No video

Falanqeyn + Digniin -- Hadalkii/Codkii sirta ahaa ee Wasiirka Arimaha Dibeda Somaliya Mr.Fiqi.

  Рет қаралды 9,142

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

Күн бұрын

Hadalkii/Codkii sirta ahaa ee Wasiirka Arimaha Dibeda Somaliya (Fiqi) kaga hadlay Mareykanka muxuu uga dhigan yahay reer Somaliland?
---------------------------------------------------------
- Fiqi yuu la hadlayey?
- Jabuuti xaalkeedu waa sidee?
Arimahaa iyo kuwo kaleba kaga bogo falanqeyntan.
Soo jeediye Axmed Bashiir.

Пікірлер: 62
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Ай бұрын
Sax melkasta kuwa masajidka jooga alah ayana dufacaya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuralanur490
@nuralanur490 Ай бұрын
Yaa Allah protect our country and our citizens and our nation Amin Amin Amin Amin
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Ай бұрын
AHMED BASHIR WAA GEESI GUULEYSO ABAAL BAAN KUU HAYNAA GUUL SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muqtaargool9296
@muqtaargool9296 Ай бұрын
Madax sare nooloow inbadan ushaqee dadkaaga
@user-yl4pt7fs6f
@user-yl4pt7fs6f Ай бұрын
Waalahi waa runta in lagadigtonado weyii👍👍👍👍👍💪💪💪❤️❤️❤️🌹💕🌹💕
@user-zo6zo4tl2s
@user-zo6zo4tl2s Ай бұрын
Subxannalah Jeegaantii miya
@yasirfarah399
@yasirfarah399 Ай бұрын
Mashallla Ahmed Bashir
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v Ай бұрын
Axmed bashiirow hargeysana masaajidadeedu badi waxsy raacsan yihiin waana isku urur ictisaam
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh Ай бұрын
Masha Allah Dirkii hurdadii wuu katoosay somali land guul guul guul libaaxa ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 mudane axmed bashiir magacaa hajiro libaax❤❤🎉🎉hambalyo Hambalyo Hambalyo
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Ай бұрын
Ilahay cadawga somaliland hajabiyo aamiin
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumoissa532
@fadumoissa532 Ай бұрын
Guuul Somaliland guuul guuul ❤❤❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Waa Bilihii Waxaynu Alle rabbiga Quwadaleh Weydiisano Toosloo ‘aqbalo ee Waaxidal Axadka Weydiiya In FIQI IYO INTA CARQALAFA INAGUHAYSA AY XOOGOODA.XAWADA .CAAFIMAADKODA DALKOODA DUMARKOODA IYO MUSTAQBALKODA OO DUMA👎🏾 ALLAH XAQQA LAGUCAABUDA RABBI IGALABARYA KULIGOODBA AAMIIN🤲🏽
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Ай бұрын
🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹❤️❤️❤️❤️❤️
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Ай бұрын
Wake up Somaliland
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Ай бұрын
True
@ahmedxamsa8392
@ahmedxamsa8392 Ай бұрын
Shaydaan hadlaya😊
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Ай бұрын
RUNTA KU DHIBE 😮
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Mhdsnid mdne Axmad bashiir
@Cadii-skadhig
@Cadii-skadhig Ай бұрын
Somaliland Toossa oo is ilaaliya oo maskaxduu hashaqayoo. Dhagaysii wanagsan Somaliland toos toos oo hurdada ka kacaa ❤❤❤❤ somaliland somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤ 1:13
@fadumoissa532
@fadumoissa532 Ай бұрын
Maya Dollar ku bixin maayo illahay ha xafido Somaliland ❤❤
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Ай бұрын
RABOOW SHARKOODA KU CELI DAALAMIINTA
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Ай бұрын
maxa ku dhacay qosolki xasan shèekh kkkkkkkkk
@issaahmed4949
@issaahmed4949 Ай бұрын
AWDAL State viva
@Caliya7
@Caliya7 Ай бұрын
Subxaanallaah sadaqo habixina aa?
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Ilaahay sharkooda hanaga leexiyo yamyam iyo qadaad wayn
@seidabdi751
@seidabdi751 Ай бұрын
CIISEH QORYOOLEH HA HADLIN
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Ай бұрын
REER SOMALILAND KA FEEJIGNAADA CADOWGIINA GACMAHA IS QABSADA INTAA IDINKU ISKU SOO JEEDIIN
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t Ай бұрын
Waa runtii yaanlabixin lacagaha daaroodku kadawarsadaan masaajidada ee ay u adeegsadaan siyaasada laguburburinayo dadkiina baahan usoodira
@user-it7ch8wv4m
@user-it7ch8wv4m Ай бұрын
Fiqi waxa uu wataa fikir alshabaab
@AhmedIbrahim-he2ux
@AhmedIbrahim-he2ux Ай бұрын
wasir fiqi cadawada uu uhayo somaliland waa jabhadii snm ayaa dishay walaalkii oo ciidankii siyad bare kamid ahaa dagaaladii ka socday somaliland.
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Ай бұрын
Maraynkan ha laga ashkateeyo oo kamara ha loogu xidho kuwa waxa ka wada Ameerika xataa dacweeya waayo inay dagaal u olaleeyen
@geri7490
@geri7490 Ай бұрын
Waruntaa xaqbad Ku adintay
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Ha washan waligodba Sland waxba lagama Qaban karo akhiradoda Ayunbuu sejinayaa sland Guuuuuul fiqi faqash futada day
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Meeshay Somaliland Ugutashanayeen sow Alle Xaadir Kuma’ahayn
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd Ай бұрын
Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 Ай бұрын
Shaqaalaha itoopia ee af soomaaligaku hadlaa sidan ayay u taageeraan itoopia is jira sir doonka.itoopia
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Haa waasiday Alshabab Lacagaha Somaliya Ayaanu Masjid Kadhisayna Ugagadhoofsato Yurub Iyo America. Sidaankamaqlay Afkooda Reer Xamarka. Dabadeedna Qaraxyada Loolabeegsado Dawladooda & Shacabka Masaakiinta ‘ah
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂😢😢😢😮😮😅😅😅😊
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
ILKA DHEERE ADIGA MAXAA FAA'IIDA KUUGU JIRTA SOIMAALI ISKUDIRKEEDA ?WAA WAXBA DULLI CADOWGA U SHAQEEYA AYAAD TAHAY AXMAARADA DAAFIGA LA CUN KOLBA NAF MALIHIDE
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Axmed bashiir miyaanu nin soomaaliya ahayn markaad leedahay soomaalibaad isku diraysaa teeda kale am xaarka aad sheegayso waakuwa naagahaagii wasaya ee kismaanyo kuhaysta ee dawladaadii saari kari wayday xoogna way kuu sheegteen Juba laan iyo baydhabana way kaa kaxaysteen
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
@@FaadumoMaxmuud-qu9kh ADIGA MA LAGU WASAA MISE WAA LAGU DAAWADAA HOOS ISKU EEG OO MARKAA HADAL GABAY INEY HAARI KAA JEEXAN TAHAY HOOS ISKUGU FIIRSO XABASHIYAD YAHAY QUDHUNTAY
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Horan uu aragnay wadada America dağa in dagaal ay kula jiraan Somaliland
@abshirquraab1117
@abshirquraab1117 Ай бұрын
Hurdaaye goormaa kuugu danbaysey miyir , hada waa SNM AMA ISAAQ ee toos
@cunaayeliqaaye5559
@cunaayeliqaaye5559 Ай бұрын
Habar dhali wayday aleelo kuwaalatay dawlada fadhiidka ah ee koonfurta talyaanigu gumaysan jiray waa habartaa waxna kama badali karaan soomaali land iyo itoobiya heshiiska dhexmaray
@cunaayeliqaaye5559
@cunaayeliqaaye5559 Ай бұрын
Sadaqad kasta oo la inagu weerayo mayeelo mana bixinayno soomaali land waxaan ku aqaanaa ficilka iyo foojignaanta dalkooda in aan loodaarin waanan kukalsoon nahay dadka soomaali land udhashay
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t Ай бұрын
Sirdoonka maraykanka haloo sheego lacagaha faqashtu beenta ku ururinayso ee alshabaabta cusub ee wadaada daarood masaajidada ka ururinayso
@mohamudyusuf484
@mohamudyusuf484 Ай бұрын
War Ninkan muslim maha
@abdihamidkashka
@abdihamidkashka Ай бұрын
Waa sual meeshatale. Somali iyo itoobiyan Gormley heshiiyen? Inyaroo caadaqaatayal ah umadena somaliyed kumaso hogaaminkaran amxaro iyo oromo.
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Anago reer Somaliland ah aya Ethiopia la heeshinay. Somalia way neceeb yihin reer Somaliland marka viva Ethiopia
@abdihamidkashka
@abdihamidkashka Ай бұрын
@@maryamdirie6842 dadka kle hauhadline. Nafsadaada kahadl walal
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
@@abdihamidkashka sheeko niin reer Somaliland ah ma arkayo miya cadawnimada somalia uu hayso miya ??? Niin an ravin inad nolato oo ku sheeganaya inu ku leyahay miyad ka fadali ka ku ogol nolool ?
@fadumoissa532
@fadumoissa532 Ай бұрын
Cadowga Somaliland waa somali oo dhan marakaa ha Somaliland guulleyasto
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 Ай бұрын
Beenta ma aha hore ayaa masaajidada loofa ololeeyey hadana tii ayay sii wadaan Masaajidka iyadoo aan sadaqada la diidi karin,waxaana Somalida uga digaya In nimamka Wadada sheeganaya ay ka bax aan siyaasada hadii kale waxay keeni diinta oo laysu adeegsado.
@cunaayeliqaaye5559
@cunaayeliqaaye5559 Ай бұрын
Soomaali land waa in aynu foojignaano waayo cadawgeenu meelkasta wuxuu isku dayayaa oo ay isleeyihiin waad kaweerari kartaan way isku dayaan digniintayda iyo ta axmad bashiirba siwayn haloo qaato
@jurganklopp9755
@jurganklopp9755 Ай бұрын
Doqon waxa jooga garan wayday waxa soo socdana ma garato nio, war kaba soo qaada. Heshiiskii waa uu rumoobayba 50sano kadib kuwan badda siiyay ethiopia miyay idinka soo qaadayaan ileen israil 🇮🇱 ayaa dawada ku wadata etthiopia ee 🇪🇹. War reer somalilandow Yey jiilka inaga danbeeya farta dhexda ka qaniinin 😏 waxba yay somalia🇸🇴 inagu baroor darsanine 🤨
@CeeldaahirSchool-iw5ck
@CeeldaahirSchool-iw5ck Ай бұрын
Isaaq waa amxaaro
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df Ай бұрын
Futo-xume
@Positive-Energy-Vibes
@Positive-Energy-Vibes Ай бұрын
al Shabab waxay la dagaalantay musuqmaasuqa iyo munaafaqnimada 👍 al Shabab waa walaalaheen waxayna caawiyaan Ahul Bait Isaaq
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 122 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,1 МЛН
ARIN ARGAGAX | MURUGA LEH | WAXAAD QARSATID WAY KU QARSADAAN
35:58
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 98 М.
Waa kuma aabaha dhabta ah ee Mr Gala dagaalka?
28:24
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 6 М.
DOOD CUSUB IYO ICTIRAAF RAADINTII SOMALILAND, FIND OUT MORE
53:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 47 М.
Xog cusub oo ka soo korodhay Doorashooyinka Somaliland
10:53
MM Somali TV
Рет қаралды 32 М.