Farax Macalin Dowladda Xasan Shiikh ay hubayneyso Qabiil Macawisleydana ay halis ku yihiin ammaanka

  Рет қаралды 43,179

Universal TV

Universal TV

Жыл бұрын

Xildhibaan Faarax Macallin ayaa sheegay in Dowladda Xasan Shiikh ay hubayneyso Qabiil, Macawisleydana ay halis ku yihiin ammaanka dalka.

Пікірлер: 218
@hassansharif3184
@hassansharif3184 Жыл бұрын
Ustaad Farah Moalim, You’re the best speaker of the Somali people. You’re the hope. Open a political booth-camp for us and reteach us who we are. Simply timeless wisdom!
@mosmart4718
@mosmart4718 Жыл бұрын
Farah MaashaAllah. Allah ku xafido. It’s all true what you said regarding Somalia. Meeshaan dhan shasheeyo ayaa kasocoto.Aamiin Allah u sahlo madax daacad u ah dalka iyo ummadda
@mosmart4718
@mosmart4718 Жыл бұрын
Farah Soomaaliya baraka beelayaal ayaa jooga. Wax Kheir oo kasoo socdo malaha. Umaddasi Allah ayaa umaqan. Wixii aad tari kartid tar. Allah will give you all the bless you in sha Allah.
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 Жыл бұрын
100% true:May God bless him Again. He mentored my dotter :
@kingmansion4183
@kingmansion4183 Жыл бұрын
I love this guy Walahi he is real Somali
@alinoor6515
@alinoor6515 Жыл бұрын
What farah is saying is very true and can confirm.He is brilliant politician.He never segretted among the somalis
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 Жыл бұрын
Msha Allah xildhibaane sharaf iyo karaamo Allah hakugu nooleeyo Alxamdulillah.
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 Жыл бұрын
Marka hore waxaan salaamayaa gabadha weryaha ah walashayda wacan iyo walaalkay farax macalin
@hdmovies6911
@hdmovies6911 Жыл бұрын
Odaygan dhagar qabe farmaajo taageeri jiray ee musuqaa ah wuxuu rabuu sheegayaa
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Isxoorey
@leevancleef8426
@leevancleef8426 Жыл бұрын
this best of best interview good job farah
@nimanduale3874
@nimanduale3874 Жыл бұрын
Mashallah wa tabarakallah runtii waa geesi, halyeey, iyo libaax. waa aqoonyahan, indheed garad waliba raganimo leh, somaali xalaal ah ilahay hakuu cafido aderooo.
@qoraneofficial3613
@qoraneofficial3613 Жыл бұрын
Dowlada sidii uma tag darna sido kale meshii la qabtay dowlada jogta ayantin iyo mustaqbalne wax kama taqaanid ee dan kalaa leedahy insha allah ma dhici doonto waxaad maskaxda ku heyso afkada allah ku celiyo
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 Жыл бұрын
This guy is real Somali and I’m proud of him .
@abdirahmanmohamed5908
@abdirahmanmohamed5908 Жыл бұрын
To speak Somali language doesn't mean you are somalian, this guy is enemy of Somali, he's not even smart guy, shame on him,
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
@@abdirahmanmohamed5908 please, share with us your info!
@abdirahmanmohamed5908
@abdirahmanmohamed5908 Жыл бұрын
@@am.b5688 if you want know farah Moalin he's un idiot. I don't know any info you need about him,
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 Жыл бұрын
Illahow khyr ku sii Faarax Maalin. Allah ku siiyey cilmi iyo iimaan. Xikmad iyo aragti dheer.
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 Жыл бұрын
Mashaa Allaah Alloow kuu cifdi. Mashaa Allaa. Tabaarwka Alleeh
@mosmart4718
@mosmart4718 Жыл бұрын
It’s true Farah. We just need 20000 Somali soldiers to confront this menace. We need support including intelligence from the youth and elders and we also need Amisom to get out of Somalia because they are part of the problem. It’s difficult to create a million soldiers when the fighting is over. You need to control and manage. It’s true uddaaya General Odhowaa
@xasanfaraax1844
@xasanfaraax1844 Жыл бұрын
Faarax m c guulayso
@yousufalifarah2378
@yousufalifarah2378 Жыл бұрын
Mahadsanid walale
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
masha Allah gabadh aqoon leh iyo halyaygii magaca Somali way dood qaaliya noolaada!!!!!
