No video

#farxiyotawakalfamily

  Рет қаралды 41,537

FARXIYO TAWAKAL FAMILY

FARXIYO TAWAKAL FAMILY

10 ай бұрын

#farxiyotawakal

Пікірлер: 140
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 10 ай бұрын
Farxiya dadka ku leh sheekada wad isku khaladaa ayagaa wax ka khaldan yihiin sababtoo ah ana waxaanba la yaabaa sida cajiibka ah oo aad sheekada adoon meel ka akhiriyeyn aad u xasuusatid didii inay adiga ku dhacday Masha allaah ilaahay miskaxdaada hakuu daayo abaayo.
@rahmacalisheikh2934
@rahmacalisheikh2934 10 ай бұрын
Waa joognaa dadka samaanta jcl waana joogny waana joogaynaa haduu Alle idmo ha ujoojin farxiyo cdy
@fatmabashir4951
@fatmabashir4951 10 ай бұрын
Masha Allah habo waxad tahay qofka kaliyaa aan sugo muqaladeeda Allow cimri deer kusii wax kudiba ma aragtid habo qofki ani igaranayo adna wuu kuyaqaana qof walba aan barto marka laiweydiyo social media ya ka firsata adiga waye runti qisoyinkaga wax bdn kafaaiday wax bdn kabartay love you habo farhiyo ❤️
@user-fo8gq2yb9j
@user-fo8gq2yb9j 10 ай бұрын
ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah waqti dhawow 😢 yarbi 😢
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 10 ай бұрын
Masha Allah wallee inaadan waxba isku qasin si sharafle ayaad usoo gudbisaa hal xabo iyo laba aad hilmaantayna qofka wax wayn ka dhigaya isagaa is dhibay
@Nasro283
@Nasro283 10 ай бұрын
Wcs wan ku salaamay farxiyo caday hore u soco waa run kumbiyuutur ma tahid ee allah ha ku xafido😂😂😂😂😂
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 10 ай бұрын
Asc abayo farxiyo cadeey mashallah Mashallah Allah h ku xafido amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰👍
@leylomaxamedyuusuf8291
@leylomaxamedyuusuf8291 10 ай бұрын
Dadka qaar aa fudud,bini aadan aa tahay waa qaldami kartaa,anagaa ku jecel farxiyo qurux❤❤❤❤
@sahromaxamad9521
@sahromaxamad9521 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 10 ай бұрын
Wcs w wp mashallah farta quruhey
@SumayaOsmanAbdi-fw2yy
@SumayaOsmanAbdi-fw2yy 10 ай бұрын
Abyo farxiyo cdy kabdan aya u qalanta ♥️ 💖 koton kun waxbo ma ahan
@amira1438
@amira1438 10 ай бұрын
farhiya cadey sheekoyinka minyarada iyo minweynta hada heyso nogu so xiji hadey dhamato shekadan 😂😂😂😂
@awalenuro4947
@awalenuro4947 10 ай бұрын
Minyaro miyatahay mise wa noqon rabtaa 😂😂😂😂😂 Allah naga qabto Minyaroyinka hhhhh team minweyn idin awey????
@amira1438
@amira1438 10 ай бұрын
@@awalenuro4947 😂😂😂😂waa iska jaclahy minyaro iyo minweyn sheekadoda xuman igama ahan ee waa qosol qosol😂 mana ahi minyaro cadey
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 10 ай бұрын
​@@awalenuro4947team minweyn❤❤❤❤
@MaymunAhmed-on3kx
@MaymunAhmed-on3kx 10 ай бұрын
Masha.allah. Wll❤❤❤❤
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 10 ай бұрын
Farxiya abaayo macan somali da xaranta maxay ka helan aqira war aya jira waxan le yahay ilahey kabaqa xisaab dheer ayay jirto aduun wax yaar oo oo yaar wayee somali yey ilahey kabaqa wlhi xaran ta aad iyo aad ayaan u neecbahay xita dadka waxan ira war waxad cuneysan iska ega ma xalalba mark dumarka waxan le yahay waxad xaaqdaro ku qadatay ha cunin wlhi wakaso bexe aduun oyo aqiro tona kuma rona ogaw
@luulabdi8028
@luulabdi8028 10 ай бұрын
Salaan sare Farxiyo, aad iyo aad ayaan kaaga mahad celinaa sida waqtigaaga noogu soo hurtay Masha Allah. Abaayo waa run hadalada waa laysku qaldikaraa laa ba’sa. Ee ha u bixin. Sheeko in la xifdiyo not easy. So thank you sis
@hibaqxusen5668
@hibaqxusen5668 10 ай бұрын
Ala sheekadan marki laso dhamays tiray aya dhagaysanaya😂😂 farxiya masha allaah qurix aya tahay manta❤❤❤
@zuweydaxuseen2438
@zuweydaxuseen2438 10 ай бұрын
Same nahay 😂😂😂😂
@fatushfiican8227
@fatushfiican8227 10 ай бұрын
Ani cml tahay dulqaad malihin 😂😂
@user-xp7iq8db4p
@user-xp7iq8db4p 10 ай бұрын
Ani xataa dulqaadmalihi❤
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 10 ай бұрын
Waa yaabe naag wax qayaameys no keen dumar hadaan nahay jab ma yaree maxaa dhacay sir naageed lama salgaaro gabar ah ii sodeydey abaay farhiyo
@farhiaissahaji2878
@farhiaissahaji2878 10 ай бұрын
Asc samiyey singal mother aa😂😂😂😂😂
@Queenmalyun
@Queenmalyun 10 ай бұрын
Mashaallah❤
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 10 ай бұрын
Farxiyo mansha Allah bage ka waadku qurux badan tahay midabkaas baan kugu ogahay
@hibojama9367
@hibojama9367 10 ай бұрын
Kkkk gabadbu waa xas
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 10 ай бұрын
@@hibojama9367🤩🤩🤩
@basracalixasa7567
@basracalixasa7567 10 ай бұрын
M,sha allh🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Risaalo-fn7zr
@Risaalo-fn7zr 10 ай бұрын
Abyo nega tiif ha ujojin horey usoco
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 10 ай бұрын
Sheekadan gabadha fariid maanta no keentay faraxiyo ❤❤❤😊
@user-pu6sy6hl8n
@user-pu6sy6hl8n 10 ай бұрын
❤❤
@user-ce9kw8vn1r
@user-ce9kw8vn1r 10 ай бұрын
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah abyo
@saadiaali9735
@saadiaali9735 10 ай бұрын
Warun habo biniadam thy dhag haudhigin guleyso inshallah ❤❤
@shamsocali8472
@shamsocali8472 10 ай бұрын
Wcs farxiyo cadey hppti ❤❤❤❤❤
@jamadbarrow344
@jamadbarrow344 10 ай бұрын
Masha allaah Abaayo
@yasminmuqtar1229
@yasminmuqtar1229 10 ай бұрын
Sa u jeclahay lee shekoyinka qiyanada
@user-ti5pr1zh3m
@user-ti5pr1zh3m 10 ай бұрын
Wcs habo mcnto ❤❤❤❤❤❤
@user-ym4tz8kl5v
@user-ym4tz8kl5v 10 ай бұрын
Jimca kariim xbbti❤❤❤
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 10 ай бұрын
Ka soco shaqo laan baa hayse
@axmedbuundo6962
@axmedbuundo6962 10 ай бұрын
Qeybta labaa d aaway❤❤❤❤❤
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 10 ай бұрын
Ana uso horeyay malahan cawa cajiib
@MmMm-jp8yu
@MmMm-jp8yu 10 ай бұрын
Masha Allah waaigu so cotaa sheekada.
@shamsohassan7503
@shamsohassan7503 10 ай бұрын
Maash Allah ❤ ❤ ❤ 🤲🤲🤲
@AyaanCismaaan-is6vq
@AyaanCismaaan-is6vq 10 ай бұрын
Barti 2 plz
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 8 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@user-qj3jp9eo9f
@user-qj3jp9eo9f 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@SawsanAbdi-wd6nr
@SawsanAbdi-wd6nr Ай бұрын
Caleek ya Fatxiya noolow habibty
@salahmuhumed78
@salahmuhumed78 10 ай бұрын
Asc
@maryanmohamed319
@maryanmohamed319 10 ай бұрын
Mashaallah ❤❤❤❤
@user-xp7uu9od2h
@user-xp7uu9od2h 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤ walaly shekathatha kudafraaaaaaaaaaa😢
@user-lc6tk6xy1x
@user-lc6tk6xy1x 9 ай бұрын
Masha allh
@user-et7jc1bd9d
@user-et7jc1bd9d 10 ай бұрын
Habo 😘😘😘😘😘😘
@xasancali1298
@xasancali1298 10 ай бұрын
Farxiyo tawakal abayo gabar h.g ah ayaatahay oo qurux badan❤
@FardowsoAbdiqadir-xj7xu
@FardowsoAbdiqadir-xj7xu 10 ай бұрын
Masha allha ❤❤❤
@awalenuro4947
@awalenuro4947 10 ай бұрын
Dadka UK qabow u malenayo allow ya Canada keena cashar ay u noqonlahede
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 10 ай бұрын
Uk anigaa ku nool sidii here qaboob uma aha
@awalenuro4947
@awalenuro4947 10 ай бұрын
Uk qabow malaha lkn it rains in and out
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 10 ай бұрын
Jimcewanagsan habo hablow raganha.amininina🤩🤩💎👑👑👑💥💥💞💝
@user-ri7bc6ms3p
@user-ri7bc6ms3p 7 ай бұрын
Farxiyo abyo alahaku dhawro❤❤❤❤
@sadacyuusuf3820
@sadacyuusuf3820 10 ай бұрын
Masha allah farxiya ilahay darti ayaan kujeclahay❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-rl2ke4on9k
@user-rl2ke4on9k 10 ай бұрын
Masha allah
@shamsohassan7503
@shamsohassan7503 10 ай бұрын
Mahadsanid abaayo farxiyo ❤ ♥ 😍 💖
@Zuzu-Moha
@Zuzu-Moha 10 ай бұрын
Wcs xabibti wax kasto anagaa ku gu jecel qaladka neh qofaa qaldamin neh ma guuleysto love you forever 💋🫶🩷
@user-bk8tg6zu9x
@user-bk8tg6zu9x 10 ай бұрын
❤❤
@user-zg1hn8nc7l
@user-zg1hn8nc7l 10 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@naciimocabdulahi-ow2mf
@naciimocabdulahi-ow2mf 10 ай бұрын
Maqaldame waa alah horo usoco my sister
@user-lw6cr1po6n
@user-lw6cr1po6n 10 ай бұрын
Farxiyo abyo Io hbaryr ba wlhi waa Ku jeclhy mardhaw kugu Sooo biiire anoo stress ihayo wllhi waa kugu nafisaaa ❤waana jeclhy sheekoyin ka nooga shekeso keep going
@felismohamed634
@felismohamed634 10 ай бұрын
Iska da daka warkoda abayo horay usoco anage naku socotaye la antadu wa abar Alah ku dayo ❤❤❤❤❤❤❤
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 10 ай бұрын
Single mother nin ah 😂
@JamiilaHaji
@JamiilaHaji 9 ай бұрын
Hhh single father ey kawaday afkaa ka daffy farxiyo
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 8 ай бұрын
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🥰👏👂👑❤️🌹🎁
@FadnaMohamed-hl5zu
@FadnaMohamed-hl5zu 10 ай бұрын
Wcs
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 10 ай бұрын
Farxiyo salama Caleykum ❤❤❤❤
@Xaawojamac-vl5pq
@Xaawojamac-vl5pq 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 10 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 10 ай бұрын
habeen wanagsan dhamaan ❤❤❤❤🎉🎉🎉hawenku kuma wanaqataan ragan washay ❤❤jimce wanagsan
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 10 ай бұрын
❤❤❤
@Deeqocabdinasir-vu1nc
@Deeqocabdinasir-vu1nc 10 ай бұрын
part2❤
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 10 ай бұрын
Wan kula soo bilabay KZfaq farxiyo qaliyeey❤❤❤
@NimoMahamad-oo4dt
@NimoMahamad-oo4dt 10 ай бұрын
Wcs abayo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-ds4sx8pq5h
@user-ds4sx8pq5h 10 ай бұрын
Habo m.a
@najmaahmedisse-cv9um
@najmaahmedisse-cv9um 9 ай бұрын
Wlhi mamo farxiyo shekoyinkaga wan jeclahay her waxan mara ay hoyo dey idhado adi sad shekoyinkan udhageysaneyso gurba in ad kasasto kaga baqoya iska dhafa shekoyinka markasan dhahay hoyo san la ii doqomeysan ban udhageysana shekoyinka si an ubarto dhagarta raga marka mamo hormar wacan ku rajeyna ceb malihide
@asliabdullahisaced2945
@asliabdullahisaced2945 10 ай бұрын
Wcs abayo mcn ❤❤❤❤❤
@farxiyomaxamadaadam6429
@farxiyomaxamadaadam6429 10 ай бұрын
Asc habo sthy mcnto
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 10 ай бұрын
Waaw heer kambo amxaaro is muujiya hee cawa farxiyo like ta ku so qufa ❤❤❤ xudunteyda ku duugan kambo amxaaro 🎉🎉🎉🎉
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 10 ай бұрын
Waanba ku hausanaa farxiya quruxeey biniaadam baa thy waana wax iska caadi ah waxaas soomali way fiirfiirsi bdn yhn
@namzasharif885
@namzasharif885 10 ай бұрын
Asxabey shekadi dahran mel igu shegay
@kaltuumosh.cusmaan2625
@kaltuumosh.cusmaan2625 10 ай бұрын
Sheeko macann waaye❤😢
@zahraelmi1137
@zahraelmi1137 10 ай бұрын
Hore u soco
@Sucdimaxamed-jp9kx
@Sucdimaxamed-jp9kx 10 ай бұрын
Mcnteyda anaga kujecl dad xun ha uistaain ❤❤❤❤❤
@user-dg3vp2bq1s
@user-dg3vp2bq1s 10 ай бұрын
Faraxsanteeni wakusalame ina adereey xita hadii aad ben nosogudbiiso sidaas anaga kugujecel runtii horey usoco waliga gadal haeegiin midedakale waliga wax malayacnii nomasogudbinin wayo waxatahay Dirigaliso,wanagsan intaba Qisoyinkana ani ahanteeyda cibro qadasho ayey inotahay waxan umahadcelinayaa wilasha iyo gabdhaha qisoyinka kudeceen oo hadane nalasowadageen ila iyo 2021 bishi 5 ayan kuguxirnaa hay waxbadan ayana kafaidde
@Ikraan-zc1lu
@Ikraan-zc1lu 10 ай бұрын
Dhibmalahan abaayo macaan
@user-hc9nh8hk7h
@user-hc9nh8hk7h 10 ай бұрын
Mansha allaah ❤❤
@EMMA__7-x4i
@EMMA__7-x4i 10 ай бұрын
Shekaadaan cml ayaa imareesa
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 10 ай бұрын
Wcs waa dhownahey.
@muhiimhasan3100
@muhiimhasan3100 10 ай бұрын
Qalbiyey mlin walpo wan kudawadaa lkn coment mabixiyo ee haujawabin ddka negativeka ah ❤😊
@alimahmud9146
@alimahmud9146 10 ай бұрын
Okay
@FartKhalid
@FartKhalid 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 10 ай бұрын
Wcl sister ❤
@user-iz6cd4nb5l
@user-iz6cd4nb5l 10 ай бұрын
Wcs ❤❤❤❤habo ❤❤❤❤
@maryamacubeyd3976
@maryamacubeyd3976 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Bilan_nura
@Bilan_nura 10 ай бұрын
farxiyo abyo single mother miya ninka single father dheh yaqey hana ceybeyn ❤❤❤
@FardusMaxamed
@FardusMaxamed 10 ай бұрын
Farxiyoy single father dheh single mother mhe😂❤❤
@FartKhalid
@FartKhalid 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 10 ай бұрын
😂😂😂😂
@user-zg1hn8nc7l
@user-zg1hn8nc7l 10 ай бұрын
Habo ilaaheey Haku deesto
@Ikraan-zc1lu
@Ikraan-zc1lu 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Naima_Muhuddin
@Naima_Muhuddin 8 ай бұрын
ناشاله فارحي ❤🤌🏻
@MaizoCabdi
@MaizoCabdi 10 ай бұрын
Wcs❤❤❤
@user-rg8jr7jt6v
@user-rg8jr7jt6v 5 ай бұрын
Abaayo mcn waxlee nosheeg aadhagesano😂😂😂
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 10 ай бұрын
Asc xabiibti waxaa dhaha daa single father no single mother
@fardowsoyussuf3378
@fardowsoyussuf3378 10 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️💪💕💕💕💕
@arafatabdi935
@arafatabdi935 5 ай бұрын
🎉
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 10 ай бұрын
Wsc
@user-rl2ke4on9k
@user-rl2ke4on9k 10 ай бұрын
@MadadIsmail-hq3gi
@MadadIsmail-hq3gi 10 ай бұрын
Asc macnto huray usoco inta wanaag san ayaa kabadan
@laylalabdi4683
@laylalabdi4683 10 ай бұрын
Waasaxabaayokasoco
#farxiyotawakalfamily ILMO MA #DHALEYSEE! HANTIDA KA QAADO AYUU IS LAHAA...Q.2AAD
28:54
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
Cunoyinka u wanagsan dheefshiidka
2:55
Amira Health Diet
Рет қаралды 401
#farxiyotawakalfamily WAXAAN KA DHAQMI LA AHAY HOOYADEY IYO GABDHAHEEDA..!Q.1AAD
28:41
GUURKII LAYAABKA LAHAA EE MAAJID IYO QAMAR QISO CAJIIB BADAN
24:34
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 13 М.
Lacagta aad save gareyso ma ku noqota oo cunta?? Qorshaynta dhaqalaha
21:54
Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Рет қаралды 24 М.
#farxiyotawakalfamily WAXAAN KA SHALAAYEY IN AAN #MINYARO NOQDO!Q.1AAD
27:06
FARXIYO TAWAKAL FAMILY
Рет қаралды 38 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН