No video

Fozia Yusuf X Adan oo Manta Sir kale Qarxisay ayaa tidhi SLand Waan imanaya Marka Muse Bixi la rido

  Рет қаралды 8,676

Ubaxle Media 24

Ubaxle Media 24

28 күн бұрын

Пікірлер: 145
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s 27 күн бұрын
Muuse cadow buu dalka uga hor joogaa sidii hilib waraabe laga weerayo (hirayaa) muuse cadawgaa ha jabo❤❤❤❤❤
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 27 күн бұрын
Madaxwayne muuse Biixi inshalah wuu joogayaa ha la doorto dadka reer soomaliland ee jecel soomaliland ha la doorto ilahay ha inaga qabto cadawga inshalah ❤❤❤🎉🎉🎉soomaliland ha noolato
@اهلان
@اهلان 27 күн бұрын
Walee muuse wuu soonoqon❤❤❤❤
@fadumo4024
@fadumo4024 27 күн бұрын
Muuse Tegimaayo ee Ninkii tegi jiraa tegi eesida xun wax ucuna Soomaliland waa wada Muuse ku abshira dhegooleyaal
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 27 күн бұрын
Ninkii tegi jiray miyaanu idinka ahayn af xuneey ka deg foosiya ma gaadhide
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 27 күн бұрын
Madaxwayne Muuse Biixi hadaanu joogin Sharciga Somaliland baa mar walba Jira oo jiri doona. Sharcigaa Ayaa aakhiro kuu diridoona.
@jama5340
@jama5340 27 күн бұрын
They are our enemy’s Lakin they can not stop Somaliland in shaa Allah ❤❤❤❤❤
@yaasir1936
@yaasir1936 27 күн бұрын
Ubaxle geesi qarankiisa af iyo adinba igu hiiliyay taarikh baa qorysa
@roodacawad13
@roodacawad13 27 күн бұрын
Wax ay qaadayaan majirto cadowgu muuse biixi ma tagayowuu joogaya isha allaah guuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anabhassan8361
@anabhassan8361 27 күн бұрын
Muue biixi ha noolaado waa geesi qaran cadow u mabaahna somaliland
@jamalskp7280
@jamalskp7280 27 күн бұрын
Foosiya ind iska joog waxba ha noo iman
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 26 күн бұрын
O May u dortan meeshay u tartameeysey o kuwi reer jabuuti ka siyeey miskiina iska gabadheey
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 27 күн бұрын
Absolutely xisibiga wadaani ilahey ha inaa dhafiyo waa cadow weyi
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 27 күн бұрын
Isaaq xamar loogama baahna
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 27 күн бұрын
Anagaan u baahanan ba xamarta aad sheegeyso waxaad tareysaa yerba
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v 26 күн бұрын
ISAAQ KUMA BAAHANA MANA KU SOO SOCODAAN LAKIIN FOSIYA IDINKAA QABAY CARUURA IDIIN DHASHAY IDINKAANA DHALAY. MARKAA MA AHA GABADH ISAAQ KA SOO JEEDA WAANA CADAWGA SOMALILAND MADAXWEYENAHAYGA GEESI MUUSE BIXII MEEL UMA SOCOD SHANTA SANEE SO SOCODAN ISAGA AYAA LA DOORANAYAA.
@nimojirde8252
@nimojirde8252 27 күн бұрын
ALLAH BAA INAGA QABAN DOONA IDAM allah
@اهلان
@اهلان 27 күн бұрын
Guul somaliland ❤❤❤❤
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 27 күн бұрын
Wariye hore Ubaxle salaam sare
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 27 күн бұрын
Asc waa taa la jidi jiidayo xamar inshalaa mr modan muuse biixi waa soo nogonaya waa in shacabku doortaan hadaan rabano in aan badbadino Somaliland ubaxle media you are our hero today waa magalasaan cadowgii dibada iyo ka gudah wada shaqanayan in aay wadankan qacant inoo galinyaan xamar so that is up to us waxan yalano inaan cadowga wadani iyo kaah oo ushaqay xamar iyo jabuuti guul Somaliland guul ciidanka qaranka guul muuse biixi guul ciidanka SSB abtiyo keep going good work guul Somaliland ❤
@nimojirde8252
@nimojirde8252 27 күн бұрын
Imanmeyso idam Allah duqdz kala garanweydey dalkeedii iyo dakeedii kud kuba cadowga magaca nala wadaga ay.qeyb ka tahay Allah baanu kugu reebnee Rabi ha naga kaa qabto muuse ayaa fadhiya
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 27 күн бұрын
❤❤aallaahayaw❤❤ Somaliland❤❤ ninka UDARAN GACANTA HAWGELIN 😂😂 ❤❤insha aallaah aaammmiiiin❤❤
@JinowGafane
@JinowGafane 27 күн бұрын
Foosiya maxay ka faaiida xasan sheekh
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 27 күн бұрын
Hargeisa maaha meel loo soo Xaar tago. Danbiile Waa Danbiile
@ahlanhussien
@ahlanhussien 27 күн бұрын
Waa run wa badanyay kuwa ingu hayba ee weliba hami sare ka raba dalka inay madax ka noqdan hadana lugooyo badan inagu haya , weliba waxa wanaagsan ee daka u soo kordhana ma maqlikaran iyagaba muduci ku ah allaa kariim.
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 27 күн бұрын
WALAL XADOWGU NIN IYO NAAG MA KALAHA ISKU MEEL BAY NOO KOOGAAN WADANKANA AYADOON QIRIN JIRITAANKA SOMALILAND IMAAN MAYSO🦾🦾🦾🦾
@abdigah5364
@abdigah5364 27 күн бұрын
Fozia Hebel baga ayuu ku bahadiley Xasan-qoslaaye waayo adiga maamul faqash eed u khaddaamto ma istaahishaan kursiga guddoomiye ee Africa وبالله التوفيق
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 27 күн бұрын
suaal qudha uun hays weydiiso foosiya xaaji adan aqoonteeda iyo carruurteeda iyo midnimada ay rabto iyo waxay usoo qabatay dawladda somaliyeed midna looma tixgelin marka ma muwaadinad bay u arkaan mise shaqaaley u arkaan u shaqaysay haddii kale dee laba jeer kursiga midawga afrika doonistii ka hadh lama yidhaadeen somaliland somalilandarkii aqoonsan qarankan ayaa leh kii kale waa meeshuu doorto uu doono guul iyo gobonimo somaliland masha allah muuse biixina mar labaad insha allah
@IdilCabdi107
@IdilCabdi107 27 күн бұрын
Ha dhigin waranka iyo bilaawaha. Somaliland jir oo joog
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 27 күн бұрын
INANTAYADU WAA SOM WEYN DREAM HA ISKA WADATO DAAYA XANUUNKA INAGA SOO MARAY U MUUQAN WAANA DHAXDIN SOM SOUTHERN AH
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v 27 күн бұрын
Wasidaa waa cadaw huwan ah waana in laqawiyaa hanbo faqash
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 27 күн бұрын
Waaa ka siii xun mooryaanta mogadisho
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 27 күн бұрын
Sidaaaa dhagarqabe faaarax macalin ay shacabka kenya uga evdeegreen aan waaa in shacabka jsl cadowgooda gudaha uga adeeegtaaaan
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n 27 күн бұрын
Maxaad soo doonaysa somaliland idiinma baahana somaliland wadani ma soo baxay ilaahayna ma aqbalayo inshallaahu
@abdirahimaden
@abdirahimaden 26 күн бұрын
S.l guuuuuul illahay nasiyey weeye,,ebbanawaan ku mahadinayna iyo xabiibkana muxamed(nnkh).alle haynaga aqbalee.
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 27 күн бұрын
Foosiya hadii ay timaado waxay reer Somalilan ku leetahay dhabaada gable reer kale qabaan foosiya caruurta reer Galmudug xoree
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj 27 күн бұрын
Haa walhi wa yaab cadoowga Somaliland inta nacab jiri tankadi Somaliland wxay amisan yihin inu musa baxayo Somaliland buburyso xiisbiga wadani somalia 🇸🇴 laga layahay bay isku halaynayan inshalah Musa so noqonya Somaliland way se jirayan
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 27 күн бұрын
CADAWGA 1AAD EE JAMURIYADA BARAKAYSAN WAA SOMALIA
@ahaiban1
@ahaiban1 27 күн бұрын
Waa la ogyahay kay Foozia X Aadan iyo kooxda la midka ahi isku haleyneyaan...
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 27 күн бұрын
Aniga hadaan ayada ahay waan ka dhaqaajin lahaa jaasusada dhiiga laga miirtay ilaahay ha naga qabto
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@idrissumar9009
@idrissumar9009 27 күн бұрын
Wasiirka amnigu aaway,
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 27 күн бұрын
C/naasir dilkiisii iyo inamadii kale ma raadisay foosiyo No weeye intaas dhib anaga noogu filan aan la qiimeyn karin macno male hadalka inantayadu ficilna malaha
@ahaiban1
@ahaiban1 27 күн бұрын
Hàdduu Muuse Biixi Cabdi tagi waayo maxay sameyn doonaan, Markuu Muuse tago, hadduu yimaado mid ka darani maxay yeeli doonaan!!!.
@اهلان
@اهلان 27 күн бұрын
Walee waa lagaranayaa cadowga soomalilan waa wadani maaha ucid
@qamarinabila
@qamarinabila 27 күн бұрын
Muse wa haalyay rabi ha no dayo
@safiyai2843
@safiyai2843 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanismail4951
@ayaanismail4951 27 күн бұрын
Thank Geesi noloow guuul Somaliland
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 26 күн бұрын
MUUSE BIXII HABAR ASASQADYE OO IMAANLAN MEELKASTE UU GASHEYE SHEAYDAMAD DAMCEYDE MEELE KUU GAADHY WEEYDE WAA 90 TOOBDA SAAGDYE MAABE OOGE
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 26 күн бұрын
MUUSE WUU SOO LAABANYE KUUN XIIDHYE MAAYO WAXANE KUU FAALMA YOO HABARTA 90 JEARKA EE QADADWAYN UUF KUU TIIDHYE ASASQADA HARGEISA ASASAQDYE QUUDHUNKYE LAA SOO DOONTAN
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 27 күн бұрын
Fowsiyo iyo kuwa.kalaba Ubaxlow.inaad soo hadal qaado mey ahayn inaad dadka dhagahiisa maqashiisana may ahayn
@AnabAli-sb8xt
@AnabAli-sb8xt 27 күн бұрын
Now you are crying 😢about why HSM let you down 😅sorry sister but you lets us down as the landers
@jamalskp7280
@jamalskp7280 27 күн бұрын
INOO LEES GAREEYA DHAMAANTOOD WAKHTIBAA IMAN DOONA LALA XISAABTAMEE
@sarahmohamud177
@sarahmohamud177 27 күн бұрын
Inaadeer Ilaahay afka kuma gooyo . Muuse daacad dalwanaaje Alle ha dhawro.Fosiyana isku dir mooye wax kale ma taqaano
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 27 күн бұрын
Gabadhaasi waa Bugtaan aan Dawo lahayn. Cadaabta ha ku dhacdo. Waa Cadow Danbiilayaala
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 21 күн бұрын
@@saynabSr oo yaa garxajis ka reer miyi iyo badaw badan kkkkkkkkkkk
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 21 күн бұрын
@@saynabSr Cidkaleba ha hadashee ma hawdo garxajis oo haraad hawd ku dilaa hadlay reerka ugu badawsan soomaali kkkkkkkkkkkkkkk burco ayaan degenaa hawdo maalin walba miyi bay ka soo xaroodaan waa kuwii burco ka buuxsan tay magaalo cawrigiii
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 27 күн бұрын
😂😂oomaxayku haysa waata Cadawga ay unikinaysa udhuulka jiidjidayo😂 doqontu dadkena Maaha
@Sirad47
@Sirad47 26 күн бұрын
Muusaa loo dooranayaa hogaaminta waddanka.laguma aaminayo cadowga gudaha ee hor socda cadowga duminaya Soomaliland. Ilaahay gacanta nooma geliyo idamka Allah.
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 27 күн бұрын
Fowzia foolxumo weyn ayaa ku dhacday dadkeedi ay ka soo tagtay ayaa lagu xaglinaya qof aaminaya ma jiro dhex ku dhun ayee noqotay مع الأسف
@dulmar9139
@dulmar9139 25 күн бұрын
Cadawga somaliland Allah ha jebiyo aamiin guul somaliland insha Allah
@saxar6675
@saxar6675 27 күн бұрын
Allaahyyacisik ubaxleh waxa tahay muwaadin dhaba oo ka fayow cudurka qabiilka ee badaana dadka indho tiray ,taariikhada ayaana ku xusi doonta .
@RodaAli-mg1en
@RodaAli-mg1en 27 күн бұрын
Ubaxle media, maanta arin xasaasi ah ayaad taabatay. You absolutely right xalay foowdiya waxay cadaysay inaanay isku halaynay intuu biixi joogo. Runtii waan ka yaabay hadalkeedaa
@user-qu8ud6kz2j
@user-qu8ud6kz2j 27 күн бұрын
Subxaanallah, inanteenii maxay tidhi!!! Waan imanayaa marka muuse tago👀👀. Reer Somaliland ha doortaan M.M.Biixi walee cadaw buu hortaagan yahay. 💚💚🤍🤍❤️❤️
@dalsanitbooks9538
@dalsanitbooks9538 27 күн бұрын
Gjurreeo1nsutihs1239i0gnndienshshhhhshsseriwiwowwwijjdsdnjndjxbzju9rjjddjhhdhhdhhdhhuhdhdhgfhrùshcjjwokhnnd1iiewinke01inf3jfjdna0mdnh2jdndcnuf83⁹infjcjciriiisixzisieui²u1ujdjdjesuis
@jamalskp7280
@jamalskp7280 27 күн бұрын
Waa yara doqon sorry
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 27 күн бұрын
Huwan ilhy noma ka keeno
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 26 күн бұрын
Siyaasiyad maahee waa caloosheed ushaqaysato. Midnimadu dhab kama aha!.
@ugasougaso6091
@ugasougaso6091 26 күн бұрын
Allahow Muuse Biixi ha naga qaadin cadawgu ha jabo, hadday Somaliland oo ictraaf haysata Foosiyi joogi lahayd kolba kursi walawaynta at doonaysa uma diideen hala soo fadhido baroor halka
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 27 күн бұрын
cadawga somalilan Alle ha jabiyo
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@foziagelton3884
@foziagelton3884 26 күн бұрын
Muse is a lion
@saidmahamuudisxal1139
@saidmahamuudisxal1139 24 күн бұрын
Waxba hanoo imann laguuma baahna adiga iyo cadawga gudahaba uu ugu horeeyo wadani
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 27 күн бұрын
Foosiya marki Jareerku guursaday waxa ka gabyay Qaasin. Hadanan soomaaliya raacneen Haybti garanwa hablahayaga ma guursadeen bu yidhi
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 27 күн бұрын
Waa dad aan iimaan lahan oo caloshoda u shaqtageey waa ciiro iyo xirsi cadawga somaliland uruursada huwanta wadani halaga ilaaliyo xukunka dalka
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 27 күн бұрын
She is a traitor
@JamaFarah-tu3vz
@JamaFarah-tu3vz 27 күн бұрын
Asc wrb waa sheekh jaamac faarax saleebaan waxaan rabaa WhatsApp kaaga
@user-xe7zm3ix9m
@user-xe7zm3ix9m 27 күн бұрын
Waxaan inaadeer ku sheegayaa in yahay cadwoga kowaad uyahay xisbga wadani makaa shacbkoo ha doorainana xisbag
@Tabiyemedia2841
@Tabiyemedia2841 25 күн бұрын
Waar ilaahay ka cabso risiq xalaal ah daydayo guulwadenimo Waa kuu doqonimo. Cadaw muse biixi ka xun masoo marin
@soleimanfarah12
@soleimanfarah12 27 күн бұрын
Guuuuuuul iyo gobanimo somaliland alah hainaga qabto
@momoabdo6991
@momoabdo6991 27 күн бұрын
Waar wuxu way meel u gaadhi ladahay waa bahal ciilqata
@aadammax9534
@aadammax9534 27 күн бұрын
Cajiib qof cadowga Somaliland ah sidu dalka u iman karaa ama uga hadli karaa, cajiib
@faisalosman9906
@faisalosman9906 27 күн бұрын
Waa gabadh shaqaysanaysaa ee ha la dhaafo.
@EmanAhmed-fk4cy
@EmanAhmed-fk4cy 26 күн бұрын
💚🤍❤️
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 27 күн бұрын
Hadaba muse bixi wuu joogayaaye xaasidow halkaaga joog haddii kale inkaar baa kugu dhici oo hawadaad ka bixi waayo inkaarta ehelu baydka rer sheikh dhul uma dhacdo waar hooy karaahiyo inkaaraysan ha shaqaysan doqoniimo waa ta ku fartay waddanka cadow ku noqo🤔😭😭
@Ahmed-ds9qx
@Ahmed-ds9qx 27 күн бұрын
Foosiy'sidaan'maqlay'hawiyaa'qaba'oo'caruurbadan'ay'udhashay'dee'markaa'dumar'dhaxdin'mooyee'dhalasho'maleh'??
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 26 күн бұрын
Foosiya daaya way soo liinta xoorka doonaysa
@AMIsmail22
@AMIsmail22 27 күн бұрын
Ma qaran baa inoo dhisan Faqash oo dhan Muuse ayaa soo geliyey waakii lasscaanood kusoo dhaweeyey 6:22 500 maxbuus na waa lagaa hayaa 😂
@kowserismail8841
@kowserismail8841 27 күн бұрын
Maxayku haysaa waataa maalin walba cabanaysa ee tv yada lataagan eewaxa kuhamiyeysay dhulka lala dhacay e
@user-dl3ny3bl8u
@user-dl3ny3bl8u 27 күн бұрын
Hore loyidh damerti baqalo ladaqada farsabay ismoda. Ti xasan gumaysanayay maxaytidh
@user-nw8de5lo4i
@user-nw8de5lo4i 27 күн бұрын
Dee hadad xaq ku imanayso imikaba kaalay maxa marku tago usugaysa ilayn xaq baad ku socotaye 😂😂😂😂😂
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 26 күн бұрын
Hadii JSL la aqoonsado doorashada Ka hor oo albaabkaa walaweynta laynaga xidho cidii la doortaaba waa ok lkn hadii la aqoonsan waayo Muuse ama Faysal hala doorto
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 27 күн бұрын
Hadii wadani dalka qabsado xitaa xasan gurguurte baa imanaya ee wadawga codka halaga ilaaliyo shacabka somaliland ha ogaadeen hadii aay muuse doortaan in cawdaga somaliland wada dhimanayo adeer huwanta wadani marabaan in somaliland la aqoonsado ee qorshahoodu waa inaay hadaay dalka qabsadan somalia la hoos tago waa in shacabka la wacyigaliyo si aan cadwgaa cod loosiin si aan dalka loogu qabsan
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 27 күн бұрын
Ciro caanyo jsl ee barakaysan taladeeda meel kuma laha
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 26 күн бұрын
Muuse biixi nin kaga adag qadiyada somaliland ma jirto
@maxaa.qaldan.
@maxaa.qaldan. 26 күн бұрын
Wey iman kartaa Fowzia. Cafis ayey ka dalban doontaa dowlada Somaliland sida kuwa badan oo iyada ka horeeyay loo sameeyay. Laakiin anigu waxay ila tahay in hawiyaha ay u dhexday is kala joogto.
@jmo4410
@jmo4410 27 күн бұрын
She’s empty shell 🐚. She will never able to come to Somaliland.
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 27 күн бұрын
Meel inogu liisgare dhawan walala Xiisabtamaya😂
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 27 күн бұрын
Ubaxlow malaa adoo raga ka hadlaa ka fiicnayad foosiya waa inan wax kastaa jira ee hablaa hala daayo Wll waa ceebe
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 27 күн бұрын
Xisbiga wadani waxay fududayn donan in SSC noqoto qabil, Awdal na gobol markana inaga duran Somaliya….. warkku wa cad yahay
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 27 күн бұрын
QIRAAL IN X WADANI LA SOCOTO OO BALAN SOMWEYN KA HAYSO
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 27 күн бұрын
Bal eega beenta aysheegayso meel anay iman karin ayey leedahay waan imanata car kaalsy
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 27 күн бұрын
Muse bixi iyo xukumadisu sharcigi dirashoyinka ee la jabiyay wa in dib lo saxo…..
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy 27 күн бұрын
Habartan xun ee ee wisikhadda ah ee reer xamar ku ay kiraysteen ufuf bahalkeeda gaboobay haka shaqayso maama malyuun hawtagto iyaadaa ka shaqayne
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n 27 күн бұрын
Somaliland waa wada muuse haku soo telagelina muusaa tegey muse kalaa fadhisan
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 27 күн бұрын
Foosiya in aanad qiimo ku lahayn somaliya waad ogtahay. Iska barooro
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 47 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
WAAR DAG DAG AH
58:48
Aant690 tv
Рет қаралды 45 М.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 75 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 47 МЛН