@zahrachide2275
@zahrachide2275 Жыл бұрын
Maashaa Allaah 🏆🥇guulayso Waa SOOMAALIYEEY Shaba❤️🇸🇴🇸🇴
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 Жыл бұрын
Geesi geesi dhaley…..we want him to become next somali president inshallah
@mosmart4718
@mosmart4718 Жыл бұрын
Don’t worry about Trump. Worry about Ruto now . The NE MP’s before waa bogus. Right Farah you have the opportunity. If others don’t want to follow you so be it . They would be one term MP’s . You do your part in Sha Allah Allah will be with you. Dameerahaasi faraha ka qaad. Allah ayaa xisaabin doono
@casalasal6466
@casalasal6466 Жыл бұрын
ASC XAMDI IYO XILDHKEENA NAGU QAALIYA WADANIGA DHABTA AH FAARAX MACALIN WAAN IDIN SALAAMAYA XILDHKEENA ALLAHA NOO XAFIDO
@somalijymnice8511
@somalijymnice8511 Жыл бұрын
Asc wall farax iga garisi in dada badan oo qoxti ah in lo hakiya bufiskodi ID mar kan ID ga calinay naa wax la SKU xiray cal card 50000 kanye shillings. Tos I aa la awodin.Thanks
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Жыл бұрын
Waa runtiis siyaasi faarah thank you
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Faaraxow waxad eheed shakhsi aan runtii u xilhayno oo mizaan akteenna ku leh Soomaalinimda iyo shakhsiyadda ban anigu gaar ahan kugu jeclahay adeer oon guushaadana ku taageeray oo waxan kaa sugaynaa inadan dayacanin dullaynaynin umaddaas xilka lagugu dhiibay waxaana maraynaa xilli aad u xasaasi ah uma baahnin shakki waxan u baahan nahay dhiirri galin haddii xittaa dal dalool aad aragto maanta ama aad wax dhaliilayso dib noogu dhig, wax sixid iyo halkaas ha la daariyo iyo guubaabo baa loo baahan yahay, macawisley waa mujaahidiin wixi la dagaalama kuwaasna sidoo kale wax ayaga ka shar badanna inasoo mari maayaan insha Allah, wixi ayaga ka soo hara waa is fahmaynaa oo qaab dhaqan ama dowladnimo baa lagu dhamayn karaa laakiin hinjigan aan cidna aqoonin ban iska dulqaadaynaa insha Allah
@haniyey1
@haniyey1 Жыл бұрын
Siraad Somali illlaheey qalbigooda Ha isu duwo shabbaab qabiil iyo gaal ayagaa ka xun Qabiil waad la macaamali kartaa laakiin shabbab maya
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Waa runta ugus wax kadaran arki meeyno shacabka waa dowlada dowlada na waa shacabka marka waa lakala maarmaan ee halayka celiyo ugus alsheydaan
@ahmedabdi5452
@ahmedabdi5452 Жыл бұрын
I absolutely agree with what Hon. Farah is saying. He always believes somalinimo
@aminkhalif9502
@aminkhalif9502 Жыл бұрын
🎉🎉❤❤❤
@mosmart4718
@mosmart4718 Жыл бұрын
Waa run qaad waa sun aad uxun. Waa dayuus nimo Wallahi.
@aminkhalif9502
@aminkhalif9502 Жыл бұрын
@behumble3829
@behumble3829 Жыл бұрын
Ustaad waxad tahay aqoonyahan Geesi ah runtana lagamban,somalinimadana ku weyntahay, jiroo joog al ustaad faarah Allah ku sharfo
@nimcoabdi6344
@nimcoabdi6344 Жыл бұрын
Maanshaa alaah
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Жыл бұрын
mudane faarax macalin waa ninka qura ee qowmiyada somaliyed geeska afrika ee mudantehe inee ku faanaan 🥰
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 Жыл бұрын
xilibaan farah macalin eebe haku sharfo
@hilowlesheekh2827
@hilowlesheekh2827 Жыл бұрын
maashaa alaah gabadhaanwaa weriye wanaagsan
@siraadmohamed744
@siraadmohamed744 Жыл бұрын
CALAAMADAHA MUNAAFIQA WAXAA KA MID AH , IN UU FAARAX MACALLIN DIFAACAYEY QAADKA ITOOBIYA. MAANTANA XUMAANTII JAADKA AYUU SHEEGAY. ALLAAH CUQDADA HAKAA SAARO . CARADAADA AYAAD KU DHIMAN INSHAA'ALLAAH
@walielmi7419
@walielmi7419 Жыл бұрын
Ninka kaliya ee aan waligii iiga bixin dagaalkii Tigree waligiis. Kuwii Gabre kabaha u qaadijiray ee maydka Mellez u ooyay ayaa wax ka sheegayo. 🙏🙏🙏🙏.
@hodanabdi3981
@hodanabdi3981 Жыл бұрын
Pro farah geesi aqoonyahan xaqiisa yaqaan kana cabsan. runta,tariikhdaa ku xusu waanad ku jirtaa geesiyada. la tilmaamo guuul iyo gobanimo
@aliisse820
@aliisse820 Жыл бұрын
Great, real Somali .
@saidohassan4729
@saidohassan4729 Жыл бұрын
Farah Macalin Waa halyay Somalinimadu ku weyn tahay Guuleysta keep going to Farah
@rocky4066
@rocky4066 Жыл бұрын
Faarax macalim waa qof kuweyn soomaalinimada allaah baarik
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 Жыл бұрын
Qalbi dhagax waa ka xunahay laakiin ina mako waxuu ahaa qaainul wadan. Waa kaa hada lacag aruursiga ku jira .
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 Жыл бұрын
hes smart then farmaajo n hassan shiekh 100% ………our next president of somalia Farax macalin
@abdiwalimohamedhassan5309
@abdiwalimohamedhassan5309 Жыл бұрын
Legend weeye farah macalin
@zakihussein9591
@zakihussein9591 Жыл бұрын
Wlhi Somalinimo haday jirto farah macalin waye asagoo kale ayaa looga baahanahay in villa somalia uu yimaado waxuu kahadlay waa wax jiro dhamaan allah xafido masuulka
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Farax waa CBB uu Farmaajo laa luushi jiray waa tuug qabtaaladiiste ah baceeb ka buuxo calioshiis u shaqeesto tuug ah hadal aqoon cilmi laheen iyo Siyaasad fog
@nabibomohamedafrax2818
@nabibomohamedafrax2818 Жыл бұрын
Daarodnimo dheh
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg Жыл бұрын
@@nabibomohamedafrax2818 ninkani somalinimo ayaa ku jirtaa somali oo dhan baana u qirsan qabiilkaaga hawiye ee laangaabka ah mooyee
@walielmi7419
@walielmi7419 Жыл бұрын
@@nabibomohamedafrax2818 Cabdullaahi Yusuf ma Dir buu ahaa, markuu Shariif kala safnaa?
@calicariif7674
@calicariif7674 Жыл бұрын
Naagtan waxey wareysato mey weysay doqontaan hadalka aan aqoon ee gumeysiga kudhashay ee kubarbaaray wax laga wareysto maleh isagaa kabo qaad ah ismana arko.
@ladane15
@ladane15 Жыл бұрын
Faarax qabyaaladiiste cuqdadloow kuwa doortay waa ku khasaareen
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Sax waaye waa nin uqdad loow ah Keentaatigaan
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
@@barlinsabriye2029 meeshas hawiye hg abgaal ka caagan Adeer hadad sharaf leedahay dhulkaga shabaab ka xoorey
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 Жыл бұрын
Muuse suudi kawaran
@mosmart4718
@mosmart4718 Жыл бұрын
Dibaatada waxaa waayo all the past Kenyan Somali parliamentarians were thieves and thugs who cared about their own stomach. They didn’t care about the plight if the young men and women abducted, missing and killed in the last 10 years. They were scared from Uhuru Kenyatta who is a thief and a war monger who depilated the Somali people however they could. May Allah judge him because he is responsible for all the killings of the Somali people
@HassanMohamed-jm4lx
@HassanMohamed-jm4lx Жыл бұрын
Masha Allaah Xildhibaan faarax Horey usoco waxaatahay Soomaali
@raghedanan3959
@raghedanan3959 Жыл бұрын
Ninkan waa Qabyaaladiiste Daalin ah.
