FAL-DAMBIYEED #2- WEERARKI GAROONKA

  Рет қаралды 117,349

HANOOLAATO

HANOOLAATO

2 жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 217
@abdishirwac3544
@abdishirwac3544 2 жыл бұрын
Mahadsanid ayaanle hussein Waa Shaqo Muhiim ah oo aad dalka iyo dadka Soomaaliyeed Fadlan hajoojin danbiyo badan ayaa dalka ka dhacay 5 Sanno ee lasoo dhaafay Sida Xildhibaan aamino Ikraan Elmaas elman iyo shaqsiyaad farabadan. Dalkaan South Africa Waxaa jiray barnaamijkan oo kale kaaso loogu yeero thaty degree guul iyo gobonimo
@Mulajimal
@Mulajimal 2 жыл бұрын
sorry
@idiriscadho5027
@idiriscadho5027 2 жыл бұрын
Ayaanle niyow kiiskii ikraan iyo fadumo soo raadi plz
@bolididweb23
@bolididweb23 2 жыл бұрын
Waa yaaboo mayara dadkan waxan samaynaya mayna ahayn dad muslim ah oo diinle
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 2 жыл бұрын
ILLAAHAY waxaan ku waydiisanay in aadan mar dambe farmaajo iyo x-cali qayre xukun dambe aysan soomaalia ka qaban RABIYOOW naga ilaali meel daran iyo meel aysan ka soo noqon u wad belo idin qaaday dhibadanaa
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 2 жыл бұрын
Amiin 🤲🤲
@amalahmed2929
@amalahmed2929 2 жыл бұрын
@@user-zv2lw8dg5n you’re wreathing
@maslahmohamedabdullahi2516
@maslahmohamedabdullahi2516 2 жыл бұрын
Taliye Duur dage 09:51 subaxnimo ayuu isoo Wacay Oo an wada Hadalnay 09:54 Na meyd ayuu ahaa , Geeri aan iloobi doonin Waaye dad masuuliyiin ah Oo Heer state ah iyo heer federal ayaana ka dambeyay Dilkiisa ,s kle In uu Cadaalad Heli Waayana Waxa sabab u ah Qar ka mid ah madaxda Hirshabeele
@fadumofarah6963
@fadumofarah6963 2 жыл бұрын
Fahad waa gacan ku dhiigle ikraan Tahliil away meedkeedi 😭😭😭 Allaha unaxariisto
@maigaheeysaa1279
@maigaheeysaa1279 2 жыл бұрын
Anaa la shaqeeyay Fahad wallah Hadii qof Maya dhaho waa Dilaa Ilaaheey umada ha ka qabto Ani waa ka soo cararay
@cadar1499
@cadar1499 2 жыл бұрын
@@maigaheeysaa1279 waa wareey weey ka muqataa in uu yahay wax miyir adag sidii al shabaab ka dadka u CADAADISO iyo digtadoor nimo ilahaa na dhaafiyay asaga iyo Farmaajo
@abdicadedahir7161
@abdicadedahir7161 2 жыл бұрын
kaamil waxan isku aheyn reer londin inta badan waa laga yaqiin xaafada harlesden ee west londin sanadihii 90kaad kii waa geesi an gaban kana soo jeedo sido kale beled weyne wuxu tababar baaritanka dambiyada ku qaatay wadanka ingiriiska waa shaqsi firfircoon una qalma in la dagaalamo dambiyada magalada muqdisho madama uu aqoon durugsan u leeyahay habka dambiyada koo baaro wuxu la shaqeyay police ka london waa shaqsi geesi ah allah ha xafido
@cadar1499
@cadar1499 2 жыл бұрын
Amin yaarabi ilahay hanoo badiyo asagoo kale
@mamasomaliyeed8202
@mamasomaliyeed8202 2 жыл бұрын
Asc walaal baladweyne waxaa kadhacey intii doorashada socotey qasaaro aanka dhacin goobaha kele kuligoodna hadaad ufiirsato waxay u eg yahiin dilal qorsheysan kiimaqaayada ka dhacay kii kadhacay xerada oo udhow madaxtooyada op aan waxloodhimin nimanka madaxda ka ah inmaydadka ooyaalo doorasho lagu dulqabto waliba aan lootacsiyeyn dadkii masuulna lasheegto dadkii laduugi lahaa bandow uusaaran yahay cidka hadasho xunuunkuheyso msuul ama waxgarad kale ma aragno ninkaanwaa iska cadahey hirshabeele booliskiisa madhaafto alshaabyada waabateen balse ilaahey waxba kama qarsoono waad kumahadsantahiin inaad wax uu kahadashaan kamida danbiyada horey usocda
