Filmkii Fan Xumeye Guri barwaaqo iyo Abdikarin Ali shah

  Рет қаралды 172,921

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

4 жыл бұрын

Пікірлер: 756
@nuurweehadoffiacil6905
@nuurweehadoffiacil6905 4 жыл бұрын
Caawa waa soone Nabiga ku saliya zcw
@ahmeddauuud8540
@ahmeddauuud8540 4 жыл бұрын
mahad xaaji Csw csw csw
@suhuurahmed4327
@suhuurahmed4327 3 жыл бұрын
SaLawaaTu RaBiii WaZALaaMU CaLeeH
@cabbasyeeto915
@cabbasyeeto915 3 жыл бұрын
@@suhuurahmed4327 scw scw
@heeloflimsmedia
@heeloflimsmedia 4 жыл бұрын
Nafiisay masoo baxaysaa mee soo bixi maysid wadnaha hana ridinee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 inta qosol la ilmaysay like ta haiisarto
@queenanaya275
@queenanaya275 4 жыл бұрын
jano khaqayso media 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@diinidheere6585
@diinidheere6585 4 жыл бұрын
Ilaahay ramadaantan hanaga dhigo kuwo camalkooda cibadadooda la aqbalo aaamiin
@guribarwaaqotv
@guribarwaaqotv 4 жыл бұрын
Amiin sxb qli noloow
@therealchallenger5392
@therealchallenger5392 4 жыл бұрын
@@guribarwaaqotv anigu horaan u sheegay .. maalmaha qaarbaad 100% tahay 😂😂😂 nafiisaay masoo baxaysaa
@dalmarsheikhabdi4697
@dalmarsheikhabdi4697 4 жыл бұрын
Reer Somaliland love🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩 wlhi From Galmudug State
@deebeyadem1604
@deebeyadem1604 4 жыл бұрын
Galmudug💖 state of somalia
@ibraamohan830
@ibraamohan830 4 жыл бұрын
Horta anigu miyanan somali ahayn mxaa liketa igaga adkaysan😅😋
@guledneero4014
@guledneero4014 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo wlhi Legend inad tahay qiray CID ku gaadhi Mayso wlhie 💟💟👑❣ Like like like like like like
@ilkacase8282
@ilkacase8282 4 жыл бұрын
Ina cali shaah show orgnkana wuu tumaa habaar bu qabaaa ninkasi waa fan soconaya walhi👏👏👏👏👏hore usoconnio
@user-ho3gp1vv6m
@user-ho3gp1vv6m 4 жыл бұрын
Inta lanbarkaa guribarwaaqo whattsuppka ku darsatay like dhac kusii 😂😂😂😂🤣🤣😅🤣😅🤣😂😂😅🤣😅🤣😅🤣
@munadaganmuna2711
@munadaganmuna2711 4 жыл бұрын
lambarkee huuuuuno hhhhhhhhh
@Ayaan_omar
@Ayaan_omar 4 жыл бұрын
@@munadaganmuna2711 4310977 kaas🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamedkiiko3836
@mohamedkiiko3836 4 жыл бұрын
Xabad yaro ciyalaba usaaran😂😂
@faraxkhadar3138
@faraxkhadar3138 3 жыл бұрын
@@mohamedkiiko3836 dee isaaga dhalay
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Guray barwaqo team like ta is muujiya❤❣
@aamiinsaadiq2425
@aamiinsaadiq2425 2 жыл бұрын
Cabdi kariin cali shaah jacylku ka dhab weeye sanad ka hor aya layidhi jacaylkagaga magacii misuu yidhi nafisa 🤣🥰ilahay haku daayo zxp🥰🥰
@abdifatahmohamed7353
@abdifatahmohamed7353 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😅 muusiga tom and jerry-gaa ugu daran. Guri barwaaqo waa hal abuur majaajilayste ah oo funny ah 😅😅😅😅
@waduxaa.
@waduxaa. Жыл бұрын
Was sax dee🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Sirkhader
@Sirkhader 4 жыл бұрын
Hadad GuriBarawaqo ka sugayso riwaydi Ramadanta dHac igu sii si uu soo mataLo😂🤙
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
My favorite singer Cabdikariin Cali shaah 😍😍❤️🙌🏻
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 4 жыл бұрын
TALO REER KOONFUR AH WAAR WALAL 35:24 REER WAQOOYI WEY IS QABTAANE DADKAN REER KOONFUR EE FANKA DAMEERKA KU ERYANAYA AMA KUFSANAYA CID QABATA MALEH MIYAA KUWAASA U BAHAN IN LA QABTO RIWAAYADANA IYAGEY KU SOCOTAA EE WAX HALOO SHEEGO RAGAAS OO HALA QABTO EXAMPLE CK😂 BALBALAARKA😂 LIILBALIL😂 TAN QAda WUUKU TABAY JIDHKAYGU😂 FANANKA NIGISKA😂 XASAN TOP😂 SHARMA BOY😂 IYO QAAR KALO BADAN O HADA AAN ILOW SANAHAY AYAA KA BUUXA KUWAA WAX HALOO SHEEGO REER MUQDISHOW DHAQANKAN WAX KA BADALA WAH🥺🔥🥺FANKI CADIBAD DAMEERKA UGU ERYATEEN🔥🔥💔 CAR NIN REER WAQOOYI AH OO ISKA OOYAYA OO NAAGO BARAR JOOGA SOO KAXAYSANAYA HABLAHOODA U DHUKURAYA SOO SAARA OOLEH CALANTA SHAAHAY SOO GADA😂🥺BAL SO SHEEGA 20JIRKA SOMALILANDER WAAKA SALAX SANAG ABDIKARIN ALI SHAH ABDI YARE CALI ZAKI CABDIJIBAAR GACALIYE ONKOD IYO QAAR ANAN HALKAN KU SOO KOOBI KARIN 40jirka SOMALI MURSAL FALADAGAN 35JIRKA SOMALI CUMAR KIRISH CK 25JIRKA SOMALIA LIIL BALIL 20JIRKA SOMALI SHARMA BOY 23SOMALI FARTUUN BALBALAARKA 😂 SIDAN WAX KA BADALA OO IS QABTA
@maryoleydr5841
@maryoleydr5841 4 жыл бұрын
Riwayadan wxa lga wada kabayar heestedi u danbeysay mad arkin iska nefso hesbay noqone
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 4 жыл бұрын
@@maryoleydr5841 qof walba fanka dameer Ku eryada waaa laga wadaa 🥴
@kmvegoss5312
@kmvegoss5312 4 жыл бұрын
Taasan been ahayn bbe wllhi laydinku dhufay
@xidigochanel34
@xidigochanel34 4 жыл бұрын
Aar gabadhaasi runtay kahadashay ree koonfurku waykufsadeen fankii Gabadhani maxay ufiirsatay inadeer maad ilawday king araash oo kule ppe cidkle kuuma ogoli kkkk
@xidigochanel34
@xidigochanel34 4 жыл бұрын
@@najaaxsouleimanaaden795 haa inadeer meesha talow yaa ucida oo afsomaliga bara nio hadaynu barilahayna imikay inagusoo kalajeedine abaal male qadaadwayntuye haysla laaqdaane inagadaa
@nasralaki2778
@nasralaki2778 4 жыл бұрын
My favorite singer abdikariin ali shaah ku farxaa aragtidaada iyo house barwaaqo team well done
@luckyosman8102
@luckyosman8102 4 жыл бұрын
Wiilkaasi Ina Cali Shaah love bn ku ahay Hala yaapina♥️jiliin wey dhaaftey
@capdishakuurqalanjo4084
@capdishakuurqalanjo4084 4 жыл бұрын
Zido kale
@abdekkay2581
@abdekkay2581 4 жыл бұрын
Ramadan Karim♥️♥️
@Madar_mohamed
@Madar_mohamed 4 жыл бұрын
Hhh walaalahy hore u socda Boqortooyo
@nimcomaxamed5068
@nimcomaxamed5068 4 жыл бұрын
Asc madar
@faysahussein4569
@faysahussein4569 4 жыл бұрын
Seer madar
@zuldaandayaxofficial4602
@zuldaandayaxofficial4602 4 жыл бұрын
inTa CaaWa burco Ku soomaysa like hayla dhaafina❤💋
@deeqanuur4199
@deeqanuur4199 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkķkkkkkk
@deeqanuur4199
@deeqanuur4199 4 жыл бұрын
👌👌👌👌😅😅😅😃😃😃😃😃
@ifrahabdalla4950
@ifrahabdalla4950 4 жыл бұрын
Op keep going pro guri barwaqoH abdi karin ali shaah❤💋💋💕💖
@omarmukhtar22
@omarmukhtar22 4 жыл бұрын
#Hunle nin lawaayay, Allaaya cisig soodhawoow mr Hunle 🖐🖐🖐🖐
@guribarwaaqotv
@guribarwaaqotv 4 жыл бұрын
Thank you sxb qli noloow
@faraxsagal7222
@faraxsagal7222 4 жыл бұрын
Abdikariim yaa ila arkay inuu qosol isku hayo🤣🤣🤣🤣
@nurafaarax8938
@nurafaarax8938 2 жыл бұрын
AanigaH wllhi
@unstoppableman7608
@unstoppableman7608 4 жыл бұрын
"Nafiisay gurigiinna kama taggo"..😂 GRB nin nagga caqli badan😅
@farhaaxmed2575
@farhaaxmed2575 4 жыл бұрын
Wllo subscribe ii saar kuu ana kuu saaaree
@____Cumar____
@____Cumar____ 4 жыл бұрын
Inadeerow ma qosli karayeE wllhi waa soonE guri barwaaqo legend
@zubairskitchen6389
@zubairskitchen6389 4 жыл бұрын
Xaji gurow ramadan iyo gurijog ragay isu galeen kaso gaadh lagu sugaye🤚
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
Adna fananinta ayad xasuqeysa Ana musishanada kulaha guri iyo cabdi kariim wa funny 😆😄🤣😂
@qalbidhaya4970
@qalbidhaya4970 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo nin Fiican oo Talanti leh waa tahay wllo lkn hal Codsi Inaad cayda iska Dayso wllo waYo Qof muslima Tahay Walina Bishii barakaysnayd ee ramadan ayaa lagu jiraa🙏🙏☝️
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 4 жыл бұрын
#GUROOW khaladaadka noogu so #Xigsii🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼yaa igu raacsan✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼✌🏼🙏🏼✌🏼🙏🏼
@xamsebeelle1377
@xamsebeelle1377 2 жыл бұрын
Inta 2023 dawansy like
@mohameddaalaa3990
@mohameddaalaa3990 4 жыл бұрын
Kulahaa bahalka xoogba lagaga soo saaraya heesta kkkk Keep going bro Guri barwaaqo
@mohamedaliofficial3784
@mohamedaliofficial3784 4 жыл бұрын
Team guri barwaaqo like saar
@ccasiisducaysane963
@ccasiisducaysane963 4 жыл бұрын
InTa Guri BarWaaqo Jecel Jilidiiza Like Zoo Dheh
@waheliye44
@waheliye44 4 жыл бұрын
Gurey keep going Bro from Cardiff
@gaashaanleshow2996
@gaashaanleshow2996 4 жыл бұрын
Waa mlintii labaad oo soonee nabiga Halagu saliyo
@abdihafidali7595
@abdihafidali7595 4 жыл бұрын
Xafada waa la hurdaa kulahaaa walhi guri barwaaqo gac ku tagay zhp 💞💞
@maryama6228
@maryama6228 4 жыл бұрын
Love you cabdikariin Ali shaah❤🔥
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂guri barwaaqo ❤❤dadkii burcoh❤
@enggarantinmedia9253
@enggarantinmedia9253 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ILEEEN QOSOL LOOMA DHONT0 WLLHI QOSOL KAX LA NOQODEY GURI BAWAAAP O& CANDI KARIIN ALI SHAAH IDIN WATAAA GAR & GARDARAPA
@AbdirashidDCaabi
@AbdirashidDCaabi 4 жыл бұрын
Tom iyo Jerry baan xazuuztay siduu Guribarwaaqo u tumaaYo😋
@rahmahargiesa4055
@rahmahargiesa4055 4 жыл бұрын
Swmaha hhhh haa wlhi😂😂
@AbdirashidDCaabi
@AbdirashidDCaabi 4 жыл бұрын
@@rahmahargiesa4055 Ala maxaad daawatay😂😂
@rahmahargiesa4055
@rahmahargiesa4055 4 жыл бұрын
@@AbdirashidDCaabi 😂😂😂😂😂😂aad
@guribarwaaqotv
@guribarwaaqotv 4 жыл бұрын
Ma halkedan dhigay
@AbdirashidDCaabi
@AbdirashidDCaabi 4 жыл бұрын
@@guribarwaaqotv Haaa wlhi waad ka baxsaTaY; Lkn Gurow inader Gaajada ramadanTa iiga soo HiiliYo Ila soco😂😂😂
@sharmakeomar1350
@sharmakeomar1350 4 жыл бұрын
First view for ismacil c.laahi
@idilomar7021
@idilomar7021 4 жыл бұрын
Ala anaa u horeeyay so qarbaan lahaa dad baaba dhex seexad yaahuu
@deebeyadem1604
@deebeyadem1604 4 жыл бұрын
Guri Barwaaqo waa cimaamad kuu tuur👌 waa beercasaad riwaayadihiisu_😘waan keep going my dear brother♡
@mohamedabdieidan4900
@mohamedabdieidan4900 4 жыл бұрын
Codsi: short clips qaaci ah inoso tun gurow apdikarina haku tume ...🙏. Sidani wa wadna qabade😂
@guribarwaaqotv
@guribarwaaqotv 4 жыл бұрын
Haye sxb qli
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 4 жыл бұрын
Alla alla, aar heesa nagadaa waayo beerkasta qaarbaa kaban la fadhiya, markaa majaajiladaa inoo hay sxb. Oo maali maalin saxiibkaa heelo ku dheh, kaalayoo maskaxda tuuji isagaan youtub lahayne kkkkk intaasina waa kaftan. Ramadaan mubarak dhamaan.
@ismaabdiofficial4840
@ismaabdiofficial4840 4 жыл бұрын
@@guribarwaaqotv sxb guri qaaci noo tun
@ADIRAHIM.JAMA123
@ADIRAHIM.JAMA123 4 жыл бұрын
Wooooooow wakuwaaa ragaaan ku daydeeen dhiigayga u shubaa alle ha idin xafido dhaman tiiiin taageere buuxdan idin qaba siiba haaaan abwaaan ismaciiil guri bawaaaqo
@sahrabarwaqomohamud5916
@sahrabarwaqomohamud5916 4 жыл бұрын
Walahay sidacada ayaa uqoslay guri barwaaqo madaxtooyo ayaa tahay keep going 😂😂😂😂❤❤❤😍😍😍😍😍
@iprahimsumuni1198
@iprahimsumuni1198 4 жыл бұрын
WallahY qosolkii baa iga dhamaday bro guri barwaaqo iyo cabdi kariin hore u socda
@Mahadinho
@Mahadinho 4 жыл бұрын
A/kariin Ali Shaah bro dharbax shadadan Wax kale weeyan 🙋‍♂️⚒
@naleeyefilms4159
@naleeyefilms4159 4 жыл бұрын
Taageero abdikariim ali shaah 🥰🙋‍♂️
@abdirahmangoureh5622
@abdirahmangoureh5622 4 жыл бұрын
First View Ramadaan Kareem wllyal ❤
@khadijagulied879
@khadijagulied879 4 жыл бұрын
Salana sare Gure barwaqo dhamantenba Ramadan Kareem allah caafimada ha ingu gadhasiyo more to come in sha allah
@Hamseshujaaci1
@Hamseshujaaci1 4 жыл бұрын
Zxpky guri iyo cabdikariin cali shaah
@naciimamuuse8589
@naciimamuuse8589 4 жыл бұрын
Guri barwaqo nin masuul ah ❤️❤️❤️
@hodanjamagiribaa7057
@hodanjamagiribaa7057 4 жыл бұрын
FADLIGA RAMADANTA DAR TI LIKE IGU SII
@xikmaawixuseen2688
@xikmaawixuseen2688 4 жыл бұрын
Keep going brother guri barwaaqo
@libaaxoinahlibaaxsuldan715
@libaaxoinahlibaaxsuldan715 4 жыл бұрын
Al guri barwaqO and C kariim ALi ShaaH wllhi waa dad qalbi furan aleh ha dayeh waa qosol coM💘❤💘
@zaradiamondgaraad3836
@zaradiamondgaraad3836 4 жыл бұрын
Anaa u horeya like ta
@deeqanuur4199
@deeqanuur4199 4 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩😄😄😃🤣😂😂😂😂👌
@zaradiamondgaraad3836
@zaradiamondgaraad3836 4 жыл бұрын
Deeqa Nuur ❣️❣️😂
@tabiyemediachannel8648
@tabiyemediachannel8648 4 жыл бұрын
Wallaahi qosol buu keliyuhuu iga cadeyn gaarey war niyow abwaan guri barwaaqo waa shaqsi kali ah ee second gudihiisa iga qosliya si aan kala go, lahayn caafimaad baan kuu rajeyn niyow insha allaah
@champions5606
@champions5606 4 жыл бұрын
Nafisay masoo bxeysa mise soo bxi meysid wadnaha hana ridine Hees an cadi aheen wyeh 😂😂
@abdinasirahmed8123
@abdinasirahmed8123 2 жыл бұрын
Nafisa wuu guursaday ba
@omarmaalin7793
@omarmaalin7793 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 dacad u qoslay guri nin funny eh pro keep going
@wahibabdi8782
@wahibabdi8782 4 жыл бұрын
Wlhi Sidan uqozlaayay waan ilmeeyey beer casaad baatay Alla naarta hakaa xoreeyo gribarwaqo
@mustafeyaya9301
@mustafeyaya9301 4 жыл бұрын
Ramadan Kareem
@waayoaragtv7117
@waayoaragtv7117 4 жыл бұрын
Heesaha qarxaa waa hesaha niyada laga idhaa 😂😂😂😂 GB drama acror 🤩
@hassanmataan1665
@hassanmataan1665 4 жыл бұрын
Haday kalyuhu ku istaageen qosol dartii like isaar 😀😀
@umalkhayrciseh7697
@umalkhayrciseh7697 4 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 walhi sidaadada u qosolaya ayaan mataagaya
@hassanmataan1665
@hassanmataan1665 4 жыл бұрын
@@umalkhayrciseh7697 waa beer casadaad walalo kuwani, mahadsnid ❣
@jannadoon7675
@jannadoon7675 4 жыл бұрын
Musica Tom and jerry. Top wlllhi kkkkkkkk
@canbuulofficial4073
@canbuulofficial4073 4 жыл бұрын
Inta numberka gurigi barwaaqo yeedhiyey garaacdey like saar 😂🙋‍♂️
@mumtaasqalanqo4445
@mumtaasqalanqo4445 4 жыл бұрын
Aaway
@HamseCabdi-qb2ly
@HamseCabdi-qb2ly 8 ай бұрын
Ismail cllaahi so😂lama yidhaah
@tiikaazh3595
@tiikaazh3595 4 жыл бұрын
Wlhi waad iga qoslisay sxb guri barwaaqo hore uzoco
@Miriamegeah
@Miriamegeah 2 жыл бұрын
Riwayadan Yaa Wali Daawada 7/2022 Kama Caajisaysid Daawashadeeda 😂Guri Barwaaqo Waa Wiil Talent Leh Waana Haybad Mashallaaha Ilaahay Amarkii Aragiisa Isagoon Hadlin Ayuu Kaa Qoslinaya Hore U Soco!
@abdikanijunier6770
@abdikanijunier6770 4 жыл бұрын
Keep going guri barwaaqo team guray like-tah❤️🙏
@zalmanzaed9629
@zalmanzaed9629 4 жыл бұрын
Ramdnta Riwayadaha inooozo badi👑♥️ #gurayooooow
@burhaanabdi7869
@burhaanabdi7869 4 жыл бұрын
Guri nin weyn nin kasii weyn🙏✌🙏✌✌✌🙏
@mohamoudozil3681
@mohamoudozil3681 4 жыл бұрын
Gurey barwaqo wllhy so funny 🤣😂
@ahmedhamud8647
@ahmedhamud8647 4 жыл бұрын
The best wlhi bro
@hamdajano1534
@hamdajano1534 4 жыл бұрын
Inalilaahi waina ialayhi raajucuun wll fanka iyo masaajidka Kee fiican wll alle kabaqa oo korkiina cadaabta uga tudha kuye hada heesi waydo masajidad fiiq
@zaladhiyoliindhanan1273
@zaladhiyoliindhanan1273 4 жыл бұрын
Guroow dee ashahadi iyo nacdashiba banaan ka heshe ku galgalo allah haku sahle
@munaabdi3685
@munaabdi3685 4 жыл бұрын
Kk wllo waa man sha allh
@rahiinahrock5569
@rahiinahrock5569 4 жыл бұрын
Apdikariim waxaan ka dareemay inuu purco ka dhacayo oo ka xizhoonaayo magaca xaafadana iz dhaafinaayo palze ogow purco gayiga zomali meel ka taariikh padan oo magac wayn ma jirto xataa dadka carapta ayaa zhegta taariikhday lahaan jirtay 30 zano ka hor ee ku faana magaaladiina oo magaceda purco ziiiya xaquu idinka mudanyey plz aniga waan taagera marka ka maqlay ajaniipta ka zheekeenayza noolaada dadka purco u dhazhay dadka waxpaa dheertihiine dareemaH plz
@cusaymaoffcial1764
@cusaymaoffcial1764 2 жыл бұрын
Waa buugtaye is aas maxa jillin iyo burco iska galay mideeda kale meesha hadi riwayad taal o anu soo qadanin sharafteeduba dhowrya kowdhe cuqdada iska so fag o matag
@jinka_hablaha_gala704
@jinka_hablaha_gala704 4 жыл бұрын
guri barwaaqo runti sxb waad iga qoslisaa💯
@rahiinahrock5569
@rahiinahrock5569 4 жыл бұрын
Anigu ma aqaani purco lkn taariikhda i partay pilahay
@axmedsaki3880
@axmedsaki3880 2 жыл бұрын
Inay nafiis ahayd baa run ah 2 year again Hees nafis ah iyo naafiso uu guursaday😅😅😅😅😅
@hoodoibrahim7729
@hoodoibrahim7729 4 жыл бұрын
Guray zxp codsi , DIRISLE REACTION KA SOOBIXI ZXP
@armaniofficial6315
@armaniofficial6315 4 жыл бұрын
first guroow
@ishabaydhabo3812
@ishabaydhabo3812 4 жыл бұрын
zxp barnaamujyo fiicn nooso gali
@ishabaydhabo3812
@ishabaydhabo3812 4 жыл бұрын
zxp cabdikariin cali baraanki laga yaabo samee waa codsi
@ishabaydhabo3812
@ishabaydhabo3812 4 жыл бұрын
la gogo cabdikariin cali
@kurlibaaxofficial3504
@kurlibaaxofficial3504 4 жыл бұрын
Gurawo zxp nacdasha iska daa Dhowr jeer bay kaga dhacde Bro Keep going
@xasanidiris9868
@xasanidiris9868 4 жыл бұрын
Ramadan Karim
@khaliilzergio4633
@khaliilzergio4633 4 жыл бұрын
Macha Allha ale ha ku dayo
@abdirisakcarte1422
@abdirisakcarte1422 4 жыл бұрын
Guribarwaqo waad iga qoslisay bro hore u soco
@hamdaahmed8681
@hamdaahmed8681 4 жыл бұрын
guray and ali way iga dowantay habeenadi hore aad ban idin jecley
@abdillahiosmanomar9612
@abdillahiosmanomar9612 4 жыл бұрын
Guraw annaa maanta u horreeya ee like ta ha ila dhaafin sxb GB TV
@xafsashirdoon7380
@xafsashirdoon7380 4 жыл бұрын
Guribarwaaqo 100% qofka kaliya kuqoslaa tahay fadlan inta yar ee cayda iska daaa wllo
@guliedapadir4036
@guliedapadir4036 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo Horumar Wacan zxp qli
@hassanabdi4272
@hassanabdi4272 2 жыл бұрын
lengend abdikariim ali shaah iyo guri barwaaqo keep going
@abdiazizmohamed7892
@abdiazizmohamed7892 4 жыл бұрын
kkkkkk nafisay masoo baxaysa mise so bixi maysid kkk gurey rageedi baad tey walhi adeer
@queenanaya275
@queenanaya275 4 жыл бұрын
abdiaziz mohamed nafisadan inanka dhibtay waa tee🤣🤣🤣
@abdiazizmohamed7892
@abdiazizmohamed7892 4 жыл бұрын
Queen Anaya kkkk wuu iga qosliyey
@idirisshire277
@idirisshire277 4 жыл бұрын
gurow yaa rasaaq yaa fataax yaa albaab ka danbe ka reeb waa danbi micnaheedu waa ilaahyba albaab aH subxaanllaH👆
@maxamedafyare8478
@maxamedafyare8478 4 жыл бұрын
Gurey Caawa waad Iga Qoslisay wlhi 😂😂🤣🤣😂
@The_zu6eyr4ever
@The_zu6eyr4ever 4 жыл бұрын
Wlhi kal iyo laab ayuu iga Qoslayay kula hees waxad nacayb hayso ku sii daa ✌️✌️✌️🧑🏾‍🦱🧑🏾‍🦱 star ⭐️ boy
@suhaypapdekarim9718
@suhaypapdekarim9718 4 жыл бұрын
Musica Tom and Jerry halkedu dhigay
@axmedyaaziinofficial4205
@axmedyaaziinofficial4205 4 жыл бұрын
GB go forward brother
@deebeyadem1604
@deebeyadem1604 4 жыл бұрын
Gb💙
@sagalcabdi4518
@sagalcabdi4518 4 жыл бұрын
Hore u soco gurey barwaqo
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 4 жыл бұрын
Hhhh AllHygow Sidan waxb laguma barto odyga😂😂😂😂😂
@apdikarem
@apdikarem 4 жыл бұрын
guri barwaaqqintii taageeersan like ta hilmaamin
@zakiismail3004
@zakiismail3004 4 жыл бұрын
Guray hore u soco sxp
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 27 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 21 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
GURI BARWAAQO IYO  DAYAX BAND  RUWAAYAD CAJIIBA HARGEISA | SHOW | 2017
41:05
Guri Barwaaqo Riwaayadii Caan Caan Dhalay 2
34:34
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 276 М.
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Abwaan Dhagaafe
Рет қаралды 14 М.
Guri Barwaaqo sheekadi 2aad jaaska hotel tiitanig kkkkkk
16:36
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 256 М.
Guri Barwaaqo vs Farxaan Qaboojiye Sheeko Iyo Shaah ||2020||
17:24
Maadshe Films
Рет қаралды 117 М.
GURI BARWAAQO IYO QOSOLKII ADUNKA | TIJAABI CODKAAGA |
25:16
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 415 М.
Это вам на двоих!
0:51
Штукенция
Рет қаралды 1,3 МЛН
ToRung short film: i sell watermelon🍉
0:38
ToRung
Рет қаралды 24 МЛН
ya murga ki ka ha #funny
0:18
Nemi Shorts
Рет қаралды 8 МЛН
Funny Fails 🤭🤭🤣 #failsvideo #shortsfails #funnyfails  #fails .
0:52