238 2 жыл бұрын
Masha Alla sis wd mahadsanthy wlp wxd noso galisa wax lagu biiiyo jeex jeexa jidhka sis
@qabilamoussa360
@qabilamoussa360 Жыл бұрын
Masha allah walal sifican ayuu bixiyey
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 2 жыл бұрын
shukran xppti lkn tonarkiisa waanka waayey chanelka ee noosoo gali adoo mahadsan shaahiisa sida lo samaysanaayana nala wadaag❤❤
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 Жыл бұрын
Wcs abayo faiza masha allha tabarikllha mahad sanid xabti allha haku xafido allhuma aamina Yaa rabi 🤲🏻🤲🏻keep going ❤❤❤
@alyaahmedalya2066
@alyaahmedalya2066 2 жыл бұрын
Faiza Abayo plz iso jwb Salid waxa isticmala from Kuwait ah inaa kaso hadashida Rawa magaced waa mix curiosities oil iyado carawaga ma qori Aqaani iso jwb plz Abayo ina kaso hadashida Rawa jwb
@hanicabdullahinuur4156
@hanicabdullahinuur4156 Жыл бұрын
Abyo mcn adoo mahadsan rose merry xamar malaga helaa
@user-if5oc6xz4f
@user-if5oc6xz4f 10 ай бұрын
Abaayo inte laga helaaa saliidaaan waan rabaa inte ka helaaa isoo jawaab waan ku ugu sugaaa❤❤❤
@deeqomaxamedcabdi5187
@deeqomaxamedcabdi5187 Жыл бұрын
Asc abaayo faaiso waxan rabaa saliid an marsano ani iyo gabadheyda tintana wey isku key dhah dhahtaa jileec ka dhigto salid qunbo istic maalaa maxan kudaraa
@shugrijaamac2656
@shugrijaamac2656 2 жыл бұрын
Asc abaayo waxa calosha Jaro hooyo nujiso cabikarto nosoogeli
@roodaabdkllaji8543
@roodaabdkllaji8543 2 жыл бұрын
Xbbti aniga tintiiba waa qalayl waxad moodaa caws qalalay aniga iyo gabdhahaygiiba qali alle ha kubarakeeyo maxad ku sameeynaa
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 жыл бұрын
wll hal su aal iyo hal codsi ayan wataa hadaanku horeeyo su aasha saliidiisa wajiga ma lamarsan karaa gaar ahaan waji saliid leh ma loo isticmaali karkaa codsigu na waxaa waaye saliidisa sida guriga loogu sameeyo noo soo gali Xbbti Adigoo mahadsan
@basroabdi2737
@basroabdi2737 Жыл бұрын
Ilmaha malasiinkaraa shaahiisa abyo
@xaaliahmed7998
@xaaliahmed7998 2 жыл бұрын
asc,wll,qli,Jigjiga,ayaanjooga,makahelayaa,afsoomaaliga,maxaalagu,dhahaa
@NimcoIbrahimJamac
@NimcoIbrahimJamac 16 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FartuunXasan-cq6po
@FartuunXasan-cq6po 3 ай бұрын
abaayo biyaha rosmeriga tinta maki bufinkar ano uurle walhi abaayo iso jawab markihore wanmarsanjiray tinyanewey igubaxday people isojwab
@hawoosman3093
@hawoosman3093 Жыл бұрын
Ascww Faiza dagan illaahay haku barakeeyo
@sundusahmed8872
@sundusahmed8872 2 жыл бұрын
Asc waxan raba melan kala xidhidho timaha jilciso marsada seen ugaa marmi kara
@deeqomaxamedcabdi5187
@deeqomaxamedcabdi5187 Жыл бұрын
Iskukey soo raaci waxan kaloo rabaa saliid an marsado wijiga anti ej eh oo talaagad laga liney nin
@shukrimaxamud5653
@shukrimaxamud5653 2 жыл бұрын
Abayo caruurta maloo marin karaaa aniga saliid qumbe ku kariyay. Lakin wali uma marinin
@miirasaalim9232
@miirasaalim9232 2 жыл бұрын
هلا كيفك كنت حابب اسالك اني حامل لما استعمل شيء ينظف الجسم مرره يحكني اكثير م ادري من ايش حتى لو م استمعلت شيء جسمي يحكني ايش السبب امان ردي عليه
@aminadjama4155
@aminadjama4155 2 жыл бұрын
Mshallah shugran wll qali
@WaissomarMohamed
@WaissomarMohamed Ай бұрын
Asc
@WaissomarMohamed
@WaissomarMohamed Ай бұрын
@maxamedcilmiciid
@maxamedcilmiciid Жыл бұрын
Walal somaliya malgahelaa saliidiisa
@fatushahawaay3860
@fatushahawaay3860 2 жыл бұрын
Masha allah
@halimasacda110
@halimasacda110 Жыл бұрын
We
@halimasacda110
@halimasacda110 Жыл бұрын
maash alah
@XanaamMaxamed-bu3wz
@XanaamMaxamed-bu3wz 11 ай бұрын
abayo geedka taramira kasoo hadal plssss
@aragsanabdi8105
@aragsanabdi8105 2 жыл бұрын
Mansha allah abaayo shukran gabar yar sanad iyo lixbil jirto oo tinta qafiif ka ah oo tin muuqado laheen ma u isticmaali karaa abaayo iga caawi wax ilmaha timaha u badaiyo hadii aad ogtahay abaayo dadka ka xiir i dhahaan ani marabi inaa mar danbe ka xiiro mahadsanid
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/prqAntWj07GvnJs.html videogan a hore uga so sameyay abyo linkiga taabo
@shaymaamohamed5960
@shaymaamohamed5960 2 жыл бұрын
Videos aaway oo ka samesay abaayo
@hodanhabane5563
@hodanhabane5563 Жыл бұрын
Asallamu caleykum xage ka helaya ado rlli ah
@Redz63
@Redz63 2 жыл бұрын
Masha allah chanalka wanku cusbahay insha allah inaa waxbadan ka faaiido ayan rajeynaya 😘😘😻😻
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 2 жыл бұрын
InshaAllah abyo so dhawow
@Lxdm12
@Lxdm12 2 жыл бұрын
Abyo faiza male lagal hatlo mahali kara
@maysaramohamed1433
@maysaramohamed1433 2 жыл бұрын
@@Faizasworldbeauty Abyo waxaa U aqanaa daluug anigoo yar arki jiray xafada aan daganeen
@saidahusein8612
@saidahusein8612 2 жыл бұрын
@@maysaramohamed1433 dalug wan maqlay lkn ma arkin
@yoniscali9216
@yoniscali9216 Жыл бұрын
Abyo intee kahelikara waa ubahnaa pls ijawab
@fartuunmaxamed2238
@fartuunmaxamed2238 7 ай бұрын
Abayo hal sano bar gabar jirto malo marin kara isoo jawab qali
@kawsargaduudo9584
@kawsargaduudo9584 2 жыл бұрын
See loo.samaynAyaaa
@aaminomohamed8950
@aaminomohamed8950 2 жыл бұрын
Abayoy mahadsanid
@safiyomohamed7619
@safiyomohamed7619 Жыл бұрын
Intan ka hale Rosemary mcnto South Africa ma laga hale
@cabdiqanimuse1713
@cabdiqanimuse1713 2 жыл бұрын
Keep going sis♥️♥️
@hindiyaidleibrahim4191
@hindiyaidleibrahim4191 2 жыл бұрын
Mashalallah
@zaadkakheyrka1142
@zaadkakheyrka1142 Жыл бұрын
Side lo sameya he
@MuslimoMuqtaar-lz7ge
@MuslimoMuqtaar-lz7ge Жыл бұрын
Somalia malaga's helaa xpipti☹
@Qaali5
@Qaali5 Ай бұрын
Abyo gbr 3month jirto tinta kajaray ma umarin karaa si ee timaha iiguso baxdo dhaqsi
@user-dz2mb9ig3s
@user-dz2mb9ig3s 2 жыл бұрын
ma Sha allh abyo Somali maku arkin Ross meriy sacuudi leku arkey
@ifraahahmed9206
@ifraahahmed9206 2 жыл бұрын
Bakaro laga hela mesha xabasoda laku ibiya abayo
@canabahmed2413
@canabahmed2413 Жыл бұрын
​@@ifraahahmed9206apaayo bakaraaha hfii laga helo meqa la iibiyaa
@hanacabdi7860
@hanacabdi7860 Жыл бұрын
@@ifraahahmed9206 soomaali maxaa lagu yidhaah
@axlaambashiir155
@axlaambashiir155 Жыл бұрын
Dhaga yare rosmery iyo karkadega ma isku Dari kara
@NimcoAbdi-zj2ph
@NimcoAbdi-zj2ph 11 ай бұрын
Mahad sanid wll
@hibohappy6203
@hibohappy6203 2 жыл бұрын
Abayo adaa umahadsan tahay video m.a wan ka faiday waxan ku weydina saliida huruuda aad ka samayneysay hbn wlbo ma marsan karaa waji saliid lehna maloo isticmali karaa mahadsanid
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 2 жыл бұрын
Haa haben wlbo wa la marsan kara wajiga saliida leh hadi a uisticmalysid saliid qumbo organic ku sameyso
@meeyloowkacaanka
@meeyloowkacaanka Жыл бұрын
Abaayo salida inte kasoodalbanaa
@kingAnwar22
@kingAnwar22 Жыл бұрын
Abayo hacked laga helaya
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 2 жыл бұрын
Abyo magcis Somali ku shek
@rahmahodaninaahmed1141
@rahmahodaninaahmed1141 2 жыл бұрын
Timaha waa kadaaly wax kstoo lasoo gelyo san ubarinyey alx illhey dimo jilcan oo modow waa isiyey lkn garbaha ma idhafyaan wax kastan sameyo
@maxamedrooble4798
@maxamedrooble4798 2 жыл бұрын
Walk halken kahalaya
@rahmahodaninaahmed1141
@rahmahodaninaahmed1141 2 жыл бұрын
@@maxamedrooble4798 waa imdee maxaa ka faiidin wll
@qaalinqaalin3685
@qaalinqaalin3685 Жыл бұрын
Wax kaste ha Marsana wllo waxa kalinya jijabi ılaa 3 bilood marka wada arkaysaa natiijda😍👍👍
@aaminafaarax9052
@aaminafaarax9052 2 жыл бұрын
Mnsha alllah tabarakalah allah haku dhawro wlshy walal mcneey ma waxa la isticmalayaa malin walpa mise wiigii halmar
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 2 жыл бұрын
Malin walbo a la isticmali kara sprayga
@aaminafaarax9052
@aaminafaarax9052 2 жыл бұрын
@@Faizasworldbeauty mahsnid wllll
@zamzamfarah393
@zamzamfarah393 2 жыл бұрын
Asc essentoils oil waa kulushahee sidee loomarsan
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 2 жыл бұрын
Marka isticmaleysid wax yar dhibcoyin a ka isticmale shampada okale qaadada yarta a ku darsane bukhaarka guriga loshido dhibcoyin a ku darsane ma aha saliid timaha lo isticmalo salidisa o dhaloyin wa weyn ku jiro a jiro o timaha lo isticmalo
@shafecamohamed3686
@shafecamohamed3686 2 жыл бұрын
Isaga iyo dhaga yaraha caadi maha wlahay
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 Жыл бұрын
Somalia Malaga hela
@nastehoomar3014
@nastehoomar3014 Жыл бұрын
​@@boqoradihhawenka8359haa
@ruruswiss6274
@ruruswiss6274 Жыл бұрын
@@boqoradihhawenka8359 magasc?