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Adiga qabiil bilaabay kunaa dhamaday
@Entire-World
@Entire-World Жыл бұрын
Waxaan Aamin sanahay La Hubeeyo waayo taas ayaa nabad lagu helikaraa
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Ina Macallin waa kuu bilaash iyo bahabaha inaad sheekedaada iyo carrabkaagu kula taraaraan ilaa dalka Somaliland . Haddii Kenya afkaaga soo dhaafo ku dhex bakhti Somalifaqash iyo buuqeeda
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Viva Farah macalim ❤️❤️❤️
@abdirahmankahim7332
@abdirahmankahim7332 Жыл бұрын
He is an Iron man & pure somali Somalia was supposed to elect him as a president of somalia
@umuahmedumukhalid412
@umuahmedumukhalid412 Жыл бұрын
Ninkaan wa soomaali sax ah geesi sharaf leh nooloow farax
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 Жыл бұрын
Somaliweyn protect this man at all costs
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 Жыл бұрын
Somalia maxaa looga heli la’yahay siyaasi fikrad fog leh sida faarax, Somalia aqoonyahanadooda maxaa helay 😩
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Tuugaan maa amaanee qabiil maa u amaanee Keeyaatugaan u qdadeesan
@sugulefarah3292
@sugulefarah3292 Жыл бұрын
WAXAN MAWREYSIBAA MISE WUU USHEYKEYNYAA MAXAA LATABAN KARO UU KA QABTAY WAXA UU KU SoO GALAy DORASHADu WAA HANTADi UU SHACABKA SOMALIDU UU KADHACAY FARMAAJO UU UBOBAY WAA NIN XANUNSAN
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Sax waaye waa nin hadalka ka aradan naceeb ka buuxo tuug kacagtii Soomali lagu kaa luushi jiray keeyaa tigaan
@osmanarrale6467
@osmanarrale6467 Жыл бұрын
Farah Macalim inta xanuunsan oo somalida kenya ayuu ka mid yahay
@ahmedjimale14
@ahmedjimale14 Жыл бұрын
Ninkaas cudurkii kii farmajo ayaa hayo huhlama siyo macawisleey waxaas waa meel kadhac xidhibaan ka haxishooda
@calishaakir1
@calishaakir1 Жыл бұрын
JECLAAN LAHAA WAA MAXAY? MACNAHEED? AF-SOOMAALIGA HA KHALDIN WALIBA WERIYE AYAAD TAHAY SIDA KAA MUUQATA.
@abdulasistohow7814
@abdulasistohow7814 Жыл бұрын
Xayawaankaan neeykaa yuusan idin dinbaajin shacab lahubeeyay ma jiro dadkune hubkooda weyheysteen hadana weyheysanayaan.
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Adaa xayawaan orod is xoorey
@sali3492
@sali3492 Жыл бұрын
Wallee farmaajo fulay buu ahaa kkkkk
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg Жыл бұрын
War xitaa afka makala futi jirin magaaladii muqdisho oo maleeshiyo beeleed isgoysyada qabsadeen isagiina ku haya villada ugu galeynaa buu shib ahaa ilaa baahane uu afgambiyey oo villadii dusha kaga qufulay hhhh
@sali3492
@sali3492 Жыл бұрын
@@Ahmed-tl5rg Xaarmaajo wuu ogaa inuusan u babac dhigi karin beesha Muqdisho
@daahirhassan967
@daahirhassan967 Жыл бұрын
xasan shiikh waa nin qabyaalada ku weyntahy waana nin aaminsan in kursiga qabiil uu ku yimid ooyna somali dooran
@homeh3455
@homeh3455 Жыл бұрын
Waa geesi soomali usoo baxay faarax macalin
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Hero
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 Жыл бұрын
Ninkani waa nin karmeed allaah ha ku xidyo
@siraadmohamed744
@siraadmohamed744 Жыл бұрын
CAAQILKU WUXUU MALEYSTAA HADDUU CILMI LEEYAHAY, IN DAD KACILMI BADANI DHAGEYSANAYAAN!!!! WAAYO ARAGGA CAQLIGA LIHI WUXUU MALEYSTAA IN DAD KA WAAYO ARAGNIMO BADANI DHAGEYSANAYAAN!!! LAAKII JAAHIL AQOONYAHAN ISMOODAAHI WUXUU UHADLAA IN DADKU KAWADA LIITAAN. BAL UFIIRSO MAXISHOODAYAASHA SOOMAALIDA EE IDAACADAHA KASOO QAYLIYA, SIDEY UHADLAAN. WAXEY UMMADA UHEYSTAAN KUWA AAN WAX GARAN.
