FANAANIINTA Hargeysa ee qaaday Heesta Amxaar Hanjabaada loo jeedinayo waxaa ka horeysa moorgan in..

  Рет қаралды 13,478

Xaqiiqo Production

Xaqiiqo Production

4 күн бұрын

Пікірлер: 125
@MaxamuudFaraah
@MaxamuudFaraah 2 күн бұрын
Guuuulguuuuul somaliland Walalahyo hawiiye mnsha aalllah
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 күн бұрын
Jun 26 1960 somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ viiva usheeg cawaanka
@fluxyackerman7487
@fluxyackerman7487 2 күн бұрын
Sax baad tahay cumaroow guulayso
@AssdIbrahim-p7b
@AssdIbrahim-p7b 2 күн бұрын
Gaul iyo Midnimo Jamhuuriyada Barakeysan Ee Somaliland Amiin ❤❤❤❤
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@amounnoor3585
@amounnoor3585 2 күн бұрын
Wallahi maanu cafiyin dadki dhibta inta leeg nogeestay ee calankayagi Xamar naaga geeyay
@XamseUpthi
@XamseUpthi 2 күн бұрын
Cumar cilmi lpx qaran
@horijoogmedia
@horijoogmedia 2 күн бұрын
Thanks indr abaal wayn bad nagu leedahay
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 күн бұрын
jananka xaqiiqda thanks dhashan alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ wariye Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ictiraafka jamuriyada barakeeysan soomalilnd
@YousufWarsame
@YousufWarsame 2 күн бұрын
Sax cumaraw guulayso
@Czalanismo
@Czalanismo 2 күн бұрын
Hadaanu qoomamaynaynaa calankayagii aan tuurnay
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 күн бұрын
Mudnino ma rabbno
@HabiibaApdi
@HabiibaApdi 2 күн бұрын
Ilaahybaa kabadbady hagar axmeddheer
@user-ge2wz4vz4u
@user-ge2wz4vz4u 2 күн бұрын
Noolow muwaadinka somaliyeed ee xaqa ku adimow
@mohzhaakir23awjaama
@mohzhaakir23awjaama 2 күн бұрын
Waruun wlhi zxb xaaqa ayaad kuhadasha❤
@Janno190
@Janno190 2 күн бұрын
Marka ugu horaysa waan Ku salamayaa Mr Omar marka xiga waad Ku mqhadsan tahay taariikhda yar EE aad Ka aheekaysay xaga midnimada iyo xoriyada Somalilland waxay xornimadeeda qaadantay 26/6/1969tuugna ma xado waxa khilaf Ka dhashay ragii markaa hogaaminayay dadka Reer somalilland EE u ahaa dhaqdhaqaaqa waxayna isku khilafeen oo ay qaarkood go,aansadeen in ay lixda bilood EE u hadhay ay iyagu is maamulaan oo ay dawlad ahaadaan qaranka waxay go,aansadeen ina ay la.midoobaan koonfur Koonfur oo aanarkaa Xornimo haysan oo talyaanigu Ku yidhi waan idin siinaynaa xornimadiina laakiin waa inaan dawlada idiin dhisan oo idiin tababaraa sida loo maamulo wax kadibna nimankii somalilland Ka tahay EE gaadhay xamay ayay u tahay nimankii somaliya way waraysteen waxay u sheegeen sidii UU talyaanigu Ku yidhi waxay Ku yidhaahdeen Ka yeelo mayno waa in UU hada dhiibay oo Ku dhawaaqaa xoriyada somaliya kadibna markuu arkay in niman halaagi meesha yimaadern ayuu 1/7/1960 Ku dhawaqay xornimada somaliya Halkaa oo ay somalilland iyo Somalia Ku midoobeen Hadana midnimadii maxaa somalilland Ka dheeftay ? waxay somalilland Ka dheeftay xasuuq ,xadhig ,garac,Dil,dhac kufsi ,gumaysi aan muwaadin Reer somalilland ahi guri food ah ama dabaq ah aanu Ka dhisan Karin hargeysa ,Burco,Berbera iyo dhamaan gobolada somalilland iyo diyaarad lagu garaaco saraakiil.layska xidhi gumaysi bartii ugu xumayd ayaa la gaadhsiiyay Hadana waxa aan waydiinaya dadkani qiiro jabaantu wado Su,all ah somalilland miyaanay Somali isu keenin? miyaanay calankan buluug ah keenin? miyaanay midnimo keenin ? Markaa. Intaba sameeyay ee aad diyaarad hargeysa Ka kicisay igu garaacday EE BM iyo kaare igu garaacday EE aad tidhi Hala xaauuqo gobolada somalilland dadka Ku nool EE xitaa jabuuti diiday inaan u qaxo EE aad adigu I bililaqaysatay yaa I magan geliyay ? Waxa I magan geliyay amxaarka oo dalkooda igu soo dhaweeyay oo xeryo qaxooti I dejiyay oo aan Ku badbaaday hadana dhay laawayaasha qiira jabaantu qaaday waxan waydiinaya Markaa liitay EE aan baahna EE dawladaydii aan soo dhisayi garaacaysay yaa I badbaadiyay illahay Ka sokow ? Ethiopia ayaa iga xigta Ethiopia ayaan Ka jeclahay Ethiopia ayaan abaal ugu hayaa badbaadiyay hadhaagii somalilland dadkeedii maxaa loo cabaadayaa Somalilland way tashatay way tagtaye soona laaban mayso . Xasan duufle waxan leeyahay imaanka Alle Halaga reebo kolay waalibaad Ku dhawdahaye
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 2 күн бұрын
Cumarow wallo dadku run wada sheegimayan dacadi way dhamatay iyo weliba dacadi
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 2 күн бұрын
Cumaraw geesi qaran legand hore usoco,
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 2 күн бұрын
Walaahi #Moorgan wuxuu Hawiye ugaystay iyo intuu hooyo goblamiyay hadaad ogtihiin Muqdisho laguma arki kareen Eyga Nijaasta ah
@adamadaamo2514
@adamadaamo2514 Күн бұрын
😂😂 war niyaho mar hore la is cafiye, sheekadi irir samaale eebow ma soconaayo, Darood iyo RRA cuqdad ma lahan.
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 2 күн бұрын
Geesi geesi dhalay
@hyusuf2207
@hyusuf2207 2 күн бұрын
Hawiye ❤from somaliland
@Kilaaspodcast
@Kilaaspodcast 2 күн бұрын
Walalo somalia Italiana ma ogola in xaqiiqiqda ku dhaqmaan. Lakin macal asaf adigiyo inyar oo Kooban oo duuliye ahmed dheere kamidyahay ayaanba garana kans caqli garasho badan inbadan siyaasiyin idiin ah. Sidan ay kusocotaana kama fursanayso in dhiig badani ku daato markaas ba la is garan waxa lakala yahay.
@NIMCOCbdirxmaan-os5ze
@NIMCOCbdirxmaan-os5ze 2 күн бұрын
Guuuul soomaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 2 күн бұрын
Horaa looyiri af wax cunay xishoo mawaxaa ku ilowsiiyey sandarerto yar qaliyada soomaali
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 2 күн бұрын
Guuuuuul Somaliland cadoga Somaliland ma ciil buxo marki Somaliland la rushinaye somali misan ahin miya ninmki xamar lagu ciijinaye ma itobiyan bi ahayen qiiro jaabanta joojiya reer Somaliland ciiidi wanag ka arkan ubi wada dashen Happy 26 juni 1960 Reer Somaliland ❤❤❤❤
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 2 күн бұрын
Masha allah omar ruunta ayu sheika insha allah guul reer somaliland
@user-yc4lh7ge2k
@user-yc4lh7ge2k 2 күн бұрын
Cumar guul iyo gobonimo ❤
@saeddahir7600
@saeddahir7600 2 күн бұрын
Walaahi amxaaar nacayb majiro laakiin s land nacayb ayaa jira runtu waataaa
@ahmedhamada1423
@ahmedhamada1423 2 күн бұрын
Ilaahay cimriga iyo caqligaba hakuu barakeeyo walaal 🥰🥰🥰🥰
@AdmNoor-di1zu
@AdmNoor-di1zu 2 күн бұрын
Somali hanolato❤❤❤❤❤❤❤guuulesta🎉
@jamaalabdi
@jamaalabdi 2 күн бұрын
Omar Elmi ❤❤walaal aqoonyahan ah oo Somalinimoda iyo walaalnimadu ka dhab tahay ninka ragga ah ee wllkaa ahi waa kii aan ku xaqirin ee wax kuu qira noolaw ina-adeer ❤❤❤
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Күн бұрын
Thank you fariid heestana wanu tir tiirana khalad bay had
@arapoofficall2072
@arapoofficall2072 16 сағат бұрын
Cumarow waan kusalaamay xageed kadhacday waan kuwaynay
@abdifarah4017
@abdifarah4017 2 күн бұрын
Somaland anaga ah Somali banan nahai ninkan rabin ha u guiro oromi
@AaminaAaminahassan
@AaminaAaminahassan 2 күн бұрын
Gulayso
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 2 күн бұрын
Cunarow cidii cabaadeyso ha iska.cabaado Soomaalilan farxad ayaa u shidan
@manalcadey2688
@manalcadey2688 Күн бұрын
Ilaahay caqliga hakuu daayo 🎉❤❤❤
@ikranosman8912
@ikranosman8912 2 күн бұрын
Legend of the legend hambalyo❤
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 2 күн бұрын
Geesigi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amounnoor3585
@amounnoor3585 2 күн бұрын
Mahadsanid wllo 😊😊😊😊😊
@AssdIbrahim-p7b
@AssdIbrahim-p7b 2 күн бұрын
Salaan Sare Geesi Qaran Guulayso ❤❤❤
@sahraahmed6753
@sahraahmed6753 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤
@AnisaWarsame-jx5xy
@AnisaWarsame-jx5xy 19 сағат бұрын
Ceesii xaqa ku adima❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 18 сағат бұрын
Masha allllah cumar nolow wllo❤
@cazkapoy1665
@cazkapoy1665 Күн бұрын
Hawiyenwaa cawaan dameeraha ayaa ku neefsaday
@maaadamm298
@maaadamm298 2 күн бұрын
Waasidaa Cumaroow waadgardhigatay.
@abdihashi9863
@abdihashi9863 2 күн бұрын
Xaqiiqo pr you are No One❤
@user-ex2nv3oi1g
@user-ex2nv3oi1g Күн бұрын
Cuumarow noolow
@JaamacYuusuf-em9bm
@JaamacYuusuf-em9bm 2 күн бұрын
Hi Xaqiiqo producion warunta dilayashi ayasixora ugunool meelwalba sida moorgan waxa kale oo la,oga sidii geesi qaran logadhigay cali samtar
@user-fi3wv6ls6r
@user-fi3wv6ls6r Күн бұрын
Waamahad santahay wanatageertaa❤🎉
@guledh4521
@guledh4521 Күн бұрын
Xumaan
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 2 күн бұрын
Wiilashii xamar lGu ceejiyey qaarna sun la siiyey soomaali ma ahayn miyaa? Axmaar sidaa ima yeelin
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 2 күн бұрын
Boogtii daarood abwaan daahe bisbaasbuu ku shubay XABADA ISAAQ KULULAA
@IlyasCdosh-le3fk
@IlyasCdosh-le3fk 2 күн бұрын
Ninka hawiye waa la iibsaday😅😅😅😅😅😅
@Qorsho
@Qorsho Күн бұрын
Waxaad tahay xalaal xalaal dhalay ❤❤❤❤
@randomin8390
@randomin8390 2 күн бұрын
maasha allaah ❤❤❤❤waa runt ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ you are honest person
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 күн бұрын
Daroood iyo hawiye somaliland kuu washeey waaye qaldenyihin Geelle naa wuu qaldenyahaye baadil kuu maa ficno xaaqdaroda reer somaliland aya lagu wada somali weeyney joojiya badile kaa walaahi waade gardaran tihiin from Djibouti 😢😢🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 2 күн бұрын
❤🌷🌷💚👍✅❤️
@FARAHISMAIL-wd2gt
@FARAHISMAIL-wd2gt 2 күн бұрын
God bless you
@saeddahir7600
@saeddahir7600 2 күн бұрын
Barbara daaadku ha qaado Dakadii xamarbaa leh Yaaanay dooni kuleexan Labadaaa kala daaaya walaal Abwaaan timacade AHU
@fadumaahmed1250
@fadumaahmed1250 2 күн бұрын
Waa runtaa inaadeer laakiin wey ceeboobeen
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 2 күн бұрын
Dee raag ciil cadaab kadooray baa layidhiye maxa dhiib uun nalola daba soocda wll mana Muslim ahayn somali ahaayn hadaan goosto oo halkayga nabaad ku ahaado soow wlalaka ma iihi wanagaygu sow wax ku tarimayo ma waxbu kuyelaya wlhi somali ciid nagama jeecla lkn waa nalagu kelifay inanu Ethiopia citiraaf kaga bededlon bad oo ka kireeyo Kinton sano maad siisan wllka oo aad isjeceshiin oo isgaraab talan ha ahadan reer somaliland
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 2 күн бұрын
Anagu magaca somaliyeed, ba marabno, wax somali layiraahdo majiro, xataa s,maliland magaca waanu kabedeleynaa, s,Mali, s,mali nama qusayso,waa run maxaad iyo oromaa Nooga roon waayo anaga xabashiyi weligeed, ba waxnamayeelin
@anabmohamed344
@anabmohamed344 Күн бұрын
Fariid rariid geesi
@user-cy2oq6bc8p
@user-cy2oq6bc8p 2 күн бұрын
Cumar geesi geesi dhalay
@userxmvw031
@userxmvw031 2 күн бұрын
Nasab nasab dhalay sababta lo neceb yahay habargidir iyo isaaq wayo wa dad cadkoda gosa yaqana kabaqan dad badani❤❤❤
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 Күн бұрын
Fariid cumar cilmi geesi qaran walaaal noolaw waa runtaaa geesi geesi qaran cumar cimi noolaw
@saeddahir7600
@saeddahir7600 2 күн бұрын
Inyar kabacdi maxaa dhacay waa in ganacsatadooda xarig iyo dil laysugu daraa shoolada ay dhigtaan waa in galaskii 10 loo ogolaadaa inta kalena somali kale waa in laga joojiyaa ninkasta oo wax dhoofiya Timacade wuxuu tiriyay gabay
@abdixasan1653
@abdixasan1653 2 күн бұрын
Gubernatorial baatahay
@Giyomedia
@Giyomedia 2 күн бұрын
fariid
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 18 сағат бұрын
Masha alllllah guuul.somaliland ha nooooolaaato oo ha waaarto aamiin❤
@saadeqdigaale8006
@saadeqdigaale8006 Күн бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul Guul somaliland
@AxmedSulub-ov4og
@AxmedSulub-ov4og 2 күн бұрын
Morgan
@sahraahmed6753
@sahraahmed6753 2 күн бұрын
Usheg dheeriga maxa kulelka kakenay Maad ilawden xasuqii iyo dabar goonti isaaq Iyo DAYARADI LAGU RUSHEYNAYAY MATIIDA,, Waxaa ta kasiidaran Waxad igu darteen aqoonyahankagii Xadhiigyadah laguu daaldeelay Ee aad ugadh santeen ma ilawdeen,,, Ee markad ixasuqaysan mayanan walaalkii ahayin😂
@user-ub1pi8zs7d
@user-ub1pi8zs7d 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 күн бұрын
DUULIYAHAA SHARAF BAANU U HAYNAS
@Rashiidacabdikariin1205
@Rashiidacabdikariin1205 2 күн бұрын
Sax🎉
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 23 сағат бұрын
yaa casuyqay makaligoodba bay dowladii somaliya layse
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 күн бұрын
war ilaahay halaga yaabo somaliland iyado dowlad ah ayay ku birtay konfur oo laysku noqday jamhuriyada dimuquradiga somaliyeed ilaa maalinta ilaa maanta darood iyo hawiyaa 60 sano qassab kusoo talinayay oo madawaynaha qassab ku gumaysanayay umada somaliyeed ee kale maantu ufuuuf ba layidhi cid ka aqbalaysaana macaa shuruud ma jirto bilaashna hadalkisaba daa lilmada jixaaska iyo somali jacayl cancer bay noqotay . intii xassuqi lahaa hadii xal noqotay ina layku duceeyo qolawalba ilahay halkeeda ku arsaaqo si aan laskugu urin ama lugaha layskaga joogsanin oo been iyo khaayinimo hadalada loo jarjarin oon looga yeecinin ujeedoyinka qarsoon maxaa baayacmushtarka kirada saldhiga Djibouti ku badhaadhay maantana tahay halka ama goobta cidamada Ethiopia ee baddu dagal yihiin kiranabixiyaan cala markab dagaal iyo jumlad ama pakage tirada ciddamadoodu sanad kastana xissab iyo buug iyo qalin loola tago iyaga iyo saldhiyada kaleba oo xoolo badani kasoo xaroodaan lagaga maarsamay qamadida iyo qarashka qaramada midoobay ku qaamayso wadanada ay kabto missaniyadooda maxaa keenay in somaliland been iyo dulmi loo badalo Ethiopia ayaa lasinayaa dhul iyo bad keenay oo loo buunbuuninaya fikirka shaqsiyeed ee faysal roobleh anagoo ka caqli badan oo fahmayna ujeedadiisa midnimada somalia ee reer bahalkissa danta gaarka ahi ugu jirto muxuu u arkii waayay aqoontiisu 60 sano dulmiga darood gaarahaan 10 madaxwayne iyaga ah soo mareen halka kuwa kale anu waligood soo marin 00 waliba siday ku socoto ee waliigi ka hadlin dulmigaas ow qariyo marka laga tago hawiyee oo laqabsada first class citizens waa cajiib cilmiga ilmahaygu garanayo in faysal roobleh fahmi kari wayay Djamac Galad iyo warbaahinta la qalday ku taageerto !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 2 күн бұрын
hadii somali sida cumar iyi in yaro la midi u fikiran walahi somaliland mabay godeen oo taladana la siiyo qaybtooda lona qiro dhibtii dhacday lkn marka 26 june oo somaliland lahayid la dafiren lo qirayiin maxa lo jooga marka ❤
@ibraahimawed5935
@ibraahimawed5935 2 күн бұрын
Sax
@falxadoisman24
@falxadoisman24 2 күн бұрын
Waraa waxdiley malahan ee waadad uqdadeysen ee ha aflagaadeeynin koonfurta
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 күн бұрын
😂😮😮😮😅😅😅😊
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 күн бұрын
😂😂😂🎉🎉😢😮😅😊
@saciidcismaan5960
@saciidcismaan5960 2 күн бұрын
Cumarow runtaa ku adintaa mar walba xaqna wa ku taagantahay runti. Somaliland wey noqone dowlad madaxbanaan insh.alah. Cidna,loo joojin maayo sxb
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 күн бұрын
😂😢😮😅😊😊
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 2 күн бұрын
Asc cumaroow tolkaa reer koonfureed way is idhotirayaan oo waxoodu waa idholaaan ee waxaad u sheegtaa in ay is kagag hadhaan somaliland oo ay joojiyaan mooryaanimada
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 күн бұрын
Ahmed dhere hadu dar ilahay u diiday ilahay baa aaal marinya lakiin inderiis oo abagala diyardahi la soo riday buu ku dhintay wuuna duqeyeey Somaliland labada qofna wa kala cali isku caqli maha sida manata xasna u leyahay dhiig baan daadinaya calashan somaliland baan dhiig ka daadinaya iyo galaal u kala duwanayeen amaba caydid ayaay labadasian u kal duwanayeen somaliland guusheeda wa lama goostan xasan hadu dhiig daadinayo waxba yaanu ala hadhin
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 2 күн бұрын
Nin kaligii Garamzy iyo nin dhul ganay labaduba lama gafaan????
@Janno190
@Janno190 2 күн бұрын
Xaasidku ha jabo cadawga somaliland ha jabo Ethiopia ayaa nag xigta nimankii cadawga nagu ahaa ninka niicda hayee hadeer qalaadaya waxan leeyahay taariikhda dib u raac anagu xamar dooni mayno xumanaa u haysan mayno xadkii laba dawladood iyo xuduudbaa Naga dhexeeya
@saciid_iid
@saciid_iid 2 күн бұрын
Daarood ayaa qaylinaya isaaq haduu soomaali kagoosto hawiyoow daarood ku aaminimaayo
@YousufWarsame
@YousufWarsame 2 күн бұрын
Sax gobanimo ka weyni ma jirto
@Fvv6677
@Fvv6677 2 күн бұрын
iyagudadkay gumaadeen mee ??
@maaadamm298
@maaadamm298 2 күн бұрын
Guul somaliland
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 2 күн бұрын
Ssdf iyo usc ayaa la xasuuqay Hortood soomaali ma caayin dhibka dadka waa wada gaaray gun ayaa tihiin
@CC-hx3pd
@CC-hx3pd 2 күн бұрын
Asc. Soomali isma diidana aanan ka ahayn daarood oo dan uugu jirto kala cararka soomaali waayo cidii midnimada indhaha kariday waa daarood ee taariikhda dib haloo eego oo hala darso waayo hawiye iyo isaaq iyo raxan wayn isma diidana ee cida kaliya divide and rule wada waa daarood siiba majeerteen iyo mareexaan kuwa kalena sida ogaadeen iyo dhulbahantana kab baa laga dhigtay iyo abgaal oo majeerteen ku karbaasho hawiyaha kale unbaa la adeegsadaa ee soomaaliyeey somaliland ugaraaba kadibna dib dad nadiif ah haka wada hadlaan midnimo
@saciid_iid
@saciid_iid 2 күн бұрын
Waaruntii waayo xukuumada muqdisho ilaa 60kii cadaalad daraa lagu hayaa dadkii keenay calanka waayo markaliya xil sare kamey helin dadkii calanka keenay. Daarood hawiye daarood hawiye. Daarood ma calanbey keeneen xoolo hawiye iyo xoolo isaaq uunbey doonayaan. Hawiyoow daarood hadaa wax kaheleysaan idiin ka tagnay anagaa calanka keenay idiinkatagnay. .
@user-tv1zm8vj4v
@user-tv1zm8vj4v 2 күн бұрын
Gobolka gedo xabashi yaacashurta kaqaada shanmeelood oogudaha somaliya ah ayey calankii itoobiya kataageen maxaalooga hadliwaayey
@Amla7
@Amla7 2 күн бұрын
𝗛𝗲𝗲𝘀𝘁𝗮 𝗺𝗮𝗵𝗮𝗻 𝗺𝗶𝗱 𝗰𝘂𝘀𝘂𝗯 𝗼𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗹𝗮𝗾𝗮𝗱𝗮𝘆 1910 𝗯𝘂𝘂 𝗮𝗯𝘄𝗮𝗮𝗻 𝘁𝗶𝗿𝗶𝘆𝗲𝘆 𝘀𝗮𝘆𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗻𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗸𝗮𝗿𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗴𝗶𝗿𝗶𝗶𝘀 𝗸𝗮 𝗮𝗵𝗮𝘆𝗱 𝗯𝗮𝗮 𝗮𝗺𝘅𝗮𝗮𝗿 𝗹𝗼𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗹𝘆 😂😂😂
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 күн бұрын
KHAAAAAKH😂CAAAAAAC😂CIIIIIIIIC😂COOOCCC C😂BATAATA😂TAATA😂TITRIUUU😂IIDOOR U WASHLEEYE😂
@user-yx8qq2ee7k
@user-yx8qq2ee7k 2 күн бұрын
calanka SYL ayaa laheed m cawaale liiban yaa sameeyey adiga waxbo maba ogid 4maalin maa dowlad lugu noqdaa yaa miskiin
Saalaxow Konfur midnimo Somaliyed Horayna uma rabin Hadana marabte
21:09
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 6 МЛН
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 3,8 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 57 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 6 МЛН
DAYAX BAND Heesta Ugu Saameynta Badan Xuska 26 June 2024 HD
6:25
Kulmiye Party
Рет қаралды 34 М.
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 6 МЛН