#farxiyotawakalfamily

  Рет қаралды 38,634

FARXIYO TAWAKAL FAMILY

FARXIYO TAWAKAL FAMILY

6 ай бұрын

‪@FarxiyoTawakal‬

Пікірлер: 130
@Hafsonor22
@Hafsonor22 6 ай бұрын
Qosol la fuuray markee naagta dishay ifraax wlhi waa fariid naagta hooydeed u aartay😂😂😂
@tressahassan8947
@tressahassan8947 6 ай бұрын
Xumantan😢ku soobadaneysa😢ragan anigu😢waan yabay😢alow nagu🎉rasaqhablo wacan🎉sida ❤ifrax❤❤❤❤guuleyso adiga iyo wall alaha ❤❤❤subax wanagsan soomaliyey ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@monaduale2364
@monaduale2364 6 ай бұрын
98% of Somali fathers are like this so I am not surprised about this story
@fadumohassan7608
@fadumohassan7608 6 ай бұрын
Its our reality unfortunately 😢
@bisharoabdi180
@bisharoabdi180 6 ай бұрын
True wa deadbeats 😢😢😢
@nusaybamohamed3685
@nusaybamohamed3685 6 ай бұрын
Facts. And still there are few good ones and alhamdulilah my dad is one of them. May Allah protect him ❤ and all the good ones. Ameen ya Rab
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 6 ай бұрын
Masha allah nin gacal ma ah ee gacal rabi ka siiya la dhahay Caruurteeda waxa taray Asaga meel xun u danbeen doona qofna dhibka kuma waaro aduunku wa maalmo
@ifraaxmaxamud1268
@ifraaxmaxamud1268 6 ай бұрын
Waa naag nol samidey sas ka rabaa❤😊
@ZacdiyaZiman-hw4zc
@ZacdiyaZiman-hw4zc 6 ай бұрын
Jecliya qofka dhiga leh ifrah wa igu banantahay
@msswiilo
@msswiilo 6 ай бұрын
Ifraax waa sideyda oo kale wllahi hooyadey qofkii hadal xun dhoho waligey ma iloobo😢
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 6 ай бұрын
Walee Ifraax fariid bay ahayd jecliyaa dadka dhiiga leh maamaduna ayadaa is bahdishay inay mar hore dhexda xirato bay ahayd laakiin waxaan sugu la ahay odaygii iyo naagtii sabsiga ku dhici doona
@nafisajama4405
@nafisajama4405 6 ай бұрын
Gabadhu waa fariid. Hooyadeed ciisha kabixisay. Gabdhaha qaarkood nin ay alfa kan lahaayeen dhib iyo balaayo kale faraqa soo gashan laheyan. Gabar karti iyo caqli hooyadeed iyo walaalaheed unoqotay
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 6 ай бұрын
Allah maxaa nin badan qiyaamaha imaandoino oo dhinac u qalocan
@nazmahassan3428
@nazmahassan3428 6 ай бұрын
Abaayo farhiyo shee koyin ka Hal mar noo soogali sugoow ga xanuun waye
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 6 ай бұрын
Odogaa xasiiidsaanaaaa maxaan dhahaaaa sorry hooyo macan 😢😢😢
@Adoontiale
@Adoontiale 6 ай бұрын
Ilaaheey aabyaasha qalbigooda hanoosoojeediyo ani aabahey wuunool yahy wuunalajoogaa lkn weli hadal naxariisbadan kuama arag ama aabo kaalay imadhihin laabtiisa waligay magalin ani iyo asi iyo caruurta dad kala ajanabiya camal ayuunoola dhaqmaa 😢😢😢
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 6 ай бұрын
Waa xanuun wlhi abaayo asaga inana naxaris laso sina la arkaa
@Adoontiale
@Adoontiale 6 ай бұрын
@@sacdiyaomar4726 walaahi waxaan layaaby aabo jaceyl mataqaanaa aan dhhy waxaw dhahy jaceyl ilaahey igumarodo ilmaha yar ooey hooyo udhshay haday ooyaayaan inaw haraatiyo maahne inaw qaado woow ka Ash ashaa
@asioaxmed875
@asioaxmed875 6 ай бұрын
😢😢😢😢
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 6 ай бұрын
Alaa ala alaow hakaa goyiin gacanta dill eydaa dulmii leyda ah wasaqada aah ala abaayo mac mc mac maac❤❤😂😂😂 diill dalimada hoyda uu hili hoyoo waa qalii alaow tool hanoo wayiin naaag nooll xabibti
@mohamedabdikarinmohamed4081
@mohamedabdikarinmohamed4081 6 ай бұрын
@FardowsaKasim-cp9dk
@FardowsaKasim-cp9dk 6 ай бұрын
Aniga iyo walashey aya tunay xaska aabe hooyo 9 udhamaday kuso duushay fol ah bangad uso qadatay anigo 12 jir ah iyo wlashey 14 jir ah garacnay ila hada way naga cabsata hoyo mcn wa dhimatay alle ha u naxariisto 2 xaas aabe naftode noga baqaan wlhi 😂😂😂😂
@CaishoCabdul-rq1tz
@CaishoCabdul-rq1tz 6 ай бұрын
​@@FardowsaKasim-cp9dkgesiyad adiga iyo walalaha is garab istaga is jclada hooyo allaha u naxaristo yan janis leyku helin nag wx mahilmante
@FardowsaKasim-cp9dk
@FardowsaKasim-cp9dk 6 ай бұрын
@@CaishoCabdul-rq1tz haye abyo hada wan is jclnhy alx shartoda alle hanaga xijaabo i.a
@UbaxCabdixakiim-xs2sz
@UbaxCabdixakiim-xs2sz 6 ай бұрын
M.a wlhi wa gbr yro karti bdn
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 6 ай бұрын
Subxaanalah maxa ka qaldan abaha😢😢😢
@MmMm-jp8yu
@MmMm-jp8yu 6 ай бұрын
Ifraax baayo waxaa tahay fariid farxad kunoo loow iteey nonol jirto 🎉🎉❤❤
@user-ux7tj9hn4z
@user-ux7tj9hn4z 6 ай бұрын
Mansha allaha mansha allaha mansha allah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 6 ай бұрын
Dulmi ma fiicno ilaahow qof yaan dulminin anigana la i dulmin
@user-gn4op6ny8e
@user-gn4op6ny8e 6 ай бұрын
Dulmi badanaa wlly ha dhow buu dhihun icadi
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 6 ай бұрын
Ani waanba yaabee soomaalida xumaanta intay kasoo barteen diintana kuma dhaqmaan
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 6 ай бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 6 ай бұрын
Aabaha ilaahey kama baqaayo miyaa muxuu saas ugu silcinaa caruurta iyo hoyadood isagoo laba baabuur leh
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 6 ай бұрын
Waa😢 abayal..xanunsan😢intabadan 😢sorry xamda😢team.farxiya🎉ale🎉nama❤dayaco❤❤❤habeenku🎉hadiin❤wacnado😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 6 ай бұрын
Alla ciil badanaa war dumarow maskiinimada iska dhaaf hadii kale waa la idin duleysanaa maalinkoo bahdil kuugu bilaawo ka tasho inaadan ilmo dambe u dhalin ka horne iska ilaaliya iskuna ilaaliya
@nashaadnalka6004
@nashaadnalka6004 6 ай бұрын
Wlhi waa xanun lkn maba la yabayey wyo ani abahey o nol ayan agonimo kuso koray waligey .5abahey leyahay ma cunin Wlhi wanka dharan kara malinto hoyadey furay umul ayey ila ahed abahey manta hadi u dhinto Wlhi kulel iguma hayo adunka unecbahay
@nadiya078
@nadiya078 6 ай бұрын
Aabayasha somalida wa Saas badankod 😢 Agoon Aabo leh maqli jiray
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 6 ай бұрын
Si kasta oo uusan waxba kuu taking waa aabahaa adiga xaqiisa iska ilaali isaga
@user-gn4op6ny8e
@user-gn4op6ny8e 6 ай бұрын
Abyo.ha nicin waa walid Alla qalpigisa ha kuso jediyo
@nashaadnalka6004
@nashaadnalka6004 6 ай бұрын
​@@user-gn4op6ny8esiden u jeclada abyo asigaba yaranteydi marki aan daryel abanimo rabay ilmo kale ayu sinayey ani hoyadey ayu ila furay ilmahisa kale jacel iyo kol kolin ayu ku korsaday Anne agonimo ayan kuso kuray 😢
@nashaadnalka6004
@nashaadnalka6004 6 ай бұрын
​@@AyaanGaylanani xaq iguma lahan kuwo kol kolinayey ayu xaq ku leyahay ani agon abo leh ayan ahay hadi u dhinto iyo hadi u nol yahay ani wax ima taro 😢
@faraxmaxamud-gl1ok
@faraxmaxamud-gl1ok 6 ай бұрын
Tolow ragan xage lagayn akhiro 😭 alx allow abahay jirkiisa nar ka dhawr
@fatumaahmed2044
@fatumaahmed2044 6 ай бұрын
🎉❤❤❤❤❤ masallaa tabaraka❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@faisaibrahim3853
@faisaibrahim3853 6 ай бұрын
Cawa ana uhoreya wanislm dhaman
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 6 ай бұрын
Mashaallah ❤❤❤❤❤❤
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 6 ай бұрын
viv ifraax
@Ifrah-ws5nf
@Ifrah-ws5nf 5 ай бұрын
ifraax waa masha allha
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 6 ай бұрын
Wusixran yahay balayo alle kurid
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 6 ай бұрын
Iga tag naagta la.garaacy yaa la sii garaaca iga qabty dulmiga ma jecli inaad guuleystan bn rajeynya o aarsataan
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 6 ай бұрын
Raag Somalia wiil jecel xaasaskoda kala xiigsan aya laagu caadabaya 😢😢
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 6 ай бұрын
Wiil la ma jecla e waa xaasidin gabadi raban bi carurteda gaba socdan
@user-ce9kw8vn1r
@user-ce9kw8vn1r 6 ай бұрын
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 6 ай бұрын
Kas aabo mahan
@user-fp6zs1nk3x
@user-fp6zs1nk3x 6 ай бұрын
Asc gabadhaan okale wajeclahay❤❤❤❤❤😂❤❤❤
@asioaxmed875
@asioaxmed875 6 ай бұрын
Maxaa aakhiro xisaab taal😢😢
@maidaabdinor7597
@maidaabdinor7597 6 ай бұрын
Ax xanuun badna😭
@Ishaa__Abdallah
@Ishaa__Abdallah 6 ай бұрын
Habo farxiyo quruxbadan thanks ❤😍💋
@NimcoNimcomohamed-zv6ei
@NimcoNimcomohamed-zv6ei 6 ай бұрын
😢😢
@abdullahimohamedwiire8821
@abdullahimohamedwiire8821 6 ай бұрын
Soorr😢😢
@marymoabdulkadir6804
@marymoabdulkadir6804 6 ай бұрын
alla ciil badana
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 6 ай бұрын
ilahay abarki gabadha ifraax lo bixiyo amaa iyadu ilmaheda ula baxda way dhibtota imisa ayan arkay
@FOULAHI
@FOULAHI 6 ай бұрын
Wallahi waa fariid
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 6 ай бұрын
Thanks 😊
@nuraabdirahman421
@nuraabdirahman421 6 ай бұрын
Hamdi waa naag nool wale 😂😂markay naagta garacysy ina ani garacaya isku maleyy wllhi 😂😂wax la😂cuno wey ka daranthy masibada ❤
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 6 ай бұрын
Aduun wayee wlhi sorry wlhi
@ridwaanyussuf781
@ridwaanyussuf781 6 ай бұрын
Wallahi sidoo kale aad ban uugu farxe markey dhahde wan go gooste
@malyunabdiwali
@malyunabdiwali 6 ай бұрын
Laso daqso qybta kala
@user-uz4jr7vf9y
@user-uz4jr7vf9y 6 ай бұрын
Asc abaayo farxiyo ❤😊
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 6 ай бұрын
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah wey helaayaan dulmiga iyo kibirka caruurtaas la deyriyey aaqirka ayagaa loo baahan
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 6 ай бұрын
Macsokor
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 6 ай бұрын
waalagu😢 yaqan abayasha😢 soomalida😢 alaha sohadeyo😮sorry wll 🎉🎉🎉🎉🎉habeenwanagsan❤team❤farxiya❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@bushescabdullah7915
@bushescabdullah7915 6 ай бұрын
Axx sorry ifraax wllhi ciil baa la oye wllhi abayasha qaar cadaab baa udambesa
@FartunhusseinHussein
@FartunhusseinHussein 6 ай бұрын
Aniga shekoyinka hal hal uma dhagesto kuli wa isla suga iney igu kala go'do majecli😅😅😅
@user-qc5jb8bd3t
@user-qc5jb8bd3t 6 ай бұрын
First 😂❤
@smilepoi
@smilepoi 6 ай бұрын
pyot sheekada aawey 😢
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 6 ай бұрын
Waarbal haleyga ralii ahado wlhi sheekoyinka qaarr waxan moda inan dheextaganahay ayaan is modaa😂😂 ciiill waxaan soo qorayo waar umahayyo sorry xabibati
@FardowsaKasim-cp9dk
@FardowsaKasim-cp9dk 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂 ana kula mid ah
@hamdimaxamed3531
@hamdimaxamed3531 6 ай бұрын
😂😂alah cawada magaceyga u jeeda 😅😅
@ashaibra2686
@ashaibra2686 6 ай бұрын
Wacaleykum Salam warahmatulahi wabarakatuhu qisada xamda hadana ifraax farxiya cadey waside
@canabmaxamuud6990
@canabmaxamuud6990 6 ай бұрын
Wcs ax ax abe xun dhah uf uf uf ilmaha suyeley aqas 😭😭😭😭
@hanadqasal7329
@hanadqasal7329 6 ай бұрын
Masha allh❤ Farxiyo Tawakal ❤
@user-rj9ym9dq1x
@user-rj9ym9dq1x 6 ай бұрын
Wcs. Abaayo 😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 6 ай бұрын
War hedhe shekada nagta ayaaba cil iga haya alow meshaas ha ii geynin uff dheeh
@Inacarale
@Inacarale 6 ай бұрын
Cawada lix qof lee iga hormarty😅😅😅
@nadiifoxasanali4746
@nadiifoxasanali4746 6 ай бұрын
Naag nool weye
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@juweriyaahmed7095
@juweriyaahmed7095 6 ай бұрын
Subaxnallah Kas Abe mahan musiibo wye 😢😢
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 6 ай бұрын
Dadkaaan af dheeri ma daayaan ana af jabis ma daayo
@maryanYussuf-jn6zr
@maryanYussuf-jn6zr 6 ай бұрын
Wsc🎉
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 6 ай бұрын
Aabayasha soomaliyeed ayaaba SaaS u badan
@samiyacismaanahmed5210
@samiyacismaanahmed5210 6 ай бұрын
😢😢😢
@MariaHani-op2hv
@MariaHani-op2hv 6 ай бұрын
Waasoo dhacday❤❤❤
@DuniyoXuseen-my1iu
@DuniyoXuseen-my1iu 6 ай бұрын
💗💗💗👍😢
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 6 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 6 ай бұрын
Ifraax fariid iga dheh
@AHIkids
@AHIkids 6 ай бұрын
Aabe xun weeye
@caynicabdulahixuseen2681
@caynicabdulahixuseen2681 6 ай бұрын
Sorry 😢😢😢😢😢
@Ramlosh
@Ramlosh 6 ай бұрын
Sorry 😢😢😢
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 6 ай бұрын
Wsc
@nastehoabukar
@nastehoabukar 6 ай бұрын
Waxan layabay dadka naagta nacaayo ilmaheda rabo aqlaq xumo
@hodaacdi699
@hodaacdi699 6 ай бұрын
Waxa soo kale abo lama yidhado
@alizamoha4845
@alizamoha4845 6 ай бұрын
Wlhi inee ani igu dhacooso cml ciil iga haayo aabaha iyo naagta 😂😂😂
@hodaacdi699
@hodaacdi699 6 ай бұрын
Hadhow na iyaga loo bahda
@user-gf8cc7mk2q
@user-gf8cc7mk2q 6 ай бұрын
Qofkii dhib ka haysta ka hadla waa inkar ba ladhahayaa aniga xata sas oo kle baa reer abahy idhahaan