@abdullahbay9026
@abdullahbay9026 Жыл бұрын
Waa qabiiliste farax macalin naceb hawiyaha iyo madaxdooda
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 Жыл бұрын
waarun ilaa sheekh shariif markuu madaxwayne hawiyii qabsado sixun buu umacaradaa waa ognay anagoo dumara
@axmedkaysecumar1562
@axmedkaysecumar1562 Жыл бұрын
Geesi geesi dhalay farax macalin
@maxamedmaxamud2328
@maxamedmaxamud2328 Жыл бұрын
Afkaagu ceeb ayu laweynaday ! Siyaasad qurun!
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Isxoorey
@abdirahmanahmed4140
@abdirahmanahmed4140 Жыл бұрын
Saqiirka xalay dhashay wuu ogyahay wuxu yahay ninkan Fashiluuuuuuuuuuuuuu
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh Жыл бұрын
Oday Faarax soomaalida markuu lahadlayo waxaan jirrin ayuu usheegaa ,kabaqaad kalito inuu jirro faraxna ma,aaminsani
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg Жыл бұрын
Laangaab hawiye waxaa ka ahow aderadaa cc shakur iyo xadan gabfho gate iyo bahane ma cid ka xooleysan baa jirta. Farax waa aqoonyahan somaliyed somali oo dhan baana qirsan beeshaada ilxunta ah ee cuqdadeysan mooyee
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh Жыл бұрын
kkkkkk Sayid Axmed markuu lahaa umadhalan jubooyinka mana xukumi karro oday Faarax bal kawaran ileen hada nacey qabiil ayaad muujisay mana ihi nimankaas soomaaliyeed eed ugaftaye
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 Жыл бұрын
faarah igu shubo ayaa la yiraahdaa waad ogeyt siduu farmajo ugu hiili jiray
@saalahyare369
@saalahyare369 Жыл бұрын
Geesi
@dahaboosman3905
@dahaboosman3905 Жыл бұрын
Did you ever talked about the Khat exported from Ethiopia during Farmaggio presidency??? You called Farmaggio wadani!!!!!??? How so??
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
Xildhiban Farax Macalin . Waa Aqoonyahan Runta Sheega.
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 Жыл бұрын
Hilowle / adaa caqli yer /FARAX/ Nin caqli badN waayee/sidaa darteet adhigu abtirsoo?
@siraadmohamed744
@siraadmohamed744 Жыл бұрын
MIYAANEY NINKAN RECORDKA UGU JIRIN , DADKA HALLA LAAYO ISAGOO DIFAACAYA FARMAAJO!!! MUXUU MAANTA UGU EEDEYNAYAA WIXII UU SHALAY KU GARABTAAGNAA!!!!??
@theahmedmohamed
@theahmedmohamed Жыл бұрын
Faarax macalin waa libaax soomaali ah oo qab wayn, waa dadka fara kutiriska ah ee soomaalidu doortay ee si fiican u metelaaya.
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Waa dhab Masar iyada danteeda wadata mana aha inay Somalia jeebka ku ridato waxay ka dhow Ethiopia
@cabdiyarecabdi8439
@cabdiyarecabdi8439 Жыл бұрын
A
@amaldhere9097
@amaldhere9097 Жыл бұрын
Msr Faarax danta Somalia daab inookushiido ayo jeecleyah
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 Жыл бұрын
Farx waa nin qabiil diley alaha naga qabto farax qabiil
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Жыл бұрын
No no waa halyay walaalo kadaa Farah keep going 👍 from somaliland
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Ninkan waa geesi geesi dhalay dhimaasho iyo noloolba kasaa😆 Lkn adiga iyo reerkaga 1991 ilaa hadaa idiinka qarxayaa Habarkaa kugu nooqay insha allaah
@hilowlesheekh2827
@hilowlesheekh2827 Жыл бұрын
walee faarax wuu abtirsaday balaayo aqli yar walee waa xoolo
@sugulefarah3292
@sugulefarah3292 Жыл бұрын
WAX NUXUR MALAHEYN MALAHEYN CANTARA BAQaSh BUU AHAA QOF BuKA AYAA MeSHA LASoO FARISIYEY
@3rdworld368
@3rdworld368 Жыл бұрын
Gabadhada xilka lagaqaaday maa sidan ucaaytameysa waa lasiina shaqadeda duqow cuqdada iskada
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Жыл бұрын
Wwlaal faarax fikirkiisu gabadh wuu ka wayn yahay waa halyay
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg Жыл бұрын
Ader ninkan waa laandheere darod oo sadex wadan iska leh adoo laangaab hawiye ah oo hal gobol oo somaliya keligaa degto aanu jirin shaqada lagaa baryayo maxay tahay
@qoraneofficial3613
@qoraneofficial3613 Жыл бұрын
@@Ahmed-tl5rg hhhhhh sidaaad cml inuusan u fikirina rajeynaaa😁
@yoonisjeele952
@yoonisjeele952 Жыл бұрын
No more farah.
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Dadka Somalida baayac-mushtarka Kenya ku jooga ma Kenya ayuu u danaynaya caawinaya . Waa maye isaga danaysanaya oo u baahan inuu meesha ka shaqaysto
@mohammedabdi342
@mohammedabdi342 Жыл бұрын
ninkaan muxuu madaxweyne isugu sharixi waayay oo xildhibaan ugu wareegayaa
@adenadan8472
@adenadan8472 Жыл бұрын
Saqiirka og taas
@ah3069
@ah3069 Жыл бұрын
Koleey Soomaali ah oo mustawaha Faarax macalim gaari karo majiro xaqiiqdii
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 Жыл бұрын
Walaalkay faarax sidaad ogtahay Alshabaab somaliya waxay ku Cunuqabatayn Dil dhac iyo boob hantiyadeed oo baxad wayn waxaan rabaa shacabka way rafaadeen cidna makicinine alshabaab kacdoonka sameeyey.Shacabka waxaa hubaynayaa Xasan shiech That is trues,Sidaad ogtahay faraxow dadka way hubaysan yihiin 96/100 way hubaysan yihiin,Waxaa lasiin oo kaliya rasaas weyaan.
@Entire-World
@Entire-World Жыл бұрын
Usheeg gurigiisa xal ha uhelo
@prosl11
@prosl11 Жыл бұрын
Darood waa kaa ,cuqdad iyo nacayb baa kaa wada buuxa
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 Жыл бұрын
Caqliga ka xorow liitaa yahow qofka la xoreynayaad tahaye.
@fosiyamohamed1776
@fosiyamohamed1776 Жыл бұрын
Faarax Macalin waa inta neceb hawiyaha ayuu ka mid yahay waxaan jecel yahay in la laayo markaa waxaba lagama wayadiinayo dadka la laayaana ma ah dadkiisa shacabka waa in ay iska celiyaan waayo maalin walaba shacabka ayaa laayaan ayagaana iska celiya xasan sheekhana waa inuu taageeraa shacabaka si ay isga celiyaa adiga lacagata aad isku sharaxaday wax ku siiye farmaajo waa la ogyahay
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Xasan dhiqoh iyo moryantih qabsatay xamar bah herkah garsiyay
@raghedanan3959
@raghedanan3959 Жыл бұрын
Waa runtaa ninkani waa Qabyaaladiiste waana Caddawga Beesha Hawiye
@siraadmohamed744
@siraadmohamed744 Жыл бұрын
GUDDOOMIYIHII CBB, ALLAAH MAXAA JUHULO AQOON LAGU SHEEGAY, KENYA NOO BUUXA!!! QOFKU HADDUU GUMEYSI KU KOR YAHAY, WALIGII UMA FIKIRO SIDII LOO ABUURAY, EE WUXUU UHADLAA MAALINKAA CALOOSHIISA!!! SOO DHAWAADA MADAXDA CBB IYO WAX WALBA YAQAANNADA!!!!
@Entire-World
@Entire-World Жыл бұрын
Ninkani waa Alshabaab
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 Жыл бұрын
Waxaan Sharaf lahyn iyo Dadnimo Markuu xil hayo Sida Xasan Guurguurte ha iska qoslo waxkasta ha saxiixo .
@abdirahmankahim7332
@abdirahmankahim7332 Жыл бұрын
They don't got salary since hasan sh took the office as a usual
@noorabdullahi3931
@noorabdullahi3931 Жыл бұрын
Mucaradnima ayad kuficantahy faraxow
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Жыл бұрын
Hawiye inaad nacdid Caan ayad ku noqotee kajoogso faraxow
"الاقتصاد ابن الغرب" مع حمزة السالم | بودكاست فنجان
2:26:23
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 34 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 208 МЛН
SHOCKING: Disturbing Differences Between #Asharis and #Salafis || The Hot Seat by AMAU
2:55:05
Warka Universal TV 01 08 2024
27:23
Universal TV
Рет қаралды 5 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН