FIKIRKA BADAN AMA OVERTHINKING DHIBAATADIIS IYO HABKA LOO DAAWEEYO, HAB LOO SAMEYO JIMICSIGA FIKIRKA

  Рет қаралды 25,059

Hussein Alje

Hussein Alje

2 жыл бұрын

#WARKA #daawo
WAXAAN INID TUSAA JIMICSIGA MASKAXDA DAJIYA IYO FIKIRKAAGA BADALA SIDAA QOF DAGAN OO GOAAN GAARI KARO U NOQOTO
DHIBAATADIIS IYO HABKA LOO DAAWEEYO FIKIRKA BADAN AMA OVERTHINKING NOLOSHA CERIIRIGA KA SAAR FARXAD KU NOLOW LKN SAAN SAMEEY.BADAL FIKIRKAAGA
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 111
@mohamedhilowle1821
@mohamedhilowle1821 2 жыл бұрын
Wlhy aniga arkay, waxyaalo aan aad uga fikiraayey iney igu dhacaayaan lkn ma dhicin mansha allaah ustaad allaah haku xifdiyo.
@akram-yariisow14
@akram-yariisow14 2 жыл бұрын
Vediogiiii iiigu qiiima badnaaaa waligey aaa daaawado waaye vediogaan. Somali hadaaa nahay waswaaska wuu nagu badan yahey ilaahey hanaga dulqaado . Subaxwalbo iyo habeen walbo vediogaan inaaa daawano waaye inshaAllah. Hussein adna ilaaahey hakaaa awaal mariyo. Noo soo badi walaalkeey caafimaadka jirka iyo caafimaadka maskaxda makala haraaan. Mar kalle mahadsanid walaalkeey.
@sucaadmoalim5327
@sucaadmoalim5327 2 жыл бұрын
اللهم اقضي عني دين ورزقني من حيث لا احتسب يارب العالمين
@rogaalm1236
@rogaalm1236 2 жыл бұрын
Mansha allaah Waa xigmad aad uwanaagsan scw illaahay nabigeena muxamed haynala kulmiyo
@AliDaahirAbuukarcali
@AliDaahirAbuukarcali 4 ай бұрын
Aad io aada u mahadsantahy walal jasakalah❤
@maryamoabdi5120
@maryamoabdi5120 Жыл бұрын
wlhi wllky wal wal kayga waa saa id xitaa mar mar maseexdo habeen kii oo dhan waan soojedaa waxaa laga yabaa 1saa baan saxdaa intakale wal wal baan kudhabaytaa xitaa waan iska ooyaa markaan wal walku iga bato 😭😭😭😭🤲🏻iisooduceeya fadlan
@fariihamohamed1446
@fariihamohamed1446 Жыл бұрын
Istiqfaaarta io saliga nebiga badso
@xananmahamuud383
@xananmahamuud383 Жыл бұрын
illahey qalbiga haku dajiyo abaayo
@cadaankudhiigleh
@cadaankudhiigleh 11 ай бұрын
Dhaqtar utag wll waxaa laga yaba inad depression ama anxiety qabto
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 ай бұрын
QUR AAN BADAN HALAGU SAARO INSHAA ALLAAH HADA WAAD CAFIMADA UMALEYNA SEE NOQOTAY AX ALOOW CAAFI UMADA NABI MUXAMED SCW
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 2 жыл бұрын
Wow thanks bro Masha Allah tabarakallah shukran
@tuneey
@tuneey 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله وجزاك الله خير 🥰🥰🥰🥰🥰
@maryambishar1913
@maryambishar1913 2 жыл бұрын
Masha allah jazakallah kheyr wa jzk
@nafisamoh6748
@nafisamoh6748 2 жыл бұрын
Jazaka Allah qeer
@Maryama_22
@Maryama_22 2 жыл бұрын
Mahadsanid Wll Jazakallahu khair🥰
@naadiinegeh4108
@naadiinegeh4108 2 жыл бұрын
Mansha alaah mahadsanid waxbadan baan kafa iday oon garan la aa cid aan waydiyo wallky ale khay akusiiyo ilahay cilmiga hakubarakeyo
@khadiijoaadamdiini170
@khadiijoaadamdiini170 Жыл бұрын
Jazakalahu khayr
@adoontiiallah6682
@adoontiiallah6682 2 жыл бұрын
maasha Allah tabaarakallah walalkay ilaahay ha ku barakeeyo
@xaliimosalaad4472
@xaliimosalaad4472 Жыл бұрын
Mashallah wll jazaakallaahu khayr
@naimahussein9819
@naimahussein9819 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah
@deganmahamed8715
@deganmahamed8715 2 жыл бұрын
Masha allah jizakumulah khayran walal
@obaiso9865
@obaiso9865 2 жыл бұрын
Jazaakalahu qeyr walal hussein
@nuurohassan1197
@nuurohassan1197 2 жыл бұрын
maansha allaah tabaaraka llaah ilaahay haku xifdiyo walaalkay
@hayaadsaalax8922
@hayaadsaalax8922 2 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء عليك الجنة اعلا
@hoododayib4626
@hoododayib4626 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي الكريم
@ayanabdi8445
@ayanabdi8445 2 жыл бұрын
Thank you for encouraging me
@amuuncadey4693
@amuuncadey4693 2 жыл бұрын
Masha Allah
@samraali4860
@samraali4860 2 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid wll🙏🙏🙏
@user-wz3qz4qo4u
@user-wz3qz4qo4u Жыл бұрын
mahadsanid wll allah hakaa jazaai siiyo
@Hana_ghost
@Hana_ghost 2 жыл бұрын
Mashaa Allah xld aad kahad leysid kusuganahay iso duceeya walalheyga
@mohamedabdullahi5572
@mohamedabdullahi5572 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll dardaarankaga
@Ramlo275
@Ramlo275 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllmcn🥰🥰
@ayaanlemohamed1546
@ayaanlemohamed1546 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@mursalmohamed6770
@mursalmohamed6770 2 жыл бұрын
Thank you bro🙏
@husseinalje-fans
@husseinalje-fans 2 жыл бұрын
thank you so much
@ms.anonymous564
@ms.anonymous564 2 жыл бұрын
ASC habaryar Masha Allah
@jeylaanimaxamed2310
@jeylaanimaxamed2310 Жыл бұрын
alha haka.awlmariyo shukran
@brunobruno5968
@brunobruno5968 Жыл бұрын
Ilaahey Ajar iyo xasanaad hakaa siiyo Wllkie ❤🙏
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Жыл бұрын
Mahadsanid wllkiis
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 жыл бұрын
Mashallah ♥ ♥ runahanti waliga qeerka kashaqey jisakallah
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Mahdsnid ustaad keep going
@Zuzu.455
@Zuzu.455 Жыл бұрын
ﷺ ❤
@abdifataaxhaaji2236
@abdifataaxhaaji2236 2 жыл бұрын
Thanks bro
@hudamustafeyuusuf9020
@hudamustafeyuusuf9020 Жыл бұрын
Mshllh thanks
@abdiriqassin9282
@abdiriqassin9282 2 жыл бұрын
M.a thankz bro
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 Жыл бұрын
M.a Hambalyo mahadsanid macalin
@mohamedamiin6830
@mohamedamiin6830 Жыл бұрын
Jasakallah wll qli
@tocakitty1726
@tocakitty1726 2 жыл бұрын
Mahadsanid abowe thnks
@sahrokhaliifcagacade9893
@sahrokhaliifcagacade9893 Жыл бұрын
mahadsanid aboowe thnks
@umumohamed2399
@umumohamed2399 Жыл бұрын
Qeyr allaha kusiiyo walal❤
@mulkicadey8472
@mulkicadey8472 2 жыл бұрын
Mashaa allaah
@keyfladan673
@keyfladan673 2 жыл бұрын
🥺🥺alxmdulilaah daaiman wa abadan yaa allaah
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 11 ай бұрын
Masha allh shugran walalkay
@ayanabdi8445
@ayanabdi8445 2 жыл бұрын
Bismillah
@abaasmohamed3847
@abaasmohamed3847 Жыл бұрын
Masha Alaah
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 жыл бұрын
Asc mashallah shukrn
@yusraubax971
@yusraubax971 2 жыл бұрын
Mansha alah
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 2 жыл бұрын
Masha allah walaalkeyg
@sucaadmoalim5327
@sucaadmoalim5327 2 жыл бұрын
يا اخويا حسين لما تكون مهموم ومديون زي حالتي والله ماينفع لأ رجيم ولا غيره
@xasancalixasan4864
@xasancalixasan4864 2 жыл бұрын
M.a hormar wacan sxb
@TowbaLaah
@TowbaLaah 7 ай бұрын
Allah ku xafido wllkeyga
@ziizucade1740
@ziizucade1740 Жыл бұрын
M.a akhi
@user-cv2it3bg7g
@user-cv2it3bg7g 2 жыл бұрын
Shugrn huno 😔 👍 ♥
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 2 жыл бұрын
Thanks wax badan kafaiday
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Жыл бұрын
Anigaa haysta last 1o year's iisoo duceeya ellahay in uu dawada ii sahlo
@nimconuur3478
@nimconuur3478 3 ай бұрын
Jasakalaah
@nimconuur3478
@nimconuur3478 3 ай бұрын
😂
@kikialemu7
@kikialemu7 2 жыл бұрын
*🤝🎁السلام عليكم ورحمه الله وبركاته* *💚بسم الله الرحمن الرحيم* *INSHA ALLAH BADINO* *📿📿📿📿📿📿La illaha illallah wah dahu la sharika Lah lahul mulku Wa lahul hamd wa huwa Ala Kul li Shayin Qadeer* 📿📿📿📿📿 *La illaha illallah Wah Dahu la sharika Lah Lahul Mulku Wa lahul Hamd Wa Huwa Ala Kul li Shayin Qadeer* 📿📿📿📿📿📿 *La illaha illallah Wah Dahu La Sharika Lah lahul Mulku Wa lahul Hamd Wa Huwa Ala Kul li Shayin Qadeer* 📿📿📿📿📿📿 *🤝 khyrka ixasuusi Aan ku xasusiisay Barakallahfikum 🎁*
@hooyoabo3766
@hooyoabo3766 2 жыл бұрын
Asc xuseen jazalaha walal waa mahadsan tahay
@abshirmohamud124
@abshirmohamud124 Жыл бұрын
Asc macallin waanku salaamay
@user-hu2qu2fg6r
@user-hu2qu2fg6r 4 ай бұрын
Jasa aka laah walaal
@asmaaabokor6573
@asmaaabokor6573 9 ай бұрын
Wll mhadsanid waa dawo fcn markasta waan fikira fikir saaida wax walbana waa ka baqaa😢
@shiikechannel6911
@shiikechannel6911 2 жыл бұрын
M.a
@user-sf6uq1dp7w
@user-sf6uq1dp7w 4 ай бұрын
Wax firsadd sih kadib ku furey ayaa mar walbo igu so dhaceyn side ugu bad bade ya allh runti waka shalanoye
@user-cv2it3bg7g
@user-cv2it3bg7g 2 жыл бұрын
Iga qaad
@mohamedabdullah5286
@mohamedabdullah5286 2 жыл бұрын
Asc walaal waan ku salaamay telefonkaaga ii soo qor please
@sss2299
@sss2299 Жыл бұрын
ᴀʟxᴍ ᴡᴀᴅ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴᴛᴀʜᴀʏ ᴡʟʟ ǫᴀʟɪ♥️
@farihyaadanmohamoud6202
@farihyaadanmohamoud6202 2 жыл бұрын
Asc wallo ani aha
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 Жыл бұрын
W
@foosiyajamaal5304
@foosiyajamaal5304 Жыл бұрын
Ana kakow ah iso duce inu alle iga qaado plz
@Gmail.mabalihi
@Gmail.mabalihi Жыл бұрын
Haa wll anaaa fakir isku nacay wllhi Lkn waxa ku fikiro waa waxyabo macqul aheen waxa ka mid ah : 1: Hadhoow meshaas aad iyo waxas soo gado 2: bari gaariga aabo U kaxeey ayaan habenki ku so jedaa iyo Sida aan uwadi doono anoo aqanoo ayaan fakir gaari kuwadi dad Gaari ila saran yihiin 3: school marka tago haduu qof iso firiyo ama gabar Waa ka fikiraa saa ula saxibi lahaa wllhi dhib haysto iso duceeya 😂
@ayanmahamedjamac173
@ayanmahamedjamac173 Жыл бұрын
Illahay hakacafiyo wllo
@zamzamsiman4577
@zamzamsiman4577 9 ай бұрын
Aniga fikirka ayaa igu badan xitaa hurdadii ayuu iga kexeyey
@xafsaahmed5823
@xafsaahmed5823 Жыл бұрын
😢😪
@hindaaliadan7949
@hindaaliadan7949 Ай бұрын
Ada ayadumhadsanthay
@anyaahmed4696
@anyaahmed4696 Жыл бұрын
Anaa qabo overthinkin naftoo Iga qaaday Illaahey haiga dulqaado
@ibraahmed2395
@ibraahmed2395 2 жыл бұрын
White outs ka zxb faidoyinkisa kadohadal masala shidankara capitan ahan malo isticmalikara hada misan isku kordhinayo
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 2 жыл бұрын
Walaal kasoo hadal qofka raba in iscayiliyo xoogaa caato saa id ah wixii uu kucayili lahaa adoo raali ah
@AmusedCap-fl4hq
@AmusedCap-fl4hq 5 ай бұрын
Depression maxaa lagawada😢
@fartunqxttrrmohamevvaad
@fartunqxttrrmohamevvaad 2 жыл бұрын
Alow iga yareeh fakarka wuu iragaadiyay hurda la aan buu igu riday
@suhuaybxasanismaciil7419
@suhuaybxasanismaciil7419 Жыл бұрын
Aniga isdasa
@maryamoabdi5120
@maryamoabdi5120 Жыл бұрын
A+ BAAN AHAY WLLKY ISAGA MIYAAA USABABA IN WAR WAR KAYGU UU XAD DHAAF NOQDO IISOODUCEEYA FADLAN 😭😭😭😭
@zuhuurkhadar9854
@zuhuurkhadar9854 Жыл бұрын
Dhiigaygu waa A+ wal walkayguna xad maleh go aana ma qaadan karo waxanan ka war wara waxan wali dhacin iyo waxaan so dhaafay oo anan waxaba ka qaban karin 😢 Subbaxnallah ilahow naga qabo wal walka iyo walbaharka 😢😢
@S0MAALI__KING
@S0MAALI__KING 11 ай бұрын
​​@@zuhuurkhadar9854walal waxasi meel kale ha uraadin wa waswaas marka waxasi isku aragtit mel fadhiso acudu bileso maskaxdada so xadiri wax kale o ka fcn ku fakir اءمنت بالله ورسله badi Ila ad niyadada Farxad a ka darentit ha joojin
@S0MAALI__KING
@S0MAALI__KING 11 ай бұрын
walal waxasi meel kale ha uraadin wa waswaas marka waxasi isku aragtit acudubileso mel fadhiso maskaxdada so xadiri wax kale o ka fcn ku fakir اءمنت بالله ورسله badi Ila ad niyadada Farxad a ka darentit ha joojin
@cadaankudhiigleh
@cadaankudhiigleh 11 ай бұрын
​@@zuhuurkhadar9854 Pls dhaqtar u tag hadaa isku sii fiirsatid wa halis
@halimaibrahim9274
@halimaibrahim9274 Жыл бұрын
Wilkan okale may iska nodan rer media
@calimaxamuud4680
@calimaxamuud4680 4 ай бұрын
mahad sanid wll
@RahmoDagan-jx9km
@RahmoDagan-jx9km 8 ай бұрын
Shiiq xuaen ani Aya isku arkay
@allizaosman2958
@allizaosman2958 2 жыл бұрын
Aniga keyga depression ayu isku badali rapa sidan ku arkay 🥹😰
@mowlidosmanagon128
@mowlidosmanagon128 2 жыл бұрын
Allaha kaa baabi'iyo.
@akram-yariisow14
@akram-yariisow14 2 жыл бұрын
Ilaaahey culeeska fudeeedka hakuugu badalo.
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 2 жыл бұрын
Astaqfurullaah iyo tusbiixda kale badso samir & salaadna kaasho alle talo saaro allaha ku caafiyo adi & inta kula mida
@Amiina166
@Amiina166 2 жыл бұрын
Aniga xtaa sidaas ahy abyo allah na cafiyo
@iphtinsheikh9838
@iphtinsheikh9838 Жыл бұрын
Qof la hdal ku naaafis
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW
@user-xf1gp4hd2l
@user-xf1gp4hd2l 5 ай бұрын
ᴀɴᴏ ᴋᴜ ᴅᴀᴡᴀɴᴀʏᴀ ᴀʏᴀɴ ᴡᴀʟɪ sɪ ғɪᴋɪʀᴀʏᴀ🥺
@yahyealibadiguhad2857
@yahyealibadiguhad2857 Жыл бұрын
Markan sexan kari wayay waan samele lay si aan hurdo wacan u helo
@taamirmuuse3558
@taamirmuuse3558 Жыл бұрын
Masha Allah
@ju4965
@ju4965 2 ай бұрын
Masha Allah
Sidee loo xaliyaa walwalka | Hagaha Caafimaadka
30:13
Astaan
Рет қаралды 8 М.
Ku Raaxeyso Nolosha oo jooji Dareenka iyo Fikirka Xun
14:33
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 57 М.
Ma Tahay Qof Xishood Badan oo aan Dadka Dhexgeli karin?
8:03
BOORISH MA DAAWO BA AMA WAA DHIBAATO ?
12:32
Hussein Alje
Рет қаралды 65 М.
DILAAGA AAMUSAN EE FARXADA IYO GUUSHA  | OVERTHINKING
11:51
Salim Omer
Рет қаралды 12 М.