#farxiyotawakalfamily

  Рет қаралды 29,643

FARXIYO TAWAKAL FAMILY

FARXIYO TAWAKAL FAMILY

27 күн бұрын

‪@FarxiyoTawakal‬

Пікірлер: 104
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 25 күн бұрын
Cuntooyinka ugu nafaqada bdn ee caruurta lasiiyo wax ogow kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 25 күн бұрын
Show badanaa oo ninku dhaqan xumaa Mey dhahdo ayada orodoo la seexo cuntane hakuu kariso wah waxaa adi iska dhigto lee tahay gabarey dulqaadka qaar xumaaaa😂
@Afkar12380
@Afkar12380 25 күн бұрын
ninii hore wuu saxsana nin gabadh reer leh u soo qoraya iyo naag ihihi sii leh.....balaayo ayaa ka soosocotay/.
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 25 күн бұрын
@@Afkar12380 Haa walee ninkeeda bilaash Uma feerin musiibada😅
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 25 күн бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵
@farxiyotawakalfamily2926
@farxiyotawakalfamily2926 25 күн бұрын
SCW SCW
@Nimcomaxamed-vi6xk
@Nimcomaxamed-vi6xk 24 күн бұрын
Scw scw scw scw scw
@kaafiyocabdulqadir5996
@kaafiyocabdulqadir5996 23 күн бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@nasteexoxaanshi1145
@nasteexoxaanshi1145 22 күн бұрын
Dadka canka unbad reply ugasha somha sorry 😔​@@farxiyotawakalfamily2926
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 24 күн бұрын
Salamad minkuli afad ilhwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@yasmiinabdi9848
@yasmiinabdi9848 24 күн бұрын
Qisoyinka haplaha masakinta Ciiil baba iga qabta Side shaqo xumada io hadalka qalafsan iila yimada xaar hada ukeno wa inuu cuna wacalka😂😂😂😂💔
@user-cu4zm8rj5p
@user-cu4zm8rj5p 23 күн бұрын
Hhhhhh waa sidaaaa no jiljileeec
@Qaaliyey576
@Qaaliyey576 25 күн бұрын
Alla farxiyoy saku Jeclhy Lee Alle nagama ka qaado Videogaga Malinta Fiirsan mln maba i ahan wlhi 😭❤️❤️❤️
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 25 күн бұрын
Bismilah❤ootugaa kuheshe ,sorry🎉wll alaha🎉ku asturo team farxiya Salan gobeed
@user-wu9co6wj9p
@user-wu9co6wj9p 25 күн бұрын
Naag cuntadeda miyu horteyda ku amaani karaa madaxa kajabi lahaa wasaqa😂😂😂
@tressahassan8947
@tressahassan8947 25 күн бұрын
Hablow 🎉ninkina hakayelina amaan mid kale🎉hadii uu jojinwayo😊adne raga jaarka amaan🎉ulafariso kaas socodkisa🎉kahelaa🎉kaas waa🎉udgonyahay🎉kasqosol wacanaa🎉wixilamid kawali اama🎉dhageyso 👿👿taas waanacas, nimo
@user-ii3iy1jr6x
@user-ii3iy1jr6x 24 күн бұрын
😂😂😂 sax wlhi
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 24 күн бұрын
Aqiro dhiib waye
@user-ce9kw8vn1r
@user-ce9kw8vn1r 25 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah guleso shukran
@NaciimoCabdiwali-eg4mz
@NaciimoCabdiwali-eg4mz 25 күн бұрын
Ana uhoreyo team farxiyo salaman❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 25 күн бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤
@niciimaali4149
@niciimaali4149 25 күн бұрын
Asc huno fadxiya wan ku salaamayaa
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 23 күн бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@MaqsuudFaarah
@MaqsuudFaarah 19 күн бұрын
14
@amira1438
@amira1438 25 күн бұрын
maskinsanaa istahil nin igu amanayo naag kale cuntadeda wajiga ugu dhufan laha cuntada dhan wasaqa
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku 25 күн бұрын
Wlhi wa runtaa lkn Wlley wa la kala dulqaad badanyey
@amira1438
@amira1438 24 күн бұрын
@@AzmaCabdi-qi8ku dulqad nacas waye kasi abayo wayo nin kugu bahdilayo naag asagada kasi nin maba ahana wayo xaskada hadey cunto kuso kariso ey xida wax ka qaldanyahy mahadsanid wa inu dhaha way oo naag heblaya ka cunto mac heblayo nagteyda wax mataqano. iyaah wlhi kasi cashira u dhigi laha ani
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku 24 күн бұрын
@@amira1438 wllo nimanka qarkood in xaas lo noqdaba ma is tahilan nagtuna wa tu aad ujilicsan caku
@SaabiriinAbdirahmaan-c6i
@SaabiriinAbdirahmaan-c6i 24 күн бұрын
Hhhh😂 😂😂😂 alla adi yaaaa
@amira1438
@amira1438 24 күн бұрын
@@SaabiriinAbdirahmaan-c6i alla anigaa 😂😂😂 xaa sameyay hee
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 25 күн бұрын
Asc Salallahu Calayhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@user-tz4cy2dm5n
@user-tz4cy2dm5n 25 күн бұрын
ku salin uabigena ❤❤❤❤❤
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 25 күн бұрын
wallah🎉aduunkan wax walba kafilo maskiinah sorrywll team farxiya babeenwanagsan❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r 25 күн бұрын
Habeyn lamida qliyey ❤❤
@NagadMcalin
@NagadMcalin 25 күн бұрын
Allah maxa naagaha Africa joogo mayac iyo suuro badanaa. Anigga oo shaqa aadayo ayya 5 cunug Canada 🇨🇦 kudhaley Illaheey ha ii dayee. Wax cunto nookariyana ma arkin. Hoya walba meeshaan ciyaal kudhashey waa sidaas. Gabdhaha Africa please suurada naga daya.😊
@SaabiriinAbdirahmaan-c6i
@SaabiriinAbdirahmaan-c6i 24 күн бұрын
😂😂😂
@hiboabuukar4
@hiboabuukar4 23 күн бұрын
Naaa suro ma ahane axl dheh ma qof asago xanunsanen cid inu ubahdo rabaa ma jirto
@AsmaFiican
@AsmaFiican 23 күн бұрын
😂😂😂😂wad iga qoslisay idinka wax maba karisaan isbuci malinki axad baldi baris karisan firijki galisaane😂
@user-vq1qw6ug7r
@user-vq1qw6ug7r 25 күн бұрын
Habo farxiyo tawakal seetay
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 24 күн бұрын
Wan ku salamey farxiyo cadeey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hami6hadaf
@hami6hadaf 19 күн бұрын
Subxanalaah❤❤❤ ninka asagaaba dumiyey rerkaa
@anjalifarmaanjalifarma9823
@anjalifarmaanjalifarma9823 25 күн бұрын
Anoo adi kufirsanin malinteydaaa madhameystirnoo farxiyoo😢❤
@AbdirahmanMohamedNoor-ic3oo
@AbdirahmanMohamedNoor-ic3oo 25 күн бұрын
❤😮 isku midanahay cajis daremaa m a allha kuba rakeyo habo farxiyo❤
@farxiyotawakalfamily2926
@farxiyotawakalfamily2926 25 күн бұрын
💓💗💜🙏
@RuweydaXasan
@RuweydaXasan 25 күн бұрын
Ana uhoreeyo 😂😂😂
@anjalifarmaanjalifarma9823
@anjalifarmaanjalifarma9823 25 күн бұрын
Qofkaa 2labadaan ahay❤
@AyaanXasancilmi
@AyaanXasancilmi 24 күн бұрын
Asc abayo farxiyo
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 24 күн бұрын
Niin naagtii saxiibkisa daamcey niin nuce waayee
@MonaAbdi-h3y
@MonaAbdi-h3y 24 күн бұрын
Qisooyinka Chanalkan ka dawado dumarka ku dhacday sabar badana😂😂😂 Ma anoo naag cuntadeda i amaana Aso nabad kusi fadhina
@raaidaarahmaanhussein9638
@raaidaarahmaanhussein9638 23 күн бұрын
❤❤❤
@user-gl9ob2fc8n
@user-gl9ob2fc8n 24 күн бұрын
Faridabad wakaguulaysatay😂😂❤
@Hafsonor22
@Hafsonor22 25 күн бұрын
Nin intuu I dhaho naag kaa cunto macaan aa u fadhinaaa miyaa wlhi Istaag ka ridi lahaa eyga 😂😂😂
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku 25 күн бұрын
Kkkkkkkk. Mana ku dhaly na qoftu cilby igu dishy
@ficaaneybeauty5156
@ficaaneybeauty5156 20 күн бұрын
Ciil ihayaa 😂😂
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 25 күн бұрын
Wsc
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 24 күн бұрын
Caruurta kala ween walaca walagu xanuun sadaa waa saax
@nacnaciyohaaji9301
@nacnaciyohaaji9301 17 күн бұрын
Dulmiga ayada leh doqonta uf see naag faca aa ka cunta macan ugu dhagesena uf
@msssuurobadan1548
@msssuurobadan1548 25 күн бұрын
Shekadan dhamadkeeda dhaqsi in lagaaro saan u rabo lee ciil bayba igu dishey🙁😒
@user-pz1ty4pm1o
@user-pz1ty4pm1o 24 күн бұрын
Part 3 la soo dhaqso
@NastexoAxmad-yq4lo
@NastexoAxmad-yq4lo 24 күн бұрын
Masha Allah ala.gabdha dulqad.mabana ani waxey kentay waba dadi.laha aso waliba daya ani😒
@nazreenabdi6642
@nazreenabdi6642 25 күн бұрын
Uffff naag iyo miyard iyo tiin lagoyo maxa kalaheysto aqas
@AyaanXasancilmi
@AyaanXasancilmi 24 күн бұрын
36:02
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 25 күн бұрын
Naa ninku saqajaansanaa naag la qabo qoraalo u qoro ayadase maxaa ka khaldanaa bisinka waan ka xumahay Istaahil inay saaxiibtaa saas kuu gashay owol baa la yiri naag saaxiib ma gasho.
@user-gn4op6ny8e
@user-gn4op6ny8e 25 күн бұрын
Amuuu isagu kafurtay ninka pala kucuntay
@iqracabdiqaadi
@iqracabdiqaadi 22 күн бұрын
Asc❤
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 24 күн бұрын
Maalintoo naag igu dul amaano aanba ka tashan lahaa sababtoo ah maxaa keenay inuu ka helay lee jirto naag soo dhaweysigeeda saan lee ka dhalato iyo kadaran
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 25 күн бұрын
Istaqfurllah madaxa la xiiray ku qoslay istahiley wa iga qoslida😂😂😂
@marymoabdulkadir6804
@marymoabdulkadir6804 25 күн бұрын
Timaha maxa u xiraty mrka acudu billh
@user-me1dy3jo8x
@user-me1dy3jo8x 25 күн бұрын
34:1😂😂😂😂😂😂
@Sahan12341
@Sahan12341 25 күн бұрын
😂🤣😂😂🤣😂
@nacimanacima4981
@nacimanacima4981 25 күн бұрын
Farxiyoy walaley chicken kas waxay marin jirti abayo ma igu cawisid ani xita hoyo yar ayan ahay cake xita sas ceyrin iga noqda ee
@nuuranalka6083
@nuuranalka6083 21 күн бұрын
Abyoy xawaaji yaal kala duwan le la mariyaa
@nacimanacima4981
@nacimanacima4981 21 күн бұрын
@@nuuranalka6083 hyh abyo shukrn
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf 25 күн бұрын
Bismilaah maxaa naagtiisa cuntadeeda wax uga sheegaa malaha naagta saaxiibkiisa kadhintay cunta macaanideeda ayu ku jeclaadey nag aan cunto karis aqoon ama aan gacan macaneyn yeysn isku guursan horta gacan macaanida maloo dhashtaa misa cuntada waxa lagu daro ayaa sifican uyaqaanaan naagaha gacanta macaan
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d 25 күн бұрын
Waa udhalasho ayaa filaa cuntada awalan shiil inbadan Bisley cusbadana uqiyaas aniga sidaa ayaa aamin sanahay
@Afkar12380
@Afkar12380 25 күн бұрын
maya wallo ...dadka cuntada maacani wauy ui fiirsadaan si degan way u kariyaan . kuwa kalana waa caksiga
@blossom8569
@blossom8569 25 күн бұрын
Waa la kala gcn mcnyhy waxaana sababeeso ufiirsashada iyo maskxda soo jeedo cuntda lgu karinyo
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 25 күн бұрын
Sorry abyo istahil
@NimcoHashim-c8q
@NimcoHashim-c8q 21 күн бұрын
😂😂😂
@idiriscumar3028
@idiriscumar3028 25 күн бұрын
Wlhi dumarka waxbarta lugumakaro war nio cuntada barta
@qaalidumar1302
@qaalidumar1302 25 күн бұрын
Ilaahow naag ba iyo ta kaseynin kugu aaadi waraa amiin sodheh
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 25 күн бұрын
​@@qaalidumar1302HHhH oo waliba miskiinimo aan aqoon oo waxy walaqdey waxn ehen usan cuni karin 😂
@MonaAbdi-h3y
@MonaAbdi-h3y 24 күн бұрын
​@@qaalidumar1302Amiin oo weliba kulul mrku wax ka shego cuntadaba indhaha uga firdhiso😂
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 24 күн бұрын
Marka nugushahay dadku kuma jeedan lkin mark cafimaad hesato lagama karoo
@user-wy8wr8pn2q
@user-wy8wr8pn2q 25 күн бұрын
🥰🥰🥰🫶🫶🫶🤲🤲🤲
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 25 күн бұрын
Meee afka kaga dhufato
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 22 күн бұрын
Gabadhu dulqad badana wlhi anigu furka ayan turi lahaa
@saabiriinciire955
@saabiriinciire955 21 күн бұрын
Haduuba noolado mahano marku saas i dhahaayo😂😂
@Ramlosh
@Ramlosh 23 күн бұрын
Astaqfirulah 😂😂😂😂😂😂
@qalanjo730
@qalanjo730 25 күн бұрын
Iskul cunada lagu Barto cidi taqan haisoshegto si an nago adan an udhaco
@AbdirahmanMohamedNoor-ic3oo
@AbdirahmanMohamedNoor-ic3oo 24 күн бұрын
Hhhh ana kubarayo ee ama idhacdaa 😂😂😂
@qalanjo730
@qalanjo730 24 күн бұрын
@@AbdirahmanMohamedNoor-ic3oo Abayo magacan anba ku haysta
@AbdirahmanMohamedNoor-ic3oo
@AbdirahmanMohamedNoor-ic3oo 24 күн бұрын
@@qalanjo730 hh wa xajigayga magaciss so dha wow
@AbdirahmanMohamedNoor-ic3oo
@AbdirahmanMohamedNoor-ic3oo 24 күн бұрын
😅😒😒
@qalanjo730
@qalanjo730 23 күн бұрын
@@AbdirahmanMohamedNoor-ic3oo 😍😍🙃
@ummubilaal7318
@ummubilaal7318 24 күн бұрын
Iney saxibkiis arostey aheed
@Nadiaabdalla985
@Nadiaabdalla985 23 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 22 күн бұрын
Naag walba waxay isku dhigto bay hadhow ka calaacashaa see ninkaagu naag kale kuugu hor amaani karaa cuntana ugu dirsan karaa xataa hadii laqabo naa nimanka iska basriya marka uhorraysaba sidii dulligii hasoo dhaga waynaaninee
@Inacarale
@Inacarale 25 күн бұрын
Sow nin uma eki kulh ar istahilaa😂maseyrka lashegayo san miyaa😂😂
@SaabiriinAbdirahmaan-c6i
@SaabiriinAbdirahmaan-c6i 24 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 25 күн бұрын
Sorry istaahil kaas nin ma han
@ahlameyabtiik2162
@ahlameyabtiik2162 16 күн бұрын
Naagta waxi lagu maseri lahay dhan wey so dhafti sorry istahiil lkn Ada isku keeni waxa kugu dhacay wayo inte waxas dhan kugu dhacayen maxa isku wali wasi teda kale inta tinteyda jarin Asa ka bilawi lahay ani niinkeyga hada waxa ku arko maba amusi kari walhi afka icun cunayo walhi hada talefonkisa waxa ku arko walhi malin waxa xasuusta talefonkisa naag shaqo ka rabti so wacdi naagta waxey ehed xita aan waresanin ayan Aso dul dul u jifo ayn feer iyo dharbaxsho la dhacay naag meshane cunto lagu kor amani i amusti dhibka iyda isku keenti 😂😂😂
@Ishaa__Abdallah
@Ishaa__Abdallah 25 күн бұрын
Meeqo Mar adeeg kusoo celasayy😂
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 91 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 41 МЛН
#farxiyotawakalfamily DUULAAN AYAA #MINYARADII IGU SOO QAADAY ANIGASE WAA.!.Q.1AAD
32:30
Waa cabitaanki misaan dhimista
5:43
walaalaha isjecel
Рет қаралды 12 М.
WADKII DARAWALADA/WAA QISO QARIIB AH!@sawdamqaalib
30:31
Sawda Qaalib
Рет қаралды 49 М.
MAALIN TEYDA CAADIGA AH IYO MISAAN DHIMIS #lazysunday #paudin #paudinknives
19:15
Qabiil & Jaceyl #qiso
1:18:53
HIGSI NO.1
Рет қаралды 19 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 91 МЛН