FANAANIINTII SOMALILAND HEESTA AMXAARADA QAADAY OO MUQDISHO LAGA MAMNUUCAY

  Рет қаралды 46,664

Zaki honest Official

5 күн бұрын

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut
m_source=qr

Пікірлер: 270
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 5 күн бұрын
INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut m_source=qr
@hibaaqcumaraadan661
@hibaaqcumaraadan661 4 күн бұрын
adiga cuqdad bakuhisa maxa kagaley somalilan iyo badaheda kabax badeda iyo heesaheda maxad ugu mashqusha lixdakaba somalilan ubad hadal hisaye orodo camal radso arsaqadu ma somalilan nacibiy kagashay wallahi hadad kabaxiwido somalilan badaheda od nanabad galiwido melwL ba od gasho intan kasosarno aya dhakhtarku kaususi oliswidin ma furkana kuqarxay maxaheley mel laga dilay wad garawayi nin kudigY kuma dilin eenaga dhamow oo afRahYaga kabax melwalba wanu kulajogna aiywo
@MaxamedcabdiYare-go4yw
@MaxamedcabdiYare-go4yw 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤àq❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 күн бұрын
Cuqdadland😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r 4 күн бұрын
Ana Wxn So Wada Hes Ad U,mcn.😂😂
@ismailkhadaryusuf618
@ismailkhadaryusuf618 4 күн бұрын
Somali Guul from Hargeisa
@ibtisaam4553
@ibtisaam4553 4 күн бұрын
We love you walaalahee soomaliland
@NuurtoMacalin-xd8bz
@NuurtoMacalin-xd8bz 4 күн бұрын
waxaa haadlaay xaqii lagalay kofarta reer hargeesa waa kuwa nokenay lashabaab in aan ku dhamaano balsee waxeey ilaawen in maalin oo xaqa oo allee banaanka keenayo❤
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 4 күн бұрын
WAR FANAANIINTAAS JABUUTI BAA U JAWAABTAY. SSTV BAA SHALAY SOO DHIGTAY HEES JAW1AB AH
@maryanbobo473
@maryanbobo473 4 күн бұрын
Waxaan idin leeyahay meesha wax la kala saaro ma lahan soomaali wa hal aduunkana waxaa laga yaqaanaa soomaaliya ❤
@aminaosman1520
@aminaosman1520 4 күн бұрын
Mw xasan shiiq waa boqrka soomaliya dalxureye ilahoow xafid aduun iyo aaqira in sha allaah
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 4 күн бұрын
Waa cawaan cuqdad lagu ebtaleeyey allah caafiyo kuwaas waxa dhan oo na dhibaayo oo qaraxyada kawada soomaaliyana waa ayaga cid kali maahan ayaga waaye ma maqasheen hargeyso qarax ayaa ka dhacay madaxda shabaab waa ayaga oo miiran hargeyso hala qarxiyo ma dhahaayaan amiiraka wax xakuma waa soomaali laan fiiriya adunka waxey noo qasaayaan si ey aqoonsi u helaan mahelaan madax baniiniye ilaahey idinkiise weligood ma helaan Aamiin
@omermhd985
@omermhd985 4 күн бұрын
Maskiin maanta ayey galaadii madoobeed wallaal u doontee waad isku dheesheen illah diintina ibsaten iyo dadnimadina illah imanka idiinsoo celsho
@user-ef2ps1pv3p
@user-ef2ps1pv3p 4 күн бұрын
Somalia guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ly3ke7pn3u
@user-ly3ke7pn3u 4 күн бұрын
Yaa somali ahen wayabe
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 4 күн бұрын
WALAALAHA JABUUTI OO CALANKOODA U DABAALDEYA MAANTA HANBALYO IYAANU LEENAHAY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 4 күн бұрын
Nimcaan hilaac waa reer awdal state ee reer Hargeisa maaha.waana sax in fanaantiina hargeisa laga mamnuuco Xamar.
@CashoMohamed-mc2jo
@CashoMohamed-mc2jo 4 күн бұрын
Yeyno imaan fanaan dambe oo somalilaan ah
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 4 күн бұрын
KULMIYE TAARIKH CEEBAYSAN BUU SOMALILAND U QORAY. WAA MID LUGU XUSUUSANDOONO
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 күн бұрын
Allaha xaqa iyo midnimada tuso ummadda Somaliyeed. 😢😢😢😢
@ashasalah2835
@ashasalah2835 4 күн бұрын
MUQDISHO WA CAASIMADDA SOMALIA, LAKIIN KABA QAADKA XABASHIDA, YAAN LOO OGOLAAN, WA INTOODA XUN.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 4 күн бұрын
INAALILAAHI WAINAA ILLAYHI RAAJICUUN WAAR SOMALIYEEY DALKA HALAGA BAD BAADIYO AXMAARO RAAC!!!!!!!!!
@amiraali5692
@amiraali5692 4 күн бұрын
Horta waxaa la yaabanahay somaliland wadan miyaa?? You are actually saying it’s the land of somalia😂 at least when Ukraine left Russia they made sure they gave them self a brand new country name, same as Taiwan as well as our brothers and sisters of Djibouti marka stop carrying our country name. Viva somalia 🇸🇴
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 4 күн бұрын
Xaar waynayaal Hoyadiin Qadaad waynta kawasa
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 4 күн бұрын
Guul jamhuriada Somaliland
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 4 күн бұрын
Maxay kufalayaan Somalia
@Tasniim1
@Tasniim1 4 күн бұрын
Waa runtaa hadaysan Somalia rabin magac kale hala baxeen. Somaliland micnaheedu waa dhulka Somalia 🇸🇴.
@art_lto2450
@art_lto2450 4 күн бұрын
​@@Tasniim1 dhul somali iman karto wye like 𝐃.𝐣𝐚𝐛𝐨𝐮𝐭𝐢🇩🇯 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐠𝐚𝐥𝐛𝐞𝐝🇪🇹 𝐍𝐅𝐃🇰🇪 😁
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 4 күн бұрын
Ma imaan karaan haddii jinsiyaddii somalia aay ka baxeen.
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 4 күн бұрын
،maya somaliya wey imaan karanaa xamar waa somali yaa lugu daysanin❤❤
@rukiyamohamed8050
@rukiyamohamed8050 4 күн бұрын
Waxaan la yaa nana hay dadka xamar oo uga yimaada Hargeysa iyago bey hoof ah marki loo kala kiciyo ay ku noqdaan baa reer xamar cay logu abaal gudaa Mida kale kuwa madax duuban Hargeysa ayey ka yimaada si reer xamar dhameeyo waxaa iga daran ku lagu shaqeysanayo oo dadkioda qarxinaya xatta qof reer Hargeysa ma ku dhimanayo sidee Caqliga ku siiyey inu dadka da lagu dhiibo dadkaas madaxa duuban waa shaqo tag shaqda dadka ayey ku socotaa caqliga ha shaqeyo 😂😂😂
@Fardowsaxaniif-zh7cg
@Fardowsaxaniif-zh7cg 4 күн бұрын
haa hala kala ronado
@diishitaar9235
@diishitaar9235 4 күн бұрын
Zaki muqdisho somali weyka dhaxeesaa lkn qofki caaaya muqdisho waxba uma yaalaan
@famns-gv3ck3pd8m
@famns-gv3ck3pd8m 4 күн бұрын
Hesti djibouti jawaab Deeg deeg sosida zaki
@aminaosman1520
@aminaosman1520 4 күн бұрын
Walaahi wa an layaabijirney markuu siyad bare kaaraha kugaraacayey eeay rer muqdisho usoqaxen sidaloosoodhaweyay lakin rerwaqooyi oodhan loma xumeynkaro 11 qof iyo muse waraabe warkiisa eesoomali waasoomali eelasocda 😊
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 күн бұрын
Nimanka sidaa u hadlay waa rag liita oo xanuunsan, islaanimada iyo wadaniyada aan garaneyn. Xasbuna laah wa nicama wakiil
@DecksAbdul-ck4sw
@DecksAbdul-ck4sw 4 күн бұрын
Muqdisho kaliya mahee Somalia oo dhan intaan Duulooyinkooda ahayn in laga mamnuuco xitaa heesahooda halaga madnuuco in Magalooyinka Somalia looga dhagaysan, Duliyaasha yaa ubaahan.
@fatahindhey7001
@fatahindhey7001 4 күн бұрын
Saxib zakii aniga fikradeydaa walaka mamnucaa muqdisho 🥵🥵🥵
@rumaizaahmed9012
@rumaizaahmed9012 4 күн бұрын
Maanata laka bilaawo waa AAMIIN Axmaar not Aamin yare
@BalakaxmedFarasle
@BalakaxmedFarasle 4 күн бұрын
Waa xor qofsoomaaliya oo kasta mahadsanid
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 4 күн бұрын
Dee wadanka nooga baxo oo aado wadanka axmarta meeshan aad heesta ku qadeen waa wadan soomaaliya ay leedahay meelkasta dad liita lagama waaye kuwan waa kuwa noso wado axmaarta ee kuwa duurka ku jiro oo lala dagaalayo wlhi ayaga ka daran wadanka ha laga saaro subxanalaah gaal miyaa walal galo
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 4 күн бұрын
Daacuun calooledka somaliweyan neceb weeye snm dufkubaxa amxaaro inaad tihiin iyo yahuud waala ogaa
@user-ly3ke7pn3u
@user-ly3ke7pn3u 4 күн бұрын
Wll ilahey ka baq o ha dhihin dad muslimin ah wa axmarosubxanalaaah
@falxadoisman24
@falxadoisman24 4 күн бұрын
Axmaar Bey uwad fuushan yahiin waa wad dhiig axmaar😊
@abdullagull2943
@abdullagull2943 4 күн бұрын
Somalida dhabta ah AMXAAR wey isku caayaan. Kuwan ku heesaya looma sheegin miyaa in AMXAAR la isku caayo, Masaakiin.
@niyaaladem
@niyaaladem 4 күн бұрын
Waxad ceebta u taqaan ninety camalkiisa tahay😂😂😂😂
@hawoali120
@hawoali120 4 күн бұрын
Dhib malahan waa dad gajon wallal kale 🥬 miyey leyihiin somaliyey haku mash qulinina waa 10 bahan dadka wanagsan ayaa ka badan reer woqoye mawda xuma somliyey. Free free ❤❤❤❤
@user-xs7of2js7t
@user-xs7of2js7t 4 күн бұрын
Wiilka funanada madow ee isaaqa ah waa Nin ah waa Nin caqli iyo dad nimo leh waana runtiisa somaliyey cadaqatayashas yanan lo qaban shacabkas wayn inkasto qaar badan. Cuqdadleh ka buxaan
@user-ly3ke7pn3u
@user-ly3ke7pn3u 4 күн бұрын
Wa run wll anaga iyo somali n waxan nahay dad Islam ah dad somali ah siyasad halkas haha dhigo alle halaga baqo
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 күн бұрын
HEESTANI WAA HOOGGII FANKA.
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr 4 күн бұрын
Somalian guul ♥️ ❤️
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 4 күн бұрын
WAR DADKAAN WELIGOOD BAY GUMEYSI JECLAAYEEN. WAA KUWAAS MAANTA CADAYSTEY IN AY KA XUNYIHIIN CALANKA BULUUGA AH😂
@Imaan92546
@Imaan92546 4 күн бұрын
Waxey a ogeyn in etobiyaan Somaali ay Kala jecleen
@qnus6858
@qnus6858 3 күн бұрын
Ictiraaf ma arkeysin munafaqiin yahow❤❤❤
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 4 күн бұрын
Waxaa Ceeb ah Somaalilanow inaad Qabiilkiina iyo Sharaftiina Oromo eey noqoto.Taas waxaa kubiday SSC khaatumo
@SaadaGasle
@SaadaGasle 4 күн бұрын
Sakiyaw xamar waa caasimada umada somaliyeed ee. amxaar uma baahna Aniga oo reer Djibouti ah ayaa ka xumaaday Hadalkaa
@user-ug7gw1ly6n
@user-ug7gw1ly6n 4 күн бұрын
Reer somaliland somaliya tuugsiga ayeey u yimaadeen reer muqdisho waa balad barakeeysan canaasiirtana wax ma ka taraayaan
@ubahguled5047
@ubahguled5047 4 күн бұрын
Hadaan kasoo qaxinayaa Amxaarada. Garoowe kunool Ee gaajadu soo qaxisay.
@niyaaladem
@niyaaladem 4 күн бұрын
😂😂😂 dhaqsada hee. Qaxis kaliya maahee guba nejista amxaar waa amxar😂😂😂
@roodacawad13
@roodacawad13 4 күн бұрын
Sax maansha allaah xamar cadowga somalilaand maxa laydinka rabaa ee aad haysa xaar
@FadumoKeenan
@FadumoKeenan 4 күн бұрын
Uf. Somalilnd awalba. Orma ayey ahaayeen somali saxa ah ma ahan
@GueldonNaswa
@GueldonNaswa 4 күн бұрын
Hoyyada ma orom ka dhikte
@safiashiekhabdullahi5579
@safiashiekhabdullahi5579 4 күн бұрын
Amxaar xurmo iyo sharaf idinkula noolaanaa ma jiree ogaada😢
@safiashiekhabdullahi5579
@safiashiekhabdullahi5579 4 күн бұрын
dadweynaha Somaliland kuma qanacsanayn waxana metelaayay in meesha fadhiday haday hees ay ku qanacsan yihin thy way u sacabtumi lahaayeen lkn indho umbaa ka soo haray lama filaan ayay ku noqotay😮
@fathiyayusuf1332
@fathiyayusuf1332 4 күн бұрын
Qofkii lagu arko asagoo gacanta ku sita marada cida ay calaka ku sheegan Xamar waa in laxiraa oo waliba lagaracaa nacalada cadawga ay nagu sheegeen ayan nahay waxii hada ka danbeeya.
@ZamzamAli-zt8tu
@ZamzamAli-zt8tu 4 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hasnafarah7043
@hasnafarah7043 3 күн бұрын
Wixii soomaali Neceb marabno wana SAX IN LAGA MADNUUCO MUQDISHO
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 5 күн бұрын
Xamar dad somali ah baa imaan kara haday leeyihiin amxaaraan nahay maxay xamar kasoo doonayaan
@NasriOmar-v1p
@NasriOmar-v1p 4 күн бұрын
Somali ❤❤❤❤
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 4 күн бұрын
War waxan WA cadow amxaaro iyo oromo ayey Ka jecel yihin meshii aad Ku aragtan ceyriya
@kawsarhalane4290
@kawsarhalane4290 4 күн бұрын
Dadka reer somaliland waa walahen Waxna u ma qabno hanoolaadan lakiin ninki alifay ayaa Heestan ayaa jiran alaha caafiyo xaqa alaha gansiiyo Soomali waa ehel Toobada waa furantaha ilaahey cafis haweydiiso
@sheikhAlisubaneya
@sheikhAlisubaneya 4 күн бұрын
Halaga mamnuca Amxaradu fananin kusheega
@cissp41
@cissp41 4 күн бұрын
Ilaahow ha nageen xamar,,, Xamad waa cadowga koobaad ee Somaliland, iyo Cadowga labaad
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 4 күн бұрын
Guul somaliya
@user-pk8pf8xv9h
@user-pk8pf8xv9h 4 күн бұрын
Waaa run malihin waayo 33don sano bay lugah naga dhagan yihiin horamaran nalam raban
@Alinurrush
@Alinurrush 4 күн бұрын
War ninka heesta sameeyay yaa ila Arkay magaciisa ku qora AFQASHUUSHLE
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 4 күн бұрын
In laga mamnuuco inta sooqaaday heestaas kaliya Ayaan dhihilahaa sababtoo ah fanaaniita Somaliland kuli gooda yaan la isku qaban meeshaas waxaa ka dhalankarta dulmi marwalbo hal ilaaliyo wanaaga iyo ixtiraamka
@user-xt3yf2wr8m
@user-xt3yf2wr8m 5 күн бұрын
Scw❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤️
@warish9081
@warish9081 4 күн бұрын
Marqaan laan waa marqansanyihiin 24/7
@user-mu5lh5yv8m
@user-mu5lh5yv8m 4 күн бұрын
Wlhi wan islaha itobiya basaboor hanisameso 😂 from somaliland
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no 4 күн бұрын
Muslim hdii gal idiinka xigo wad arkesaa iimnka ku yar
@munokheerqabto5239
@munokheerqabto5239 4 күн бұрын
Xamar xaasid ma aha lkn gaalo ugala wax badan baan ku sabarnay oo dulqaadanay waqooyi ha imaanin xamar garawa baasaboor isii walaal no pasabor qaaja hargesa la fadhiya sabarkaa idin kibriyee
@AhmadMuhammad-lo6ih
@AhmadMuhammad-lo6ih 4 күн бұрын
Aamiin ilaahey ha siiyo
@fadumoaden5113
@fadumoaden5113 4 күн бұрын
❤❤ yes waa sidaan rabay
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 4 күн бұрын
Subxanallah dadkan reer waqoyiga 1991 aya miir ugu dabesay o wa umad wada walatay o an cadaw iyo gacal kala aqanin o damirta kadintay itobiya hadey qeer ledhay somali galbed ogadeniya hala weydiyo dad gumesi u heesato so arka cada amxarad wa noso oydontan
@niyaaladem
@niyaaladem 4 күн бұрын
😂😂😂 Maya wery suuranayaan ee ALLE hasoo hanuunsho.
@niyaaladem
@niyaaladem 4 күн бұрын
Soo sucee walaal
@user-lt9iv3wb6o
@user-lt9iv3wb6o 21 сағат бұрын
❤❤❤😢😢somali😮😮😮😮
@qnus6858
@qnus6858 3 күн бұрын
Xamar cabsi. Cabsi
@nightmarebutittrandahmeedr7296
@nightmarebutittrandahmeedr7296 4 күн бұрын
Naarta.alah.hageeyo.kuwaa
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 4 күн бұрын
Dhamaan cadawgii soomalilnd way ismuujiyeen halaga mamnuuco waaa farxad idiinmaba bahna
@najma649
@najma649 4 күн бұрын
walaahi ceeb bay dhex fadhiyaan
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no 4 күн бұрын
Aniga xamra jogaa cadowna ku ahi dadkas xtaa ma aqaano mana danenyo yaab bdnaa
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 4 күн бұрын
WAR U FIIRSADA😂. HEESTAAS OROMO IYAA SOO QORTAY OO MUUSE BIIXI USOO DHIIBTAY
@SalebanYare
@SalebanYare 4 күн бұрын
Soomaaliyeey.heestu.waa.fursad.muusa.biixi.lacag.looga.qaadayo.yaan.si.kale.loo.arkin
@aminoosman8652
@aminoosman8652 4 күн бұрын
Nin amaar iga xegsaday wax aan isku nahay ma.leh
@MaxamedCabdi-hf7ri
@MaxamedCabdi-hf7ri 4 күн бұрын
Hhhh kolay muqdisho anaga london hanooga dhigine ee qaraxiina iskaga jira 😂
@cissp41
@cissp41 4 күн бұрын
Hahahaha,, Fanaaniinta waxaa laga mamnuucay Mogdisho, hahahahha,,,,, waxay la midtahay, qof laga mamnuucay Cadaab,,,,, hahahah Alhamdullah
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 4 күн бұрын
HORTA AXMAARO HADII LAYSKU XOQO MA IYAGAA AFSOMALI YAQAAN KKKKKKKK REER SH ISAXAAQ ALOOW DAAWEE ODABIIB
@osmanhersi9905
@osmanhersi9905 4 күн бұрын
SSC iyo katumo ma jiraan 🫏 🫏🫏💩💩💩🤣🤣🤣
@adenhajar9648
@adenhajar9648 4 күн бұрын
Amin ilaah handing siyoamxaro guureso xanunkeda waxa articles dona 20 Sano kabacdi
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 4 күн бұрын
Mahaa Ada. Yaa. Isaka. Leeh. Madaxadaada. Tuuji. Oo. Isalayaab. Taada. Ku. Sooco. Misakiin. Qaaleh.
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 4 күн бұрын
Waar taga dheh anagu dantayada ayaan raacayanaa itoobiya walaalo ayaan nahay xasan sheekh baa sidaa yidhi saaxiib maxay ka soo doonayaan xamar oo u yaala waxay haystaan hargaysa caday
@aminaosman1520
@aminaosman1520 4 күн бұрын
Amxar gala oowaliba cuna hilibka cayriinka ninkaracay madiinbaad kasugi subxana allaah
@user-ku8tx4xk3y
@user-ku8tx4xk3y 4 күн бұрын
Ader muqdisho maxaa yala mamaba rabano
@amsa1135
@amsa1135 4 күн бұрын
Waar hargeysa waa hoygii fantastisk umana baahna Reerslev hargeysa 😅😅😅😅
@zl6411
@zl6411 4 күн бұрын
vive somalia❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-tw4nh3ds8e
@user-tw4nh3ds8e 4 күн бұрын
Qofkasto muwadin Somali ah haduu wadankiisa ka jeclaado dhul kale. Toos ha u aado lkn waxey ku heeseen was qalad xirig 5 sano waaye sharciga. Wa waran dumis cad
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 4 күн бұрын
KULMIYE IYAA FANAANIINTA U DHIIBEY😂. FANAANIINTA YEELAY HEES NOOCAAS AH WAA AYS TOOGTEEN😂
@AhmadMuhammad-lo6ih
@AhmadMuhammad-lo6ih 4 күн бұрын
Yeey noo imaanin hadeeqdo itobiyadooda
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 4 күн бұрын
Somali masxadi waxa waxa uga dhimay dagal iminka hees baay ka cabadayan waxa walba dagal baay
@AliHassan-837
@AliHassan-837 4 күн бұрын
Reer waqooyi waxay ku jiraan Riyo . Ha ku quus qaataan sida Amxaarada Ilaahay dhaqmaan Soomaali galbeed. Hadda dagaalka ka socda gobslka siti ee u dhexeeyo soomaalida iyo cafarta oo Amxaada dabsda ka riixaya. Mahad Alle cafartii halkaa dhegtaa shiiga loo satay.
@ahmedyusuf5077
@ahmedyusuf5077 4 күн бұрын
Faniinta Heesta uqaaday Mogdho yay Imaanin Amxaaro ha'aadaan
@user-wy5id7jy5y
@user-wy5id7jy5y 4 күн бұрын
Bro saki heestan sida aad u aragtaan amaha lakiin waa hees lcg badan lagu bixiyey wxn kadbeyo Ethiopia iyo yahuuda nacal tulahi calekum marka waxan oran alahaa yala labunbunin ee halaga amuso Ethiopia wxey rabaan somalialand iyo muqdisho iney isku dhacan siye Ethiopia uqaatan somalialand ee hoos halo geyo ilahan waa lagu adeganayaa ee halayabina
@user-tk8en4wg6z
@user-tk8en4wg6z 4 күн бұрын
Waa lagu sax San yahay in laga mamnuuco
@user-ly3ke7pn3u
@user-ly3ke7pn3u 4 күн бұрын
Alle ka xisho adi miya kale muqdisho wad u wada simantihin
@NuurtoMacalin-xd8bz
@NuurtoMacalin-xd8bz 4 күн бұрын
waxaan qabaa in laga ceelsho xamar
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 4 күн бұрын
WAR SOMALILAND ITAAS OO SANO BAY GAAL IYO AMXAAR DABADHILIF U AHAAYEEN😂. GOORMAY SHARAF KA HELEEN ? ILAAHOW ISAAQA ASTUR😢
@osmanhersi9905
@osmanhersi9905 4 күн бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo ❤🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 4 күн бұрын
SLN WAA DHUL SOMALIYEED MA AHA AXMAAR/LAND
@ismailkhadaryusuf618
@ismailkhadaryusuf618 4 күн бұрын
Waar anagaa reer sheekh isaxaaq ah Oo Somali ah xabashina waa cadawgeena ciyaalkan heesta loo dhibay iyo abwanka Oromka ahi nama matalaan
@niyaaladem
@niyaaladem 4 күн бұрын
😢walaahi waxaani waa ceeb tii u weyneed
@IfrahHassan-ql8bu
@IfrahHassan-ql8bu 4 күн бұрын
So,what we can do what we want n sing what we want
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 4 күн бұрын
Subxaanallaah war maxaad ka rabtaan soomaaliland teeda kale dad xalaal ah maxaad xaaraan ugu matalaysaa waxay rabaan ha sheegaane maxaad u dabo socotaan ikhtiyaar bay leeyihiine
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 78 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 59 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 170 #shorts
00:27
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 9 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 78 МЛН