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha ku barakeeyo aniga hada ayan wadaa spraygiisa guriga ayaan ku sameystay insha Allah result aan ka arko wan kula so wadaagi insha Allah
@ruweyda_quruxx3955
@ruweyda_quruxx3955 2 жыл бұрын
Wadankena gedkan malaga hela wll
@hodomoh1225
@hodomoh1225 2 жыл бұрын
@@ruweyda_quruxx3955 haa qali hadad hargeisa jogto asli mils ka iibso
@ruweyda_quruxx3955
@ruweyda_quruxx3955 2 жыл бұрын
@@hodomoh1225 thanks hppti hargaysa ma joogo lkn kama fogi
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 жыл бұрын
@@hodomoh1225 wll maxaa Afsoomaali lagu yidhaahda hada anigoo isleh bal geedkan asli milis soo waydii inay hayaan ayaabad soo qortaye wll hadaad taqaano maga loo yaqaano somali ahaan isoo sheeg
@hodomoh1225
@hodomoh1225 2 жыл бұрын
@@adoontiallesiman262 wllo rosmery un kudheh mad hysa am sawirkisa tus
@iqracodka3924
@iqracodka3924 Жыл бұрын
Daluuk wye afsomaligisa
@aishaomar4003
@aishaomar4003 2 жыл бұрын
Muqdisha malaga helaa talow 🤔
@sacdiyabishaar6438
@sacdiyabishaar6438 2 жыл бұрын
Sidaan maqlay abaayo waalaga helaa waliba bakaaro
@iqrocabdullemaxamad5996
@iqrocabdullemaxamad5996 2 жыл бұрын
Abayo faaiso aniga waxaan kuu bixiyay runleey wlhi ilahy hakaaraali noqdo abayo dar ilaahay Ayaan kuu jeclahy waxbadana waa kaa faa iiday abayo lakiin halmaado Ayaan sika bi I waayay waana timaha jajabaayo waxbadan ayaa iga jajabaa
@ikhlaasabdullahi9108
@ikhlaasabdullahi9108 2 жыл бұрын
haaa bakaraha meesha xawaajiyada lagu gado aaga dahablaha
@Gaasiraa
@Gaasiraa 2 жыл бұрын
Dahablaha hada aado afsoomali maxa Lagu dhaha mise rossmary lee raba dhaha
@farhiafariida923
@farhiafariida923 2 жыл бұрын
@@Gaasiraa rosemary lee dhehee abayo
@husslemachal7235
@husslemachal7235 Жыл бұрын
Waxa la idhaa sactar
@hanacabdi7860
@hanacabdi7860 Жыл бұрын
Hargaysa maa laga helaa
@nastehoomar3014
@nastehoomar3014 Жыл бұрын
Haa anigaaba so iibsaday
@user-iz8ew4cl7b
@user-iz8ew4cl7b 11 ай бұрын
​@@nastehoomar3014 halkeed ka heshay bal ii tilmaam
@dhamaytiransomalilan9098
@dhamaytiransomalilan9098 Жыл бұрын
Rosmeri iyo dhaga yare iyo karde iyo dhaga yare isku daray kadib wan radiyaay marka waxad ii sheegtan inte cisho ayaad marsan karta maa xumaanayo miya
@hanacabdi7860
@hanacabdi7860 Жыл бұрын
Afsoomaali maxaa lagu yidhaah
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 12 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 26 МЛН
Saliidan timahaga quruxdoda wa lagu weydin dona io sidey u baxan saliid mucjiza sidegdeg timaha
8:47
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 88 М.
sida loo sameeyo saliida Rosemary oil
8:08
yasmin beautiful 1
Рет қаралды 4,4 М.
CILAANKA TIMAHAA BIIL GUDAHEED KOGU SO DHEREENAYOW
18:19
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 177 М.
Cabitanka quruxda cabitan nafaqo ku dadal cafimadkaga io quruxdada carurtana sii
8:01
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 7 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 12 МЛН