@user-gn4op6ny8e
@user-gn4op6ny8e 6 ай бұрын
Iyagaa gajo ah maxy shid ka shegayaaan ish
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 6 ай бұрын
Tun ku miir beel kalbadda
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 6 ай бұрын
Dumarka waa layaabay ninku haduu xunyahay oo aad aragto kiiyoo xumaa inuu naag raacay dhasha iska ilaaliya intaad uhaysid ku kori wax dambena ha udhalin wacalka candhaba yaan lasiin laga googa
@bisharoabdi180
@bisharoabdi180 6 ай бұрын
Saxiix wlhi❤
@Hafsaherbal
@Hafsaherbal 6 ай бұрын
Kow ahy😂
@ladanyusuf5211
@ladanyusuf5211 6 ай бұрын
😢 😢😢😢😢😢😢😢😢sorry
@user-gn4op6ny8e
@user-gn4op6ny8e 6 ай бұрын
Inanta ma ifarh baa mise xamda
@MiskiShoptah-ln1kb
@MiskiShoptah-ln1kb 6 ай бұрын
Farxiyo cawa waa soo dahay soryy qofka 230aad oo like sary ahaa❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-pv6lz5pc7i
@user-pv6lz5pc7i 6 ай бұрын
Asc rer comments
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 6 ай бұрын
Ciil weyna
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 6 ай бұрын
Farxiyo qisada kor xamdaa ku qoran adne ifraax aa leedahay
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 6 ай бұрын
Ifraaxda Lee ku wad
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 6 ай бұрын
Sfcn fari ifraha kuqoran
@HanyMohammed-my2zh
@HanyMohammed-my2zh 6 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌👌🤲🤲🤲🤲
@ifraxmuuse8738
@ifraxmuuse8738 6 ай бұрын
Ciil badana cawa dhan waxa niyesanaye ina kulatumoyo farxada ba lajogi waye hade noshahay tas wali sakarad ka hakudhibo dheh
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 6 ай бұрын
Ifraxey abaayo macan aduun cill wayala qoof aan waxaba kudheren haku dulmiyo yaqey meelan jogo ma aqan
@ifraxmuuse8738
@ifraxmuuse8738 6 ай бұрын
Haa wllhi qofa wax kudheren hakugu dul soc do uf ifraax wllhi dhige lehed lkn ani fuleya ahay
@NaciimoCali-qj2cw
@NaciimoCali-qj2cw 5 ай бұрын
Like me ❤
@MariaHani-op2hv
@MariaHani-op2hv 6 ай бұрын
Qisada ifraax mise xamda seee
@user-po1cp1er5e
@user-po1cp1er5e 6 ай бұрын
Waa ifrax magaca gadaal laga badaoey abyo❤
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 6 ай бұрын
Balaayo faruur qaloocan tii naag labaad aheydey
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 6 ай бұрын
Naag labaad dhan ma xumo abaayo ani iyo minweynta sxbo nahay is caawiya ninka lee u tashta gabdho koley nin naag daynmaayee
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 6 ай бұрын
@@mcnbadanhooyadeey3831 ilaahay ha isku kiin barakeeyo
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 6 ай бұрын
@@mcnbadanhooyadeey3831 lkn naagaha labaad markasta waaa loo eexdaaa
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
#farxiyotawakalfamily INTEY IGU MAQNEYD AYAAN HORUMAR SAMEEYAY ANIGA...Q.1AAD
32:47
gabadhii kartida badneed iyo dhiira galinta dumarka part2
10:04
Miss ruun chanal
Рет қаралды 59
WAAR DAG DAG AH
26:21
JUBA TV
Рет қаралды 1,3 М.
#farxiyotawakalfamily DUULAAN AYAA #MINYARADII IGU SOO QAADAY ANIGASE WAA.!.Q.1AAD
32:30
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН