FIKRAD & BUUG #40 I Limitless I - Jim Kwik I - Mubarak Hadi

  Рет қаралды 57,202

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

2 жыл бұрын

FIKRAD & BUUG #40 I Limitless I - Jim Kwik I - Mubarak Hadi
TELEGRAM: t.me/Garaadsointaadanguursan
Y O U T U B E: / 5486147 .
I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi

Пікірлер: 156
@Waxdheef
@Waxdheef 2 жыл бұрын
Ustaadii waad Mahadsantahay wax badan ayaan ka faa'idnnay buugaan qiimaha badan
@firdowsajaamac379
@firdowsajaamac379 2 жыл бұрын
Waxdheef Kanaalka aan ugu jeclahay youtubka ❤️
@maxamedshaafiqalbi5055
@maxamedshaafiqalbi5055 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay wll, Waxaan kaloo kaa codsan lahaa, inaad Noo soo gudbiso bugaagaagta, islaamiga ee ka hadlaya Guusha, ruuxda, taariikhda, jannada, macrifada Allah, Jacaylka, iimaanka, Dhiirigalinta, qoyska, Arimaha bulshada, cilmiga, Mahadnaqa Allaah, waana kaaga mahadcelinayaa Dadaalkaaga wll .....
@user-ho4om4dc6i
@user-ho4om4dc6i 2 жыл бұрын
لقد أصبت صواب هناك كتب الإسلامي حول تحفيزات إذ بحاجة ماسة إلى نتحلى بهم الموفق السعيد هو يفطن لما خلق واجتهد لأجله
@fowziaali3942
@fowziaali3942 2 жыл бұрын
Dadka fara ku tiriska ah ee bulshada waxyaba faidada leh uso gudbiya sida mubarak waxan la yabay 100k xitaa ma dhama ddka ku xiran halka kuwa malayacni ah million ku dhowyihin
@maxamedyasin5291
@maxamedyasin5291 2 жыл бұрын
Mahasanid ustaad
@osmanahad7291
@osmanahad7291 2 жыл бұрын
Waa maxad santahay ustad
@abdikanimohamedahmed723
@abdikanimohamedahmed723 2 жыл бұрын
The one i need is this; Thanks for your Summary Mr Mubarak
@sahroaadamduraan2942
@sahroaadamduraan2942 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا واحسن الله إليك
@mohamedbashirali9152
@mohamedbashirali9152 2 жыл бұрын
Thank you so much bro for sharing us the precious advice for this book which I read it and benefit a lot of things which services me well
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرًا اخي
@amiirajovane5250
@amiirajovane5250 2 жыл бұрын
maasha allh جزاك الله خيرا
@mohamedhaadi406
@mohamedhaadi406 2 жыл бұрын
Shukran Ustadi
@khaalidcabdi2510
@khaalidcabdi2510 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا أستاذنا
@fadumoabdi3562
@fadumoabdi3562 2 жыл бұрын
Manshaa Alaah jazaakalaahu khayr ustaad qaaliya
@llcriminall
@llcriminall 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Mubarik, Insha Allah Wan Akhrin Doona Buuganana
@abdikadirabdijama6352
@abdikadirabdijama6352 2 жыл бұрын
thanks coach mubarak hadi you shared us very important lecture its beneficiary lesson
@ahmednour9831
@ahmednour9831 2 жыл бұрын
Thanks ustad qaali
@khaalidyare2919
@khaalidyare2919 2 жыл бұрын
Sxb waxaan ahay arday, mustaqbalka waxaan rabaa inaa noqdo qoraa Mana arkin qof somaali ah oo kahadlaayo jiilka jecel qoraanimadda xitaa suurto gal matahey inaad interview kaqaado qof qoraa ah
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 2 жыл бұрын
Mahadsanid jazakuma Allaah kheyr
@ebrahimchannel8283
@ebrahimchannel8283 2 жыл бұрын
Thank u ustaad
@abdinasirdhafuje0105
@abdinasirdhafuje0105 2 жыл бұрын
Guuleyso Ustaad I will Appreciate you
@souheibsahal9224
@souheibsahal9224 2 жыл бұрын
Thanks ustaad
@AbuIbrahim84
@AbuIbrahim84 2 жыл бұрын
Thank you very much akhi, xoog baan kaaga mahad celinayaa buugan aad nala wadaagtay.
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Allah yaxfid ustaad💕
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 2 жыл бұрын
Thanks mclin Mubarak hadi
@caqlikoriye1152
@caqlikoriye1152 2 жыл бұрын
Barakalah ustaad
@Gaandaa
@Gaandaa 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad waa muqal fa'ido badan wax badan ayaan ka barany soo badi insha allah.
@ibrahimgarorow6116
@ibrahimgarorow6116 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay ustaad mubaarak, gaar ahaan dhankeyga isbedelka nolosheyda Alle kasokow waxa ad ku ledahay door muhiim ah waan kaga mahadnaqaya
@fahmofarah589
@fahmofarah589 2 жыл бұрын
Masha allaha shugran ustaadi
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 2 жыл бұрын
Mnsh Allah ustad mubaarak hadi alle hakuxafdiyo
@queensaara2481
@queensaara2481 2 жыл бұрын
barakoow mubaarak
@nimcohodan6501
@nimcohodan6501 2 жыл бұрын
Masha allh ustaad mubaarak wax bdn baan kaa faaidey bugag badane wanka barty Illahay haku sharfo aduun io aakhiro. Jim kwik wa nin ad ugu xeranahy instagramkisa io youtupekisa.
@boggaculumada2202
@boggaculumada2202 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal mubaarak adoo raali ah ma jiraa ama maheli karaa buugan oo afsoomaali ku turjuman.
@ahmedbarkhad4103
@ahmedbarkhad4103 2 жыл бұрын
Dear ustaad ku mahadsanid, kuna sharfanid oo kuna amaannid sida wacan ee hagrasho la'aanta ah ee aad xilli walba oo aad kansho hesho wax noogu faa'idaynayso . Sharaf , sumcad , karaamo ,iyo farxad bay ii tahay inaan degel noocaan oo kale ah ku xiranahay , weliba daqiiqad walba aan wax ka kororsanayo . Salaama Al-ustaad Mubarak
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustd Mubarik You did great job
@marwaanmohamed8039
@marwaanmohamed8039 2 жыл бұрын
The productive muslim where the faith and productivity meets , buugan Inta rbto in laga hdlo fadlan like saar ☺️
@CarbisAcademy
@CarbisAcademy 2 жыл бұрын
Worth watching
@ahmaadzawaaj
@ahmaadzawaaj 2 жыл бұрын
Masha’allh ustad Mubarak hadi wax badan ayaan ka faa’idey muuqalkan
@burhannor4639
@burhannor4639 2 жыл бұрын
Masha allaah maalmo ayaan moogaa fikrad iyo buug balse maantay ayaan saaxada soo koray. Mahadi hakaa gaadho ustad.
@abdishakourmohamed785
@abdishakourmohamed785 2 жыл бұрын
Thanks
@abdullahiilmiosman8922
@abdullahiilmiosman8922 2 жыл бұрын
Thank you for you advice us sharing sources best seller book
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 Жыл бұрын
Mashallaah 💕 Jazakallahu khayra wll walahay waxbadan Bay iga badashay arintan
@sadiyohussein834
@sadiyohussein834 Жыл бұрын
Thank you brother for sharing everything about reading but tell us how to be good reader I start reading 📖 and sometimes I’m lazy to read.
@mohmedamin9440
@mohmedamin9440 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay ustaad hadi. Sidaa noogu wad khyr alle haku siiyo
@fardowsamaxed5590
@fardowsamaxed5590 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad no so badi kuwan o kale insha allah
@nesseraabdel-gadir9380
@nesseraabdel-gadir9380 2 жыл бұрын
Fixed mindset 👌 somalida wey ku bdnthy Mistake iyo fashalkana waa kala duwan yihiin lk somalida wexeyba u thy isku mid Shukran ustaad
@cawocumar7711
@cawocumar7711 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad mubaarak
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 2 жыл бұрын
Masha Allah waad mahadsantahay
@wacdiiyow
@wacdiiyow 2 жыл бұрын
Soo badi ustaad insha allaah
@abdialasow5594
@abdialasow5594 2 жыл бұрын
Masha Allah
@nasramahamud7887
@nasramahamud7887 2 жыл бұрын
Can you Please share books about memorizing the Qur'aan.
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 2 жыл бұрын
Masha allha shukarn wll
@mushtakmohamoud7728
@mushtakmohamoud7728 2 жыл бұрын
Mansha allah ustaad mahadsanid
@hamisare5520
@hamisare5520 2 жыл бұрын
Keep it ustaad
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@sacdiyonur7899
@sacdiyonur7899 2 жыл бұрын
Mansha aallh🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nimcoosman3211
@nimcoosman3211 2 жыл бұрын
Mahdsanid ustaad mubarik
@monetaalwaax4723
@monetaalwaax4723 2 жыл бұрын
Mash allah.. waa arin aad umihiima aah Runti ani ahanteyda anba ubahanahay. Aad iyo aad ayad umahsan tahay walalkis
@sayidali2650
@sayidali2650 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaaad🙏❤️
@sharifabdullahiyusuf825
@sharifabdullahiyusuf825 2 жыл бұрын
Ustaad mubarak waan kaga mahadcelinaya inaad waqtigaga iyo tamartada aad galiso sidii jiilka so baxayo uu noqon laha midki dal iyo dad anfaco,waxadna timid waqtigi ku haboon.
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 2 жыл бұрын
جزاك الله الف خير واشكرك Learning how to learn by Barbara Oakley, kasoo hadal plz mcllin bookgas
@yonishassan3423
@yonishassan3423 2 жыл бұрын
Alaha kusharafo👏
@mohamudjamahussein4445
@mohamudjamahussein4445 2 жыл бұрын
Excellence
@zakyhmohamed9572
@zakyhmohamed9572 2 жыл бұрын
Mahadsanid Akh Haadi mubarak. waan ku faa’idnaa muuqaladaada.
@idilmohamed3170
@idilmohamed3170 2 жыл бұрын
mahadasanid ustaad waan sugayay Baramijkan🥰 my Role Modal waa Ku fa'idaa muqaladada🥰 Figrad Iyo Buug📓
@Gaar_Yoolkaaga_Channel
@Gaar_Yoolkaaga_Channel 2 жыл бұрын
Maasha Allah Mahadsanid walaal
@khalidibrahimabdi827
@khalidibrahimabdi827 2 жыл бұрын
Ustaada noo soo badi
@samih6613
@samih6613 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid runti wax badan ban kafa'ida
@khayrchannel2466
@khayrchannel2466 2 жыл бұрын
Thanks a lot walaalo , last 3 days I was listing your great vedios 🥰 I want to stay your chanel keep going walaalo
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 2 жыл бұрын
Wax badan baa laga faaidayaa masha allah aniguba 2 bilod ka hor ban bartay
@zaytunabdisalan477
@zaytunabdisalan477 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad wax wayn ayaad na bartaye
@caqlikoriye1152
@caqlikoriye1152 2 жыл бұрын
Noo soo badi ustaad
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 2 жыл бұрын
Maansha Allah Jaza aka Allahu kheyraa Mahadsanid. Wll buugaas online ana e book ma lagu heli karaa
@sacdiyocakariye546
@sacdiyocakariye546 2 жыл бұрын
Mubaarak hadi waa midka wax badan naftayda kabadalay waana kaaga mahad naqayaa
@Ahmed-maaniyo
@Ahmed-maaniyo Жыл бұрын
Ustaad Mubarak Hadi Alle Cimri dheer Iyo caafimaad haka siiyo aamin until 2023 /2/27 💯🙏
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 жыл бұрын
Mashalah Macalin mubarak seen u akhrin karaa buugtan oo kale hadaan ku mashquulsanahay akhriska casharada jaamacada. Markan buugtan Akhri is iraa shaydan umbaa oron war iska daa casharada Kalu kamashquuline
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 2 жыл бұрын
Mahadsanid masuul 👏👏
@hamdiabdishire8784
@hamdiabdishire8784 2 жыл бұрын
this video came the right time, thank u Mubaarak.
@yaasiindaahir6520
@yaasiindaahir6520 2 жыл бұрын
M.a ustaad Mubaarig Inoo soobadi
@zeytuuniabdikarim2573
@zeytuuniabdikarim2573 2 жыл бұрын
Aad u mahadsan tahay Ustad 💯
@abdiasiscali7410
@abdiasiscali7410 2 жыл бұрын
mahadsanid ustaad
@asuum8200
@asuum8200 2 жыл бұрын
Thanks wllo
@mustafemohamed8840
@mustafemohamed8840 2 жыл бұрын
Ustaad illaahay haku barakeeyo
@gayre242
@gayre242 2 жыл бұрын
Ustaad buugu af-carabi malagu turjumay alle haku sharfo aad ayaad u mahadsan-tahay
@ibrahimhassan4350
@ibrahimhassan4350 2 жыл бұрын
Ustaad Mubarak Mhdsnid
@drsayanmuse8548
@drsayanmuse8548 2 жыл бұрын
Buuga ma nala soo wadaagaysaa ustaad
@abshibarre3254
@abshibarre3254 2 жыл бұрын
M.a teacher I'm join your group people thnkz
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 2 жыл бұрын
Ustaad
@maxamedxikmaawi6835
@maxamedxikmaawi6835 2 жыл бұрын
Ustd barnamijkaan inuu soo laabta aad baa ugu faraxsanahay🥰🥰
@sahraonline
@sahraonline 2 жыл бұрын
Ustaad mubarak waanu ku tabaynaa
@Ina-ugaas
@Ina-ugaas 2 жыл бұрын
Mahadsanid 🌿🌼
@maxamedabshir1181
@maxamedabshir1181 2 жыл бұрын
Waan arkiyay sanadkii lasoo dhaafay. Runtii waa buug qiima bdn oo balaarinaya aduun aragagaada iyo awoodahaaga. Mahadsanid ustaad
@aishaahmed1262
@aishaahmed1262 2 жыл бұрын
Pdf maku heysaa wll
@ahmednour9831
@ahmednour9831 2 жыл бұрын
Alle hakaa ajar siiyo
@mariasaid1098
@mariasaid1098 2 жыл бұрын
Shukran ustad Mubarak Waxaan rabaa in aad noo soo diyaarisd note taking sida loo sameeyo
@sihaamabdihakeam3963
@sihaamabdihakeam3963 2 жыл бұрын
Mhdsnd Ustaad Mubarak hadi
@MaalmoFilms
@MaalmoFilms 2 жыл бұрын
Thanks ustaad, would you mind sharing the pdf of the book 📕
@maxamedyasin5291
@maxamedyasin5291 2 жыл бұрын
Maxamed
@Amin-gw5yh
@Amin-gw5yh 2 жыл бұрын
Libaray genesis kasoo download garayso.
@basmaomar6967
@basmaomar6967 2 жыл бұрын
Z-Library
@omerbashir4079
@omerbashir4079 2 жыл бұрын
Asc Mubaarag Bugaagata soomaliga ku wee ugu fiican intaad ka aragtay
@mrj2526
@mrj2526 2 жыл бұрын
Jim kwik sheeko uu tusaale u soo qaatay iyo qiso sh.mustafa qabsatay ee uu ka hadlay sida ay iskugu midyihiin markaan arko waxaan igu soo dhacda GREAT MINDS THINK ALIKE.
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@cawocabdi7514
@cawocabdi7514 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll wxbadanbaad noo iftimisay 🥰👏🥰🥰
@farascade5971
@farascade5971 2 жыл бұрын
Asc ustaad Mubarak, weydiin; Waxan iska dhex arkaa qiyam, manfac iyo xog muhim u ah bulshada, sidas ay tahay habbgudbinta online ayaan ku dhibanahay. #weydiin iyo warcelin🙏👍🏼
@naciimosheikhhassan9925
@naciimosheikhhassan9925 2 жыл бұрын
Waa jeclahay buugan.❤ Rajo ayuu dadka galinayaa
@abdifitahahmed2918
@abdifitahahmed2918 2 жыл бұрын
Maasha Allah ustaad runtii buug muhiima weeye lkn waxaa kasii muhiimsan qaabka Aad usoo koobtay. Waxaan kafaaidey waxaan lasoo koobi karin. Mhd snd
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 2 жыл бұрын
Wcsww ustaadahadsanid
The Psychology of Money I Fikrad & Buug #42
11:52
Mubarak Hadi
Рет қаралды 33 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 12 МЛН
Be Silent: Make Everything Flow to You Effortlessly | Audiobook
39:59
Audio Books Office
Рет қаралды 328 М.
7 Sababood oo keeni kara in Hadafkaagu kuu Hirgeli waayo
15:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 58 М.
Atomic Habits || ficilo yar-yar +joogtayn = guul wayn |Podcast S2/1
36:08
Buug |Guulayso Dagaal La'aan | Buugaan Adiguu Kugu Socdaa .
9:53
kaligaa wax isbar #coach suhayb winner
6:02
Coach Suhayb Winner
Рет қаралды 372
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
18:28
Mubarak Hadi
Рет қаралды 58 М.
8 Ways to Manage Stress
19:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 27 М.