Fikrad & Buug #2 | The Seven Habits of Highly Effective People | Stephen Covey | Somali

  Рет қаралды 42,690

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

7 жыл бұрын

Buugga: "Toddobada Caado ee ay Leeyihiin Dadka Waxtarka leh."
Fikrad & Buug NOTE:
Caadada 1aad (2:17)Be Proactive. Noqo qof wax sababa oo isagu horseeda waxa uu doonayo. Ha noqon qof isagu suga uun waxa uu doonayo. Naftaada 100% mas'uul ka noqo, diiraddana saar wixii aad wax ka qaban kartid.
Caadada 2aad (4:37): Begin with End in Mind. Ku billow adigoo yoolka iyo hadafka maanka ku haya. Caadadani wuxuun bay leedahay yeelo hadaf iyo hiraal nololeed. Wax aad la noolaato oo aad hiigsato.
Caadada 3aad (6:23): First Thing First. Mudnaanta koowaad sii waxa leh mudnaanta koowaad. Steven wuxu leeyahay waxayaabaha aad maalintii qabanayso isku miisaan iyo muhiimad malaha, oo way kala muhiimsan yihiin. Sidaa daraadeed, waxaad muhiimadda 1aad siisaa, wixii u adeegaya hadafkaaga nololeed.
Caadada 4aad (9:01): Think Win Win. Kolka aad la macaamilayso dadka aad xidhaadhka la leedahay, dadka ay wada shaqayntu idinka dhexeyso iyo cid wal oo noloshaada xidhiidh la leh, u feker hab ay ku salaysan tahay inaad adiguna guulaysto, dadka kalana ay guulaystaan. Ha noqon qof isaga uun doona in uu wax walba helo, ha noqon qof hadduu isagu wax waayo jecel in ay dadka kalana wax waayaan. Sidoo kale ha noqon qof xaqiijinta danaha dadka kale uun u nool sidii shamicii oo illaawa tiisa. Noqo qof dantiisa raacdeeya, isla markaana dadka kalana u ogol in ay iyaguna guulaystaan.
Caadada 5aad (11:09): Seek First to Understand to be Understood. Haddaad doonayso in lagu fahmo, isku day in aad adiguna dadka fahanto. Dhagayso, oo ku dhagayso dhago iyo qalbi furan. Isku day inaad qofka u ogolaato in uu sagu hadlo oo aad fahanto si uu isaguna hadhow kuu dhagaysto oo kuu fahmo.
Caadada 6aad (12:10) : Synergies. Sinerjigu waxa weeye wada shaqayn iyo iskaashi. Dadka leh caadada Sinerjigu, waxay raadiyaan fursado ay ku helaan cid ay iskaashadaan oo ay ka wada shaqeeyaan wax aanu midba iskii u gaadhi karin, laakiin ay wada gaadhi karaan marka ay wada shaqeeyaan.
Caadada 7aad (13:22) : Sharpen the Saw. Caadadani waxay leedahay qofku waa in uu isku dheellitiro jawaanibta noloshiisa oo dhan (ruuxdiisa, jidhkiisa, caqligaiisa iyo laxawyadiisa) oo aanu qaar dayyicin. Si aad u noqoto qof waxtar leh, waxaad u baahan tahay inaad 4taa jaanib isku dheellitiro.
Caadada 8aad (16:01) : From Effectiveness to Greatness. Steven wuxu qoray buug kale oo uu kaga warramayo caado 8aad oo ay leeyihiin dadka waxtarka leh. Caadadan 8aad waxa waxa qofka waxtarka leh ka dhiga in uu noqdo qof cadiim ah. Si uu qofku cadiim u noqdo buu leeyahay, wuxu u baahan yahay in uu iska dhex helo waxa uu ku fiican yahay, misna jecel yahay, sidoo kalana ay bulshadu baahi u qabto. Intaa marka uu iska dhex helo, waa in uu dadka kalana ka caawiyo sidii ay iyaguna intaa isaga dhex heli lahaayeen.
SUBSCRIBE my channel here: / 5486147
Instagram: / mubaarak_hadi
Facebook: Mubarakhadib...
Twitter: / mubarakhadi
Snapchat:mubarakhadi101
Email: Mubarakhadi@gmail.com

Пікірлер: 113
@MubarakHadi
@MubarakHadi 6 жыл бұрын
S U B S C R I B E !! :)
@cashmankiller1238
@cashmankiller1238 5 жыл бұрын
Ascww Mubarak mahadsanid walaal Book isagoo Pdf ah ma heli karaa plz.
@faatimaali5755
@faatimaali5755 4 жыл бұрын
Think win win
@abdiazizsam5948
@abdiazizsam5948 2 жыл бұрын
Boogaan waxaan aqriyey 2007 . Nolosheeda wax badan ayuu ka badaley. Ilmaha aan dhaleyna waan u gudbiyey. Buugaan wuxuu ku barayaa Noloshaada inta la xiriirto iyo Siyaabaha aad midkasta aad ugu guuleysan kartit. Mahad Sanid.
@mohamedabdullahi9017
@mohamedabdullahi9017 7 жыл бұрын
Bro Mubark kama daalo inaan ku dhaho waad mahadsantahay , waxa rajeynaya in somali badan ka faaidestan juhdiga ad bixineyso. Anigu waxaa aad ii taabatay oo an ka helay qodobka 3xaad ee ah " First Things First" MAHADSANID.
@quran07267
@quran07267 2 жыл бұрын
Thanks wall waxbadan ayaa kaa fahmay aaad iyo aad ayaa umahadsantahay baraka laaaaah
@ruweydamohamed9763
@ruweydamohamed9763 7 жыл бұрын
masha Allah waxa badan ban hada kafaiday wan aqarin donah insha Allah jazakallahu fil janah mubarak
@abdishakurabdihirsi7460
@abdishakurabdihirsi7460 5 жыл бұрын
ManshaAllah, Allah ha ka jaza'i siiyo, waa buug faa'iido iyo xiiso badan oo wakhti kasta la socon kara. Mahadsanid.
@jaaburiaden6837
@jaaburiaden6837 Жыл бұрын
Ustaad mubaarak Allahay haku barakeeyo.
@nimcogaboose8097
@nimcogaboose8097 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustad mubaarak hadi allaha kaa abaal mariyo runtii faaiidada aan kaa helay alle unbaa gudikara
@maariyaabdalle4024
@maariyaabdalle4024 7 жыл бұрын
Mansha allah tabaraka allah jazakalah khayr akhii filaah
@yasinbarre3682
@yasinbarre3682 3 жыл бұрын
Allaha ku sharfo ustd wax badan ayan ka faa'iiday muqaalkan
@muniramanka327
@muniramanka327 5 жыл бұрын
mashallah, somali wngsn ayaa ku hadleesaa, erayo wngsn oo ku haboon wax aa ka hadleeso ayaa isticmaaleysaa.
@amaalcabdullahi2241
@amaalcabdullahi2241 7 жыл бұрын
jazakallah kheyr akhi fillaah
@alpisaida7090
@alpisaida7090 7 жыл бұрын
masha allah minshartada afeyso ayaa xikmad weyn ku jirto jasaakallah bother alle ha ku saidiyo cilmiga dhiira gilin weyn ayan ka helay qodobkaas mahadsanid
@maryanmaxamahomet2176
@maryanmaxamahomet2176 3 жыл бұрын
Illhy cimriga iyo cafimaadka haku siyadsho 🤲
@aslielmi8556
@aslielmi8556 7 жыл бұрын
Haa.. waan akhriyey bugaan wax badan ka faidey..mahadsanid walal sida nogu so gobtey.
@dagan7757
@dagan7757 3 жыл бұрын
Wll halkeed ka Heshey wll aan ka soo ibsadee hargeisa ayaan jooga marka iifa iidey wll mhdsanid
@dagan7757
@dagan7757 3 жыл бұрын
Waan ku sugaa wll
@faadumayusuffaadumayusuf2062
@faadumayusuffaadumayusuf2062 7 жыл бұрын
Mash allh jasaklhu khyr wall
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 7 жыл бұрын
mashallaaah shukran akhii waxbadan baanka faaiday
@farhiyoyusuf1881
@farhiyoyusuf1881 7 жыл бұрын
Jazakal LLAH Akhii
@umusayidyaasiin2785
@umusayidyaasiin2785 4 жыл бұрын
Waa cashar qiimo badan mahadsanid wll Mubarak ilaahay hakaa ajar siiyo cilmigaan aad noo hibaysay. jasakallah
@user-yv7bb6eu4t
@user-yv7bb6eu4t Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad maantay ayaa bilaabay aqrinta buugaas
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 Жыл бұрын
Maschallah tabarakallah👂👂👂👂
@alidekyasin7624
@alidekyasin7624 5 жыл бұрын
Mahadsanid Walal Allah Ajar hakaa siiyo
@DhurwaaFam
@DhurwaaFam 7 жыл бұрын
Well Done! Thank you
@camaarcabdirisaaq6805
@camaarcabdirisaaq6805 5 жыл бұрын
mahadasanid wllo جزاك اللهُ‎
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 6 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay mubarag Wll waxan kaa bartay wax badan allah kula garab galo howsha weyn ee aad dadka u hayso
@siciidalo750
@siciidalo750 7 жыл бұрын
mahdsanid mubarak haadi halkaaa kasii wad dadalka aad umada u hayso
@mohamettdahirmohamett8942
@mohamettdahirmohamett8942 5 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid ustaad
@fathiali6497
@fathiali6497 6 жыл бұрын
Masha allah allah haku xafido walalo qali
@abdirahmansaid1416
@abdirahmansaid1416 7 жыл бұрын
Mahadsanid Mubarak Hadi
@abdialasow6277
@abdialasow6277 3 жыл бұрын
Masha allah Shukran
@naasirmuxumed2927
@naasirmuxumed2927 7 жыл бұрын
waad mahadsanthy macalin mubarak hadi
@aishaabdullhinaftaofficial2161
@aishaabdullhinaftaofficial2161 4 жыл бұрын
Waaaw mahadsnthy wllo alaha ku xafido
@ZA-oi9eu
@ZA-oi9eu 4 жыл бұрын
Maasha Allah ustaad ilaahay khayr faro badan ha ku siiyo.
@shukrisharafmohamed5196
@shukrisharafmohamed5196 6 жыл бұрын
Masha allh shukran
@maryamaali7875
@maryamaali7875 5 жыл бұрын
Masha allah alle haku xafido cilmigaada alle haku barakeyo figrad iyo Buug wax badan ka faaiday jazakalahu kheyr
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 2 жыл бұрын
Wxn ka faaiidey guul in aan lagu gaarin qof kaliya ee lagu gaaro (win to win) dad kugu heeer ah oo kula xirfad ah ee shaqada aad rabto in aad guul ka gaarto kula qaban karo la shaqeeso in aad u guuleesatid
@mizkimuuse9291
@mizkimuuse9291 4 жыл бұрын
شكرا لك أخي العزيز إن شاء الله عندما أقرأها سأعاني لكنك لخصت لنا أهم الأفكار.
