#farxiyatawakal2

  Рет қаралды 25,702

FARXIYO TAWAKAL FAMILY

FARXIYO TAWAKAL FAMILY

Жыл бұрын

Пікірлер: 55
@user-fo8gq2yb9j
@user-fo8gq2yb9j 8 ай бұрын
ilahow iku arsaq owlad bari ah insha aallh waqti dhawo yarbi 😭 🤲
@ikraanmacalin1146
@ikraanmacalin1146 7 ай бұрын
Alah ha ku siiyo owlad salixin ❤❤
@shamsoadam8261
@shamsoadam8261 Жыл бұрын
Wcs Abaayo Masha Allaah
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah sister ❤
@qalixasan8360
@qalixasan8360 Жыл бұрын
Qisadan janalka ayaan gubdoon ayaan ka dhagaystay
@user-vt6up9co2r
@user-vt6up9co2r 6 ай бұрын
Madax sheydan bulow alafarxiya😅😅😅
@maryanmohamed8908
@maryanmohamed8908 Жыл бұрын
Masha allah
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Жыл бұрын
Sax.walah cadalad masiibo😍😘😍😍
@akramyare3096
@akramyare3096 Жыл бұрын
Farxiyo qiso aan kuhayaa oo aan mudo qarinaaye halkee kuso diraa 😞
@shadiyamuqtar
@shadiyamuqtar Ай бұрын
Ani isheg😢
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 Жыл бұрын
Farxiyay markii gabar kula mid ah ay gurigaaga intaa oo shaqo ah ka qabato ama ka qabanayso adigo fiyow ma salam baatahay mise tiifiga ilamaha logu maawelsho mar marka qar subxaanllh dheh
@halimaahmed6710
@halimaahmed6710 Жыл бұрын
Maskin nima wax ogeyn illhay ha cadabo nagna wa nasibo ninkana wa ka daran yahay naga qarna ma naxan 😢😢 nagow digtonda ha amin ninka ma dhahayo miyaa na nagteyda ha ii soo sawirin asagaba Dayuus ehee subxanallah 😅 reerkii ay ku balaratay walahi nag nool ninkii saxada siciisa dibi dhalaa 😅
@liolovekim3589
@liolovekim3589 9 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nateexoguure7143
@nateexoguure7143 Жыл бұрын
Gabdhow Ku waana qaata waxyabaha aduuka Ka dhacaya mida kale sided naag shaqaala ah ninkayga cunto ugu geynaysaa jiifka halayska daayo ilmaha Kala dheereya waxyaaba la isticmaala jiree oo Dawes ah caajiska daaya
@naemaahamedj8579
@naemaahamedj8579 Жыл бұрын
Asc
@queenfarxiyo143
@queenfarxiyo143 Жыл бұрын
Qisadaan dulqaad anku dhageysto allow isii hayaaay
@hawaaliomar5083
@hawaaliomar5083 Жыл бұрын
Masha allah shaqo wacan Ani gabdhaha ila jogo waxay I dhahan farxiyo tawakal Ayan kugu nacay malin walbo wa dhagesane Aya ley dhaha
@canuudshiiq6940
@canuudshiiq6940 5 ай бұрын
Ani xita dadka tan kugu nacay lee dhahayan 😂😢
@qalixasan8360
@qalixasan8360 Жыл бұрын
Walahi wan yaabay
@haweeyomaxamed4507
@haweeyomaxamed4507 Жыл бұрын
❤❤❤
@raxmorays6260
@raxmorays6260 Жыл бұрын
KZfaq kan ada male malmo dhan ban kala sari wayay KZfaq kaln kugu aqan abyo❤
@hafsaabdullahi8009
@hafsaabdullahi8009 Жыл бұрын
Haa iyada leh
@shamsohassan7503
@shamsohassan7503 Жыл бұрын
🤔🤔🤔
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Жыл бұрын
Wcs
@shamisali9959
@shamisali9959 Жыл бұрын
Horta ninka raga ah in naagtiisa la sawiro ooo naaag ajanabi ay kala yihiiin eee sawirada u dirto aaba qalad ah acuudu bilaaah ninka dulqaad xumaaa bisinkee sideee hadaad aragto nin naagtiisa lagu hot xamanaaa ama xumaanteeda laga sheekaynaaa wa nin asi Marka hore laga arkay wlhi inusan ninkayga ahayn dulqaadkaas maba qabyo acuudka wlhi kaaas nin la.aaan aaba iga rooon teda kale ma qof sanad walbo dhalaa iyo qof faaaruq ah aa isku mid ah ninka waa naagtiisa Inu garab istaaaga xiligan oo kale ee ma ahan e naagtiisa in lagu daaacdaacsado sawirada loga diro acuudka ilaahow waxaas adaaa qooorta igalin teeda kale naagta mashin ma ahan ayado sanad walbo dhale hadane ha taaagnaato ma waraaa at list ninka cirbad ha u galsho gabdha ayada Inu ka ilma. Dhameeyo Wu rabaaa haygan inay ahaato Wu rabaaa yaaa la waala maskiinta ilaahay ha u bog dhayo
@aliyaomar9733
@aliyaomar9733 Жыл бұрын
Asc wllo qamrad ba ka qaaday runtii wllow
@faizakarar9234
@faizakarar9234 Жыл бұрын
Waa naag reer magaal ah jah
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 Жыл бұрын
wsc
@saadanuradinali5181
@saadanuradinali5181 Жыл бұрын
Codkaaga aad buu u gaaban yahay abaayo cod ku dar
@halimokhalif3356
@halimokhalif3356 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Жыл бұрын
Xasbunallah war waxu xasidsana dumarka somalida e caruraha su dali waa danistayal
@mushtaq__890
@mushtaq__890 Жыл бұрын
Subxanallah dhagar bdnaa naagto😂😂
@saramaxamed135
@saramaxamed135 Жыл бұрын
Waaba yabay 😂
@aragzanupdy1679
@aragzanupdy1679 Жыл бұрын
Soo ag fadhiisataaye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Dhiiga haygu kicin
@user-kp7ou8lr9z
@user-kp7ou8lr9z 6 ай бұрын
masha alaah malabeey❤❤❤
@umuahil512
@umuahil512 Жыл бұрын
Kkkkk😂
@farhiakadiye4648
@farhiakadiye4648 Жыл бұрын
Farxiyo wankusalamey codkaga manta wohoseya
@ckaafimahadwarsame2470
@ckaafimahadwarsame2470 Жыл бұрын
Video hore waye
@sahrujomacalinahmedmacalin3293
@sahrujomacalinahmedmacalin3293 Жыл бұрын
Ala faxiyoy abyo aniga markii aan kusobiray janalkaaga wexey eheed 2021 gabadhii igaa bartay inaad qisooyin wanagsan sodeyso oo adigana aad kujecled oo Mar kasta xisey jirtay qosoyin kaaga ayaa xaley iga dhimatay 😭 ayadoo qisadada habenkii dhageysaday sadax saac oo habenimo ayey dhimatay todobo saac oo habenimo isla habeenkii 😭😭😭😭😭😭 ilaahow unaxariiso wllshen😭
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 Жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto
@shamsoabdulqadir8708
@shamsoabdulqadir8708 Жыл бұрын
Abayo ilahey haunxarsto
@faizakarar9234
@faizakarar9234 Жыл бұрын
Abayo ma xanuunsaneed ilahow unaxariiso gabadha anagana gadaasheed alle nama fidneeyo ilaahey qalbiga ha u qaboojiyo familkeeda gabadha
@ishwaakahmed9132
@ishwaakahmed9132 Жыл бұрын
Ilaahay ga unaxariiso maskiinta
@LilWardi
@LilWardi Жыл бұрын
Allah unaxariiso abayo
@jamiilamaxamed2107
@jamiilamaxamed2107 3 ай бұрын
Cajaaib nagtani miyay walneyd
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Жыл бұрын
Naag nool iga dheh areebo waa iska sidaas yaahuu
@zahraxiis3634
@zahraxiis3634 Жыл бұрын
Halkaana waan usoo orday ala farxiya maxaan kujeclay ❤
@ayaanhassan4936
@ayaanhassan4936 Жыл бұрын
Ayada osdhigtay hadii ayna haqotagayn oo guriga ayjoogto ushaqaysanwayday
@farhiyaabdi7291
@farhiyaabdi7291 Жыл бұрын
Ala dacadsana nagtan dawarka katoganeyso mey ogato
@shamisali9959
@shamisali9959 Жыл бұрын
Teda kale naagta shaqaalada nin raadis waayay hadaysan ahayn saaas ma samayn lahayn
@indhauron7326
@indhauron7326 Жыл бұрын
yaab badna weyba isdhigaatey wale naag inaysan ishaqeynin mxa wanba isku filanahy
@umuaisha6859
@umuaisha6859 Жыл бұрын
Cajiib yaab badanaa iyo damiir xumo
@inamohamed5099
@inamohamed5099 Жыл бұрын
Ala farxiyay dhiigad igu kicisay😂😂😂😂😭
@najmomohamed9291
@najmomohamed9291 Жыл бұрын
Walee daqiiqad leygu didi lahaa shaqaalo hade kariso xitaa ugeey ma dhahen hada caawa iyo beri ahay
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 29 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Qaadanwa iyo qaracan ayaa kudhacay Saalax miskiin!!Q.1/@sawdamqaalib
24:04
#farxiyotawakalfamily WAA DHIIRIGELIN DHAMEYSTIRAN OO.....
18:31
FARXIYO TAWAKAL FAMILY
Рет қаралды 11 М.
gabadhii kartida badneed iyo dhiira galinta dumarka part2
10:04
Miss ruun chanal
Рет қаралды 59
#farxiyotawakalfamily WAA ROUTINEKEENA MAANTA FEB. 12,2023
20:16
FARXIYO TAWAKAL FAMILY
Рет қаралды 25 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН