#farxiyotawakal

  Рет қаралды 32,096

FARXIYO TAWAKAL

FARXIYO TAWAKAL

Ай бұрын

‪@farxiyotawakalfamily2926‬

Пікірлер: 111
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Alle ha unaxariisto abaahas wanaga badan sidu ugu naxariistey xaaskiisa marky masertay 😭♥️
@IqraBashir-qc6bj
@IqraBashir-qc6bj Ай бұрын
Naago laisla qabo dhibaa heysto walaahi maseyr waa xanuun 😂😂😂😂😂
@AdeecoAdeecsan
@AdeecoAdeecsan 29 күн бұрын
Ax waa qiso naxdinleh ilhy hawnaxariisto qabrigana haunuuro suaalahana haufududeeyo aaamiiin
@user-oz2rt5il8s
@user-oz2rt5il8s Ай бұрын
Masha Allah habo farxiyo ilaah ha ku xafido wlhi gebedhan Iyo ani waa isu qiso egnahy anoo 17 jir ah oo xaamilo aa leyla guursaday Wiliba cunugii igu horeyay xanuun badn kabid waa iska degay hada sedax wiil aa iii joogto ilaah eey u jogaan hadaan cunugii labaad markaan uurkisa lahaa naag kle oo guursaday wax walba waa iska qoraal idoo dadka kan iigu dhaw eey ileeyinhiin ninkaan hadaa uur yelataba naag gursayo maxaa wye lkn markaad hooyo noqoto wax aadan yeli laheen waad iska aqbalee ilmaha dartood ani ninkeyga dhib kuma qabin hada alxm 20 sedax caruura leh aan ahay afar sano aan isqabanaa labo naag na waa leyla qabaa qof i dhirigeliyaya ma jirin wlhi
@NaciimoCabdiwali-eg4mz
@NaciimoCabdiwali-eg4mz Ай бұрын
Maskiin sory abyo😥Farax waji malahn ilmahaga ku korso
@AdeecoAdeecsan
@AdeecoAdeecsan 29 күн бұрын
Maasha allh waa samirty Allah reerkga hKuu barakeeyo
@Fardowso-wh3jg
@Fardowso-wh3jg 27 күн бұрын
Fariid iska korso ilmaga hadusan dhib kugu hayn alle hakula garab galo
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Ай бұрын
Alla Maskiin sidii inaan aqaanay oo kale baan uuga naxay Ijaabo ilaahay ha u naxariisto caruurtaada abahoodii ninka wanaagsan ahaa horay bay soomali u tiri nin roon ma raago
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 27 күн бұрын
Haa wlhi xanuun waye
@KanzaSharif
@KanzaSharif Ай бұрын
Farxiyo wlhi waa iga ooysiisay qisadaani ax markuu kaa dhinto qofaa jaceshahy wlhi xanuun waye
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 Ай бұрын
Anaa ugu horeeeeyo maaanta reer maaano iisho waa idin salamay
@user-xl7sn1mc8o
@user-xl7sn1mc8o Ай бұрын
Manshallh wll ma xajka tagtay carabiyad ayaadba usoo eekateee hhhhh wan kula kaftamayaa 😂😂😂
@rahmacalisheikh2934
@rahmacalisheikh2934 Ай бұрын
Shan wiil shito ma macayso intaa adiga dhihin ka hor aa niyada ka dhahy farxiyo cdy soo dhawaaw wn kuu xiisny
@sahranuur1432
@sahranuur1432 Ай бұрын
Asc abaayo alx lilaah masamatimid abaayo rabiyaa ku mahadsana amuurtaada rabi makuu hagaajiyey abaayo rabi haku caafiyo cadowgana rabi hakaaqabto aamiin aamiin yaarab
@naciimonalka409
@naciimonalka409 Ай бұрын
welcome back farxiya cady 🥰hda shaqada saficn u qaban karaa🤣
@NaciimoCabdiwali-eg4mz
@NaciimoCabdiwali-eg4mz Ай бұрын
Ani xita jikada hada kula jira ano shaqp qabanayo dhaqaysnoya😂
@user-ku6ns7uz9f
@user-ku6ns7uz9f 28 күн бұрын
farxiyo walahi wan kugu xiranahey
@ShukrimohamedShushuu
@ShukrimohamedShushuu Ай бұрын
Masha allh soolaabasho wacan habo wax bdan kuxiisay wlhi❤❤❤
@RahmaHassan-xf2nx
@RahmaHassan-xf2nx Ай бұрын
Bismillah walhi xanun wayr
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 27 күн бұрын
Niinkaas niin FICAn ayuu ahaa Allah u naxaristo naxaris wasaca janada alaha ku casumo
@SaabiriinAbdirahmaan-c6i
@SaabiriinAbdirahmaan-c6i 28 күн бұрын
Farxiyo saa kujeclahay lee ilahey haku jeclado mobilkeyga waa iga halabay mid kale aka dawanoya balwad ainoqotay waku xisay habo Farxiyo cadey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NoortoAden-xr1hm
@NoortoAden-xr1hm Ай бұрын
Welcome back abaayo macaanto ❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 28 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@Warda57
@Warda57 Ай бұрын
Maasha allh soo labsho wacn wan ku xisnay❤❤❤
@haawomohamed-jx9sm
@haawomohamed-jx9sm Ай бұрын
Wcs abyo farxiyo wa ku xiisnay runtii alle ayaa mahad leh nosoka celiyey alle haku caafiyo abyo xagee aaday
@Inacarale
@Inacarale Ай бұрын
Ayy habo welcome back san kugu xisay lee😢😊😊
@Maizo0574
@Maizo0574 27 күн бұрын
Ilaahey dhamaan abayasheena haunaxaristo wilkaasna alaha unaxaristo
@AbdirahmanMohamedNoor-ic3oo
@AbdirahmanMohamedNoor-ic3oo Ай бұрын
Woow m a❤❤wan ku xisnay farxiyo
@araweeloinanabadoon711
@araweeloinanabadoon711 Ай бұрын
Salaam alaikum farxiya tawakal xalkeed kaa dhacday I miss you sister sida buunka aad ii qabata ❤❤❤❤❤❤
@Nintendo_mushroom
@Nintendo_mushroom Ай бұрын
Wlc back farhio Aniga ugu horeyo sakay alxm ❤
@miskidaahir6133
@miskidaahir6133 28 күн бұрын
Masha allh habo ilaahy hakucafiyo ❤🎉😊
@msssuurobadan1548
@msssuurobadan1548 Ай бұрын
Alla ma runbaa in naso labatay😂❤
@queensaajida4918
@queensaajida4918 Ай бұрын
Ilinta wan ceshan waayay wllhi xanuun wye qofaad waayo isla soo qadateen iyo nolol awlaadna dhexdiina taaaalo 😭
@user-jy8ie5zn1p
@user-jy8ie5zn1p Ай бұрын
Welcome back habo ❤ hadaan sifiican shaqada u qaban karaa😂
@IqraBashir-qc6bj
@IqraBashir-qc6bj Ай бұрын
Hbo mcn waan ku xiisay alxm haddii aad nabad qabto waa alxm
@SaynabMaxamed-cb9hi
@SaynabMaxamed-cb9hi Ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤ farxiyo tawakal ❤❤❤
@user-mb8wl2bh7k
@user-mb8wl2bh7k 29 күн бұрын
Frxiyo xagee aaday noo sheg macaneyyyy🥺👸👸💋💋💋
@Zaam495
@Zaam495 Ай бұрын
Farxiya muuq quruxeey ku xiise noh😅❤❤
@Memoo-farah
@Memoo-farah Ай бұрын
Farxiyoy mrkan arkey video runtii wan farxy wa kuuxizney
@AyanKahiye
@AyanKahiye Ай бұрын
Wcs xabibti wllhi wn ku xiisay ruuntii
@user-gn4op6ny8e
@user-gn4op6ny8e Ай бұрын
All.geridaso kale xanun padanaaaaaa
@Memoo-farah
@Memoo-farah 29 күн бұрын
Wan daremaya xnuunka aabaha oo cfimd qba idinkaga tgy haddowna la idinkeno isgoo dhinty😭😭😭Allah hunxrizto qof wlbo dhinty
@araweeloinanabadoon711
@araweeloinanabadoon711 Ай бұрын
Iskana soo waran farxiya tawakal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RuweydaXasan
@RuweydaXasan Ай бұрын
Anaa uhoreeyo 😂😂
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 29 күн бұрын
Nin fiican maraago
@faisafaisa9031
@faisafaisa9031 Ай бұрын
Xaajiyo farxiyo tawakal cadey baayo soodhow
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon Ай бұрын
Walhi wan la ooyay ijaabo marki geerida la gaaray waayo geerida way xanuun bdnthy ilahay ha unaxariisto intaas aa uqornayd
@Munoxasan-vn7ob
@Munoxasan-vn7ob Ай бұрын
Mashaallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 Ай бұрын
Wsc Abaayo welcome back ❤
@user-jd2lq9rj3y
@user-jd2lq9rj3y 28 күн бұрын
M.a allh kuxfido❤❤❤❤
@RaxmoCabdulahi-h4j
@RaxmoCabdulahi-h4j Ай бұрын
Masha allh abyo soolaabasho wacan mcneeyyyy❤
@gabdaaogushidangabdhaa545
@gabdaaogushidangabdhaa545 Ай бұрын
M.a farxiyo qurxye❤❤❤ sodwo
@zamzam5255
@zamzam5255 28 күн бұрын
INALLILLAAH WAA INA ILLEHII RAJUCUUN ILLAAHEEY HAA UU NAXARIISTO INTII DHIIMATEY OO DHAAN
@bogaadismail7324
@bogaadismail7324 Ай бұрын
Welcome back habo
@user-ce9kw8vn1r
@user-ce9kw8vn1r Ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
@user-gn4op6ny8e
@user-gn4op6ny8e Ай бұрын
Safrkiii.maa no dhamaystirtid mesha oo.ku dhamado argne 15 Sano iyado kayr muu sodontay macalinku
@Khadarmaxamed-ik2rq
@Khadarmaxamed-ik2rq Ай бұрын
Wcs abayo
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 Ай бұрын
Wsc
@user-zr2bn1ij9e
@user-zr2bn1ij9e Ай бұрын
Wcs abaayo so noqod wanagsan cafimaadna allaha kusiiyo 🤲
@ifraaxmaxamud1268
@ifraaxmaxamud1268 29 күн бұрын
Alle ha u naxariisto 🙏
@farhiyahassan4449
@farhiyahassan4449 Ай бұрын
Wcs wan ku xisnaay so noqosha wacaan abayo
@umumuxamedamiin2000
@umumuxamedamiin2000 Ай бұрын
Wcs
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Ай бұрын
Masha allah manosolawatay🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@hafsonuur6016
@hafsonuur6016 Ай бұрын
Manta ani u horeyo
@IlwaadinaCaroone
@IlwaadinaCaroone Ай бұрын
Farxiyo cadey wan ku xiise abaayo mashaa aallah okiyasha maxaa wayel u ka dhigoya
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf Ай бұрын
Ceeb see wiil aad soo korisey uguur sanee sodohda edebdaranas
@Hafsonor22
@Hafsonor22 Ай бұрын
Islaan aan xishooneeen sodohda 😂😂😂
@RamlaUpdydiirie
@RamlaUpdydiirie 29 күн бұрын
ala yarama ilaahay ha unaxariisto😢
@FarxiyoCsaaq
@FarxiyoCsaaq Ай бұрын
Soodhowow.xabiibti
@UmuAhlam-bt4lm
@UmuAhlam-bt4lm Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AdnoXayir-cc3go
@AdnoXayir-cc3go Ай бұрын
AniGa uhoreya
@canabmaxamuud6990
@canabmaxamuud6990 Ай бұрын
Wcs abayo farxiyo tawakal family
@user-eb8rq2lv4p
@user-eb8rq2lv4p Ай бұрын
Xbbti wa noshegtay ina Safar tahay
@nuurishbintumahamud8785
@nuurishbintumahamud8785 Ай бұрын
Asc hapo sethy cafmad majiro wan kuxisne yaqey wan cidlone wlhi sorry hapo ilhy hakucafiyo❤❤❤
@fs292
@fs292 Ай бұрын
Xaaskiisa maxaa yarta loogu cabiidinayaa, miyaa laga baqayaa.
@user-tf9cl2go7h
@user-tf9cl2go7h 29 күн бұрын
Walagu xisy❤
@farxiyoAbdi-hu1bm
@farxiyoAbdi-hu1bm 28 күн бұрын
Habo hagenagaday wankuxisnay❤
@user-rj9ym9dq1x
@user-rj9ym9dq1x 29 күн бұрын
Wcs abaayo ❤❤❤❤❤❤
@wardaosman7359
@wardaosman7359 Ай бұрын
We miss you sister ❤❤❤
@RaxmoCabdulahi-h4j
@RaxmoCabdulahi-h4j Ай бұрын
Masha allh abyo farxiyo caday xagee A-day monosonoqotay ❤❤
@Fardowso-wh3jg
@Fardowso-wh3jg 27 күн бұрын
Alle haw Naxariisto 😢
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 27 күн бұрын
Ahlul jaanoo kolba miskiin 😢😢😢😢 wanla ooyay niin wanagsan maa waaroo wlhi intaa xuun uunba aduun ka taag tagan madhihi kare astaqfiruullah 😢
@user-jq9yz2bh1c
@user-jq9yz2bh1c Ай бұрын
❤❤❤
@Asldhalad
@Asldhalad 29 күн бұрын
Shaan wiil shiito ma meceyso😂😂
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Ай бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
@caaishacuud7901
@caaishacuud7901 24 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Allah unaxariisto yaa rabi nin saaas uwangsan waa yaryahay
@MaryanCadey-v7m
@MaryanCadey-v7m 27 күн бұрын
She kadad wan ka helay❤
@Aniisa-r7g
@Aniisa-r7g Ай бұрын
Waaw soo dhawoow xaajiya❤❤❤
@user-ku6ns7uz9f
@user-ku6ns7uz9f 28 күн бұрын
Shan wil gudara asxabeey
@ifraaxmaxamud1268
@ifraaxmaxamud1268 29 күн бұрын
Shan wiil shito ma maceeso😂😂😂
@SagalEsmail-td2sc
@SagalEsmail-td2sc 27 күн бұрын
Hoyo yaa magaca igu yeerayo hoyo idhahayo lacagta dhaqale runtii saaid baan uooyey illahayow unaxariiso intii dhimatey adne farxiyo qisoyinka aan ku ilmeynayo naga ilaali😢😭😭😭
@user-io6lc7ww9i
@user-io6lc7ww9i Ай бұрын
@QadiijocusmaanCali
@QadiijocusmaanCali Ай бұрын
Asc ❤❤❤❤
@Fardowso-wh3jg
@Fardowso-wh3jg 27 күн бұрын
Wlhi waan maqli jiray shan wiil shito ma maceyso😂😂
@aishaabdirahim1605
@aishaabdirahim1605 Ай бұрын
Shan wiil shito Ma maceyso😅
@idilbiibaaye6319
@idilbiibaaye6319 27 күн бұрын
Shan kurii shita mama yaayasa
@nasroosman464
@nasroosman464 Ай бұрын
Farxiyo fiicaneey xaaajiyo so dhawaw
@RaxmoMaxamed-t3m
@RaxmoMaxamed-t3m 28 күн бұрын
Asc faryiyo okiyalaha iskabixi abayo wayel ayad uekate
@umumasaakiin5396
@umumasaakiin5396 28 күн бұрын
Very emotional episode 🥲🥲
@XaawoCabdimaxamuud-b2t
@XaawoCabdimaxamuud-b2t 21 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤
@user-zr2bn1ij9e
@user-zr2bn1ij9e Ай бұрын
Allaha u naxiisto wlh i jaabo wala naxay sidi inu hada dhintay qabriga wasac allaha uga dhigo 🤲🤲
@ruweydiinalaky7541
@ruweydiinalaky7541 28 күн бұрын
5wiil siil mameceyso miya heblayo mameceyso hdaleba maqloyaye mah mah miyabo mise anile siil ufasirtay sas mka wadin😂😂
@RaxmoMaxamed-t3m
@RaxmoMaxamed-t3m 28 күн бұрын
Asc
@user-gn4op6ny8e
@user-gn4op6ny8e Ай бұрын
Sorr ijapo xanun waaa Aragtay
@CabdoAxmet-rq3rc
@CabdoAxmet-rq3rc Ай бұрын
Asc masha allah masha allah masha allah masha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 17 күн бұрын
Kkkkkkkkk shan wiil shito ma maceyso aqwaan 😂😂😂😂
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 17 күн бұрын
🙈🤣🤣🤣
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 43 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
President Of Somalia 🇸🇴 |||| Ku Baro Luuqadda English Afsoomaali.
8:58
kulmiye Private 🏫 School
Рет қаралды 88
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 08.08.2024
15:17
BBS Somali Radio
Рет қаралды 309
#farxiyotawakalfamily DUULAAN AYAA #MINYARADII IGU SOO QAADAY ANIGASE WAA.!.Q.1AAD
32:30
KAQARI AYAY ITIRI HOOYO INAAN GUUR SOOMARAY MAXAASE IGA RAACAY
30:42
Енот Тема накопал червей и принёс Лене 😨🪱
0:59
Тот самый енот Тёма
Рет қаралды 1,9 МЛН
Маленький Воришка 😂
0:31
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,4 МЛН
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
0:19
ГЛЕНТ
Рет қаралды 2,1 МЛН