FILO PART 71

  Рет қаралды 549,953

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

4 ай бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi

Пікірлер: 940
@Flower1639
@Flower1639 4 ай бұрын
Qofkii allah iyo rasuulkisa jecel like saara
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 4 ай бұрын
Maxaa jacaylka allah swt iyo jacaylka rasuulka csw iyo liketaada iska galay.
@Flower1639
@Flower1639 4 ай бұрын
@@mohameddayib2894,, 🤨🤨
@hothanmoha5282
@hothanmoha5282 4 ай бұрын
Midh kuuma saarano waanaan jecelnahay ilaahay iyo rasuulkiisapa scw❤❤❤ ee like haku raadzan zoco piaa akhlaaqyahay pilaa edepti😂😂😂
@QaliifomacalinMagafe
@QaliifomacalinMagafe 4 ай бұрын
​@UCfM9kpOI4m2tC_fog-rh24Q😊😊 😊😊
@QaliifomacalinMagafe
@QaliifomacalinMagafe 4 ай бұрын
​@UCfM9kpOI4m2tC_fog-rh24Q😊😊 😊😊
@sukhraismacil6981
@sukhraismacil6981 4 ай бұрын
Walaashen luul cabdicaziiz ILAHAY HAW NAXARIISTO dhamaan ubmada somaliyeed how ducayso mnta oo jimce ah ayaa qabriga ladhigay😢😢😢
@Janno66
@Janno66 4 ай бұрын
Aamiin alle qabriga qeer hakala kulmiyo😢🤲🏻
@RaxmoCabdulahi-fj4ee
@RaxmoCabdulahi-fj4ee 4 ай бұрын
Aamiin allaha unaxariisto 😢😢
@user-ec8co7zp8q
@user-ec8co7zp8q 4 ай бұрын
Alaunaxaristo
@user-rj4hl6he8r
@user-rj4hl6he8r 4 ай бұрын
Alle haw naxaristo😢😢
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 4 ай бұрын
Aamin yrapi 😢🤲🏻
@user-wf3cl8vm1x
@user-wf3cl8vm1x 4 ай бұрын
Waa jimcihii udambeeyey ee bisha shacbaan ilaahay badqab iyo badhaadhe ha inagu gaadhsiyo ramadaan.🤲❤️
@habonhabona5827
@habonhabona5827 4 ай бұрын
Allahouma Amin ya Rabbi 🤲
@user-lg6vh4vy7q
@user-lg6vh4vy7q 4 ай бұрын
Mahad sanadiin Team Gurmad
@hamdimaanka
@hamdimaanka 4 ай бұрын
diktorow adiga le ka qaad teda kle gadhabi kilida bixisey bey ledahy tiir dharka dhaqesey marku wilkeda u ficnadey aduunyo wax kasta ka filo ❤❤😢😢
@ruqiya1304
@ruqiya1304 4 ай бұрын
Jimcihii u danbeeyey shacbaan weeyaan maanta allaw ramadaanta khayr nagu gaadhsii yaarabi
@hafsoisse4245
@hafsoisse4245 4 ай бұрын
Amiin🤲
@ZamzamZamzammahamed
@ZamzamZamzammahamed 4 ай бұрын
Aamiin yaarabi 🤲
@MaryanCumar-ob9xh
@MaryanCumar-ob9xh 4 ай бұрын
Aamiin😊
@F13500
@F13500 4 ай бұрын
Amiin
@koosbashir413
@koosbashir413 4 ай бұрын
Aamiin🤲
@quenkowzarsulyman2969
@quenkowzarsulyman2969 4 ай бұрын
Part 1 ila 71 inta lasocoty Lake ta haila dhaaafin😢❤
@user-zo5sy7th6s
@user-zo5sy7th6s 4 ай бұрын
Hye🥹❤
@azmaahmed2103
@azmaahmed2103 4 ай бұрын
inta 3 maalinkaliya Ku daawatay ka wrn😂😂
@axmedcabas4158
@axmedcabas4158 4 ай бұрын
Wll maanta waa jimco aan ku salino xapiipken scw🎉 Kooxada gurmada❤❤❤
@user-bl7tv7lg3r
@user-bl7tv7lg3r 4 ай бұрын
Scw scw
@abdikadirmoha9112
@abdikadirmoha9112 4 ай бұрын
scw
@samiranurmuktar3424
@samiranurmuktar3424 4 ай бұрын
𝘀𝗮𝗹𝗮𝗹𝗮𝗮𝗵𝘂 𝗰𝗮𝗹𝗮𝘆𝗵𝗶 𝘄𝘀𝗮𝗹𝗮𝗺
@kautharahmed2663
@kautharahmed2663 4 ай бұрын
Scw scw scw
@anabmohamed8427
@anabmohamed8427 4 ай бұрын
Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw
@AbdiDaqniGodobdiid
@AbdiDaqniGodobdiid 4 ай бұрын
Salaan ka udgoon saxan-saxada roobka kana macaan malabka shinida ayaan dhamantiin idin wadaa ❤ Jumca Mubarak aan ku salino xabiibka scw❤❤❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-dq1fw9lq3d
@user-dq1fw9lq3d 4 ай бұрын
Scw
@XaliimoSiciidlipax-um5kl
@XaliimoSiciidlipax-um5kl 4 ай бұрын
Kkkkkkkkk wlhi xasuusbad igalisay barigii misegka laysku diri jiray😅😅😅
@diveegenewonyoung228
@diveegenewonyoung228 4 ай бұрын
As.ca.waa shidan tahay
@hibackmahamed
@hibackmahamed 4 ай бұрын
Scw
@Sheeko_time
@Sheeko_time 4 ай бұрын
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🥹🕋🌙
@vxvmwv1617
@vxvmwv1617 4 ай бұрын
scw scw
@bilanbilow1261
@bilanbilow1261 4 ай бұрын
Scw Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤scw
@khaalidmareey5366
@khaalidmareey5366 4 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalaam ❤❤❤
@mudeeywarfaa8675
@mudeeywarfaa8675 4 ай бұрын
SCW abyo ❤😂🎉😢😮😅😊
@Sheeko_time
@Sheeko_time 4 ай бұрын
@@mudeeywarfaa8675 abyo iso boqo waxan sogudbiya sheekooyin
@abdullahiahmed114
@abdullahiahmed114 4 ай бұрын
Alla somali manta dhibta heysato wa mid ey iyaga gacmahoda iskugu kenen filinkan waxa ukahadla wa dhaqanka somalida abukar mahadi wad mahadsanthy lkn somali waano iyo waxkuqadan mayan hog ey wax kuleyihiin intas wa rayi
@XzaBrIboy-5
@XzaBrIboy-5 4 ай бұрын
Ku sali rasuul ka scw Waa jimcadii ugu danbeysay shacban illhy nabad iyo cafimad ha na gu gaarsiyo ramadaan amiin😊
@zamzamarashiidmaxed1091
@zamzamarashiidmaxed1091 4 ай бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-yo3fe4rf9l
@user-yo3fe4rf9l 4 ай бұрын
Scw scw scw
@munaamiin
@munaamiin 4 ай бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد سبحان الله العظيم و بحمده سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم
@user-uq2cc8bi6u
@user-uq2cc8bi6u 4 ай бұрын
41 minutes ayu yala filimka 245 qof aya iga hormartay 😢 waxan rawe manta inaa aniga u horeeyo sidaan ujeclahy fillo ❤
@user-lq1pb2kt7d
@user-lq1pb2kt7d 4 ай бұрын
Musaslka sabtida Bari ah iyo axaad ku xigta muu dhamanaya sina waan ogu farxaya oo BaxsaaN ineya wllehed hesho waku farxaya❤ sina waa oga Naxaya oo ineya Nala sii jogaan jecla😢😢
@FardowzahHussein
@FardowzahHussein 4 ай бұрын
Walaalahaasi inay is helaaan ayaaan rajaynayaa Mahadsanidiin team gurmad
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 4 ай бұрын
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤
@ShaniAweys-uc8eq
@ShaniAweys-uc8eq 4 ай бұрын
Yess wafarahsanahay doctor kaa qayanada usameye walagufahme yes daqtarka ween wakuracsanahay wuxusameye inu diiga marlabad kaaqado sharmake kiip going
@user-lg6vh4vy7q
@user-lg6vh4vy7q 4 ай бұрын
Thanks Team. Gurmad
@maherfarah2838
@maherfarah2838 4 ай бұрын
Masha Allah Team gurmad Keep going everytime all of U Waxan sugi la'yahay goorta la xaqiijinayo Baxsan walalahed iyo sharmarke cida dhibta ugaysatay 👍🏾
@zakariyecaafidheel8766
@zakariyecaafidheel8766 4 ай бұрын
Kkkkkkkk waxay flim jacel waa dhafay manta oodhan sugayey bahda filo waa mahadsan tihiin daqiiqadaha wano kor dhiseen sidokale 3 jeer oo isku xigta ayad noga dhigteen ❤❤❤❤
@biiwayecb4896
@biiwayecb4896 4 ай бұрын
اللهم رب الناس إذهب الباس وأشفه انت الشافي لا شفاء إلا شفاؤك شفاء لا
@user-lp5bl4yu9c
@user-lp5bl4yu9c 4 ай бұрын
hadad soo gashi nabi mohamed ❤ ku sali❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumaiman6535
@fadumaiman6535 4 ай бұрын
Maasha alaah waa jimcihii ugu dabeeyey filinkiina waa gebo gebo ilaahow qeer ku dhameey jumca mubaarak dhamaantiina ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 4 ай бұрын
Amran nakataa sidaan sax maaha naagta dharka dhaqaysay soo kilida kala iinan bixin 😭😭😭😭😭💔💔💔💔
@aminaidris426
@aminaidris426 4 ай бұрын
Shaqso wayba ilowday biniadam waakaas
@user-xl2pl4ry1y
@user-xl2pl4ry1y 4 ай бұрын
Aduun wax kasta ka filo Walahi magaca filim kan wa iga gadan yahay ❤❤❤❤❤❤ Qof kii nooloow Maxa aragti ku laaban one love ❤❤❤
@ShukriKhalif-gh6ql
@ShukriKhalif-gh6ql 4 ай бұрын
Maanta waa jamco wll aynu ku salino xapiipken muxamed scw scw scw❤❤❤
@_titan-edits345.
@_titan-edits345. 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Tonight_gamer_212
@Tonight_gamer_212 4 ай бұрын
صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@AbdiqadirBashir
@AbdiqadirBashir 4 ай бұрын
ilahayow tii love ii sari wayso iyo tii Qoraalkeyga Akhriso ka dhig xaaskeyga Legend walbana Amin ha isoo dhaho😁🥰
@aminoabdirahmanmohamed3773
@aminoabdirahmanmohamed3773 4 ай бұрын
Wad walantahay😂😂😂😂😂😂😏🤭
@user-lt8fj9gv4e
@user-lt8fj9gv4e 4 ай бұрын
Dii xaas eh kuma jirdo sax😂😂😂
@user-hz9jj5yu9p
@user-hz9jj5yu9p 4 ай бұрын
Waalo❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮
@galaas1
@galaas1 4 ай бұрын
اللهم بلغنا رمضان🤲❤❤
@FaadumoDiiriye-zt9bn
@FaadumoDiiriye-zt9bn 4 ай бұрын
😂😂😂Barbara ilaa buufuulo😂😂😂
@galaas1
@galaas1 4 ай бұрын
​@@FaadumoDiiriye-zt9bnmaxa ka wadaa
@user-on1nh7us4n
@user-on1nh7us4n 4 ай бұрын
Wll igu sali xabiibkeena muxamed❤
@sidiabukar302
@sidiabukar302 4 ай бұрын
God qayaano ha qoodin hada qoodane ha dheereyn. Amaana ale dadka adunkan joogan tii lacag ahayd waa waashay yasiir ale. Team gurmad iyo Abukar mahdi Mashaallah Jimco wanaagsan iyo Ramadan wanaagsan. Kuwi nabaad kusooma kuna ciida ale ha inaga yeelo oo cibaadadoda laga aqbalo. Intii xanuunsan ale ha caafiyo Intii geeriyodene ale ha uu naxaristo amiin yaa allaah.
@user-lt8fj9gv4e
@user-lt8fj9gv4e 4 ай бұрын
Amin amin
@user-cw2rg3qh3i
@user-cw2rg3qh3i 4 ай бұрын
Maama faynuus iyo kooxdeeda nasteexo anwar aj Ilove you ❤❤❤❤❤
@FarxiyoAbukarmaxamed-ej1mk
@FarxiyoAbukarmaxamed-ej1mk 4 ай бұрын
thanks brother abuukar mahdi
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 4 ай бұрын
Aduun wax kastaa kafilo meel fiican ayaad ku joojiseen soonka intuusan bilaaban miyuu dhamaanayaa sabti iyo axad qeyr fisha baad dhahdeene inshaa allaah qayr tuugii dhiigii ayuu isku qalday waana laga daba tagayaa baxsan waxay helaysaa walaalaheed inshaa allaah ❤❤❤❤❤ Ramadaan mubaarak dhamaan muslimiinta walaalaheen reer falastiina allaha ka dulqaado dhibaatada heysata aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤
@user-ym2xz1ei2z
@user-ym2xz1ei2z 4 ай бұрын
Bahala iyo talamuge arliyo tolow ma Ogaden baaa😂😂😂
@halimanorwayhalimanorway8957
@halimanorwayhalimanorway8957 4 ай бұрын
Doctor ali hadu mesha jogaa filimka macan waye❤
@user-gv1mu5ob6m
@user-gv1mu5ob6m 4 ай бұрын
Asaxaabeey abokor mahdii halagadhsiyo 1m wlhy wuu uqalmaaa 🎉🎉🎉🎉🎉
@FartunHussein1
@FartunHussein1 4 ай бұрын
Ar bili’aadanaa gabadhii wiilkeeda badbaadisay ayay leedahay naagtii dharka noo dhaqi jirtay.😢
@kiinibraahimhaaji950
@kiinibraahimhaaji950 4 ай бұрын
Kawaran heee aduun wax kasta ka filo
@mariamanka7151
@mariamanka7151 4 ай бұрын
Thanks so much team gurmaad ❤🎉 la so dhaqsadda
@zuheeb09cade0-zl4qx
@zuheeb09cade0-zl4qx 4 ай бұрын
tnks abukar Mahdi ❤
@mohamedsayid342
@mohamedsayid342 4 ай бұрын
Ramadaanta dhexdeeda waxa aynu xasuusannaa qur’aanka kariimka ah ee uu yidhi: “ Kuwa Eebe u noqday, kuwa caabuda, ee mahadiya, ee sooma, ee rukuuca, ee sujuuda, ee fara xaqa, ka reeba xumaanta, ee dhawrsada. ilaa xuduudka Eebe iyo cadaabta, ee ugu bishaaree kuwa rumeeyey." 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@maskiiney
@maskiiney 4 ай бұрын
Filo 1-71 yey intey hal dhaafin😊
@user-zo5sy7th6s
@user-zo5sy7th6s 4 ай бұрын
Sido kle
@Xubiqali
@Xubiqali 4 ай бұрын
One million coming soon ❤🎉
@user-xm8jw1fw8n
@user-xm8jw1fw8n 4 ай бұрын
Wlhi hada niyada kuhayay wuuna isodhacay thnk dhaman teamka🎉
@axmedrooza3501
@axmedrooza3501 4 ай бұрын
Baslaawe Berbera iyo buurfuule Mas ka qarabtay hhhhhhh❤❤❤❤❤❤❤
@safiyeyyy
@safiyeyyy 4 ай бұрын
Mahadsanidin team abuukar mahdi🫶🙏
@moussamomed3890
@moussamomed3890 4 ай бұрын
Juma moubarek inchallah team Filo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@leylonuur9935
@leylonuur9935 4 ай бұрын
Wooow maama feynuus ku jecliyaa alaha cimriga kuu dheereeyo waa sugi la ahay xilegeey maxamad amiin hooyadii ku wareejineeyso❤🎉 I love you mum❤
@user-kk7dw5hr4u
@user-kk7dw5hr4u 4 ай бұрын
*الليلة ليلة الجمعة صلى على بنور النبي محمد صلى الله عليه وسلم🥹🤍*
@mandekhoussein4938
@mandekhoussein4938 4 ай бұрын
MashaALLAH MashaALLAH on vous attend avec impatience
@abdallahmohamed3676
@abdallahmohamed3676 4 ай бұрын
Dr Ali you did very well✅
@mahbuubali8396
@mahbuubali8396 4 ай бұрын
Khain waa ninkaaa
@user-xg1xq3ne6k
@user-xg1xq3ne6k 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@BatuloNurAli
@BatuloNurAli 4 ай бұрын
Maasha Allh thanks abukar from mogadisho
@ShabcaanFarxaan
@ShabcaanFarxaan 4 ай бұрын
Niciima😊😊😊❤❤❤❤❤😢
@KHADER.MD.
@KHADER.MD. 4 ай бұрын
Awal habeenka dawan jiray lkn manta hada dawanay m.a magalada Borama rooba Ka Jira so duceya
@sacdiyodaahir9464
@sacdiyodaahir9464 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@hayatquruxomar3305
@hayatquruxomar3305 4 ай бұрын
Mashallah alxamdoulillah from jubuti❤
@MouhiyadinahmedOsman
@MouhiyadinahmedOsman 4 ай бұрын
From balbala😂😂😂
@user-yf6fr8uz8r
@user-yf6fr8uz8r 4 ай бұрын
Thanks wallkey Abukar mahdii Allaha ha ku sharfo
@user-fq4lq9hk9m
@user-fq4lq9hk9m 4 ай бұрын
Mahadsanid Abukar mahadi ❤🎉🎉
@caydaruscaydiid2458
@caydaruscaydiid2458 4 ай бұрын
Pest films filo is a another level 🎉❤
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 4 ай бұрын
waaaaw so beutiful this filimka best I nee
@sacdiyodaahir9464
@sacdiyodaahir9464 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@sacdiyodaahir9464
@sacdiyodaahir9464 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@ashamoalim8764
@ashamoalim8764 4 ай бұрын
Thank you Abuukar Mahdi and gurmad team
@IqraFarah-12
@IqraFarah-12 4 ай бұрын
Thanks team gurmad iyo abti abukar
@abdirisaaqomar153
@abdirisaaqomar153 4 ай бұрын
Asc dhamaan umadaha muslimiinta ah gaar ayaan groupka team gurmad bacda salaam maanta waa jimce kusaliya nabgeeni suubanaa naxariis iyo nabad galyo korkiisa ahaatee NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@Janno66
@Janno66 4 ай бұрын
Maama feynuuus wlee qof kiii agjoogo qosol wuu ka dharge😂😂😭😂
@sihaamiftiinmuxamed5676
@sihaamiftiinmuxamed5676 4 ай бұрын
Nin gaajaysani gob ma ahn Mamo faynus hadalkii jale siyad bare ayey isoo xasusisy Allh unaxaristo 🤲
@user-gg8xm8hk8s
@user-gg8xm8hk8s 4 ай бұрын
Ku jecliyaa abayo baxsan❤❤😊
@manraj3322
@manraj3322 4 ай бұрын
Wadna shaafisay shukran ❤
@FuAad1
@FuAad1 4 ай бұрын
Jimce wacan dhamantiin Team Gurmad ❤
@user-zo5sy7th6s
@user-zo5sy7th6s 4 ай бұрын
Jumca lamida
@qosol_wanaag_1
@qosol_wanaag_1 4 ай бұрын
Guul iyo farxad insha allah❤❤
@Nusaymamoha
@Nusaymamoha 4 ай бұрын
Cida wax khiyanta yaa ilanecep horta markastana dacada iska jecel ❤🎉😢😅
@Caliya7
@Caliya7 4 ай бұрын
Me
@bilanbilow1261
@bilanbilow1261 4 ай бұрын
Nagti darka nodageyse kulaha gawar Dan o kilideda nibixise aya sidas ledahay
@user-ih5ew9yx9p
@user-ih5ew9yx9p 4 ай бұрын
Is coming to end .. oooh noooo. Is there going to be another new series coming soon. Well done to all the actors and the producer
@hothanahmed2919
@hothanahmed2919 4 ай бұрын
Wuu insha Allah guul iyo farxad ayuu ku dhaamn mahdsnid kooxda gurmad team Abokor mahdi 🎉❤🙏👏💯
@Somalianews1
@Somalianews1 4 ай бұрын
Ramadaan wanagsan ilaahey ha inaga yeelo kuwa sooma amiin
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 4 ай бұрын
Thanks kooxda gurmad 3 xalqadood inaa nagu dhigtaan wa ku farax sanahay
@warsameahmed585
@warsameahmed585 4 ай бұрын
Agaasime Abukar Mahdi shaqo wacan sxb ❤❤❤❤
@momnasrojamac6285
@momnasrojamac6285 4 ай бұрын
Waa sadexda maalmood oo jimco sabti iyo xada ugu danbeeyso shacbaan bisha ramadaan illaaheey cimri dheer iyo cibaado suuban hanoogu dhameeyo insha allaah farxad ayaan sugeeynaa❤❤❤🎉🎉🎉
@abujesto7118
@abujesto7118 4 ай бұрын
Mar aan ooyo iyo mar aan qoslo abuukaroow guul iyo farxad ayey ku dhamaaney lee i dhah aan kuu duceynee
@user-br4rq6ps8u
@user-br4rq6ps8u 4 ай бұрын
Walis haaaya dhiig kale mesha keeneey qebta xigtaa arkeena Insha Allah bal su faalo
@Cabdiiidle
@Cabdiiidle 4 ай бұрын
Waaw masha allh qofkii 20naad ahay
@hanihasan5934
@hanihasan5934 4 ай бұрын
Masha allh wlhi dhaqtar cajiiba waaye la qayaani karin yes❤❤❤❤
@ayanabdiGooh
@ayanabdiGooh 4 ай бұрын
Wll abukar Mahdi thanks madama aad codsigenii ahaa in Axadda nalogu daro aad ino tix galisid thank you so much ❤❤❤
@user-qe1dz9ub1w
@user-qe1dz9ub1w 4 ай бұрын
San ogu farxay hada ganta ku hayey iso dhactay❤❤❤
@QaliHabibo-pd5yf
@QaliHabibo-pd5yf 4 ай бұрын
Ayy thanks my team And Abukar mahdi ❤ salan sari Ayan nesalame Daman ten ❤
@amriitachama6039
@amriitachama6039 4 ай бұрын
Allow ramadaanta nabad io caafimaad nagu gaarsii aamiin
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 4 ай бұрын
Thanks abukar mahdi ❤😊
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 4 ай бұрын
Sharma arka waa funny😂😂😂😂
@luqmaanyarechannel1137
@luqmaanyarechannel1137 4 ай бұрын
Rabadanta muu soconaya filmku ❤❤
@user-zo5sy7th6s
@user-zo5sy7th6s 4 ай бұрын
Sidan filayo😢
@user-zo5sy7th6s
@user-zo5sy7th6s 4 ай бұрын
Jumca mubarik❤😢
@user-zo5sy7th6s
@user-zo5sy7th6s 4 ай бұрын
😢❤
@abddirashidahmed5191
@abddirashidahmed5191 4 ай бұрын
Abukar mahdi cawa mel qatar buu ku dhamaday thanks brother
@user-kx6it3pw9b
@user-kx6it3pw9b 4 ай бұрын
m,a abukar mahdi sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato
@user-ek7tj1il5h
@user-ek7tj1il5h 4 ай бұрын
War farxad badan aa sugeynaa dr kii walagu qabty qayanada intaan la gaarin maxamed amiin iyo Hibo
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey 4 ай бұрын
Ma iga hubta intaas darteed baaban uga baqey inaan dawade
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey 4 ай бұрын
Ma iga hubta intaas darteed baaban uga baqey inaan dawade
@cukaashcaynaash-xk5fe
@cukaashcaynaash-xk5fe 4 ай бұрын
Sharmake the best actor 😂😂
@mariahappy9532
@mariahappy9532 4 ай бұрын
Ramadan mubarak ❤teamkaygii filo 😊
@hanalucky444
@hanalucky444 4 ай бұрын
ilhhy dartii qof ramadaantaa raashin iigu dhiga wxa ahy hooyo lba hblood hysta midna umula
@hodanhassan682
@hodanhassan682 4 ай бұрын
Wani salamay intaa 1 71 lasocotaa inaa soduceyaa wlalyal waxogaa murogaa ihaysato teem filo sharaf iyo karamo asxabtaa haalkaa aan ku walalawnay
@user-yt1ug3es5l
@user-yt1ug3es5l 4 ай бұрын
walaly alaha kaa dulqaado
@hamida694
@hamida694 4 ай бұрын
Sharif HALAAGOO god gaaga biyo kugu soo galey Dr. Ali best 🎬 keep going greetings from Djibouti 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@muuminabduqaadir1739
@muuminabduqaadir1739 4 ай бұрын
abtiyow wax kasta ka filo aduunkan waa yaab horey u soco abtiyow viva
@samirosamiroabass2611
@samirosamiroabass2611 4 ай бұрын
Coming soon 1m
@munasaribraahim2679
@munasaribraahim2679 4 ай бұрын
DNA hadaa badashaan waa ku kala tageenaa
@sucaadhassan9898
@sucaadhassan9898 4 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay abukar mahdi sidad inogu tix gelisay codsigena allaha idin barakeyo wllo ❤❤❤
@aminaomar6306
@aminaomar6306 4 ай бұрын
Waaaw Abukarow waa lays KU dhegan yahay maanta filings si kheyrleh inshallh
FILO PART 72
28:03
Abukar Mahdi
Рет қаралды 503 М.
Waar.      daag.      daag.      ah
19:04
Somalia news
Рет қаралды 3,2 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Qabyo 2 Part 3
14:27
AbDiLaHi IbRaHiM
Рет қаралды 1,3 МЛН
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Abwaan Dhagaafe
Рет қаралды 15 М.
Jacayl Xaasid | Part 1 | Short Film 2024
16:12
Rami Abdalla Official
Рет қаралды 125 М.
Somali Full Flim "Xaaska Qarsoon oo dhamaystiran' Ku celis
2:20:18
Xogmaal Media
Рет қаралды 826 М.
FILO PART 62
31:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 519 М.
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 189 HA OOYIN WAA XANUUN
26:57
Abukar Mahdi
Рет қаралды 512 М.
SOMALI SHORT FILM | MUSTAQBALKII XUMAADAY | S2P5
9:52
Abdifatah Ahmed
Рет қаралды 7 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 56 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 13 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 761 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 166 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,9 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 152 М.