Farxad lagu daray Farxado kale! Daawo qaabka ay u farxeen.

  Рет қаралды 72,736

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

3 жыл бұрын

💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Download our Playstore app
play.google.com/store/apps/de...
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Follow us on Instgram
/ abdulaziz_mohamed_oogle
💥 Visiit our Website
gaaldiid.com/
💥 Follow us on Twitter
/ abdulazi_oogle
💥 Subscribe our KZfaq
/ @abdulazizoogle
💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
/ @tafsiirkaquraanka1838
-------- Thanks for watching--------------

Пікірлер: 415
@haboonmowliid7169
@haboonmowliid7169 3 жыл бұрын
Maaaaaaasha Allah Allah shiikh Allah ku xafiido dhaman inta muslimiinta ah caafiyo insha Allah 🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹👌🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@ubaxqaran3235
@ubaxqaran3235 3 жыл бұрын
mashallah bar diintada noso badi khayr allah ku siiye
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 3 жыл бұрын
Masha Allah Abdulaziz Oogle jizaakallah kher
@hafsaahmed2781
@hafsaahmed2781 3 жыл бұрын
Mashallah mashallah 👍👍
@pestalented8485
@pestalented8485 3 жыл бұрын
Allah xooga maalka iyo maskaxdaba haydiin barakeeyo dhamantiin 🤲🤲🤲
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 3 жыл бұрын
We love. All hooyinka somaliyeeed ❤️❤️❤️💗
@AzoozagmmNj
@AzoozagmmNj Жыл бұрын
😅😅😊😊😊😅
@aminaamiiraofficial7141
@aminaamiiraofficial7141 3 жыл бұрын
Mansha allaah allah ha idin barakeeyo oogle
@user-mz8fd9dk6j
@user-mz8fd9dk6j 3 жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر اللهم انصر الاسلام في كل مكان مشارق الأرض ومغاربها يا رب العالمين وجزا كم الله خيرا الجزء
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 3 жыл бұрын
Caruuertenii ama abayeeshii way darxumoonayaaan we are one allalaaah give janahh all sisters and family friends
@heer-sareofficialmedia2082
@heer-sareofficialmedia2082 3 жыл бұрын
Mashallah hablaheeeeena iyo hoooyooyinkeen allah karaaameeyo allah ha ku dhawro meel kasta oo ay jooogaaaan. Illaaaaahay arsaaqada ha u waaasiciyo aaaaaamiiiin aaaaaaaamiiiiin
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 3 жыл бұрын
Masha-ALLAAH جزاكم الله خيرا
@amranismacil3215
@amranismacil3215 3 жыл бұрын
sheekhan iyo inti lashayqaysan alle misaaanka xasnakad alle hawo daro في الدنيا والآخر
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@abdirashiidmohamed5730
@abdirashiidmohamed5730 3 жыл бұрын
Amiin amiin
@mariamabdirahman4851
@mariamabdirahman4851 3 жыл бұрын
Mashalaha tabarkalah jaskalakhayr sheekhowo adiga iyo inta kulashaqeyasa ilahay haydinkaqbalo waxn kacodsanay inaad sodaydeydo ninka xanunsanaya ee ilmahayra jiidaya harageysa dhaxdada oo ad geyso malahadadka lagdaweyo sida dhakhtarka layidhaho ubale eya sameeyen hablaha garoodi khayr alehasiye ayugutalagelen inlagudaryeelo dadaka dhibirka kaxanusan
@farhiyoahmed9803
@farhiyoahmed9803 3 жыл бұрын
Alahuma amiin
@heer-sareofficialmedia2082
@heer-sareofficialmedia2082 3 жыл бұрын
Aaaaaaaaaamiiiiii aaaaaamiiiin aaaaaamiiiin
@fardawsmowliid6715
@fardawsmowliid6715 3 жыл бұрын
Mansh allllh ilahay ku barkeeyo sheekh cabdi casiis oogle hanblyo hanblyo ilahaya jando fardoos ha kugeeyo alhum amiiin
@a.huseini9626
@a.huseini9626 3 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah MashaAllah❤❤❤
@fadumommohamed9454
@fadumommohamed9454 3 жыл бұрын
ABDIASIS OGLE UMADA WAAD CAAWISA ILAAHEEY HA KU CAAWIYO ALAHA HA KU BARAKEEYO XOOGAGA IYO MASKAX DADA👍👍🌹🌹👑👑❤❤🇸🇴🇸🇴👈
@safiahappy2864
@safiahappy2864 3 жыл бұрын
Maasha allaah sheikh Abdulaziz oOgle Allaah ha ku xafidiyo aamiin yaa rabi ♥️🤲🤲
@fadumoarab488
@fadumoarab488 3 жыл бұрын
Masha Allah Sheikh Jazakallahu kheyr Allah ku xafido
@khayrrside8767
@khayrrside8767 3 жыл бұрын
Allehakubarakeeyo Wll cabdicasiis iyo inta khayrka kashaqaysa Aaamiin
@fihiimaxadaadirxadaadir8429
@fihiimaxadaadirxadaadir8429 3 жыл бұрын
Mansha Allaah cabdi casiis ogle walaal alle khayr badan hakaasiiyo adigiyo dhaman inta khayrka labaxadayba
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 3 жыл бұрын
Masha Allaah dadkii lasoo baxay badal khayr qabo sheekh Ilaahey ha ku barakeeyo Amiin
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
Alle misaanka xasanaadka ha u saaro Cidi bixsatay sadaqada Inta niyeenysa ee jecelna alle ha u suuro galiyo amiin Shiikh oogle halkaan kala so xidhiidha
@xalimocabdicige2642
@xalimocabdicige2642 3 жыл бұрын
Mashaa Allah sheekh C. Casiis Allah ha kaa jasaa I siiyo sida fiican ee naxariisata leh ee aad ucaawinayso dadka walaleheena ee ubahan cawinta iyo cidii soo sadaqaysatayba Allah janada guryo ha uga dhiso Amiiin
@yasminhassan5704
@yasminhassan5704 3 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah waa in Ayeyo milaaxo sidaa loga farxiyaa iyo dhamaan dan yarta
@hashimsuley1644
@hashimsuley1644 3 жыл бұрын
Shiikh abdiaziiz ogle جزاك الله خيرا
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 3 жыл бұрын
Sidaa. Oo Kale. Allaah. Ha. Kaaga. FarXiyoo. AllAAHU. Ma. AmiiN. Sh oogle 💚
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 3 жыл бұрын
ما شا ء الله 💕💕💕
@SOMALIHOMEIMPROVEMENTS
@SOMALIHOMEIMPROVEMENTS 3 жыл бұрын
Jasakalahu kheyr dhamaan intii ka qayb qaadatay iyo sheekh cabdulcasiis oogle
@qajo9403
@qajo9403 3 жыл бұрын
Shiekhaan iyo shiekh mostapha waan jeclahay walhi dar Allah allaha barkeyo oo xafido allhuma aammiin 🤲🤲
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 3 жыл бұрын
Maasha allah khayr Allah hadinka siiyo
@zamzammohamed8803
@zamzammohamed8803 3 жыл бұрын
M.allh tbraka rxman
@aminamohamed308
@aminamohamed308 3 жыл бұрын
Mashaa Allah tabarakallah masha Allah tabarakallah masha Allah tabarakallah sheihk Allah haku xifdiyo
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 жыл бұрын
Arimo dawlad looga baahnaa inay qabato ayey qabteen dad badan oo muxsiniin ah alle ha idinka aqbalo idinkuna abaal mariyo maalin Aad u baahi badan tihiin dhamn🤲
@cabdifataaxxasanadooneebe3991
@cabdifataaxxasanadooneebe3991 3 жыл бұрын
Masha allah walkey ale haka abaal mariyo qof kasta oo labaxay sadaqda walkey adna eebe haku barakeeyo khayr ayaad wadaye☝️🤲❤️
@farduwsmohamad629
@farduwsmohamad629 3 жыл бұрын
Allaah qabuul ha barakeeyo insha Allaah
@shamsoahmed8540
@shamsoahmed8540 3 жыл бұрын
Amin Amin yaa Rabi
@hamsemohammad5816
@hamsemohammad5816 3 жыл бұрын
Mashallah Maxaa ka farxad badan duco qof baahan oo aad ka fujisay Jazakallah khair wallkay ❤🥀🙏🏽
@fadumoabdi6864
@fadumoabdi6864 3 жыл бұрын
Maansha allaah allaah ha ka abaaliyo kuwii wax sadaqaysatay
@duceysannoor4022
@duceysannoor4022 3 жыл бұрын
Masha allaah illaahey cadow iyo cadaabkaba hakaa xafido sheeq cabdul caziis😭
@cumarrijaaabdi4637
@cumarrijaaabdi4637 3 жыл бұрын
Mashalha Allha ayajar hakasiyo dhaman inta kaqebqadatey
@khadras6725
@khadras6725 3 жыл бұрын
Maashalllah tabaarakalah aamiin yaa rabbi
@user-vk2sc9xd7p
@user-vk2sc9xd7p 3 жыл бұрын
Maasha allah wallal waxaad qabanaysaan arin aad uwanaagsan idinka iyo inta soobixisayba illaahay sw idika dayicimaayo aamiin waxaana anigu aad ugu farxay heerka auuriyaanka ah waayo waa qariib
@theoriginaldhol3032
@theoriginaldhol3032 3 жыл бұрын
Mansha Allah walahii I love you for the sake of Allah May Allah reward you to janatul fardows
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@fosiabarre3031
@fosiabarre3031 3 жыл бұрын
Maasha allah ilaahay ha idinku abaal mariyo janatul fardawsa intiina ka qayb qaadatay
@fai6998
@fai6998 3 жыл бұрын
MaanshAllah TabaarakAllah JazakAllah khayr. Sheikh. Halkee wax lugu soo xagaajiyaa sadaqada
@Xaqiijin
@Xaqiijin 3 жыл бұрын
Sh. Abdulaziz kala xidhiidh whatsappka +46760552713
@amranismacil3215
@amranismacil3215 3 жыл бұрын
masha allh masha allh masha allh alle ayaa mahad isk leh alle haka aaabla mariyo cidkasto ganacn kagaysaty taburucdka umada
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@abdiganiolujog9020
@abdiganiolujog9020 3 жыл бұрын
Abdicasiz Oogle alle haku garab galo wall qof wanaagsan ayaa tahay masha alh jazaakalah khayr
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 3 жыл бұрын
Maasha Allah Abdul aziz oogle ilaahay miiska xasanaadka hakuu saaro waqtigaaga aad ku bixisay inaad masaakinta ushaqayso
@mohamednour174
@mohamednour174 3 жыл бұрын
Jazakallahu kheyran mashallah tabarakallah wll
@xamdayaasiin8163
@xamdayaasiin8163 3 жыл бұрын
Mnsh Allah
@jimaaleahmed1155
@jimaaleahmed1155 3 жыл бұрын
Maasha allah tabaraka raxmaan, la tag orod se ma aha.
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@Leyla.abdirahman114
@Leyla.abdirahman114 3 жыл бұрын
Jazakallaahu kheyr shaikh abdulaziz allaah idin barakeeyo
@bilanmuxumed9632
@bilanmuxumed9632 3 жыл бұрын
Masha alllh tabarakalah ilhaya abaalmarintina ilahay jano haka dhigo
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 3 жыл бұрын
Masha Allah. Waa arin lagu farxo
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@fatimamohamed3474
@fatimamohamed3474 3 жыл бұрын
ASC Umadda Somaliyeed runti waa dad dun wanaagsan Meel walbo ay joogaan Sadaqada Allaha naga aqbalo Abooto Mulaaxo Aamiin ducadaada waan ku jeclahay Caafimaad Allaha ku siiyo Mahadsanid sheeq Oogle
@Gudcuro
@Gudcuro 3 жыл бұрын
Msha allah illahay dhamantiin ha idinka abaal miiskan alle hakugu daro
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@mutaasadam917
@mutaasadam917 3 жыл бұрын
Mansha allaah ha ku xiftiyo. Abdi asiis
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 3 жыл бұрын
Masha allha
@suhayladheman3776
@suhayladheman3776 3 жыл бұрын
Masha allah alle khyr farbadan ha idinka siiyo wllo adiga iyo inti la so baxdayba
@saamiyaisxaaq2930
@saamiyaisxaaq2930 3 жыл бұрын
Ilaahay ha ku barakeeyo shiikh dadka Soo bixiye na Alle ha xafido
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 3 жыл бұрын
Masha Allah alle haydin barakeyo dhamaantin dadkeena xanuunsanyna alle caafimad hasiiyo Amiin yaa rabi ❤❤
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
مشاء الله الله يحميهم ويحفطهم لبدنا بلد امان مافي خوف عاشو ربي يحفطكم يارب رحمتك
@shamsoahmed8540
@shamsoahmed8540 3 жыл бұрын
Masha Allah shekh Allah hakuxafido
@ardojablibaax8279
@ardojablibaax8279 3 жыл бұрын
Hablahaa sadaqada labaxay allah subxanhu wtcla haka aqbalo ارحم ترحم
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@umimohamed2323
@umimohamed2323 3 жыл бұрын
Ameen
@fatimamohamed3474
@fatimamohamed3474 3 жыл бұрын
Aamiin Mahadsanid
@nimcomohamed4874
@nimcomohamed4874 3 жыл бұрын
Masha allh tabarak allh
@nimcomohamed4874
@nimcomohamed4874 3 жыл бұрын
Jasa Aka Allhu khayr
@Leyla.abdirahman114
@Leyla.abdirahman114 3 жыл бұрын
Masha allaah tabarakallaah allaah idin naxariisto sida iskugu naxarisateen
@axlaamabokorcumar7097
@axlaamabokorcumar7097 3 жыл бұрын
Mansha allaah inta umada islamka ah wax tarta alleh ha aqbalo aamiin
@footballelite1067
@footballelite1067 3 жыл бұрын
Masha Allah walaasheen allaha barakeeyo
@asmaabdi2173
@asmaabdi2173 3 жыл бұрын
Dhamaantin alle haydinka farxiyo saad ugafarxisen wlalahen muslimkaaa malin aad ubaahantihin wl jazakumullaah khayraaa fiduniyaa wal aakhiraaa
@aabeallehakunaxaristo1369
@aabeallehakunaxaristo1369 3 жыл бұрын
Msha allh illahow adanaga dhigay dad islam ah badal qeer qaba alle hasiyo inti wax labaxday anagana wax aan sadaqesana alle hana siyo insha allh
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@aabeallehakunaxaristo1369
@aabeallehakunaxaristo1369 3 жыл бұрын
@@hanuuniye_media7876 waa kusaray wall
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
@@aabeallehakunaxaristo1369 Shukran Shukran walaal Allah yubaarik fiik
@halimohussein9999
@halimohussein9999 3 жыл бұрын
Masha Allah may Allah reward them back abundantly...its the cold season here thats a great help ....ilahay janadi haidin kaga digo bedelka sadaqada fiican aad bixiseen
@xaawojannaay1068
@xaawojannaay1068 3 жыл бұрын
Maansha allaah hooyo allaha ku barakeeyo
@abshiromohammed8333
@abshiromohammed8333 3 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah ayeeyo duco qurux badan bay duceysay
@nafizamahamuud7750
@nafizamahamuud7750 3 жыл бұрын
Masha allah hadan heesan lahaa lacag waan kaqeyb qaadan lahaa way udhacaday dadka kaqeyb kalay
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
Walaaloyal aduunka cis iyo sharaf Ku noolaada akhiron janno Ku noolaada walaaloyal fadlan walaaloyal ka qaata hormark channeka oo #subscribe isaara
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Mansha Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka.......
@farahabdi39
@farahabdi39 3 жыл бұрын
Manshaalleh raxmaanku halka ka soo sartay rabi khyr iyo xasanad ha idinku badalo yaaa rabi🤲🤲plz dadka ku xidhan sheekha iyo sheekhaba duco in illehahay hadafkan rabo irumeyo inshaalleh🤲🤲
@shugriadan4272
@shugriadan4272 3 жыл бұрын
Masha Allah ilah ha ka xafido aamiiin
@safiahappy2864
@safiahappy2864 3 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin yaa rabi Ayeeyo mcn Allaah ha ku caafiyo siiyo aamiin yaa rabi ♥️♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@nasroodowa3908
@nasroodowa3908 3 жыл бұрын
Assalamualaikum sheequnaa jazakumallahu qeyran jazaa wll alle haidinka abaal mariyo aduunyo iyo aaqiro
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@fardowsamohaa6551
@fardowsamohaa6551 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaah ajar iyo xasanaat haka siiyo
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@fahiimae7336
@fahiimae7336 3 жыл бұрын
Masha Allah. Maxaa kheyr badan iska daba yimi. Ilaahay sheekha iyo inta wax soo dirteyba ha xifdiyo! Ilaahay ha idin barakeeyo Amiin
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@ibrahimabdullahi1493
@ibrahimabdullahi1493 3 жыл бұрын
Mash allhah
@samiyausman8201
@samiyausman8201 3 жыл бұрын
Aamiin yaah raabi
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 3 жыл бұрын
Jisakalaah ❤️💚
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 3 жыл бұрын
Ajar ALLAHA KAA SIIYO USTAAAD❤️
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@mrbaaskadulaaga402
@mrbaaskadulaaga402 3 жыл бұрын
maansha allah
@Samia-ln5lr
@Samia-ln5lr 3 жыл бұрын
Masha allah alle ha idinka abaal mariyo miisaanka xasanaadka alle ha idinku daro aduunyo waxba lagama qaade
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka.....
@bashiirmahdi3924
@bashiirmahdi3924 3 жыл бұрын
Maasha allaah camal jano lagugalo ayaad wadaa wll siiwada wll alle hakubarakeeyo
@fartyunsheikh8388
@fartyunsheikh8388 3 жыл бұрын
MashaAllah sheikh
@samiyamohamed4729
@samiyamohamed4729 3 жыл бұрын
Masha allah sheekh abdi clasiis Google rabi ha ku barakeeyana dada sama falayaashan waan udulqaadanaya halkay ka soo saareen wax khyr qaba ha ugu badalan rabi umuuraha khyr ha uga dhigan waxaad garateen inad dadkiin caawisaana hambalyo
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah ka ajir siiyo cidii waxla baxday akhiro iyo addun khayr badan
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Soomalidu badankoodu waa dad wanaagsan una badan dad aan wax buuran haysan Dadka wax la baxaya 100/100 waa Hablo ama dumar ilahay ha barakeeyo way ka naxariis badan yihiin raga Wlsheen Qabuul ilaahay ha dhawro ilahay ilahay ifkana kuba Ceebeyo akhirana kuma Cadaabo Iyada iyo dhamaan Cidii wax la baxdayba Sadaqdu waa wax ilaahay agtiisa aaad uga wayn walhi Ilahay dhamanteeen bogeena burcad haysku keen mariyo Dadkeeena inta baahan ayaa badan walhi Ax Mahadsanidiin walalkeeen *C/Casiis Oogle😍👑*
@jawahirsacidqasin5976
@jawahirsacidqasin5976 3 жыл бұрын
Masha alah sheeq alaha haku sharfo howl wanagsan ayad haysaa
@mataanahagaabgaaban4720
@mataanahagaabgaaban4720 3 жыл бұрын
Mashaallha mashaallha
@fadumoomarshariff8010
@fadumoomarshariff8010 3 жыл бұрын
Ilaahay ajaar fara badan haka siyo sheekheena Janat uu fardows ilaahay ha kugu badalo
@suhaylaahmed4633
@suhaylaahmed4633 3 жыл бұрын
اللهم صلى على سيدنا محمد🥰
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 3 жыл бұрын
Walahi waa ka naxaa.markan arko dad sidan oo kale lagu dhibey irsiqa allow noo baladhi irsiqa
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Walala subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕 Allah yubaarik fiik wajazaka kheeraa . Shukran Shukran kzfaq.info/get/bejne/gbxlls-L3K-dnoU.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/iuBhY9tq1K6wiZ8.html #IlayskaQuraanka kzfaq.info/get/bejne/edyGeJeBtZu0oo0.html #IlayskaQuraanka....
@youngash6411
@youngash6411 3 жыл бұрын
Maashallah walaal sheikh.
@Ahmad17056
@Ahmad17056 3 жыл бұрын
Jazaaka allah khayr
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 3 жыл бұрын
Maasha allaah baaraka laah fiikun
@khaleddayga3805
@khaleddayga3805 3 жыл бұрын
Sheekh Abdulaziz m Oogle waxaan rabay inaad qisadii cumar al faaruuq inaad noo soo dhamays tirtid sheekh. Runtiih waxa weeye inaan ku dhaho macalin waayo waxa aan kaa bartay ayaan lasoo koobi karayn, Allah haku bara keeyo sheekh.
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 3 жыл бұрын
Ogle walal qali jasakallah
@crisaaqyuusuf7256
@crisaaqyuusuf7256 Жыл бұрын
Ilaahayaw dhawr cabdi casiis oogle dadka nafci buu uleeyahy
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 3 жыл бұрын
Jazaakalaahu khayran
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
Marka hore ajar iyo xasanaad Allaha ka siiyo intii lacagaha soo dirtay iyo inta juhdiga galisayba ha ahaadaan wiilasha gawaarida wata iyo dhammaan inta si toos ama dadban uga qayb qaadatayba.
Reer Muqdisho iyo Barnaamijkii Baro Diintaada
39:23
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 237 М.
Barnaamijka Baro Diintaada| Mayd dilay Qof Nool?!!
10:04
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 19 М.
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 112 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Farxad: Qoyskii Reer Berbera oo Guri loo dhisay!
29:15
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 117 М.
Dhar wareejiye ku eedaysan fulinta dilalka gaadmada ah - Garmaqalka Maanta
15:13
Somali National Television
Рет қаралды 4,9 М.
Qaabkii Ilaahay u abuuray Rasuulka scw
9:06
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 1,9 М.
Barnaamijka Baro Diintaada oo xiiso gaara leh
13:51
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 8 М.
Jawaabta falcelintii ka dhalatay caqiidada Shiicada
18:38
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 3,9 М.
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 394
Learn Arabic from zero to hero : Lesson 6 - Speaking Course
15:26
Learn Arabic with Asmae
Рет қаралды 55 М.
Guryo cusub oo aan wareejinay #Barwaaqo
10:00
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 6 М.
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 112 МЛН