“Faysal SNM Ayuu Basaasi Jiray Cabdriraxmaan Cirro Habeenkii Dhawayd..” Cabdiraxmaan Dheere

  Рет қаралды 94,997

Bulsho News

Bulsho News

2 жыл бұрын

“Faysal SNM Ayuu Basaasi Jiray Cabdriraxmaan Cirro Habeenkii Dhawayd..” Cabdiraxmaan Dheere
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavisionuk.com:8000/pla...
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ bulsho-tv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 282
@cabdilahixasan9908
@cabdilahixasan9908 2 жыл бұрын
Rijaal, ninkii somalilander ah uun baa sidaa u hadla, noolow.
@adamosman6424
@adamosman6424 2 жыл бұрын
Garxajis-nacaybku ma hadduu noqday Soomaalilaandnimo
@ishrahabdi3571
@ishrahabdi3571 2 жыл бұрын
Maanshalla tabaarikalla Abdirhman rabi haku xafido hiil qaran ayad tahay caqliga wanagsan iyo garashada fiican rabi haku barakeyo
@mohamedahmedolhaueh4243
@mohamedahmedolhaueh4243 2 жыл бұрын
Asc faysal waa magaafihii xeebti Liido wuxuu istahiila makamad
@aminaali6892
@aminaali6892 2 жыл бұрын
Masha allaah guul Somaliland alle ha inaga qabto cadawga Somaliland ee wadani iyo ucud iyo dadkaay ushaqeyaan
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 2 жыл бұрын
fidnada oo dhan waxa wada ururka ajinabi iyagaa faysalna duufsaday.
@hassannur8022
@hassannur8022 2 жыл бұрын
Mujaahid Abdirahman Caalin, Geesi Geesi dhalay runta u sheeg nacasto weeyaane, dadkii ay codka Ka doonayeen ayay u hanjabayaan, garanmayno waxay doonayaan
@khadramashallahmabroukaden2954
@khadramashallahmabroukaden2954 2 жыл бұрын
Asc. Raja maaleh quwa sida uhadleh Allah aqliga Haa ku dayoo ManshAllah jzkhaire
@abumohameddualeh2219
@abumohameddualeh2219 2 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay Abti Waad mahadsantahay
@hassannur8022
@hassannur8022 2 жыл бұрын
Dr. Gaboose Viva waa in la soo saaraa Ururkiisa
@sabahmohamed9289
@sabahmohamed9289 2 жыл бұрын
Subxaanalaah cadaaladii meeday ma xusbiyo 10 sano jiray oo u baahan doorasho iyo cadaalad ayaa la doonayaa inaan doorasho la qaban halkaasna waqtigu kaga dhaco waqtigu ma cadaalad baa gareexo ha qaadina ee qofwalba xaqiisa siiya
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Maansha Allaha Taabarka Allaha Cabdiraxman geesi geesi dhaalye Muujahid Ciimriga illaheye haa kuu Siiyadyo
@fatufabulous5703
@fatufabulous5703 2 жыл бұрын
Enough is enough xishooda sidan siyasad maha media yaha waa xumaday
@amamedia3561
@amamedia3561 2 жыл бұрын
Doorashadii ururada ayuu dalku u baahan yahay
@amamedia3561
@amamedia3561 2 жыл бұрын
Walee waa runtaa reer wadani caybaa laga soo taagay
@nimoali9505
@nimoali9505 2 жыл бұрын
Alle haku xafido adeer
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 2 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay waa dadka aan hunguriga dhaafsan dalkiisa afku kuma go runtaa umadda qaar ka cabaadisa
@liinaali1910
@liinaali1910 2 жыл бұрын
Walahi wa runti
@somalialnd4542
@somalialnd4542 2 жыл бұрын
WALHI SIYAASI SIDAA U HADLLA IN MUDO AH LAMA ARAG ODAYGAASI WAA RIJAAL ALLE HAKU XIFDIYO CAQLLIGA HAWAAYIN DAGAAL CIDNA WAXBA KU QAADI MAYSO RUNTA HALKEEDA LOOGU TAGAA HAMBALLYO ALLFA MARRA
@alexkeith1260
@alexkeith1260 2 жыл бұрын
libax geesi geesi dhalay mujahid allah swt haybad iyo karamo siyay mujahid cabdiraxman dhere allah swt cimriga iyo cafimadka ha u siyadiyo isaga iyo qowskisa wale runta iyo waxay yihin iyo halkay tariqda kaga jran ayu shegay waxasa la yidha muwadin dhaba o an ka gabanayn in u runta u shego labada nin e qar badani anay runta u shegin iyo waxay yihin waxanu lenahay raga qarki war ama sida mujahid cabdiraxman dhere runta ugu shega raga badilka wada ama iska amusa o sheko yaro jilicsan hala imanina
@amiirmahdi8266
@amiirmahdi8266 2 жыл бұрын
Mansha allaha runta cadayisayi
@hallesaale7554
@hallesaale7554 2 жыл бұрын
Ninrageed waar Hala xidho labada ba Famajana dhcye xagey aadi
@dildanyerkamuseshani1313
@dildanyerkamuseshani1313 2 жыл бұрын
Farmajo udhacay Muuse ina Damerna Udhacaya Waa isku miid Labada Danyeer
@dildanyerkamuseshani1313
@dildanyerkamuseshani1313 2 жыл бұрын
Malaha Dhaxal Awoow Moodaysan Somaliland Ader Filinki Shanidu Wadhamaday Uruuro yay ku meraysan Hadi golaha Barlamanka Iyo deeganka Laga Qaaday Adero shani Waxba uma yaalan Waxan folxumo ahayn Hadu diido inu Qabto Miid Xor ah
@AHH677
@AHH677 2 жыл бұрын
Somaliland waa meel ILaahay nabad Ka dhaliyay In sha ALLAH ma dumi doonto Fadlan walaalayaal ha noqonina sida meelaha aan nabadda Ka faa'iaysan
@naimajama5303
@naimajama5303 2 жыл бұрын
Abdirahman Dheere run buu sheegey cidey ay dhibaso haa dibto. Runta dadku ma jecla...
@zaynib4299
@zaynib4299 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah hakuhafido
@juma6506
@juma6506 2 жыл бұрын
Asc Wcs ku jar hadalka Thumps up.
@adanm.3358
@adanm.3358 2 жыл бұрын
Abdulrahmaan calin noolow, qaranka ni rag adookale ah ayuu u baahan yahay, ee rag malintii qadhaadhayd cadow hoos fadhiistay Uma baahna
@fardusaw9688
@fardusaw9688 2 жыл бұрын
Walee odaygani waa geesi indho dheer ah farmajo iyo xasan sheekh waa isku mid somalilan waxba kama qadi karaan .
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
illaahay.haku.xafido.runbaad.sheegtay..nin.kasta.oo.caqli.iyo.damiir.lihina.wuu.kurumaysan...inkastooy.jitaan.qaar.moodaya.in.ladurayo..waar.umada.halaga.qabto
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 2 жыл бұрын
Qoraalkagu waa daciif. Fadlan baro
@abdiamare6487
@abdiamare6487 2 жыл бұрын
Oo ma adigaa wadanka iska leh markaad sidaa u hadlayso waar ragna shaqo abuur ayuu qabaa ragna waxa lagu yiraahdaa mucaarid baad tihiin
@mahametclaahi216
@mahametclaahi216 2 жыл бұрын
Af qadhmuune beedee immika ayaad basaastahay dhuusadaadu ragan sanka ayay ka qabsadeen
@fy5222
@fy5222 2 жыл бұрын
Walee way Waadheen, Gaboose ha loo geeyo
@munasuldan4106
@munasuldan4106 2 жыл бұрын
WAA RUNTAA MAHADSANID 👍🤩🙏
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 Жыл бұрын
Mansha alah walaahi geesi waakaas
@maxamedwarsame7488
@maxamedwarsame7488 2 жыл бұрын
Waxaanu u ogolaanay inay shaqaystaan Yaa bixiya ogolaanshaha?
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 жыл бұрын
Waxa la yiri nin dar ku jiraa daruur ma arkee ileen xalay roobki wuu da’ay. Hadii aanayedin muuse xumaantiisa ka istaageyn, ader kuuma bananaa in Aad raga kale ka hadasho
@sahrasahardid7503
@sahrasahardid7503 2 жыл бұрын
kulmiye maxuu labaqayaa tolow maxa kaqaylisiiyey waarkaalaya garoonka snm waalayaqaan waxay ahay
@sahraduale6437
@sahraduale6437 2 жыл бұрын
allaa ya ciyska hadalkana la kale odhan og rabbi lakala bari og
@ahmadeyabukar2457
@ahmadeyabukar2457 Жыл бұрын
walaahi reer soomaliland wey is karbaashayaan hadana hotelada intee iskugu yimaadaan ayee wada shaaheynayaan colaad fog madhextaalo sidda koonfurta oo qarax isku dilaayo. noolaada reer soomaaliland
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 жыл бұрын
Waa yaab kaana xagu kaa soo koraye
@kaabbulicabdiibraahim3351
@kaabbulicabdiibraahim3351 2 жыл бұрын
Sax waxa ay doonayaan way heli doonaan walahi
@yasminabdinoor943
@yasminabdinoor943 Жыл бұрын
👍💯
@ayanjama2252
@ayanjama2252 2 жыл бұрын
Masha allaha
@wehelsameinacawaale3429
@wehelsameinacawaale3429 2 жыл бұрын
ABRX.SALDANADA KA XISHOOD, FAYSAL WAA BOQORTOOYADII QADIIMKA AHAYDE.
@maxamuudxasan261
@maxamuudxasan261 2 жыл бұрын
Kkkk waxa la yidhi hadduu qof Cabdi Ciise ah arko uu ooyaa, maan maqal meel ay ku dhibeen.
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA...Ah S N M Guuul
@samatardahir6138
@samatardahir6138 2 жыл бұрын
Bal odeyashen issaq daawada waxa ay ku hadlaayan oo mouse muxu aha marka sow ma wada naqaano wuxu guddi jiray isaguba wa yaab nin jeclaysigu
@daarusacaadaonline503
@daarusacaadaonline503 2 жыл бұрын
Dameer iskaciyey
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 2 жыл бұрын
Noolow geesi. Tariikh xumada umadooda cid kastaa og, Lakiin umada ay caqligooda caayayaan ayaa wax lala yaabo ah oo dhageysanaya hadaladooda qadhmuun.
@abdihassan2371
@abdihassan2371 2 жыл бұрын
Reer burco Markan Oo kale waxay yidhaahdaan xaajigu cid buu u basbaaseysan yahay... Kkkkkk
@awilahmed644
@awilahmed644 2 жыл бұрын
Reer burco wa maweelda carurta!
@abdirahmansharifwarsama2834
@abdirahmansharifwarsama2834 2 жыл бұрын
C/Raxmaan Cismaan Caalin waa run Sheeg ! !
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 2 жыл бұрын
Yes!!! Tell them nacasyo adeero!!💚💚❤️❤️❤️🤍🤍🤍
@cabdikariin718
@cabdikariin718 2 жыл бұрын
iska hadloow cabdoow
@shadiyaxiiz7508
@shadiyaxiiz7508 2 жыл бұрын
Maanta waa if bari waakhiro
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Ciiro cuuqdada buu uu imaanwye 18 May iina Bixii de waamadaxweyni Ilaa imiinka
@xaqudirir244
@xaqudirir244 2 жыл бұрын
Muusena cuqdad ayuu imanwaayey 18 may wakhtigii Riyaale
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 2 жыл бұрын
@@xaqudirir244 TAAS BA HALAGUU DIIDO!!!!!!.WAA RUNTAA!!!!.
@amishaadan2312
@amishaadan2312 2 жыл бұрын
Naf hadaad leeday biidhi qaatow dhakhtarii cosob ee cawil curyaan ka dhintay ee faqashtii dumisay eed dhinaca ka huluulato ayad kaga bixi layd laaluushka aad u dhimatay afkaaga ma dhaaafo
@mariolakame731
@mariolakame731 2 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay, Maansha'Allah. Ninkan run buu sheegayaa
@hallesaale7554
@hallesaale7554 2 жыл бұрын
Rubuu sheegayaa ma runtaa diudaysan waa basaa siin afwene ma been tiibaa ciro basaki afwene ilaa haduu lacgtii basas nimda qaataa faysal waa kaigayahy
@minursa02
@minursa02 2 жыл бұрын
Hadii uururadha taartankoodha la sameen e sadaaxdha Xiisbi kuguleeysta lasooxuliin sidhee Doorashadha Madaaxtooyadha 13 November loogelii, Caaqli xumaa mucaaradku
@farxaanlove5217
@farxaanlove5217 2 жыл бұрын
WAAR WAXAN QABSADA NIMANKII ABOKOR MUUSE MAYE NINKA RAGA IHI SIDAN UMAHADLO WAA LAGA DHEX HADLAYAAYE INAN GUMEED
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 2 жыл бұрын
Waar kaninama matalo waa kuwii lagu khasaaray barlamankii hore waa lagu soo shubtay
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 2 жыл бұрын
horta anigu laba qabil ihi ninkan grxjs ayuban naga dhexeya lkin waa runtu waxu kaa hadlay 2 nin miidna tariikh kumalah dalka amaa kanax amaa ku faraax
@hussinahmad3074
@hussinahmad3074 2 жыл бұрын
Ka wax awareysanaya ayaan la yaabanahay
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Waa Run Waali Aanay Kabogsanayin Bay Qaaden. Taasana u Abada-Ah. Waa Abada Oonkaa Biyaha A Cabiwaydeene Caaruurah Halayinina Ciil Baydin delay Iyo Ceeb U Dhalteene. Cisha Dhawna Cagahaydun Roge Oo Waydun Cayamadie, Caw Caw Daaya Iyo Cadhadhaq Laintiina.
@daarusacaadaonline503
@daarusacaadaonline503 2 жыл бұрын
Kabaqaad dabadhilif
@ahlanhussien
@ahlanhussien 2 жыл бұрын
Faysal baad ku waalatee mashaqayste laaluush ku nool oo loo soo adeegsato tolkii waxan kugu metelay cali maxamed geedi
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
Wa ayo waxan gafuurka cadi ? dameertu wa ayo ?
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
walaahi.toos.bay.uwaasheen.isma.ogaynba
@user-jw4wr7fm2z
@user-jw4wr7fm2z 7 ай бұрын
Reer kulmiye haysku xaaraaan😂😂 waar waa idiinka dhamaatay shacabka Somaliland maafiya grupp
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 2 жыл бұрын
Mudane cabdiraxmaan dheere cimriga allah hakuu dheereeyo waa shaqsi ay ku weyn tahay qarankeenu habartii candho ciro iyo dhukuradii kalee faaruqo iyo 4ta la socotaba allah hanaga qabto insha allah
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 жыл бұрын
Hahaha fulay. Ha baqan because wax walba in aad muuse Iyo reer gaaar aad siisaan. Cidi Uma adkeysanyo.
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 жыл бұрын
Muuse na SNM Ta wuuxuu ka haa cook , in kaahina wuu is bahdilay
@nasircabdi
@nasircabdi 2 жыл бұрын
Kan waa habar awal
@khadraomer6956
@khadraomer6956 2 жыл бұрын
Cudur awala ayaa kuhaya
@hassanhashi4442
@hassanhashi4442 2 жыл бұрын
Wuisku dhexdatay subxanalaah
@atooreroshan5920
@atooreroshan5920 2 жыл бұрын
Faysal isaga wadanka iska leh abti wax kale mahaysa nio
@abdiayanle3354
@abdiayanle3354 2 жыл бұрын
allah ha barakeeyo waa halyay qaran
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 2 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay C/raxmaan waa sheeko ciyaal,kan weriyaha ahi waa ciyaslyooyoo
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
adeer sidaa ha isu caayina isu xil qariya subxaanalaa
@ayanjama2252
@ayanjama2252 2 жыл бұрын
Guul somaliand
@ismailabdilahi1502
@ismailabdilahi1502 2 жыл бұрын
Hadalkisa waxa kadamqanaya cidi bukta wanu lexejecla hadlaya
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
waar maxaa idinka qaldan. nimankan wariyayaasha waxay soo qorayaan.
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 2 жыл бұрын
war wey taariikh wacanyihin ee mustaqbalka sidi dalkan lo huru marin laha caalamkana wax loola qaybaanlaha noo sheeg qof walba wixi u so qabtay wu ku mahadsanyahay lkn wa in hore lo socdo
@jimcaalefowzi3396
@jimcaalefowzi3396 2 жыл бұрын
Nimanka mucaaradka lee xadii la sa ray ayeey ku da wa qeen xarmaajo ayaa kuguray waar ni maan idiin furayn yuu idiin rarin
@rodahmohamed7946
@rodahmohamed7946 2 жыл бұрын
Adeero raga u kala gar naq , iska daa garabeynta. Garta laba nin kama qosliso , waa runtaa Ninka kale waa khabiir siyaasi ah .
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 2 жыл бұрын
Odaygu ma dawladda😂😂
@asiayounis7498
@asiayounis7498 2 жыл бұрын
Shame on you bulsho TV! What good does this do ? Ina lilahi wa Ina ilayhi raajcun. Am sorry for my country 🥲
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
Its not a big deal, as it wasn't a country to begin with.
@yusufabdul1261
@yusufabdul1261 2 жыл бұрын
@@am.b5688 somalia is a failed state
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
@@yusufabdul1261 But its a state! And you are included in it! Or you want to be a stateless nation?
@yusufabdul1261
@yusufabdul1261 2 жыл бұрын
@@am.b5688 included for what?we've never seen a country with five head of state(5 president) truly somalia is a banana republic!! And Amison are in control of your daughters..do something about that dude.
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
​@@yusufabdul1261 These are all governors( Deni, Qoorqoor, Muuse Biixi, Guudlaawe, Laftagareen, Axmed Madoobe iyo kuwa soo socda oo kale) Where are you from? Waaxid Khaldaan?
@engasadaxmed2558
@engasadaxmed2558 2 жыл бұрын
Waar soo adigii cabdi raxman tuur qoodhaga usalaaxayay iyo habaeal caydiid ee xanar tagay 1994 ma adigaa wax ka sheegaya faysal iyo ciro faysal waa kii siyaasada,ku soo geliyay ee baarlamaanka kaa dhigay
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
jaahil.ninkani.wax.la.ogyahay.oo.run.ah.ayuu.sheegaye.adigu..ma kuwa siidhiga.ciro..sugaya ayaad.tahay.
@mohamudabdi4582
@mohamudabdi4582 2 жыл бұрын
Ninka sidaa u hadlaya hadu beri xisbi furto waxaa lagu odhan doona waa soomali wayn xagaasu nagu wada muuse isaga sharcigi umadani lahayd ka tagay maalin qudha muuse kamuu soo xaadirin waqtigi daahir riyaale wadanka haystay dabaaldagi 18 May marka maxaa kuwan loogu shaanbafaynaya waa lajiifiyana banaan la joojiyana banaan
@ALIhussein-yq6vf
@ALIhussein-yq6vf 2 жыл бұрын
Muuse guul madaxawna cusub aduunka ayuu idin baray
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 2 жыл бұрын
in loo jawaababa may ahayn nimankaa dalka doonaya in ay madax ka noqdaan hadana ciyaalka wixii aynu arkaynay u sheegayay
@dildanyerkamuseshani1313
@dildanyerkamuseshani1313 2 жыл бұрын
Miyad ilawday Anigo waxdilikara Duco qadan maayo Yuushegayay Sawmaha Ciidi Waziir Looga dhigay Imisa Ee SNM AYAA KU MAQAN GEESII YAASHII HABAR YOONIS IISAGA LOO TIIRIIYA QARBADAN OO HOOS HOOS KU DIILAY SIIGA IYO KAN GUDHA UKADHIGAY CARBAL HAKA ERYO SIIR AYAY KALAHAYAN
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
Allaahu.akbar.waa.loo.xil.qarinayee..waa.la.ogyahay.shaqaday.siyaad.bare.uhayeene..ka.dhin.intaad.sheegtay.inkabadan.ayaa.jira..illaa.imika
@hsnjamaal6142
@hsnjamaal6142 2 жыл бұрын
odaygani haday cidi hadashaba muxuu la soo cabadaaa
@kaysehassan6854
@kaysehassan6854 Жыл бұрын
Cabdirahmaan xishood oo naftaada u tudh ragn waa madaxdii dalka ilaahay baana ka dhigay ha ka xumaan
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
wariyahan waan xasuustaa isagoo faysal maalin rifayo uu isna ka hoos dhaqaaqi waayay.
@abdulqadir.abdulhamid2712
@abdulqadir.abdulhamid2712 2 жыл бұрын
Siyaasigu wa noocaas Somalay meel aad joogtaan iyo qaranka tihiimba. Mid waliba Rabitaankiisa iyo dantiisa gaarkaa ayuu difaacaya Bal eeg ninkaan odayga siduu iskula saxanyahay
@nasircabdi
@nasircabdi 2 жыл бұрын
Kulmiye ma jogayo
@awilahmed644
@awilahmed644 2 жыл бұрын
War waxa isku sheegaya suxufi! Wax halabaro dhalinyarda.
@ismailabdilahi1502
@ismailabdilahi1502 2 жыл бұрын
Wucafimad qaba wa ninraged c raxmaan
@maxamedwarsame7488
@maxamedwarsame7488 2 жыл бұрын
Odaygu ma dulcadii baa ?
@burjilibax
@burjilibax 2 жыл бұрын
War talow nin hebel dhere ma yara bacas baa si raganimo leh mu u hadlo war ileyn af anad lhyn ma qabatid intad rerka hore u yeeshay wali si sac ka dhex ciyeysa
@kaalufshinni3576
@kaalufshinni3576 2 жыл бұрын
Baawar Garxajis iyo Boontii Habar Jeclo kkkkkk
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
kaaluf shini boon iyo baqtiyahan adigaa ah hj ilaahay ayaa dad duunyo iyo dalku manaystay kaalay oo cawri
@kaalufshinni3576
@kaalufshinni3576 2 жыл бұрын
@@ijoxasan9132 Baawar Garxajis iyo bidde Habar Jeclo kkkkkkk
@maxamedqaws3687
@maxamedqaws3687 2 жыл бұрын
Nin weyn ayaad tahaye naftaada utudho.
@mahamedmahamudliibaan8543
@mahamedmahamudliibaan8543 2 жыл бұрын
Waaa xoolo qadhmuuni ah magaca garxajis ee sharafta leh ayy ku ciyaarayaan
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 2 жыл бұрын
Bal eega. Wuxuuu diidan yahay. Doorasho. Cajiib
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 2 жыл бұрын
War kani minus waashay kkkkkkkkkkkkkk🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
khadra farah siilkaagaa waashay ee daboolo ninkani wuxuu kahadlayo kuma quseeyaan dameeryahay
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 2 жыл бұрын
@@ijoxasan9132 akhas called caydada iyo eedabtaradad qumayayaha🤮🤮🤮
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 2 жыл бұрын
cada qaate waar waa kaa goayasa cashuurta inta nalaga qaado aad nagu soo caydo cada qaate faysal hargeisa waa sheegtee adigu daba dhilif ahaw
@hassannur8022
@hassannur8022 2 жыл бұрын
Car garta waxay doonayaan Ciro iyo Faysal, ninka Madaxweyne doonaya sow inuu xishoodo Maaha oo uu haddalkiisa u meel dayo. Waxay ogyihiin in aan cidi dooranayn
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 2 жыл бұрын
Waryahe ma muuse cawar baa xishooda😂😂😂😂😂
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 2 жыл бұрын
U r a fool
@ranboo2116
@ranboo2116 2 жыл бұрын
Abokor muusow dee ninkan naga qabta. maxa Faisal Ali Warabe daba dhigay. 🤫
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 жыл бұрын
Haa ciye daa kaba qaadka lagu daraya
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 2 жыл бұрын
Munaafaq adeer snm dadkii u dhintey ayuu faysal kasoo jeedaa adigu maxaad aheyd
@rashidabdiali3732
@rashidabdiali3732 2 жыл бұрын
Ma hada ayuu noqdey basas Basas waxaa ahaa ina waran cade Hadana muse ayuu baad u yahay Feysal ma tageero lakin Adiga ayaan kula yabanahay Waxaad ila egtahay Gulwadayshii siyaad bare
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 87 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 102 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 35 МЛН
MARKHAATIGA NOOL INQILAABKII DHICISOOBAY & DILKII CIRRO
47:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 60 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 87 МЛН