Fanaaniinta Hargaysa oo shaaciyey Shaw la yaab leh.

  Рет қаралды 17,310

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Ай бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 70
@Mustafaaxmed0p
@Mustafaaxmed0p Ай бұрын
Subhanallaah dalku dadka wax loogu bushaareeyo ma aha heesi wax inooma tarayso marka aad xumaanta ku garab istagaysaan talafiishanka marku ilahay ina siiyay .nabada .roobka farxada ilah maxaan ugu abaal gudnaa qawanaan iyo hees ilahy dadka ma dulmiyo ee iyaga ayaa nafahooda dulmiya . Wll yal waxan hagarab istaagina waxa ilahay lagu cadho galinaayo ka soo hor jeesta asc🙏
@abdiyusuf4259
@abdiyusuf4259 Ай бұрын
Guul iyo gobanimo somaliland 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
Waw! waa hoyga fanka iyo suugaanta ..... Hargaysa caday. wacdarahaad dhigidoontaan waannu u fadhinaa ilma adeerayaal.... inshaa allaah. cadawga Somaliland naftaa kusii daba yar ii isasiiraaciya ! taariikh inoo reeba aan mid lamidachiridoonin ,.
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd Ай бұрын
Mashallah
@Eng_moy
@Eng_moy Ай бұрын
Farxiya fiska ❤hadayjoogto shawgaas waalaysku arkayaa insha allah❤
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 Ай бұрын
💚❤️😀✅👍🌷
@yasinismail2733
@yasinismail2733 Ай бұрын
Maansha Allah ha la shido happy 18 may🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x Ай бұрын
Waxaad iisheegtaa sababta 12ka looga dhigay why 18ka ay u dhigiwayen say reality galinayaan haloo fiirsado naagahan hawiye iyo ku daarood daysan sida Sagal mutafe iyo huwan kalkaalka maalinta 18 may haday qabanayaan ok hadiikale halaga qufulo garoonka
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 Ай бұрын
Mnsha alh
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Ай бұрын
Aàaamiin àaaamin àaaamin àaaamin
@imanmohamed8711
@imanmohamed8711 Ай бұрын
Happy. 18 May all Landers ❤❤
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
WAA HAWL CULUS MURTI HALKAN KU DHAMATAYY
@badpoi-qo8fg
@badpoi-qo8fg 29 күн бұрын
welcome to your Home ikraan arale we can't wait your, reer hargeisana wxn leeyahy this year isn't 2013 this is 2024 so don't fear to come to hargeisa stadium guys, it's your stadium
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Ай бұрын
Ma sha alla hambalyo ❤❤❤❤💚💚🌹🌹🌹🌹💌👍
@Sumayo987
@Sumayo987 Ай бұрын
Inaas qofee hadlayisa inshaallah malaha
@JamalMusa-rw5xt
@JamalMusa-rw5xt Ай бұрын
Haby ❤❤❤❤ 18 my
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk Ай бұрын
Allahayow naga qabo sharkooda waar hesuhu waa xaaraan hadad jahil ka tihiin culimada weydiiya meesha lagu baneeyey naag cawradedu oo rag hortii is lulaysa allah ka cabsada kuwa dawan doona ee lacagta ku bixinaya waa xaaraan xisaabina waa malinta qiyaamaha allah hortii
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 Ай бұрын
Anuu ikraan calaran ku baxayaba hada
@samatarnoor8892
@samatarnoor8892 Ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ guul Somaliland 💚🤍❤️💚💚
@awiladen7814
@awiladen7814 Ай бұрын
🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 Ай бұрын
Ikraaan caraaale waa gesiyad
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Ай бұрын
wadaninimadu macaana
@user-ri4nl8ru1b
@user-ri4nl8ru1b Ай бұрын
waa xaafadi ay ku dhalatey ee abtiyaasheed soo dhwaw ikraan
@axmedmaxamed8267
@axmedmaxamed8267 Ай бұрын
Horta nio iyadu ma arab mise way dhaleen uun
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
​@axmedmaxamed8267 suldaanka Arab inantiisa ayaa dhashay aabeheed wuxu ahaa fanaaniitii waaberi waa ninkii qaadijiray fartiyo wadnaha iskuqabo
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm Ай бұрын
Dictor qooqanaan ahay ninkii yidhi miyaa???
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
@@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm maya midka laxidhayo riwaayada ee aduunyooy waalaleey qaadaya Allah hownaxariisto
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm Ай бұрын
@@khadijac9841 haa si fcn u fahmay indr
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Ай бұрын
Reer❤ soomalilan.🎉fursad.way.hastaan🎉lakiin.ugu.danbey.dhiga soomali ayaa kujira.🎉no.aqli.wadanku maha.hargeysa oolaga.jaso.melwalba.oo.ään.lenahay🎉waqtigi.gumeystaha.wa in.calanku.katagnadaa hadii.kale.iska jasa😢😢
@saamiaden7451
@saamiaden7451 Ай бұрын
Qaranka somaliland waa dal iyo dad isku duubaan allow dalka noo xafid
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 Ай бұрын
😢😢 stadium ha laga daayo waa xili roobaad meel la galo ma jirto
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Ай бұрын
umada fasahaadka kadaaya Allah yahdiikum wayahdiinaa
@odayjama1829
@odayjama1829 Ай бұрын
Fisiq iyo faxshi ayaad isku soo baahaysateen ilaah halaga cabsado op kelmada towxiidka kadayaa gafka iyo xumaanta ilaah ka xishooda
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x Ай бұрын
Wariyahan manayahayn xaaskii Barkhad batuun muu furay lama arki jirin intii hore e
@BarkhadSamane
@BarkhadSamane Ай бұрын
Hadii ad qaranka u haysaysan idinku sidan u asturan wanu ka soo qaybagli, hadii kale dhar dhigashada iyo timaha qaawan la taga xeebta liido, dalkayaga Somaliland lagama yaqaan fusuq iyo is-fulful.
@user-un6iv4gc7m
@user-un6iv4gc7m Ай бұрын
Isaaqow ikran carale o kle dhala ama wxina hysta😂😂❤
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Horta Yeeytahay? Ma Hawiyaana
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Haa waxana dhashay suldaankii guud ee Arab inantiisa Faadumo suldaan maxamed
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 Ай бұрын
Ikraan, hala daayo waa inan sharaf leh somalilandna ku dhimata
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
@@mustafehirsi592 haday soomaaliland iskanacdo sharaftu makadhacaysaa ?
@user-un6iv4gc7m
@user-un6iv4gc7m Ай бұрын
@@khadijac9841 wa gabadh xalal ah o abtiyashed jecel Mnshllah 🫶
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 Ай бұрын
Naag soomaali=iscadayn iyo baruur
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Nin Soomaaliyeed = Mijo dhuudhuban, badhiweeyn Iyo Calool Baaldiya.
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
​@@Cici_mimi😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdiwahabjibril4549
@abdiwahabjibril4549 Ай бұрын
Ikraan caraale aabaheed A H N isku dhslhtar baanu naalay markuu dhintay sheeko aad u dheer baan ka xasuustaa siduu u dhintay weligay ma ilaawayo jewigu siduu ahaa
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm Ай бұрын
Allah ha u naxariisto intii islaam ah ee geriyotay. wll maad nala wadaagtid adoo Mahadsan illayn waad ogtohoo aadanuhu faduushiissa wax walba inuu ogaado ayuu iska jecelyahee
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 Ай бұрын
Abdiwahab jibril walal nala wadaag taariikhda aad ka hayso AHN Maxamed Caraale Maxamed
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Niiko Haddii Wax Lagunoqonaayo Dadkaan Baa Qaaaqdda Haya 34 Sanno. Walina Muqdishaa Laga Xukumaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂😂
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Ай бұрын
Isaka hobsoo ma dawlada tamarta yar😂😂😂
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 Ай бұрын
Silka hooyadabaa mogdisho laga xukumaa, meeshani waa somaliland,
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 Ай бұрын
Amisom iska xoree, marka hore
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
@@mustafehirsi592 cayda iyo hooyo hoosteeda maxaa kaheshaan maotay qofku inuu caytamo waxay muujisaa tamardaridiisa waxa kugufilnayd waligay ma arag madax meel ayxukunto hadana aanay tagikarim cashuurta kaqaadan soobooqankarin laakiin riyo kuxukunta markay toostona oyda oo carcararta hadaba habeenkii seexata oo Hargaysa kadegta daadaawata oohdaha Hargaysa bajaaj ayay ubaahantay 🤔😎
@soumimoulid201
@soumimoulid201 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 waa runtaa from Djibouti ​@@khadijac9841
@awiladen7814
@awiladen7814 Ай бұрын
Caaaaac gun guni dhashay ilma hanyar🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Ай бұрын
Oo yaaa goba ma faqash😂😂😂
@awiladen7814
@awiladen7814 Ай бұрын
@@JamiilaJiimi-xq3pv yes nayaa gunimadu waa waxad haybtinii uga cararten oo aad habeenba hayb kale usheegatan ok tan labaad calal yar oo aan aduunkaba laga.aqoon maydan sidateen ee calankas buluga.ah ee aduun koodhan kababanaya baad ku fani lahayden tan sadexad ingiriis dabo dhilif umaydin noqoten tan afarad hhhh oromo iyo itopia maydin sheegaten 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-fc9rb3fg6r
@user-fc9rb3fg6r Ай бұрын
Hadi adunka laga aqoonsanyahay maxa la calaalaysa isku kalsonow dee.....Jackass.
@KINGZ44four
@KINGZ44four Ай бұрын
Qof ciilan ba tahay ee dadka faraxsan ohiinta kala tag
@awiladen7814
@awiladen7814 Ай бұрын
@@KINGZ44four hhhh ma.calal ka yaree ay sitan baa farxad.ah laangabow🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@IjopelReya
@IjopelReya Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤💚🤍💚🤍❤️
IKRAAN CARAALE OO SI CAJIIB AH LOOGU SOO DHAWEEYAY MUQDISHO
23:44
Mattan Studio
Рет қаралды 28 М.
100❤️
00:20
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 62 МЛН
HADII ANIGA LEE XIRO MAXAD KA FAAIDEE😭
10:11
Baaba Jeey
Рет қаралды 51 М.
Ugbaad Aragsan Oo Heestii Lugu Xidhay Qaday Iyo Ali Zaki Oo...?
6:13
SOORAAN IYO JAWAAN ARXAN DARADA GANACSATADA
51:25
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 175 М.
MUSTAFE DOLLAR  |  NAF BAAN SIISTAY CALANKEYGA  | 18 MAY
5:25
Mustafe Dollar
Рет қаралды 780 М.