@keynaan5gkeynaan5g29
@keynaan5gkeynaan5g29 2 жыл бұрын
Hanoolaato ayaanle husein abdi
@qadroali2268
@qadroali2268 2 жыл бұрын
Asckm eebow nabad iyo naxariis badan dalka iyo dadka somaliyeed Eebow nasii yaarabi aamiin aamiin aamiin yaarabi
@galmudugonline5855
@galmudugonline5855 2 жыл бұрын
Ayaanle walaal waku mahadsan tahay soo gud binta xogta gabood fallada nisa. Guulayso wll
@salmaansomali5789
@salmaansomali5789 2 жыл бұрын
Ceebaha dowlada HANOOLAATO MIYAA 2022 😂 Ayanle salan qaran qofka xigo waydii wanaaga dowlada dhaliisha way xanuun badantahay mar mar wanaaga dowlada ka wareyso
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Xagee wanaagu jooga waadba aragtaa waxa laga waramaye
@adamali2729
@adamali2729 2 жыл бұрын
Dalka Allah (sw) ayaa ka badbaadiyay Maafiyo aan naxariis lahayn, qofka ay rabto dilaya, ka ay rabaan ay xidhaan. Waxaas ma dawlad ahayd?!
@yahyaabdi7664
@yahyaabdi7664 2 жыл бұрын
Illaah ha unaxariisto marka hore taliye axmad mida kale ninkaan aad wareysaneyso warkiisa ma fadhiyo isbitalka xawo cabdi iyo digfeer wa isku muqdaan ee kii banaanka ma ahan
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 2 жыл бұрын
Mr Ayanle MAASHAALLAH barnaamijyadaadu waa heer sare,aad baan u daawadaa.
@AbdulKadir-mt2cd
@AbdulKadir-mt2cd 2 жыл бұрын
AYAANLE WAXAAD TAHAY QABYAALADISTE UURKA KA JIRRAN ALLA HA KU CAAFIYO
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 2 жыл бұрын
The campaign has started..lool..hanoolato I hope you charging people
@alihayle3374
@alihayle3374 2 жыл бұрын
Yaab walhi, nisa waa farmajo socodkiisa, lakiin in sh Allah hada la badalayaa
@raxmaali5297
@raxmaali5297 2 жыл бұрын
Sorry ilaa intee aan kujiri doonaa magac dowladeed oo lagu dilaayo dhalin iyo waajeeba
@fadumoali5027
@fadumoali5027 2 жыл бұрын
Kamil Allah ayaa kamil ah Waddankan Allah ha u naxariisto..
@mumtaazofficialchennel6012
@mumtaazofficialchennel6012 2 жыл бұрын
Mashlllh walal wax fcnaa qabata allaha kubarakeyo aniga waakugutaageeraa
@zamzamqani8067
@zamzamqani8067 2 жыл бұрын
Ha noolato wan ku haysataa🥰🥰
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 жыл бұрын
Guulaysta guulysta
@salmaansomali5789
@salmaansomali5789 2 жыл бұрын
Ikran waa walaashey afkiina ka saara allah haunaxariisto please
@shaaficiali1056
@shaaficiali1056 2 жыл бұрын
sharciga ninkaano bartay xaxee ayow kajiraa yaa ku sheegay in aanay dowlado dad diyaarad qaasa aaney ku keeni karin war umada beenta ha usheeginaha please ayaan low adigu shaqo kale raadso oo aan qaran dumis nimo eheyn please
@axmedshadam8344
@axmedshadam8344 2 жыл бұрын
Way dhaceen waagii sanbaloolshe maad runta sheegtid
@jabirabdikadir8558
@jabirabdikadir8558 2 жыл бұрын
Fahad yasin xaalada dalka lama socon markuu dhahay ayaan fahmey nin careysan oo weerar nin ku socda wado inuu yahay kamaal
@abwaangaras6942
@abwaangaras6942 2 жыл бұрын
Waan taagnaa maalintaa Waana run intaas
@malaboa591
@malaboa591 2 жыл бұрын
WAR FARMAAJO DIKTATOOR IYO FAHAD YAASIIN ARGAGIXIYE DAD BADAN WAA DILEEN ADUUNKA IYO AAQIRO FALDANBIYEEDKII AY GEEYSTEEN ILAAHOOW MID LAGA AARO KA DHIG , SI MUSTAQBALKA AY UMADA DANBE U BADBAADAAN YAA RABI AAMIIN.
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 жыл бұрын
NAAYAA KING FARMAJO IYO AMIIR FAHAD INDHAHAAD KU ARAGTAY ALLAHA KAA RIDEE KA HAR MOORYANYAHAY XAARAANTA KUNAAXDAY
@malaboa591
@malaboa591 2 жыл бұрын
@@dhemanduceysan3255 DADKA DHIIGYACABKA IYO KUWA KU TAAGEERAY XAQDARADA AYAA INDHAHA KA DHACAAYO INSHAA ALAAH
@abdirazakhassan6361
@abdirazakhassan6361 2 жыл бұрын
@@dhemanduceysan3255 markaan arkay magacaagu inuu dha kabilowday ayaa ogaaday imaadan qayma lahayn ileen waa dh
@Liiloowe
@Liiloowe 2 жыл бұрын
Fadlan arintaas waa in aan laga harin.
@ubahabdiomargrundlaggandev6611
@ubahabdiomargrundlaggandev6611 2 жыл бұрын
Illahow hanagu soo celinin, kuwa dhibatada intas la’eg u gaystay shacab rag iyo dumarka leh🤲
@Ak-ep9to
@Ak-ep9to 2 жыл бұрын
Geerida waa xaq, qof walibana waa dhimanaa laakin waa la iska sababaa dilka, ilaahey waxaan ka baryaa in aan irsaaqad ka raadin daadinta dhiiga bin adamka
@cashocabdi3475
@cashocabdi3475 Жыл бұрын
Wllhy waa arin daba gal ubaahn😱😱
@abdihassan1970
@abdihassan1970 2 жыл бұрын
Ayaanle salan kadib Wareysigaani ma fadhiyo !!!!
@mahadalle8644
@mahadalle8644 2 жыл бұрын
bisinka wax walba filo waxa laga yaabaa in ay wadanka keeneen dad sida miinada loo sameeyo yaqaan oo wata qalabkii ay ku samayn lahaayeen ilaahoow na bixi wax la qariyo wax baa ku jira
@sakiboy3436
@sakiboy3436 2 жыл бұрын
Hanoolaato noloow wll
@zaziyanolokozoyitzoyit7048
@zaziyanolokozoyitzoyit7048 2 жыл бұрын
Ayaanle guuleyso ugas tariikhda ayaa ku xusidonta sharaf iyo cizi ku nolaw sharaf iyo karamo kor kaga ha ahato guul iyo gobonimo
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 2 жыл бұрын
Ayaanliw waxbadan ayaa jira fadlan howshaan badiya
@khadroahmed7873
@khadroahmed7873 2 жыл бұрын
Ascww Ayanle, kaamil iyo Hanoolaato team waa barnaamij loo baahnaa
@abdisalamibrahim3173
@abdisalamibrahim3173 2 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 жыл бұрын
Adeer ferfer xumaan lagemakeene hacaayin dawlad deegaanka somali galbed
@YusufArileey
@YusufArileey Жыл бұрын
Werarka duurdage waxuu ahaa isra saaseyn toos ah aniga ayaa taangnaa goobto
@abdikarimkarrani9231
@abdikarimkarrani9231 2 жыл бұрын
Haddiiba sii Xoog ah lagu dhaafiyey Poliskii wax baarayey Dayuurdu xagge ka soo duushey iyaduna sido kale mites ku soo dhaafeen? Walaalkey baaristiisu wax yaal o badan ayaa ka dhiman
@mustafahassan2231
@mustafahassan2231 2 жыл бұрын
waa su'aal mudan in la isweydiiyo, waa qabyaaladiiste mucaarad cml u dhaqmayo. muhiimadu waxay tahay marnaamij kaan waxaa lagu sharaf dilaayaa madaxda iyo sirdoonka qaranka. sharafta madaxda qaranka iyo sirdoonka qaranka shilimaan yar yar oo dowlado laga soo qaatay laguma sharaf dili karo. subscribe ka halagala noqdo hanoolaato. anigaa bilaaway.
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 2 жыл бұрын
Dastuurka hala dhameestro✊✊
@khalidmohamudabdirahman662
@khalidmohamudabdirahman662 2 жыл бұрын
Dsatuurkenu waa kitaabka quranka
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 2 жыл бұрын
@@khalidmohamudabdirahman662 dastuurka waa nidaam dowlada lagu wado. Aniga kuma dihin yaana diinta le usku Xukmin, ee waxaan yiri keen sada nidaam idingu nii gaar ah. Waxiy Xukm ah uday diinta
@ibadomohamed1908
@ibadomohamed1908 2 жыл бұрын
👉👉👉 ilaa 100 channel oo daba gala umuuraa ayeey somali u baahantahay noolo walal
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Ayaanle waa program qaali ah laakin kaamil soomaaligiisa si fican loma fahmayo ee isku day. Dheh inaad si dagan u hadlo
@cabdifitaaxjaamac79
@cabdifitaaxjaamac79 2 жыл бұрын
Ayaan loow waxan jeclan lahaa in aad ku darto War bixinta "hay,adii sirdooka in lagu edeyo in ay la,ashaydo ururka al,shabaab lkn Aysan ka hadlin maxada hay,adaas mexeyse ka dhigan tahay?
@deeqhassan562
@deeqhassan562 2 жыл бұрын
Waxaaasi dal mahee waa maafiye
@jamaabdi8108
@jamaabdi8108 2 жыл бұрын
asagu yuu u shaqayaa?
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 2 жыл бұрын
Runtii waxaad wadaa barnaamijyo bulshada wax Tar u Leh balse dhibka jira farmaajo dhibaatada uu Dalka Galiyey waxaa isku milmay Alshabaab & Nisa Runtii anigu kuma tilmaami karo ciidan sirdoon kuwan maanta jooga farmaajo dhibaatooyinka uu wadanka baday ciidankii Nisa wuu Kala diray wuxuuna Keenay Shabaab ee fadlan barnaamijyada danbe dhibaatadaas Ku soo Qaata Si umada aad xaqiiqada ugu ifisaan Waad mahadsan tihiin
@mohamedmohamed-qi4bv
@mohamedmohamed-qi4bv 2 жыл бұрын
Xaarmaajo iyo nabar iyo nacalad cayayanka baraha bulshada qaqlayasha iyo aby axmed iyo efewirka nacalad hakudhacdee duliga
@voteoffacts1296
@voteoffacts1296 2 жыл бұрын
Ma aha in layska indha tiro waxa jira dawladaan wixii ka hoorey nisa waxa mamuli jirey general gabre oo xabashi ahaa. Weli gay ma arkin nisa oo safarad ka hawl gelaysa . Mida kale mxaa wax isugu daray hayad sirdoon io police .
@voteoffacts1296
@voteoffacts1296 2 жыл бұрын
Hadii hada ka hor ey nisa safaradaha ka hawl geli jirtey . Weligood ma shegeen waxa uu gabre oo xabashi ahaa uu dalka ka wado.
@akrammire2848
@akrammire2848 Жыл бұрын
21 aprl ma ahan malin khamiis ehed ee waa malin arbaco eh marka shekada managa la gadooyaa mse wa wax xaqiiq eh oo dhacay
@ibrosuldaan1446
@ibrosuldaan1446 2 жыл бұрын
Ayaanle kan naga cun waraysigiisa qof aad muhiimad ka dhex fahmi karaysaba ma aha
@cadar1499
@cadar1499 2 жыл бұрын
Adiga intee ku xanuuntay nabar iyo naxtin maad tahay?
@fadumoali5027
@fadumoali5027 2 жыл бұрын
Wallalo kiwi qaraxyadda sameynayay ayay ahaayeen. War waddankan Mafia ayaa Joogta. Kamil yaan laggu dilin..
@cadar1499
@cadar1499 2 жыл бұрын
ILAHOOW noo xafid rageena kuwa wanaagsan inta xuna hanoo soo hanuuniyo mise hana dhaaafiyo insha Allah Amin
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Al shaab baay ahaayeen koley dibada kagu soo tababarey
@imabdi3043
@imabdi3043 2 жыл бұрын
su asha koobaad een iswaydiinayo waxay tahay shaqaalaha immigration ka mxy runway ga kasoo dooneen🤔
@ahmedgory2147
@ahmedgory2147 2 жыл бұрын
How u will get peaceful while 4.5 tribal govt this govt is a tribal govt there is no govt while temporary constitution and temporary 4.5 tribalism govt from that views no laws in somalia until a permanent constitution and 1 man vote Ur comments u tilling is senseless this boy u asking question is Brother of Roble
@MohamedAli-ek9vp
@MohamedAli-ek9vp 2 жыл бұрын
War wanaagsan waaye hay ada in dib uhabayn lagu sameeyo
@abdallaaw73
@abdallaaw73 2 жыл бұрын
Ha noollaatee = Ha nuur la'aantee
@aronekolmia4260
@aronekolmia4260 2 жыл бұрын
Ayaanle ninkaan meesha waxba kuma haayo...wax sir ah meesha kuma haayo wax walba uu sheegayo waa wax dadka iska caadiga wada ogyihiin.
@cabdinaasiralishiikh4870
@cabdinaasiralishiikh4870 2 жыл бұрын
Adigu hadii aanaad wax cadba haynin Fal ayaa dhacay maxaa waaye
@ahmedismail201
@ahmedismail201 2 жыл бұрын
Dawlada Somalida wasarada dalxiiska ayaaba khamriga iibin jirtey. Halka iska hubi.
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 2 жыл бұрын
Waxaa Nasiib daro Last 5 years waxaan maqlaynaa arintaas Hala baadho ama dhibkaas Hala baadho Laakiin wali ma Hayno baadhitaanadaas wax Ka soo baxay Laga soo bilaabo dilkii ina Elman Engineer yariisoow dhiibistii QALBI DHAGAX Qaraxii soobe dilkii ikraan Qaraxii baladweyne iyo xilimaanad aamina iwm intaas waxaan maqlayey Gudi Baadhis ayaa Loo Saaray mana Hayno Wax Natiijo ah oo ka soo baxay waa xaqiiqa inay Labo shabaab wada shaqeeyaan
@cadar1499
@cadar1499 2 жыл бұрын
Aaway cawil daahi salaad iyo cabdicasiis Africa ayagana la qarxiyay
@barlinmuhamad5831
@barlinmuhamad5831 10 ай бұрын
Ayaale waa nin jiran oo uqdad haysa
@allaaamin1146
@allaaamin1146 2 жыл бұрын
Ninkaan aad ayuu wax u baaraa
@baashebushaaro291
@baashebushaaro291 2 жыл бұрын
Ayaanle there is no death certificate anigu waa laygu xidhay waxaa laga rabaa xabada waxay kaga dhacday halkaa waxay wax yeeshay halaa sababta dhimashadu waa sidaa tusaale dhiig baxa gudaha ah ama dhibada ah buu udhinty
@maryamamohammed5048
@maryamamohammed5048 Жыл бұрын
Nisa saan yeeshay, waxaan Nisa sameeyay Nisa waan niman aan caadi ahaynee ee madaxwayne Fahad Halaga dhigo madaxwaynaha Somalia
@mohameddaud5694
@mohameddaud5694 2 жыл бұрын
Nin dhan oo baare ah oo hadana dhahaya waxaa umaleynaa iyo waxaa laga yaaba waa wax laga xumaado weyna adag tahay warkiisa in la aamina Wabilaahi towfiiq
@user-zv2lw8dg5n
@user-zv2lw8dg5n 2 жыл бұрын
Werarka dowlada kusocda Waxa Laga ababula halkan Waxana ku baxo dhaqaalo badan
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Waa sax isagu miyuu maadhay waa cilmiguu baryay lkn looms xil saarin
@abdisamedmohamed9561
@abdisamedmohamed9561 2 жыл бұрын
Sambaloolshe sawkii xilliga uu joogay qalbi dhagax la dhiibey oo cadawga loo gacan geliyey
@MohamedAhmed-mb5cg
@MohamedAhmed-mb5cg 9 ай бұрын
There is nothing wrong with the commander of the forest, he didn't fight anyone, he didn't refuse, but the cheetah and a group of the CID got together and went into the middle of the fight.
@abukarahmed7055
@abukarahmed7055 2 жыл бұрын
Asc Haben Wanagsan
@abdiwaliahmed8539
@abdiwaliahmed8539 2 жыл бұрын
Ayaanlow isbitaalka waa isla asagii uun Hiran Regional Hospital baa ugu qoran boorka! Alle umada ha ka qabto sharwadayaasha
@jamaadan7103
@jamaadan7103 2 жыл бұрын
Ayaan iyo Kaamil aad baan ugu baahanay in lala xisaab tamo qof kasta oo danbi gala ayadoon lookala saarin maxsare iyo shacab si’aan hormar ugaarno mahadsanid rabbi baan madax wanaagsan weydiisanay Aamiin yaa Allah
@promoterbrazil7528
@promoterbrazil7528 2 жыл бұрын
Qaran dumis no more isbaaro
@abdiqanitriple914
@abdiqanitriple914 2 жыл бұрын
Qotkasto somalia citaal faa cali
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 жыл бұрын
Ilaahow umada soomaali ka qabo ninkaan jiran ee madaxweynaha ah oo wadanka rogay
@mohamedmohamed-qi4bv
@mohamedmohamed-qi4bv 2 жыл бұрын
Diyaaradani waxey katimidey Afghanistan waxey kentey mulah fahad yassin milkilaha xaarmaajo
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 2 жыл бұрын
Farriin Deg_Deg Gaarsii Rooble, Murashaxiinta & Xildhibaanadda maadaama ey immaan doonnaan kuwii Al Shayaadiin, ee isku dhex Qarxin lahaa Golaha Shacab_ka ama Baarlamaan_ka. Balse Jamaal Nuur Galeey wuxuusanba ogeyn, in 4 Al Shayaadiin iyo 1 Daacish ah, ey yihiin Xildhibaano iyo Senator. Waana Sirr uu ka shifay Sirdoon hore, oo ka soo shaqeeyey NISA & Safaaradaha.
@ibadomohamed1908
@ibadomohamed1908 2 жыл бұрын
ayaanle noolaada walal somali ayaa idin baahan
@mustafemahamoud7492
@mustafemahamoud7492 2 жыл бұрын
Tuugo bilaa aqliyaatihiine waxan dadbaa runmoodaya waa qayb kamida burburintii nisa
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 жыл бұрын
Very good investigator Kaamil keep going bro
@isseyare837
@isseyare837 2 жыл бұрын
Farmaajo 2022 Ama diid amba yeel
@user-zv2lw8dg5n
@user-zv2lw8dg5n 2 жыл бұрын
Wuxu ka gaarsinaya 15may Kuwa Maangaabka ayuu rabaa dhagaha Inu Wax ogu Shubo kan Hoostisa haka helo Wuxu maleegayo Aamiin Yaarabi
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Kuwa qaraxyada sameeya iyo tababarada ayay soo dusiyeen
@asadibrahim104
@asadibrahim104 2 жыл бұрын
Ayaanle nin shaqeyysanayaa tahay cidaa ushaqeysana wa layqaan umada masaakinta ha qaladin oo wiji daacad ha isku yelin
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 жыл бұрын
Waxay ubaahantahay wadankaan wax Ala waxa shaqaya oobolis leh,cidan,leh nabad sugid leh waa in kuligood loosameyo xabsiyo aanturiinlehayn waxaa Oo cidan ah itopia ayay ushaqeyan
@sacdiayacqub5502
@sacdiayacqub5502 2 жыл бұрын
Caaaaaaaac
@baashebushaaro291
@baashebushaaro291 2 жыл бұрын
Waxaa lay keenay nin police ku soo toogtay cadee ba lagu yidhi anigoo fresh ah waxaan idhi police ka ayaa xabad ku dhuftay markaa dr igu ma qori karo xabada xidaa saa ku dhuftay iyo qaabka ay u dhacday midna waxaa laga rabaa sababta dhimashada keentay
@daganahmed2487
@daganahmed2487 2 жыл бұрын
Kamaaaal geeesi tahay walal please take care of yourself
@ifrahmohamoudahmed3073
@ifrahmohamoudahmed3073 2 жыл бұрын
Ayaanle wey dhamadeen ayamihii madoba
@warsamejacfar9536
@warsamejacfar9536 2 жыл бұрын
Waa wax xun in laisticmalo power abusing but don't reflect bad image towards the intelligence community 😉 the problem are some individuals 🙄
@hawahassan9128
@hawahassan9128 2 жыл бұрын
Dawulada hadda joogtah weeye ficantahay laakiin caadawu geegu waa haanoolato, adiigu markaaste muuriga baad sheegta, ma maadoobe iyo Kenya miishar ku qooray, ilaahey ka cabsoo, looma bahano muqaa Somalia iyo qaalbii Caadoow.
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Xaqiiqada ha diidin qof muwaadinia in la dhibateyana ha taageerin dowladu waa in ay shicibkeeda ilaaliso hadekale waxba hagaagi mayan
@saidrooble5076
@saidrooble5076 9 ай бұрын
Ninkaan waa mucaarad wayn ayuu ku ahaa dowladii dhacday
@hawahassan9128
@hawahassan9128 2 жыл бұрын
Niinka Ayaanle ee haa lagaqabto Somalia waa Caadow maarkaste xumaatah waadaanka uun busheega maarka Kenya iyo alashaba iyuu uu shaqeeya. Ilaahey haa kaqabto, daalka,qaaraan dummis waay nadisheey.
@user-zv2lw8dg5n
@user-zv2lw8dg5n 2 жыл бұрын
Ilahoow naga qabo kuwan Qarankena dumintisa lacag kuso qatay Xasbunallah Wa nicmal Wakiil
@user-ru8nv6ll1g
@user-ru8nv6ll1g 4 ай бұрын
War calool buurow qabyaaladda xun markasta aad wadda maad iska dhaaftid, kaasna mooryaan buu ahaa adinkuna mooryaan baad tihiin ee ka soco.
@maamizzatv4040
@maamizzatv4040 2 жыл бұрын
fahad yasiin AKA #abucamar Halkan hoose ka daawo kzfaq.info/get/bejne/atmgg7JqzpvXdGg.html xoogihii ay hay'ada sirdonka qaranku fashiliyeen ka dibna waxa dhacay waa taariikh madow hoog iyo gablan in la ugaadhsado xubnihii ugu howl karsanaa hay'adaha sirdonka qaranka qaarkood 10 sano ka tirsanayeen hay'ada sirdonka qaranka qaybna ay dalka iskaga carartay
@fastfast4729
@fastfast4729 2 жыл бұрын
asc wll wan ku taageeraa hanoolaato
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Argogixiso ayay dalka soo galiyeen ajaanib ah
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 2 жыл бұрын
Maafiyada nabar iyo naxdin wexey geysteen wax aan aduunka horey usoo marin runtii fidnoole farmajo iyo sheydan fahad waa labo musiibo
@abdirahamanmahadsamaan7158
@abdirahamanmahadsamaan7158 2 жыл бұрын
Nisa haa la burburiyo qofkee dhaha waa nin cadow ah ee bananka haa isa so dhigo
@momomomo2693
@momomomo2693 2 жыл бұрын
Taliyaha cidanka haramcad ayaa diley
@therealcazam5424
@therealcazam5424 2 жыл бұрын
Ayanle be careful
@mustaphkaarshe738
@mustaphkaarshe738 2 жыл бұрын
Ninkaan lafoole miyaa?🤣
DPM MAXAMED CUMAR CARTE- XUSUUSTA QARAXI  #HOTELCENTRAL
28:10
HANOOLAATO
Рет қаралды 141 М.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 28 МЛН
WARIYE DIRQI KU BADBAADAY 1990/1991- ! SH CABDIRISAQ SUGULLE
1:06:06
DR ABDIWAHAAB WAXAA LEYGA AFDUUBAY BARTAMAHA #NAIROBI
1:05:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 265 М.
Galka Baarista: Qaraxyada iyo beegsiga rayidka
16:26
VOA Somali
Рет қаралды 74 М.
LONDON TAXI - MAXAA 3 SANO LOO BARTAA?
7:50
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 69 М.
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
8:55
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 81 М.