FARXIYA FISKA FT MUBAARIK OCTOBER | JACAYL DAACADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 3,235,139

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

2 жыл бұрын

Erayada Omar Shamiito
Laxanka Mubaarak October
Music Furinle
Directed & Edited by Monium
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 1 100
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
Heesuhu qalbigay madoobeeyaan Quraankuna qalbiguu nuuriyaa ❤🙏 Ilahay haynaga madoobeeyo hesaha
@fahadcaaqil5052
@fahadcaaqil5052 2 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin bro
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
@@fahadcaaqil5052 Alle HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA FADLAN ISOO RAAC SUBSCRIBE
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
Alle HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA FADLAN ISOO RAAC SUBSCRIBE
@xamduushcabdisalaan2905
@xamduushcabdisalaan2905 2 жыл бұрын
@@fahadcaaqil5052 aaaaamin yaa allah🤲🤲🤲🤲
@Jaan_abdi
@Jaan_abdi 2 жыл бұрын
Ameeeen
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 2 жыл бұрын
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abubakarabdirahman2871
@abubakarabdirahman2871 2 жыл бұрын
Waan ognahay taase halkan maxaad kasoo doontay hadaad ugu talo galin inaad heesta dhagaysatid.
@maryamcali3944
@maryamcali3944 2 жыл бұрын
SalaDa hala ilaaliyo
@ridwaanabdi1843
@ridwaanabdi1843 2 жыл бұрын
Msh allh tabarakaallh ♥️♥️♥️
@cabaas33maxamed22
@cabaas33maxamed22 2 жыл бұрын
Waa sax wll
@zaracumar3983
@zaracumar3983 Жыл бұрын
Sax
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 2 жыл бұрын
Heestu inay qarxayso inta og ismujiya 🔥 Meesha walayskugu tagay Ustaad legend furinle, farxiya×mubarik Camera monium, hawraar team layaab ❤
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
Alle HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA FADLAN ISOO RAAC SUBSCRIBE
@sadamsamaaleofficial7928
@sadamsamaaleofficial7928 2 жыл бұрын
Heestani hadal la.aan weey qarxeeysa waayo micno weeyn ayaa ku Jira 👍😍
@sadamsamaaleofficial7928
@sadamsamaaleofficial7928 2 жыл бұрын
Qodkii dadaala mar uun Buu deegi coodaad macaan Miro xigmaad leh laxaan quruux badan I love this song
@yahyeabey2313
@yahyeabey2313 2 жыл бұрын
@@maandeeq12 sis waa IGA haysaa sharaf iyo kramo
@abdirashiddahable2647
@abdirashiddahable2647 2 жыл бұрын
@@maandeeq12 huffzb
@kiinadan6786
@kiinadan6786 2 жыл бұрын
All Somali women stand up for Farhia Fiska and October!❤❤🧡💚💚💜💜💖💖 VIVA FARXIYA FISK!!!
@faryarmuusa9323
@faryarmuusa9323 2 жыл бұрын
Yaaa ? Bisinka !! Wilka yar habarta halaga qabto
@fadumahussein972
@fadumahussein972 2 жыл бұрын
Dooqiisa waaye maxaa karabta wallal iska daa farxiya waa yartahay inkastoo ey guursatay?
@bashiirnur
@bashiirnur 2 жыл бұрын
@@faryarmuusa9323 maxa ka quseya ma adiga dhalay Ma adiga isku raba sabab bal noo sheeg why do you care mind your own business
@warishassan7907
@warishassan7907 2 жыл бұрын
@@faryarmuusa9323 Oo Nin 20ka dhaafay sooma tashan Karo. He’s a grown man in my eyes.
@faryarmuusa9323
@faryarmuusa9323 2 жыл бұрын
@@fadumahussein972 allah ka baaq adiguba mad jeclateen inu ilmahagu habar adiga ku leeg gursado
@FaisaAmir
@FaisaAmir 2 жыл бұрын
MANSHA ALLAH LAMAANAHA QARNIGA ISKU WAARA
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 2 жыл бұрын
Heesta wayqarxysaa week kabacdi waxay gaadhaysaa 1.2million ila arka ❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹like ta ha ilaawina somalinimo
@songclips9890
@songclips9890 2 жыл бұрын
Qofkii aduunka ugu khayrka badna bilaw& dambeedba waxa uu ahaa xabiibkeena dartiisa miyaad iigu saari kartaa like muxamed (s.c.w.s)
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Songs point to your problem But the Qur'an solves your problem ❤🙏
@paariyowcade2492
@paariyowcade2492 2 жыл бұрын
Walaaalo fanka ma iska daysay?
@haawacumar3723
@haawacumar3723 2 жыл бұрын
Aduu hortaa maa cAan baa tahay
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
@@paariyowcade2492 Alle HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA FADLAN ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
@@haawacumar3723 Alle HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA FADLAN ISOO RAAC SUBSCRIBE😭🙏
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 2 жыл бұрын
True
@AbdihakimAxmad
@AbdihakimAxmad 6 ай бұрын
Yaa wali daawanaya sidaydoo kale 2024❤best song
@Chadmali
@Chadmali 2 жыл бұрын
Waan sugi la'ahay heestan lamaanaha qarniga farxiya axmed cadaawe farxiyo fiska iyo mubarak October barakooba nolol Qurux badan oo farxad leh idiin rajayn ❤😊 Hawraar music layaab layaab🔥🙏
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
Alle HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA FADLAN ISOO RAAC SUBSCRIBE
@Chadmali
@Chadmali 2 жыл бұрын
@@maandeeq12 aaamiin wllo
@zihaammohamut6231
@zihaammohamut6231 2 жыл бұрын
Hada wn hayna somaha😁
@Chadmali
@Chadmali 2 жыл бұрын
@@zihaammohamut6231 😁😁😁❤
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 2 жыл бұрын
Qofkii dadaalana mar uun buu degi😍🤚🥰🥸10
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Wow Farxiya Axmed Cadawe we love you huno quruxey hadan nahay ree SOMALILAND Nacabku Darbiyadha ha jiidho you broke a record hore u soco Sharaf badaneey❤️🙏
@mustafebaradho9261
@mustafebaradho9261 2 жыл бұрын
Kkkkk
@lindaadam6139
@lindaadam6139 2 жыл бұрын
Maa ayaadaa bes gaboye gurrsatey awalbaa waa la guursan jirey.
@khadijamustaf3029
@khadijamustaf3029 2 жыл бұрын
Jaceyl daacadoo dadkoo dhan haysan, Naftii dareenta farxad dakaysee, Qofkii dadaalana mar un buu dagi.❤️ 4 August,2022
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 2 жыл бұрын
❤🥰
@naleye1
@naleye1 2 жыл бұрын
Jaceyl daacadoo dadkoo dhan haysan , Naftii dareenta farxad dakaysee, Qofkii dadaalana mar un buu dagi ❤️
@tosanicade7831
@tosanicade7831 Жыл бұрын
@@naleye1 h
@mustafabulle849
@mustafabulle849 Жыл бұрын
Gabadhaydii goormuu jacayl ku galay waaba ii yareyd bee😂
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad SCW 🤗❤
@abdirahmanhasan7586
@abdirahmanhasan7586 2 жыл бұрын
@abdirahmanhasan7586
@abdirahmanhasan7586 2 жыл бұрын
0
@amadomar485
@amadomar485 2 жыл бұрын
Stupid batahaye nabiga meshan ha kenin ilmo xaran liketiiba meel qaldan kagashaye🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨
@keyowgangster8689
@keyowgangster8689 2 жыл бұрын
Sᴄᴡ
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
@@abdirahmanhasan7586 Alle HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA FADLAN ISOO RAAC SUBSCRIBE
@MahadMooge
@MahadMooge 2 жыл бұрын
*The best person ever the most knowledgeable and th most Shine All Allha Created Prophet mohammad scw* 🕋❤🤲
@ahmmedisse
@ahmmedisse 2 жыл бұрын
12 Years ayeey iigu jirtaa booskii magool Fiska hees walba eey soo saartana noqda qofka si maalin la ah u dhegeysta ❤️🙏 Fiska Inthe House 🏠 ❤️🎵
@nasraabdiraxmaan2382
@nasraabdiraxmaan2382 2 жыл бұрын
Ilahy ha ku soo hadeeyo
@ahmmedisse
@ahmmedisse 2 жыл бұрын
@@nasraabdiraxmaan2382 Adiga Wacdi maa dhageeysaneysaa 😁
@siyaadowarsame5364
@siyaadowarsame5364 2 жыл бұрын
@@nasraabdiraxmaan2382 adina alle hakuso hadeeyo meshu sh mustafe kumad ogyne😂😂😂
@nasraabdiraxmaan2382
@nasraabdiraxmaan2382 2 жыл бұрын
@@siyaadowarsame5364 hhhh mayee waan kaftamayay lkn ani 12 sano heeso madhagaysanayn lkn waa iska eegay uun wiilkay guursataybaan eegayay fiska😅adba ilahy haku soo hadayo
@fartuuncqaadir9381
@fartuuncqaadir9381 2 жыл бұрын
Oo mahesba ku fanysaa allaha kaa madoweyo badi cad ba kusugan tahee 🥺
@ahmedasad5494
@ahmedasad5494 2 жыл бұрын
Heestaan marka 1m ee ku xerto 4days loveka halayga ilaawin 🥰
@ahmadeks7865
@ahmadeks7865 2 жыл бұрын
Mubaarik iyo Farxiyo waa dhiig cusub oo mar kale u dhashay dhaqanka iyo fanka Soomaalida, guurkooda iyo fankooda midoobay wuu ka sal ballaadhan yahay guurarkii hore iyo fankaynu naqaanay. Nabad ku wada jooga oo ku dhaqma oo ku dhisma. ❤️
@oldisgold6998
@oldisgold6998 2 жыл бұрын
weriye Ahmed dek
@yassinawil5158
@yassinawil5158 2 жыл бұрын
Midguhu halkooda haku jiraan
@yasminmahamud3594
@yasminmahamud3594 2 жыл бұрын
Wooooow jacayl dacadoo dadko dhan haysan naftii dareentaa Farxad dakayse wee weee Qofkii Dadalaa mar unbuu Dagi ❣️✅✅👏👏 keeep going lamaanaha Fanka waa idin wataaa
@naleye1
@naleye1 2 жыл бұрын
Jaceyl daacadoo dadkoo dhan haysan , Naftii dareenta farxad dakaysee, Qofkii dadaalana mar un buu dagi ❤️
@kingmohasuubane308
@kingmohasuubane308 2 жыл бұрын
The best song fanaanka Ereyada 100% Music 100% Laxanka 100% Ciyaarta 100% Goobta 100% Like ta isaaar inta kaheshay Waa iga gadan tahay heestaan
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
Alle HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA FADLAN ISOO RAAC SUBSCRIBE
@fahadomar8479
@fahadomar8479 2 жыл бұрын
malaha dunida ma jiro wax wada 100 Ah,ee beenta naga daa
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
ALLAH ha soo hanuuniyo hanuun hadii u la rabo
@djcaydaro1238
@djcaydaro1238 2 жыл бұрын
Waa wareey tii hore ayaan weli ka xiisa dhicin waaba mid kale oo dab iyo holaca🔥🔥🔥
@farxanyana4386
@farxanyana4386 Жыл бұрын
allow ayago quran aqrinayana misane an dhagesaneno anagana natus wad awoodaye 💗🤲
@Butterfly-dq5oh
@Butterfly-dq5oh 2 жыл бұрын
Qofki dadalana mar unbu dagiye🥺🫂💍👩‍❤️‍💋‍👨❤️ August 10🥰
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 2 жыл бұрын
Woow another level mubarak ft farxiya layaab layaab keep going 💪💪💪
@mazla870
@mazla870 2 жыл бұрын
Best voice 100%100 Best music 100%100 Best camera 100%100 Best Editing 100%100 Best background 100%100 Lkn design ka dharka lagu dhelay sida uu iyada jaakada cad iyo madowga ugu yahay in loga dhigo ayey aheyd dharka isaga✌️
@hassanesse3347
@hassanesse3347 2 жыл бұрын
To everyone who reading this, I wish you all the best of what life has to over you, may God bless you and give your parents long and healthy lives.💝🙏
@queenruby8792
@queenruby8792 2 жыл бұрын
Jazaka'Allah khair may Allah accept this beutiful dua to all us Allahuma'Ameen
@amallaboutlove1049
@amallaboutlove1049 2 жыл бұрын
🙏🏼🙏🏼
@faizaabdullahi6079
@faizaabdullahi6079 2 жыл бұрын
Allahuma Ameen🥰
@saadaabdi9952
@saadaabdi9952 2 жыл бұрын
Same goes to u wllo 👏
@abdullahihusseinbulle1129
@abdullahihusseinbulle1129 2 жыл бұрын
Amiin thanks 🙏🙏🙏🙏 brother
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Жыл бұрын
Lamaanaha is jecel Ayaan jeclahay .Yaa rabi isku ilaali oo cadowga jaceelka ka qabo amiin
@samiryussuf9734
@samiryussuf9734 2 жыл бұрын
1 million Markey gaarto like 👍 haigaxasidin
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 2 жыл бұрын
Kuu dan sheegtaa! Somali uun baa la hayaa inyar oo jaceyl ah iyo dan ku gal. Any wey love is love ❤
@karamali2198
@karamali2198 2 жыл бұрын
Hhhhh waaa duruuf io Dan o is helay dantii baana guulaysay
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 2 жыл бұрын
@@karamali2198 Horta duruuf iyo dani mayna isku mid ahayn ?🤣 Mise wey kala darajo sareeyaan
@eidleone4330
@eidleone4330 2 жыл бұрын
Mubarak actobar iyo farxiya fiska waxay jabiyeen xaydabkii jahilnimada Ahaa ee ahaa isma gayno hore socda laba fanan oo sanadkan samayna wayen ku leh fanka somalida iyo inta afsoomaliga ku hadasha Keep going farxiya fiska iyo saygeeda cusub mubarak actobar ❤❤❤❤❤❤❤🎤🎤🎤🎤🎤🎤💯💯💯💯💯
@quutahatechnology
@quutahatechnology 2 жыл бұрын
Waa ogahay adna waa ogtahay inay 1m HAL maalin ku gaareyso ee like iisaar
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 Жыл бұрын
Waaaaw waaa hees tii labaade ay wada qaaadan uuu macaaana ah mahd sanidiin mubaaarig fiska ♥️♥️♥️♥️
@ibraahinsaalax1146
@ibraahinsaalax1146 2 жыл бұрын
Msha alah lamanahyga qarniga abidkiin isku farax sanadaa mubarka octoper iyo al fanaanada caanka ah farxiyo fiska🥰🥰🥰🥰🥰
@dabshide3878
@dabshide3878 2 жыл бұрын
Farhiya Fiska and Mubarak October are a couple who are united in the world and no one has reached the level of their love❤❤❤❤💍💍💍💍🎁
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
Alle HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA FADLAN ISOO RAAC SUBSCRIBE
@BaazimHassan
@BaazimHassan 2 жыл бұрын
✅ right ✅ 👌 🤣 😌
@somalimanintheworld1343
@somalimanintheworld1343 2 жыл бұрын
That's Really. Fiska And OCTOBAR Are Couple..Have True love.💝💖
@amranabdi5183
@amranabdi5183 Жыл бұрын
ThedkbgD VRUO🌍🌎🌐🏔🏔🏔🏦🏦🏦🗼⛲🌉🌌🌃🌄🚄🚅
@seynamcabdi7961
@seynamcabdi7961 Жыл бұрын
saxweeyaan🥰🤑😝💌🌹🤣👜🤣💍❤😘
@amunkhalif8200
@amunkhalif8200 2 жыл бұрын
Jcyl daacadoo Dadko dhan hysan Naftii dareentaa Farxad dakayse Qofkii dadaalana Mar uun buu dagiye ♥️🥰
@somalimusicpro49
@somalimusicpro49 2 жыл бұрын
woow hit 👏 sonG Hawraar see 👀 nayeelayzaa SharaF iyo hawl kar baaD tiHiin team hawraar 👨‍💻🌐🔥🥇💥
@khalidosman5708
@khalidosman5708 2 жыл бұрын
Miyadan xishonen oo ugu qarabanesa hawrarta wacan xaquuqdeda waar isku xishoow
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 2 жыл бұрын
Lamnaha qarniga iyo heesta qarniga 5 maalmood iyo 2 hees xul ah another level ♥ inta taageerta ismuujiya
@zhucaybaliofficial2791
@zhucaybaliofficial2791 2 жыл бұрын
What a couple❤maasha allah Mubaarak yare waa laxamayste heer caalami ah heestan iyo tiihoreba asagaa laxanka saaray💥💯
@yassinawil5158
@yassinawil5158 2 жыл бұрын
Wuu wacan yshay fiska ninkeedu
@dagandagan1408
@dagandagan1408 2 жыл бұрын
Guul wiil gabooye waad nasiib badan tahay shaqadada gudo guul gabooye haw joojin mooryanta hawiye
@bashiirwadne7502
@bashiirwadne7502 2 жыл бұрын
Weliga Musiga Layaab LaYaab Laxanka Caruuskuna Ma Waa Heer caalmi Runtii Yaa Halla
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Wow boqorada codka iyo xaajigeda Mubaarak nice
@neyruuz_online7
@neyruuz_online7 Жыл бұрын
Qofki dadaalane mar un kadagiye allow qof najecel anagane aan jecelnahy noo sahal❤️💯😭
@SaraSadeq898
@SaraSadeq898 2 жыл бұрын
Farxiya way istashi iney heesho nolol farxad leh fiska wlhi waa qof fcn jaceylkuna daa ma leh allah idin barakeeyo wllshey my fanaanad an jaceyl mabruuk
@xassan1590
@xassan1590 2 жыл бұрын
It's done with love I guess
@abdallaboss8330
@abdallaboss8330 2 жыл бұрын
Wow lamaanaha qarniga wan idin wataa Axsan hees maxaaa cod meesha aad latimaaden waa runti waa cod 👌 👏
@mupaarigabdeeq5471
@mupaarigabdeeq5471 Жыл бұрын
Fanaanada kaliya codkeeda kuraaxaysto farhia fiska❤☺
@diinicalaa1923
@diinicalaa1923 2 жыл бұрын
Ayyya On fire🔥
@safiyoali1082
@safiyoali1082 2 жыл бұрын
Qofki dadalana mar un boo dagi Wow, I can't get enough of it
@hamzaosman3567
@hamzaosman3567 2 жыл бұрын
Indho dareenlo Araga deeqa Hadal dabacsano Laabta daweya Ayad kudeeqdey Nafta kudeeqdey What a beautiful words plus codkoda wata barakoba ♥️🔥
@hiboqorane9984
@hiboqorane9984 2 жыл бұрын
Besti couple 💑 ♥ of soomali 🥺❤🥰🤘🚬
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
Alle HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA FADLAN ISOO RAAC SUBSCRIBE
@mohamedabdirahmanhirsi2796
@mohamedabdirahmanhirsi2796 2 жыл бұрын
🚬 😅🤣
@mubaarikahmed3606
@mubaarikahmed3606 2 жыл бұрын
Inta og in heestan 1M gaadhayso like iisaar.🎉
@umuabdalla7090
@umuabdalla7090 2 жыл бұрын
Adaa ideeqoon ka danbeeyaaa🥰🥰❤
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 жыл бұрын
Qofkii Dadaalana Mar Uun Buu Dagi I underlined this verse ❤️
@MohamedOmar-rb3op
@MohamedOmar-rb3op 2 жыл бұрын
It's so beautiful and strong feeling to see a such couples like this may Allah protect you from evil eyes and Live for ever # queen fiska and # hajii octoberrrrr
@abdullaahicowl6899
@abdullaahicowl6899 2 жыл бұрын
Fanaanada somaali ugu sharafta badan farxiyo fiska boqrada codka boqrda quruxda dhan walbaba alle waa dhameystirey farxiyo fiska Hestaani dhanka codka laxanka dhan walbaba waa ka tik Reerkana alow isku barakee❤️‍🔥🙏🏻🙏🏻✅
@cabdiqanicabdullahi7067
@cabdiqanicabdullahi7067 2 жыл бұрын
QOF kii Dadalaa mar uun waa dagi 🔥hes way Dhaftay
@abdirisaksalah679
@abdirisaksalah679 2 жыл бұрын
Farxiyo fiska waa gabar qeyma badan oo muslim ah allah kubarakeeyo guuleyso walasheey qali
@muxudinjamal3032
@muxudinjamal3032 Жыл бұрын
Sidaas maahan Muslim
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 2 жыл бұрын
FURINLE best musician 👊👊👊👊
@sharexe_mj
@sharexe_mj 2 жыл бұрын
Waad is deeqden sow maha masha alah Ayaa isku tihin fadxiya dhaylo cuun waad ku yaratay ka yar...
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 2 жыл бұрын
Boqorada codka another level🥰🤴
@cabadirahmanmohamed2915
@cabadirahmanmohamed2915 2 жыл бұрын
1milion markay gaadho hadaad dawanayso waan ku salaamay Love you ❤
@akramdmt6928
@akramdmt6928 2 жыл бұрын
Lamaanaha qarniga mubarak and fiska is the best family ever isku waara idin leyahay
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 жыл бұрын
Isku wara 🥰😍😍😘😘farxiya mubrak
@abdifatahomar26
@abdifatahomar26 2 жыл бұрын
Qofkii dadaalana Maruunbuu dagiye Walaalayaal dadaalkiiban ku jiraaye iiso duceeya.
@updiqanifaaltoos2101
@updiqanifaaltoos2101 2 жыл бұрын
Fiska&october isku waara abid 💍🎂 nice song&movement hawraar music& thanks all somali pepole😘🔥
@naya8710
@naya8710 2 жыл бұрын
Your happiness is matter! Why not! 😍😘. Who cares as long she’s happy 😃 go girl!!! Congratulations 🎈🎉 🎊.
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 Жыл бұрын
Farax Inc. Jacaykiis wakaa jacayl dacad kamaran wuuuw
@osmaamosmaanyar.902
@osmaamosmaanyar.902 Жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin bro
@apdipazid______3665
@apdipazid______3665 2 жыл бұрын
Muuqalka Wuu iGa Fasaxan YaHaY HaDu DuuBaY Monium 💯 tHe LeGenD 😊👍
@inamohamett1693
@inamohamett1693 2 жыл бұрын
Wlh been madan sheegin muuqalka wa 100%
@sadrisiman4711
@sadrisiman4711 2 жыл бұрын
Haa
@ibratube6197
@ibratube6197 2 жыл бұрын
1 day 1m views keep going
@hassanshaabanabdi8363
@hassanshaabanabdi8363 2 жыл бұрын
Allow inta farxad iyo jaceyl heysta uziyaadi inta kalana sii
@ahmedweli1007
@ahmedweli1007 2 жыл бұрын
Maan Daryeelaay Hanka Doojaay Adaa kuDayran Degan Quluubtoo Adaa idoonoo kuu Dan sheegtaa Ruux Dulqaad Lahoo Heedu Doontoo Nolal Dar Alla Lahoo Waliged Da,Eysaa Ayaad ku Dheertahay Naftu ku Dhertahay Jacayl Daacaadon Dadka o Dhan Haysan Naftii Dareentaa Farxad Dagaysee 🥰🔥💯✅👌❤️inaba CAADi Maaha
@maymunssn822
@maymunssn822 2 жыл бұрын
Heedu micnaheed wll?
@ahmedweli1007
@ahmedweli1007 2 жыл бұрын
@@maymunssn822 Dabcan wa Naf eg wxay ledahay Ruux Dulqaad Lahoo Heedu Doontoo yacni Naftu doonto
@hajifare2445
@hajifare2445 2 жыл бұрын
Team farxiya Fiska iyo mubarik is mujiya hessta way qarxaysaa
@ismaciloctober8147
@ismaciloctober8147 2 жыл бұрын
2 day 1m i Aamin
@hudayfikeyze1372
@hudayfikeyze1372 2 жыл бұрын
qofki Dadaalana Mar unbuu Dagi best song 2022🔥
@sumayaosman1461
@sumayaosman1461 2 жыл бұрын
Waaw hees waalan m.n ilhay haiskukin barkeyo👏👏👏👏👏♥️♥️♥️
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 2 жыл бұрын
Qofkii dadalana mar unbu dagi sidiino kale keep going ♥️
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 2 жыл бұрын
I can't for this song to make the couple of the century happy Ahmed Adawe Happy fiska And Mubarak October bless you l wish you a beautiful and happy life ♥️🤴🏿👸🏿🥀🔥 Woow amazing music 🔥
@messicade6495
@messicade6495 Жыл бұрын
WAAW BEST MUSIC IN FISKA AND MUBAARAK OCTOOBAR
@apdizamedibraahimofficial9620
@apdizamedibraahimofficial9620 2 жыл бұрын
the best jcyl jcylku malaha da iyo yaran mnta tusaale wyn ayaad uthy inad dumizay faquuqi iyo istakoorkii isir nacypka zomlida guulysta abidkiin 💔💔💔
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
Wiilkan yar bawlad ba kharibty wxn rajeynaya fiska iney nafaqeyso oo balwada ka tirtirto
@nastehamohamed2375
@nastehamohamed2375 2 жыл бұрын
Boqorada codka fiska & mubarak October fanaan+mulaxan♥️💞
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
ALLAH baa boqor ALLAH ha soo hanuuniyo hanuun hadii u ka rabo xijaabku waa muqadis
@OsmaBinuladin
@OsmaBinuladin Жыл бұрын
Farxiya waxba lagama qabankaro ee ee.waanin dayax gacmeed raaacay
@najibalfa3748
@najibalfa3748 2 жыл бұрын
Farhiya fiska inta soo raaxesatay waba soo raaxesatay ee illhaaaay ka baq oo Illhaaay u laaaba
@ajqaadirojacayl7672
@ajqaadirojacayl7672 2 жыл бұрын
What beautiful voices 😱🤩
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
Alle HKUU RUMEEYO HAMIGAAGA FADLAN ISOO RAAC SUBSCRIBE
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 2 жыл бұрын
WHAT A VIDEO MONIUM AND HAWRAAR BEST📸🥳 Hawaaro Jacaylku Farxiya And Mubarik 🥳❤
@xilkas2228
@xilkas2228 2 жыл бұрын
Jah ada ideqon ka dambeya cabdikafigeyga ♥️💯
@kikiidoyoulove484
@kikiidoyoulove484 2 жыл бұрын
Ha guulestaaan Farhiya Fiska BiG Respect October Salute 🙏
@abdi4316
@abdi4316 2 жыл бұрын
Al maestro suprr furinle Aabaha muusiga casriga ah, sharaf iyo karaamo rabbi korkaaga hayeelo wax badan dhegeheena waa uraaxeeysay lagend🎹🔥
@Abdullahi-Daacad
@Abdullahi-Daacad 2 жыл бұрын
Dab iyo Holac Hees iyo Bar ❤
@Warsamekhadar-tb4ot
@Warsamekhadar-tb4ot 4 ай бұрын
ANIGA YAA IGU RAACSAN QURAANKA ALLE AYAA MACAN
@abdirizakabdullahiahmed6359
@abdirizakabdullahiahmed6359 2 жыл бұрын
Laabta daweya marke ledahay soo oktobar dhahayo i liked wlhi
@nafisoahmed6468
@nafisoahmed6468 2 жыл бұрын
Dad laysu xulay keep going 💪 👏
@hiboahmed8114
@hiboahmed8114 2 жыл бұрын
Maxaa laysu xulay Ala soomali xaasidsanaa
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 2 жыл бұрын
Suitka wu ku dhex dhacay mubarik farhiyay ma ada iskuso qiyasay😭😭😁😁
@maxamedaadanblack7737
@maxamedaadanblack7737 Жыл бұрын
Only lenders farxiya fidka iyo mubaarif🥰🥰
@barccccc
@barccccc Жыл бұрын
Mashaa Allah waxaa la odhan karyaa labo hanti qaran is heley Fiska iyo Mubarak Baraka Allah
@momulahofficial1764
@momulahofficial1764 2 жыл бұрын
Fiska and October is best couple Hawrar wax kle
@FAIZA_OFFICIAL738
@FAIZA_OFFICIAL738 Жыл бұрын
What a song mashaallah your voice melt my heart go girl your a legend love wins our prayers are with you macaanto
@syberhyper6156
@syberhyper6156 2 жыл бұрын
Mansha Allah lamanaha qarniga❤☘🌹⚘☘👏👏👏 Guul iyo gobanim. Farxiya damradi ku dhalilayi dhanto utun. Gobta gaboyad gabdhodetahayi Gulayis👏☘❤
@raniyamumed7283
@raniyamumed7283 Жыл бұрын
Adunyada ninba waxbeey kaga dheegteey ANIGANA LABADAN LAMANAHA AH HALKAN EE JOOGAN EE AY KU NABAD GALEN AYEY JACEYLKEEDU ANAN MARNABA MELKALE LAMIDEY NEYNIN ALLAHAYOW SOMALILAND NABAD GEELYO OO XORIYADEED SII YARABI AMIN AMIN ANIGU WAAKA XALKEYGU
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 9 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 42 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 20 МЛН
MUBARIK OCTOBER  JACAYLKU XUDUD MALEH  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 864 М.
Malyuun Maanka Fartan Doonaan Qoraa New Official Video 2022
5:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 9 МЛН
FARXIYA FISKA IYO ABDULLAHI GOOF LAHASHO REMIX 2016
12:19
Deeyoo Media
Рет қаралды 885 М.
ROODA KAYF FT MUSTAFE KANTE  FIYOORE CAASHAQ  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,6 МЛН
FARXIYA FISKA FT MUBAARIK AKTOOBAR JAWI SAMEEYA 2022
4:36
Hawraar Music Production
Рет қаралды 236 М.
FARXIYA FISKA ft ISKALAAJI -  WADDAANTII KALGACAYLKA 2020
5:30
Abdirahman Somali
Рет қаралды 4,1 МЛН
FARXIYA FISKA FT AMIIN YARE II MACAANOW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:55
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 126 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 28 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 819 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 11 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 140 М.