@ahmedsaqawemaki2766
@ahmedsaqawemaki2766 4 жыл бұрын
Caadoyinka aan jeclahay in aan abuurto Sanadkan cusub wxaa kamid ah *1-Weekly reflective thinking:* si todowaadle ah in aan fiiriyo waxa ii qabsomay iyo waxa iga qabyoobay iyo waxan ii qabsoomba *2-weekly Realistic thinking:* caqabadaha ku iman kara waxa aan qaban rabo todobaadkii in aan sii saadaaliyo. *3-Weekly plan:* todobaad waliba in aan qorsheyo waxa aan rabo oo aan isku waardiyeeyo
@mohamedarabsiyo9205
@mohamedarabsiyo9205 5 жыл бұрын
Asc aniga ahaan 2 caado oo buuggan ku jira ayaan aad ula dhacay mida hore waa 1.Begin with end in mind. ta labaadna waa 2. Sharp the saw. Jazakallah sida hufan eed noguso koobtay buugga jazakallah❤
@suleqomm4983
@suleqomm4983 6 жыл бұрын
Thanks walaal
@faatimamohamed9551
@faatimamohamed9551 7 жыл бұрын
Ilaah hakaa ajarsiiyo Runti wax badan aya aka faa'iday bugan Mahadsanid walaal
@ibrahimmire981
@ibrahimmire981 5 жыл бұрын
Big respect ku haya
@munomohamed1423
@munomohamed1423 4 жыл бұрын
Shukran wll
@sakiadam2225
@sakiadam2225 7 жыл бұрын
jzkulaha khyr mubarak
@najibcabdiosman4527
@najibcabdiosman4527 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb wax weyn ayaan ka Faa'iday buuga
@islampeace6254
@islampeace6254 7 жыл бұрын
Jizakalaah khayr mubarak. Waxbadan baan ka faa'iiday buuga.
@maydhanedelivery2620
@maydhanedelivery2620 6 жыл бұрын
thanks wll masha allah anigu waxaan hore kala baxay mishaartaada afayso waa kalmad culus allah ku barakeeyo geesi
@AkramAli-bl1mt
@AkramAli-bl1mt 6 жыл бұрын
Thnks ustaad
@samatalis4915
@samatalis4915 3 жыл бұрын
Guulayso walaal Mr. Hadi
@saramostafa7354
@saramostafa7354 6 жыл бұрын
Waan aqriska mahadsanid
@mashaallahtafo5410
@mashaallahtafo5410 7 жыл бұрын
masha allah
@ibarosmanibrahim9120
@ibarosmanibrahim9120 5 жыл бұрын
jazakallahu Kheir
@ak1250
@ak1250 Жыл бұрын
Thank you
@najiibahmed3423
@najiibahmed3423 6 жыл бұрын
mansha Allah jalle horey usoco
@mohamedsaed4419
@mohamedsaed4419 6 жыл бұрын
Jazakumu allh akhi aad bn kaga faaiiday. runtii buugaa wan hayaa lkn si fican uma akhrin insha alh wan akhrin hda su aal buugaa isgoo af somali ku qoran mala heli karaa haday jirto fadlan isoo dir.
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 Жыл бұрын
Caada barbarita caruuurta inchallah
@halimaomer625
@halimaomer625 5 жыл бұрын
Jazakalaah Qeyr Mubarak may Allah Reward u the effort U put for the Benefit of Ur Community ..thanks wllo.
@qadardheereoffecial8303
@qadardheereoffecial8303 3 жыл бұрын
Masha allah keep going
@cabdiqaniqaasim4787
@cabdiqaniqaasim4787 5 жыл бұрын
mahadsanid
@shamuuqmedia2119
@shamuuqmedia2119 5 жыл бұрын
first Asc ustaad mubarak my special habit that i like to create is win win habit b/c personally i like to reach common success
@alibaana700
@alibaana700 6 жыл бұрын
thanks bro
@simanali5387
@simanali5387 7 жыл бұрын
wax badan baan ka faiday walhy. waa fikrado laga faidayo.
@ukman8732
@ukman8732 7 жыл бұрын
tnx bro
@muslimanasser9315
@muslimanasser9315 6 жыл бұрын
Mshalllh jzklllh bro
@abdirizakbarreabdi1071
@abdirizakbarreabdi1071 6 жыл бұрын
Waa ruunta zxp
@yasirmohame
@yasirmohame 4 жыл бұрын
Mashaalah
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 7 жыл бұрын
Bro thank you so much!..
@cabdirisaqaxmed9217
@cabdirisaqaxmed9217 6 жыл бұрын
Wll mahadsanid sidee boogaagtan ku helikaraaaa hargies ayaaan joogaayee
@abubakarapdulkariim9166
@abubakarapdulkariim9166 7 жыл бұрын
We don't have libraries in Somali land but I love reading more than anything
@zakeriye6995
@zakeriye6995 3 жыл бұрын
pdfdrive.com kala deg wl
@abdullahiy.ibrahim4571
@abdullahiy.ibrahim4571 6 жыл бұрын
jazakkallah wll mubarak Hadi illahay ha ka abaal mariyo cilmiga aad nala wadagtay, caddada aan jeclahay inan waxa ka badalo waa cadda synergie ga wll mahadsnid
@yusrasamatar5921
@yusrasamatar5921 7 жыл бұрын
manshaAll ilhy hakugu anfaco aqonta barty Waxnba is jeeysisy ina Wax badn akhriyo San waxbadn uogado
@AbdallahBotan
@AbdallahBotan 7 жыл бұрын
Aad iyo aad bad umahadsantahay walal Mubarak, buuggan anoo akhriyey hadana sidaad sheegtayba kuwa mar akhrintiisa looga haro maaha, 100% focus ah baan ku daawanayey sharraxaadaada kooban oo qimaha badan, Buugga 8. from Effectiveness to greatness waan hayaa laakiin ma akhrin, marka 8 Habit dhamaantii hal dabeecad miyuu uga warramayaa qoraagu?
@MubarakHadi
@MubarakHadi 7 жыл бұрын
Cabdullaahi, haa ustaad, caadadaa uun buu ku balballaadhinayaa. Mahadsanid
@anasxasan7169
@anasxasan7169 7 жыл бұрын
waan kaaka mahadcelinayaa sida aat u kicisday dareemkeeyka hurday dabcan waxaan ko;aansaday inaa yeesho dabeecado wanaagsan inbadan mahadsanid
@farhiaibrahim3408
@farhiaibrahim3408 5 жыл бұрын
جَزَاك اللهُ خَيْرً
@arabmoe9831
@arabmoe9831 4 жыл бұрын
8 fikradooda wa kuwa aan midi ka dhicin waana buug waxtar u leh shaqsiyada qofka
@ayanabshirsaid8235
@ayanabshirsaid8235 2 жыл бұрын
Waa buu aad uqiima badan caadada 3 aad ayaa isoojiodatay aan isleeyahay wa waxa uu ubaahan yahay inuu fahmo qof walba o doonaya Guul Galayso caqliga iyo cilmiga allaha kuu barakeyo
@user-jo3sm3vm9c
@user-jo3sm3vm9c 7 жыл бұрын
jazaka allah kheyr wllo.... افكار مفيدة جدا
@shuceybmohamed7711
@shuceybmohamed7711 2 жыл бұрын
Buuga magaciisa wll
@suldaansiciid3184
@suldaansiciid3184 5 жыл бұрын
asc macalin aad yaan ku salamay salan ka dib macalin aad ayaan barnaamijka ula socda waxaan ka codsanaya inaad casharada ku soo darto buugaag ka hadalaya siyaasada iyo sida hogaaminta mahadsanid
@aminahassan5688
@aminahassan5688 6 жыл бұрын
Asc wr wb walaal waan ku salaamay intaa kadib xageen kaheli karaa barnaamijka aad barbaarinta caruurta ooga hadlaysay oo dhamaystiran? Walaal ilahay haku barakeeyo isoo jawaab
@yonisadan3562
@yonisadan3562 6 жыл бұрын
mahad sanid walalo
@anasxasan7169
@anasxasan7169 7 жыл бұрын
waxyaabaha aan ka faa iiday axaa weeye qodobka 2 kaasoo ah mid faa'iido badan leh
@kaderjoseph2272
@kaderjoseph2272 6 жыл бұрын
Bro,mubarak marka hore mahad balladhan ayaan hawada kuso marinaya, marka xigta maxad kula talin lahayd ardeyda imika wax akhriska ku fican hadana dhan ay kaga hagaagan garaneyn books??
@ibra-binibra
@ibra-binibra 7 жыл бұрын
waa badan yihiin fa'iidooyinka lkn waxa cilad weyn oo hadda aan ka dhex xallinteeda buuga waxayna tahay badanaa dadka markaan isla hadlayno wax yabaha aan isku fahmi wayno in ay tahay is dhagaysi la'aanta hadii uu qofba qofka kale dhaygsto in ay tahay macnaheedu qof ka in aad is fahanteen aad iyo aad na waan kugu mahad celinaya sida fcn ee aad noogu so jeedisay
@ibrahimwarsame3488
@ibrahimwarsame3488 4 жыл бұрын
I wanna being proactive
@showme916
@showme916 6 жыл бұрын
Asc wr wb. Mr.Mobarek waxaan u arka dhamaan book gagta masraxa ku saran dhaman midba xikmadiisa u gaara inuu leeyahay marka waxaan ka codsan laha in "books list" gooda video yar inoga so duubto si magacyada buugagta dhaman u aragno. Aada ugu mahadsan tahay Program kagan "Fikir & Book". Asc.
@abdifatahhassan4923
@abdifatahhassan4923 5 жыл бұрын
bro pdf ma heli karaa
@MohamedHassan-jq9pw
@MohamedHassan-jq9pw 4 жыл бұрын
Dearr
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 7 жыл бұрын
ustaaad social science miyaaa casharadan mise?
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 жыл бұрын
Aqoon isku Hubee. Waan Lacajabay Runtii.
@abdifatahalasaw9982
@abdifatahalasaw9982 6 жыл бұрын
haada walaal waxaa kuweediiyay majiraa buugaagta aad noosoowarisay oo kibaxayo afsoomali
@mandeqaabaashe336
@mandeqaabaashe336 6 жыл бұрын
wllo wad ku mahad san halkan ka helaya bugan
@m.13mediaproduction40
@m.13mediaproduction40 4 жыл бұрын
mahad sanid walaalo
@princeofficial7589
@princeofficial7589 6 жыл бұрын
wll adigo mahad san ma ii til maami karta books qaar meel an kahelayo ayago ku turjuman af somali
@cabdirisaqaxmed9217
@cabdirisaqaxmed9217 6 жыл бұрын
Waxaaan jecelay inaan sameeyo isbadal
@goolmj2924
@goolmj2924 3 жыл бұрын
Wlee buugaagta maad tarjuntid
@mohamedabdullahi9083
@mohamedabdullahi9083 15 күн бұрын
Buugaan isagoo luuqada soomaaliga lagu turjumay mala hellaaa
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
Buugan waxan akhriyey 2014
@saramostafa7354
@saramostafa7354 6 жыл бұрын
Asi oo afcarabi lootirjumay aan aqristay
@nimcocumar9282
@nimcocumar9282 5 жыл бұрын
Wll buuga wadamada somalida malaka helya sida somaliland
@Lqaali
@Lqaali 7 жыл бұрын
Waan ku farxay sida wanaagsan oo aad u qeexday "Todobada Caado ee ay Leeyihiin Dadka Waxtarka leh" Xili hore ayaan akhriyey, hadana ku soo noqday akhrinta buugaan oo aan ku arkay Maktabada walaalkeey. Mahadsanid!
The Psychology of Money I Fikrad & Buug #42
11:52
Mubarak Hadi
Рет қаралды 33 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 19 МЛН
kaligaa wax isbar #coach suhayb winner
6:02
Coach Suhayb Winner
Рет қаралды 372
Maskax Dhaqid | Fandhaal Podcast 63 | Buug Muhiim ah .
27:35
Omar Inshar
Рет қаралды 89 М.
30 Years of Sales Knowledge in 28 Minutes
28:15
Simon Squibb
Рет қаралды 862 М.
Buugi badali lahaa hab Fikirkaaga Nolosha | Buug muhim ah .
5:51
MARWAN MEDIA
Рет қаралды 2,1 М.
Weekly Planning- A Video from The 7 Habits of Highly Effective People
7:12